FURSAD GANACSI OO BANAAN 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya Qaabka Ganacsi ahaan loo biaabi karo shirkad Iibisa Qalabka Digaaga la xidhiidha kuwaas oo muuqaalkan aan idiinku qeexi doono
    Daawasho wacan.
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool

Комментарии • 55

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  5 месяцев назад +12

    PDF ka Qalabka Digaaga 👉🏼payhip.com/b/iqkW1
    Telegram kusoo biir 👉🏼 t.me/zakariyeAbdullahiAli

  • @Fatuma..v22
    @Fatuma..v22 5 месяцев назад +1

    Oh my God .....amazing advice to every1 who went to start his/ her own business I say to u my brother thank u so much Allah hakubarakeyo wllo qali

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  5 месяцев назад

      Aamiin You most welcome walal soo dhowow

  • @Suheyb639
    @Suheyb639 5 месяцев назад +7

    Ganacsiga kaluunka kasoo hadal iyo qalabka muhiimka ah uu ubaahanyhay qofka raba in uu noqdo fishermen

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 5 месяцев назад

      Oo kalumeysiga in uu wax aragti ah u keyahay & in kale in aad weydiso sow kama horeyso!

  • @AbdulahiHassan-e8i
    @AbdulahiHassan-e8i 5 месяцев назад +2

    Masha Allah

  • @RaahulAley
    @RaahulAley 5 месяцев назад +1

    Masha Allah ♥️

  • @jamacbean-gw2cp
    @jamacbean-gw2cp 5 месяцев назад

    Asc
    Mudane waad ku mahad san tahy talo bixin ta iyo dhiiri galinta umada somaliyed. Aad usamaysay khayr badan hel in sha alaah

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 5 месяцев назад +1

    Ma wax dhiba ayey kugu haysaa hadii aad like garayso barnaamijka
    fadlan Like garee muuqaalka
    Walaal mahadsanid sakariyow kaalin wayn ayaad ugu jirataa umada soomaaliyeed ilaahay hanoo kaa dhawro

  • @shucaybshucayb1099
    @shucaybshucayb1099 5 месяцев назад +2

    Zakariye sxb markasta waxad tiraahdaa inta ee balashooda ka adkaanayaan meeqa maalin ayee ku qaadan ?

  • @mahadcabdulliahmedahmed
    @mahadcabdulliahmedahmed 5 месяцев назад +4

    Dawada

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 5 месяцев назад +1

    Masha ALLAH. Thanks bro ❤❤

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  5 месяцев назад +1

      You welcome wll

    • @saynabnuur6922
      @saynabnuur6922 5 месяцев назад

      ​@@ZakariyeCaawiye scwrwbr walaal Zaki qalabkaan oo dhan macal dalalka soo xisaab hadey macquul tahey

  • @mustafeismail7946
    @mustafeismail7946 5 месяцев назад

    sakariye mahadsanid wll sida aad noola wadagtid fikradaha ganacsi marka hore, marka labaad waxan rabay inaad xog ka soo diyaariso qalabka Gym ka
    mahadsanid

  • @mohamedhussein4246
    @mohamedhussein4246 5 месяцев назад

    Masha allh wll waxaad ka diyaarisay barnaaamij aad u fiicn halaga faidaysto...

  • @hassanabdullahi7395
    @hassanabdullahi7395 5 месяцев назад

    30 digaag mashiin ka kicin kara imisa ayaa la iibiyaa wll zakariye😊

  • @Abdullahimohamed12345
    @Abdullahimohamed12345 4 месяца назад

    Muhimada waxa waye qimaha mashinka waxan Rabnaa inaad qimaha inoo sheegto?? mahadsanid

  • @barreyare7284
    @barreyare7284 5 месяцев назад +1

    War sakariye sxb sacadaha dahab ka ah waxnoo ga soo tabi sidey ukala wacan yihiin

  • @mudanehindise2826
    @mudanehindise2826 4 месяца назад

    Aadbad umahadsanta ustaad managa cawin kartaa buuga digaaga

  • @AbdirahmanMahad-e6h
    @AbdirahmanMahad-e6h 5 месяцев назад +2

    Shukran wall ❤

  • @xasanabdullahi8596
    @xasanabdullahi8596 5 месяцев назад

    Asc wll meshiin kacin karto 100 Digaag ah xageeh laga heli karaa?

