Heshiiskan Trump ayaa soo Amray Malcuuninta Nat.hu ka mid yahyna waxay diidi karaan ma laha ee waxay dilaayan kuwi wadkooda soo gala xaleyba wey duqeeyen
Asc. Waa lagu waayey. Mar kasta oo arrim Muhiim ah waa ku weynaa. Alle amarkii marka wax weyn uu dhaco sida markii nasrullah la dilay markii Ismail haniya la dilay iyo hadda. Na daa. Warkaaka ayaan sugnaa mar kasta.
Alle maanta saan u faraxsanahay guul reer falastiin way adkeesteen ayoogoo wixii hub ahaa lagu harqinayey ismana dhiibin maalinah guushiinah way gaareen
Alxamdulillaah waatan illaahey ka baryeyney Falastiina oo xorowda waxaase aad u sii Farxad badan Go.aamadoodi oo kulli la ballan qaadey in la fulinaayo Alxamdulillaah ❤❤❤❤❤
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Walillaahil Xamd , Illaahow jebi kibirka oo guulee wlleheen Yaarabi, reer Yaman Allaah ka ajar siiyo iyagana halganka ay ka weyn qaateen, ha is jiraan waa lagu soo maqan yahey in iyaga dhexdooda laysku adeegsado, Illaahey ha badbaadiyo dhamaan shacabka Muskimiinta meel walba ay joogaan, Allaahuma aamiin, Mhdsanid Nadara, Illaahey ha kuu dududeeyo adigana Safarkaaga ❤
Màshaa allaah guuleyso ustaad nadara
Safarkaaga iyo wixii aad niyada kyhaysidba illaahay hakuu dhibyareeyo aamiin
Bistre 🇮🇶🇭🇺🇮🇷🇰🇼🇵🇰🇸🇦🇶🇦🇸🇾🇹🇷🇾🇪🇪🇬
أللهم انصر إخواننا في فلسطين نصرا مؤزرا تشفى به صدور قوم مؤمنين 🙏🏼
Nadara alllh nokadayo waxa tahy qof eey kadher tahy benta allh cafimat ku siyo ❤kuuuul falstin ❤
caafimaadka RABI SWT ha kuu ziyaadiyo
Heshiiskan Trump ayaa soo Amray Malcuuninta Nat.hu ka mid yahyna waxay diidi karaan ma laha ee waxay dilaayan kuwi wadkooda soo gala xaleyba wey duqeeyen
@rafiq5722 wax walba waxay'ka yimaa'deen xaga RABI
RABI AYAAN TALO SAARANAY SXBKY
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin
Ilaah hakusoo nabad celiyo
Allah ha uga dhigo mid waara oo dhabooba
Aamiin
Allahu Akbar Masha Allah Gaza Waa Ay Guleysatay Allah Ayaa Mahad Leh
Aniga ugu horeeyo
yahuud inaay ku Nabto ayaay n.n.r.k.h kaaga hormataa illaahow jabiy mareeykan yahuud yurub ingariis aamiin illaahow guuleey reer khaza xuuti aamiin aamiin
Waa ku mahadsantahay adeer ilahay safarika hakuu fududeeyo
Xamas madax xina kor allow kayal marwalbo ❤
Waan tabnay ustaad'keena❤🎉
Wlhi tan iyo saka wan so eegayay wlhi
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
Aabe sax weey maxa nagu sheegi weydy waan duceyn laheyn safarka❤❤❤
Mashalah Nadaara waa soo halgamay thank you sidaa noola socodsiinjirtay wararka bariga dhexe. Falastiin guul.
Nadaara muraadkaa ubaxday ilaahey hakuso Sahro🎉🎉🎉🎉🎉
ustaad nadaara illahey ha ku caafiyo
وقالوا الحمد لله الذي اذهب عنا الحزن ان ربنا لغفور شكور } 🇵🇸✌️
Masha Allah guul iyo gobanimo reer falastiin illaahay guusha ha siiyo allahuma aamiin
Guul guul guul guul guul insh allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah,this is great news for Palestine and it’s people,we are all very proud and happy with this ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ASC WALL GUUSHAN ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA AYAA SIIYAY REER GAZA MANA AHAN IN AY SHEGTAN AMERICA IYO KUWO KLE ALLAHU AKBAR
Mansha alaah Gudoomiye u good. Thanks sidaa NOOGU SOO GUDBISO wararka XAQIIQda ah god bless you long life Mr NADAARA. SALAAN SARE BROTHER LONG LIFE
Allaa wan ku tabeey walkey allow ku fududee arimaha iyo safarka allow amiin amiin
Alle hakuu fududeeyo safarka nadaar maalin wanaagsan .
Falastiin Alle ha u gaargaaro
Alxamdulilah Guul guul falastin
Nadara waad lasoo jihaaday runtii جزاك الله خيرا
Asc. Waa lagu waayey. Mar kasta oo arrim Muhiim ah waa ku weynaa. Alle amarkii marka wax weyn uu dhaco sida markii nasrullah la dilay markii Ismail haniya la dilay iyo hadda. Na daa. Warkaaka ayaan sugnaa mar kasta.
