Horta inti dhimatay ee muslim ah oo Ziyaad ugu horreeyo Allaha u naxariisto laakiin waxan shakki ku jirin inaan siyaasi kursi doon ah faa'iido lahayn oo waa aragnaa waana ka dhereg sannahay wixi uu Ziyaad ku fadhiyay, raggaas abtigey baa ku jira Allaha u naxariisto caddeyn uma hayo inuu dalka dambi ka galay iyo in kale laakiin siyaasiinta waxan u qabaa cadaawad ma aamino umana noxo waayo waa cadawga dalkayga iyo dadkayga waa dulli kaba qaad ah iyo damiir laawe danyuus ah cadaw aan ayaga ahayna ma lihin haddii kuwa maanta jooga tiirka saas loo geeyana u nixi maayo. Haddii xukun lay dhihi lahaana xabsi dheer ban u jari lahaa waliba dhulka hoostiisa ku yaalla ma tusseen cadceedda Ilaahay cadceedda ha ka qariyee cidkasta oo Soomaaliya lugaha ku dhaggane oo mid aan u nixin oo Ziyaad ka daran Allaha u soo saaree, ma nexe dalkiisa iyo dadkiisa jecel sidi Ziyaad ban Ilaahay ka barinnay, wada talin waxba waa ku keeni weynay guntina waa soo tabannay Ziyaad wadani buu ahaa wuxuuna fahmay ineysan Soomaaliyu walaalow waxba ku lahayne Allaha u naxariisto.
DAMIIR LA'AANTA AYAA KEENEEYSO IN LA QOSLO, WAAYO RUUX DAMIIR LEH DHIBICBA HA LA EKAATEE OO KU JIRTO QALBIGIISA KUMA QOSLAAYO DAD BINI'AADAM AH OO LA XASUUQAY, MACAADALAAHI SOOMAALI LA SII AH.
Wa doqon damiir laheen sidi koxdisi gacan kidhiglayalki xiligaas ee kacanka lamagac baxay dad qimo leh maheen kulahaa naf ale aburtey o khimo laheen miya jirto yaaab kan maxa no horkentey ayalow o qalbiga no xanujisey😭😭
Jaalle Siyaad Aabo Siyaad Guulwade Siyaad Nooloow Siyaad Samawade Siyaad Gaashaankeena Siyaad Macalinka Ummadda Aabaha garashada Xaananeyaha ubadka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Janattul-Firdows hoygaada Allah haka dhigo We miss you so much 😭😭😭😭
Waxaa is weediin mudan dhacdadan masiibada ah ma arin lagu qosli karo miyaa? Murugo ah in la dareemo xaq daro Soomaali guudahaan. Madow Waa dad iska nool maskax, caqli ama garaadkoodu uu xadidanyahay. Qaarad walba ay joogaan iyagaa isku mashquulsan! Mar diin Mar siyaasad marna dhaqaale🦍
@@alinoorchanelali4131 Hanoolaato marka ay saxsanyihiin Waa amaan marka aan qalad u arkana = dhaliil. Ma aha xaasidnimo. Ayaanle Waa nin muwaadin ah.👉🏾 Adiga kala sooc macquul iyo dareen! Tan kale xagee ku baratay qoraalka Soomaaliga?
Wallaalkayow soomaali qosolkan way ka simantahay, mar ay hoogeen iyo mar ay badhaadheen waa qosolkaa, 600dii boqol ee qarixii soobe wax isweydiinaya maadaqashay,waxa inala yidhaah saxariir ku faana,dhoyla,iwm,Allaah ha inoo soo celiyo miyikeena.
Maasha Allah wariye maxamud cod cajiiba ayuu lahaa BBC da aan ka xasusta wuxu u eg u yahay inuu yara strock inuu ku dhacay faalik alaha caafiyo haday taasi hayso waa wariye cajiiba
Waa ragii BBC da wararka ka soo gudbinjiray Mohamoud Hassan. Hadase waa ciyaal af somaliiga aan aqoon iyo habka warka loo diyaariyo loona soo tabiyo. Allow meel baanàday dhe.
