Hal xiraalaha ugu adag ? Maxaa ku dhacay Xisbullaah !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 518

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml День назад +110

    Wlhi hammas waa cajiib one year dagaal socda waxba lagaqaban waayay ilaahaw shuhadadiina unaxariiso guulna idinsii❤❤❤

    • @BARRIHIIxWEYNAA
      @BARRIHIIxWEYNAA День назад +2

      Illhow aamiin rabiyow raxmaanow adaa awoodaas lehee

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 День назад +1

      Mashaa Allaah Tabaarakallaah. Allaahumma aamiin yaa Rabbi

    • @ishakmohamed96
      @ishakmohamed96 День назад +1

      Imisay dileen 😂 waa dad lagumaadayoo shacabee

    • @salahnur6517
      @salahnur6517 День назад

      ​@@ishakmohamed96munaafaq

    • @Nasirmuridi
      @Nasirmuridi День назад

      War dagaalkaaga manaqaano meesha waxa ka socdo waa libaax iyo sagaaro is dagaala la yiri 😢😢😡 hub nuclear baa lagu garaacayaa hadee is waalaan hubka ee ku dagaalamaan xataa ma samaystaan oo waa wax ee isla kuwee la dagaalamaayaan sameeyaan 🥲🥲 runti geeridu mar bee nolashu dhaantaa dadka islaamka ah waa in ee midoobaan nuclear samaystaan waayo waa intaas oo kaliya inta nalooga awood badan yhay lkn waxaa cajiib ah shiinaha ruushka iyo hindida kuli waa sameesteen sidee dalalka waa wayn ee islaamka ku samaysan waayeen yaa ka hortaagnaa Fiiro Gaar ah Pakistan waa maxmiyad loogu tala galy shiinaha iyo Hindiya in la iskaga xejiyo sidaas aya loogu ogolaaday Nuclear ka runti waa aduun macaankii ka dhamaaday lkn nasriga alle lagama quusto ilaahoow adigaa awoodee alloow guul nasii oo indha xumadaan aanan waxba ka qaban karin nooga gar gaar

  • @ciiloow9451
    @ciiloow9451 День назад +27

    israel wa awood waxey ubahantahay awood islaaami aan munfaqad aheen in loogu hortago

  • @Cimraan
    @Cimraan День назад +34

    Sababtoo ah waa xisbi munaafiqiin ah oo caqiidadooda waa mid qaldan

    • @yousufaliyasin
      @yousufaliyasin День назад +1

      Adiga suni iyo shiico isu kala yaqaan 💔 yuhuud iyo kiristan meelbay difaac kaga wada jiraan💔💀 Nacdalba islaamkii ku dhacdey intan iminka joogta way madhanayaan

    • @abdilahiali6677
      @abdilahiali6677 8 часов назад +2

      ​@@yousufaliyasin my sxb wey kalayaqaan islaamka dhabtaah iyo kuwa magaca wata dagaladii musluiminta iyo gaalada dhexmaray shiico xagay taariikhda kagajirtay taariikhdadib u raac😊

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 День назад +52

    Ogow sxb gaalada waxeey ka baqaaan muslimiinta suniga
    Waayo waa dad geesiyaal ah oo jecel dhimashada iyo shihiiidnimada

    • @yousufaliyasin
      @yousufaliyasin День назад +2

      Adiga suni iyo shiico isu kala yaqaan 💔 yuhuud iyo kiristan meelbay difaac kaga wada jiraan💔💀 Nacdalba islaamkii ku dhacdey intan iminka joogta way madhanayaan

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 День назад +1

      😂😂 war bentas yalagu sheegin car isheg wadan sunni hada oo ladagalamaya yahuda ama Chrisianka? Majiro swbto ah sunniyinta siba carabta waxay hoosjogan maraykanka asaga ayana wuxu rabo kasamaysto, dhiig malahan crbta ,sadam xusien,qadafi carabto fiirinaya aya ladilay, wayna lajireen galada, plastine wa carab ma arktay wx udagalamaya aanan eheen iiran iyo awlaadeeda

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 День назад +1

      ​@@yousufaliyasinXasbunallaahu wanicmal wakiil. Makala taqaanid miyaa farqiga u dhaxeeyo Islam iyo Muslim? Alle u towbad keen qaladkaagana sax. Si cilmiyaysan, miisaaman oo caqliysana u hadal caadifad looma baahnee.

    • @عبدالقادرعلي-خ8ب
      @عبدالقادرعلي-خ8ب День назад

      Suniyinta waxa dhagray kuwani hader la leynaya oo ayka midtahay Iran 🇮🇷 iyo lobnan yuhuuda wexeyka baqi jiren kaliya sadam xusen

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb День назад

      HADA ISLAAM AYAY TAAGANTAHAY SUNNI IYO SHIICO MAJOGTO XISBULLAH YA WEERARAY WAXAY DAGAALKA U GALEEN KALIYA WAA PALESTINE IN LAGA DAAYO DAGAALKA MARKA INTAASBA OROD KASO HEL SUCUUDIGA IYO MASAR IYO CARABTA KALEBA YAA MUSLIMAAAH AYAY MAREYSAA MAANTA​@@عبدالقادرعلي-خ8ب

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 День назад +23

    Sawabto ah munafiqin waye oo mayaqanan waxay udagalamaya waxay illaliyan danaha Tehran

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 День назад +1

      Illaa Iran waa lagu dhex jiraa wlhy. Dadkale maaha waa iyaga.

