Tartanka Cunta Karinta Dhadhan kulankiisa kama dambeyska ah | Astaan Tv 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 200

  • @AragsanBillaBeautyandcosmetic
    @AragsanBillaBeautyandcosmetic 4 года назад +7

    marka hore waan u hanbalyeeynayaa labada gabdhood ee walalehy ah masha lh aad baan ugu frxay dadaalkoodo waxan codsanyaa in walasheen sumaya ay nosos diyaariso ama nooga soo gudbisaan sida ay soorta uga sameysay cabitaan ayadoo ceeriin mise ayadoo ay bisleeysey waa iga codsi ASTAAN TV aadbaad u mhdsantihiin barnaamijyada qiimaha leh aad nagu soo kordhiseyn.

  • @abuubakarmohamed876
    @abuubakarmohamed876 4 года назад +14

    Muqdisho masha allah hadey nabad jirin quruxdaa ma aragneen.
    Hala xojiyo.
    Xirfada cuno karintana dhalinyarada hala baro

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 4 года назад +10

    Both girls were excellent:
    And I'm happy both of them they did great job very creative ideas and
    CONGRATULATIONS🥂SAHRA🎊🎉🧨🎆🏆
    And sumaya congratulations you too because you came final that's the biggest thing and thank you for the juice it was a great idea. Sahra and Sumaya congratulations to both of once again🙏❤

  • @zaralulu3669
    @zaralulu3669 4 года назад +19

    Progaramkan muqdisho hadii lagu sameyay waloo aa hubin..waleey muqdisho waaa tagtay Mashalah it’s beautiful presentation

    • @nimcoosman7355
      @nimcoosman7355 4 года назад

      Wa muqdisho wall

    • @ikraaam1202
      @ikraaam1202 4 года назад +1

      Kkkkkkk aan hubin maxaa kawadaa ma muqdishaa meel kale u ek

    • @zaralulu3669
      @zaralulu3669 4 года назад +3

      @@ikraaam1202 maya abaayo wa ku dhashay lakin makala aqaano anigoo yar ka soo tagay

    • @zaralulu3669
      @zaralulu3669 4 года назад

      @@nimcoosman7355 haaaa nimco mahadsanid abayo

    • @nimcoosman7355
      @nimcoosman7355 4 года назад

      @@zaralulu3669 u welcome abyo

  • @nafisanalka4066
    @nafisanalka4066 4 года назад +7

    maanshaa allaah sahro waa maskiin wllhi halkaa ayaa laga arkaa 💜👄💗💖👌👍✌👏👏

  • @queensimraat5049
    @queensimraat5049 4 года назад +9

    Congrtz Sahra💃💃💃❤️Hambalyo abayo🥳 manta waxaa public ga tustay in gabar wax baratay ay wax karin karto💪🏻💪🏻Mnsha allah Mabruuk. Aad kugu farxay🥳

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 4 года назад +11

    And I forget important word to say masha Allah both of may Allah bless both of ❤👍

  • @zackhan3873
    @zackhan3873 4 года назад +7

    It was hard competition and each one was very determined, the food looks delicious 😋 congratulations both of you.

  • @ubahkhalif791
    @ubahkhalif791 4 года назад +14

    Will gonna support
    Sumaya Dahir
    Wish you success.

  • @zaynbmohamed6783
    @zaynbmohamed6783 4 года назад +3

    Idila mohamed msh allah hawl kar waaye sidaa gabdhah wax ugu faaideysay xaqiiqad ayey ka hadashaa

  • @nadarturina5379
    @nadarturina5379 4 года назад +8

    Arabic ileen waan aqanay war balo🤣♥️ ramadan Mubarak inta soman manty💯

  • @faatigeedi1213
    @faatigeedi1213 4 года назад +2

    Gudida....
    Isku daya qofka aasgoo guldarysty hdana inaa drensiisid inuu guulaysaty si uu horay ugu sii scdo👏🖤

  • @muniiriitaquen5479
    @muniiriitaquen5479 4 года назад +2

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo sahra waad guuleysatay astaan tv hormar intan kaduwan idinka sugnaa Insha Allah

  • @ibrahimcaddow4451
    @ibrahimcaddow4451 4 года назад +5

    Astaaan waa TV 📺 ugu muhiimsan waqti xaadirkaan runtii waayoo waxuu diyaariyaa barnaamijyo tayo leh oo dhinacyo badan,

  • @Maandeeqfamilyfinancefaith2020
    @Maandeeqfamilyfinancefaith2020 4 года назад +1

    Masha Allah hambaLyo 2bada gabdhood ee dadaaLka badan ka muuqday. 🎉🎊
    Waxaan sugnaaba waa wiiLasha koLkooda oo Cuno karin Lagu tar tansiiyo.