Salaad gabeeri kadiye,Mohamed Caynaanshe Guuleed oo beri Subax lagu toogan doono iyo qosal ninka wax wareesanaya iyo ninka la wareesanayoba waa wax lalayaabo runtii sedexnin oo lagu dilay bilaa dambe iyo waxii ilhaano ahaa ee ka dambeeyey iyo halkaanu maanta aduunka ka joogno waa mid subxaanalaah please yaan cid kale idin arkin ama idin maqlin ee ka saara meesha qosolkan xaaranta ah ee aad ku so duubteen meesha please please ka saara
Ma qof an qimo lahay ba jiro, ( dadka wa la dilijiradh lakin dad qimo leh ma ahayn^ Cijib!) Hadaba maxa kasiya qoomkan. Wareyste iyo lawaraysteba 😑🤢😷🤫🤥
Keyse S walalkay Qayr alaah ku siiyo qabiil hadii uu faiido leeyahay runti wadankena 30 sano saan ma ahaden wax dhacay 50 /sano ka hor in la soo is qaado mahan Umada somaliyed intay ilaahay swt towbad waydin lahayen ayay wali qabiil daba joogan aduun iyo aqiro beel walala somaliyed ma is waydiyen qofna inuu qabiil qabrigisa la galayn oo Camal kada ku yaalo aaway saladi sadaqadi sakadi soonki side lagaga aqbala hadii aad qalbigada iyo qulubtada qabiil ku jiro umadan alaah soo hanuniyo xaqa alaah tusiyo Ameen
Asc Jimce wanaagsan aad baan uga xumahay in ruug cadaa weriye ahi dad Muslim ah Gacan ka xaqdarani dishay iyadoo qaraabadii eheladii & guud ahaan Soomaali Maxamed oo dhami daawanayso inuu ku jeesjeeso dhoolacadeeyo dad kale oo Soomaaliyeed pola toogtayna ku sheego dad aan qiimo lahayn
Qaraxi Zoobe nooga warran? 3 nin 1972 la dilay waxa ka mudan inta Somali ku dhimatay 1991 iyo intii ka dambaysay. Immisa wax garad Somali lagu qarxiyey hotels Mogadishu.
Nimanku maxay ku qoslayaan...dad la dilayo miyaa lagu qoslaa. Dad qiima leh may ahayn kulahaa. Ma qof aan qiimo lahayn baa jira. Inuu yidhaa bay ahayd dad magac lahayn bay ahaayeen.
Dadkan hadi la layey maxa ku qoslaysan dadkay ka so jeeden miyanay ka xumanayn ani waxan xasuusta marki cumar carte iyo niman kale dilka lagu xukumay ano yar rer aan jaar ahayn aya mushxarad iyo sacab isku daray anagase gabal inu udumad modaysay gurigena xasuus siyadse maraykan ba ka ridaye lama arken ragas malintaa
Waa Xusùs xun. Markaan waxaas maqlo wa gubtaa. Falkaas waxii sameeyey Ehlu Naar weeye. Farmaajo was waxa u damacsan yahay. Fir xumaa ma Hitler baa dhalay. Go hell. Odagan Wariyaha sheeganaya waa baa qoslayaa. Miyuu ku raaxaysanataa?
Dad qiima leh. Ha dhihin .dheh caan ma aheyn.
Allah swt qofkasta qiimaa ayuu leyahay.
siyaad Barre oo kale ilaahey nooma keeno
Wellee isagoo kale bay u baahan tahay si ay dib qaran micne leh ugu noqoto meeshaan mooryaanta iyo khaa'in wadanku gobolba meel calan beeleedka u suray-
Wax ma garato aragtideedu micne kuma fadhido ,sidoo qabyaaliste iyo waxaan dawladnimo aqoon.
@@AhmedAli-ge5xf sxb ilaah nooma keeno waa runtiis ninkaan mxa yeele siyaad barre allah unaxariisto wax aan kasheegaayo malahane aayad quraana oo ilaahey soo dajiye uu kujees jeesay culimadi kasoo horheesadeene wuu wada dilay mase wadanka nabada uu ahaa aa kamuhiimsan waxkasto
@@mohamouddurmad8660ka waran wixii ka danbeeyey ee dhacay sida adeerkaa muuse juudaan
Wuu mahadsan yahay wariyahaa rug'caddaaga ah.