Asc nadara safarka alle hukuufududeeyo wadnaka farxise alle hakaa farxiyo
Guuleysta Reer Falastiin ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉Stay Strong ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 cadawgiina Ala Hajibiyo
Alle maanta saan u faraxsanahay guul reer falastiin way adkeesteen ayoogoo wixii hub ahaa lagu harqinayey ismana dhiibin maalinah guushiinah way gaareen
❤❤❤ sakadhan ayaan kusugayay Haa mahadsanid
Ustaat abduqaadir thanks
Sodadaji wararak illahaye safar hakufudodeye
Safar khayr leh alle hakaga dhigo isha allaaah amiiiin Mr Nadarow
Waxaase dhiman in Dowlad Madax banaan lo dhiso waana rajeyneyna insha allaah Falastiina Guul Guul Eebbe idin siiyey Alxamdulillaah mid waarta allaha ka dhigo insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah bro rabi haku la jiro
yahuud ma aamino e RABI HA U RUMEEYO SHACABKA REER FALASTIIN.. INSHA ALLAH.
RABIYOOW U RUMEE XABAD JOOJINTAAS . AAAMIIIN INSHA ALLAH
We love 💕 Xamas
Masha allaha nadaar show ku soco wariye sare
Cimiri dheere iyo cibaado suuban ale hakadhiko masha Allaha qeere badan nadaar
Waan ku raadshey nadaarailahey ha ku xifdiyo waa runtaa
الحمدلله hadaad nabad qabtid
Mansha allh nadara dhamnten Adiga intii kula socotayba Wayne guulaysanay gaar ahan rer falastiin
Mahad sanid Walaal ❤❤❤❤❤❤
Ustaad safarka allaha ku fududeeyo
Ma noolayad xalay xage ka dhacaday ustaad
Xamas mashaallah wa madhaxda muslika dunudha oo dan
Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda
Aamiin
Du adeeni wala Aqbalay Mashallah Alxamdulillah
Xamaas way guuleeysatay on kastoo shacabkii la xasuuqay
Yaa geri Celine karo
Thanks
Guul Guul ishall ❤❤❤❤
Xalay waan daalay sidan kuu sugayay rer Gaza guusha alaha usiiyaadiyo
Caleykum As salaam ww masha Allah 😅maxmud cabaas ayaad soo wareysaneysay
Alxamdulillaah waatan illaahey ka baryeyney Falastiina oo xorowda waxaase aad u sii Farxad badan Go.aamadoodi oo kulli la ballan qaadey in la fulinaayo Alxamdulillaah ❤❤❤❤❤
Qalubta re gaza walahi waxa xaqiq ah allah inu sugnan iman ku irsaqay kalsonidoda aya add usareysay ay ku kalson yahin allah
Guuul reer GAZA allxamdulillah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤
Haa waan yaabay waayo nadaara warkaaga waan ku tashadaa markiin aan waa yay waxan is iri cilad ayaa jirto dhib malahan walal safarkaaga alaah hakuu fududeeyo
Masha Allah
Wariye nadaara Safar salaama illaahay haydiin fududeeyo safarka allahuma aamiin
Raali waan kaa nahay walaalkeen🎉🎉🎉 mahadsanid
Allah gull siyo falastin Allahu Akbar ❤
Mchallh allah akbar ❤
Alxamdulilaah gaalo waa laga guuleystey
Yahuuda iyo maraykan alle ha jabiyo iyo Emirate waa cadowga islaamka reer falastiin alle Wayne shahaadadiisa haka aqbalo aamiin
Safar salaama alle ha kuu fududeeyo insha Allah
Maasha allaah hadii aad nabad qabto
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي غزة يارب العالمين
Allahu abkar
Allaha akbar allaha akbar allaha akbar allaha akbar allaha akbar allaha akbar allaha akbar allaha
Allaahu akbar allaahu akbar
Masha Allaha
Adero nadar wan kusalamy anah wan yabay waxan laha wan hadli wayay e malaha waben xabadjoojintu iyan islaha allow khyr kadhig
Ilaahey safarkaadi haku fududeyo
Waa mahad Alle, waxaa yimid nasrigii la sugaayay muddo.
Alahayaw guul sii
I was waiting for you the whole day
Wcs❤🎉. Allsahu. Akbar. Shugran. Wall
الله اكبر كبيرا والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكرة واصيلا لا إله إلا الله وحده صدق وعده ونصر عبده واعز جنده وهزم الا حزاب
MASHA,ALLAAH,SOO.NOQOSHO.WANAGSAN.,ST,NADARA
Maxa ola soo daahday ustaad
Waa yaa banaa ani😂
Hishiishka muu rabin
Na gashay😂😂😂
Mashallh alle haku fudeydiyo safarka🎉
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Walillaahil Xamd , Illaahow jebi kibirka oo guulee wlleheen Yaarabi, reer Yaman Allaah ka ajar siiyo iyagana halganka ay ka weyn qaateen, ha is jiraan waa lagu soo maqan yahey in iyaga dhexdooda laysku adeegsado, Illaahey ha badbaadiyo dhamaan shacabka Muskimiinta meel walba ay joogaan, Allaahuma aamiin, Mhdsanid Nadara, Illaahey ha kuu dududeeyo adigana Safarkaaga ❤
❤❤❤❤❤❤❤✅good luck
Allaahu Akbar Allaahu Akbar alxmdulillaah nadaara wa lagu tebay
Illahay hakuso nabaad caliiyo. Wax yar wan walwalnay.
Xamaas iyo falastiin waa guuleysteen
Safar Salaama Allah kunabkeno ustaat
Mashallh nadaara tv warbixinta waad nagala soo daahday lkn waa kugu qaadanay legend
Alla kuu fududeyo safarka🥰
Alaahu akbar mujaahidiin alaahu akbar xamaas alaahu akbar falastiin alaahu akbar qasa alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
ilaahay ayaa kasoo hadaliiyay turaam alxamdulilah
ALLAH HA KUSHARFO SXB
Keep going
Mashala habalyo gulezda faladan