Комментарии •

  • @mawsim5444
    @mawsim5444 9 месяцев назад +8

    Mashaa allah wlhi Alle ha ku harakeeyo fiidyow qurux badan

  • @mahamedyusufabdi9670
    @mahamedyusufabdi9670 9 месяцев назад +6

    Heesta magaca ii soo sheeg

  • @NasraSamatar-kt3rb
    @NasraSamatar-kt3rb 9 месяцев назад +6

    Bilaacaleg reer saylac wado haloo sameeyo waa sharafta soomaalilan

  • @EAsportsGamer25
    @EAsportsGamer25 9 месяцев назад +19

    Somaliland hanolaato qaran ilahay kumanaystay khayraad kala duwan kafaaidaysi wacan❤from USA🇺🇸

    • @woowe2
      @woowe2 8 месяцев назад +1

      Allaha kuxafido ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

    • @mouhamedgoulwademohamed-wm8nj
      @mouhamedgoulwademohamed-wm8nj 3 месяца назад

      asc ß samirban kunolnahay hadan reer is
      saylac nahay

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 9 месяцев назад +6

    Maasha Allaah, Allahayow ROOOOB khayr, nabad iyo caano 🙏✌💟❤❤🏝🏝🏝

  • @user-sf3rq8hi5t
    @user-sf3rq8hi5t 9 месяцев назад +6

    Alx ilahayba inoo nimceeyey lkn halaga faaidaysto dawlada iyo shacabkuba biyahan kahafaideyaan biyo xidheno iyo beero hala sameeyo

  • @buullebarre
    @buullebarre 9 месяцев назад +3

    masha allah wiilka yar sida dhulka juquraafi. ahaan u yaqaan waa cajiib runtii ilaahay nimcada ha u calfo dadka degaanka

  • @ibrahimali1260
    @ibrahimali1260 9 месяцев назад +3

    Wariye Luqman baa kulajoogee maa shaa Allah garab isasa siiyaa oo meesha iskaga baxa

  • @somaliofficialplus6106
    @somaliofficialplus6106 9 месяцев назад +3

    Mashallah nice video mahadsanid Ak vlogs

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 9 месяцев назад +2

    ماشاءالله تبارك الله
    Wanaagsanaan lahaydaa iyadoo biya xidheenno loo samayn lahaa

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py 9 месяцев назад +4

    Soo badi sxb

  • @user-lr9yn5zt7r
    @user-lr9yn5zt7r 9 месяцев назад +2

    Maansha Allah waar maayirka igu salan 8 bil kahorba iigu danbaysay saylac iyo lowyo ado ceelkaygaygii militia ayaad ak taagnayd toqoshi waan ku salaamay wll adiga dadka reer somaaliland ee qoralkan akhriyi doonaba waxan idin leeyahay waan idin jeclahay dadkayga qaaliga ah ee reer somaaliland iyo dalkayga qaaliga ahba from abwaan talasame

  • @Warac_media12
    @Warac_media12 9 месяцев назад +3

    Wlaalyal gaadhiga iska badala oo mid taayoro balaadhan kafaysta sida VX

  • @legendabdirahman3741
    @legendabdirahman3741 9 месяцев назад +5

    I wish to visit insha alla .

