Macalin wa aniga qofki ku waydiyey 7 dhul xagey naga jiran hada Waxa ufahmey 7 dhul iyo 7 samo iney Aya kor naga jiran sida barnamikan an ka fahmey mise waqalad fahanka an ka heley
Ugu Horeen Alle SWT Ay mahada iskale Leh 🤲🤲 Ustaad 🤳 Abdirashid WARBAHINTA ANNAGA PRODUCTION 🎤✔️👍 FULL RECIPECT USTAAD WAX BADAN WAD NO FAA'IDAYSA RUNTI👍
M.a sxb cilmigan kaa faa iday ma ahan mid halkani lagu soo kobi Karo mahadaasi waxay usug nagay alle Kasa kowna mahad gaar ah ayad le dahay sxb mcn guuleyso alle swt murad kaaga iyo Murad keyna AQIRO iyo aduunyo alle ha inoo sahlo (aamiin💯💯💯
Asc suaal ustaad waxaad sheegtay atmosphere ka MOSESPHERE inuu yahay atmospherka burburinaya dhagaxaanta soo gala iyobwax kastoo soo dhex gala sidaa darteed sidee ayay u dhaafaan santalayd yada hawada loo diro iyo signaliska la geeyo atmosphere ka sareeya ee thermometer sidoo kale waxaad sheegtay atmosphere termospher inuu yahay mid aad u kulul oo uu gaadho 1000 degrees cilcius sidaa darteed sideee ayay ugu dulqaatan qalabka la geeyo meeshaas aadka u kulul Thanks you
@@husseindirie531 wuxuu ka hadlayo ma ahan samooyinka ee waa samada aduunyada ka korkeeda ah inta u dhaxaysa iyo hawooyinka u dhaxeeya siday ukala duwan yihiin gaska uu sheegayo waa hawooyinka oo kala duwan oo todobo hawo ah iyo siday u kala duwan yihiin samaau dunyaa oo xidiguhu ku yaalaan inaa la tagi karin wuu sheegay ku noqo maadan fahmin
Brother wali ma jiraah Ama ma Saxba caqidada ah in Neil Armestrong uu yahay ninka ugu horeyay ee DAYAXa ku dul socday. Ama ma jiraah binu-Adem wali tagay Dyaxa ? Thnks
Asc walal ka soo hadal Sababta uusan space(hawada sare) aysan iftiin u ahayn Qorraxdana ay tahay halkaas (hawada sare) Dhulkana uu u yahay mid iftiin ah,cirkana uu u muqdaa mid balluug ah,waayo space (hawada sare) ay mugdi u tahy. Su,aashaydana waa HADDII QORRAXDA AY JOOGTO HAWADA SARE,WA MAXAY SABABTA UU SPACE (HAWADA SARE) UU U YAHAY MID MUGDI AH,Marka dhulkana la joogo cirka uu ugu muuqdaa mid balluug ah🤔
Sxb sayniska waxyaabo badan wayna ka ogaan karnaa waxyaabo badan ma ogaan karno dhagax si lama dilaan ah wadadiisa u soo dhaafay haddii uu dhulka kusoo dhaco wax aan ka qaban karno malahan The Chelyabinsk meteor dhagax ruushka kusoo dhacay wuxuu Sababay 1491 dhaawac ah 7600 dhisme ayuu qasaare gaarsiiyey
Muuqaalkani hawada sare ilaa qaybta koowaad playstigani ayaad ka heli kartaa ruclips.net/p/PL5gB-5KT4tAofuaSyCzCWrPFKEM8Bvn5-
Nb
mahadsanid ustad😘😘
Macalin wa aniga qofki ku waydiyey 7 dhul xagey naga jiran hada Waxa ufahmey 7 dhul iyo 7 samo iney Aya kor naga jiran sida barnamikan an ka fahmey mise waqalad fahanka an ka heley
K.o
M.a
Wllow
Muuqaaladii dambi baaristaan
U xiisnay ee Soo geli i.n
Waxaan ilaahay kaaga baryey inta aad inoo faaideysey si wanaagsan in aad adigana wanaag iyo hormar duun iyo aaqiro ilaahay haku amaansado
Allahu akbaar Allahu akbaar Allahu akbaar Allahu akbaar Allahu akbaar Allahu akbaar Allahu akbaar Allahu akbaar Allahu akbaar Allahu akbaar
Ugu Horeen Alle SWT Ay mahada iskale Leh 🤲🤲
Ustaad 🤳 Abdirashid WARBAHINTA ANNAGA PRODUCTION 🎤✔️👍
FULL RECIPECT USTAAD WAX BADAN WAD NO FAA'IDAYSA RUNTI👍
Masha alah aayaadka alle kuwa fahma ee darsa alle hanaga dhigo