  • @liyaomars
    @liyaomars 4 года назад +1

    Maashaallaa tabaarakallaah. Waa gabdho aad u da yar hadana aad u dadaalay horay u socda 👏👏👍

  • @zakshire7817
    @zakshire7817 3 года назад

    Masha Allah runti aniga labadaba wan ka helay sida ay u soo bandhigeen dadaalkoda #Sahra #Sumaya labadaba hambalyo👏🏽👏🏽👏🏽

  • @kamalawil1145
    @kamalawil1145 4 года назад +16

    Garsooorakan waxaay ubaahanyahiin taba bar cilmi badan umale qofka guuldaraystay wa inaad kadhigtaa mid guulaystay dhirigalin niyad wanad amaan but l felt sorry our somali beautiful girl

    • @kingupdykani9598
      @kingupdykani9598 4 года назад +2

      Barnaamijka wa la iska qabtay wax yaabo bdna ka dhiman

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 4 года назад +5

    Congrts Zahro for your new idea🙏🙏🙏.

  • @cabdulbaarimaxamed7127
    @cabdulbaarimaxamed7127 4 года назад +6

    masha allah saharo iyo sumaya labadiiba guuul ayaan idin rajeynaa

  • @gabd5557
    @gabd5557 4 года назад +1

    Mansha'Allah waa gabdho xushood iyo aqlaaq ka muuqato.

    • @sacidomohamedabdulle6094
      @sacidomohamedabdulle6094 4 года назад

      War madowdaan amar banana xoolaha

    • @gabd5557
      @gabd5557 4 года назад

      @@sacidomohamedabdulle6094 waa xaakim sidaas ayaana loogu talagalay.

  • @kabtanali197
    @kabtanali197 4 года назад

    #sumayo nambarkeda ii soo qara #astaan tv mar badan ii soqra somali nimo ayn u caawinayaa guul waa niyad mashallah

  • @saladqu
    @saladqu 4 года назад +1

    Maashaa Allaah, horumar wacan Sahra.

  • @maryanruun5184
    @maryanruun5184 4 года назад +6

    Sahra iyo sumayo mash Allah Allah hanii xifdiyo

  • @abdullahifathi
    @abdullahifathi 4 года назад +3

    Masha Allah labada gabdhood way guleysteen. hambalyo🙏🙏🙏

  • @liibaanladane8088
    @liibaanladane8088 4 года назад +11

    Sahra aweys gurigeenaa kuu bahan ku sugayaa😘😘❤❤

  • @bintihassan5488
    @bintihassan5488 4 года назад +1

    Manshalah I love the show is really nice for our people

  • @lailaalaamriyya7360
    @lailaalaamriyya7360 4 года назад +9

    Guul ayaan kuu rajaynaa abaayo zahra aweys mana ku aqaani lkin dar ilaahey isaga kaa jeclaadey😍

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 4 года назад

    MashaAllaah hanbalyo Sahro and sumayo
    Muqdisho Caday Dallas yaga Allow Noo xifti maxaa ka horumarsan. the 💗💗💗💗hablaha soomaliyeed gaariyo waste.

  • @shamsoxasanlafey8692
    @shamsoxasanlafey8692 4 года назад +1

    waaw mashalaah aleylehe waxbaakadhacay waakahelay abbbbaay cajabnaa🤗🤤🤤

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 года назад +1

    Masha Allah zahra hambalyo gul wacan sumaya adigan wadadshay hor udoco 👍🏻❤❤❤❤❤❤❤❤ cid mubarak

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 4 года назад +3

    Masha allah zahra hamblyo abayo💕🎈🎊🌹👏👏

  • @shushubbe6644
    @shushubbe6644 4 года назад +1

    Mnshalla sahro wey fakaree wx an waqti ka qaadaneynin eena ku guleysankarto

  • @maryamosman2677
    @maryamosman2677 4 года назад +11

    Maxa kugu kalifay kulaha. Dee ma garaneysid ileen wax cusub bey sameyneysaye. Weird question.🤨 Congrats to the young girls Masha Allah.

