dhulka aan ku noolnahay wax ka ogoow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024

Комментарии • 224

  • @abdihargaysaawi5363
    @abdihargaysaawi5363 7 лет назад +84

    Lailaha ilalah muxamad rasululah

  • @ahmedbargaani7202
    @ahmedbargaani7202 6 лет назад +6

    Masha'Allah Tabarakallah, Walal Cumar Inshar waxaan kuu Rajeynayaa Horumar iyo Hiigsi Wacan, Runti aad baan ugu Riyaaqay Barnaamijyadaada Qiimaha badan, Dadaalka aad sameyneyso Allah hakaa Ajarsiiyo, Mahadsanid waa Walaalkaa Ahmed Bargaani,

  • @naciimacagane9146
    @naciimacagane9146 6 лет назад +6

    Allow cimriga kuu dheeree oo cfmd taaam ah kusiiii pwh aqontada oo kle wiil leh ayn Alle ka paryey.

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 лет назад +20

    Thanks my brother 😘

  • @osmanhassan20
    @osmanhassan20 4 года назад

    ALXAMDU LILAAAAAH ALLE AYAA KU MAHADSAN NIMCOOYINKA OO NASIIYAY

  • @MohamudAar
    @MohamudAar 6 лет назад +3

    💯❤ Keeep it wll.
    Runtii faaiido aan laqiyaasi karin bad bulshada u haysaa

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 3 года назад +1

    وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 3 года назад +1

    الحمد لله على كل حال

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 5 лет назад +3

    تقدم ان شاء الله

  • @aboodigas4474
    @aboodigas4474 5 лет назад

    Subhana man hadaa khalquh

  • @maxamaddaahir8868
    @maxamaddaahir8868 2 года назад

    Asc wall cumar wan ku salamay salan kadib waxan ka codsana inaa iso dirto codka ugu horeyo ee muqalka ku bilowday codka ogansho ku qorantahay waa iga codsi wan jecelahay codkaaas

  • @sahankaguusha2543
    @sahankaguusha2543 4 года назад

    Sxp waad mahadsantahy keep going bro

  • @muna2378
    @muna2378 5 лет назад +5

    Bosaaso iyo Barbarna miyaa udhawyahy

  • @kingawale6319
    @kingawale6319 5 лет назад

    Laa ilaaha ilalaah subxaaanaka rabil caalamiin lakal xamdu walakal mulki laashariika lah

  • @alonestar3140
    @alonestar3140 2 года назад

    Wll ogaansho ramadaan weeye video noo so badi wa no muhiim sapapto ah waxyaaabo badan ban ku dhafynaa

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 7 месяцев назад

    Inta 2024 fiirsanayso like wan idin salamay ❤😂

  • @somalifunny3945
    @somalifunny3945 7 лет назад +7

    wow wllke tnx

  • @shaficiaxmed358
    @shaficiaxmed358 5 лет назад

    all xamdu lilaah Allen naxaris pdana

  • @hawaluulmohamed4512
    @hawaluulmohamed4512 4 года назад

    Alhamdu lilah

  • @bashiiryuusuf2926
    @bashiiryuusuf2926 2 года назад +1

    Maskaxdaada carabnimo ayaa gashay ee halka aad kawkab ka leedahay meerayaal dheh, magacyada meerayashana sida aan u naqaano u sheeg.
    Saxal
    Mariiq
    Faruur cirir
    Cadceed
    Aduunka(dhulka).
    Dayaxa
    ... Iyo qaar kale.

  • @ayuubmaxamedmaxamuud5251
    @ayuubmaxamedmaxamuud5251 7 лет назад +1

    Masha Allah

  • @axmedsharey5224
    @axmedsharey5224 6 лет назад

    Masha allah mahadsanid wll

  • @salam2900
    @salam2900 6 лет назад +1

    Wllh. Waa. Runtaaa. Ale. Hagu xafido

  • @ismaciilcabdulahi407
    @ismaciilcabdulahi407 6 лет назад

    mhdsndin bhda ogaansho wxan idinka rabnaa latitude and longitude

  • @yahye_jamac2469
    @yahye_jamac2469 6 лет назад

    Mnch Allah wll waxaad noo soo gudbisaa waxyaabo layaab leh pleas

  • @abdirahmaanantos1378
    @abdirahmaanantos1378 4 года назад

    Wlla ogaansho nio aniga been ila tahay in bili Aadam uuu ogaaday culeeska dhulka macquul taas maahan ma ogi hadii lagu sheegay quranka

  • @abdihargaysaawi5363
    @abdihargaysaawi5363 7 лет назад

    Subaxanalah Allahu akbar

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 7 лет назад +1

    waw

  • @AbdisalamahmedTech
    @AbdisalamahmedTech 4 месяца назад

    Yaa daawanaya 2024?