    • @yousufaliyasin
      @yousufaliyasin День назад

      Adiga suni iyo shiico isu kala yaqaan 💔 yuhuud iyo kiristan meelbay difaac kaga wada jiraan💔💀 Nacdalba islaamkii ku dhacdey intan iminka joogta way madhanayaan

    • @musababdijamal9556
      @musababdijamal9556 День назад +1

      @@yousufaliyasin kuwas waa isku fakir waxay na kawada midee sanyihin siday u baa bi in lahayen islamka lkn shico waa muanafaqiin oo gadal katogta suniyinta

  • @yesserahmed
    @yesserahmed День назад +21

    In saas loo,ugaarsado madaxda (xisbulaa) waxa jira arimo badan oo keenaya waxana kamid ah (muusaad) oo aad ugu dhexmilan tay xisbiga oo saamyan wayn ke leh xitaa dawlada tageerada xisbula ee (iraan) oo iyada xitaa (muusaad) ku dhexjirto ,laakin xamaas waxay iska ilaalisay basaasida gumaystaha 💯

    • @tahliilqable9461
      @tahliilqable9461 День назад +1

      Dadka lubnaan qaar badan oo kamid ah waa kirishtaan aaminsan yahuuda marka kuwaas ayaa jaasuusa xamaas

    • @tahliilqable9461
      @tahliilqable9461 День назад

      Dadka lubnaan qaar badan oo kamid ah waa kirishtaan aaminsan yahuuda marka kuwaas ayaa jaasuusa xamaas

  • @AbdullahiXaashi-c8y
    @AbdullahiXaashi-c8y День назад +12

    Waa lagu dhex jiraa musaad ayaa adeeganeyso.musaad waa sheydaanka dunida .
    Illaahey ha qabto musaad

  • @mohaosman9284
    @mohaosman9284 День назад +31

    Musibadan wa caruurti iyo dadki Syria iyo ciraq wa sunni bis bey udili jireen

    • @CigaalGeyre
      @CigaalGeyre День назад +4

      Sxb hada cadawgena wa israil qof wlba ilhy ba la xisabtamaya

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 День назад +1

      Sacuudiga yemen carurta kudilayeen mahilmamty

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 День назад

      @@wiiliskaako5875 maye lama hilmaamin sido kale kuwana lama hilmaamayo😃wax kale ma haysaa

    • @haa8793
      @haa8793 День назад

      ​@@wiiliskaako5875 ciraq Yemen iyo Syria kuwa xasuqay yaa kadaran ya shici

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 День назад

      ​@@wiiliskaako5875lama hilmaamin
      Si la mid ah dhiiga suuriya lubnaan ciraaq yemen ay ku daadiyeen maleeshiyaadka iiraan

  • @nabadoonshaybe2108
    @nabadoonshaybe2108 День назад +9

    Cumarow yuhuuda warkooda yeynan rumaysan xaga gantaalaha ee ayleeyihiin waan burburinay gantaalaha Sababtoo ah beentooda ayaa badan haday wax qabtaan midh ama labo kamasiibadna F.G anigo labadaas daalim midna ma taageersani balse inay uhiiliyaan walaalaheen falastiin waan ku raacsanahay

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg День назад +10

    Siiriyo ayeey layeen sunigii xaqii ayaa kasoo baxay bishaar al asad ayeey cawiyeen xisbulaah habaarki sunigaa ku dhacay

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah День назад +10

    Wixii ay xisbullaah ku sameeyeen shacabkii sunniga syria inay eedi doonaan waan malaynaayey

    • @LuxurySkylines
      @LuxurySkylines 16 часов назад

      Waxa la anaayo waa shacab sxb labada nin ee madaxda ah haku kedsomin kumanaan shabab bir ma geydo a ayey Yahuuda iska layaan cidna ma sheegsheegto sidi aray le day wax qiimo gooni ah lama siiyo halka gaalada ay buun buuniyaan (waxaa la kala geeyay hoyo iyo canugeed) kadib markii Xamaas ay dad qafaalatay. weyna ku celceliyaan lkn dadkan carabtaa maba tirsana Gaal iyo Muslim

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 День назад +8

    أنا لله و أنا إليه راجعون الله يرحمهم
    Waqtigoodii baa Dhamaaday Raggaas ;
    Kuwa Xamaasna Waqtigoodii baa Wax ka Dhimanyihiin , Allaah ha U badiyer oo ha U Dheereeyee Cimrigooda Iyo Caafimaad kooda !
    بسم الله
    ما شاء الله
    تبارك الله
    لا حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    اللهم أعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان وجميع أمة محمد صلى الله عليه وسلم
    اللهم يا منزل الكتاب ومجري السحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم
    كل نفس ذاءقة الموت
    كل من عليها فان ويبغا وجه ربك ذلجلال والاكرام
    اللهم امين يا رب العالمين وصلى الله عليه وسلم واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين ،

