Reer Djibouti Wan jecelnahay wAlaala hayag Somalia, Allah nabad warto iyo horwmar Haa nisiyo. SOMALIE1❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SIMSLIYA WAKHTIGAA JABUUTI HALGANKEEDII SOMALIYA QAYB AYEY KA QAADATAY LAAKIIN REER JABUUTI MARKII AY XOROOBEEN KUMAY SOO DARSAN SOMALIDII U HALGAMAYSAY WAY QALDANASYEEN
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسّع مدْخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس، اللهم أبدله داراً خيراً من داره، وأهلاً خيراً من أهله وزوجاً من زوجه، وأدخله الجنّة، وأعذه من عذاب القبر، ومن عذاب النّارTeera Allah ha u naxariisto
@@MaxamedXuseen-x4p Waa gartaye maxay tahay sidan aad wax u qoraysid? Maxaad dhibic (full stop) u dhex gelinaysaa laba erey oo kasta? Qoritaanka ha ku cayaarin sxb.
@@Naima-q8j حسب الله و نعم الوكيل Somali Ismail Omer Geelle ayey ka kici wayday. Ciise waa noo Reer Ayeeyo xaasha lillah waxba ka sheegi maayo lakin ninka Somali u dhuuntay oo ay aamintay waa Ismail Omer Geelle Allah sharkisa ummadda haka qabto isaga ayaa wayn oo waaxid ah
@@DonKako Awowe shacabka Jabouti ma haysto, anaguba Harti iyo Mareexaan 1298kii marki Gaalomadow tiri Essa oo Ilma Harti qayb dhalay hala dhamayey 4.5 ayanu idin dagaalamayey oo ku dhamaanay. Janouti Obama lihid ee Beesha Prime minister Jabouti ee Warsangali baan ahay. OMEREETO IYO Oday Aliba iyo Butenello ba waa Warsangali. Hadda Miyaanu Isaaq ku hubayneen Rer Sool. Yuu Irir ka beenta ugu shirinayey Jabiuti for the last close ti 3 years? Daarood ki jabouti xornimadeeda u dagaalamay gaar ahaa Mohammed Siad Barre. Ninkas abaal uma hayno waa cadowga Somaliyeed lakin intina kale ceeb iga helumaysaan
War annagaa wax aragnay! Siciid Farah isku skuul ayaan ahayn. 15 May ayuu ka qalin jebiyey 1974-1975. Cimri dheer Allah ha siiyo. Waa nin codkiisa aan jeclaa markuu idaacada ka hadlayey oo cod kar. Waana ku faani jirnay reer 15 May ayaan isla ahayn. Iiguna salaam haddaad is maqashiin.
Mr wa mhdsantahy for this one iyo shiikh adan shiikh cabdullahi e tafsirka xoga Qaraami ah manosodeysid kaloy keydda jogtaye
Waa xusuus gaar ah alle ha u naxariisto labada saxafi ee barnamijka daadihinayey ee kala ah maxamed adan xersi terra iyo saciid faarax
Mashaa Allaah waa Xasuus ilaahay ha u Naxariisto wariyaashan
Jabuuti waxa gacan weyn ku lahaa alle ha u naxaristee jalle maxamed siyaad barre
ALLAH yarxam waan arkay terra Nairobi nin afgaaban ayuu ahaaa
Mashallah ❤❤❤ dadkayaga somalieed Somalie 🇸🇴 wan jecel nahay
Ķkkkkkkk
Waa taariikh Xus Mudan illaahay ha u Naxariisto intii Halgankaa Naftopda ku weyday
Reer Djibouti Wan jecelnahay wAlaala hayag Somalia, Allah nabad warto iyo horwmar Haa nisiyo. SOMALIE1❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah ha u naxariisto, dhamaan intii inaga horeesay.