  • @mohamedmohamoud7168
    @mohamedmohamoud7168 5 лет назад

    Sxb RAALINA AHAW MARKAAD WAX SHARAXAYSID. AFAFKALE AYAA KUGU BADAN EE SOOMAALI MA URAADINKARTAA PLEASE WAAD MAHADSANTAHAY

  • @curuboflms9833
    @curuboflms9833 5 лет назад

    Www ogaansho ad baa umahsan tihin

  • @moaahmed319
    @moaahmed319 6 лет назад

    sxb micnaha calaamada #Dab ma nu sharixi kartaah

  • @yassinnabadon5370
    @yassinnabadon5370 4 года назад

    Haaye ninkan kawkab iyo sukhra iyo ereyadan muxu ugala jeeda maxaa udiiday afkiisa hooyo

  • @maankaofficiallmedia3159
    @maankaofficiallmedia3159 6 лет назад

    masha allah

  • @salam2900
    @salam2900 6 лет назад +1

    Ogaansho

  • @mowliidmacaane1366
    @mowliidmacaane1366 6 лет назад

    Codsigeygu waa maku soon Dari kartaa baranaamijka baranaamish kusaabsan xayawaano was IGA codsi oookaliya

  • @abdirhman369
    @abdirhman369 4 года назад

    Dhulku ma wareego

  • @osmankhalifosman7493
    @osmankhalifosman7493 6 лет назад

    Barnamishyadan

  • @moviestream2987
    @moviestream2987 6 лет назад

    warbixin ku sabsan qoraxda sxb mahadsanid

  • @kadhacgang7661
    @kadhacgang7661 6 лет назад +1

    sabtalyuun kiilo garam waligey ma maqlin

  • @khalid5249
    @khalid5249 7 лет назад +7

    War afcarabiga nagadaa ma fahmaynee Aggah

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 7 лет назад +1

      Khalid Mohamed waar naga aamus hadaa ma xabashi basd rabtaa?

    • @ramzehythmoni1777
      @ramzehythmoni1777 6 лет назад

      Mohask Tv yaa yidhi xabashiba inoo dhow... Balse afka xabashigu ma caalamibaa sidan englishka iyo carabiga
      .
      Waar naga aamus.😂😂😂

    • @mdhayirmohamud595
      @mdhayirmohamud595 6 лет назад +1

      Walalayaal Afka carabigu wa luuqada 2 ee dalka wana luqad rasmi ah hadii adinku dayacdeen ka slhalaya

    • @aghader8751
      @aghader8751 6 лет назад

      Jettad 016 😁😁 wlh waxu shego waxba kama fahmin

    • @naimanura
      @naimanura 6 лет назад

      Wala si xishmad leh ula hdl qofka. Sida isaga oo adiga kuu cabiidsan ama aad amrryso ha ula hdlin fadlan. Isku day ixtiraamka.

  • @mdhayirmohamud595
    @mdhayirmohamud595 6 лет назад

    Mars, Jupitor iyo dayax gacmeedbaa tegay meel hebel waxaas wa ruwaayad naloo samaymsyo waxaan isleyahay aragtidayda sida gabadhi Masarida ahayd malin hore sheegtay waxaani waa waxba kama jiraaan

  • @aadamabdirahmaan9768
    @aadamabdirahmaan9768 10 месяцев назад

    beenta naga daaya

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 7 лет назад

    ayaad ayad noogu faaidaysay

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 6 лет назад +79

    naxariis badanaa alle sw alx

  • @musdafemaxamed2649
    @musdafemaxamed2649 7 лет назад +42

    BAHDA OGAANSHO WAAD MAHAD SANTIHIIN

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 5 лет назад +18

    جزاك الله خيرا اخي الكريم
    MazhallH AfkeNa hooyo alle hano daaiMo
    wxan ka codsnaya in vedioyal nocaano kle ah inoso dajiso لأني احب حكي الفضاء الخارجي ❤✌ وبحب اسمعها في لغتي الصومالية

  • @muhannadabdiawl3794
    @muhannadabdiawl3794 4 года назад +5

    Een Ustaad Waxaad dhahday dhulka ayaa la qoday qiyaastii 7Km cml Kuleylka qoraxdana wuu sii siyaaday, marka su'aasheydaa waxaytahy Qoraxdu ma xaga sare bey naga xigtaa oo wey naga koreysaa mise wey naga Hooseysaa? Mahadsabid