    • @zhuap_xlvii
      @zhuap_xlvii 7 часов назад

      Ilaaahey Uxuu Kula jirayaa markaa isku duubantihiin Waxna Duco ma tareyso 🫵🫴

  • @samatar1142
    @samatar1142 День назад +8

    Islaamka oo dhan suni iyo shiico Allah u gargaaro

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 7 часов назад +1

      Ilahay uma gargaaro shiicada, Lacnatulahi alaik jaxiima ayana u danbaysa, waxay siriya u gaysteena ale aduun iyo aakhiraba hakaga jaro Aameen.🤲

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 День назад +5

    Masiibadda Xisbulaah waa dhibaato Jawaasiis

  • @AbdullahiXaashi-c8y
    @AbdullahiXaashi-c8y День назад +4

    Illaahey ha ugargaaro dadkaas muslimiinta oo halkaas lagu gumaadaayo

  • @sadiiqxasan7324
    @sadiiqxasan7324 День назад +5

    سبحان الله 😢waa aran liyaab le

  • @RafiidahCiise-k1q
    @RafiidahCiise-k1q День назад +5

    صلوا علي الحبيب محمدا صل الله عليه وسلم❤

  • @Billcl8nyon
    @Billcl8nyon День назад +3

    Dawladda Lubnaan wa dawlad America biilo. Ciidamada Lubnaan waxay ushaqeyaan mossad. Hisbolah Qatar weyn ayay ku sugan yihiin

  • @seed3966
    @seed3966 День назад +3

    الله اكبر
    Israael waa fitno bariga dhexi degan reer galbeed yaa ka dagaalamaya hubkii reer galbeed oo yahuudi ku dagaalamayaan marka allaah ha sahlo islaamka 🤲🤲🤲

  • @aatan-1
    @aatan-1 День назад +7

    waxay idin tahayba wngzn 😊

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c День назад +8

    Sababtoo ah wllhi WA dhanka sridoonka bal fiiri xamaas wax daba dhilif Kuma jiro ragana iyo iiran waa lagu dhex Jiraa marka hore inay is sifeeyaan ayaa ahayd sidas oo kale Somalia ayay ka jirta daba dhilif iyo wadani meel kuwada nool ayaad arkysa😢😢😢

    • @MrBisaaro-18
      @MrBisaaro-18 День назад

      Waa runta bro lkn iysgaba ku shaqeysta mxy ku kla duwsn yhiin

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 День назад

      Sxb sunniyinta ayaa lashaqeeya yahuda si ay iskaga dhigan shiico kadibna jaajusan

    • @MrBisaaro-18
      @MrBisaaro-18 День назад

      @@wiiliskaako5875 sawkuwa mxdoodii madhiyey suni haduu basas u yhy yuhuud miya hannia lagu dilo gadar iyo wadamo kasii awood yar oo sunia lkn sababta iran logu dhex dilay ii sheeg oo Russia la awooda

    • @azadmohaazadmoha9527
      @azadmohaazadmoha9527 18 часов назад

      ​@@wiiliskaako5875 adigu mashiici bad tahay

  • @mohamedjibril-gk4vr
    @mohamedjibril-gk4vr День назад +3

    Xisbullah iyo shiicadoo dhan baa sirdoonku yahuud ku qasan tahay

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 День назад +19

    9kaas nin ee ladilay waakuwii kuxasuuqay carurtayada iyo dumarkayaga swadanka suuriya ilahayba balaya kuriday waa xasuuqii carurta ey ugeysten lacnatulahi caleyhi m inta carurta xasuuqday waa mujrimin alahuma caleyka bithaalimin

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 День назад +5

      😂😂 sacuudiga meqa carur ayu ku xasuuqay yemen asago gaalo kashanaya iyo yahud. Hezbullah way dhaanta carabta dhan wayna ka geesisanthy

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 День назад

      @@wiiliskaako5875 whataboutism miyey baratay somaliduna😃al muhim sacudigu dagaal wuxuu galay uu gacan sareyn yeelan kare kuwani halaakoodi ayey doonteen😃

    • @haa8793
      @haa8793 День назад

      ​​@@wiiliskaako5875 hizbullah rushka ayaa adegsaday kuwan aad wadashegtay rergalbed dameradoda Lee waayo

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 День назад

      Adiga ma waxaa difaacee xisbulaah
      Meeshaan sucuudiga loogama hadlaayo
      Yaa moog in sucuudiga xasuuq ka geystay yemen
      Mise xisbulaah xasuuqii oo geystay ayaa marmarsiiyo uraadinee ​@@wiiliskaako5875

    • @adenabdullahi6173
      @adenabdullahi6173 День назад

      @@wiiliskaako5875 war waa isku mid xizbulah iyo kuwa sacudiga katakiya wxba isma dhaman

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila День назад +18

    Dadbaa kusiran Shiica oo mooda iny yihiin Muslimiin,
    Rasuulullaah Scw cirdigiisa cidii baneysto sidey islaam kunoqoty?
    Qur,aanka waa muxarraf shiica oo aaminsan sidey islaam kunoqoty?

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 День назад

      markaa soomalida imisaa gaalo ah

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 День назад

      @@magacaygamaxamuud7253wa faro kutiris

    • @MrBisaaro-18
      @MrBisaaro-18 День назад +1

      Waar yhuuda la shagaya kuma hadasho waxy ku hadlan muslin mha Israel na way la shaqeystan sidaa uma fahmsana dadkygani waa dad dhoohan

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr День назад

      ​​@@magacaygamaxamuud7253somaali wa muslimn kuwa gaalowey waa kuwii qurabaha sharci wayeen kanisad galley kuwa 1 iyo 2 max kle😂?

