Drip Irrigation Beeraha Kuwaraabi: Qalabka & Nidaamka iyo Warbixin Kale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Drib irrigation wuxuu kamid yahay nidaamyada beeraha lagu waraabiyo. Videogan waxaan kusharaxaynaa nidaamkaas. Waxyaabaha aan videoga uga hadlayno waxaa kamid ah: Ciida kuhaboon, Biyaha loo'istacmaalo, qalabka iyo nidaamka uu'ushaqeeyo drip irrigation.

Комментарии • 57

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 года назад +3

    🙏🙌 best teacher ever
    Allah haku barakeeyo macalin

  • @mahadsheik1308
    @mahadsheik1308 3 года назад +2

    masha allah ali baashi shaqo weyn ayaad heysaaa bro intaan ka sii badi macluumaadkan muhiimka ah.

  • @aymankhaliif4804
    @aymankhaliif4804 11 месяцев назад

    M.a macalin

  • @yaxyenuurcabdi4726
    @yaxyenuurcabdi4726 3 года назад +1

    mahadsanid wll

  • @anabsahal2171
    @anabsahal2171 3 года назад

    Maasha allah cali Bashi cilmiga a naratey wax ku dhef

  • @MrXamarawi
    @MrXamarawi 3 года назад

    Ilahay qayr haku siiyo

  • @abdikadersaladali7219
    @abdikadersaladali7219 3 года назад

    Masha Allah waad mahadsantahay waan kaaga mahadcelinayaa waqtiga aad gelisay sida wacan ee aad usoo diyaarisay...

  • @barkhadabdillahi560
    @barkhadabdillahi560 3 года назад

    Mahadsanid ustaad

  • @waayo-arag3148
    @waayo-arag3148 3 года назад +3

    Cilmigaada Rabi Ha Kuu siyaadiyo walal. Waxaad tahay shaqsi Jecel dadkiisa iyo dalkiisa Cilmiga barakadiisuna waa sadaqada Aad ka bixiso Sidan oo kale. Waxaan Rajaynayaa in aad kamid noqon soomalida Qaar ee intay wax wanaagsan Bilaabaan Joojiya. Joogtaynu waa Adooda Ugu Fiican ee Guusha. Mahadsanid bro.

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +2

      Aamin walaal. Aad ayaad umahadsan tahay. Waxaan rajaynayaa in aan siiwadi doono howshaan in duruuftu suurto galin wayso maahane

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 3 года назад +1

    Jazaakallaahu kheyr walaal , waxaan u baahanahy sida toonta loo beero inaad noo soo gelisid hadaad awoodid . Thank you 😊.

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Aamin. Insha Allah waxaan rajaynayaa dalagyada oo dhan in aan xabad xabad ugasheekayn doono. Lkn waqti ayaa laga yaabaa in ay qaadato

  • @abdifatahmusse8735
    @abdifatahmusse8735 3 года назад

    Masha allah waad mahadsan tihiin

  • @CadeQarawe
    @CadeQarawe 3 года назад

    Mashalh ustaaad

  • @KM-jc5hl
    @KM-jc5hl 2 года назад

    Thanks 🙏 wllo

  • @faraxtoosane3136
    @faraxtoosane3136 3 года назад +2

    Waad mahadsan tahay macquul matahay inaad geed geed noogu sharaxdo yacnii hal video iyo hal geed
    Sida 1 yaanyada
    2 liinta
    3 koostada
    4 muuska
    Hadii aad heyso buug af soomaali ku qoran oo ka hadlaya sida wax loo beero iyo waqtiyada ay geeduhu ku bislaan karayaan
    waan kaa iibsan lahaa qiima kasta haku kacdee
    mahadsan

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Adaa mudan walll. Waa macquul in aan geed geed uga sheekeeyo Lkn maadaama aan shaqooyin kale hayo waqti dheer ayey qaadanaysaa in’aan dalagyada muhiimka oo dhan aan dhameeyo Lkn waqtiba haqaadato waan samayn doonaa Insha Allah.
      Buug wali maanan qorin waqtiga oo xoogaa yar dartiis Lkn Waan qori doonaa buugaas Insha Allah halkaan ayaan soodhigi doonaa

    • @faraxtoosane3136
      @faraxtoosane3136 3 года назад

      Mahadsanid walaaal

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 года назад

    Thanks again

  • @omaromar-mc9vi
    @omaromar-mc9vi 3 года назад

    Jazaak Allah khayeer ILA imika Intii aan dawanaya qebahagi kala duwan runti wax badan ayaan ka faiiday ilahay waxan rajaynaya inu xasana jariiya Ku gu dhigo

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Aamin walaalkay adinaga ilaahay khayr fara badan ilaahay hakusiiyo

  • @abdirahmanahmed1043
    @abdirahmanahmed1043 3 года назад +1

    Thanks

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 года назад +1

    (Dhibic waraab)

  • @abdirisakhussein9114
    @abdirisakhussein9114 3 года назад +2

    Aad ayaan kaga mahad celinayaa Aqoonta aad noo soo gudbinaysid
    Fadlan dalagyada dalka iyo waqti gali si dadka beeraleyda ahi ay kor ugu sookacaan
    Qofku heerka uutaagan yahay ayaa laga bilaabaa
    Aqoontiisa

  • @bossfolyareey2619
    @bossfolyareey2619 3 года назад

    Mansha allah

  • @adamdalmar8900
    @adamdalmar8900 3 года назад

    MACALLIN waa ku salaamay waa lagaa faa’iidey allah kheyr ha kaa siiyo. Anigu beer ma lihi lkn waxannu gudbiyaa dadka beeralayda ah.

