Adaa mudan walaal adoo raali ah waxaan jeclaan lahaa green house sida loo sameeyo iyo inta qalab ee laisku xiro inaad mar noo sharaxdo, tan kale Drip irrigation ka isagana sidoo kale inta qalab LA isticmaalo iyo sida laisugu xirziro mahadsanid,
Aada u mahad santahy waxan jeclan lahaa ina nala wadaagtid bdf yo oo ah ku wa aad sharxesid Iyo melo laga sii helayo wax walbo aad sheegesid si an maclumaad dheer u si helno
Asc walaal waxaan rabaa in aan dhulbeereen iib sado, mana aqaan carada isey u kala fiican tahay. Ma ii sheegi kartaa hadaad taqaan meel aan kala xiriiro sidii aan u heli lahaa beer nadiif ah wadanka gudihiisa . Mahadsanid
Waad fiican tihiin lkn hal talo aan kula wadaago dib u hubin ku samee daawadaha aad muuqaalka u diyaarisey, inta aadan baahin baro qofka aad la hadleyso, dulucdu waxaa weeye aqoon ayaad aqoon ku sharaxdey sidee kuu fahmi karaa qofka hal-abuurka uu ku xoogsado yahay hido raac, English words ayaad isla English ku fasireysaa, sahan samee la fariiso qaar ka mid ah beeraleyda soomaalida lana daawo Video-gan ka dibna weydii waxa ay ka fahmeen. Cudurdaar: iga raali noqo hadii kaliya aad la hadleysey ardada (Faculty Agriculture) laakiin hadii wax un dadka dhaqan dhaqaale tabaca soomaalida aad la hadleysey isticmaal tarjumid Sahlan oo Soomaali ah %90.
Biyaha cusbadu kubadan tahay oo ceelasha qaar laga yaabo in ay noqdaan gobolada qaar waa lagu waraabin karaa dalagyada haddii aan biyo kale lahaysan lkn waxsoosaarku wuu hoosaynayaa. Saamaynta ay keenaan waxay kuxiran tahay sida ay uculus yihiin, ciida nuuca ay tahay drainage fiican in ay jirto, in aad si joogto ah ugu waraabisid iyo in aad marmar dhif ah oon roob jirin aad isticmaashid iyo kuwo kale.
Wll wad mahadsantahay alaha kaa jasa i siyo waxan raba suasha uu ku waydiyay wllky ana taa mislamida inan ku waydiyo waa ku saganahay ethoipia gar ahan mglda diri dhahe dhulkan malagu beri kara apple ka iyo strawberry ga jawab wcn ban ka sugayna wll 🙏🙏🙏
Ustaad waxaan ahay arday raba in uu barto cilmiga Agriculture ka marka waxaa rabaa talo inaad iga siiso marka number watsup lagaa heli karo rabaa.mahadsanid
Asc walaal waa ku mahadsantahay qaanka aad wax noogu sharaxdo hadiyo jeer wll waxaan kaa codsanayaa in aad noo soo badiso muuqaalada gaar ahaan waxaa dalban lahaay in aad noogu soo darto muuqaalo ka hadlayo bacaad celinta si qaas ah in aan kuula soo xariiro ayaa daneynayaa fadlan WhatsApp igaka soo xariir +254728290099 Ama ii reeb meel aan kaa la soo xariiro mahadsanid
Macalin Dhowr Jeer Ayaan Kula So Hadlay Ee Iisoo Jwab
Maasha allah cali baashi cashar wanaagsan ayaad naga bartay ciida maanta thanks halkaa kasii wad
Chanelkii ugu horeeyey ee aan ogolaado, faiido badan baan ka helay thanka
Mahadsanid walaal.
Adaa mudan walaal adoo raali ah waxaan jeclaan lahaa green house sida loo sameeyo iyo inta qalab ee laisku xiro inaad mar noo sharaxdo, tan kale Drip irrigation ka isagana sidoo kale inta qalab LA isticmaalo iyo sida laisugu xirziro mahadsanid,
Wallahi wax cilmi ayaa kaa faa'iiday sxb sare
Channels ingiriis ah baan daawan jiran. Laakin alxamdulilah hadaan mid somali ah helay. Sxb guulayso, channel aad loogu baahnaa baad samaysay.
