Beeraley Hanoqon Adoon Ciida Baran: Soil Forming factors-SIDA CIIDU KUSAMAYSANTO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Ciidu waa hantida ugu wayn oo beeraleydu haysato. Marka videowgan waxaan ugu talagalnay in ay kafaa'idaystaan beeraleyda Soomaaliyeed. Somaliya waxay leedahay ciid kaduwan meelo badan oo aduunka ah marka haddii aan rabno in aan waxsoosaarka wadanka hagaajino oo dhanka beeraha ah waa in aan ciideena baranaa.

Комментарии • 43

  • @safasamawada7034
    @safasamawada7034 4 года назад +6

    Waad mahsntahay wlllo sida uga Soo baxday balankii aad qaaday Wx Aan beerano markasaynu dunida la jaan qaadi karnaa soomaliyeey Qofba intuu wax soosar leeyahaa lagu Tix galiyaa calamka

  • @MohamedHassan-in7rn
    @MohamedHassan-in7rn 4 года назад +3

    Ajar allaha kaa siiyo hawl anaga iyo adiga ku anfacaysa ayaad noo haysaa Mudane Cali baashi

  • @axmedmini5446
    @axmedmini5446 4 года назад +2

    Mnsha allah teacher allah cilmiga hakuu barakeeyo

  • @jamamohamedhersi2370
    @jamamohamedhersi2370 4 года назад +2

    Mahadsanid walaal Ali Baashi Ahmed rabbi haku karaameeyo annagana hannagu anfaco cilmogaas aad na bartay

  • @abdinurmahamed9045
    @abdinurmahamed9045 4 года назад +2

    mahadsanid wall allaha kuu barakeeyo aqoonta. Insha allah ciid walba dhirta ku haboon ee laga beerikaro unbaan sugaynaa

  • @engkeyse6772
    @engkeyse6772 4 года назад +1

    mnsha allh ustaad cashrdada aaad ayan ugu txnahy keep going

  • @alasmohamed3534
    @alasmohamed3534 4 года назад +1

    Masha Allah wll mhdsnd.
    Soil scientist

  • @saidamohamed1545
    @saidamohamed1545 4 года назад +3

    Thank you very much we learn more today

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa 3 года назад

    Maasha Allaah. Wax badan baan kaa note garestay. Videoyadaan structured ah noo soo badi. Takhasuskayga waa accounting laakiin waan jeclahay in aan wax badan ka fahmo agricultureka.

  • @zakarieabdi1424
    @zakarieabdi1424 4 года назад +1

    Mahadsanid mudane

  • @MohamedAhmed-vq5pi
    @MohamedAhmed-vq5pi 3 года назад

    Ustadi adoo mahadsan xagee kaala soo xariira

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Walaal iga sooxiriir email- ali@farmsomalia.org

  • @omersaed1572
    @omersaed1572 4 года назад +1

    jazaakalahu khayra

  • @abshirxasan9935
    @abshirxasan9935 4 года назад

    Mahadsanid ustd

  • @Faraxarts98
    @Faraxarts98 4 года назад

    Maasha allh techar gulso

  • @fahadpeace5422
    @fahadpeace5422 4 года назад +1

    Mashs allah

  • @taha-selman
    @taha-selman 4 года назад +1

    شكرا استاذ

    • @abdir9575
      @abdir9575 3 года назад

      Mahadsanid marka kobaad, suaal Wllo iiga jawaab inshaa allaah, kawaran meel ssdexda midab ee ciida ku wadda kolmeen sida ciid cad wa xooga duduud cidta iyo dhooqo carro madoow ah Waliba markad wax yar socotid ba mid kale ayaad ku arki mesha dhulkaaas beer ma noqon karaa mahadsanid

  • @jimaleali6479
    @jimaleali6479 3 года назад

    Mahadsanid

  • @nastahissack8489
    @nastahissack8489 4 года назад +1

    Mashaallah

  • @hudaqaranofficial2832
    @hudaqaranofficial2832 4 года назад

    Waad mahdsanid

  • @daahirhassan2441
    @daahirhassan2441 4 года назад +1

    Mahsanid sxb

  • @nurabdi6138
    @nurabdi6138 3 года назад +1

    Asc Ali Bashi, akhii aad baad ugu mahadsan tahay barnaamijkaan wax ku oolka ah, walaal telefoonka lagula soo xiriiri karo makaa heli karaa? Mahadsanid