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg 9 месяцев назад +2

    Mansha allah waa dhul barwaaqo ah, biyahaa in laga faaiidausto ah ayay ahayd

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 9 месяцев назад +2

    Mashallah Somaliland guul iyo gobonimo qurux badanaa dhulkeenna❤

  • @ahmedsuleiman4129
    @ahmedsuleiman4129 8 месяцев назад +1

    Mansha allah mahadsanid weligay ma arin saylac

  • @user-lr9yn5zt7r
    @user-lr9yn5zt7r 9 месяцев назад +3

    Maansha Allah dhulku aadbuu u quruxbadanyahay balse maaha dhul dhayal lago baxi karo waxa la yidhaa dhulka geerida giriyaad geerida cad waxaa yar maaha
    meel lagu noolaan karo wakhtiyada qaar imiga meesha gaadhigu ka galay hadii ay xagaa ahan lahayd 15 menit ay biyuhu kaaga go aan nafta 15 daqiiqadood ayay kaaga xidhantahay waayo halsta meesha ka jirtaa giriyadka waa hangi lama dagaana oo hadii hanfiga aad badbaaydo waxanad ka badbaadayn dalxaw ama dhidar hadba sidad u taqaan weyi hadii dhidargaa aad ka badbaado waxaa jira halls kale oo sida looga badbaada yartahay hadii aanad meesha garanayn waxa meesha sida daadka u jifta bahadha abeesada la yidhaa oo mida sigarka ah leeg yari waxay ka qabto haday kula hesho micida sidaasbad aduunyo ku macal salaamaysay waxa layidhi abeeso dhul u eekanbay kugu dishaa qaninyada abeesada qacda horaad ku dhimata ama qoontu kugu maqan geerida cadba la yidhaa giriyaadka hadaba dadwaynaha reer somaaliland ee u dalxiis taga ama qofkii damca unuu meesha tago waxa la tagaa 6 bil ee jiilaalka waxaana la qaata toosh waxaana kaxaysta gaadhi for wiil ah hadii anay kulasocon cid dhulka garanaysa waa kuu halis waa xeeta ugu quxda badan africa waana dhul ku qaniya duur jooogta kala duwan waa ban fidsan 90 km isku wer 600 km wana bananka ugu balaadhan bananka somaaliland waa ban ay quruxbadan oo ayna naftu jeclaysan inaad ka dhex baxdo waana ban ay ku gDaamantay masiiboyin halisbadan banka giriyaad

    • @nadiiracali0123
      @nadiiracali0123 8 месяцев назад

      Bisinka maxa waxa is daba yaal oo sookuwa meesha dad ku nool yihiin

  • @alxamdifurniture2241
    @alxamdifurniture2241 8 месяцев назад +1

    MASHA ALLAH SOMALILAND HA NOOLAATO WAA QARAN DHAMAYS TIRAN

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 9 месяцев назад +1

    Seylac wado halo dhiso

  • @abdinouryousuf3849
    @abdinouryousuf3849 8 месяцев назад

    Kaa yar waa legend war gal ah sida uu usharaxay aya cajiib ah waana caruur Alle aya ku tusaya abuurtiisa iyo xigmadihiisa ila Ethiopia aya ila jabuti ayuu ka warhaya

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 8 месяцев назад

    ❤❤ waaa magalo qurux badan laakin waa bilaa dowlad sababto ah dowlad hadii jire lahayed wadad 200 kilo miter waye dhise lahayin😊

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 9 месяцев назад +3

    Maash Allah tabarikalaha 🤲
    Amiin amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲 so beautiful Somaliland 🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️. Scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    🪻🪻🪻🪻🪴🪴🪴🪴🪴🪴🪴🏊🏊🏊🏊🏊🏊🏄🏄🏄🏄🏄🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 9 месяцев назад

    Maash Allah. Maash Allah 🤲 keep going good job 👍👍👍 guuule lyo gobanlmo
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 8 месяцев назад

    Waan ku salaamay AK Vlogs , runti waa rafaad dhulku marku roobanyahay, anaguba dhiib weyn waan kala kulanay kolkan xagaa bax u nimaadno Somaliland . Waxaan codsanlahaa in dowladda , shacab io malqabeen isla tashadaan oo wado hagaagsan la dhiso . Waa bilahi towfiq

  • @---bk4lg
    @---bk4lg 9 месяцев назад +1

    Masha Allah dalka Somalia qurux badana .
    Buuhoodle baan idinka soo salamay reer Saylacow

    • @woowe2
      @woowe2 9 месяцев назад +1

      ❤️❤️❤️❤️🌹

    • @Darwiish-music-channel
      @Darwiish-music-channel 9 месяцев назад +1

      😂😂😂

    • @woowe2
      @woowe2 9 месяцев назад +1

      @@Darwiish-music-channel
      Walaalnimo iyo wanaag Mar waliba soomaalaay. 🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @somofficial7329
    @somofficial7329 9 месяцев назад +2