M.a sxb cilmigan kaa faa iday ma ahan mid halkani lagu soo kobi Karo mahadaasi waxay usug nagay alle Kasa kowna mahad gaar ah ayad le dahay sxb mcn guuleyso alle swt murad kaaga iyo Murad keyna AQIRO iyo aduunyo alle ha inoo sahlo (aamiin💯💯💯
Allaaahu akbar walaalakayga qaaliga ah allaaaah Haku sharfo walaahi waxyaabo badan ayaan kaa faa idaysanay
Subhanallah waa Bii Haamdihi Subhanallah Al caadiim
Ilaahay hakaa abaaliyo aqoonta hagar-la'aanta ah ee aad noosoo gudbiso
Mahadsanid walal walahay RUclips channelka kaliya ee aan waxka faido weeye muuqalada so badi walal bidha ramadan muqalo wax laga faido noso badi
لا إله الا الله الله اكبر
Wad mahadsan tahay Ustaad fidiyow noga soo samee 7 da dhul magac yadoda
Soo badi cashirada adigo rali ah mahadsanid walal
Mahadsanid ustaad
Thanks
allaHu akubar
قال جلل في علي
{ وبنينا فوقكم سبعا شدادا }
Allah ha ku barakeeyo m Allah
Waa maxay. Atmosfeerka
😮
👍🙏 thanks
Mahadsanid ustaad abdirashiid horey usoco
soo badi uataad plz wlahay waan xiseya barnaamijyadan
ALAAH ALAAH ALAAHU AKBAR
Bro cilmiga science ka inaagu so noqo pls thnks sxp annaga production 😲
masha allah wallal qaai horay usoco noloshu kma ciisho
Waad mahadsantahay
Mahadsanid macalin
Waxa fa,iido badan ayalagahela alike alike Allah hakubarkeeyo
Subxanallah 🤲🥺
Thank you pro
Mahadsanid
Thank You very much My brother ANNAGA PRODUCTION
Aad iyo aad umahadsantahay waxa adsobandhita waxayaabo cayiiba halka aydadkle sobandhigan qabyaalada iyo waxa dadka kaladilaya
Masha allah wll mahad sanid,
Ma jiro taxane ka fiican
Good
I Like Geography
It’s not geographic is astronomic science.
@@zack-newton yes that is true 👍
Thanks
Asc suaal ustaad waxaad sheegtay atmosphere ka MOSESPHERE inuu yahay atmospherka burburinaya dhagaxaanta soo gala iyobwax kastoo soo dhex gala sidaa darteed sidee ayay u dhaafaan santalayd yada hawada loo diro iyo signaliska la geeyo atmosphere ka sareeya ee thermometer sidoo kale waxaad sheegtay atmosphere termospher inuu yahay mid aad u kulul oo uu gaadho 1000 degrees cilcius sidaa darteed sideee ayay ugu dulqaatan qalabka la geeyo meeshaas aadka u kulul
Thanks you
😮😮😮😮😮 yaab
ilheya hadiurapo ilcapuda mudataka situso
❤
Asalamu calaykum marka hore aad baan kuu salaamay walaal horta waxaan kamid ahay dadka aadka kuugu taxan ee kafaa idaysta maqaaladaada aad soo dhigto , markaa arintan aad imika kaga hadashay videogan ee kusaabsan 7 samo ayaan doonayaa inaan wax kaayaratuso anigoon cilmi badan lahayn laakiin hadana waa lakala faaiidaystaa.
Xadiiskii nabiga calayhi salaatu wasalaam ee kahadlayay israha waad maqasheen in 7 samo midwalba nabi kusoo dhawaynayay markaa ma atmoosfeerkan baa mise waa mid inaga qarsoon ileen waakuwan science ku inale atmospherku waa gibilka hawada ee inagu wareegsan markaa miyay isqabanayaan macnaha scienceka ee aad kumacnaynaysid iyo kani quraanku
Thanks
Sxb asigoo mahadsan biriqda roobka cid taqaanaa way yartahay. waxaa lawada garanayaa waa hilaac markaa kalawada fahmayo inaad isticmaasho ayaa fiican
Asc
ilahoXkaoenmapjiro
First to comment
Ka wrn wll hdd ado raliya space kaasi atmosphere wxii dhafsisan hdd muqalo ka samayso kitabka quranka wxu ka yidhi iyo aqoonta ibnu adamka wxy ogaden intaba adoo mhdsn
Dhulka mafidsanyahay mase kubad oo kale waye
7 dhul halkey kuyaalan.
