3600 KALIYA KU BILOW BEERAHA CASRIGA EE GREENHOUSE FARMING

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya Qaab aad u maalgashan kartaan mashruuc Greenhouse oo kooban waxsoosaar fiican leh. Waa Mashruuc 750 geed Yaanyo ah lagu beeri karo.
    In this video I talk about Greenhouse farming a project that’s a low cost with a high yield return.
    #greenhousefarming #agribusiness

Комментарии • 99

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  10 месяцев назад +15

    PDF ka iibso Lifaaqan
    payhip.com/b/sGK95
    Whatsapp kasoo dalbo ☎️
    wa.me/message/VONE72HUQTIKA1

    • @Yaabkayaabkii
      @Yaabkayaabkii 10 месяцев назад +1

      Aad baad ugu mahadsantahay gubaabada iyo afkaarta ganacsi ee aad umadaada diinta, midabka iyo afku idin walaaleeyay.
      Adeer Ilaahay ha ku barakeeyo oo misaanka xasanaadka ha kuu saaro.
      Taariikhda umada somaalida magacyada ay donaan hala kala baxaane.
      Inshalaah waxaan kuu rajaynayaa in uu ganacsigu kuu balaadho oo ka mid noqoto Billionaire if iyo aakhiroba.
      Guul fara badan baan kuu rajaynayaa.
      Waa Adeer kaa oo ah Reer Berbera kuna nool Uk ( Bristol)

    • @funforsoomaliweyn8940
      @funforsoomaliweyn8940 10 месяцев назад

      Walaale Kismayo ma geenkartan?

    • @farxiyokir9410
      @farxiyokir9410 9 месяцев назад

      Inte kaalasoxirira masuul

    • @Macalinbashiir1
      @Macalinbashiir1 9 месяцев назад

      ​@@funforsoomaliweyn8940
      haa walal waala keeni karaa

    • @XaawoSamraana
      @XaawoSamraana 5 месяцев назад

      Masuuul wax kale malamugu beerikaraa walaalo

  • @AhmedAli-qg5bi
    @AhmedAli-qg5bi 10 месяцев назад +3

    Masha allah walaal ilahay haku barakeyo runtii waxa tahay qofka kali ah ee youtuber soomaali ah oo wax calamka qof markaa uu rabo laga iibanayo bilash umadiisa oogu faaidayo ayaad tahay dunida fakradahan waa layska ibiyaa ilahay haku barakeyo malinkaa chanel kada ku xidhmay ilaa hada runtaa waxbadan ayaan kaa faiday khayr allah haku siiyo

  • @mahamedabdi1587
    @mahamedabdi1587 10 месяцев назад +1

    Waa mashruuc aad u wanagsan sifiican u soo faaffahi

  • @contrasttransformation473
    @contrasttransformation473 10 месяцев назад +2

    Wllo Allah haku barkeep jasakallah

  • @user-sl2gg5oi1g
    @user-sl2gg5oi1g 10 месяцев назад +2

    Masha alah alaha ka abaaliyo

  • @Siraaj23
    @Siraaj23 10 месяцев назад +4

    Petrol station ama gas station business ka soo hadal wll lacagta ugu yar lagu bilaabi karo iyo qaabka faaidada looga helo

  • @alihaaji6737
    @alihaaji6737 10 месяцев назад +1

    Masha allh zakaria aad & aad

  • @aliabdalla1623
    @aliabdalla1623 7 месяцев назад +3

    ANIGANA INSHALLAH DHUL KIRI AH OO XAMAR KUDHOW XAAFADA OO KIRO AH AAN HAAYAAA NINKI ABUURANAAYA.

    • @biriye
      @biriye Месяц назад

      xagee ku yaal anaa rabeee

  • @AMDTv95
    @AMDTv95 10 месяцев назад +4

    Jumce moubarik zakariye sxb miyu jiira green house yar oo 15 ila 20 ila 30 geed oo yanyo ah aan ku berri karo.