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      WCS walaal. Fadlan email iisoodir ali@farmsomalia.org

  • @abdirashidmahamed532
    @abdirashidmahamed532 4 года назад

    asc wll waxa aan rabaa in aad fidiyoow nooga samysid yaanyada qaab ugu fiican ay ugu bixi karto somaliya

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  4 года назад +2

      WCS. Insha Allah mar ayaan saas samayn doonaa

  • @abdibasid1893
    @abdibasid1893 4 года назад

    Sxb waxaa muqaal nooga samaysaa qaabka qofka uu Ganacsi fiican uga samayn karo Beeraha iyo dalagyada ku haboon in lacag fiican laga sameeyo, Mahadsanid inbadan ayaad noo faa'idaysay.🙏🏼

  • @deeqenv4431
    @deeqenv4431 3 года назад +2

    ustaad labo erey micnahoda raba ina iga caawiso saxda ah.
    1 ph :
    2 topograph :

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 3 года назад

      Ph wll waa cabiraad aysidhka ciida waana muhiim dhirta qaar waxy ku baxdaa ciid aysiidhku yar tahay kuwa kalena meel ay ku badantahay
      2. Topography waa kala saraynta dhulka sida buuraha dhinacooda oo kale

    • @dalkeenaguul6442
      @dalkeenaguul6442 3 года назад

      Soil ph, ama (Caro/ciid) "ph" waa cabirida in ta ku jirta "Alkalinity(Alkolo) and Acidity(Aashito" Ciida/caradda, laguna ogaado in ay baddan tahay, yartahay amaba dhexdhexaad tahay.
      Fatlan hadii aan qalday hala i saxo mahadsinidiin.

  • @cabdulahimaxamed2803
    @cabdulahimaxamed2803 3 года назад

    Aniga meesha aad deganahay ciid gaduud ayaa dabeecad u ah marka maxaa lagu beeri karaa?

  • @muuminkaraama9427
    @muuminkaraama9427 3 года назад

    Asc maxaa Keena in miro aan abuuray marka hore si fiican in ay ubaxaan 50 maalin kadib ay socon waayan

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Walaal waxyaabo badan ayaa keeni kara. Waxbixin taas jawaab lagama bixin karo

  • @maxamedmhadmaxamed8630
    @maxamedmhadmaxamed8630 4 года назад

    waxan doonaya in aan bilaabo goat farming si ka duwan daaqa fura. marka madaaba aad beeraha aad ka hadasho mowduuca ku saabsan beeraha xoolaha ka codsanaya mhdsanid.

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  4 года назад

      Wll taas waa howl fiican. Insha Allah barnaamijyadaas mar ayaan kahadli doonaa.

  • @anasfantastic7
    @anasfantastic7 4 года назад

    Ustaaad in ad no sharaxdo 3 noooc carada u kala baxdo iyo mid walba dalaga ku haboooon hal muqaal noo soo diyaari hade macquuul tahay ustaaad

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  4 года назад

      Insha Allah mar aan jaanis helo ayaan samaynayaa. Waxaan kudaray videowska aan samayn rabo. Mahadsanid

  • @mohamedbaadiyow1447
    @mohamedbaadiyow1447 4 года назад

    Wll Meel Aan Kaala Soo Xiriiro Iisheeg Su.aalo Badan Aan Qabaa
    Whatsappkada Ii Soo sheeg Sxb Ali

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  4 года назад +1

      Wll e-mail iisooqor Insha Allah waan isku dayayaa in aan kajawaabo sualahaaga. ali@farmsomalia.org

    • @mohamedbaadiyow1447
      @mohamedbaadiyow1447 4 года назад

      Ustaad Whatsapp 0615822489 Su.aalo Saasana Maqabee Inaan Wax Kaa Faa ido Rabaa

    • @mohamedbaadiyow1447
      @mohamedbaadiyow1447 4 года назад

      @@FarmSomalia Ustaad Wattsappkas Leeyahay 0615822489 Beeraley Ahay Ina Wax kaa Faido Rabaa Adna Kaada Isoo qor Adoo Mahad san