WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 янв 2025

Комментарии • 146

  • @jamacmohamedhassan8359
    @jamacmohamedhassan8359 4 года назад +6

    Mnsha allaah adeerkay qaali alle haku xifdiyo cimri dheer cibaado suuban alle hakaga baryayaa adeer macaan

  • @mohamedkulmiye8523
    @mohamedkulmiye8523 4 года назад +11

    Manshaallah waa wariye ruug cadaa ah hadana daraawiishtii ah noolow

  • @abdulaahikismaayo7113
    @abdulaahikismaayo7113 4 года назад +13

    Manshalaah xasuus weeye dadka tariikhda. Leh. Somaalida baraha bulshda isticmaasha dadka u faaideeye sidda hanoolo ayaanle xuseen guul wacn

  • @Garraad
    @Garraad 3 года назад +6

    9:41 Darwiish waligii waa mujaahid.
    ilaa maanta ayuu gaal la dirir yahay

  • @mohamedsharif3957
    @mohamedsharif3957 4 года назад +4

    Beautiful voice I love somali bbc before not now

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 11 месяцев назад +7

    Odayga kulahaa dadka kale ee la dilay qiimo may lahayn!
    Qof kaste ilaahay swt ayuu qiimo ka leeyahay,
    Imisaa dulmi lagu dilay, ilaahay swt iyo dadkiisa iyo naftiisa qiimo u lahaa.

    • @GenAbdirahim
      @GenAbdirahim 3 месяца назад

      Wuxuu ka wadaa caan ma eheen

    • @abdulahiosman8610
      @abdulahiosman8610 Месяц назад +1

      @@GenAbdirahimwhat he mean and what he said is diffrent. He was trying to say they weren’t that famous people they just normal people .

    • @LiMo-bf
      @LiMo-bf Месяц назад

      Anigu waxan u fahmay
      . Dad madaxa ayuu kawada

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 7 месяцев назад +1

    Waa weriyiihii aan ugu jeclaa war akhrintiisa bbc

  • @grigorig1055
    @grigorig1055 4 года назад +4

    Legendary voice Walahi. Ilaahayoow cimri dheer, cibaado wacan iyo caafimaad Inshalah. (Xaajigu afka baa dhaqdhaqaaya probably a medical condition).

  • @hamudduale3393
    @hamudduale3393 4 года назад +5

    Aad baan codkiisa uga heli jirey Darwiish Maxamuud Xasan, waana nin geesi ah Ilaah Cimriga ha u dheereeyo

  • @mohamoudabdiguure296
    @mohamoudabdiguure296 4 года назад +7

    Eedaday Aabahay La Dhalatay
    Ayaa Dhashay ismana Naqaano wariyahan maxamuud xasan

    • @mohamudsaid760
      @mohamudsaid760 4 года назад +2

      Cismaan badawi walaalkii ma istaqaanaan? Hhhhhh

    • @jamacmohamedhassan8359
      @jamacmohamedhassan8359 4 года назад

      Awoowe dadka inta badan isma yaqaanan barasho wanagsan awoowe aya ana tahay

  • @LiMo-bf
    @LiMo-bf Месяц назад

    Hanoolato siyad bare waa dhintay

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir Год назад +1

    Afwayne muxuu halyey dilay dabka jahanaba haku waaro

  • @Road94east
    @Road94east 3 года назад +1

    Awoowe Maxamud Allah cimriga ha ku dheereyo I love you .

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Год назад +2

    DARWIISHTA ALLAH U NAXARIISTO

  • @hassanmohamad1542
    @hassanmohamad1542 4 года назад +5

    Hanoolaato caadi matihid sxb dad caan ayaa wareesataa magaratay

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 4 года назад +4

    Mansha allaah maxmuud xasan waaweriyaha aanwarkiisa sigaara udhegeysanjiray dareenkaygana soojiidanjiray

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 года назад +2

    Maxamuud xasan xaaji Omar waanin can ah

  • @mugiwara8579
    @mugiwara8579 3 года назад +3

    MashaAllah aqoonyahaniin dadkii horay ahaayeen sight translation imika maxaa wariye iska sheegta qashin miidhan

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 4 года назад +4

    Illahow caafi wa nin qali ah waxoga garir ah ba ku jira

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 8 месяцев назад

    Hanoolato watariikhda umada Halka lagahelo hore usoco ayaanle

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 4 года назад +4

    Waxan xasuustay 1998kii bbc da codkii wariyaha maxud xasan bbc dana barigaa xataa f m tu mayjirin barigaa

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 4 года назад +3

    Ninkani wuxuu ahaa ragii ugu codka cajiib sanaa ee bbc

  • @karti-soor
    @karti-soor 4 года назад +5

    Weriyaashii iyo Fananaanintii Horree dhaqaallee umay gelin Xirfadooda. Magac iyo sharaf ka qaaddeen.

