Allaha UNAXARIISO WLLKN AFRIKA IYO INTII LAGEERIYOOTAY😢😢😢😢😢❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Halgamaa ayuu ahaa waa inooo soo Dagaalamay AF iyo ADINBA QABRIGA ALLAHA UWAASICIYO WLLKN😢😢😢😢😢
Waa in la soo saaraa sharci u diidaya Farmajo in uu noqdo madaxweeyne mar labaad. Kuwa barlamaanka ku jira waa dad lacag qaata. Haduu markale Faramajo lacag layimaado weey dooranyaan
Allaha u naxariisto Abdi Aziiz afrika wlhi dad muhiim ah ayaa maalin walba naga baxa. War horta hala soo qabto dhiig miiratada uu ugu weyn yahay Fahad xaaraan iyo Farmaajo balauo idin aragtay. Allaha idin baa bi iyo saa islaamka u leeyseen.
Ninka saas u dhaqmay baa dad rabeen in la sii doorto! sababta ma aqaan!. Waxan la yaabay dadka dadka ku dhexjira ee walaalohood dhiigooda gadanaaya ama wax uun dhaafsanaaya Ilaahay swt iyo aakharo maxaa illowsiiyay kolley gaalo maahee? Subxaanallaah
allah haka aqbalo halyaygii hawgalka nafhurnimo idinla beegsaday adiga allah haku soo hanuuniyo murtad Afrika na allah haka abaal mariyo waxuu galabsaday.
Salaam kdb Qof Islam ah oo dadnimo bili’adam leh oo leh waraysigan dad ayaa lola jeda wA ariin yaab leh ! 🤔qof ka qayb galay explosion intas la’eg oo sxbadi ku dhinteen isaga dhawaci ka muqdo in la warAysto isaga ayay cafimad u thy marki dhan laga ego markale waxii u markhati ka ahaa sheego ma Ina Farmajo iyo dad kale ayaa lola jeeda !! War isku xiisoda! Disgusting 🤮 ayad thin Subhanallah!! Very sad to see so many people are so in to Qabiil !!!wilkan sii professional ah oo an xinif lahayn ayu u hadlay Ilahay hauga boga dhayo balayada so gadhay! SSTV hore u socdo idinka Idacada waraysiga qatay !!!
@@Qaali12 thanks sis ,certain of people Waxay raban in ayna araag Dadka aragti duwan oo maskaax nool leh ! Bili’adam ka aqli ku filan ayu Ilahay siyay waxan jogna wakhti ay dadku aqoon /wayo aragnimo leyhin sidee u dhihi karta group gar ah un hala maqlo ! 🤔
Waxaa fican in ad Allah ka baqdo oo adan iska hadal sida qof bila aqli/damiir ba ah ! Ado ah ayaa lagugu yeedhayaa Xamar !! Xamar waxaa ka dhacay waa wax Allah u qoray anytime na Adiga iyo mesha ad ku fanayso ku dhici karo ! Ogow aniga Xamar kuma dhalan Deganka ahana ma dago lkn waxan amiinsahay in an ahay shaqsi Somali ah oo damiir leh xamar na thy casimaydii,ano an waligay arag ! It so shame in an arko ado kale !
Sxb marka hore waad salaaman tahay marka xigta sstv ayaa ku qoran oo calaamadii sstv ayaa saaran mida kale hadii ay meel kale kasoo qaateen waa iney muujiyaan meesha aye kasoo qaateen,
@@maamizzatv4040 taageero indho la'a + qabyaalad qaawan = fahan la' aan macnaha dhabta ah ee dowladnimo, inta qof ee aan waxba galabsan oo alshabaab aa tahay lagu dhibaateeyey xiligii hore ee xasan sheeq xisaab malaha.marka wax layaab ah malaha in fahad yaasiin aad ku eedeysaan alshabaab, waxa loo beegsanaa waa,wuxuu ka dhashay beesha shanaad halkaa ayey arintu isugu biya shubaneysaa
Wiilkaasi Agaasimaha ahi,Xog Muhiim ah ayuu bixiyay,Wariye Cabdicasiis Africa Allah Yarxamu Raaximiin gacan ka xaqdaran ayaa dishaye,Adigana Caafimaad sareecana Sxb incha allah.