Next video idea: geedaha ku wanaagsan dhulka abaarta ah iyo ciid guduuda in lagu beero.
Mahadsanid. Video idea aad sheegtay marar badan ayaa la’isoowaydiiyay. Waxaan kudaray listiga videoska aan samayn doono Insha Allah
@@FarmSomalia mahadsanid walaal, guul baan kuu rajaynayaa.
masha allah aad baan usoo dhawaynayaa muuqaalada qiimaha badan ee aad noosoo gudbisid
Thanks Ustaad insha allah arday Kaa Faa'iidaysan doona ayaan ka mid noqo doona Casharkaan iyo kuwa kalaba waan u baahanhay
mashaa Allaah wax umada wax u taraayo ayaad soo bandhigtey.
mahadsanid Baashi
Mansha Allah casharadada aad ayeey u fadhido badan yahiin
Masha alaaaaaah xafidulaaah aqi halganka kawad mesha aqi waxan qorsheynaya in Sha alh 3 hegtar Garin haws u Raba so a afgoye
Macalin meesha labada ciidood iskasoo galan kawrn
mahadsanid macalin
Masha allah waad ku mahadsanthy sida aad noogu FAA'ideysay ustaad
Asc bro video yadada waa waiting hore waxaan rabaa video cusub noso gali
Ustaad mahadsanid
Mahadsanid walal
Sckm.ustaad aad ayaan u daneyna inaan wax ka fahmo barasha cilmiga beraha ugu yaran guriga inaan wax walaba ku beero
farm somalia horay u socda cilmi qaaliya baad noosoo gudbisaan thanks
ardayd wxn ahy dhigaty natural resource conservation wxn ubaahnaa soil sample and soil basic ❤
Masha allaaah ustaad Soo Badi casharada Manfaca leh
Ascww walaal waad dadaashey, wax badana waan kaa faa iidey. Waxeyse ila tahey, inaad u sheegto sida ugu fudud oon academic aheyn oo qofku ku ogaan karo ciida fiican, isagoon u baahan khubaro u fiirisa ciida beerta uu iibsan rabo ama beeran karo .
Jzk wallaal waad noo faaidaysay
Abaalka ma gudi karno Nolow wll nolow Alle haku Sharfo wll
Shukran sxb
Wad ku mahadsan tahy walal sareh waa barnamij aad logu bahan yahy waqtigaga aad ino hurtay arimaha nuucaan ah aad aya logu bahan yahay
Masha allaah Jezakumullaahu khayr
Aada u mahad santahy waxan jeclan lahaa ina nala wadaagtid bdf yo oo ah ku wa aad sharxesid
Iyo melo laga sii helayo wax walbo aad sheegesid si an maclumaad dheer u si helno
Maa shaa allaah wll mahad sanid
Asc walaal waxaan rabaa in aan dhulbeereen iib sado, mana aqaan carada isey u kala fiican tahay.
Ma ii sheegi kartaa hadaad taqaan meel aan kala xiriiro sidii aan u heli lahaa beer nadiif ah wadanka gudihiisa .
Mahadsanid
m.a wll hore uso wll faa iido weeyn ayaan kuqabnaa cashirada aadbixiso
Asc brother ali baashi waanan kaaga
Mahadnaqayaa cilmigan beeraha
Waana muhiim
Waxaad sheegayso
Asc maxaa soo dajiya in geedka liinta uu ku dhalo waqtiga ugu dhow
Waad fiican tihiin lkn hal talo aan kula wadaago dib u hubin ku samee daawadaha aad muuqaalka u diyaarisey, inta aadan baahin baro qofka aad la hadleyso, dulucdu waxaa weeye aqoon ayaad aqoon ku sharaxdey sidee kuu fahmi karaa qofka hal-abuurka uu ku xoogsado yahay hido raac, English words ayaad isla English ku fasireysaa, sahan samee la fariiso qaar ka mid ah beeraleyda soomaalida lana daawo Video-gan ka dibna weydii waxa ay ka fahmeen.