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 Год назад

    Soo isuma eka Cabdullaahi yuusuf iyo maxamuud xasan,xitaa hadalka Loxdan

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 4 года назад +4

    Ninkani Cabdillahi yuusuf miyuu u eegyay mise anaa mooday?

    • @nanaabdul3104
      @nanaabdul3104 3 года назад +2

      Wuu ka yar casyahay mooyii sida kale waa isagii Allah yarxamu

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 4 года назад

    more more plz viva muxammoud hassan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 месяца назад

    Adeer waa funny kulahaa gaalkii bob mark 😂😂😂

  • @daljirkadaahsoon3478
    @daljirkadaahsoon3478 3 года назад

    Mshlh adeer cimri dheer iyo cibaado suuban ku noolow

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh 11 месяцев назад +1

    Abdulaahi yuusuf uakaa

  • @Shakiressa1
    @Shakiressa1 Месяц назад

    Wararkii Kosova ayaan ku xasuustsa

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 4 года назад +5

    Ayaanloow khadiija hiiraan noosoo wareeyso ina adeeroow gacalle🔥a

  • @saidabdi9782
    @saidabdi9782 3 года назад

    Félicitations pour cet entretien

  • @farsadtv8910
    @farsadtv8910 3 года назад +1

    Gaalkii Bob Martin ku lahaa odaygu kkk waa Darwiish dhab ah .

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 6 месяцев назад +1

    Wuu kaxanaaqaa odaygu da'da kadaa suaasha.

  • @jamcamohamed7405
    @jamcamohamed7405 4 года назад +1

    mansh allah waa aderkay m x x c

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 4 года назад +3

    AYANLOW WAREYSIGAN WUXU ISO XASUSIYE HALKA AN JOOGAY MALINTI WARKA GEERIDA MADAX WEYNIHI HORE EE SOMALIA UU KABAXAY IDAACADA BBC DA . FADLAN SOO WAREYSO WARIYE YASHA BBC OO DHAN INTA AD KA GAADHO .

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 4 года назад +5

    Ayaanlow maxey dadka Reer waqooyi uga cod wanaagsan yihiin somali da kale, hada ninkan codkiisa caadi maaha faseex, gudbinta, jeclaanta wariyenimo, cajiib

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 4 года назад

      Waa hibo ilaahay siiyey masha Allah.

    • @anisaabdi6274
      @anisaabdi6274 4 года назад

      Naadaraba wa rer kofur codkiisune wa beelo yusuf garaad oo bibisida madax u aha ya ka cod mcn Wana rer kofur

    • @user-sr86ui3xsuexi
      @user-sr86ui3xsuexi 4 года назад

      @@anisaabdi6274 waa runtaa qaali dad badan oocod fiican baa jira, laakiin Ninkan waa isoo jiitey codkiisa iyo lahjadiisa.

  • @ubahsicid349
    @ubahsicid349 2 года назад +1

    Maansha Allah cod miyaaa mise codod yaal

  • @ibrahimabdiwahid5804
    @ibrahimabdiwahid5804 Год назад

    8:09
    Abdullahi haji iyo gaalki ..... 😂😂😂😂

  • @asadlionish
    @asadlionish 4 года назад +3

    Cawke,Adaan Nuux dhuule, Maxamud xasan Xaaji Cumar , Cabdisalan Hareeri, Yuusuf Garaad, Siciid Cali Muuse , Cabdirisaaq Xaaji Siraad iyo Axmed Siciid Cige ayaan ku garaadsaday iyagoo BBC ay tahay meesha keliya ee warka laga helo 1995-2000s intii aysan weriyanimada kufsan ciyaal yaryar oo aan weligood school tegin iyo TV yo aan anshax iyo nidaam lahayn .

    • @mohamedsharif3957
      @mohamedsharif3957 4 года назад +1

      Kkkkkkk ciyaalka xafada Kufsi madhafaan

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 года назад

      Dad badan baad ilowday
      Khadra kilaas
      Amino muuse
      Maxamed cumar xeydara.

