AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 фев 2024
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 45

  • @deeqafarah3667
    @deeqafarah3667 Месяц назад +2

    Walaal jazaakilaahu khayr xaalad adag ayaan kujiraa hadalka hana shuri galin. Ayuu iyagaa iisoo duceeya in saan Rabi wax ILAAHAY IIGU HIRGALIY 😢

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  Месяц назад +1

      Illahay SWT haku garab galo walal qaali Mid ogsoonow Sikasta oo nolosha u adkaato waxkasto rabin oo dhoco marnaba ma ahan dhamadka ha is waydiin sida ay ku dhacday tani is waydii sida ad oga bixi karti insha Allah waka gudbaysaa 🥰

  • @NajaxXasan-mx9ib
    @NajaxXasan-mx9ib 2 месяца назад +1

    Tanks sister❤❤

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  5 месяцев назад +4

    Ka aarso qofka adigoon dhibaateynina qofka ❤️❤️

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr 2 месяца назад +2

    Waasha allaah shukran

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 3 месяца назад +1

    Nice therapy and consular

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 2 месяца назад +2

    Mahadsanid abyo❤🥰🙏💯

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 5 месяцев назад +3

    Walaaley aqliga illahay haku barakeeyo❤❤

  • @sahroguure-kh1xz
    @sahroguure-kh1xz 5 месяцев назад +2

    Masha Allah quruxley ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yx1lv9lw5d
    @user-yx1lv9lw5d 2 месяца назад +1

    Haa waa roun walal

  • @user-zh8zl8gv4g
    @user-zh8zl8gv4g 2 месяца назад +1

    Thanks sis❤❤

  • @FalistiinAhmed
    @FalistiinAhmed 2 месяца назад +1

    M.a gabadh qalbi wngsn ❤

  • @user-iz7co8zt4d
    @user-iz7co8zt4d 2 месяца назад +3

    intan guur ku heshiinay oo safar igaliyay ayuu iyidhi wayn kala hadhayna ok ban idhi malintii baa igu dambaysay famlina wan ahayn waliga qof ha aaminina

  • @maryanabshir2270
    @maryanabshir2270 2 месяца назад +1

    alaa gabadhan wa runteed gabdhaan anii majeclii baryotanka

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  2 месяца назад

      Aad oo weyn baryotanka qiimahaga kuluminaysaa qof adag ahow waligaa sist ❤️❤️

  • @nemcomohamed8661
    @nemcomohamed8661 Месяц назад +1

    Aar gudashada ugu wanaagsan waa cafiska❤

  • @bisharodhore2847
    @bisharodhore2847 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤

  • @user-fm9zz9gs6u
    @user-fm9zz9gs6u 2 месяца назад +1

    Wd idaweysey sister😢❤

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  2 месяца назад

      Aadban ugu faraxsanahay xabiibti ❤️❤️

  • @user-yi8vp4lj1c
    @user-yi8vp4lj1c 2 месяца назад +1

    Mhdznid qlbi

  • @samiaahmed678
    @samiaahmed678 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 месяца назад +1

    AAMUSKU WAA CUDUR CIIL IYO CUQDAD AAN DHAMAAD LAHAYN EE BEENTA JOOJI

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrafarabadan7828
    @zahrafarabadan7828 2 месяца назад +1

    Xageen kaala so xariira abayo

  • @user-vu8uy1fd9g
    @user-vu8uy1fd9g Месяц назад

    M a

  • @yusufcade5410
    @yusufcade5410 2 месяца назад +2

    Wara cadow atahay dadka maxa isku diree

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  2 месяца назад

      😱 oo saas ahaaa 😂😂😂😂