    • @XasanMaxamuud-xx5ve
      @XasanMaxamuud-xx5ve 10 месяцев назад +1

      Wll kas yarka ah waxaa uisticmaalikartaa shabaqa kanecada

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 10 месяцев назад +8

    Asc sakaroyow waxan ku weydiiyay horta waxsoosaarka green house ka marka aad ka hadlayso maxaaad miqiyaaska dalag ee soo go'aya uga xisaab qaadataa xabuub ta amba tamaadhada ileen dalagyada kaleba waa lagu beeri karayaaye dadkuba waxay u haystaan inaan green house ka wax aan tamaadho ahayn lagu beeri karayn

    • @asiaqurux
      @asiaqurux 5 месяцев назад +1

      Thanks wllo wa su aal aan qabay geed kala nuuc ah madidaya ama hal nooc unba lagu beri karaya

    • @EARTHSPORT200
      @EARTHSPORT200 5 месяцев назад

      @@asiaqurux waxa jira wax la dhaho Crop Rotation oo la sameeyo kolba marka hal dalag uu soo go'o ee laga guro inaad garanaysaan filayaa waana sababta aanu weydiiyay suaasha inkastoo aanan wali jawaab ka helin crop rotation ku aad ayuu ugu mihiimsanyahay beeraha si nafaqada carrada iyo deegaanka beerta loo ilaaliyo si muddo dheer loooga intifaacsado

  • @Cabdirisaaq1o
    @Cabdirisaaq1o 10 месяцев назад +6

    Jimce mubarak dhamaantiin ❤

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  10 месяцев назад +1

      Jimce wanaagsan walal

    • @Cabdirisaaq1o
      @Cabdirisaaq1o 10 месяцев назад

      @@ZakariyeCaawiye mid lamida macalin ❤🥰

  • @melmi3299
    @melmi3299 4 месяца назад

    ❤❤Mahadsanid ❤❤Guul iyo gobanimo ❤

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 10 месяцев назад

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله جزاكم الله خير الجزاء

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 месяцев назад +1

    Waa talo iyo tacab wanagsan mahadsanid wll

  • @abokorjaamac8383
    @abokorjaamac8383 5 месяцев назад

    Aslmu calygm walaal mashaalaah ee waxan doonayaa in aan beer beerto wan kula soo hadlayaa

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 9 месяцев назад

    Mahadsanid macalin

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 9 месяцев назад

    Geesi hore usoco bravo

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is 10 месяцев назад +1

    Masha allaah
    Waa hamigayga
    Insha allaah

  • @hanaibrahim6028
    @hanaibrahim6028 6 месяцев назад

    Halkee kala soo xidhiidha mahadsanid

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq 10 месяцев назад +1

    Legend thanks

  • @cabdiqaadirwarsamemaxamed1293
    @cabdiqaadirwarsamemaxamed1293 9 месяцев назад

    Walale Garoowe ama bosaaso malaga hirgalin karaa caradeeda armay caqabad ku noqotaa isoo jawaab wallal

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 7 месяцев назад +1

    Asc wllo waxan haystaa 6 kills mitir beer ah biyo na way leedahay marka wax an ku maalgashado na mahaysto sharable na wan ahay in an billabona wa ka cabsoonayaa marka talo isii sxb 365 $ weeyi musharkaygu marka ma kaga maarmikara hadan xoogayga isticmaalo on Allah iyo beertayda amino mise khibrad bay iga rabtaa ?

  • @mohamedfacul
    @mohamedfacul 9 месяцев назад +2

    Walal. Xalka biyo laaanta ka waran? Yacni beer waa hayaa laakin waa meel bilaa biyo ah

  • @Jeenyokajeenyo
    @Jeenyokajeenyo 2 месяца назад

    Waxaan jeclaan lahaa in aad ku darto markabka ilaa berbera.
    Si qofku xisaabta ugu darsdo

  • @mustaphxirsi5628
    @mustaphxirsi5628 10 месяцев назад +3

    Cashurta iyo gaadhiga dekeda kaso qaadaya maku jirtaa 3600$

  • @barkhadabdirisak4294
    @barkhadabdirisak4294 10 месяцев назад

    Mansha allha muaadin wax tar bulshad u leh ayaa tahay hore usoco

  • @mogulaid1711
    @mogulaid1711 10 месяцев назад

    Asc wll. Great information. Do you have a English version of PDF?