  • @abdarazakahmed3434
    @abdarazakahmed3434 4 месяца назад

    Sxb khayraadka bada kasoo hadal kaluunka

  • @abdimalikahmedadan-gs6ie
    @abdimalikahmedadan-gs6ie 5 месяцев назад

    Mahadsanid wll

  • @MaxamedNuur-o7z
    @MaxamedNuur-o7z 5 месяцев назад +1

    Omg❤❤🎉

  • @FaizaQaali
    @FaizaQaali 5 месяцев назад

    Mashrucaan waa rabay howshiisa hadan ku guda jiraa xageen kala soo xiriraa Nombarkaga isoo sheeg apowe

  • @LuqmaanAli-uc6lx
    @LuqmaanAli-uc6lx 5 месяцев назад +1

    Nio xagee kala soo xiroraa wall❤ plzz and plzz

  • @hamzamahamed2419
    @hamzamahamed2419 5 месяцев назад +1

    Aniga ayaa iibiya qalabka waxn joga Ethiopia

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 5 месяцев назад

    Mnshllh zak❤

  • @xoogsadeUK
    @xoogsadeUK 5 месяцев назад +1

    Mahadsan8d in badan ustaad

  • @AMDTv95
    @AMDTv95 5 месяцев назад

    Asc Sxb zakariya wahan joga jibouti ee wahan ubahna supplier somaliland joga oo isudira dhigaga yaryar wax adreesa hadad ka haysiid

  • @AyanHassan-n8n
    @AyanHassan-n8n 5 месяцев назад

    Soomalidu waxtarka Way ku yaryihiin 🎉🎉🎉 wiilkaa wuxuu mudanyahay
    Like
    Supcri
    Com badan
    Waayo marhadii dawlad dadka waxtarbadan uleh indadku helaan fikrado ay ( arsaaqdooda ku raadsadaan ❤

  • @mohamedgadhka1102
    @mohamedgadhka1102 5 месяцев назад

    Ukontan protin fican kuma jiro Soma ahan

  • @shariiftaajir6790
    @shariiftaajir6790 5 месяцев назад +1

    Numberkaage WhatsApp ke wuu isoo qaban wayey walalkey mid kale ma isoo diri kartaa

  • @CagfeMagoog
    @CagfeMagoog 5 месяцев назад

    Aad iyo Aad

  • @ZahraAmiin
    @ZahraAmiin 5 месяцев назад

    War aniga keensan rabee ha iga daba keenina walalayaaal

  • @AhmedTarzan-eb4hb
    @AhmedTarzan-eb4hb 5 месяцев назад

    Wll ganacsiga kaluunka kaso hadal

  • @yourhappiness-dg6tc
    @yourhappiness-dg6tc 5 месяцев назад

    Halkee lagaala soo xidhiidhaa

  • @mahadcabdulliahmedahmed
    @mahadcabdulliahmedahmed 5 месяцев назад +1

    Wanraba

  • @Mooha-vr9ij
    @Mooha-vr9ij 5 месяцев назад

    waxa kuwidina youtube muuqalada ukunta leey iyo sacaad lagu kon tarolo iyo karonto aan arkay

  • @nuurcagey4629
    @nuurcagey4629 5 месяцев назад

    Sxp bahasa biyaha xagee kahelaaa

  • @nuurcagey4629
    @nuurcagey4629 5 месяцев назад

    Sx biyaha xagee kahelaaa lagu siiyo

  • @adenissack3561
    @adenissack3561 5 месяцев назад

    Aniga buuga ayan gatay aan hystaa

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 5 месяцев назад

    Wll daawada digaaga ma la,ii dalbi karaa

  • @Walking-Tour
    @Walking-Tour 5 месяцев назад +1

    Asc wr wb
    Walaal
    Mahelikaraa
    Tell
    Ama
    Email

  • @nuurcagey4629
    @nuurcagey4629 5 месяцев назад

    Sx biyaha xagee kahelaaa lagu siiyo

  • @nuurcagey4629
    @nuurcagey4629 5 месяцев назад

    Sxp bahasa biyaha xagee kahelaaa

  • @nuurcagey4629
    @nuurcagey4629 5 месяцев назад

    Sxp bahasa biyaha xagee kahelaaa