    • @MrWISDOM7080
      @MrWISDOM7080 4 года назад +1

      qorraxdu way taagantahay halka dhulkuna soconayo wuuna ku wareegaa oo mar wuu ka hooseeyaa marna wuu ka sarreeyaa marna wuu la simanyahay.
      kulaylka uu ku leeyahay wuu sii siyaadey marka dhulka la qoday waa kulaylka bu'da dhulka

    • @jabaqsheegmedia9948
      @jabaqsheegmedia9948 2 года назад

      Aan kuu sheego kuleel oo dhan sidiisaba inuu qorraxda ka yimi waa ogtahay saw maahan, marka waxu ku dhahay ustaadka kuleelka dhulka ku kaydsan waaye

  • @bashiirxuubey1312
    @bashiirxuubey1312 6 лет назад +19

    Asc Omar inshaa waxaan rabay in aan Kula kulmo

  • @abditz7425
    @abditz7425 7 лет назад +16

    jupiter dhulka lagumagacaabo warbixin nooga soo diyaari hadaa jaanis u hesho

  • @anwarhaaji6411
    @anwarhaaji6411 5 лет назад +5

    Subxaanallaah

  • @heblaayomohamed3364
    @heblaayomohamed3364 5 лет назад +6

    Fasaaxadaada ilaahay hakuu ziyaadiyo Walal.

  • @axmedsharey5224
    @axmedsharey5224 6 лет назад +3

    Dadaalkaaaga Alla maxaqiro iyo cilmiga aad maalinkasta u faa'iideesid wlaalahaaga muslimiinta

  • @mohamedabdiabdullahi3090
    @mohamedabdiabdullahi3090 7 лет назад +21

    Masha allah walal dadaal

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 10 месяцев назад +2

    الحمدلله على كل حال 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MohamedIbrahim-dt8cg
    @MohamedIbrahim-dt8cg 3 года назад +4

    Thanks so much bro I love your channel

  • @sooyaanxikmaawi333
    @sooyaanxikmaawi333 Год назад +1

    الحمد لله على كل حال الحمد لله دائما وابدا

  • @farahdada6141
    @farahdada6141 6 лет назад +1

    Walaal waxaan kuwaydiin. Satellite ku ilaa intuu gaari karaa kor ahaan

  • @lipanclahi6902
    @lipanclahi6902 6 лет назад +10

    masha allaH OGAANSHO cilmigiiNa allaha idiin faa'ideeyo

  • @khaledmaxamed6281
    @khaledmaxamed6281 4 года назад

    Iyo 2020 waxanu arkena waxyaabo yaab leh sida corona vers iyo dabka ka socda ostearliya

  • @happybeautylifechannel1365
    @happybeautylifechannel1365 4 года назад +2

    manshabalaah wll iam youu new supscraber alaah hakubarakeeyo wa janal cajiiba

  • @Ershad44
    @Ershad44 3 года назад

    Omar inshaar Liverpool muu taageraa 🤣🙏🙏🙏

  • @zakiaabdi9343
    @zakiaabdi9343 6 лет назад +1

    Waaad mahadsantihiin bahda ogaansho marka hore marka 2aad waxaan idin waydiin lahaa waxaad tidhi qaaradaha Waxaa ugu weyn dhul ahaan iyo dad ahaanba Asia waa sax lkn waxaad tidhi Waxaa soo raaca Africa africana na saan maqlay Waxaa ka weyn Australia Dad ahaanna marka la isku eego dadka Africa ku nool iyo kuwa India kaliya ku nool inay badanyihiin Indian ku halkaas sharraxaad iiga bixi wall waadna ku mahadsanthy

  • @fruitburst8324
    @fruitburst8324 6 лет назад +4

    Wll codkaaga aaba kahelay m.a

  • @عبدألنافععبدألقادر

    جزاك ألله خيراً ياأخي عمر إِنشار

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro 6 лет назад +7

    Mahadsani

  • @AhmedAli-ly3um
    @AhmedAli-ly3um 4 года назад +2

    Masha alaah walal

  • @cabdirisaaqduran339
    @cabdirisaaqduran339 2 года назад

    Allah ha ku karaameeyo wllken Cumar inshaar waxaad iga jaahil bixisa 7 da Dhul ee quraanka lagu sheegey ma dhulkan bey ka midyihiin mise waa kawaakob kale

  • @Ltf_ltf_ltf
    @Ltf_ltf_ltf 2 года назад

    Subxaanallh
    ماخلقت هذا باطلا سبحانك !..))"