    • @mohamedyusuf5214
      @mohamedyusuf5214 4 года назад +2

      Maryan only waxa lagarabey ineey kujawaabto aniga ayaa la'imid fikrada

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 4 года назад +3

    gabdhahena alle ha xaffido

  • @yaxyeshawiir3013
    @yaxyeshawiir3013 4 года назад +3

    Garsooraha madoow Garsoore waaye aanan naxariis laheyn

  • @Atlaantastudio
    @Atlaantastudio 4 года назад +4

    Congratulations zahra 🥰🥳

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 4 года назад

    MashaAllah hambalyo hablaheena halkaa kasii wada dedaalka iyo aqoonta🌹❤

  • @gurey698
    @gurey698 4 года назад

    Astaan masha Allah raga maxaa loogu qaban waaye raashin kariska

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 4 года назад

    Wow sahra waa dadashey hmblyo h.hmblyo
    🎊🧨🎈

  • @mmuuseofficiall1458
    @mmuuseofficiall1458 4 года назад +1

    Naagta madow Ilahow Boss Dad ushaqeyaan hakadhigin Hadalxumaa waa nooca kuwacan inlagushaqaysto ee maha dad in aydad mamulan kuwacan waayo kibir iyo Islaweyni ayaa kamuuqata

  • @Haadiyo
    @Haadiyo 4 года назад +1

    Sumayo waashay guul horay u soco

  • @abdirahmanmohamed8262
    @abdirahmanmohamed8262 4 года назад +3

    Sumayo guul in sha allah💯💯❤

  • @smshsmsh5920
    @smshsmsh5920 4 года назад

    Maanshaa allaah hore usocda

  • @ladanmohamed1784
    @ladanmohamed1784 4 года назад +4

    Sumayo Guul Abayo

  • @nuurulimanchannel
    @nuurulimanchannel 4 года назад +1

    MashaAllh

  • @maimunhassan334
    @maimunhassan334 4 года назад +7

    Maxay ku guulaysaty gabadhii guulaysaty oo abaal marin ah?

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 4 года назад +3

    Waxa ficnay inad so sartan 2 labada hablodba 🙋‍♀️

  • @sadiaiise6772
    @sadiaiise6772 4 года назад +1

    Masha allah sahra mcnto guuleyso

  • @sahracookingchannel2758
    @sahracookingchannel2758 4 года назад +3

    Hambalyo sahra iyo sumaya mashallah

  • @hafsohussien5053
    @hafsohussien5053 4 года назад +1

    Sumaya guul wcn

  • @qamarxaajimaxamed3360
    @qamarxaajimaxamed3360 4 года назад +5

    Sumaya hambalyo dadaalka meshisa kasii wad

  • @mudicade6325
    @mudicade6325 4 года назад +3

    Guul inshallah sahra

  • @reemkalam9545
    @reemkalam9545 4 года назад

    ماشاءالله لا قوة الا بالله الله يحميهم

  • @fartuuncabdi3580
    @fartuuncabdi3580 2 года назад

    hanbaliyoo Sahara iyo sumayo

  • @hamidaabdi7065
    @hamidaabdi7065 4 года назад +1

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰👌👌👌👌👌🙏🙏🙏🙏🙏🙏hambalyo hambalyo sahara

  • @khadarqeyz519
    @khadarqeyz519 4 года назад +6

    SumaYo guul i.a

  • @sihammoha7356
    @sihammoha7356 4 года назад +14

    Sumaya la jiray 😂😂😂😂😂

    • @faaraxgaani1623
      @faaraxgaani1623 4 года назад +2

      Ani xitaa😥

    • @kabtanali197
      @kabtanali197 4 года назад +2

      Sumayo intee laga helaa plz somali nimo ayn u cawinayaa

  • @Zaam495
    @Zaam495 4 года назад +5

    Ilahow nin ajnabi iga ah meel ha ilafadhiisin
    Oo cunto yana lacunin

    • @imtheshit9388
      @imtheshit9388 3 года назад

      Ina qof cadi tahay iyo inkale kala kaseen hada maxa mesha shukansi ma jiro xakam waaye qofba saxankisa ku cunooua

  • @maizunali4950
    @maizunali4950 4 года назад +1

    Mcha allh sumayo guuuul

  • @mariabeauty5975
    @mariabeauty5975 4 года назад

    Mansha alalh sahra mabruuk 👌👌👌

  • @erfg2538
    @erfg2538 4 года назад +2

    Maashaa allh

  • @saida.rahman1727
    @saida.rahman1727 4 года назад +3

    Tartan Natijadiisa waxii lagu bixinayay la oganeynin Waligey Ma arkin Xijawan🤔🤔

    • @ikraaam1202
      @ikraaam1202 4 года назад +1

      Adaa arki doona xaflad weyn in loo qabto oo lagu Abaal marin doono gabdhaha

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 4 года назад +3

    Cawa final Champions leage ah finalkan ayaa iga xiisa badan🙏🙏🙏🙏.

