Ninkan waa nin maskax leh, wuxuu layimid arrin wax ku ool ah oo fanka wax ka badeli doonta. Fikridihiisa hal abuurka iyo hangiisa oo kale waa wax loo baahanyahay in la yeesho. Ma aha kali in aan ka wado fanka oo kaliya ee waxaan ka wadaa qofka shaqada u qabta waa inu wax hormar ah ku kordhiya meel sara na gaarsiiya shaqada u haaya
Maash ahAll
Masha allah
Alfanaan xasan cagaaran waa legend heesaha jacburka salaan sare xasan cagaaran musican caynba cayn geeridiisa uu kadhawaajay xasan cagaaran waa iimaqal hada alla naxariisto asxaabtii nairobi ahaayeen
Waad ku mahadsan tahay waraysiga aad la yeelatay Xasan Cagaaran. Waa fannaan halabuur leh.
👍
fadlan so boqo chanelkayga quran daawo ah bad ka helaysaa in sha Allah
Waa heeso la isku daba qabtay ama la is dhaxdhigey bas,
Saxiib sare cagaaran waaan ku salamay
Hhhhh maansha Allah aabiihii jacburka ayaaa ma horfadhiyaaaa
Walle rag waa ku jabay qurbaha ninkan wadanka wuxu ka ahay nin maamus leh😢
Qurbe! Muxuu fannaanku Soomaaliya ka ahaa?
Dhoodaan AHU ayuuba isoo xasuusiyey.
Ninkan cadi maaha aroskeguu ka heesay
Xasan cagaaran waa duqoobay
Kkkkkkk..... Wiil cod fiican laakiin Hees u gaara waayey.... Laxamo aan is laheyni waa qosol.
Adigu bal isku day intaas in aad suubisa ama caqligaas oo kale la kaale, intaad dadka wax ka sheegi laheyd
Heeso badan ayuu leeyahay
Sida heesta Kedis
Ninkan waa nin maskax leh, wuxuu layimid arrin wax ku ool ah oo fanka wax ka badeli doonta. Fikridihiisa hal abuurka iyo hangiisa oo kale waa wax loo baahanyahay in la yeesho.
Ma aha kali in aan ka wado fanka oo kaliya ee waxaan ka wadaa qofka shaqada u qabta waa inu wax hormar ah ku kordhiya meel sara na gaarsiiya shaqada u haaya
Iiiiiiiiiiiiiiii
Hal abuur heesihii jiray hees kasoosaaray
Hhhj
Kaan kaa qaadney alfanan xasan cagarane
War kan Heestii xasan adan Xaday waa QOLOMA Niyow ninka Reer kiisa Soo ogow
Wareeysiga si fiican u dhageeysa, intaadan caytamin