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 Год назад

      Maxaad uga tagtay Maxamuud Cabdi Cali Ducaale iyo Yoonis Cali nuur Ducaale wuu nool yahay oo Hargeisa ayuu joogay ogaantay Laakiin Yoonis aun .

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 Год назад +1

    Cismaciil cali abokor laandhere buu ahaa wllhi

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 4 года назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مساء الخير الحمدلله والشكر لله ماشاءالله تبارك الله
    جزاك الله خير على هذا الكلام تايب
    Muwaadin oo daacad ucah wadan kiisa somaali ilaahey kheer ha siiyo wariya maxamuud 25sano ayuu kashaqeyey Waxaa ga fiicanaan 6sano kasha qeyey raadiyo mugdisho waakumaxad santahay maxamuud hanoolaato

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 4 года назад +4

    ALLA maxaan jeclaa war akhrintiisa Maxamud Xasan, laakiin sida uu sheegay BBC, VOA iwm waa idaacado gumeysi waana nebcahay.

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 2 года назад

    Waraysi qurux badan

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 года назад +2

    Maxamuud xasan waa ninkii yidhi qarax ka dhashay dhagaatiyada dabka qaada ayaa wax yeeleeyey baarar khamriga lagu fuudo

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 4 года назад

    marwalba waad u walanta LIKE

  • @badalmaxamuud5197
    @badalmaxamuud5197 3 года назад

    Halkaa Ka wad taarikho lumilahaa

  • @guuxshacab921
    @guuxshacab921 4 года назад

    masha allha

  • @badalmaxamuud5197
    @badalmaxamuud5197 3 года назад

    Maashaa allaah Ayaanle Merl fiican ayaad Ka by dartaa kasoo dhasmisaa wararka

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 Месяц назад

    Allow maxaan codkiisa maqlay maxmuud xasan anoo yar baan radio Phillips kadhageysan jiray anigoo waliba reer baadia ah ariga iyo midba mar raaco

  • @abdihakimhersi2912
    @abdihakimhersi2912 3 года назад +3

    God bless his soul! His BBC voice is so exquisite that it evokes a sense of goosebumps when you listen to his voice.

  • @cabdikofee
    @cabdikofee 4 года назад

    Maansha allah allah ha ku daayo waxaan xasuustay horaantii sagaashanka oo aan joogto udhagaysan jiray iyo waliba recordkan oo kamid ahaa raadyowyadii la isticmaalijiray aad baad umahadsantihiin

  • @abdiladiifosman3143
    @abdiladiifosman3143 4 года назад

    Maxaan dhagaystay maasha allah

  • @rooblejama2701
    @rooblejama2701 2 года назад +1

    San dheera ma jamaal Abdinasir baa 😂

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 3 года назад

    Haa, Rag waa Ragii hore....

  • @hassanmohamad1542
    @hassanmohamad1542 4 года назад +1

    Hanoolaato sxb kuma aqoon RUclips lkn maanta kadib waakala soconayaa

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 4 года назад +1

    Ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha udheereeyee wuxuu lahaa cod unique ah. Isaga iyo cawke AHN iyo cabdullaahi xaaji & maxamed Axmed Xaaji (Cagmadhige) kuligood waxay ahaayeen dadcodkarnimo Eebe kumanaystay.

  • @bishaaralidini9361
    @bishaaralidini9361 4 года назад

    Soomaalia ha noolato insha alaah.

  • @dhugfenabadiyonolol9608
    @dhugfenabadiyonolol9608 4 года назад

    Maansha Allah

  • @YussufAbdullahi-h9z
    @YussufAbdullahi-h9z Месяц назад

    ADEER NINKAN MA TAQANAAN
    ANIGUBA BARIGII HORE WAXAN U HAYSATAY NIN FIICAN LAKIIN
    WALAAHI WAA AABAHA QABYAALADA MARKII AY SOMALIDU SOO QAXDAY TARJUMAAN AYUU AHAA MARKII DAMBE WAA LAGA MAMNUUCAY

  • @warsamekhaliif3523
    @warsamekhaliif3523 19 дней назад

    Maalintuusan soo galin madhagesan jirin

  • @AliYusuf1
    @AliYusuf1 Год назад

    Waa xusuustaa

  • @maslaibrahim5124
    @maslaibrahim5124 4 года назад +1

    Wllo ayaanle qofka hadalka kasug

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 4 года назад +2

    Maxaa waaya aragnimo iyo wadan jaceyl ka muuqda ...... Waa ninkii bixiyey dalka ruushanka oo macnaheedu yahay Soviet Union