  • @nasiibcwali1594
    @nasiibcwali1594 4 года назад +30

    waxaan rabaa inaan kuu sheego biri ciid ma,ahan ee suxuurtaada karso 😆😆😆😆

  • @DeeqoLuulofficial
    @DeeqoLuulofficial 4 года назад +1

    Masha Allah hamblayo sahra ❤️😍😍❤️❤️

    • @mohamedosman2282
      @mohamedosman2282 4 года назад

      Sahra hanbalyo hanbalyo hanbalyo walaahi hadii aan caawa joogi lahaa anaaba hadiyad siin lahaa 1 sahra 2 sumayo waayo waa ubax cusub oo soo baxaya 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑🛍🛍🛍🛍💞💞💞💞🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤝🤝💍💍😭😭

    • @DeeqoLuulofficial
      @DeeqoLuulofficial 4 года назад

      @@mohamedosman2282 masha Allah har wlhi waa sax ❤️😍😍❤️❤️

  • @maxamedxariir2386
    @maxamedxariir2386 4 года назад +6

    idil china ama jabaan kulahaa waa china الصين waa china chapanليابان waxaan rajeenaa inaad fahamtay
    midakale luuqada waad taqaanaa turjumaada baad kuxun thy

  • @aziizaali5714
    @aziizaali5714 4 года назад

    Waad mahadsantihin astaan TV iyo gudiga hana lis cafiyo

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed5995 4 года назад

    Maansha allah hablaha

  • @ubahabukar7244
    @ubahabukar7244 4 года назад +1

    Hambalyo Zahra 🥰

  • @imamjaylaani1145
    @imamjaylaani1145 4 года назад +3

    Labada hablood documentgii laga diyaariyay ayaan daawaday, Sahra waxay tidhi hoyaday ayaa I bartay cunta karunta, halka sumaya ka sheegtay in ay walaasheed oo kawani bartay cunta Karinta, markaas caawa waxa guulaystay hooyadii oo inanteedii ka guulaystay.
    Hanbalyo labadiinba iyo mustaqbal fiican

  • @kingupdykani9598
    @kingupdykani9598 4 года назад

    Barnaamijka wa mid dhaxal gala in laso gaba gabeyo ma ficneyn in lasii balaariyo bay aheyd inta igu raacsan like isaara

  • @ibrahimcaddow4451
    @ibrahimcaddow4451 4 года назад +1

    Lacag meeqaa siiseen?

  • @faduumomohamed5526
    @faduumomohamed5526 4 года назад

    Masha allaah

  • @Buujimo
    @Buujimo 4 года назад +1

    tan dherka madow waa iga soo booday walhi aniga war meesha caruurtaad ma joogteed ku hadal hadalka bulshada

  • @qaliduusayuuse7265
    @qaliduusayuuse7265 4 года назад +2

    waxa ugu quruxda badan oo meeshaas aan ka arkayno waa hoo soomaaliyeed oo ku qanacsan inay ka shaqaysato uguna shaqayso ilmaheeda qudaarta kasoo go,da dhulkeena hooyo illahay kuma ciilo cadaabtana kaa xoree

  • @foziaali4381
    @foziaali4381 4 года назад

    Horey usocfa gabdow

  • @anizaabdulahi9197
    @anizaabdulahi9197 4 года назад

    M.a hamplyo sahra hormar wacn

  • @fiicansidihooyadeedfiican83
    @fiicansidihooyadeedfiican83 4 года назад +6

    lkn codsi noo soo galiya vidowgaan qaabka ay u sameyaan casshada

  • @MATTANOFFECIAL
    @MATTANOFFECIAL 4 года назад +1

    Imamta sahara ma aqaan lkn baraamijku marlu bilaamay iyadaan watay alx big congratulations sahra