Allaah ha dhawro, caafimaad taam ahna Alla ha siiyo.
Mahadsanid adiguna.
Kulaha dadkale wa la dili jire kuwasi dad qimo leh may ahena 😡😡
Dad ladilayo ma wax lagu qoslaba se madad an qima lahayn ba jira Allah haunaxaristo
Waan la yaabay dad aan qiimo laheyn ku lahaa ninkaan waa sheyb
Horta inti dhimatay ee muslim ah oo Ziyaad ugu horreeyo Allaha u naxariisto laakiin waxan shakki ku jirin inaan siyaasi kursi doon ah faa'iido lahayn oo waa aragnaa waana ka dhereg sannahay wixi uu Ziyaad ku fadhiyay, raggaas abtigey baa ku jira Allaha u naxariisto caddeyn uma hayo inuu dalka dambi ka galay iyo in kale laakiin siyaasiinta waxan u qabaa cadaawad ma aamino umana noxo waayo waa cadawga dalkayga iyo dadkayga waa dulli kaba qaad ah iyo damiir laawe danyuus ah cadaw aan ayaga ahayna ma lihin haddii kuwa maanta jooga tiirka saas loo geeyana u nixi maayo. Haddii xukun lay dhihi lahaana xabsi dheer ban u jari lahaa waliba dhulka hoostiisa ku yaalla ma tusseen cadceedda Ilaahay cadceedda ha ka qariyee cidkasta oo Soomaaliya lugaha ku dhaggane oo mid aan u nixin oo Ziyaad ka daran Allaha u soo saaree, ma nexe dalkiisa iyo dadkiisa jecel sidi Ziyaad ban Ilaahay ka barinnay, wada talin waxba waa ku keeni weynay guntina waa soo tabannay Ziyaad wadani buu ahaa wuxuuna fahmay ineysan Soomaaliyu walaalow waxba ku lahayne Allaha u naxariisto.
In aad ku qososhaan dad la dilay warkooda ehelkodana idin fiirsanyo ma saxbaa dadkiinoow allahu aknar yaab
Dadkan walal waa bilaa damiir waxan kale oo aan yaabay qof islam ah oo ladilay oo muwaadin ah qiimo malahay Subxanallah walee waayaab
DAMIIR LA'AANTA AYAA KEENEEYSO IN LA QOSLO, WAAYO RUUX DAMIIR LEH DHIBICBA HA LA EKAATEE OO KU JIRTO QALBIGIISA KUMA QOSLAAYO DAD BINI'AADAM AH OO LA XASUUQAY, MACAADALAAHI SOOMAALI LA SII AH.
Wa doqon damiir laheen sidi koxdisi gacan kidhiglayalki xiligaas ee kacanka lamagac baxay dad qimo leh maheen kulahaa naf ale aburtey o khimo laheen miya jirto yaaab kan maxa no horkentey ayalow o qalbiga no xanujisey😭😭
Masha Alaah wariye ween guuleso ruunta ka hadshay wadaani 🇸🇴 tunta ka hadashay ilaahi ha uu naxariisto raagi afweene diley
Ruushku Eeddeyn Ma lahayn Taliskii M. #Siyad #Barre Russia Reer dalalka galbeedku Maay ogolayn weerarka Ethiopia. Siyad Barre macangeeg Talo qaadan ayuu ahaa.
Dagaalkii Itoobiya Somalia belo colaado Sookeeyee kama horreyn.
