Maxay dadka Caqliga badan u leeyihiin Saaxiibo yar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Dadka caliga badan waxay uga duwanyihiin dadka kale waxyaabo badan. ma leedahay saaxiibo yar? waxbo haka walwalin waxaa laga yaabaa in aad tahay qof caqli badan! Muuqaalkaan waxaan uga hadlaynaa sababta ay saaxiibadood u yaryihiin ayna u doortaan in ay kali ahaadaan.
    -Astaamaha dadka caqliga badan
    • Calaamadaha dadka caql...
    haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
    sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
    waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    Facebook: / hoylamp
    Instagram: / hoylamp
    Twitter: / hoylamp
    Tiktok: www.tiktok.com...

Комментарии • 50

  • @deeqatusma8617
    @deeqatusma8617 3 года назад +29

    Waiting Waligay Nin Iyo Naag Lama Saaxiibin Balse Qofkazta Dabeecad waanaag Hufnaan Iyo Garasho Kuladhaqmaaa Yar Iyo Wayna Waan ixtiraam✅ Haddana Marajaynayo I'n CID lasaaaxiibo " Banankiis mare Maradiisu Geed Maqabsado" Everything Alxamdullih

  • @hamdayusuf4515
    @hamdayusuf4515 3 года назад +10

    Aniga kalinimada waan jecley
    Saxiip malih waligeyna qof lama saxiibin xitaa hal qof dadka badana ma ihi qof kudhex jira waan kafikiraa wax aan la joogin imika walahi intapa waan leyahay alx🥰♥️

  • @abdilazizali2891
    @abdilazizali2891 3 года назад +10

    Waan yaabanaa markii hore anigu totally wax saxib ah malihi inamo iyo hablaba waligay xataa qofna lamaan saxibin xataa waqtigii an yaraa waqtigii madarasada wan xasusta cidna laman saxibi jirin waqtigii iskuulka Primaryga,Secondaryga Jaamacadda xataa shaqada cidna laman saxibin. Sababtoo ah addunkan dadka lama aaminikaro .

  • @deganshiiq3894
    @deganshiiq3894 3 года назад +6

    Run ahaantii waligeey qof lama saaxiibin lkn hal qof waan udhawaadaa balse sirtetda qaaska ah lama wadaago halkaas qofna wuxuu noqdaa rag dumarka majecli inan udhawaado waana dhibsadaa buuqa iyo bulsho ku dhex jirka mhdsnd wll inbadan

  • @aliaali1780
    @aliaali1780 3 года назад +6

    Qof kasta 2week kadib waan katagaa balse saaxiib wax ladhaho ma aqaan lkn jiritaanka magaca saaxiib waan aaminsanhy

  • @قناةالعامه-ن8م
    @قناةالعامه-ن8م 3 года назад +2

    جزكم الله الخير

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Год назад +1

    Caqli badnanto ma ahan kuwa kaalmaha ugu horeyo galan

  • @ubaxxiisaxmed8198
    @ubaxxiisaxmed8198 9 месяцев назад +1

    Ani wxan jeclahy kalinimada wxana ku dareema nafis cidna lama saaxiipow qofna ma xumeeyo oo qofkasta waxan jeclahy in aan dhibkayga ka ilaalsado waqtiga aan sxpow io sheeko malaa yacni ku bixin lahaa waxan jeclahy in aan wx i anfacaya igu faaiidaysto

  • @AwilAbdullahialiAli
    @AwilAbdullahialiAli 3 месяца назад

    Mahadsanid

  • @usaameahmed9346
    @usaameahmed9346 2 года назад +2

    Sxb dhamaan wan leyahay balse hadana marumaysni inan caqli badanahay. Maxaa qaldan?

  • @daaudmoalim4495
    @daaudmoalim4495 3 года назад +9

    M,a aniga ahaantey horto 2sxip ayaan leeyhy okaliya labada xitaa culeys igu yihiin lkn waa liskala hdlaa tasna dabalnimo iga mahan ee qadrinta 2badas shaqsi waye

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns 3 года назад +2

    Sodaaa Legend 🙌

  • @furqancabdi8962
    @furqancabdi8962 3 года назад +1

    Mahdsanid runtii ben mashegin aniga saas eh hadana waxn drema inaa aad u aqli badanahy

  • @GaladCllahi
    @GaladCllahi Год назад

    Waxan ahay qof hecleytay kalinimada marmar badan aya isku day inan sameyo sxb lkn waxan is arka anigo halkeygii joogo❤😊