  • @munakayse.saleeban1520
    @munakayse.saleeban1520 4 года назад

    Sumayo guulyso insha allh

  • @ichliebedichmama1380
    @ichliebedichmama1380 4 года назад

    Naagtaan si fiican may ula hadasho gabdhaha

  • @RahmaAhmed-bj5bz
    @RahmaAhmed-bj5bz 4 года назад

    Astaan tv barnamijka cunada wa belo lkn waxa larawa inaad sitooos camerada ku aadidaaan cunada clear inlo arka marki miiska laso saro sfcn anaga uma arag no

  • @sabah8150
    @sabah8150 4 года назад +2

    Sahra!!¡!!¡!!!!!!!!!¡!!¡

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 4 года назад

    Gabdhaha tartamaaya waa in loo xidho shaatiya cunto karinta sababtoo ah xijaabka weyn waqti buu ku qaadanayaa intey iska qaqabanayaan dharka waa inad u xirtaan

  • @qamarxaajimaxamed3360
    @qamarxaajimaxamed3360 4 года назад +1

    Hambalyo sahra waxa kaa codsana ina no furta meel cunta karinta lagu barto

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 4 года назад

    Gabdhaha Sida Wanaagsan Usoo Tartamay Abaal Marintoodii Mala Siiyay...? Hadaanan La Siin Maxaa Sababay in la siin Waayo..? Jawaabtu waxaan Kasugaynaa AstaanTV & Garsoorayaashii Qaban Qaabiyay Tartanka Aadka Uxiisaha Badnaa, Mahadsanidiin,

  • @amaalmustaf7013
    @amaalmustaf7013 4 года назад

    Masha alllaah gabdhahaa

  • @ladanmohamed1784
    @ladanmohamed1784 4 года назад +1

    Astaan Nabad gelyo Hadeeba Sahra soo baxday Idinma wato caawa wixi ka danbeeyo

  • @ashounknown2281
    @ashounknown2281 4 года назад

    Soor iyo maraq

  • @umucaishaaandcaliyachannal8459
    @umucaishaaandcaliyachannal8459 4 года назад

    inaaan kaqeebklo ayn arabaaaa cuno kariskan side ku helaa jwbta wan kusugayaaa

  • @farxiyacali3780
    @farxiyacali3780 4 года назад +1

    Aniga soor isbaranso ukarin lahaay runtii faraha ayey iska gosan lahayen

  • @سلطانةسلمى-س4ج
    @سلطانةسلمى-س4ج 4 года назад +1

    Hambalyo abaayo zahra

  • @faraxj5329
    @faraxj5329 4 года назад +1

    Doctorada ma ku fiicna turjumadda hhh

  • @safiaismaciil7129
    @safiaismaciil7129 4 года назад +1

    caano iyo lidhanaan way isgalii karaan hadii anaad haysaan yogaad oo yogaad baad ka dhigaan karta

  • @KCC05
    @KCC05 4 года назад +3

    Sumaya waxaa ka hiiliyay Gudiga, Sorry

  • @ibaarofficial7343
    @ibaarofficial7343 4 года назад +7

    ASXAABTA CHANNELKEYGA SOO BOQDA INTII MUSLIM AH OO ILAAHAY KABAQEYSO FADLAN HALA IGAARSIIYO 500 BOQOL OO SUBSCIRIBE FADLAN YAANAN LAISKU XAASIDIN SUBSCIRIBE

    • @ismahanibrahin1470
      @ismahanibrahin1470 4 года назад

      Wllkey. kun anaa ku gaar siinaayee. markaan. laayf. soo. galo. imaaw. mardanbe. kominti masoo qoreysid. inshaa. allaah. adiga. iyo. intii. rabto. hormar. waan. idin. caawinaa. inshaa. allaah

  • @saeedalhassan209
    @saeedalhassan209 4 года назад

    🤫🤫🤫🤫Wallo wayn ta somaliya daawoo uun sh sh sh 🤫🤫🤫🤫bass shadhaap 🤫🤫🤫🤫🤫🤫

  • @mariabeauty5975
    @mariabeauty5975 4 года назад

    Cawa waa hawl dheere

  • @zakiyaxasan3620
    @zakiyaxasan3620 4 года назад +4

    Aniga ra,yigeyga waxaa ila fiican sumaya waayo sahra faraheda waxa ay ku walaqeyso an nacay iyo waxa kuuus kuustay