Waa beentaa cadow yaa la iska difaacayay dad soomaaliyeed gumaysta dhulkoodiine haysta, wixii gumaysiga amxaarada dabadhilifka u ahaa ayaa Ethiopia ugalay dagaalka kadib halkaane kaga sooduulayay dadkooda iyo dhulkooda ilaa ay wadankoodii burburiyeen dadkoodiine xasuuqeen, markii dambane iyagii is xasuuqeen
Dad la dilaayo Waan aqriyey lkn dad qiimo leh ma ahayn😡😡 hadal qof weyn ma aha
Hadalku waa margi "
Calashaan rag madaxweyne ku xigeeno iyo generalo ah may ahayn buu uga jeedaa
Dadku isku title maaha
Maxay sidaan oo dhan ugu faraxsanyihiin. Dad dhintay ayee kasheekenayan😏
Qalad waaye dadka boogahooda yaan la danqin wa xasuus xun
Ismaacil cali abor ooisla markaana ah ❤❤
Allah og kii akhiiro ku wayn qiimona ku leh
Sax allaah ayaa wax walbo og
Jaalle Siyaad
Aabo Siyaad
Guulwade Siyaad
Nooloow Siyaad
Samawade Siyaad
Gaashaankeena Siyaad
Macalinka Ummadda
Aabaha garashada
Xaananeyaha ubadka
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Janattul-Firdows hoygaada Allah haka dhigo
We miss you so much 😭😭😭😭
Loooool sxb ileen twitter is not your only front. Raggeedi
@@randomystuff6859 twitter ma isticmaalo wll
Ilaahow u naxariiso siyaad barre
Siyaad barre Rabbi cadaabta ha ku dheereeyo..
Aamiin yaa allaah
Siyaad bare ilaahey uma naxariisto naarta allaa kufageyo
Dad ladilayo ayay shegayan wayna qoslayan damiirkii maye ciiloba
Waa war la yaab leh.
Habeenimada sabtida soo galeyso warka waxu ku aqrin jiray 4 daqiiqo maasha Allah ALLE ha xafido
maashallah masuul sare
Wareeysigaan oo dhameeystiran soo daa ayaanle
Afweyne ilaahow caddaabta ku fogee.
Ma wuxuu garanwaayay nimanka xidh oo dhiiggooda ha daadin.
Inqilaabkii 1962 kii askartii ka qaybqaadatay Aadan Cadde iyo Cabdirashid waydiideen in dhiiggooda la daadiyo waa kuwaas madaxda u qalanta hoggaaminta ummadda.
Waxaa is weediin mudan dhacdadan masiibada ah ma arin lagu qosli karo miyaa? Murugo ah in la dareemo xaq daro Soomaali guudahaan. Madow Waa dad iska nool maskax, caqli ama garaadkoodu uu xadidanyahay. Qaarad walba ay joogaan iyagaa isku mashquulsan! Mar diin Mar siyaasad marna dhaqaale🦍
Xasadka barnammijka haanoolato dislike sinihayo gacanta ka go
@@alinoorchanelali4131 Hanoolaato marka ay saxsanyihiin Waa amaan marka aan qalad u arkana = dhaliil. Ma aha xaasidnimo. Ayaanle Waa nin muwaadin ah.👉🏾
Adiga kala sooc macquul iyo dareen! Tan kale xagee ku baratay qoraalka Soomaaliga?
Wallaalkayow soomaali qosolkan way ka simantahay, mar ay hoogeen iyo mar ay badhaadheen waa qosolkaa, 600dii boqol ee qarixii soobe wax isweydiinaya maadaqashay,waxa inala yidhaah saxariir ku faana,dhoyla,iwm,Allaah ha inoo soo celiyo miyikeena.