    • @mustafebaaba308
      @mustafebaaba308 День назад +1

      Walal waxa no cadeesa sidan ugu sirmanay shiicadq

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir 19 часов назад +2

    "Waa lagu digtaa ruux haduu kuu darnaan jiray"
    Horaa loo yiri
    Ha biqlayso 😂😂
    "Adiguba dharaaraad
    K qoslaysay dhooshee
    Anba dhamay qaraarkee
    Waa inaa dhadhamisaa"

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 День назад +2

    warbaahinta Somalida xitaa Ogaansho masoo Tabiyo arinka Waqooyiga Syria waxa ka socda Habaarka reer idlib ku dhacay Xisbul Sheeydaan gumaad xasuuq ah kawadaan Waqoyiga Syria Gobalka Idlib isbuucaan xasuuq ka geesteen Gobalkaas Sunniyiinta Syria aad u dagaan , dulmiga ku taageereem Bishar Al-assad Somalida waa in ogaadan , Kaliya ah Sunniyiinta ka adagyihiin Israel wee u jilicanyihiin.

  • @SakariyaCfatax
    @SakariyaCfatax День назад +22

    Waa inaad ogaato in ururkani ay yihiin. Kuwo hoos tago dawlada muslimneceebka kucaan baxday ee Iran 🇮🇷 waana urur layiraahdo xisbu-shaydaan

    • @Norvich8
      @Norvich8 День назад

      Ok Iran muslim neceeb aaba ku jire why ee Xamaas u garab taagan tahay?

    • @zoloo377
      @zoloo377 День назад +5

      @@Norvich8 ma garab taagna hubka wayka iibsata iyadaba hagar daamo u ah waxay caawiso malahan

    • @SakariyaCfatax
      @SakariyaCfatax День назад +2

      @@Norvich8 awoow way ka iibsadaan ee haday wax utarayaan maxay ugu aari waayeen hogaamiyahoodi ismael haniya

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 День назад +1

      ​@@Norvich8 waar kan iyo ogaaasho waa isku mid sirdoonka reer galbeedka ku shaqeeysta,,naceeybka Iran 🇮🇷 ayaay faafiyaan oo aay lacaag ku qaatan

    • @Norvich8
      @Norvich8 День назад

      @@zoloo377 Ok Xamaas suni wye Masar nh Suni wye mexe ooga iibsan wye Hubka?xataa ugu yaraan masar mexe halmar lee iskugu dayi waayen Hal gaari oo gar gaar eh ine u dirto

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 День назад +2

    Wad saxan tahay legend keena allaha ku xafida my brother 👍👍👍👍👍👍👍

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 День назад +2

    xisbu sheydaan waxaa heesto cuquubadi shacabka suuriya iyo ciraaq godob faladii ee ka geesten . markoodi horeba shiico diin laawayala bee ahaaye

  • @mohamedsulub4665
    @mohamedsulub4665 День назад +2

    Xisbulah dhibka heysta basaasinta aya ku badan
    Lubnana waa sida somalida o kale xaasid ayey isku yihin
    Kuwa itobiya tageraya o kale aya joga

  • @AadamHassan-e2c
    @AadamHassan-e2c День назад +2

    Macalin umar iishaar waxàan kaa codsanayaaa inaad kasoo xadasho sh saalax macalin c.laahi baaritaan samee codsi waaye macalinow

  • @abdirahmangurey2733
    @abdirahmangurey2733 День назад +2

    Omar sxiib mhd santhy qaabka wanaagsan wax noogu soo gud bisid

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 День назад +2

    Cadaw kasta cadaw ka wood nadan buu alle ku salidaa
    Alle ha jabiyo labadaba

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 День назад +1

    بسم الله الرحمن الرحيم و به نستعين
    Hadda waxaan Aragnaa in ay shiicadii ay U hiilineeyso Xamaas oo Sunni ah Allaah ha soo Hanuuniyo ,AAN U Duceeyno kuligood ,Kuwii Xaqqa Ku Socdana Allaah ha Guuleeyo Gaalo Iyo Munaafaqna Allaah ha Dulleeyo oo ha Dar Xumeeyo oo Dukun Daakun Allaah ha ka Yeelo اللهم امين يا رب العالمين
    وصل الله عليه وسلم واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين

  • @caadilcumar-
    @caadilcumar- 17 часов назад +1

    Waxa Xalab laga sameeyey dunida meel laga sameeyey majirto, waxaana sameeyey Qaasim Sulaymaani, Fuaad Shukri, Ina Qaliil, Ina Wahbi, Xasan nasrallah, Ina Assad iyo Khumeyni.