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 8 месяцев назад

    Maxamuud xasan cod macaanaayaa Maashaa allah,idacaaddu waxad moodeysey inay ruxmayso markuu akhriyayo waa yaraa bbc da codadkaa awgood baan u dhegeysan jirey,weliba idaacad af walba ku baxda ragga noocaas ah waa leedahay tan carabiga ah rag noocaasaa ku jira,weriyayaashii hore ee bbc cod kar lasoo doortay aan ku imman qabyaalad bay ahaayeen,hereri,aadan n dhuulle,cabdinuur,yuunus allah yarxamuh, cawke allah yarxamuh,cabdullahi xaji,iyo rag kaloo badan siciid cali muuse

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 месяца назад

    Adeer ninkan maxaad warka u siisay waa qabiilayste

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 месяца назад

    Maxamed Siyaad allaah yaraxma mooryaan buu ka tegay welina wax ay qasaan mooyee wax may hagaajin

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 11 месяцев назад

    I dhaafsiisnaa jaraidku Muqdisho

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 4 месяца назад

    80jir cml wayee caqliga Allah u y
    Sii yadiyo

  • @akram3130
    @akram3130 3 года назад

    ALLE HA U NAXARIISTO MAXAMED SIYAAD BARRE DAWLADII KALIYA SHACABKA NOLOSHOODA TOOS U TAABATAY OO HOREMAR BADAN KEENTAY AYUU MADAX KA AHAA , DALKA SOMALIYA ISAGAA NIDAAMIYAY

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 6 месяцев назад

    Dhagaatiyada dabka qaada waa ninkan ka maqlay maxamud xasan wariye wayn buu ahaa

  • @abdirizakyusufmohamedrasaa2031
    @abdirizakyusufmohamedrasaa2031 2 года назад +1

    Ayaanle aad ayaad mahadsan tahay

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 11 месяцев назад

    Ismaciil cali abakor xiliga caadi ma ahayn

  • @aliyusuf171
    @aliyusuf171 4 года назад +1

    Ok

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 8 месяцев назад

    Side translation,al turjumah al fawriyah,waa rag tegey raggaa hore hadday saa wax u turjumayeen,aqoon bay u lahaayeen

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 года назад

    Maxud Sh.Axmed dalmar halkee ayuu ku Dambeeyey Ex..Wariye BBC & Radio Muqdisho???...Khatar ayuu ahaa xagga Codka Sida Max'ud Xassan.Scww.

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 3 года назад

    Ragii hore wadaniyada kuweyneeyd kulaha Rushkan nebca mweynahodi o dhintay ayan iri mweynihi rushka o bakhtiyay ciil an uqabo daradeed wayo wa ki naga saftay dagalki 77 o Cuba nagusodiray ALLA YACIZZAK ADER waxasa wadaniyada allow wadaniyada ragi iyo hablihi hore qulubtayada kubeer.

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 3 года назад

    Odeygu muxuu muudmuudsanaya .alla ha dhawro.waa rug cadaa wax tabaaya..

  • @SalaadChanel
    @SalaadChanel Месяц назад

    Faruuryaha maxaaa

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 9 месяцев назад

    YAA HUBA IN LA TOOGTAY??? BILOO AAY KALA XIDHAN YIHIIN???

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 года назад

    Wariyayaasha Soomaaliyeed waa niman qaali ah oo aqoon durugsan u leh siyaasadaha caalamkaka oo ilbax ah, wadankana waxba Dan tari lahaa, laakiin madaxdii Soomaaliyeed ayaa maalin garanwayday.
    Waxay ahayd in xarun wayn oo ay ka hawlgalaan loo sameeyo si ay af ugu difaacaan xuquuqda qaranka Soomaaliyeed ummaddana u wackiest galiyaan. Nasiib darro ma dhicin.

  • @abdirisaqahmed8835
    @abdirisaqahmed8835 4 года назад +1

    I have নমস্কাৰ উপদেশ শৰৎ ইউ টাপিং অবৈতনিক (i have no idea what your 5alkking about

  • @shibis100
    @shibis100 3 года назад +1

    Ayaanle wareysiga si fiican u soo wada daa ama nagadaa wariye maxamuud xasan xaaji waa uu kaa ogolaaday in aad wareysato. laakiin waa jartay qeybta Markuu ka hadlayey kuwaan iminka madaxweynayaasha sheeganaya xadana hantida qaranka (MALAYIINTA DOOLAR BADANA SUNTA KU SHUBA ) waxaan filayaa inuu yiri siyaad bare kuwaa buu dhaamay.