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaنننممم
Ayaanle x Cabdi
Mahadsanid
Adi iyo Hanoolaatto
Ma wuxuu ku mahadsan yahay 48 sano ka dib inay bok danqiyaan aqli saliima mahan
Maryan Walaal Taariikhdu wa shiigis
Qaraar iyo macan 2 daba
Ayaanle allaaba dadkii Hore ayuu Waraystaa
Wuna Mahadanyahay
Dadkaan dad kama danbeyn dad qiimo leh bey ahaayen
Naclad kugu dhacday odaygan madaxa cad wuu iska qoslaya muxu kuqoslayaa dad baa dhintee alah unaxaristo xita afkisa masoqaban wayay 😢waxan oo kale in lawaresto ladhagesto ma istaahilo .ayaanlow lamida tahay qosolkas jooji wa kugu ceeb adigo wariye ah inaad sidas kudhahdo
Allah ha unaxariisto general Salaad gabayre kadiye nin dhalin yara ah oo firfircoon siyaad Barre naftiisa ayuu oga baqay markaas ayuu tooktay Salaad oo Kale dalka wax badan ayuu utari lahaay lkn ninbaa isku soo caan baxshay
halaal media @ BEENTAA GABEYRE ASAGAA U DHIIBAY TALADA SIYAAD BARE WUU KA SHALAAYAY MAANTANA SIDII OO KALE FARMAAJO WAXAA KEENAY SHARIIF KKK 😀😃😄😁😅🤣😂
@@AR-cx5yf Salaad iyo shariif ismalahan shariif waa nin jabhad ahaay lkn Salaad nin mutacalim oo daraja sare ka gaaray ciidanka iyo siyaasada Salaad waa uu ka wax tar fiicnaay shariif iskumane dhigmaan
@@halaalmedia3416 childish canug yar oo marin habaawsan ayaa tahay
`Naftiisa ayuu oga baqay' hadal micna leh ku Hadal mise iska aamus
Waxaa jiray sharci lasaxiixay dabayaaqadii 71dii kasoo dhigaya qoofkii lagu hela wax lidi ku ah Towrada iin la toogto Salaad Caynaashe sharcigaas ayeey ku daceen
Qoorsheel iyo Qorweyne oo ku kacay fal ka dan ah Towrada 1971dii intaan sharcigaas la saxiixin xarig kaliya ayeey muteesteen
Caqli caruurnima iyo cadiifad qabiil ayaa ku hayso
Salaad Gabeyre Kadiye rag ka qiimo bdn ka qibrad bdn ka aqoon bdn ayaa joogay Eg Janaraal Maxamed Cali Samatar iyo Janaraal Cabdalla Maxamed Faadil
Waxaa ila muuqata canug yar oo aan aqoon u laheen Siyaad Barre marka si fcn u soo baro taarikh noololeedkii Jaalle Siyaad ka dib ayaad oganeysa talaaba kasta oo uu qaaday sababtuu u qaaday.
@@AR-cx5yf Farmaajo iyo Shariif waa labo Xoolo oo umadda soomaaliyeed duleeyay
Kacaankii Soomaaliyeed wuxuu curtay talaado 21kii Oktoobar 1969kii.
Wuxuu ahaa fikir ka yimaaday taliyihi ciidanka xiligaas Jaalle Siyaad ka dib doorashadii muranka bdn dhalisay ee 1967kii
Waa qorshe mudda 2sano soo socday
Amarkii iyo Qorshihii lagu fuliyay waxaa iska lahaa Taliyaha Ciidanka oo ahaa Jaalle Siyaad
Xiligaas Salaad Gabeyre sarkaal Gaashaanle dhexe ah oo siyaad bare ka amar qaato ayuu ahaa
Ninkii ku dahay Siyaad Barre ayaa xiil loo dhiibay beeen ayuu ku sheegay
@@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و waxad sharciku sheegayaa wax uu afwayne samaysay si uu dadka ugudilo sifudud cidii kursiga damacdaa ay aduunka dhaafto waxaasookale sharcihaku sheegin
Subxaan alaah kan waraysanya iyo ka lawaraysanayaa damiir iyo dareen ka fog hadee waabaqos layaan dad lalaayana qiimo laan ku sheeg
Taarikhda waa muhiim khaasatan dadka asaga ookale wareysiga inuu intan kadheraado ficneed
Ina siyaad barre, cadaabta jahanamo Rabbi ha ku dheereeye.
Ha dhihin si das waxaa laga yabaa in o ka xumaday igaralinoqo
Maasha Allah wariye maxamud cod cajiiba ayuu lahaa BBC da aan ka xasusta wuxu u eg u yahay inuu yara strock inuu ku dhacay faalik alaha caafiyo haday taasi hayso waa wariye cajiiba
Dadka xasusin wax lailobay isku direh
Maxmuud Xasan Xj Cumar codkiisu caadi ma ahayn.
aaway kuwii la dilay 1961 ee ka soo jeeday waqooyi, koonfur baad sheegtaane
noradino osman @ waqooyi wax laga dilay majirin waa beentaa
Waa kuwee kuwaad sheegaysaa ee la dilay ee reer waqooyiga ah
DAD BADAN BAAN AKHRIYEY LAKIN DAD QIIMA LEH MAAHAYN KUYE SUBXAANALLAAH MAQOF MUSLIMOO QIIMA LAHAYN BAA JIRA????????