Cudurdaar: iga raali noqo hadii kaliya aad la hadleysey ardada (Faculty Agriculture) laakiin hadii wax un dadka dhaqan dhaqaale tabaca soomaalida aad la hadleysey isticmaal tarjumid Sahlan oo Soomaali ah %90.
Wlle mahadsanid, hadaad awoodana wxn jeclaan lahaa inaad Nabarto sababta ay soil acidity unoqoto iyo qaabka loo xaliyoba
wll wad mahadsanthy waxan jogaa muqdisho waxa beray loos looskii geedaha qaar way dhimanayaan maxa iga qaldan jawaab waca
Calcisol waa Ciida huruud ah oo gobolada Waqooyiga Somaliya ku badan oo weliba Milix badan leh
Sidaad sheegtay Calcium Carbonate ku badan tahay
Wad mahadsan tahay
Tixri meel cuno lagudadiyay cidla oo igabahneyn ina gedcalenti sogoro iskis oogadhasho leska guraa arki jirnay xafad biyaro biyo ladugay miyaa wax losoarurinayo qashin iyo dooro xarkeda cidan duur arkin kagad usheg
ustaad waxaan ku weydiinaa biyaha biyaha kharaarka beerasha see u ku yihiin
Fadlan qor buug adigana ka faaiidayso
Dadkana ooga faaiidee
Insha Allah walaalkay waan wadaa buug qorista
Mahad balaaran ayad mudan tahay
Mhdsanid teacher wax badan baa ka faa iday cashirka
Waxan ku oran Lahaa ere yada aad adeegsanaso iskuday inay luuqadeena noqdaan ingilishka dadbadan ayaangaranayn
Ereyo waxaa jira aan Somali loohayn ama waxaa jira kuwo ubaahan qofku in uu English ku’arko si’uu baaris kale usameeyo
Qarshak 3 hegtar meqa kufiln Garin haws
Walale xagee kaala soo xidhiidhi karaa
Walaal ayaatan aad ayaan umashquulsanaa. Waan kaxumahay in aan suaalaha kasoo jawaabi waayo Lkn waqti ayaan soobixin doonaa mar kale.
@@FarmSomaliaTelfoon ma leedahey Ama Meel lagaalo soo xiriiro
waad mahadsantahay aniga waxaan rabaa in aan kuwaydiyo somaliya maku barikaraa strawberry jawb igasii mahad sanid
Wxad ku beeri kartaa wllo gobolada qaar dhulka Somalida sida burco oo kle ayuu Sifiican ugu baxaa lkn meelkasta laguma beeri karo
Waakan muqaalka ka hadlaayo strawberry ama farawla
ruclips.net/video/srA3mJdJaV4/видео.html
Strawberry waa lagu abuuri karaa meelo Somalia kamid ah. Cimilada uu ugu fiican waa 15 Celsius ilaa 27. Biyo badana wuu ubaahdaa. Kenya oo kale aad ayaa loogu soosaaraa iyada oo mararka qaar la'isticmaalayo shade net.
Asc aniga waxaan jogaa afgoye marka strawberry malagubarikaraa adiga oo mahadsan iyo sanflowert seed asna malagu barikaraa guul ayaan kurajanayaa
Ustaad Cali baashi waa mahadsantahay sida wanagsan ee aad casharada faiidada leh noogu sogudbinayso
Ciidaha cusbadu kubadantahay maxa laga beeri karaa dalagyo maxa kamida?
Dalagyo badan ayaa udulqaadan kara ciidaha cusbadu kubadan tahay. Waxaa kamid ah timirta iyo masagada (Sorghum) . Insha Allah waqti aan dheerayn ayaan videos kasamayn doonaa.