  • @hajiindho1221
    @hajiindho1221 2 года назад

    absolutely you're right walaahay

  • @falastinmohamed2326
    @falastinmohamed2326 3 года назад +2

    Masha Allah waa siwanagsan ❤❤❤✅✅✅♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mustafecabdiqaadirmaxamud4201
    @mustafecabdiqaadirmaxamud4201 3 года назад +2

    waxdaba mooda in aad aniga iga hadlyso ruuti

  • @shukrinur7991
    @shukrinur7991 3 года назад +1

    Aniga ilaa 10 sano sxb gabar malahaaan hadana ma jecli bulshada badan waxaaa jeclahay kaligey waqti qaato meel aado

  • @haboonsaed1636
    @haboonsaed1636 2 года назад

    Dhaman tood waan le yahay kali nimada ayaan ku ahay happy mana lihi azxp xaga ay lee yiin azxp kuwan isku school ka nahay hadalkoodana diiqada ku dareema markan ka tagana waan farah sanahay marki hore waan isla yaabi jiray si kastoon is kugu dayo inaan cid la zhpo ma noqdaan dadkan rabay si dhakhso ah ayaanan ku kala harna

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Год назад

    Ku dhexjirka bulashada majecli aniga

  • @kowsermaxamed5452
    @kowsermaxamed5452 2 года назад

    Anigu waxaan leeyahy labo saaxiib oo wanaagsn balse iguma badna saaxiibadu

  • @khadiirrichman2812
    @khadiirrichman2812 3 года назад +1

    Mawduuca danpe lapo kamida so qaado haan dorano pro

  • @fahadaxmed1887
    @fahadaxmed1887 Год назад +1

    Aniga kali nimada iyo aamusnanta ayan aad ujeclahy

  • @deeqomaxamed8275
    @deeqomaxamed8275 2 года назад

    Anigu wan aamus badanahy wax Saxiib ladhohna malihi keligayna wan jeclahy Inaan ahdo

  • @yoonisciise
    @yoonisciise Год назад

    Ani maa iga hadloosaa😂😂😂

  • @amiindayb8176
    @amiindayb8176 3 года назад +1

    RUNTII AAD PAN UJECLAHAY MUQAALADAN SOPOPTO AH WAXAD MOODA INAY SHAKHSIYADAYDA WAAFAQSAN THY

  • @mohamedfantasy308
    @mohamedfantasy308 Год назад

    Anigu saaxibo Badan malihi kalinimada waaan jeclahay

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 года назад

    That's what I believe

  • @quurshoyare8620
    @quurshoyare8620 2 года назад

    Zxb dhamn wanleyahy

  • @deekmohamed8567
    @deekmohamed8567 3 года назад

    Waiting

  • @husseinamin7171
    @husseinamin7171 Год назад

    Aniga side kale

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 3 года назад +2

    M.a 🙏🏻

    • @faatihqulaam8466
      @faatihqulaam8466 3 года назад

      Calamadahaasi waa kuwa ani igu saabsan waan fahmi laaa sxbo la.aanta kili socod nimada mar marka qaar waaxn is dhihi jiray waa cudur lkn maanta wxaa aan u helay jawaab maba umeleyneeynin sababtani in ay dabeecada tahay lkn wxaa iii dheer cabsi badaan fikir badan iyo qayladana wey idhibtaa

    • @jannaddzead7142
      @jannaddzead7142 3 года назад +1

      @@faatihqulaam8466 ana kula mid ah wlhi

    • @kamaalhasan763
      @kamaalhasan763 3 года назад

      @@faatihqulaam8466 MashaAllaah sxb Isku mid ban nahay Allaa mahad leh.

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Год назад

    Si kaduwan dadka kale waxyare lasaxipn hiigsigoda waqti dhiiragelintoda dadka

  • @abubaker-bn3oj
    @abubaker-bn3oj Год назад

    🇸🇴🔥🔥🔥🔥

  • @husseinamin7171
    @husseinamin7171 Год назад

    Adiga sido kale

  • @shukridahir9482
    @shukridahir9482 2 года назад

    Aniga

  • @farahxasan8964
    @farahxasan8964 2 года назад

    Qoftasi waa aniga runtii waa baku cajisaa dadka

  • @xaaficabdixafiid6107
    @xaaficabdixafiid6107 3 года назад +2

    Soo dA

  • @nasronuur9448
    @nasronuur9448 2 года назад

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍

  • @maxamedak1803
    @maxamedak1803 2 года назад

    Zxb. dadn malihi 😒

  • @suhairamustaphe9848
    @suhairamustaphe9848 3 года назад +1

    sooo daaa

  • @husseinamin7171
    @husseinamin7171 Год назад

    Adiga sido kale