Asc wlaaayaal, wxa laiisheegay inaan dhashay maalintii latoogtay nin la yiraah Cirre, lagayaabo qaarkiin inay xusuustaan ama yaqaanan qof oh bisha tiradeeda maalintaas, wxay aheyd 1978 ama 1979, axsan iisoo dhagadhageeya sanadka iyo maalinta, mahadsanidiin
Walaal sidaan taariikhda ku hayo Maxamuud Sheekh Cismaan (Cirro) waxaa la toogtay
Khamiis, 26kii October 1978.
Waa ragii BBC da wararka ka soo gudbinjiray Mohamoud Hassan. Hadase waa ciyaal af somaliiga aan aqoon iyo habka warka loo diyaariyo loona soo tabiyo. Allow meel baanàday dhe.
Alle uma naxaristo gacan ku dhiglaha xasuqayi umad dhan
Anoo yar 1990s ayaa aabahay wuxu lahaa rikoodh wayn galab kasta wuxu dhagaysan jiray BBC waxaa warka inta badan akhrin jiray Maxamuud Xasan wuxuu lahaa cod aad uwayn oo rikoodhku gariirayo markuu hadlayo .
Ninkaan cod ayuu lahaa. Tan kale dad iska qosla ayaa jira oon xumaan ka wadin.
Haa Waa dhacdaa sxb ani ayaa saas ahaa inkastoo Aan iska jiray hadda
Yayuu
Salaad gabeeri kadiye,Mohamed Caynaanshe Guuleed oo beri Subax lagu toogan doono iyo qosal ninka wax wareesanaya iyo ninka la wareesanayoba waa wax lalayaabo runtii sedexnin oo lagu dilay bilaa dambe iyo waxii ilhaano ahaa ee ka dambeeyey iyo halkaanu maanta aduunka ka joogno waa mid subxaanalaah please yaan cid kale idin arkin ama idin maqlin ee ka saara meesha qosolkan xaaranta ah ee aad ku so duubteen meesha please please ka saara
A Hashi ninkan kacaan ayuu ahaa taas weeyan sababta uu u Qoslaaya ilaa iyo hadda wuxuu rumeysan yahay wixii dhacay in ay ahaayen wax Sax ah.
Ninkan wxu u egyahay abdullahi yuusuf axmed, allh u naxariisto
Wareysiga asoo dhameytiran majiro miyaa
Hadaad taqaanay maxaad la qoslaysaa waa bilaa damiir soomaalidu.
ninkaan muxammoud xassan codkiisa inaba caadi ma'aha long time garaad muxammoud
War hayaay ninkani ma maxammuud xasan baa, ninkaas muddaan raadinayey muuqaalkiisa,
🙂🙂🙂🙂😔🇸🇴
Ma qof an qimo lahay ba jiro, ( dadka wa la dilijiradh lakin dad qimo leh ma ahayn^ Cijib!) Hadaba maxa kasiya qoomkan. Wareyste iyo lawaraysteba 😑🤢😷🤫🤥
AHUN
Malin gaas 1995 wan dhagaysanayay runtii
NAFTA baniaadanku waa isku qiimo, Dad badan ayaan akhriyay magacyadooda laakiin dad qiimo ah malahayn waa kuwee kuwaas aan qiimaha lahayn??????
Ma yaabtay sxb qof walba naftiisu qiimo ayay leedahy dadkaa malaha kamuu naxaynba odaygu
Sxb maasha Allah waxn ka xasuustaa halhayskisa dirirta dagaalka
ALAAAHU AKBAR DADKA QAARBAAA BILAAA QIIMO AHAAA KULAHAA
DAD BILAAA QIIMAA MAJIREEEE ADEEER ILAAAH UTOOBAD CELI IBNU AADAMKA CAMALKIIISUUUNBUUU MARNA ALLLE UGU DHAWAADA MARNA UUU KU KUFRIYAAAAA
MAXAMUUD HASSAN waa ninkii bixiyey dalka ruushanka.
