- Видео 2 234
- Просмотров 2 662 871
Ahmed Hassan
Добавлен 9 ноя 2011
Tafiiska Qur,aanka Kariimka Ah, Wacdi Diiniya, Hiddaha & Dhaqanka Soomaaliyeed Maaweelo & Madadaalo & Suugaanta Soomaalida Sida Gabayada & Buraanburka Iyo Wax Kasta Oo Xiiso Leh Oo Faa,do Ugu Jidho Bulshada Soomaaliyeed Meel Ay Joogtaba Ugu Danbayn Soomaaliya Ha Noolaato Oo Weliba (Shantoo Is Weheshataa Wacnaydaa)..
GABYAA & ABWAAN MAXAMUUD MAXAMED (FIRIN)-HANASHADA GODEEY 25/07/1977.
GABYAA & ABWAAN MAXAMUUD MAXAMED (FIRIN)-HANASHADA GODEEY 25/07/1977.
Просмотров: 251
Видео
WARAYSI AY BBC-DU LA YEELATAY SHEIKH SHARIIF Oo KU SUGNAA MALAADA CASMRA EE DALKA ERITREA & KORONTO
Просмотров 19917 часов назад
WARAYSI AY BBC-DU LA YEELATAY SHEIKH SHARIIF Oo KU SUGNAA MALAADA CASMRA EE DALKA ERITREA & KORONTO
AQOONTII DHEERAYD EE KA DHEXAYSEY MARXUUM AXMED SIILAANYO & AMB. DHABANCAD
Просмотров 3144 часа назад
AQOONTII DHEERAYD EE KA DHEXAYSEY MARXUUM AXMED SIILAANYO & AMB. DHABANCAD
RIWAAYADDA RAADIYAHA- FARSOOMAALI WAXAA LA QABTAY 13/08/1973.
Просмотров 1 тыс.9 часов назад
RIWAAYADDA RAADIYAHA- FARSOOMAALI WAXAA LA QABTAY 13/08/1973.
IIDHEH RIWAAYADII GODOB JACAYL & GEERI FIKRADII ABWAAN CABDI MAXAMED WAYRAX KOOXDII HALGAN HARGEYSA
Просмотров 2 тыс.9 часов назад
IIDHEH RIWAAYADII GODOB JACAYL & GEERI FIKRADII ABWAAN CABDI MAXAMED WAYRAX KOOXDII HALGAN HARGEYSA
WARAYSI KU BAXAYA AFKA INGIRIISKA & SOOMAALIGA OO LALA YEESHAY R/ WASAARE CABDI RISAAQ XAAJI XUSEEN
Просмотров 2,9 тыс.16 часов назад
WARAYSI KU BAXAYA AFKA INGIRIISKA & SOOMAALIGA OO LALA YEESHAY R/ WASAARE CABDI RISAAQ XAAJI XUSEEN
AXMED FAARAX CALI IDAAJAA & WADAADADA DANTOODA RAACA AH
Просмотров 87319 часов назад
AXMED FAARAX CALI IDAAJAA & WADAADADA DANTOODA RAACA AH
IIDHEH LOO SAMEEYEY WARSHADII DHARKA SAMAYN JIDHEY EE DEGMADA BALCAD EE (SOMALITEX).
Просмотров 338День назад
IIDHEH LOO SAMEEYEY WARSHADII DHARKA SAMAYN JIDHEY EE DEGMADA BALCAD EE (SOMALITEX).
IIDHEH KA BAXDAY RADIO MUQDISHO DHOWR SIDDETANKII BANDHIG FANEEDKII AXMED MOOGE LIIBAAN & CAWKE
Просмотров 3,2 тыс.14 дней назад
IIDHEH KA BAXDAY RADIO MUQDISHO DHOWR SIDDETANKII BANDHIG FANEEDKII AXMED MOOGE LIIBAAN & CAWKE
KORMEER SHAQO OO UU JAALLE SIYAAD KU TEGEY GOBOLLADA QAAR TEBIYE WERIYE MAXAMED AADAN XERSI (TERRA)
Просмотров 2,3 тыс.14 дней назад
KORMEER SHAQO OO UU JAALLE SIYAAD KU TEGEY GOBOLLADA QAAR TEBIYE WERIYE MAXAMED AADAN XERSI (TERRA)
WARAYSI UU XUSEEN CABDILLAAHI DEEQSI LA YEESHAY ABWAAN MUXUMUD XAAJI SOOFE( KANEECO)
Просмотров 78614 дней назад
WARAYSI UU XUSEEN CABDILLAAHI DEEQSI LA YEESHAY ABWAAN MUXUMUD XAAJI SOOFE( KANEECO)
FANKA & FANNAANKA- MAXAMED AXMED KULUC- TEBIYE MAXAMED F. XALANE (DHAASHANE) 1976
Просмотров 4,6 тыс.14 дней назад
FANKA & FANNAANKA- MAXAMED AXMED KULUC- TEBIYE MAXAMED F. XALANE (DHAASHANE) 1976
WARAYSI BBC-SOMALI AY LA YEELATAY ABWAAN BOON XERSI( BOWDYO GAAB) TEBIYE WERIYE AXMED SICIID.