  • @calikaarto-oy7is
    @calikaarto-oy7is 10 месяцев назад +1

    Macalin waad mahadsantahay waxaan kaa faiday poultry farm aad inoo sharaxday waxan hada ku raja weynahay inan ka Mira dhalayo mahadsanid Ustaad

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 2 месяца назад

    Asc zakariya waan u salaamay weli ma arkin adiga ooka hadlayp loda dhaqashadeeda ariga iyo geela waan arkay

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 10 месяцев назад +3

    SIDEE LOO SUUQ GEEYEE QDEEGA BEERAHA WAA NOO MUHIIM WALAL MUQAAL INOOGA SOOSAMEE MAHADSANID.

    • @fardosodiriye7544
      @fardosodiriye7544 9 месяцев назад

      Utopia bay nago timadaa somalia inta badan marka suuq wayi mayso inshaAllaah

  • @xikamiyofaaidooyin1078
    @xikamiyofaaidooyin1078 10 месяцев назад +2

    Asc zakariyow walaalo gariin hawsyada moos malagu beeri karaa

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 10 месяцев назад +1

    Sxb 30x20 laba jibaaran meeqa ayaan ku beeri kara greenhouse meeqa ayuu igu kacaa dhaqaalaha iiga baxayo.

  • @biriye
    @biriye Месяц назад

    plz qiimah 1 green house isoo sheeg

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal 8 месяцев назад

    Muqdiaho kawram😊

  • @mimiqos9554
    @mimiqos9554 10 месяцев назад +1

    Do you have a english version of the PDF pls

  • @zarayusuf2882
    @zarayusuf2882 10 месяцев назад +1

    Asc. Walal yaa ii rakibaayo hadaan idinka gato green house ka?

  • @XaawoSamraana
    @XaawoSamraana 5 месяцев назад

    Armasuuul aniga ayaa raba waxyar kadib kulasoo xodhiidhi

  • @carafaatcali-ec8bt
    @carafaatcali-ec8bt 9 месяцев назад

    Waa ku salamay wllo marka hore salan kadib waxan raba inaan ku way diiyo su'aal aan ku khaysayn video gan
    Dropshipping diintu maxay ka qabta hadaaf jaanis u jesho waxan rajayna inaad iga jaahli saarto🙏

  • @degalkacw3076
    @degalkacw3076 10 месяцев назад +1

    Cashuurta iyo dhisidu ma ku jirtaa 3600

  • @HassanMohamed-kv4zx
    @HassanMohamed-kv4zx Месяц назад

    Sodonkun odolor meeqaa lacagkenya

  • @DeeqaAhmed-gb4fh
    @DeeqaAhmed-gb4fh 10 месяцев назад

    Mahalo malagu saysankaar

  • @ahmedmohamed1340
    @ahmedmohamed1340 10 месяцев назад +1

    Yaanyo bas lee miyaa lagu beeri karaa mase wax waliba ?

    • @cayto2857
      @cayto2857 10 месяцев назад

      Wixii midhaha kor kasoo bixiya ayad kubeeraysa wll si aanu Cayayan kaaga cunin

  • @mohamedkoraye8822
    @mohamedkoraye8822 10 месяцев назад

    Barandhada maxaa xal u ah dad baa igu yiri wadankeena kama baxdo ee walaal sakariye barandhadu wadankeena maka baxdaa sidee waaye suurta galnimadeeda ii jawaab mahadsanid

  • @abdurahmanmahamad5188
    @abdurahmanmahamad5188 10 месяцев назад +1

    Ka yar lacagtaas ayuu muqdisho kuyaal bro
    Shade net ama bacdaba.

  • @dhugashowacan7030
    @dhugashowacan7030 10 месяцев назад

    Asc wll biyaha ey u baahantahey mala qiyaasi karaa ceel miyey u baahantahey mise booyad ayaa lagu waraabin karaa
    Mahadsanid wll

  • @spiritualmeditation5070
    @spiritualmeditation5070 9 месяцев назад

    in PDF lagato lee miya hadii kale laguma soo xiriiri karo.
    aniga had in aan toos kula soxiriiro ayan raba, wixii infor adiga no shegey marka maxaa sameen kara hada.

  • @BOBAOIL-xr7ex
    @BOBAOIL-xr7ex 10 месяцев назад

    Qalabka kali miyaa
    Booskii beerta iyo ceelkii biyaha korontada makujiraan miyaa

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 10 месяцев назад +1

    Asc 3600 cargo miyuu ku jiraa ?