SIYAAAD BARE ALLAHA UNAXARIISO ....AABAHA UMADA SOMAALIYEED...MADAXWEEYNAHII DIIG IYO DAQAALO KUBIXIYEY JIBUUTI
Haduuna isago inoo hagar bixin uuna qaylada cirka gaadhsiin uma maleeyo in ay France socon lahayd
af wayne gaal ilaahay ka furtay buu ahaa ilahay ha ku fogeeeyo cadaabta ta ugu xun aamiiin aamiin doofaarka doofaarku dhalay
Cod macaane siciid Farah Maxamuud aad baan u dhageysan jiray wariye said Farah Mahamoud. Wiil ciise from jabuuti
Wiil.ciise wakgigii guumaysiga ee faransiiska so.aliya hagankaa qayb libaax le ayey ka qateen laakiin su aashu waxay tahay
Maxay jabuuti ula midoibi waday wakhtigii ay xoriyada qaadatay sababta noo sheeg
Qarannimo ayaa laga sheekeynayaa, adiguna qabiil ayaad sheegatay, Allaha ku daweeyo adiga inta bukta.
Soomaalinimo ayaa i deeqda
Allah u naxariisto Xuseen Aw-Faarax Dube, Dadka Dhawaaqeya Dhulkooda Dooneya, Hadey Dooneyaan Allahaw u Dhib....Halkey martey murtidaasi Cajiib
Adeer Heesta Cabdulaahi qarshe ayaa lahaa oo qaaday.
Siciid Farax Yare, weriye dhaqaala-yahan ah waaye.. legend
As a Somali , I’m proud about this Historical event. 5 Soomaali Allaha Mideeyo. Viva Somalia!🙏❤️🙏
Waa codkii Teera Allah ha u naxariisto iyo Saciid Faarax Mohamud maasha Allah!!
Nasiib umaan yeelan inaan wadankeena oo midaysan aaan arko😢
Allah uu naxaristo😢😢😢
Asc, waa xusuus dheet sidii aan rer jabuuti ugu halganey xorriyadii, maantana shacbka jabuuti waxaa xukuma halqoys halka uu rabo in Xasan sheek inuu ka dhigo sida Jabuuti halqoys inuu hayo talada dalka, waana in aynaan ogolaan taas.wbt
SIMSLIYA WAKHTIGAA JABUUTI HALGANKEEDII SOMALIYA QAYB AYEY KA QAADATAY LAAKIIN REER JABUUTI MARKII AY XOROOBEEN KUMAY SOO DARSAN SOMALIDII U HALGAMAYSAY WAY QALDANASYEEN
WAXBARTA
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسّع مدْخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس، اللهم أبدله داراً خيراً من داره، وأهلاً خيراً من أهله وزوجاً من زوجه، وأدخله الجنّة، وأعذه من عذاب القبر، ومن عذاب النّارTeera Allah ha u naxariisto
Siciid Faarax Maxamuud ( Siciid Faarax Yare
Waa lagu khasaaray Djibouti iyo dagaalkii loo galay iyo dhamaan jamhiiriyadii soomaaliyeed ee burburtay
Hadyad miyaan ku helay xoriyada? Caqli yaraa dadkaan !
It's sad bando to lecture us
Iaahoow unaxariiso teera iyo intii naga dhimatayba أللهم أمين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Allow naxaristo 😢😢😢
Two legendary journalists
Gumaysigu.diintaada.iyo.dadkaaga.iyo.dalkaaga.waadoorinayaa.wuuna.isku.kaadirayaa.dhex.deena.dagaal.ayuu.kasamaynayaa.hadaan.laraacin.sida.asagu.uurabo.melwalba.sida.shaydaanka.ayuu.kaasoogalayaa.
@@MaxamedXuseen-x4p
Waa gartaye maxay tahay sidan aad wax u qoraysid? Maxaad dhibic (full stop) u dhex gelinaysaa laba erey oo kasta? Qoritaanka ha ku cayaarin sxb.
Ismail Omer Geelle waa cadowga ummadda Somaliyeed iyo abaal laawe sun, Allah naartisa,haku fogeyo.
Waa lagu khasaaray in Jabouti la xorayo. Shacabka Jabouti wax EEd ah uma jeedin karo oo iyagiba dhibane ah.