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 8 часов назад +1

    Mantaa Maalin ciid ah ayay iiga dhignayd Aad banan ugu farxay dhimashada ibliiskas xasan nasrula, Lacnatulahi alaik😡, inshallah jaxiima Ale ha galiyo Ameen inta hadhayna si xun kuwi ku dhinta Alle haka yeelo, dhibtay seriya u gaysten Alle haka jaro iyo musliminta Ameen.🤲

  • @Iimaanaxmed-p6l
    @Iimaanaxmed-p6l День назад +9

    shiico iyo gaalo waa isku mid lacanad haku dhacdee

    • @NasNasra-vo4ye
      @NasNasra-vo4ye 12 часов назад

      Waxay yihiinba waa dadka muslim oo Gaza dhinac istaagay

  • @AxmedMaxamed-u2l
    @AxmedMaxamed-u2l День назад +1

    2 qodob dhihikara. 1. Weerarka isgaarsinta Xok wadagista io iskuxirnaantooda dhaawac weyn loogestay 2. halista sirdoonka Israel wajahayaan.

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 День назад +1

    Hadaan akhrinaayey يديعوت احرنوت waxay dhaheen yuhudu hada ayaa la diley hassan nasrullah , Benjamin netanyahu waa inankii inamada walaahey waa ninka kaliya ee run ugu imanayso waa ninka sheegay iney carabi lugta u hoyso falastiin ee qiiro japan looma baahna somaliyey 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @tahaosman8354
    @tahaosman8354 19 часов назад +1

    Fadlan jooji sheekada dheer.oo sheeg warka nuxurkiisa soona gaabi tusaalaha dheer tusaala badan .maadama dhegestayaashu ay.ka mid yihiin aqoonyahano sheeg nuxurka jooji sheehada

  • @abubakarmoha3762
    @abubakarmoha3762 15 часов назад +2

    Israiil lkma guulesan karo waayo wa umad meeel dheer wax geysatay ? Tusaale ahaan adika omar iinshaar ah ayaaba ku dhaawaaqi karin erayo qaarkod sida, kataaibul qasaam, xamas , qasza , iyo kuwo kle ow badan so cajiib m'han ?!

    • @zhuap_xlvii
      @zhuap_xlvii 7 часов назад

      🫵🫴👍👍👍👍

  • @maxamedchanuunmediainc1511
    @maxamedchanuunmediainc1511 День назад +3

    Dadkii siiriya lagu laayay ee shacabka ahaa uma dhiman Shiico Dartoo Ee waxa ay u dhinteed Fikira Ikhwaanul Muslimiinka iyo Fikirka Wahaabiisamka IIaahayna waxaa la hrtagu Doona Arinkaas waa shiikh Yuusuf Alqaradaawi iyo Ordugan uyo Ka qandar haysta Suuriya Oo Nabad ah Furinta israaiil ay ku Furatahay Ayeey kuwaasi Wadanka Qarka ugiyeen Dagaal Ayada oo Dadka Caqliga leh ayleeyihiin wadaka hanaga duminina Waxaana Kamid Caalikii waynaa Ee Shiikh Maxamed Rabaadaaan Buudi Ayaga ayaana Qarxiyay kuwii waagaa weerarka waday hada aawaye Xeryahay Mareenka ayeey dhoobanyihiin Ee Cuamroow Fikirkaaga ilhwaniga Iyo ilmadaada Yaaxaaska ah Dadka aan waaqica la socon ugu sheekee

    • @Zizu.xy1
      @Zizu.xy1 День назад

      Walal ninkan ikhwani wye qatar 🇶🇦 jooga casimada ikhwaanka

    • @jaaleyare9726
      @jaaleyare9726 12 часов назад

      Hadii ay xataa sidaa tahay
      Muxuu bashaar al-asad u xasuuqay suuriyaanka uu madaxa u yahay
      Hadii ay noqoto xalab, dimashq, xums iyo xamaa.
      Mida kale xisbulaahi iyo iiraan mxy uga caawiyeen layntooda.
      Hadii ikhwanka ay gacan ku leeyihiin iraan iyadna gacan ayey ku leedahay.
      Sidoo kale Bashaar al-asad Aabihii Xaafid al-asad muxuu in kabadan 20kun oo suuriyaan ah ugu xasuuqay magaLada xamaa? Sidoo kale israaiil waxa uu siiyay dhul suuriya ah
      Oo ah هضبة الجولان السوري المحتل.
      Aslanba reer Asad waa qoys baabiiyay suuriya iyaga iyo cidii taageersanba.

  • @saidabdirahman5758
    @saidabdirahman5758 День назад +1

    Cumaro waxan war baxin nooga sosameysaa الحركة احرار الشام

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 День назад +2

    Sunida waxy ku jiraan jihaad sax

  • @crqvss4227
    @crqvss4227 День назад +1

    ASC dhamaan tiin
    1-waxay u dhin teen time over
    2-waa woodh woodh sida Somalida
    3-dunidu say u socoto hada waa wakh tigii lashergay ee bin aadanka weli Samrayn
    4-dadkan afka mooye garab ma haysa taan
    5-aduunku waa casri oo hadii adoo Omar ah lagu daba galo inta jeer ee aad nefsatat ayaa la ogaan karaa ani wali taan haday galeena waaba iisi in meesha ay joogan la ogaado
    Wax walbana Alaah baa og

  • @CaliShariif-p5c
    @CaliShariif-p5c День назад +1

    Sx lasoco shiico iskama celin karto sahyuniyada waayo jawsistoda aya badan fiiri suniyintaas godadaka hostoda kujira ayay kabaqayan cadawga ilaahey

