FURSAD GANACSI OO 2024 BANAAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 116

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  7 месяцев назад +10

    Fadlan Like & Subscribe qiimaha hilibka Digaagu ka marayo magaalada aad joogto hoos nagula wadaag?

    • @husseinhassan1454
      @husseinhassan1454 7 месяцев назад

      zakeriye anigaa hada kahor mashruucaas bilaabi rabey ku dhawaad waxaan ugu talo galay lacag dhan $20,000 oo share ah shirkadii aan heshiiska la galilahyn xitaa waxkasta waydiyaar sanaayeen laaaakin waxaa jira arin muhiiim ah SOMALILAND CUNTADA IYO SHARAABKA TEAM GARA AYEY U XIDHAN TAHAY !!!!!!!!!!!!WAA SABABTA ILA IMIKA CUNTADA IYO QOYAANKA GANACSIGA LOO GALI LAYAHAY OO WAX CUSUB LO SAMAYN LA YAHAY
      TALO :-
      business ka cuntada waa 50/50 maadama expired le yahay iyo Storage safe ah ama. qabojiye laydh ku filan cost 💲 waa high qasaaruhuna waa higher 🫡

    • @HodonqoraneQorane-bw6to
      @HodonqoraneQorane-bw6to 6 месяцев назад

      Sakariyoow waxaan jooga magaalada gabiilay magtabadaha Ayaan aad uga fog halka an daganey waxanan isidhi Maka Furtado maktabad ay ardeydu wax ka iibsadaan kana koobiyeeyan markaa wllo xotiisa noo soobadh aad na waad umahad santay

    • @MahadAhmedMahamed-e2o
      @MahadAhmedMahamed-e2o 6 месяцев назад

      Wll zakariyoow Wllo waxaan jooga jigjiga Hilibka Digaaga waa laga isticmalaa oo waxaa la siiya Qiimo dhan 4.5 💵 💲

  • @DaudOmar-g4x
    @DaudOmar-g4x 5 месяцев назад +3

    Asc waxan joga sweden hilibka digaaga suqaarka 3kg 299kr ama 30$ kuwa lugaha 5kg waa 181kr ama 18$ waaan ku salaamay wall Zakariye sida somali aad uga soo gudbiso waad ku mahadsan tahay

  • @omarabdulkadir4952
    @omarabdulkadir4952 7 месяцев назад +9

    Masha allah barnaamijkan digaaga aniga aya aad ugu haminaya hirgelintiisa waana sameyndoonaa haduu alle ogolaado insha allah mahadsanid wll zakariye

  • @RoodoXassan-ez9hs
    @RoodoXassan-ez9hs 6 месяцев назад

    Mahadsanid will waa dhiiri gelin runtii allaha ku barakeeyo

  • @Fatuma..v22
    @Fatuma..v22 3 месяца назад

    Tnxz brother

  • @mufakircabdisalaan8950
    @mufakircabdisalaan8950 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid walaal.

  • @ALamudin718
    @ALamudin718 7 месяцев назад +1

    Thank you so much😊

  • @rahmaahmed4498
    @rahmaahmed4498 7 месяцев назад +3

    Asc wll sakariye jazakallah khayr nofaidee digaga badkoda mooye hilibkodaa safigii wuba kuyaryahay wadanka lugaha unban arka kan waban wayey shafkan safigaa wu inagu yaryahay illahay dalkena hayno barakeyo waxwalba wan samayaan karnaa iyado dalka dibadiiisa laga kenin

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow 6 месяцев назад

    Mashallaah Tabaarakallaah

  • @ShukriAhmad-sk5fi
    @ShukriAhmad-sk5fi 7 месяцев назад

    Masha Allah waa fikrad Aad u qiimo badan ilahay caqliga hakuu barakeeyo❤

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran 15 дней назад

    Maba laha

  • @xamsecabdi8679
    @xamsecabdi8679 7 месяцев назад

    Masha allah si fcn ayaanu ku fahannay zkariyaaw arinka sii wadoo dad maal gashi hasameeyane u bilaaba sistamkana keena dhaqaajiyana

  • @AbdisalamIbrahim-lh9ou
    @AbdisalamIbrahim-lh9ou 3 месяца назад

    Djibouti keena wan ibsanenayeh

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 7 месяцев назад

    3dolar weye wll zakariye Abdale Alle haku barakeeyo Wll

  • @HAMZADEHEYEH
    @HAMZADEHEYEH 7 месяцев назад

    ASC ustaad mahadsanid 🙏
    Wax badan ayaan ka faa'iidaystay
    Allah kuku daro miisanka xasaadkaaka malinta qiyaamo