Waxaan xasuustaa 80kii isagoo aqrinaya warka. RABSHADO IS HUWAN AYAA KA DHACEY DULEEDKA LONDON MEELAHA QAMRIGA LAGU FUUDO .
allow unaxariiso Gen salaad gebeyre kediye afweeyne ceeydiid intuu kacararayay buu suuli ku dhintay
Siyaad barre iyo wuxuu dhalay dhalayba masiibo haku dhacdo.
Isla markaana ah isamarkaana ah
Waa wariye sare
Waxa uu kahadlaaya dad ladilay oo lagu dilay xaqdaro 2badoodane weyba ku qolsaayan sida in uu ahaa dhacdo caadi ah weeyna qoslaayaan bal kawaran eheladii uu ka dhashay dareen intee la,eg ah ayeey dareemaayan
Waa waxa laga xumaado sidaa daraaded waxaa iga mudan tahau dislke qof waliba oo u arko dhacdo fool xun ama dadka somaliyeed dareen xun ku sii abuureyso fadlan dislke saar waa hadaad tahay wadani dulmiga neceb
@keyse s. Wax xumaato ah iigama muuqato meesha waxa laga hadlayaana waa taariikh dhacdey 50 sano kahor. Wariyaha waa nin iska farahsan oo open face ah fadlan jooji dagaal komentiyeedka
kayse @kuwaa aad sheegayso kama fiicna kuwa maalin walba ladilayo waxba dadka hala Fadilin
Keyse S walalkay Qayr alaah ku siiyo qabiil hadii uu faiido leeyahay runti wadankena 30 sano saan ma ahaden wax dhacay 50 /sano ka hor in la soo is qaado mahan Umada somaliyed intay ilaahay swt towbad waydin lahayen ayay wali qabiil daba joogan aduun iyo aqiro beel walala somaliyed ma is waydiyen qofna inuu qabiil qabrigisa la galayn oo Camal kada ku yaalo aaway saladi sadaqadi sakadi soonki side lagaga aqbala hadii aad qalbigada iyo qulubtada qabiil ku jiro umadan alaah soo hanuniyo xaqa alaah tusiyo Ameen
Wariyuhu isagaa idinka wada jeclaa nimankan hadalkiisa dhuuxa wuxuu yidhi laba saaxiibadeey yay ahaayeen, waa iska qosol gariir ninka waraysanaya yaa qoslay isagana waa iska qoslay, markaa isagaa inooga aqoon badan inoogane naxariis badan
waaa Taariiikh.
Ninkani wuu asaasaqay wuu qoslaya dad madaxa oo xaq darro lagu toogtay.
SIYAAD BARRE IYO ARDAYDIISA. WAA SIDAAN. HADEE QIIMA LEEYIHIIN IYO HADII KALE KAN
OO KALLE MESHA UU MAANTA KU NOOL YAHAY IN LAGU DILO AYEE MUDANTAHAY
Si jees jees ah ayuu usheegayaa wuu iska qoslaya kulahaa kuwa kale waa ladilijiray wax qiimo maleheen
Malaa wuu xanuunsanaya odaygu codkiisu wuxuu ahaa codkii fiicnaa ee BBC du lahaan jirtay waqtigaa. Sorry Nolol baa ka badatay waqtiga
Maxamuud xasan nin cod macaan BBC sida dhageysigeeda isaga iyo adan nuux abdilahi haji ,hareri,cawke, siraad baan sogaley,1999
Odeygu dee war buu akhriyaye se munaafaqadda ka joojiya aad la daba gasheen
Asc Jimce wanaagsan aad baan uga xumahay in ruug cadaa weriye ahi dad Muslim ah Gacan ka xaqdarani dishay iyadoo qaraabadii eheladii & guud ahaan Soomaali Maxamed oo dhami daawanayso inuu ku jeesjeeso dhoolacadeeyo dad kale oo Soomaaliyeed pola toogtayna ku sheego dad aan qiimo lahayn
Qaraxi Zoobe nooga warran? 3 nin 1972 la dilay waxa ka mudan inta Somali ku dhimatay 1991 iyo intii ka dambaysay. Immisa wax garad Somali lagu qarxiyey hotels Mogadishu.