Просмотров 1,7 тыс.14 дней назад
WARAYSI BBC-SOMALI AY LA YEELATAY ABWAAN BOON XERSI( BOWDYO GAAB) TEBIYE WERIYE AXMED SICIID.
Iidheh Ama Xayaysiis Loo Sameeyey Shirkaddii Diyaaradaha Ee Dalkeenna (Somali Airlines) 04/02/1972
Просмотров 34214 дней назад
Iidheh Ama Xayaysiis Loo Sameeyey Shirkaddii Diyaaradaha Ee Dalkeenna (Somali Airlines) 04/02/1972
ABWAAN & NABADOON SHAACIR AFKAAGA CAANO LAGU QABAY NABAD BAA NAAS LA NUUGO LEH SOOMAALI XALAAL AH
Просмотров 2,8 тыс.14 дней назад
ABWAAN & NABADOON SHAACIR AFKAAGA CAANO LAGU QABAY NABAD BAA NAAS LA NUUGO LEH SOOMAALI XALAAL AH
BARNAAMIJ KU SAABSAN WARAYSI LALA YEESHAY CUMAR C/RAXMAN XERSI AGAASIMIHII WARSHADDA SONKORTA JAWHAR
Просмотров 40521 день назад
BARNAAMIJ KU SAABSAN WARAYSI LALA YEESHAY CUMAR C/RAXMAN XERSI AGAASIMIHII WARSHADDA SONKORTA JAWHAR
Waa Xayeeysiis Loo Qabtay Shirkaddii Somali Airlines Oo Ku Baxaya Afka Talyaaniga.
Просмотров 1,6 тыс.21 день назад
Waa Xayeeysiis Loo Qabtay Shirkaddii Somali Airlines Oo Ku Baxaya Afka Talyaaniga.
WARAYSI LOOGA QAADAY GAROONKA DIYAARADAHA EE MAGAALADA DJIBOUTI 🇩🇯 MAALMO KADIB XORRIYADA DJIBOUTI
Просмотров 89221 день назад
WARAYSI LOOGA QAADAY GAROONKA DIYAARADAHA EE MAGAALADA DJIBOUTI 🇩🇯 MAALMO KADIB XORRIYADA DJIBOUTI
BARNAAMIJKII MAXAY MAXAY QABATAY TOWRADU 30/10/1981 WERIYE CALI NUUR
Просмотров 44521 день назад
BARNAAMIJKII MAXAY MAXAY QABATAY TOWRADU 30/10/1981 WERIYE CALI NUUR
MAADAYS KU SAABSAN OLOLAHA HORUMARINTA REER MIYIGA-WAX SOO BARO BADAN KOOXDII HEEGAN 1974
Просмотров 98021 день назад
MAADAYS KU SAABSAN OLOLAHA HORUMARINTA REER MIYIGA-WAX SOO BARO BADAN KOOXDII HEEGAN 1974
YUUSUF SHEIKH CALI SAMATAR- MURTIDA MAANTA- DADKA NINKII ISKA QARIYOOW ILAAHAA ISKA AADAN QARIN
Просмотров 68821 день назад
YUUSUF SHEIKH CALI SAMATAR- MURTIDA MAANTA- DADKA NINKII ISKA QARIYOOW ILAAHAA ISKA AADAN QARIN
YUUSUF SHEIKH CALI SAMATAR-MURTIDA MAANTA-GEELU MEESHUU U BADANYAHAY BAA LOO DHEELMAA
Просмотров 40521 день назад
YUUSUF SHEIKH CALI SAMATAR-MURTIDA MAANTA-GEELU MEESHUU U BADANYAHAY BAA LOO DHEELMAA
YUUSUF SHEIKH CALI SAMATAR-MURTIDA MAANTA- HAANEEY BULLOOY II BAX
Просмотров 38021 день назад
YUUSUF SHEIKH CALI SAMATAR-MURTIDA MAANTA- HAANEEY BULLOOY II BAX
YUUSUF SHEIKH CALI SAMATAR- MURTIDA MAANTA-JIILAAL.NAGA DHAMMAAYOO JIIBKA YEERAY WAA ROOB.