    • @HAMZADEHEYEH
      @HAMZADEHEYEH 7 месяцев назад

      Sidokalena waxaan rabaaa in Aan kaacawiyo video editing
      Si Free ah

  • @AhmedNourabdulahi-wm3rz
    @AhmedNourabdulahi-wm3rz 6 месяцев назад

    Wll zakariyow ana kariya jigjiga hudheel ku haysta hoolka 550bir jiidhka 1500bir

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 месяца назад

    almost 5$iam in mombassa

  • @imrantahlil2276
    @imrantahlil2276 7 месяцев назад

    Wll aad u mahadsanthy illahy kher badan ha ku siiyo wad no faideysay

  • @CashaadanCashaadan
    @CashaadanCashaadan 13 дней назад

    5 diiq oo aniga koriiyay aya ii joga ciid iga ibsato ayan la ahay dabiici waaye

  • @mohamedadan511
    @mohamedadan511 7 месяцев назад

    Masha Allah brother 🙏 ❤️ 💙

  • @feysalmaxamedcabdi8259
    @feysalmaxamedcabdi8259 7 месяцев назад

    Asc sxb kasoo hadal camerada ugu fcn ee lagu bilaabi karo social media mahadsanid.

  • @AhmedNourabdulahi-wm3rz
    @AhmedNourabdulahi-wm3rz 6 месяцев назад

    ana kariya

  • @abdirizakomar7181
    @abdirizakomar7181 7 месяцев назад +2

    4.5

  • @msstaniya351
    @msstaniya351 7 месяцев назад +1

    Manshallah

  • @saafimedia3589
    @saafimedia3589 7 месяцев назад +1

    Muqdisho holl chicken waa 4.5$

  • @CharmarkeMohamedHassan
    @CharmarkeMohamedHassan 7 месяцев назад +1

    Salama aileikum wall zakariye anika magalaada aad joogo waa Djibouti 1pcs complet 8 dollar

  • @sigadyare9032
    @sigadyare9032 6 месяцев назад

    Qiyaas ahaan qarashka?

  • @Aidarus-Abdullahi
    @Aidarus-Abdullahi 7 месяцев назад +1

    Jigjiga DDS hal Chicken 🍗 waa 300-500 birr

  • @mohamedadan5842
    @mohamedadan5842 6 месяцев назад

    £8.99 full chicken, Hayes town

  • @fuaadibraahin
    @fuaadibraahin 7 месяцев назад +3

    5 dollar

  • @SOMSHE-di7hq7xt6f
    @SOMSHE-di7hq7xt6f 7 месяцев назад

    Nairobi qali weye wlh

  • @ahmedabdirizak516
    @ahmedabdirizak516 7 месяцев назад +4

    Galkacyo
    Jiirka 6.5
    Lugaha 5.5

  • @mohamudabdi4573
    @mohamudabdi4573 6 месяцев назад

    Walaal whatsapkada ubaahnaay adoo mahadsan

  • @AhmedabukarOmar
    @AhmedabukarOmar 7 месяцев назад +1

    50 usd or dollar lower shabell-Somalia aya jogaa

  • @sacdiyocabdigaab4502
    @sacdiyocabdigaab4502 7 месяцев назад

    Walal from bosaso intaan ka war hayo 6 Dollar ayaa la siiyaa midda luga luga ah

  • @mrnobody3714
    @mrnobody3714 7 месяцев назад

    4.5$ Mogadishu baarubax xafada

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin 6 месяцев назад

    3 dollar

  • @Jeegaan.
    @Jeegaan. 7 месяцев назад +4

    Wll zakariye aad baa u mahadsan tahay Barnaamijyada aad soo bandhigto waan ku taxanahay. Muqdisho ayaan joogaa digaaga isagoo firinjiyeer la galiyey waxaa la iibiyaa $ 6 -- $ 7

  • @najmobariise2524
    @najmobariise2524 5 месяцев назад

    shafka ama xabadka wa 4.5$

  • @ismailabdirashiidismailsam3311
    @ismailabdirashiidismailsam3311 6 месяцев назад

    Waxan jooga muqdisho halka digaag waxa la hadaa 5$

  • @abdinurali4414
    @abdinurali4414 7 месяцев назад

    $10 from hargeisa

  • @AxmedCaanmaal
    @AxmedCaanmaal 7 месяцев назад

    6 nala kasiiya

    • @yaxyeyare698
      @yaxyeyare698 7 месяцев назад

      3.5 lagadaa marna 3 lagada hadba nuuca aad rabtid supermarket lagu gadaa

  • @fuaadibraahin
    @fuaadibraahin 7 месяцев назад +3

    Wll way jiraa hargeisa

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  7 месяцев назад +2

      Walal haa laakiin waxsoosaarkoodu aad buu yaryahay macaamiil kooban kaliya ayay gaadhaan madaama digaag organic wadani ah yahay. Badi Hargeisa digaaga Brazil ayaa looga sii diraa Gobolada kale

