#Gocasho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 июл 2023
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 10

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 11 месяцев назад +4

    Subxaan wa qaadir raxmaan. Somali dadkeed cunto, dadkaygu goormay is dayn doonaan ? Allaha u wada naxariisto. Hargeisa kasoo salaamayaa walaal allaha idin dhowro dhamaantiin !!

  • @issesheikhali2289
    @issesheikhali2289 Год назад +2

    Allaha u naxariisto walalahaas Naga shahiidey

  • @MOHAMMEDV3465
    @MOHAMMEDV3465 7 месяцев назад +2

    ALLE HAWNAXARIISTO DHAMAANTOOD

  • @MubYus
    @MubYus Год назад +1

    Waa dhibaato.

  • @quruxiyocaafimaad-
    @quruxiyocaafimaad- Год назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭 Yaa ALLAH

  • @borowbaydhabo6201
    @borowbaydhabo6201 Месяц назад

    Alla hanaxariisto lkn hadad ragnima kugu jirto u aar sxbdada

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 8 месяцев назад +1

    Weriye yaal in ay shabaab leyneyso wey ogyihiin oo weriye la raadinaayo. Maxaa keenay iney maqaaxiyo ay welwel la'aan uuga shaaheyaan iskana fadhiyaan? Waa aqli xumo.

  • @AbuukaateXasan
    @AbuukaateXasan 5 месяцев назад

    Wariye Absuge AUN dilkiisa waan joogay halka lagu dilaayey, 2012 ayey aheyd, subax innagoo LUDO ciyaareyno ayaan xabado maqalny, markaan istaagnayna meydkiisa ayaan laamiga General Da'uud ugu dul tagnay, waan xasuustaa moobil weyn bu waty oo ehelkiisa laga wacay.
    R.Manta ayuu ka yimid.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Malahiyasha irsaqadoda horjogsaneysa xafado loo ootay qaas dhaqalo qaas loijartay elabor isbital iyo dantigud laibsaday dhimoyin kasocda guri dhise injiner jomatir inta ufududeysay dantaguud daba gal kaso xirada xalane uguhoreyso lacagta wadanka iskamatalay kiiugu horeyay dagal bilabay kii farta ugufiqay eey isagi indha beelay sheko awalba duquu ahaa ilbuu la aa hadana hadii leyla guursaday cares cise oday mal lahoo reer gabadhod loomehriyay haduu malmo tirshoo habenki mar qura kacoo gabadhi waa masbud mas ale aanan maqalin waqtiga nabada shekoyinkas