HADII AAD 30 SANO KA WEYN TAHAY, SHANTAAN ARIMOOD SUUBI SI AAD WALIGAA 30 JIR U AHAATO!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Halkan iga soo xariir :
    / maryoley_muscle
    / maryoley_muscle
    www.facebook.c...
    linktr.ee/mary...
    Online coaching: nazzii6@live.com

Комментарии • 45

  • @MaryoleyMuscle
    @MaryoleyMuscle  Год назад +5

    Hadii aad diyaar u tahay inaad is badal suubiso waxaa igala soo xariirtaa emailkaan nazzii6@live.com

    • @amingoad9216
      @amingoad9216 Год назад

      Emailka wan kaala soo xiriiray Ustaad, bal fiiri insha Allah

    • @haldhaaabdi2158
      @haldhaaabdi2158 Год назад

      Number what’s up ah noosamee saas baa fiican macalin

  • @Cadde87
    @Cadde87 10 месяцев назад

    Masha allah, ustaadii allah haku xafido casharadaada nolosheyda waxweyn ayee kabadaleen

  • @jeeriboy3162
    @jeeriboy3162 Год назад

    Macalin nooloow Allah ajar haka siiyo caawinaadaada waxan kugu abaal gudno malahan abaal kada ma gudi karno mahadsanid Allah haka abaal siiyo

  • @aminali92
    @aminali92 Год назад

    Amazing!🎉 Mahadsanid Coach!

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 7 месяцев назад

    thanks wax fiican bad noo sheegtay

  • @a.a9584
    @a.a9584 Год назад

    Mahadsanid.

  • @daadir2020
    @daadir2020 Год назад

    Thanks coach

  • @FarxaanmaxamedCali
    @FarxaanmaxamedCali 11 месяцев назад

    Mashallaah macaliin aqonyahan ah

  • @abshirmohamud3469
    @abshirmohamud3469 Год назад +1

    Thank you macalin

  • @ilyaasalsina7754
    @ilyaasalsina7754 Год назад

    thankz allot teacher we hope peacefull

  • @libanosmanmohamed2363
    @libanosmanmohamed2363 Год назад

    Mahadsanid macalin 30 waa dhaafay jimicsi waa suubiya isbuucii 5 malin sameya saacad iyo bar cuntada dhib ku qabay somaliya jooga complex carbonhydrate ku dadaala mahadsanid

  • @yamircabdirahmaan7703
    @yamircabdirahmaan7703 Год назад

    Coach inaad inoqoto ayaan rabaah Brother inteen kalaso xiriira

  • @yamircabdirahmaan7703
    @yamircabdirahmaan7703 Год назад

    Mcalin inteen kala so xiriira waan ku bahanahee

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 Год назад

    Big fitness trainer keep working ❤

  • @zackhajji0000
    @zackhajji0000 Год назад +1

    MASTAR ART ugu wacan somalida
    Big fittnes

  • @mashaallah1242
    @mashaallah1242 Год назад

    Thank you coach

  • @XASEEYGUURE
    @XASEEYGUURE Год назад

    Thanks bro
    Sx 👍😍

  • @sakisakariyekhadaribraahin7696

    Ustaad creatine supreme kasoo hadal sideen u isticmala

  • @CabdiQaadirr
    @CabdiQaadirr Год назад

    Anigaan weliba daawan baanba sii like gareeyaa

  • @hanadysuf2947
    @hanadysuf2947 Год назад

    Thank you bro

  • @MuniraDheegen
    @MuniraDheegen Год назад

    Mashall maclin

  • @RamlaMahad-e8q
    @RamlaMahad-e8q Год назад

    Ustaad jirkeyga jileec uu noqday maxaa sababay sxp

  • @maxamedxuseencali3181
    @maxamedxuseencali3181 Год назад

    Macalin kg 58 waaye Dhirir 1.75 ahy marka protein u bahna ina qaato mass teach ma qata mise serious mass Thank u coach

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  Год назад

      Walaalkey arintaas muuqaal dheer ayaa ka suubiyay💪🏿💪🏿

  • @mr.mohameddahir3917
    @mr.mohameddahir3917 Год назад

    price?

  • @mohedsalad3895
    @mohedsalad3895 Год назад

    Thank you walal ❤

  • @RamlaMahad-e8q
    @RamlaMahad-e8q Год назад

    Ustaad jirkeyga jileec uu noqday maxaa sababay iso jawab sxp

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 Год назад +1

    coch inaad ii noqoto rabaa sidee kula soo xidhaa

  • @MohamedMahad-r5d
    @MohamedMahad-r5d Год назад

    Ustaad jirkeyga wuu jilcay maxaa keenay sxp misaan iskama ridin nin ayaa ahay

  • @ismaaciilmaxammed2470
    @ismaaciilmaxammed2470 Год назад

    Macalimuu cuntada isku dheelitiran MA fahmin .
    Hurdo see ku heli karaa habeenkii MA hurdo ?

  • @bisharshafi6891
    @bisharshafi6891 Год назад

    👍👍👍👍👍🙏

  • @xagaleykulmiye2521
    @xagaleykulmiye2521 Год назад

    Macalinow jirka hade qeyb weynato mala xalinkara tusale forearm oo kala weynado

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Год назад

    Ustad ma macalinka muqdisho joga ba tahay clip yaryar ban arkay niman ad exercise la sameynaysid

  • @najiibnajiib8962
    @najiibnajiib8962 Год назад

    Mᴀᴄʟɪɴ xʟᴅ ʙᴀɢᴀ ᴍᴀʟᴀʀɪᴅɪ ᴋᴀʀᴀᴀ ʙᴀɢᴀ ɴᴀᴄᴀʏ ʟᴀʙɪsᴋᴀ ᴀʏᴜᴜ ɪɢᴀ ǫᴀʟᴅᴏʏᴀᴀ ɪɪ sᴏᴊᴀᴡᴀʙ ᴍᴀᴄʟɪɴ ᴛʜɴᴋs