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 2 года назад

      Wuu ka haray Wixii amaan ku ahaa Dawladdii Siyaad.

  • @somsofercenter4282
    @somsofercenter4282 3 года назад

    wa sax wuu baqtiyay galkasta waa in loo adeeg sada eray gaaas

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 28 дней назад

    Waa bariki BBC somali ay noloyd. Dad aqoon leh ka shaqeynayay ee dhexdhexaad ka ahay 5 somaliweyn dhageysan jiiren 100%. Hadda BBC somali manola 10% ayaa dhageysta .waxaa babiyay BBC somali .nin ladhaho YUSSUF GARAAD . aqoontu ku yartahay oo qabyaladu kuweyn tahay.

  • @Himila55
    @Himila55 4 года назад

    ninkan 1992ki ayuu caan ahaa codkiis Waa lagaranaa codka bbcda 5p somalia maekey bbcda soo gasho

  • @siciidocabdiraxmaanmacalin8493

    Wuxuu oran jirey koonfurta badda baasifiga

  • @indhahashacabka9003
    @indhahashacabka9003 3 года назад

    Oadaygu wuxuu yiri kuwan hada madaxwaynayaasha sheegayana ee wadankii iibsaday wuu ka wacnaa Maxamed Siyaad adigana waad jartay warbal halkaa iska hubi

  • @mohamedgeedi3321
    @mohamedgeedi3321 3 года назад

    waqti wayahisa wato ayu aha

  • @ayaanleereg7785
    @ayaanleereg7785 2 года назад

    Ninkaan Russian neceebka ku jclhay libaax waye

  • @AyaanleEric-xf4cm
    @AyaanleEric-xf4cm Год назад

    Nin Russia ila neceb waaye nin culusaa tahay

  • @caddebaaruud8330
    @caddebaaruud8330 2 года назад

    Marshall ninkaasi waa nin Qaaliya

  • @saaycn5473
    @saaycn5473 3 года назад

    Ala kani waa bilaa damiir. Ma dad lalaayay uu garanayoo ayuu ku qoslayaa imika.

  • @ahmedwarsame1136
    @ahmedwarsame1136 4 года назад

    6 sano oo qiiro leh.

  • @macallinyaasiin2761
    @macallinyaasiin2761 4 года назад

    Wuxuuyiri dadkale qiimo maleh إنالله واناإليه راجعون

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 4 года назад +1

      Qof kastaa qiimo wuuu leeyahay way ka noqotay xanuun baa ka muuqda waase nin macquula

    • @abdihassan1995
      @abdihassan1995 Год назад

      Gadaal ayuu ka sharxay waxuu yari dad aad loo yqaano ma ahayn

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 года назад

    God iyo ninkii loowado malakala qariyo qabri qorisar moyee qori kaqaad maleh

  • @kabadagechannel9791
    @kabadagechannel9791 4 года назад

    Dhiig furan maskaxda ayaa kusoo socda
    Waxaana lagu gartaa afkaaga aanan xakumi Karin dhaqdhaqaaqiissa

    • @osmaa014
      @osmaa014 3 года назад +1

      ilaah haa ka bad baadiyo

  • @xariiradpost5973
    @xariiradpost5973 4 года назад +2

    Dadkii shacabka ahaa ayuu kuleeyahay dad qiimole may ahayn yaab yaab halkaa odaygu waakukhaldamay....

    • @osmaa014
      @osmaa014 3 года назад

      Laga yaabo in oo kawaday, dad macruuf ah ma aheen.

  • @ibraahimbarrejiib4476
    @ibraahimbarrejiib4476 4 года назад

    Gaajadii baahday kkkkk

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 года назад +1

    Dhulbahante muuqdisho jecelaa kkkk

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 4 года назад +1

      Haday jeclaadaan sow magaalo Soomaali ma aha? Xageed rabtay inay jeclaadaan adiga ayaa neceb marka waxaagu waa meesha aan necbahay ilanecboow miyaa waxaagu?

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 4 года назад

      Waa u waaali dan u taala ma jirto
      Lkin snm.awgeed ayay u taageran xamar
      Saso kalan aha haderse nacay
      Hhh