    • @fuaadibraahin
      @fuaadibraahin 7 месяцев назад +2

      Waa runtaa balse macaamiil badan male laftaydu ku dibada cunaa

  • @strangerthings4lifer611
    @strangerthings4lifer611 6 месяцев назад

    $3.5
    Muqdishu

  • @Zack-si8ec
    @Zack-si8ec 7 месяцев назад

    Sakariye waxad mamij kaso samaysa ganacsiga t-shirt 👕 iyo machine koda

  • @FIFTYPLUSTRAVELAGENCY
    @FIFTYPLUSTRAVELAGENCY 7 месяцев назад

    mugadiaha joga waxana laga siyaa 1kg jirka $ 4 ayadoo dhamaystirana waxa la siyaa $ 6.5 ilaa $7

  • @zulekapile3482
    @zulekapile3482 Месяц назад

    Aniga waxan jooga Ceergabo qiimaha digaga $5 wye

  • @QadarMohamed-id1ri
    @QadarMohamed-id1ri 6 месяцев назад

    4.5 dolar waaye

  • @galahsay
    @galahsay 7 месяцев назад +5

    $3.5 hall chicken

    • @mrnobody3714
      @mrnobody3714 7 месяцев назад

      Xage wye

    • @mrnobody3714
      @mrnobody3714 7 месяцев назад

      Inte lgugada 3.5 Ana kadoo na naayo insha Allah

    • @yaxyeyare698
      @yaxyeyare698 7 месяцев назад

      Supermarket walbo laga helaa digaagada iyo ukumahaba

  • @Queenofstories11
    @Queenofstories11 6 месяцев назад

    Magaalada qardho 6.5$

  • @AbdirasaqFoosi-vv5qt
    @AbdirasaqFoosi-vv5qt 7 месяцев назад

    Azc wll zakariye sdn kula.so xiriira somaliland ayn jogye

  • @MohamedIbrahimKurbow
    @MohamedIbrahimKurbow 6 месяцев назад

    6 $

  • @mohamedyariisow1994
    @mohamedyariisow1994 7 месяцев назад

    Sxb Baydhabo waxaa lagadaa muqaayadaha 8$ 💯💯

  • @afraadprint
    @afraadprint 7 месяцев назад

    Eng ... $11 Bey Ku Fadhida

  • @AhmedNourabdulahi-wm3rz
    @AhmedNourabdulahi-wm3rz 6 месяцев назад

    jigjiga koollku 500bir jiidhkuna waa 1500bir

  • @Aishamataan
    @Aishamataan 7 месяцев назад

    Jiidhka 2.5kg waa 15$
    Lugaha 1k 5-6$

  • @abdidarwiish740
    @abdidarwiish740 6 месяцев назад

    Burco, hall chicken 4.5$

  • @Jeegaan.
    @Jeegaan. 7 месяцев назад

    Number WhatsApp ma leedahay zakariye oo lagaa soo wici karo ?!

  • @Saydomar66
    @Saydomar66 7 месяцев назад

    4$

  • @yaxyaxussenbanjar8042
    @yaxyaxussenbanjar8042 7 месяцев назад

    WaxN jega barawa kg $6

  • @galebABDILLAHI
    @galebABDILLAHI 7 месяцев назад

    Jibouti

  • @AadamAxmedxaaji
    @AadamAxmedxaaji 6 месяцев назад

    Hal digaagad $3.5

  • @xamsexikmaawi7570
    @xamsexikmaawi7570 7 месяцев назад +2

    Sakariyow dhinaca hilibka xoolaha kasoohadal

  • @axmedfaarax766
    @axmedfaarax766 7 месяцев назад

    Muqdisho doorada waa 4$ ilaa 5$

  • @QadarAxmedyusuf
    @QadarAxmedyusuf 7 месяцев назад

    Muqdisho 6 dollars 💸

  • @sharmaarkeabshir9762
    @sharmaarkeabshir9762 6 месяцев назад

    Qardho $9.5.
    2.5kg

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 7 месяцев назад +1

    Muqdisho lugaha waxaa la gadaa 3.5 halka jiirkana la gado 4.5

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 7 месяцев назад

      Miisaanku waa maxay ka 3.5 iyo 4.5 ka ah?