    ❤❤❤

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 9 месяцев назад +1

    Warkaasi ma luqmaanbaa mise waa maxbuus

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi 8 месяцев назад

    SAYLAC INVESMENT UBAAHAN TAHAY SOMALILAND DJABOUTI LACAG KEENAAN MANZHA ALLAH HORMAR WACAN SOMALILAND

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 9 месяцев назад +1

    Alle ha sahlo

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 9 месяцев назад +3

    Dawlad rafanaysa galbeedka waa la iloobey samaroona xaq bey uleeyihiin cabashadooda dadka wado haloo sameeyo hankiina hadhaafo calooshiina muusow

  • @cabdiqanijaamac6157
    @cabdiqanijaamac6157 9 месяцев назад +1

    Macno badan ayey ii samayneysaa daawasha muuqaalkaan, sabatoo ah bishii 5 sanadkaan Ayaan dhulkaan safar shaqo kuwada maray.

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 9 месяцев назад +1

    Wadada waa in ladhisa

  • @woowe2
    @woowe2 9 месяцев назад +1

    Man sha allah soomaali hanoolaato cadowgeena allaha jabiyo

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 9 месяцев назад +5

    Somalida dhulkoodu waa cidla hadana dhulbay isku dilayaan itay socdaan dhulku waa cidla allow somali wadankooda jeclaysii

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 9 месяцев назад

      Meeshaa hada cidlada ah hadaad is tidhaa wax ka samayso midbaa kugu qabsanaya hadaanu kugu dilinba

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg 9 месяцев назад +1

    Saylac magaceeda iyo arageedu isma leh, waa la dayacay, hadii maamulku dayacay qurba joogtu ha dhisato

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 9 месяцев назад +2

    Dadka waxay kuwasheen dawladu may wax qabato dekada dhisto .waa dad aan wax akhriyin .dawladu xagay kakeenta dhaqalaa wax kasta debaday inoga yimadan wax masoo saaro aan duunka udhoofino .intii lagu dhisi lahana waydinka siiya ethoipa qaadka kucuntaan joojiya cunida qaadka lacagtaa aan kudhisno saylac ee

  • @deedee8934
    @deedee8934 9 месяцев назад +3

    Adeer ninkan cuqdadeysan ee luqman inad wareysatid may ficneyn. Waa run zaylac wax badan ayay ubahantahy lkn don't make it a political issue.

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 9 месяцев назад

    Mansha allah My Somaliland allow dhawr

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 9 месяцев назад +1

    Wadankiina u hiiliya joojiya qaadka iyo qabyaalada

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 9 месяцев назад

    Talo siin xili robadka lama safro guul ayan idiin rajeyn
    Rag wa kii jaba

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 8 месяцев назад

    Masha inanka waa waxgar iyo dalyaqaan.

  • @daiidfaarah927
    @daiidfaarah927 8 месяцев назад +1

    Mash allah

  • @degayassin
    @degayassin 8 месяцев назад

    Waalalo
    Maashalah
    Roob
    Somaalilaand
    Gul

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 9 месяцев назад +1

    Reer awdal somaliland mashruucyada ugu badan iyo wadooyin iyo biyo xidheeno adeegii bulshadoo dhan wa loo sameeyey hadana waxba naga maqan bay leeyiin gobolada bari iyo saylacba waa dayacan yiin mana hadlan reer awdal runta haloo sheego

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 9 месяцев назад

      bm

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 9 месяцев назад

      Horta seylac waa magaalamadaxdii gobolka awdal magaranayo awdal iyo seylac halkaad u kala wado. Boorama xitaa maaha magaala madaxda labaad ee waa ta sedexaad waxaa ka horeeyey degmada BAKI. Mida xigta canshuurta gobolka awdal ayaa u ah reer awdal miishaarkooda dhulkoodaba ayaagaa dhista macdantoodana waa ladaldashay markaa ineey hadlaan xaq beey u lee yihiin