Просмотров 54921 день назад
YUUSUF SHEIKH CALI SAMATAR- MURTIDA MAANTA-JIILAAL.NAGA DHAMMAAYOO JIIBKA YEERAY WAA ROOB.
SHEIKH AADAN SHEIKH CABDULLAAHI- TAFSIIRKA QUR,AANKA SUURADAHA FAJAR & BELAD AAYAHA MIN 24-04-AAD.
Просмотров 74621 день назад
SHEIKH AADAN SHEIKH CABDULLAAHI- TAFSIIRKA QUR,AANKA SUURADAHA FAJAR & BELAD AAYAHA MIN 24-04-AAD.
BARNAAMIJKII SHEEKO GAABAN-NIN LIITAA LIBAAX UMA BABAC DHIGEEN 20/11/1975.
Просмотров 36521 день назад
BARNAAMIJKII SHEEKO GAABAN-NIN LIITAA LIBAAX UMA BABAC DHIGEEN 20/11/1975.
Sheikh Aadan Sheikh Cabdullaahi-Tafsiirka Qur,aanka Kariimka Ah Suuradda Fajri Aayadaha 14-23aad.
Просмотров 1,9 тыс.21 день назад
Sheikh Aadan Sheikh Cabdullaahi-Tafsiirka Qur,aanka Kariimka Ah Suuradda Fajri Aayadaha 14-23aad.
WARAYSI UU SIIYEY MAXAMED IBRAAHIM CIGAAL IDAACADDA BBC-DA TAARIIKHDU MARKAY AHAYD 05 /05/1960.
Просмотров 30428 дней назад
WARAYSI UU SIIYEY MAXAMED IBRAAHIM CIGAAL IDAACADDA BBC-DA TAARIIKHDU MARKAY AHAYD 05 /05/1960.
KHUDDII UGU DANBAYSEY EE UU JEEDEYO GEN.CAYDIID OO KU BEEGNAYD XUSKII BISHA MOWLIID 29/07/1996.
Просмотров 48128 дней назад
KHUDDII UGU DANBAYSEY EE UU JEEDEYO GEN.CAYDIID OO KU BEEGNAYD XUSKII BISHA MOWLIID 29/07/1996.
Alle hku naxarizto geesigi umada somaliyed😢❤
Silaanyo wuxuu ahaa Nin Aqoon leh, hal Abuurnimone leh. اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزلها ووسع مدخله يا أرحم الراحمين.
Allh unaxariisto
Ustaad Barnaamijyadii Taarikhiga ahaa kaama hayno maalmahan.
Beryahaan Safar Baan Ahaa Oo Qaahira Ayaan Joogaa
Kkkkkkkkkkkk
gabaygii hanashada godey soogali
Sax
Waxaa la sheegay laba Guri oo uu Xamar ku lahaa inuu labadiiba bixiyey, Waa Guriga Hooyooyinka iyo Gurigii Shaqaalaha. Arinta Aanu Madaxweyne Afrika ama Soomaaliya Soo Maray , Aanu Sameynin Waxaa Weeye inaan Siyaad Barre lagu Xamanin Xatooyo Xoolo Dadweyne oo Xitaa la Sheegay inuu jeebkiisa ka Waayey Wuxuu Qado Siisto Markuu ka Gubbay Xadka Kenya. Soomaaliyey keligii Taliye ayaad iigu yeedheene kuligiin Wadda Taliya Waa Haddalkii Siyaad Barre .
Allaha raxmana waxan kaga baryey naxaristisa inu wafajiyo aamiin ya rabbi
Allaha u naxariisto
Markiidambe waalalaay ragaa mitaa
Waa ruug caddaa ninkan hadda fiqi baa bedelay adduunyo
Waar ilayn middan jabuuti lagu dhigay waa ku celis, cajiib
Haaheey Sarreeye Ayaa Kaga Jira
@@ahmed.bakool mahadsanid walaal. Taariikh weyn baad Nala wadaagtay.
Kk
Allah unaxariisto
Walaal qasiidooyinka kuwa aad ka garanayso iisoo sheeg, waan ka wada helee.