Sida aad sheegtay baadhis madax-banaan waa muhiim in la sameeyo
Mujaahid dhab ah. Waa daljirka dahsoon
Ilaahay Ha U Naxariisto Dhamaan Maatida Iyo Inta Qaraxyada Ku Dhintay.
Brother aamiin yaarabi
🖐💯🙏💖❤💖❤
Hg imisa ayee sh.hoose mogadisho ku dishi qeeb ka mida cadaalada
waa raggan maati ahayn murtadiin waaye.
Allaah ha u naxariisto naxariis janatul fardowsa Allaah haka waraabiyo
Allah yarham rahimin
Allaha u naxriisto Wariye Abdiaziz Africa halyeey qaran ayuu ahaa Agaasime sharmaarke Allaha caafiyo
Allaha UNAXARIISO WLLKN AFRIKA
IYO INTII LAGEERIYOOTAY😢😢😢😢😢❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Halgamaa ayuu ahaa waa inooo soo
Dagaalamay AF iyo ADINBA
QABRIGA ALLAHA UWAASICIYO WLLKN😢😢😢😢😢
Allah ya raxma wariye Africa 😢
ILLAAHOOW
Unaxariiso aamiin yaarabi
🖐💯🙏❤💖❤💖..
Allaha u naxariisto Abdiaziz Africa
Ilaahay ha u naxariisto halgamaa cabdicasiis
Ilaahow u naxariiso Aamin
Abdicaziz Africa wuxuu moorayaan ku barbaaray nolal ay ka buuxdo dhagar iyo qabyaalad ilahay baana ku mahadsanyhay in xaarka laga dhoobay
Taas yoomul qiyama kajawabeysa ilahy hortiis walagu yaaba wallahi
انا لله وانا اليه راجعون 😢😢😢
Illaaheey ha u naxariisto adna allaha kuu booga dhayo ma garanaayo sidaan dareenkeeyga ku cabiro dhacdadaas😭😭😭😭
Allah hakucaafiyo
Allaha.unaxariisto. aamiiinyaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
Sharmaake waa wiil fican ❤
Allah ha u naxariisto Aamiin.
Allaha UNAXARIISTO😢😢😢
Waa in la soo saaraa sharci u diidaya Farmajo in uu noqdo madaxweeyne mar labaad. Kuwa barlamaanka ku jira waa dad lacag qaata. Haduu markale Faramajo lacag layimaado weey dooranyaan
Waba Danbile wll In la xidho oo maxkamad lasaro ayu istahila lkn dad nool majogo!
Wlle masul inusan noqan karin way cadahay🥺, waa lagu ajarmay marki hore mar kale Alle naguma soo celiyo
😂😂😂
Xasan baa fiican miyaa kawadaa?
ilahay ha u naxriisto😢
Alaha unaxariisto c/caziis Afrikaans inta dhaawacaayna alaha bogsiiyo
allaha kucafiyo amin
Allaha unaxaristo
Illhu.unaxaristo.afroc
Abdiaziiz.africa.inkaartii.gabadhii.ay.kufsadeen.isaga.iyo.wariyaha.kale.ayaa.ku.dhacday
Gabadhee wll😢
⚠️WLLO SIYAASADDA & FARMAAJO WAXAY AHAYD TII SIYAAD BARRE OO AHAA QOF KASTA OO QIIMA LEH OO AQOON YAHAN HAWIYA AH IN LA QAARAJIYO WAA CADDAHAY WAANA CADDEYD ABSULETLY INA ABTI
😅😅😅hawiye farmajo nilaga qalaaaa
Qofkasta wuxuu sameeyey taariiqdaa qoreysa markii ugu horeysay oo ladoortay farmaajo cidii waxkasheegto iyo aniga dagaal baa Naga dhexeeyey mudukabacdi waxaan ogaadey in uusan ninkaan danba kalahay umada hoostiisa lagu laynayo wuxuu ahaay nin dagaal kale ku jiro
Allaha u naxariisto Abdi Aziiz afrika wlhi dad muhiim ah ayaa maalin walba naga baxa. War horta hala soo qabto dhiig miiratada uu ugu weyn yahay Fahad xaaraan iyo Farmaajo balauo idin aragtay. Allaha idin baa bi iyo saa islaamka u leeyseen.