  • @AbdinasirJaamaBarre
    @AbdinasirJaamaBarre 23 часа назад +1

    Musliminta io gaalada lubnaan waa isku mid awooda dowlda io ururada
    Wax walba waa qorsho la diyaariyy oo hadfka mahan lubnan io flstiin io iiran waana musalsal lakinse shacb ayaa ku baabaya oj dhimanya
    Hdfku waa islaamka ama musliminta awoodo in la arko in ay wax kaa jwaabi karan laama hyo dl muslim ah oo kajwaaby
    Anigu hal suaal baan is wydiiyay
    Xaamas maxay ka faaiday weerarka aqsaa logu magac dary
    Qorshe baa socda oo musliminta lagu gumaadayo meel walba ay joogan aduunyada
    Allow umadada awoododa mideee

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 День назад +1

    Xalaqadan wa xalaqa murugo wallahi, in an dageysanin aya iiga fiicned, stress

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 18 часов назад +1

    al qacida ayaa burburiyey syria iyo al nusra jabhadda la yidhaa . sunniyiinta wax kaxun majiraan

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg День назад +1

    walahi 😮 waa musibo xissbu Laah iyo iran ma haystan sirdonka xamas oo kale ilahay aya jiro
    Sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️

  • @LuxurySkylines
    @LuxurySkylines 16 часов назад +1

    Cumarow niyow hadal mataqaanida warka qoro sxb hana daaline 😆

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh День назад +1

    Saxib wad khaldantahay maanta Malin laga hadlo shico iyo sunimahan gaalo iyo muslim kahadal

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 20 часов назад +1

    Sirihii madaxdiisa, xarumihiisa iyo dhaqdhaqaaqyadiisa ayaa Israel laga iibiyey !

  • @adamsaciid4919
    @adamsaciid4919 День назад +1

    way cadayd imikana cadahay in wakiilada iiran ee beriga dhexe awood lahayd aan ahayn inay laayeen suriyaan ciraaqiyiin yemen sacudina ay usocdeen lakiin muhiimadu waa mee iiraan halkay ka joogta dagaalkan🤔 dhabarka miyey ujeedisay 🤔
    kolay waa sida saydadku markaste eeyahooga cidlay kaga tagaan 🥲

  • @pro-mohamed1
    @pro-mohamed1 16 часов назад +1

    hab tabinta wararkada ku laabo ustaad wayo hadal aya bilaabesa hadane hadal kale aya furesa mrka ku laaabo ustad

  • @Iimaanaxmed-p6l
    @Iimaanaxmed-p6l День назад +1

    war shiicadu waa jareer camal wax dagaala ma yaqaanin waana dad iska dayacan waxas ku dhahaa waa dagaalameynaa sarakiishoodiba hal hal loo dhameeyay sida muuqata ayagaa barkood yuhooda jaajuusiin u wada ah waxeyna awoodi la yihiin iney iska soo qabqabtaan jawaasiistan yuhuudu ku dhex sameysatay

  • @Seyfulah114
    @Seyfulah114 День назад +7

    Muqaalkaan waxaa lasoo dhigey sacadu Markey ahey 6:10 pm waqtiga somaaliya 😊🤤✊️✊️

  • @RahmaNoor-z2s
    @RahmaNoor-z2s День назад +1

    Xadii falastiin garab lasiin laxaay xibulaah saan madicilaxen tasa ogow

  • @GalaD10
    @GalaD10 13 часов назад +1

    Manta oo muqalkan dawanayo nasrullah wey udhameeyen

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 14 часов назад +1

    Yaa Daawanyaa Video-gan Ka dib Geerida Nasrulah

  • @ahmedsharif367
    @ahmedsharif367 День назад +1

    Musiiobo maaaha e iyaga kuwa ku dhexjira ayaa wada sirdoon ah oo musad ku shaqeeya

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 День назад +2

    استغفر الله العظيم

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 День назад +1

    Caleyhim saxaaibi lacnah caleyhim qadabun minalahi

  • @ahmedaflah3881
    @ahmedaflah3881 21 час назад +5

    Shiicada Hala dhameeyo , waa kuwo wadamada suniyiinta gaalada u soooraacay

    • @zhuap_xlvii
      @zhuap_xlvii 7 часов назад

      hhhhhhhhhh Isku badnoow taliye 😅

  • @zakariyadagane6347
    @zakariyadagane6347 12 часов назад +1

    Xasan Nasrallah waa la dilay!

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 23 часа назад +1

    Remember XAMAAS AA KA ADAG

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 23 часа назад +1

    Ku waan Bootaale yaal waaye

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 20 часов назад

    Sunigu dion uun bay sheegtan diina mayaqsnan aayadan quraanka ah ayaa kaaga filan waxa dhacay
    مِنَ الْمُؤْمِنِينَ رِجالٌ صَدَقُوا ما عاهَدُوا اللَّهَ عَلَيْهِ فَمِنْهُمْ مَنْ قَضى‏ نَحْبَهُ وَ مِنْهُمْ مَنْ يَنْتَظِرُ وَ ما بَدَّلُوا تَبْدِيلاً
    Muuminiintu waa kuwa kudhimanaaya jahaadka iyo kuwa sugaya wakhti kasta oo ku adkaadana ma badelaan wajigoda

  • @NajaxcrashiidCali
    @NajaxcrashiidCali День назад +1

    Omar ilahay waxaan kuwaydinàya danbi dhaàf iyo wana kujeclahay
    Wax badan baa kafaiday waxan dhihi karaa macalinkayga labaad ee nolosha sharaf kunooolow omar

    • @abdirahmangurey2733
      @abdirahmangurey2733 День назад

      Saas waaye wax bdn ka faaiidnay macalinka mhd celinta waa shay qaali

  • @zaakir2884
    @zaakir2884 День назад +1

    Wahaabiyow caqli yaridaa
    Fikradii Shiicada iyo suniga dhextaalay baad noogu dhex qarinasaa.
    Shiicadu waa ragga kaliya wax iska dhiciya.