Asc sxb ani suaal ayaan kuwey diinayaa biyaha qaraar dalag yada malagu beeri karaa
Biyaha cusbadu kubadan tahay oo ceelasha qaar laga yaabo in ay noqdaan gobolada qaar waa lagu waraabin karaa dalagyada haddii aan biyo kale lahaysan lkn waxsoosaarku wuu hoosaynayaa. Saamaynta ay keenaan waxay kuxiran tahay sida ay uculus yihiin, ciida nuuca ay tahay drainage fiican in ay jirto, in aad si joogto ah ugu waraabisid iyo in aad marmar dhif ah oon roob jirin aad isticmaashid iyo kuwo kale.
Wll wad mahadsantahay alaha kaa jasa i siyo waxan raba suasha uu ku waydiyay wllky ana taa mislamida inan ku waydiyo waa ku saganahay ethoipia gar ahan mglda diri dhahe dhulkan malagu beri kara apple ka iyo strawberry ga jawab wcn ban ka sugayna wll 🙏🙏🙏
Wllo wxa lagu beeraa gobolada qaar dhulka Somalida wxaana loo eega mineralska ciida wxana lagu beeri karaa gobolka burco oo kle
walaal apple wuxuu ubaahan yahay shaqo badan haddii larabo in ganacsi wayn laga dhigo. Wax yaabaha uu ubaahan yahay waxaa kamid ah in uu'ubaahan yahay xilli qabow si'uu caleenta udaadiyo.
Ethiopia dhulka Tigreega waa lagu abuuray lkn waa dhul ah 2450 metre. Xagaas xitaa shaqo wayn ayey qabteen si'ay usuurtowdo.
Marka walaal abuur dalag kuhaboon meesha aad joogto saas ayaa kuu faa'iido badan markii la'iskucelceliyo.
Ciidaha somlida gaar ahaan Somalilad plz ka.soo.hadal horena waan kuugu sheegnay waanad balan qaaday
Safa videowgan soo arintaas ugama hadlayn? marka hore waxaan rabaa in ay dadaka kuwa aan fahansanayn ereyada ciida kusaabsan in ay fahmaan.
Waxaan rabaa inaan kula soo xidhiidho marka ma iisheegi kartaa WhatsApp ma iisheegi kartaa wll
Wll emailkayga waa kan: ali@farmsomalia.org sualahaaga xagaas iigu sooqor adoo Mahadsan. Numberkaagana kusooqor anaa kusoowacaya haddii sualaha aanan qoraal uga jawaabi karin.
Ustaad waxaan ahay arday raba in uu barto cilmiga Agriculture ka marka waxaa rabaa talo inaad iga siiso marka number watsup lagaa heli karo rabaa.mahadsanid
Wll waan kusalaamay. Email iigu sooqor suaalahaaga haddii aysan kamaarmin in aan kusoowoco waan samayn Insha Allah. Mahadsanid Ali@farmsomalia.org.
@@FarmSomalia insh allh hye
Waar mawduucyo guud oo ku saabsan agriculture ka hadal oo faahfaahi cida oo kaliya ha ku eekaane
Waxaan kolay waxaad tahay shaqsi aqoon u leh cilmiga beeraha
Qor buug ku saabsan cilmigan
Oo ah english iyo soomaali
Oo leh sawiradan oo faahfashsan
Amaba afsoomaali kaliya
Asc walaal waa ku mahadsantahay qaanka aad wax noogu sharaxdo hadiyo jeer wll waxaan kaa codsanayaa in aad noo soo badiso muuqaalada gaar ahaan waxaa dalban lahaay in aad noogu soo darto muuqaalo ka hadlayo bacaad celinta si qaas ah in aan kuula soo xariiro ayaa daneynayaa fadlan WhatsApp igaka soo xariir +254728290099 Ama ii reeb meel aan kaa la soo xariiro mahadsanid
Insha Allah waan kulasooxiriirayaa
Mahadsanid walaal
adaa mudan walaal