  • @rahma7402
    @rahma7402 4 года назад +2

    Mash allah eboowe allah dar tiis ban ku jeclhy allah ha ku xafido ❤️

  • @hibaaqqalanjo9444
    @hibaaqqalanjo9444 2 года назад +2

    Waa mahad santahay 🙏🥺😱❤

  • @abdiibrahim9907
    @abdiibrahim9907 6 лет назад +4

    Jazaa kumu allahu qeeyran walaalkeena qaaliga ah💟💟

  • @wassahmed8899
    @wassahmed8899 4 года назад

    Asc sxb wad ku qaldantay ayan filaya xaga kilomitirka waxan ognahay kunki mitir inu yahay hal kilomitir marka waxay qoden 12 kun 226 mitir ( waxad tidhi qiyas ahan 7kilomitir )
    Lkn waxa weyi 12kilomitir iyo badh
    Thkn inkaston waqti dher kaso waregtay

  • @ahmedqanciye2967
    @ahmedqanciye2967 Год назад

    6 sano kadib caawa ayaan daawaday video-gaan, taariikhduna waa 28/09/223 wow waan xasuusan doonaa comentigaan

  • @AbshirAadanMohamed
    @AbshirAadanMohamed 19 дней назад +1

    10/9/2024😮😮

  • @muna2378
    @muna2378 5 лет назад

    ethiopia yurub iyo america miyuu ka fogyahy qaboob daran aya ka jiro cumar wll

  • @mubaraksuleiman4256
    @mubaraksuleiman4256 Год назад

    Waxay ku shayqeeyaan dayax gacmeed nooga soo waran ilaahay cilmiga hakuu siyaadee

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 7 лет назад +2

    ilahy haku kordhiyo cilmigaaga

  • @abdiriashidomar1037
    @abdiriashidomar1037 6 лет назад +1

    Best job

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed2502 7 лет назад +3

    Masha Allah very nice information......... Thanks bro

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 года назад

    Soo badi aqoonta guuud ee diiiniga ah iyo tariikhda kusalaysan slamka

  • @abdifatahwebdeveloper117
    @abdifatahwebdeveloper117 6 лет назад +3

    Thank u bahda Ogaansho

  • @MohamedOmar-ly1xr
    @MohamedOmar-ly1xr 5 лет назад

    ustaadoow qaardaan barafku fadhiyo ma dad baa ku nool sideese haddaan lagu nooleen inay qaarad tahay lagu ogaaday?

  • @rashid-px9hg
    @rashid-px9hg Год назад

    5sano OO xarir ah kudhagysanoya Omar🤍wax badan ka faiday

  • @yassinnabadon5370
    @yassinnabadon5370 4 года назад

    Kawaakibtu waa maxay walaal. Maad nala saayirtid ilaa carabida ma naqaano sidaada ookale

  • @fuaadjaamac7617
    @fuaadjaamac7617 6 лет назад +2

    سبحان الله
    الله اكبر الله اكبر

  • @luqmaanapdi4989
    @luqmaanapdi4989 5 лет назад +1

    allahu akbar

  • @musdafemaxamed2649
    @musdafemaxamed2649 7 лет назад +9

    BAHDA OGAANSHO WAAD MAHAD SANTIHIIN

  • @fadumohassan1054
    @fadumohassan1054 5 лет назад

    Mash allh illhey waa naxriiste waa wanag badne oo naxriis leh illhow wadada nagu hanuuni naga dhig kuwii ku cml qata mucjusoyinkaga

  • @nivergiveup5829
    @nivergiveup5829 Год назад

    maxa cadeyn ku ah inu dhulka kookab yahay😊

  • @XaliimoCabdi-lw1jb
    @XaliimoCabdi-lw1jb 5 месяцев назад

    intee kugu qaadatay inaad barato

  • @hayaatnuur5709
    @hayaatnuur5709 4 года назад +1

    Thanks for your waa ilaahay mahade

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 7 лет назад +4

    Shugran ogaansho macluumad ka science ka wll halkaa kasii wad tani wxee inoo tahy fahmad dhanka science ka ah mabadsanid #ogaansho

  • @steffe9051
    @steffe9051 3 года назад

    Sxp barnamijyadan maxa iskagadese

  • @IvanZamarone
    @IvanZamarone Год назад +1

    Isoodoceya muslimiin allah inuu icaafiyo😢

  • @ahmedhassanali7412
    @ahmedhassanali7412 5 лет назад

    ilahow adaa mahada iska leh bru adingane alle ha kuu naxariisto

  • @abuukarahmed2282
    @abuukarahmed2282 Год назад

    Suaal mku weydinkaraa zxp

  • @maxamedxasan8833
    @maxamedxasan8833 3 года назад

    dhulka waa uu fid sanyahay ma ahan kubad

  • @sadiamohamedabdi5827
    @sadiamohamedabdi5827 2 года назад

    Waxii geology barto isoo raaca ✌

  • @osmankhalifosman7493
    @osmankhalifosman7493 6 лет назад +1

    Okale