Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Warye meeshani waxa u danbeysey 1990 USC ayaa hadda TV soo taagan oo tuugo ah mid ciyaal jeeb ahaa oo la baxey OK ayaa warye noqdey cajiib
SXB..waxaad illowday Dr-..Max'ud Max'ed..Muuse ..Ciyaal Kaambo & Saciid Ade.n Cali Anteena ..Ogoow!!!....thanks.
aapo allha ku naxristo afrax yare
Jaale wariye waxaad iloowday. Wariyihii waynaa. IDIRIS NUUR CIGAAL. mahadsanid wariye
Areeno
Wali x. Cali buu katagay imaqashii imadadaali iyo barnaamijkii ciyaaraha wariyihii iba furay ahaana wariyihii yidhi anagaa wadana ciyaartii burco vs kismaanyo u dhaxaysay taariikhdaa soo baadh
Hadda warye waa Ciyaal faaycali iyo Ciyaal Weero iyo Ciyaal Koolo ayaa SAXAAFADII Xoog ku heysta oo aan aqoon laheen Tvga kuwa ka shaqeyeya ayagoo dhareerka ka daya oo jaakad dariiqa ka soo iibsadey wata oo wajigiisa laga cabsanyo ayaa warka kuu sheegaya oo qabiil ku yimid Universal TV waxa xoog ku heysta USC kuwii dhiiga shacabka cabey ayaa madax ka ah jooga muqdisho maxaad warye ka sugeysaa 1990 ayaa u danbeysey warye wax bartey tuugo iyo ciyaal jeeb ayaa warye iyo dhatar iyo engineer wada noqdey
Waxaad ka tagteen Cabdi Xaaji Goobdoon iyo Cabdirisaaq Sugulle Maxamed
Waayyo waayo😂
XASAN afrax faniin loo yaqnay afrax yare
Xasan Bay ibraahin fanax oo walaala ahaa xageed ku ilowdey
yuusuf cali fareey
Allah unaxariisto intii dhimatay
Intii noolna caafimad allah siiyo
Wariye boqorka wariyaal Badan Ayaad ka tagtay wariye afgooyo ..wariye maxamedeyn wariyad Zahra cabdi xirsi .iyo wariye kale oo Badan
Aduunyadii wax walba waxaa la wareegay oo gacanta ku djigay Dad aan ehel u ahayn, waa iska jabhad saxaafadda taabsatay
Falastiin Axmed iyo Mahad Aaden Xassan ayuu iloowbay.🤔🤔
Mmj
Boqorka bartamaha salaan sare.Goos-goos codkooda maad siidaysid.
Boqorka bartamahaSuaal, maxaad dugsiga kamaal ka soo dooni yirtay.
Maclin ayuu noo ahaa isalamaarkaasana jaamacadda ayuu dhigi jiray xaafadda shibisna wuu dagana nisiibuundo kor ayaan lecllahay, waayo waayo
Boqorka kasoo hadal
@@maxamedyacquub8198 su,aashaada waadax ma aha maxaad ulla jeedaa boqarka ka_ soohadal

Boqorka bartamaha salaan sare.
Goos-goos codkooda maad siidaysid.
Boqorka bartamaha
Suaal, maxaad dugsiga kamaal ka soo dooni yirtay.