HADII AAN OGAAN LAHAA INUU VITAMIN D IGU YAR YAHAY, SIDAA DHAN UMA ....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 77

  • @MaryoleyMuscle
    @MaryoleyMuscle  2 года назад +30

    Asxaabta waxaa si sharaf leh idinka codsanaa inaad videogaan like saartaan, kommenttina ka soo bixisana si youtube u ogaado inaan soo laabtay #balanteenawaamuruq ❤️❤️

    • @special491
      @special491 2 года назад

      ❤💣💥

    • @special491
      @special491 2 года назад

      🙏🙏🙏🙏

    • @iqramohamett5914
      @iqramohamett5914 2 года назад +3

      Mclin lafaha marke jucanayan kackac dhahayan mxa waa ♥ gar ahan lugaha jilbaha

    • @yusufhassan7851
      @yusufhassan7851 2 года назад +1

      Thanks hadalkaga aad i dhaceey sabab to gym ayaa adaa wana in aan wax badan kaa barto boss 🙏🏿🙏🏿

    • @aminaabsikadir9467
      @aminaabsikadir9467 2 года назад

      L9

  • @zamiircim3858
    @zamiircim3858 2 года назад +3

    Thanks sxb sida wnaagsan ee aad wax noogu faaidaysaa allah hakaa abaal mariyo

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 года назад +2

      Aamin walalkey.. Adiga sidoo kale ❤️

  • @xuseenaadan1896
    @xuseenaadan1896 2 года назад +1

    Walaalkey maryooley wlhi arinkaan ani aad iyo aad baan ugu baahnaa akhii kariim waxaan kaa codsanaa adoo raali ah inaa maclin ii nqoto mahdsanid

  • @skysportsnews805
    @skysportsnews805 2 года назад +1

    Macalimuu plz tadka soomalia jooko waxee awoodan nooso sheek cuntadaya dateka plz🙏🙏

  • @fadumomuuse9882
    @fadumomuuse9882 2 года назад

    M.a thanks bro sida nogu faideso marwalbo horay u soco

  • @Wahiiba.55
    @Wahiiba.55 2 года назад +1

    Hore u soco walalkey vedio yada ima dhafan😘🙏

  • @hanaansamramynasir4435
    @hanaansamramynasir4435 2 года назад +1

    Ani dal fara badan warer lafa xanun aya isku arkay Dr 👩‍⚕️ aya u tagay waxa iga maqnay vatimin dhig kaniniga lagu so qoray aya anigana lesoqoray

  • @hellobrother360
    @hellobrother360 2 года назад +2

    Thank you bro

  • @abdiraxiinlmoxamed6901
    @abdiraxiinlmoxamed6901 2 года назад +2

    Thanks my big brother 🙏🤝❤

  • @abdallaabdalla2507
    @abdallaabdalla2507 2 года назад

    Mahadsanid coach maryolay

  • @shafieamohamud631
    @shafieamohamud631 2 года назад

    Mahadsanid macalin haddaa iska qaato kwrn maadaama aan gym galo aanana hubin inaa ka helaayo cuntada aan cuno

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 2 года назад

    Maasha Allah qayr allaha ku siyo wlkey

  • @sakariyerooble6878
    @sakariyerooble6878 2 года назад

    Ustaadow waxaan ubaahanahay sida
    Loojaro. Faadka jastiga kujira adigoo mahadsan.vedio nooga samee

  • @baabucilmi
    @baabucilmi 2 года назад

    Shukrn

  • @ahmednoursh.ibraahim2882
    @ahmednoursh.ibraahim2882 2 года назад

    Sxb cashar ka soo diyaari kaniiniga Omega3 iyo sida loo isticmaalo plz.

  • @abuilyaasducaysane7617
    @abuilyaasducaysane7617 2 года назад

    Sxb anigay ixanuunayaa lafu aad iyo aad markaan jimicsiga maraan sameeyo waxaa iigu daran ruuga iyo dhabarka inaan kulasoo xiriiro ayaan doo sidaan kuu helikaraa

  • @AS-bt7hb
    @AS-bt7hb 2 года назад

    Sxb vitamin d ga cuntooyinka lagahelo isheg inu iga maqan lagayabaye ileen xnnada sheegatay oo idil wee ihayan hada wllh

  • @najiibkaraama
    @najiibkaraama 2 года назад

    M.allah coach mahadsanid

  • @salmanjo3524
    @salmanjo3524 2 года назад +2

    Body types ka iyo cuntoyinka somalia laga helo o loogu talagalay managa sacidi karta bro