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 8 месяцев назад

    Ka yar waa very smart

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 9 месяцев назад

    Muuse abaarso usheega

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v 9 месяцев назад +1

    😢walahay naftiina waxaa gelisen khatar

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal 8 месяцев назад +1

    Sidey soomaali dhul quruxbadan u haysato oo dihin oo uga gaajooney

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 9 месяцев назад +1

    Biyo aan laga faa"idaysanayn

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 9 месяцев назад +1

    Odayasha sharafta mudan wan idin salamaya

  • @Daacad-wayn
    @Daacad-wayn 8 месяцев назад

    Wadooyin dhisan oobiriishyale ayaan maraysaan somaliland hanoolaato

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 8 месяцев назад +1

    Viiva somaliland❤

  • @akirakir3092
    @akirakir3092 9 месяцев назад +1

    Biyo xidheno wawayn iyo baliyo wawayn miyey sameyan beraha ugu wawayn ba laga samayn kara lowyacado ila lughayo ila bulaxaar inta udhaxaysa

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 9 месяцев назад +1

    nimankani waa ceebeeyeen Gaadhiga Toyotas Landcruiser ka ahaa haduu Japan kii sameeyay arkayo waa karbaashi lahaa .waa ciyaalkii D da dhig oo dhaqaaq,

    • @cqaniaden7315
      @cqaniaden7315 9 месяцев назад

      Gaadhigaan waa bilaa awood naf male.

  • @user-fw1dx4hf8s
    @user-fw1dx4hf8s 8 месяцев назад

    🇸🇴 waa inay wxkaqabta😮

  • @Nomad612
    @Nomad612 8 месяцев назад +1

    Mad respect for guys. 💯

    • @woowe2
      @woowe2 8 месяцев назад +1

      ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹✌️🌹🌹🌹🌹

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 8 месяцев назад

    Beera milixda lacag baad ha heleysaane

  • @Hakammed
    @Hakammed 9 месяцев назад

    Biyaha Hadaynu Qabano oo Qorshe u Sameysano Runti Waynu Ku Baxsan lahayn xiliyada Abaaraha Masha Allah

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 9 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gg5yy8nx4f
    @user-gg5yy8nx4f 8 месяцев назад

    Biyaha noocanah waa lakeydiyaa lkn dadkeena dad caqli usaaxiiba maheystaan oo maamul aqoonleh ah lajaan qaadikaro hababka caalamka wax uqabsadaan

  • @cabdiaadan36
    @cabdiaadan36 9 месяцев назад

    Timir ayaa laqaataa iyo roodhi kaluun

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 9 месяцев назад

    saylac soo beesha dhexe ma kaashan oo qolya kale kuma wareejin

  • @maalmo2454
    @maalmo2454 9 месяцев назад +1

    Dhubqu dhubqu dhaban haays ayay dhasha daadka iga reeba🙌🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 9 месяцев назад +2

    Wadankasta ragooda u hiiliya car joojiya culida qaadka 2 sano malayiinka dooral ee gelaya ethoipa maalinwalba aan ku dhisno saylac dhaqaali yaraa inkahooday kubirburiyeen kulahaa saylac waxay ubaahatay wado adigu iska bilow jooji cunida qaadka .waxaba layiri muuse biix qaadka macuno wadanii ethoipa u afduuban yahay somalidu waa doqmo

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 9 месяцев назад

      Waa ummad xoolo ah oo Allaah dhul siiyey. Siyaasi Nacalad kortay ba sida u galay . Ummada

  • @sohanmed3945
    @sohanmed3945 9 месяцев назад

    Somali land ❤❤❤❤❤ guuul

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 8 месяцев назад

    Waaar Alxamdulilaahi dhaha waamaxay umadani😢

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 9 месяцев назад +1

    TANINWA NAJIIDADI LAGA DHAXLAY JAHADIHI QABYALADAYSNA EE CADAGA FUTADA LAGALAY DAWLADI DALKI NAGA BUR BURIYAY AYAGU WAXBA SOO KORDHIN😢😢
    NARTA ALE IDINKU FOGE KUWI DAWLDI NAGA DUUMIYO WADAYOYINKA, WAXBARASHADA IYO CAFIMADKA TAYADA LEH DADKEDA SINAYSAY NABADA GEES KA GEES DALKA KEDA XUDUDEHED GACANTA KU HAYSA!!