Waxaan hargeisa ku galey 1981 kii, intaa la soo dhejiyey(xayeysiiyey) 1980 gii tigidhadiina asnu ku iibsaney. Dabadeedna laydhkiii magaalada bakhtiyey in sanad dhan ku dhow. Markaa waxaa tiyeetarkii hargeisa loo keeney generator u gaara, ruwayadiina sidaasaa lagu galay tigidhadii aan sanad dhan sidaneyna aan ku galey.
Jac baa idin gaadhay walahi ,😂
Waan Ka Xumahay Jab Baa Idinku Dhacay Se Bacal Tacab Wa Shiddah Waad Ka Lib Gaadheen.
Alle ha unaxiisto aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxay faafinayaan dhaqan xumo , ma siden Bay ahaayeen dadkii waagaas joogay .waa diin laawayaal .
Nacam markhaanti ayaan ka’ahay waxaan ahay caruurtu kahadlaayo baan kamid ahaa ee Soomaaliyeed oo wakhtiga siiyeey oo ku’intifaacay waxaan leeyahay jaazaakumaa janatul fardousa illaahey hakugu bishaareeyo amiin yaarabi…
Waxaan.xamar.ku.galay.ruwaayadan.1978kii.
Wow xasuus 1985
Md siyaad wuxuu ahaa Shaqsi yaqaan qiimaha abwaanka iyo halgamaaga soomaliyeed , sida Abwaan afqalooc Aun dhamaan
Wariyaha: Ibraahim Xasan (Daandurey).
Abwaan Maxamed Cali Kaariye AHUN Aamiin Yaa ALLAAH
Subscribed Ahmed Hassan
Mahadsanid Sxb Soo Dhawoow.
❤❤❤❤❤
❤❤❤Ilaahey naxariistii janno ha siiyo ❤❤❤ xasuus fiican maashaa Allah ❤❤❤
Shalay yaa is waydiinayay sababta Taarikada gaadiidka Afka Soomaaliga lugu Carabi. Waxbadan yaa Gunimo ah. Afkaga hadaa afkale ka karaama yeesho. Ninka afkaa leh yaa kiisa kuu qurxiyay,kanga ufdheh ku dhahay.
Luuqadaha ilaahay baa abuuray oo iska leh afkeena hooyo waa hodan laakiin waxaynu lahayn machadka erey bixinta cilmiguna kuma xirna afka
This is a true public administration. This is Good governance and institutional reform programmes.
Alle haw naxariisto Abwaan cali cilmi afyare runtii wuxuu ahaa aabihii sugaanta
Walaal cabdirisaaq nabad ku led
Axmed video walliba aad soo dhigto waxan dhagaystaa in kabadan 20 jeer waayo waa muhiim inaad leedahay caqli aad kudhagaysato adoo dhagaysanaya dhowr-jeer. Waayo waa tariikh Tariikhduna waa muhiim inaad waxka ogaato, si aad ufamto waxa hada socda, kadibna waxaad qiyaasi kartaa mustaqbalka.
Maasha Allah Sharaf & Karaamo Korkaaga Ha Ahaato
Subscribed Ahmed Hassan
Thanks Sxb Wellcome.
Abwaan Maxamed Cali Kaariye AHUN Aamiin Aamiin Aamiin Yaa ALLAAH.
Subscribed Ahmed Hassan + AHUN Abwaan Maxamed Cali Kaariye ahun Aamiin Aamiin Aamiin
Subscribed Ahmed Hasan
Subscribed Maxamed Hasan including AHUN Abwaan Maxamed Cali Kaariye
Luuqada gumaystaha markaad kula hadlaysid wali xor matihid waana tantaagan ilaa maanta
Ninkaani Wuxu Ahaa Nin Adag Digtigtooda Dheg Uma Dhigayo
@ sax sxb mahadsanid
🇸🇦🇸🇦Allah Yaa Raahma Maxamed Siaad barre🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦
God blessé him
😂😂😂😂😂❤❤❤
Kacaanka wuxuu ahaa faasuq diinta islaamka neceb kuwii talada u hayay naarta alla haku fogeeya
Kacaankii iyo qudhunkiisi waxaa soo af jaray general caydiidallaha u naxariista
ragii raga ahaa iyo wakhtigii dahabiga ahaa
Wuxuu dadka kaalinta sare kaga jira raga gabyey. Allah ha naxariisto
Xumaanta leygu shegaye maba lahane siyad bare😢 xumaan ka aminsana
Guul iyo gobanimo somalia hanolato
Khadra Dhool Iyo Codkii Xooganaa Ee Qalinle Rabbi Ha Wada Janneeyo