Hye kawaran hada farmajo iyo Fahad waa tageenee wadanka ma dagay dilkana mala dhafay
Al shabab kaba waa dowlada hada jirta
@@xalkanolosha1437 waa ayaga waxa fangareenaayo. Diidana dowladaan inee hore u socoto.
Hajliga habargidir haysto waxey kuleeyihiin madaxweyne muu kahadlo waa aqoondarada dowladnimada kahaysato
Maxu tacsiyen faramajo asagaba diilayee
Famaajo wuxuu ahaay cuqdadlow qalbi xun waligiisna qof uu ladagaalay ma cafin alaha nagawaday nagumasoo celiyo kaas
Ninka saas u dhaqmay baa dad rabeen in la sii doorto! sababta ma aqaan!. Waxan la yaabay dadka dadka ku dhexjira ee walaalohood dhiigooda gadanaaya ama wax uun dhaafsanaaya Ilaahay swt iyo aakharo maxaa illowsiiyay kolley gaalo maahee? Subxaanallaah
Farmaajo iyo fahad kulane jiis farey Hala soo qabto
😭😭😭😭😭ah
😭😭😭😭😭
Subxaanala
Hawiye iyagaa is babiyey war ama dadkan
Iska qabta ama naga aamusa
nin kaaan iyo abwaan guure waa is leeyihiin ninkan wax wayn ban ka dareemay anigu
allah haka aqbalo halyaygii hawgalka nafhurnimo idinla beegsaday
adiga allah haku soo hanuuniyo
murtad Afrika na allah haka abaal mariyo waxuu galabsaday.
WAAALAGU WASAAA TUUG YAHOW
Murray iyo musiibo adigaa ah al sheydaan umada muslimiinta agh alaha ka qabto
war hooy shabaab isaga hara
Markii dambe wuxuu noqday badbaado qaran bulshada ayuu kicinayay qabyaad ayuu bilaabay.. cabdicasis Africa Allah unaxaristo
hada murtadkaas waa baqtiyay sxb war malahan.
""haday dowladu tiraahdo alshabaab argagixiso maaha anaguna waxaan leenahay argagixiso maaha" warkaas macna weyn baa ku jira
Waa nin wadani ah oo daacad ay ka tahay Kala dambeyn wuu niyad fiicanahay hadduu diinta Baran lahaa wuu Ku liibaani lahaa uurkiisa nadiifkaa .
Nin aad noogu weynaa bey naga dileen. Alshabaab waa mafiyo waa in la baa bi iyaa
Salaam kdb Qof Islam ah oo dadnimo bili’adam leh oo leh waraysigan dad ayaa lola jeda wA ariin yaab leh ! 🤔qof ka qayb galay explosion intas la’eg oo sxbadi ku dhinteen isaga dhawaci ka muqdo in la warAysto isaga ayay cafimad u thy marki dhan laga ego markale waxii u markhati ka ahaa sheego ma Ina Farmajo iyo dad kale ayaa lola jeeda !! War isku xiisoda! Disgusting 🤮 ayad thin Subhanallah!! Very sad to see so many people are so in to Qabiil !!!wilkan sii professional ah oo an xinif lahayn ayu u hadlay Ilahay hauga boga dhayo balayada so gadhay! SSTV hore u socdo idinka Idacada waraysiga qatay !!!
Absolut, waad asibtay wllo shacabka qarkod caqligi ayaa ka dhumay. Waxanse ku faraxsanahy in’ay nool yihin weli kuwa sidado kale ah oo wax garta
@@Qaali12 thanks sis ,certain of people Waxay raban in ayna araag Dadka aragti duwan oo maskaax nool leh ! Bili’adam ka aqli ku filan ayu Ilahay siyay waxan jogna wakhti ay dadku aqoon /wayo aragnimo leyhin sidee u dhihi karta group gar ah un hala maqlo ! 🤔
Hawiye mooryaan idinkaa is dhameeyay
ambalaasta haleeska ilaaliyo dhawac ayey dhamaystiraan dad badan ma oga
Farmajo fahad badhitan iyo kuwii garka uahaa wa in badhitan baldhan lagusameyo ocalamiya faldabiyedki ugaysten
Kiiskii Ikraan taxliiil xaguu kudambeyay,?
