DIYAAR GARAWGA CIIDA HARGEYSA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Muuqaalkan waxaan duubay caawa waxaan ku eegayna sida la isugu diyaarinayo EIDA AL FITRI #2024 .
    Waa suuqa Dabaqada dhexe iyo hoose ka iibsadaan.
    Maan tagin suuqyada dabaqada sare ! Waayo waxaan wax u duubaa labada dabaqadood ee hoose !
    Waxa laga yaba inad tidha dabaqado ma kala laha somalidu !
    Marka dhanka jeebka la joogo waa kala dabaqado intaad doonto u qaybi waxaanad ka arkaysa habka wax iibsiga’ gaadiidka la wato ku la kiraysto iyo meelaha cuntooyinka laga Cuno.
    #somaliland #hargeisa #capital #city .
    #viral #viral #foryou #foryourpage #foryou #muqdisho #djabouti #explore

Комментарии • 31

  • @saamshow
    @saamshow 5 месяцев назад +1

    Manshalah wllo calin muqaal quruxooon

  • @welcometosomaliland9099
    @welcometosomaliland9099 5 месяцев назад +1

    Masha allah ciid wanagsan mahadsanid muqaal caajib ah weyeh

  • @FarhanGacmadhere
    @FarhanGacmadhere 5 месяцев назад +1

    ❤❤ciid mubark hargeysa hadhwanag

  • @kaamilabdirahman210
    @kaamilabdirahman210 5 месяцев назад +1

    Republic of Somaliland nabad iyo caano ku ciida❤

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 5 месяцев назад +1

    Nabad iyo caafimad ku ciida somaliland

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 5 месяцев назад +1

    Maansha alaah waxaa soo badi

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 5 месяцев назад +1

    Muuqaaladaa soo badi

  • @Caasha739
    @Caasha739 5 месяцев назад +1

    Masha allah💐

  • @foozia426
    @foozia426 5 месяцев назад

    Maasha allaah jahmuuriyada barkaysan ee somaalilaan cadowgu hajabo insha allaah 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 5 месяцев назад

    Caalinow meeshu Jayne noqotay dadku farawaynaa

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs 5 месяцев назад

    mansha allah si fiican baa loogu diyaar garoobay ciidda marka dhamman ciid mubarik ban leenahy

  • @Codkasahal
    @Codkasahal 5 месяцев назад +1

    Manshalaj suuqi wa soo kabsaday

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  5 месяцев назад

      Maalinka la furo siday Hargeisa u qurux badnaan doonto aya ii muqata

  • @بريدالدراسةالجامعية
    @بريدالدراسةالجامعية 5 месяцев назад

    Niin calanki somali xiidhaan uu wajiiga qarsaanaya ayaa ka muuqda xagaa 7:25 😅😅😅

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 5 месяцев назад

    Maasha Allah ciid wanaagsan allow dhowr somaliland

  • @abdiqaniahmed860
    @abdiqaniahmed860 5 месяцев назад

    Mansha Allah ciid wanaagsan ❤caasimadii Hargeisa.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 месяцев назад

    Masha alllllah ilaaahow dadka xiftiiiii aaamiiin❤

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 5 месяцев назад

    Dadka daruuf ayaa ka muuqata sanadkan alle ha sahlo

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 5 месяцев назад

    Ciid wanaagsn caalin iyo Asxaabtisba ❤😊

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 5 месяцев назад

    Saylac port😂😂,Garankaasi waa saxdii Ethopian-ka Hala tuso,si dhiigu ugu kaco ,Ha arkaan in lagu ciidaayo magacii saylacdii ay damaaciyeen.

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 5 месяцев назад

    Aamiiin Aamiiin Aamiiin
    Ducadaas.

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 5 месяцев назад

    Maasha-ALLAAH Tabarak-ALLAH,

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 месяцев назад

    Masha allllah ❤

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 5 месяцев назад

    Masha allah

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 5 месяцев назад

    Caalin abyan👋👋