Dadka jabuti oo iny xorooban doonaya ayey somalia wxla qabatay blse adoo dhulka yaala oo an kici karin awoodna u lhyn ayuu ismail ku sarajoojiyey inta uu dhaqaale idn galiyey wxd gudikartaan mha abaalkad u gasheen jabuuti abaalkaweyn ayuu idnku guday blse abaaldaran wa somalia😢
@@Naima-q8j
حسب الله و نعم الوكيل
Somali Ismail Omer Geelle ayey ka kici wayday. Ciise waa noo Reer Ayeeyo xaasha lillah waxba ka sheegi maayo lakin ninka Somali u dhuuntay oo ay aamintay waa Ismail Omer Geelle Allah sharkisa ummadda haka qabto isaga ayaa wayn oo waaxid ah
Abaal ma u aragtaan miyaa intii dib-u-heshiisiin laydiin qabtay? qaxootigii sharci la'aan soo qulqulay? HIIL WALAAL iyo wiilashii idiin dhintay?
@@DonKako war odhahba ahyd somali abaalmale somaliyada koonfuredba dadkana ugu xun wxloo abaalgalana mha aniguba hdn bartay wxy'galaaniyo wxy gudaanba
@@DonKako
Awowe shacabka Jabouti ma haysto, anaguba Harti iyo Mareexaan 1298kii marki Gaalomadow tiri Essa oo Ilma Harti qayb dhalay hala dhamayey 4.5 ayanu idin dagaalamayey oo ku dhamaanay. Janouti Obama lihid ee
Beesha Prime minister Jabouti ee Warsangali baan ahay.
OMEREETO IYO Oday Aliba iyo Butenello ba waa Warsangali. Hadda
Miyaanu Isaaq ku hubayneen Rer Sool. Yuu Irir ka beenta ugu shirinayey Jabiuti for the last close ti 3 years? Daarood ki jabouti xornimadeeda u dagaalamay gaar ahaa Mohammed Siad Barre.
Ninkas abaal uma hayno waa cadowga Somaliyeed lakin intina kale ceeb iga helumaysaan
Wali way.socotaa gumeesigii
Waa xasuusta somaali iyo jabuuti waxay taal radiyo muqdisho waxaa diidaya in ladaaro oo32. Hortagnaa somaali diidka iyo kuwo lashaqeya gumaystaha ayaa in Somalia jiilkooda danbe la marahabiyo
Waa markii aan dhashay 5:47
🇸🇴 Ha noolaato.
madkumahsatay sujedintada
❤
All songs are from somalilanders
Saciid Faarax Mohamud wali ma nool yahay??
Maya ogantey , suashuse waxay tahay maxad dhimashada ula jeclaatey!
Haa, adeerkaay Siciid Faaraxyare waa nool yahay wuxuuna joogaa London isagooo 76 jir ah.
War annagaa wax aragnay! Siciid Farah isku skuul ayaan ahayn. 15 May ayuu ka qalin jebiyey 1974-1975. Cimri dheer Allah ha siiyo. Waa nin codkiisa aan jeclaa markuu idaacada ka hadlayey oo cod kar. Waana ku faani jirnay reer 15 May ayaan isla ahayn. Iiguna salaam haddaad is maqashiin.
gobanimo duqii cali bahdoon doonisteed dhimay xaaji aadan gabayga gubaabo buu ku jiray bayj kaasi
Siyad Barre nacas buu ahaa cadow korsada waa ku khasaaray Jabuuti
Tartiib saaxib. Taariikh aad wax ka ogayn afka ha u kala qaadin
Shreekovililu faqash
You real cuqdad human dawo dag dag ubaahan
Ilmo isaaq oo jibuuti xaaran kuhaaysta baa afsomaali kabartay faqash.....isaaqow dawaan jibuuti meeydkiina baa laga soo aruurin sidii SSC
Ada faqash ah conow anaku reer jabuuti nahay dad somalied ayan ahy mahad ka badali karta wan ku faraxsan nahay dalkena somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫀🇩🇯💯👌
Now they labelling us bad somaliland peaple amoug somali nation this is ridiculous
kusucotarikha
nacalaa abaha iyo way ku jidhaba was badhyo culus
Useless abagsdha land meel walba sidii duqsi ku soodhaca