Yusuf garaad buu u cod eegyahay agaasimahan dhalinyarada ah
Madaxwenaha protocol ahaan mahan inuu kaa hadlo
In aad dhimato ayey eheday ilaha hadu ku badbadshey maxa qof masulaha u edeene qabiil ay salga ku heysa hoyada waas
Allaw wn daalnay dawlad noo dhis
dadka masaakiintaa ee xamar askartu ku laynayso maxaa saas loogu daaweyn waayey
alshabaab dagaalkeeda soow lama eedin maad ka hadhaan mise Uncle Sam baa xanaaqaya
nin ka ma khaayada cashada u ka xeeyay oo yiri aan so cashayno ma adiguu ahaa
Maya Cabdicaziz africa ayaba maqaayada dalbaday kana wuu kacelinayey Wuxu lahaa gurigaga orod casho udoono marka qof sababtisa gashey lamacelin kare tiisaa dhamatay
Adiga ninyoow qorta maa kujabtay
Wariyaasha say wax u wararstan waxaay moodaan in aakhiro waxbalaga waydiinayn waxan kugu waninayaa aleka baq
Naxaa diideysa sidii loo dikey Abicasiis in UI mahadli Waabo Ninkii ladhaawacee Shirqool lagu diley dowlad farmaaja kadanbeysey
Haddii Runta Usheegi illah kabaq intee jasoo gashaa Waabo dhibanihii ok hadlaaye Adiga waxaa diidan tahey in Laga hadlo Tageere FM tahey
Waataa xamarta ay noo amaanaan
Xamar mad gartaa🗣️
Xamar waa nabad sakiin laq
Waxaa fican in ad Allah ka baqdo oo adan iska hadal sida qof bila aqli/damiir ba ah ! Ado ah ayaa lagugu yeedhayaa Xamar !! Xamar waxaa ka dhacay waa wax Allah u qoray anytime na Adiga iyo mesha ad ku fanayso ku dhici karo ! Ogow aniga Xamar kuma dhalan Deganka ahana ma dago lkn waxan amiinsahay in an ahay shaqsi Somali ah oo damiir leh xamar na thy casimaydii,ano an waligay arag ! It so shame in an arko ado kale !
Qabyaalad hadhimato.
Murtad uu ahaa jaajuusa
Ayaa murtada ma Ninkan Mise kii dhintay Mise farmaajo 🫣🫣🫣
Laakoin waxaan u gartay in fahad yaasiin loo raadinayo kiis
in lagugu daray ahayd adigana murtada
Fidnaa wadaa waraysi ma aha
Hg imisa quf somalia ayaa dishin dilkaa waa cadaalad quf waliba hg gidir la dilo waa cadaalad
Allah Ku cafiyo hg bis wax ma Dilan qabilwalbaaa wax dilay.. qalbiga Allah Ka cafiyo dawo Kuma hayno
Wareysi dhinac ka raran, sstv waxay farmaajo ula dagaalsan yihiin waa axmed madoobe maxaad ula hadashay ,inta ay sidaa u dhaqmayaana waligood horumar gaarimayaan, dhexdhexaadnimona ma sheegan karaan.
Wareysigaan sstv maqaadin. E iskasax adinkana sstv markaad araktaan maxaad Isla washaan
Sxb marka hore waad salaaman tahay marka xigta sstv ayaa ku qoran oo calaamadii sstv ayaa saaran mida kale hadii ay meel kale kasoo qaateen waa iney muujiyaan meesha aye kasoo qaateen,
Meesha wax qabyaalad ah ma taalo
Fahad alshabab iyo dhagar-qabe farmaajo goor aan foogayn micnaha cadaalada way dhadhamin doonaan ifka intay jogaan
Fal-danbiyeedo qaran ayaa dhacay dalka 5 sano ee la soo dhaafay
@@maamizzatv4040 taageero indho la'a + qabyaalad qaawan = fahan la' aan macnaha dhabta ah ee dowladnimo, inta qof ee aan waxba galabsan oo alshabaab aa tahay lagu dhibaateeyey xiligii hore ee xasan sheeq xisaab malaha.marka wax layaab ah malaha in fahad yaasiin aad ku eedeysaan alshabaab, waxa loo beegsanaa waa,wuxuu ka dhashay beesha shanaad halkaa ayey arintu isugu biya shubaneysaa
Beenaale
Mxd ku cadeenaysaa
😭😭😭😭😭