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 14 часов назад

      😂😂😂😂😂

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f 4 часа назад

    ASC. Xamas abkay Rufiyaniin ayey iska nadiifisay lkn. XisbuLAAH wa laga dhex adeegtay.

  • @yousufaliyasin
    @yousufaliyasin День назад

    COMMENT QAAR SUNI SHEEGANAYA AYAA YUHUUD UGU NIIKINAYA 😂💔1 year daawanaya xashuuqa qaza Adiga suni iyo shiico isu kala yaqaan 💔 yuhuud iyo kiristan meelbay difaac kaga wada jiraan💔💀 Nacdalba islaamkii ku dhacdey intan iminka joogta way madhanayaan

  • @YuusufAbukar-sw9cv
    @YuusufAbukar-sw9cv День назад +1

    War hye taliyow ❤

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 День назад +1

    استغفر الله العظيم

  • @Nujuuma
    @Nujuuma День назад +1

    Ana ugu horeeya😂❤

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal 2 часа назад

    waxaan fahmi lahay ururka isalmiga xisballahu dhibka meyaan laqeybsana mise wxd noosharaxeysa inad tusaalekale nakasiiso oo fikirkada mclin shicadu waa dad muslimiina manta maheyno suni dhibka laqeybsada falastiin dadka kailya oo usoohiliyay waa shicada wlhi waa muslimiin damiir leh Allaha ugargaaro waxwalbo aflagada oo ururkas iyo hogaamiyahooda garay mclin adiga usababa

  • @Nasrasharif-y7e
    @Nasrasharif-y7e 21 час назад +1

    Ku salli tasuulka

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 День назад +1

    الله يهدينا ويهديهم

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h День назад

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah iyo Iran 🇮🇷 free Palestine guul islaamka ❤❤❤

  • @UstaadAbdifitah
    @UstaadAbdifitah День назад +3

    Xisbulaha waa shiica in la laaya , qeyr ayey noo tahy adaan nahy muslim

    • @Billcl8nyon
      @Billcl8nyon День назад +1

      Adiga Yahuud miyaa tahay?

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 День назад

      Cida reer Falastiin u hiilya waa Xisbullah🇵🇸🇱🇧 Allah ha guuleeyo

    • @salmanhersi9187
      @salmanhersi9187 День назад

      Marka yahuudaa kuu fiican Caqli foorara baa kaa muuqda

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr День назад

      ​​@@fadumoali7402shiico xaaska nabiga scw cayan side ku wangsan yhin ?

    • @mohamedalpha1644
      @mohamedalpha1644 4 часа назад

      Yuhuud iyo waahibiyo way ku faraxyaan oo ww daquut labduba

  • @Daarulmisbaax
    @Daarulmisbaax 7 часов назад

    شارع خليفة المسلمين أبوبكر الصديق رضي الله عنه وأرضاه

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 9 часов назад

    XISBULLAH intaan yahuuda la dagaalamin, waa inay jaajuusiinta yahuuda dhaxdooda ku jiro iska saaraan. Tankale hadii Iraan saaxiib la tahay, aaway lidka diyaaradaha lagu difaaci lahaa? aaway gantaaladii ridada dheeraa oo lagu garawci lahaa meelaha muhiimka ah ee Yahuuda? Shiicada waxooda waa show off.

  • @HasanAbduqaadir-q2e
    @HasanAbduqaadir-q2e День назад

    Ururka xisbulaah dhibka haysto waa sirdoon la,aan ama waxaan jirin masuuliyad sirdoon , mida kale ciidan aan H.G.S.H maguuleesto

  • @CanabbCilmii
    @CanabbCilmii 18 часов назад

    Asc waa sax waqooyiga falastiinta La heysto dadka qaarkoot waxeydhahaan waqooyga Israel koofurta Israel qof muslin ah in saa u hadlo waa Denbi weyn

  • @SulaymanSaladHuruuse
    @SulaymanSaladHuruuse День назад

    Hadalka maxad kaga soo cel celisa 10 jeer ka badan tusaale Abubakar sidiiq .Rc. Abubakar sidiiq .. .. abu.. abuu.. caajis wlhy hadalka hasoo laba celin fadlan

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 День назад

    WAXAA WEYEY JAJUUS AYA KU JIIRA TAA ANIGA IGA HOO.XAMAAS AL QASSAM QUDUS KULIGOOD XAQ UDIRIRKA REER FALASTIIN WAA AY KA BAXEEN ALLAH FADLIGII TECHNOLOGIYADA OO DHAAN.GUUL XUSBULLAH EE 2006 DABADEED WAA AY SEEXDEEN.YACNI WAX AYA KU JIIRA XUSBUULLAH.LAKIIN XAQ UDIRIRKA REER FALASTIIN MASHAALLAH ALLAH AYEY TALOO SAARTEEN.LAKIIN BEYROUTH WAXAAN KU SHEEGEYA INEY ISRAIL KU DHEX JIRTO.