    • @ayanlesiidow9438
      @ayanlesiidow9438 2 года назад

      asc maclin jazaakalahu kheyran fiddunyaa wal akhirah mida kale marka aad Cashirka bixinayso ama aad sharaxayso adeegso Sabuurad ama kumbuyutar oo arrow leh si lofahmo halka ad tilmamayso..tafadal

  • @hassanabdulluhi2890
    @hassanabdulluhi2890 2 года назад

    Sxb waa waraab dhibicsi ah manhajka cusub ee somaliya ayuu ku yaalaa fasalka 8-aad

  • @mandeeqaden5689
    @mandeeqaden5689 3 года назад +2

    Wlle adiga oo mahadsan waxan rabay in aan wax badan kaa waraysto oo la xiriir beeraha waxaan jeclayan in aan hadda beer abuuro marka xagee kale so xariiraaa

    • @mandeeqaden5689
      @mandeeqaden5689 3 года назад

      Wlle adiga oo mahadsan codsigayga tix gali

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Wll email iigu soodir numberkaaga ali@farmsomalia.org

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 2 года назад

    السلام عليكم Ali
    Inta aan dhulka kharash galin Sida Ceel IWM, Maxaan ku ogaan karaa in dhulkau Cusbo leeyahay ama Biyahiisu Cusbeeysan yihiin ??
    Mahadsanid

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 5 месяцев назад

      Ciida ayaa test kaqadesa kaliya ma oganesid cusbada lkn madayinka kale ee ku badan Aya ogan karta

  • @mohamedhirsi2393
    @mohamedhirsi2393 3 года назад

    Asc wll Cali bashi waad ku mahadsantahay sida quruxda badan eed noogu sharaxday.
    Marka wll waxan u bahanahay inan sameysto greenhouse marka xageen kaheli karaa material ka?

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      WCS walaal. Waxaan filayaa Wadanka wey joogaan shirkado iibiya. Insha Allah haddii aad raadisid waad kahelaysaa

  • @basbasbile7293
    @basbasbile7293 3 года назад

    Salam Bashi
    Many thanks for the drip irrigation info could you please advise if the well water in muddug region which is bite salty is suitable for ph7 or growing vegetables

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Salaam,
      Farming with salty water is possible. Some of the vegetable are more tolerant to salt than others. You can grow carrots, onions and even potato at right season with salty water insha Allah. Some times the harvesting may be smaller but it can be done. You can also grow grain crops like sorghum and can be tolerant to some levels of salt. Good luck

  • @mahamodabdullahi2518
    @mahamodabdullahi2518 3 года назад +1

    Waad mahad santahay walaalkeey
    Waana ku xiranahay barmaamish ka
    Waxaan rabay inaan ku weydiiyo
    Tubooyinka Malaga helaa somaliya
    1 miter meeqa wàaye

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Waxaan rajaynayaa in laga helo Somalia. Qiimahooda hadda kuuma sheegi karo

  • @zackiofficial972
    @zackiofficial972 Год назад

    ustaad course ma bixisa madama ahay arday agri barto

  • @yaxyenuurcabdi4726
    @yaxyenuurcabdi4726 3 года назад

    part 2 soo gali wll

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Waan iloobay ayaan filayaa walaal haddana qaybo kale ayaan kujiraa lkn mar ayaan rajaynayaa in aan kusoonoqdo waraabka

    • @yaxyenuurcabdi4726
      @yaxyenuurcabdi4726 3 года назад

      @@FarmSomaliahye wll insha allah

  • @yaxyecabdi5001
    @yaxyecabdi5001 3 года назад

    Shinida kasoo hadal ustaad

  • @jamashamal466
    @jamashamal466 2 года назад

    Wll hadii dhulka ama biyaha cusbo leeyihiin sidee loo maarayn karaa

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  2 года назад

      Walaal lamaarayn karaa Lkn Waa shaqo dadaal iyo waqti rabto iyo dabcan fahan. Waxaan umalaynayaa in aan video uga hadalay. Talaabooyinka waxaa kamid ah in biyo aan cusbo lahayn la’isticmaalo waraab badana aan ubaahnayn iyo dalag cusbada udul qaadan karo

  • @abdiiabduosman4746
    @abdiiabduosman4746 3 года назад

    Wax ha laberta

  • @TheWayToHeaven1
    @TheWayToHeaven1 3 года назад

    Halkee lagala so xidhiidha? Wll

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Ali@farmsomalia.org halkaas igala sooxiriir wll

  • @bukhaarixasan8683
    @bukhaarixasan8683 3 года назад

    Mahad sanid Wlle

  • @DULLA252
    @DULLA252 3 года назад

    (Waraab dhibceed ). in la dhoho ayaa ku Haboon.

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Aad iyo aad waa magac fiican inlasiiyo Lkn dadkii makula fahmayaan weeye dhibku.

  • @kahiyeroble6828
    @kahiyeroble6828 2 года назад

    Walal waxaa ka rabaa WhatsApp kaga please