Ha noolaato noolow
Maxmud xasan waa reerbuhodle
Walaalkii cisman xasan wuxu BBC ka sheegay xoriyadii iyo warkii afganbigii 1969kii
Nimanku maxay ku qoslayaan...dad la dilayo miyaa lagu qoslaa.
Dad qiima leh may ahayn kulahaa. Ma qof aan qiimo lahayn baa jira. Inuu yidhaa bay ahayd dad magac lahayn bay ahaayeen.
Waxaan filayaa in ay walaalo yihiin Cismaan Xasan oo weriye cajiiba ahaa BBC 60s & 70s. Cimaan Xasan, Cismaan Sugulle, Mustafe X Nuur, Cabdillaahi Xaaji..iyo Qaar kaleba.
Ninkani inuu maxamuud xasan yahay haddaan arkay qof soo qoray odayga codkiisa sagaashanaatkii annagoo yaryar baan isaga iyo raggaa aa sheegtay qaarkood awgood bbcda u dhegeysan jirney annagoon ogeyn wax waddanka ka socda
NOOLE HADDII UU DHINTO MA SOO NOOLAADAA MAR KALE !!!!!!!
ANIGU JAWAABTAYDU WAXA WEEYE :
"LAMA ARAG OO LAMA MAQAL"!!!!!!!!!!!!!!!
💔💔💔💔💔💔💔💔GGurigiibe Gacakudhiiglayaal😢
Waa nacas ku qoslaaya dilka
Ha dhacdo
Ninkani ma maxammuud xasan baa, maxaan codkiisa jeclayn aakhirkii sagaashanaatkii bbc da
akhdaradi ayow aqrijirey markaa aya afkisa lakala dafa maxa Somali lagumadey xiligi mijrim seyaad bare balayo haku dhacde
Hada maxaa isbedeley Somalia…..?!
Ha noolaato
Waxaa xalayto Moosko ku bakhtiyay...
Waayaab caadaalaad
Muxuu ku qoslayaa dadkoodi ayaa daawanaye!
Maxaa laga wad wadaa kuwaasi tageee
Ninkaan waxy yihiin wll madaxweyne Ku xigeen kii hore puntland
May waa kala duwan yihiin maaha walaalo
@@sadia_844 indr waayee ina cmey
Aakhiro ayuu ka jawaaba asiga iyu adigaba
Wlhi waa nin damiir leh nin raga umbaa garankara ruushka godabta uu inaga gallay
Ninkan maxay dadka u dhagaytan mar walba wuxu ka hadla dhowr qof o dadkisa away somalida kale malyumadkoda
Waxaan daris la ahaa gabadha cqaadir dheel
Asc
Dadkan hadi la layey maxa ku qoslaysan dadkay ka so jeeden miyanay ka xumanayn ani waxan xasuusta marki cumar carte iyo niman kale dilka lagu xukumay ano yar rer aan jaar ahayn aya mushxarad iyo sacab isku daray anagase gabal inu udumad modaysay gurigena xasuus siyadse maraykan ba ka ridaye lama arken ragas malintaa
Adeer maxamad KU qoslaysaa
Waa Xusùs xun. Markaan waxaas maqlo wa gubtaa. Falkaas waxii sameeyey Ehlu Naar weeye. Farmaajo was waxa u damacsan yahay. Fir xumaa ma Hitler baa dhalay. Go hell. Odagan Wariyaha sheeganaya waa baa qoslayaa. Miyuu ku raaxaysanataa?
Yaab duulii
Waa fashil
dadkaas ayaa ahaa wadani ahaa
Cajiib waaye ninka
Waa wariye rugcadaa ah illaahow cimriga udheeree
Dad khiimo leheen!?
Ma carab aa
Ma waa soomaali waa reer Buuhoodle
afwayne cadaabka ilaahay ha ku fogeeyo dhiigya cab ilaahay ayadin iska arki