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 День назад

    Xisbullah kama naxaayo sbbto ah waxaa ay dagaal ka ku fiirsadeen walalaha XAMAS oo Hal Sano ladagamaya israail, mareykan, iyo England iyo dhamaan daba dhilifyada 😭😭😭😭
    Carabto waxaa ay noqotay sadexdii dibi ee midba Mar la cunayay

  • @OmarMohamed-v4m
    @OmarMohamed-v4m День назад +1

    Allhu akbar

  • @قسورة-ك9غ
    @قسورة-ك9غ 10 часов назад

    Yuhuhuuda iyo shiicada labaduba waa cadowga muslimiinta
    Dhimashadooduna muslimiinta Dan ayaa ugu jirta

  • @Serha911-40
    @Serha911-40 15 часов назад

    Hal video kaka soo hadal sxp BARNAAMIJKA SHAASHAD

  • @samirr546
    @samirr546 День назад

    Shurafadu way ka tabaabushaysatay!!!
    Allahna waa la jiraa.
    Munaafiqiinta daalimiinta
    Shisheeye kalkaalkana waxa Allah ku salidi daalimiin ka awood badan!!!!!

  • @Xanafixaaji1257
    @Xanafixaaji1257 День назад

    Cumaroow shiicada kaliya waxa u sheegta sida sunni-ga muslim-ka Ah sida logumada wagii dowladii romanka lajabiyay furis-na qabsatay qudus waxa yahuuda kuso celiyay qudus iyaga Ayay Ahayeen wagii tataarka iyaga lasocday holaako waxan kaloo og'nahay waxii Eey ka'Gesteen Syria iraaq marka iraan usheeg sunni masakiin Ah maata Ah sida lolaayo....yahuu kaga-sidaran magalada isfahaan yahuuda ugu badan kunool sido kala 🇱🇧 kuwaan waxba Islamahayaan...

  • @ibralovechannel1340
    @ibralovechannel1340 14 часов назад

    Xisbiga,waxaan umaleynaa funaafiqiin in aydhaxgaleen oo cadowga ujaajuusa

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب
    @عبدالقادرعلي-خ8ب День назад

    Brother shiicadu waxakaso baxday dhagarti ey umalegen mujahidinti suniyinta ahaa oo eyka mid ahayen sadam xusen and cali cabdala salax wexey cadow jogta ah ku ahayen suniyinta marka uniximayo hala layo booto ayey halkasi lajogan away iran 🇮🇷 dagalban qadeyna laha

  • @xumayra____
    @xumayra____ 23 часа назад

    Wxan ka mid ahy dadka ku frxsan wxa ku dhacya hizbushydan
    Aslan Iran iyo hizbusheydan nama matalaan ka Muslim ahaan
    Israel Iran ito hizbushadan waa isu mid wxayna ka simanyihin Islam dhacypka iyo gumadka dadka masakinta 😢

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment День назад

    Sxbyaal yaan la’aaminin Yahuuda xulufadooda walahi indhaha fura InshaAllah 🤲🏼🤲🏼

  • @hindahassan4459
    @hindahassan4459 10 часов назад

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    سبحان الله العظيم واتوب إليه
    الحمدلله على كل حال
    الحمدلله على نعمة الإسلام
    لاإله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
    الله أكبر على كل شىء
    أللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
    استغفرالله العظيم الذي لاإله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ❤❤❤❤

  • @CabdicasiisBa-vq8gi
    @CabdicasiisBa-vq8gi День назад

    Barigi hore Chenalkagu aad bu u fiicnaa Cunsuriyad maad aqoon dhexdhexaad bad hayd lakin Hab tabintaduna wey xumaatay Sidi qof qof u sheekeynaya ayaad u hadleysa Wax faaida leh maad weyday ma dhageysto kanaalada somalida 64 lixdan kanaal baan ku xidhnaa Afarkag ku jiro ayaa somali ahaa 60 kale ajaanib bey haayen ismana Badalaan Laakin Afartini somalida ahaa 2 xumaadey Adna hadda hoos baad u Socata

  • @SaamiyoMaxamed-ku6iu
    @SaamiyoMaxamed-ku6iu День назад

    Cajiib hada waxaan daawanayay muuqaal aad soo galisay bartaada sanad ka hor ciwaankiisuna ahaa
    "Maanta waxaan kuu wadaa wax cajiib ah 250 xeelad nafsi ah , wixii aad rabto aad ku heli karto , kaana dhigayso qof haybed leh cajiib ah wax walbana si sahlan ku dhamaysan karo waana buug magacii .. buug 10baneeyo buugaag muhiim ah soo xigtay "❤

  • @khaledkenan9592
    @khaledkenan9592 23 часа назад

    bro documentary bbc ee so digtay dawaday kusabsan hezbollah iyo dhipatadey kuhayan iraqiyinta waxan arkey mamada 7 wil dashey 7 wil inta lakaxeyay aya guri lugu wada dilay gurigana dusha lagaxiray.sida lodilay hadad aragtd wayabi walahi