Biyaha iyo Waxsoosaarka Beeraha Somalia: Maaraynta Waraabka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 50

  • @aminaserar9449
    @aminaserar9449 3 года назад +4

    Ali Bashi Macalin daacad ah ALLAHA kaa
    Dhigo.🤲❤👏🏽

  • @mohamedhussein2665
    @mohamedhussein2665 3 года назад +3

    Masha Allah Barakallaah wll Rabi Cilmiga ha ku barakeyo, Runtii cilmi an radinyey ayd nala wadagtay mahadsnid.

  • @MaxamedXaange-ff9kj
    @MaxamedXaange-ff9kj 3 месяца назад

    Maa shaa allaah wll mahadsanid

  • @khaalidabdisalaan4691
    @khaalidabdisalaan4691 3 года назад

    Thank you Ustaad

  • @jeesto1226
    @jeesto1226 8 месяцев назад

    Waad mahatsantay zxp

  • @zahrafarax5566
    @zahrafarax5566 3 года назад +1

    maashaa allaah waa barmaamij faaiido u leh dadka soomaaliyeed laakiin dadku ma wada fahmayaan kalmadaha luuqadaha kale ah ee isku day in la wada fahmo

  • @akadiye9806
    @akadiye9806 3 года назад

    Mashaa allaah allaha ku xafido

  • @KhadarMaraay
    @KhadarMaraay 3 года назад

    Mahadsanid walaal

  • @axmedismacil7003
    @axmedismacil7003 3 года назад

    Masha allah inoo soo badi wllo qeere alle haku siiyo

  • @taha-selman
    @taha-selman 3 года назад

    Shukran maclin

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 года назад

    Thanks sxq qaali

  • @abdallaaw73
    @abdallaaw73 3 года назад +1

    Ustaad waan kaaga mahad celinaynaa aqoonta aad nala wadaagaysid waaana kusugayna talaado walbo insha alah mahadsanid

  • @khadarduale3219
    @khadarduale3219 3 года назад

    Mahadsanid wll:)

  • @mohamddhiidhaco5022
    @mohamddhiidhaco5022 3 года назад

    Vedio kasta oo kamid ah kuwa aad uga hadleyso cilmiga beeraha waxaan ka faa'iidaa qodobo badan oo aanan sharixi karin sababka loo diidayo anigoo aqaan dhibaatadooda oo kaliya aana ka dhaxlay dadkii iiga horeeyay beeraha mahadsanid macalin allaah hakuu barakeeyo cilmigaa iyo caqligaagaba.

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Mahadsanid. Adigana ilaahay hakuubarakeeyo cilmigaaga iyo caqligaaga.

  • @ahmadomar8781
    @ahmadomar8781 3 года назад

    Ustaad intaan kaala soo xariiri karaa

  • @Faraxarts98
    @Faraxarts98 3 года назад

    Maash Allah

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 5 месяцев назад

    Asc aad ayad umahasan tahay sida aad noogu sharaday mar walba oo aad so dhigtid waxtarka sida dalagyada lo isticmalayo mahadsanid dr cali

  • @abdulahigure2926
    @abdulahigure2926 3 года назад

    Masha Allah

  • @MohamudHussein-r1r
    @MohamudHussein-r1r Год назад

    Waa aqoon sare

  • @puntlandsom
    @puntlandsom 7 месяцев назад

    Asc fadlan su alaha beraleyda xaggay ku soo marin

  • @maanali8287
    @maanali8287 3 года назад +3

    Water management waa midaysan fahansanayn beralayda somalida wayo markaysan udheli tirin biyaha wa dhib uqarson oo aysan fahansanayn next video animal hasbandary noga dhig isha allah shukrn akhiii

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Wll dhanka animal husbandry waa muhiim. Dhankaan kale ayaan kudaahay ee beeraha lkn insha Allah waan bilaabi doonaa.

    • @maanali8287
      @maanali8287 3 года назад

      @@FarmSomalia shukran ustaad

  • @mohamedhusseinali7585
    @mohamedhusseinali7585 Год назад

    Walaal waxaan rabnaa in aad ka so hada shid qamadiga

  • @wow9317
    @wow9317 2 года назад

    Walaal xageen ka heli karaa marka aan joogo rice hulls

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 3 года назад

    Aadbaad umahadsanthy wll

  • @abdallaasad294
    @abdallaasad294 3 года назад

    Asc sxb, salan kadib sidee loo soo saari karaa ceelasha biyaha mase lagahelaa dhulkeena biyo bada ama kufilan dhulkanaga xaga beeraha? Waxaan filayaa in aad iisoo jawaabdid. Mhdsnd

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      WCS walaal. Dabcan meesha aad joogto ayey kuxiran tahay Lkn Waa lahubaa biyo badan ayaa kujira dhulkeena hoostiisa oon kafaa’iidaysan karno. Fadlan dadka dhankaas ceelasha iiga aqoon badan waydii oo ceelasha qoda.