🥰
Sxb kasohadal jaziiradaha soomaaliya
7 samo iyo 7 dabaq sidee ayay isku mid uyihiin ma iisheegi kartaa
waa la yaabay sida samo iyo dabaq isku mid u noqdeen ?
ninkaan odoyga ah wagii hore waxa uu soo gudbiyo waa fcnaayeen lkn hada waxaa moodaa inuu wax isku dhex qasaayo
Meerayasha iyo atmosphare ka wa ay kala duwan yihiin
@@husseindirie531 wuxuu ka hadlayo ma ahan samooyinka ee waa samada aduunyada ka korkeeda ah inta u dhaxaysa iyo hawooyinka u dhaxeeya siday ukala duwan yihiin gaska uu sheegayo waa hawooyinka oo kala duwan oo todobo hawo ah iyo siday u kala duwan yihiin samaau dunyaa oo xidiguhu ku yaalaan inaa la tagi karin wuu sheegay ku noqo maadan fahmin
@@Samalehbarkhad wuxuu ka hadlayo waa samaaau dunyaa wixii ka hooseeyo oo 7 hawo oo kala nooc ah gaaska uu sheegayo waa hawooyinka u dhaxeeya samaau dunyaa iyo dhulka
@@sarahaden8314 waa hawooyin isdulsaarsaaran, lkn 5 hawo oo caan ah ayaa jira
7 samo quraanka lagu sheegayna hawooyinkaas dhulka ku dahaaran ineey yihiin lama cadeeynkaro ilaa hada
Brother wali ma jiraah Ama ma Saxba caqidada ah in Neil Armestrong uu yahay ninka ugu horeyay ee DAYAXa ku dul socday. Ama ma jiraah binu-Adem wali tagay Dyaxa ? Thnks
Neil Armstrong waa Ninka ugu horeeyey ee dayaxa ku dul socday Buzz Aldrin waa ninka ugu horeeyey ee dayaxa ku kaadshay/ kaadiyey
waxad kaso waranta mesha ay aliens ku noolyihin .. wararkas ayay add uu xiseeyan dadku mahadsnatahay
Asc walal ka soo hadal
Sababta uusan space(hawada sare) aysan iftiin u ahayn
Qorraxdana ay tahay halkaas (hawada sare)
Dhulkana uu u yahay mid iftiin ah,cirkana uu u muqdaa mid balluug ah,waayo space (hawada sare) ay mugdi u tahy.
Su,aashaydana waa
HADDII QORRAXDA AY JOOGTO HAWADA SARE,WA MAXAY SABABTA UU SPACE (HAWADA SARE) UU U YAHAY MID MUGDI AH,Marka dhulkana la joogo cirka uu ugu muuqdaa mid balluug ah🤔
Qeebtaan waa qeebta 4 Aad mida koowaad soodaawo ilaa mida 4Aad
2:28 iga bobsi hadalk inta dadbadan aysan soqorin comment qaldan 😂
Sxb atmasferka dhulka dhowr sano kahor dhagax ayaa kasoo gudbay waxoona ku dhacay ruushka magaalo kamid ah adigana hada waxaa leedahay atmosfeerka dhagaxa makasoo gudbi karo marka see wax ujiraan kasoo jawaab sxbow adoo mahadsan
Sxb sayniska waxyaabo badan wayna ka ogaan karnaa waxyaabo badan ma ogaan karno dhagax si lama dilaan ah wadadiisa u soo dhaafay haddii uu dhulka kusoo dhaco wax aan ka qaban karno malahan The Chelyabinsk meteor dhagax ruushka kusoo dhacay wuxuu Sababay 1491 dhaawac ah 7600 dhisme ayuu qasaare gaarsiiyey
Wax waligisba mar sodhacay wax wayn mahan allah aya ino naxristo intas kabadn inaga haya
Iftinka arora e cirka lgu arko mxu yhy
JIN IYO GAALO KU DHAC AYAANU ODYAN JIRNAY
daboolka dhulka waa 5 lakab wax dabaq la dhaho ma jiraan ee dadka beenta ka daa
Ninkan ma ka hadlayo dhulka ee wuxuu ka halayaaa samaau dunyaa iyo dhuka hawooyinka u dhaxeeyo
@@sarahaden8314 aniga naftirkeeyga ma ka hadlin dhul, waxaan ka hadlay daboolka dhul.
daboolba dhulka intee waaye ?