  • @user-rv9ix9zv7i
    @user-rv9ix9zv7i 9 месяцев назад

    Luqamaan waxaaxa qakuleh dhula hooyo waawariye kucaasiya dhukahooyo oo aanaqoon wadaniyaad

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 9 месяцев назад +1

    Biyahas way qasaren . taab iyo xeelad bay uu bahantahay sanaadka oo dhan bahida biyoha xaal logu hello

  • @user-rs6jp8vt8k
    @user-rs6jp8vt8k 5 месяцев назад

    Sayalac ayad iska tagaysa
    Adigon garanayn

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 9 месяцев назад

    Wado looma dhisi Karo waa dooxyo waaweeiin birishyo dhaadheer ayaa anfci lahaa

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 9 месяцев назад

    Biyaha wa in laxira si abaraha si loga faiideysto

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 9 месяцев назад +2

    Eddo dee loox bay qaadan jireen baabuurtu waagii hore oo markuu ka galo bacaadka u dhigi jireen😂

  • @warsamesheikh8246
    @warsamesheikh8246 5 месяцев назад

    waar wa khalad saylac marka laga baxo ee toos loo abaaro caashacado waa 22km hadii tokhoshi lagasoo wareegana waa 48km

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 9 месяцев назад +2

    Waa jaahil caruur waraysanaya dhulka uu sheegayso shaqo iskuma laha

    • @user-qq5yi7hf3s
      @user-qq5yi7hf3s 2 дня назад

      Beenaale waynaaday ayaad thy are anaga meesha wan Ku so barbarnay waxna wan ka garanaYnaaa areee iska hadle

  • @muuminharbi4940
    @muuminharbi4940 8 месяцев назад

    Hhhhhhh waar ka yari dhul ma kla garanto

  • @apdilaahiali753
    @apdilaahiali753 8 месяцев назад

    Ninkaas shaadhka madaw leh maanu yaasin faare ahayn wakhti horaa iigu dambaysayee

  • @muuminharbi4940
    @muuminharbi4940 8 месяцев назад

    Dadkani reer saylac maaha😂😂😂

  • @LuulIsmail-fw2sn
    @LuulIsmail-fw2sn 9 месяцев назад

    Somali lan wax ladhahao majiro somaliya somali baale

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 9 месяцев назад +1

    Waar saylac waa Cabsi ,Cabsi
    Balaya Tagta Xili roobadka.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 месяца назад

    Raga 40 sano maryay bal ka waran ee waliba ninteen iyo sabaax watay

  • @sakiguray3248
    @sakiguray3248 9 месяцев назад +1

    Biyaha bada Galaya Qaadka ay Ethiopia Malayinka Dolar inagaga qadato ayaynu ku beran layn.
    Waxaynu Nahay Dad waxay Cunan aan beran karin

  • @abuubakarabdirashiid5940
    @abuubakarabdirashiid5940 9 месяцев назад

    Dhibtaas ayaa reer awdal haysata 😢😢 wataa somaliland lawada leeyahay

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 9 месяцев назад +1

      Dhibtu Somali oo dhan bay haysta somalia ha u darnaate 😢

  • @kingoftheworld8061
    @kingoftheworld8061 8 месяцев назад

    Somaliland wa inee meshan tegaan kadhikta si Loo so hunkurenin
    Wa inee iskuhesaa
    Dhulbahante iyo isaaq.
    Degamo samee
    Wax luqada somalika kuhadlo
    Degaan kasii
    Ethiopië waa inaa fara galin kusamesaa
    Jijiga u heeli
    Kaqabo kuwa monafiqinta
    Si somalita ujirto
    Oramada moslimka sodhawee
    Kuwa galee dhulbob ayey rabaan
    Bakistanka dagen kasii melwalba
    Indida moslimka sodaji
    Sida Dubai ufargar

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 9 месяцев назад +1

    Galbeedka lasheega gabiley dhanka Uma dhaafsiisna ilaahay halaga boqo dadkan loo dawladeeyey ama wax haloo qabto ama culayska halaga dulqaado!

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 9 месяцев назад

    Buugii qalanjebinta ayaad qaadateen caawa

  • @somofficial7329
    @somofficial7329 9 месяцев назад +3

    ❤❤❤