Barnaamijka Gocasho:Qisada Xamse Maxamed oo dhagarta Khawaarijta ku waayay qeybo ka mid ah jirkiisa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 10

  • @Jamike-123
    @Jamike-123 Год назад +2

    23:7:2023 Hbn axad ah baan daawaday barnamij kan gocasho. Wllhi aad baan uga xumaday. Dhibanahan dhibka ku dhacay waa dhibka muuqda ay geystan malin walbo khawarijtaan umada sida arxanka daran ulaayay. Malin un waa laga baxayaa hdii uu alle idmo insha allah. Intii hbnkas wax garen oo ku dhintay rabi Ha unaxriisto intii kalana badal qayr qabo alle ha siiyo.

  • @quruxiyocaafimaad-
    @quruxiyocaafimaad- Год назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 Год назад +3

    dhagarta khawarijta alle hanaga qabto , cawaan waye aan diin shaqo ku laheen

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 Год назад

    Soomaali cadow aan Shabaab ahayn ma laha.

  • @aliabdikadir551
    @aliabdikadir551 Год назад

    Laaxawla walaquwati ilaa bilaah ilahay tiisaa dambaysa😢

  • @DeeqMohamed-yl7te
    @DeeqMohamed-yl7te Год назад

    Wllhi Waxaan ku waynay aderkey marna abtigey oo ahaa ninkii isku dhajiyay ninkii is qarxiyay😢

  • @aishaabdirahman1510
    @aishaabdirahman1510 Год назад

    ilaahow adigaa na uuuntay ee cadowga nga xoreeey

  • @abdisalamkuulow1428
    @abdisalamkuulow1428 Год назад

    😢😢😢 ala.maxa shabab iyo sharan shurka ee watan ala maxay na indho.tiren😢😢

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Gudaha dibada xagey kadhisanyihin dibada meshi dowlada logamacamililaha hadana doowladi lagu garab wadaa laba qof oo sijesta qofka tabta lajira mana shegi karo qofka tabtay oo inalajiro sidasna labaduba nabar lacaged lagumamulaa wayo cida usiday hadana qaday wax waramo yaa aruursada oo geya dibada shekadi waranka iyo werta naas adag maxaakulmiyay

  • @mushtaaqcadeey7559
    @mushtaaqcadeey7559 Год назад

    waxa aad ula yabaa dadka wali u sacaba tumaya e leh wa mujaahidin ale ha casabo adun iyo aqiraba