Ustaad aad baad u mahadsantahay waxaan kaa codsan lahaa adigoo codsigayga tixgalinaya barnaamijkaan inaad ka dhigtid mid series ah ama xalqado badan sababtoo ah waa mawduuc aad muhiim u ah kaas oo aan lagu soo koobi karin hal ama laba xalqad.
hadii wax walba aynu dhahno ha ahaado wax faaiidoleh ama cilmi ii kordhiya noloshu waxay u baahantahay qosol iyo funny Mar walba inaad serious ahaata ma fiicna qosol waad u baahantahay asadna 90% videos kiisu waa funny hadii aaanu adi kaa qoslin dad badan buu ka qosliya hala yaabin dad ku isu dookh maaha mahadsanid
Sxp 2019 ila hadan ku dawanoya lkn isbadal malihid sabbto ah vedeo yadada update. Ma aha sidokle music ku saran wa ti 2019 sxp wa tageri jiray lkn 2021 wxi ka danbeyy wa ka cajisa vedeo yadada sababto ah ogansha io waabari media aya ka xiisa badan ee dib isugu laabo update vedeo cusub so dawa
Annaga production waa dadka u qalmay 1m
dhageysigaga iyo ku xirnashahaga wax badan ayaa ka fa'idey masha allah ustaad
Masuul mahad sanid wa mowduuc fiican, waana waxa ugu wanaagsan oo ay noloshu i bartay 👌
Thanks ustaad ❤
Good point.
Shukran wll
Teacher Thanks for your helping, and i would request tricks of numbers.
Mahadsanid wll qaali
Thnkz macalin waxbadan ka faiday intan kugu xidhnaa
Exactly, I agree with you that ustaad.❤👍 💯
Good
Mahadsanid sxb
Sobadi ustaad mowduucyada caynkani okle ah ❤
Masuul soo badi
Guul
Waa sax maahmaah honey waxaa layeri weedh cadaawo lama Tuuro ee warran cadaawaa lattuuraa
Waiting for you 2sd
Markaad amusantahay waxad kordhineysa aqontada markaad hadleysidna cilmigaaga isticmaaleysa
Sxp qeebta labaad waan sugi la ahay ❤❤❤
odeyga haloo share gareeyo hala gaarsiiyo 1M
Waa Qayb Kamida Dhaqankayga
Ustaad aad baad u mahadsantahay waxaan kaa codsan lahaa adigoo codsigayga tixgalinaya barnaamijkaan inaad ka dhigtid mid series ah ama xalqado badan sababtoo ah waa mawduuc aad muhiim u ah kaas oo aan lagu soo koobi karin hal ama laba xalqad.
❤❤❤
Waan kufaraxsanahy anag p
Hadal kaa soo baxay waa ka shalaay neesaa lkn aamus aad aamustay kama shalaay neeysid
Asc ustaad waad kumahad santahay barnaamish yadada ustad nosobadi
Asc ustaad waxaan filayaa in aad iifiicn thy Allah dartiisa ayaan kuu jeclahy❤
Hadii aad aragto comontigeyga iitixgali ustaad. Ugu horeen sidee qofka dumarka in ay ijeceshay ku garan karaa ycnii hadii ay iska key qarineyso marwalba arintaan iiga jwaab waan kuwareersanahay ustaad
First comment
Dadka aan wacyi ahaan dhisnayn hadaad aamusto waxay moodayaan inaad wax aad ku hadasho garanwayday.
Markaa inaad waxay dadku kaa filan karaan iska dhaafto ood samayso sidaad rabto ayaa fiican malaa ustaad
200000
Aamusnaanta waa. Doqon nima asalkeeda
Ooo sidee?
Waxan qarabo nahay asad hagio sas ay tahy hada madawado muqaladiisa wuxuna garay 2m waxna uma soo kordhiyo 2m marka waxan leyahy lawadas milyan waqtiga haka luminin malayacniga aad uwado qeyr ugu badal aniga waxan isdhahy dhalan yarada waxa uron miles miyesan garaneyn 2m wa masuliyad ad uweyn
Dadku malayacniga ayey jecelyihiin
hadii wax walba aynu dhahno ha ahaado wax faaiidoleh ama cilmi ii kordhiya noloshu waxay u baahantahay qosol iyo funny Mar walba inaad serious ahaata ma fiicna qosol waad u baahantahay asadna 90% videos kiisu waa funny hadii aaanu adi kaa qoslin dad badan buu ka qosliya hala yaabin dad ku isu dookh maaha mahadsanid
@Abdifatahmihile WLL ADUUNYO IN LA ISKA QOS QOSLO MIYAA ILAAHAAY NOO KEENEY ???? DUNIDAANSE MA LAGU WAARAA AAD ISKA QOSOSHIDE ???.
ASAD XAAJIYOOW DHIBAATADUU MAREY MIYEYSAN IMTIXAAN UGU FILAYN UU KU WAANO QAATO OO UU RABIGEEN UGU XAMDIYO ???? OGAADA GEERIDU MEEL MA JIRTO HADAFKII NALOO ABUUREYNA IS WAYDIIYA REER MAALAA. YACNIYOOW ?????? .
Sxp 2019 ila hadan ku dawanoya lkn isbadal malihid sabbto ah vedeo yadada update. Ma aha sidokle music ku saran wa ti 2019 sxp wa tageri jiray lkn 2021 wxi ka danbeyy wa ka cajisa vedeo yadada sababto ah ogansha io waabari media aya ka xiisa badan ee dib isugu laabo update vedeo cusub so dawa
Xiliyada fican aamuska markaad go aan qadanayso
Siigada side la iska jojiya
Beenlow
Nacas
Mahadsanid ustaad
First comment