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 7 месяцев назад

      900gm ilaa 1kg ​@@zayaamad3080

  • @model__boy10
    @model__boy10 7 месяцев назад

    Sakariyow waxa jirta hal suaal oo aaan is waydiiyo oo ah waxa jira dad fikradasi ay ku jirto lkn dhaqale ay ku bilaabaan ma hyaaan maal galina ma helaaan kawaran sidee ayay usuura galaysa in la bilaabo mashruucaaas

    • @Hanafilms7
      @Hanafilms7 7 месяцев назад

      Shirkadaha dalkaada kajira maal galin laga qaataa kaliya sida hurmuud, telsom, dahab shiil

  • @maxamedcaydiidcaydiid4993
    @maxamedcaydiidcaydiid4993 7 месяцев назад

    Waxa u kamrayaa 4.5 all chicken

  • @forwardthinking8186
    @forwardthinking8186 6 месяцев назад

    $7.99CAD at Costco

  • @karkaarbroadcastcorporatio355
    @karkaarbroadcastcorporatio355 7 месяцев назад

    Qardho 4.5

  • @shamsaawi143
    @shamsaawi143 7 месяцев назад

    Asc
    900g waa 5$
    Hargeisa

  • @BOBAOIL-xr7ex
    @BOBAOIL-xr7ex 7 месяцев назад

    Mashruucan diyaaraa urabay qaraska oguyar eekubixi karo nalawadaag dilanka Ubunta ganacsigana sooraaci

  • @Aynte20
    @Aynte20 7 месяцев назад

    zaki sxb full digaag $5
    mida jiir ka ah 1k $4.5 in mogadishu

  • @HamzaBachirS
    @HamzaBachirS 7 месяцев назад

    ---------------------------From djibouti--------------------------
    dhawaan djibouti waxaay ka maraysay 1000 faran see hadaa waay korodhay halka digag maka 4 qaybood loo qaybiyo wuxu ahaa 250 faran hada se wuxu maraya 300 ila 350 faran wana digaga karsan ee meheradaha lagu ibiyo.

  • @Sh.muxiyadiinSh.naasir
    @Sh.muxiyadiinSh.naasir 7 месяцев назад

    Horta waanu iska cunaa uun kan dibadee bilaa waa xaaraan ilay gaalka laga soo iibiyay magaca alle kuma gawracee wixi magaca alle lagu gawrici waayaana waa xaraame.

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 6 месяцев назад

    Qardho 5 dolar

  • @kunaguero7313
    @kunaguero7313 7 месяцев назад

    Garissa 700ksh

  • @SHIRWA-z7y
    @SHIRWA-z7y 7 месяцев назад

    3.5 dollar MOGADISHU

  • @hassanali-pk5bn
    @hassanali-pk5bn 7 месяцев назад

    1000fdj hall chicken

  • @Dheregcaddemedia
    @Dheregcaddemedia 7 месяцев назад

    Garoowe $10 ilaa $13

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 месяцев назад

    HILIBKAA YAA SOO QALAY

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 7 месяцев назад

      Gaalo

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 7 месяцев назад

      @@jeeni-goroyo5354 Haa dee waa in la iska Hubsadaa wuxuu ku leeyahay baraaziil baalaga keenay hhhh

  • @afraadprint
    @afraadprint 7 месяцев назад

    M.a Aad Iyo Aad ayaad Umahadsantahay

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  7 месяцев назад

      Adaa mudan walal

    • @afraadprint
      @afraadprint 7 месяцев назад

      Asc Eng Waxaan Raba Inaan Kula Soo Xiriiro Waxaan Raba Fikrado Igu Jiro Aadna Uwanagsan incame fiicanna leh Inaad iga Talo siiso Please 🙏 isheg Mel An Kula So Xiriiro .

  • @mucaashaqnaajidhadaambi9023
    @mucaashaqnaajidhadaambi9023 7 месяцев назад

    Digaagada dhan waa $10 baled weyne

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 7 месяцев назад

    Maxad tiri Sakariyow digaagaa (hilib) ciyaalku School ka uqaataan ? Kkkkkkkkk

  • @khalifabdi872
    @khalifabdi872 6 месяцев назад

    Whole chick $11

  • @AbdisalamIbrahim-lh9ou
    @AbdisalamIbrahim-lh9ou 3 месяца назад

    Djibouti keena wan ibsanenayeh

  • @AhmedNourabdulahi-wm3rz
    @AhmedNourabdulahi-wm3rz 6 месяцев назад

    Wll zakariyow ana kariya jigjiga hudheel ku haysta hoolka 550bir jiidhka 1500bir

  • @AhmedNourabdulahi-wm3rz
    @AhmedNourabdulahi-wm3rz 6 месяцев назад

    Wll zakariyow ana kariya jigjiga hudheel ku haysta hoolka 550bir jiidhka 1500bir

  • @AhmedNourabdulahi-wm3rz
    @AhmedNourabdulahi-wm3rz 6 месяцев назад

    Wll zakariyow ana kariya jigjiga hudheel ku haysta hoolka 550bir jiidhka 1500bir

  • @AhmedNourabdulahi-wm3rz
    @AhmedNourabdulahi-wm3rz 6 месяцев назад

    Wll zakariyow ana kariya jigjiga hudheel ku haysta hoolka 500bir jiidhka 1500bir