  • @ilyasmohamed8010
    @ilyasmohamed8010 2 года назад

    Vitamin d supplement kee ugu fcn fcn sxb magaciisa

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 2 года назад +1

    Keep going bro

  • @jadidfit7600
    @jadidfit7600 2 года назад

    vitimin D iyo D3 maxaa different ah coach

  • @honeyhabiib1196
    @honeyhabiib1196 2 года назад

    Thanks brother

  • @qarandoon6367
    @qarandoon6367 2 года назад

    Mahadsanid Maryoley Muscle

  • @abdullahiyuusuf5539
    @abdullahiyuusuf5539 2 года назад +2

    Masha Allah sxp thanks

  • @mawliidabdi1026
    @mawliidabdi1026 2 года назад +1

    Masha allah

  • @hassanhussein2648
    @hassanhussein2648 2 года назад +6

    Balantenu waa muruq💪

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 года назад +1

      Balanteena waa muruq 💪🏿💪🏿

    • @malirasta2688
      @malirasta2688 2 года назад

      @@MaryoleyMuscle balanteenu waa janada sxb

  • @sahalabdiladif3517
    @sahalabdiladif3517 2 года назад

    Asc walaal cabdi nasir labadaan qodob ee soo socota video kasamee labadoodaba mise midkood
    1.erectile dysfunction
    2.premature ejaculation
    MAHADSANID C/NAAASIR

  • @a.a9584
    @a.a9584 2 года назад

    Mahadsanid.

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde2453 2 года назад

    Macalin si aad ayaan kula socda oo aan kugu xiranahay wx badan ayaana kaa faaiday

  • @abudhalxaibnusheekh7869
    @abudhalxaibnusheekh7869 2 года назад

    Macalin waa ku mahadsn thy in aad waqtigaaga ad mar waliba noo hurtid si aad noogu faaideyso

  • @Skizskiz
    @Skizskiz 2 года назад +5

    💪🏾💪🏾💪🏾🔥🔥🔥🔥

  • @abaalabdi9497
    @abaalabdi9497 2 года назад

    Bro what is the deferent v D3 v d

  • @abdiqaadirxuseen4755
    @abdiqaadirxuseen4755 2 года назад +2

    Maasha allah thanks wll

  • @Mashallahxd
    @Mashallahxd 2 года назад

    Masha Allah walalkey

  • @daahirabdikhaliif367
    @daahirabdikhaliif367 2 года назад +1

    Legend

  • @kingarashiid3353
    @kingarashiid3353 2 года назад

    Guuleyso macalin

  • @Mashallahxd
    @Mashallahxd 2 года назад

    Jisakalah qeer

  • @thehappyone358
    @thehappyone358 2 года назад

    Korxanuunkaas waa isku arkay jym na mar horaa iigu danbeesay marka 2 xabo maka cuni karaa vitaminD

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  2 года назад +1

      Walalkey dhiig iska qaad haday macquul tahay, si loo ogaado inuu vitamin D kugu yar yahay🙏🏿

  • @ajkovic914
    @ajkovic914 2 года назад

    Daalkas ayan isku arkay. Marki an bilaabay ilahy wa igu caafiyay

  • @xanafi406
    @xanafi406 2 года назад

    Macalin waa kula socdaa marwalbo

  • @saluuhi
    @saluuhi 2 года назад

    Waa sababta timahaaga udaadeen

  • @mohamudmohamed7876
    @mohamudmohamed7876 2 года назад

    kiitos

  • @caaqilyare9981
    @caaqilyare9981 2 года назад

    Haa wlh daal lafa xanuun ihaayo tabr lan 😓

  • @abdirahmanabdullahi261
    @abdirahmanabdullahi261 2 года назад

    Mahdsand macalin

  • @hellobrother360
    @hellobrother360 2 года назад

    Nooloow macalin

  • @MohamoudAbdiwahid-lv8cz
    @MohamoudAbdiwahid-lv8cz 6 месяцев назад

    Mar kale kadoo hadal fatamid Dga

  • @abdiomarali8762
    @abdiomarali8762 2 года назад

    Midkebaa Ugu fican vitimin DGA walp

  • @nimcokuukaayofficial563
    @nimcokuukaayofficial563 4 месяца назад

    Commanti maba aqrisidee

  • @abdikaafi4001
    @abdikaafi4001 2 года назад

    Somali jogo fitimn D oo qudaar eh noo soo samey

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 2 года назад

    🔥🔥🔥

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 2 года назад

    Likta waa iga horeyasaa

  • @hellobrother360
    @hellobrother360 2 года назад

    💪💪💪💪💪💪💪

  • @miirhazali
    @miirhazali 2 года назад

    Mucalimuu✋

  • @xanafi406
    @xanafi406 2 года назад

    💪💪💪💪💣

  • @muxudiingacal4165
    @muxudiingacal4165 2 года назад

    Mahad sanid ustad

  • @AhmethANJ
    @AhmethANJ 2 года назад

    Mahadsanid Mclin🙏

  • @FarhiyoMohamud-ht6fq
    @FarhiyoMohamud-ht6fq 6 месяцев назад

    Mahad sanid so badi

  • @shafieyusufhersi5693
    @shafieyusufhersi5693 2 года назад

    Mhd sanid macalimuu❤🙏

  • @mhnhusen1
    @mhnhusen1 2 года назад

    1000 gm qataa😲