  • @filashomediaexpectmedia4529
    @filashomediaexpectmedia4529 3 года назад +1

    Mashalaah walal meel lagala soo xidhiidho noogu reeb wll comentiga numberlaagak wll ubahnahey

  • @akadiye9806
    @akadiye9806 3 года назад +1

    Waxaan kaa codsanayaa vediowga soo dulsaar talefonkaaga

  • @ismailyusuf8206
    @ismailyusuf8206 Год назад

    Biyaha riiga ee qaraar ama adag wax malugu beerikaraa

  • @abdallaaw73
    @abdallaaw73 3 года назад

    Asc ustaad waxaan kaa codsanaa inaad suaashan iga soo jawaabtid
    Waxaan kala garan la ahay waxay kala yihiin (compost, organic matter, iyo fertilizer) sadaxdaan ikala fahansii
    Mahadsanid

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      WCS. Compost organic matter ayaa laga sameeyaa sida caleenta. Fertiliser Waa nafaqo beeraha ama dabiici sida compost ama mid kale. RUclips kafiiri waad arkaysaa iyada oo lasamaynayo.

  • @softctradingideas8744
    @softctradingideas8744 3 года назад

    Wa ad mahadsan tahay cali baashi
    Mark xigta wll su al pan rapaaa in aaan ku weydiyo oo ku tacaluqda clipkaaan aaad ugu hadleyso waraaapka
    Waxa ad sheegta mm oo piyo ah in halpeeeeg ahaaan lo waraap siiiyo dhirta qaypaheyda kala duwan
    Halki geyd miyad ka wadaaa inta uu waraaaapkiisa yahay mise hegtarkii dhan
    Arimahaaan wa an u dhuuun dululahay in padan oo ka mid ah neh wax peerista aaad paaan u fahansanahay walip waxa aaan ahay mid ka mid ah dadk ka faideysta mowduuucyada ad ka hadleyso
    Wll intaaas ayaaan ku weydiye iga so fal celi mahadsanid

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Walaal waan kusalaamay. mm waxaa laga wadaa qaabka Somalidu u'isticmaasho roob cudud ah iyo ayaa da'ay oo kale. Calaa geed sigooni ah loogama wadee waxaa laga wadaa roobka ama biyaha ciida lagu shubay oo intaas oo mm gaaray. Mar kale ayaan qoraal fiican kasamayn doonaa insha Allah.

    • @softctradingideas8744
      @softctradingideas8744 3 года назад

      @@FarmSomalia wa an ka qaaday ustaaad
      Tan xigta wll qodopkaaan waraaapka wa ilaha kliya peeraleyda ay dhirtoooda ay sapap ugu noqdaaan in ay isk dilaaan
      Sapapto ah halpeeeg io xadi waraaapka lugu xakameeeyo ma lahan
      Allah ku fududeeeyo qodopkaaas faaah faahintiiisa wa ay u nugushahay peeraleyda soomaalida

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 3 года назад

    Halkaa kasii wad dadaalkaaa

  • @learnbassicenglishinhere4738
    @learnbassicenglishinhere4738 3 года назад

    Cabirka saxda ah ee biyaha sideen ku ogaaadaaa
    Yaaanyada ooo kale meeqa jeeraa lawaraabin karaaa bilow ilaaaa dhamaadba

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +2

      waxyaabo badan ayey kuxiran tahay walaal. Sida ciida iyo cimilada kajirta meesha aad joogto. Video aan kasameeyay Maamulida Waraabka Beeraha Barbarooniga fiirso. Qiyaas fiican ayaad kaqaadan kartaa maamul ahaana wey iska ag hdowyihiin.

  • @mohamedabdullahisamatar7216
    @mohamedabdullahisamatar7216 3 года назад

    vedio potatoes ku saabsan somlia waa kasugeynaa insha alah

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Insha Allah waan soosamayn doonaa. Waqti aan aad ufogayn

  • @filashomediaexpectmedia4529
    @filashomediaexpectmedia4529 3 года назад

    Amba wll gmail igala soo hadal

  • @yusufcagowayne1990
    @yusufcagowayne1990 2 года назад

    Ceelka sidee biyaha looga so sari karaa
    Sifan beerta ugu warabiyo