  • @NUURCusmaan-ht1rl
    @NUURCusmaan-ht1rl 4 месяца назад

    Asc

  • @ayanlesiidow9438
    @ayanlesiidow9438 10 месяцев назад

    asc Zaki

  • @fowsiyaisack7375
    @fowsiyaisack7375 9 месяцев назад

    Asc walaal waxaan aad u daneeyanaayaa mashruuca green house diraan ayaan u ahay in aan bixiyo 30 ka dollar oo la telinta ah laakiin makaala soo xiriiri karaa wax alle wixii ku saabsan green house mise waa hal mar keliya la telinta 30 dollar?
    Thanks

  • @waheliye44
    @waheliye44 10 месяцев назад +1

    Keep bro from cardiff 🎉❤

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 9 месяцев назад

    War hadii aad rabtaan beero shabeelada hoose imaada bishee 15$ dolar mid ah ayaa haleysaa xitaa qaarkood free waad ku hali kartaa beero ayaa lagu dhahaa hadi ad shaqo rabtaan wadanka halaga faaideysto

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 10 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatoumamohamed6389
    @fatoumamohamed6389 10 месяцев назад

    Can yu ship to Djibouti

  • @ahmedsaid1700
    @ahmedsaid1700 10 месяцев назад +1

    Boorama ma la gayn karaa qalabkan? Thnks

  • @abdulrahmanabdullahi3886
    @abdulrahmanabdullahi3886 10 месяцев назад

    Xoolaha kasoo hadal ustaadow

  • @NasrudiinIpraahim
    @NasrudiinIpraahim 10 месяцев назад

    Waan doonayaa lkn lacagna mahaayo dhulna ma hayo

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 9 месяцев назад

    Walalo kenya ma ku sameyni kara

  • @abdifatahabdi3079
    @abdifatahabdi3079 10 месяцев назад +5

    Do you ship to Jigjiga?

    • @muadabdirahman4678
      @muadabdirahman4678 10 месяцев назад +2

      Adeer jigjiga siiko iyo abaaran ka bixilaanahaye xageed ku rikibi

    • @facetalkshow5305
      @facetalkshow5305 10 месяцев назад

      ​@@muadabdirahman4678😂😂😂

    • @abdifatahabdi3079
      @abdifatahabdi3079 10 месяцев назад

      @@muadabdirahman4678 Meel lama waayayo ugaas, ilaahayba dhul inagu manaystee

    • @cayto2857
      @cayto2857 10 месяцев назад

      ​@@muadabdirahman4678dhip malahan zhp jijiga waa dhul beereed dabaysha wd ka xakamayn kartaa.

    • @khadarsheikhmahamud1652
      @khadarsheikhmahamud1652 10 месяцев назад +2

      ethiopia iyadaaba greenhouse yo jaban laga helaaye maad baadhid sxp

  • @abdulahisheekeye
    @abdulahisheekeye 7 месяцев назад

    Wll soolar Paanal Ay yaa hees taa 500w .meeqo batari igufilan

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 9 месяцев назад

    Gurecel makeysaan?

  • @mohamedisaq9484
    @mohamedisaq9484 8 месяцев назад

  • @faysalahmed9622
    @faysalahmed9622 9 месяцев назад

    Wll kaa 3600 muxuu hargeisa igu imanaya

  • @user-zc7up7kl2u
    @user-zc7up7kl2u 9 месяцев назад

    Asc walal what’s up ka ayaan message kuugu rabay ee walal ila soo xiriir please
    Thank you

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 7 месяцев назад

    GREEN HOUSE HA ODHANINE BEER GUDEED DHEH SOMALI

  • @user-ev8el1tj6e
    @user-ev8el1tj6e 8 месяцев назад

    3600 rarida maku jirta

  • @maajidmustafe252
    @maajidmustafe252 2 месяца назад

    Watspp isoo tir twlfonkaga

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 5 месяцев назад

    Number-kan whatsapp ma ku isticmaashaa?

  • @CanadaCanada-hy8dl
    @CanadaCanada-hy8dl 10 месяцев назад

    Asc wall zakariye waxaa kasoo hadashaa please warbixin dhamaystiran oo kusàbsan caleenta shaaha please @zakariyecaawiye