Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku ah | shaadiyo sharaf | Astaan HD 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии •

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 3 года назад +1207

    Dib ma u daawanaysaa Ciida ka bacdi 2022😂😂😂😂 waan u soo Xiisay😂😁Weliba Qaybta aan ugu Jeclahay "Xashish , Xashiishu Cabaa miyaa😂😂😂😂😂 " intaaS kama Daalo😁 Adne

  • @XhavinoH
    @XhavinoH 2 года назад +486

    14/2/2023 Qofki iga danbeya like ha isaaro😂 sanad kasta waa dawada😂😂

  • @elshacraawishacraaawi6766
    @elshacraawishacraaawi6766 4 года назад +1253

    1m Markay xidhay qofkii arkay like haa ila dhaafina ✌🏿

  • @omarokgaming3767
    @omarokgaming3767 Год назад +96

    Still watching 2024😂

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 3 года назад +565

    inta ramadaan kuso laapatay barnanijkan 2021🥰😇😇✋✋✋✋

  • @prencesscaishosoodaan7063
    @prencesscaishosoodaan7063 Год назад +94

    Hadaa 2023 daawaneysid oo ramadan ah😂 waan idin samalay❤😊

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 года назад +465

    Hablaha reer xamarka aad ban u salamaya madama la igu qaldo ma rer xamar ba tahay sidi rer xamarkad u hadleysaye wlhi iska jelchay xamar cadey allow dhibta ka ilaali♥️🤲♥️

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 года назад +4

      REER SOMALILAND AYAA KU QALDA QOFKA KAYIMAADA GOBOLADA KALE ee Somalia REER XAMARKA

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 года назад +3

      Aad io Aad

    • @sucaadmacalincilmi5731
      @sucaadmacalincilmi5731 4 года назад +8

      Nasteexo mahmud salaanta wankaa qaadney hadaan nahay hablaha reer xamar adna qaaliyey sln diiran oo kal iyo laab ah naga gudoon

    • @tasliimibrahim3797
      @tasliimibrahim3797 4 года назад +3

      Aamin thanks 🙏

    • @nastexomuhumed3359
      @nastexomuhumed3359 4 года назад +2

      @@sucaadmacalincilmi5731 wankakudmy qrxy

  • @Suleimanmoallim
    @Suleimanmoallim 4 года назад +753

    inta markii 5naad shaadiyo daawaneysa like oo jecel inta ah xashish muu cabaa saan maku taqaaniin 5:55 hhhhh

  • @abdisamedhamudbarreosmanch5564
    @abdisamedhamudbarreosmanch5564 3 года назад +121

    28/3/2021 cidii iga danbeysa like yar dhac kusiiyah😅

  • @Mohamed-oj6ie
    @Mohamed-oj6ie 4 года назад +1235

    Hadalkooda yar ayan jeclahay hablaha reer xamarka😂😂😂 ilaahay ha barakeeye , love from hargeisa abaayo hhh

    • @hudaabdulahi8229
      @hudaabdulahi8229 4 года назад +18

      Momhamad wll hhhhh reer xamarla asalka ah weey murmayaan waxkastaa laisdhahaa laakin iskumaboodayaan weey igayaabiyeen yaab iyaga iyo waxaa iskudhaqan ah baajuunta hhhh baa juun maraqaanaa hhhhhh waa dad aan kayaabay dabeecadooda .

    • @aragsanfarah5835
      @aragsanfarah5835 4 года назад +24

      4 sano Hargaysa joga hadalka wayga biwayey kii xamarbaan wali ubaxsanaya uun😀

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 года назад +8

      @@hudaabdulahi8229 reer xamarka cad cad weeye kuwaas

    • @thegr8tahmed
      @thegr8tahmed 4 года назад +6

      Ma ila aragta broda😂

    • @mariamohamed9515
      @mariamohamed9515 4 года назад +4

      Mohamed fakhruddin 😂😂😂😂

  • @ahmedlove7960
    @ahmedlove7960 4 года назад +300

    Dumarka reer xamarkii waa dulqaad badan yihiin inta igu raacsan like

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 4 года назад

      Qarkod aya dulqad badan tan wax yar la yiri ka cadhoneysa ku nol

    • @fatimaabdullah764
      @fatimaabdullah764 4 года назад

      والله وين والرقود

    • @ahlaamey3392
      @ahlaamey3392 3 года назад +2

      Anoo kaloo ku jiro indhaha kaala baxo dadka 😂

  • @guilt-b8r
    @guilt-b8r 3 года назад +106

    Shadiya waxay noqotay qofkii igu views Ka badnaa barnamijka. 🔥🔥
    1m+++

  • @ayaanbadan3122
    @ayaanbadan3122 4 года назад +811

    Cabdifatax uma wacanaye walalkaya uwacana😥walanimadu wa wehel

    • @adnanabdiali539
      @adnanabdiali539 4 года назад

      😂😂😂😂😂

    • @ugbaadabdalla3599
      @ugbaadabdalla3599 4 года назад +27

      Ninkeeda in laga dilo kabaqeee shaadiyo 😂😂aqli

    • @Chantauno
      @Chantauno 4 года назад +1

      Ugaab Abdalla hhhh 😂😂

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 4 года назад +19

      @@ayaanbadan3122 aad io aad wlh walaalka naftu ki huraya💜

    • @fartuunsaciid1422
      @fartuunsaciid1422 4 года назад +5

      wlhi waa run walalkaa naftuu kuu horaa lkn niman qaar wax

  • @Daljire12
    @Daljire12 4 года назад +656

    Hahaha Barnaamijkaan waan wataa Runtii I liked 👍 Horoy usocda ASTAAN FLIMS👍
    RAMADAAN MUBAARIK ALL MUSLIMS ❤👏

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 года назад +44

    haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaamHadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎ﷺ 💖📿
    Love saar

  • @karama17-t1z
    @karama17-t1z 3 года назад +151

    2022 kadib hadii aad daawaneysid like saara🤣🤣

  • @abdullahigii1602
    @abdullahigii1602 2 года назад +70

    2023 Weli Yaa daawanaya😁😂. Prankigi ugu fiicnaa waa midkan🙃. "Masoo daahay kuye"😂. Kabtan baara umadeena maahan😁.
    16/01/23. Nairobi/Kenya🙋‍♂️.

  • @sihaamabuukar4930
    @sihaamabuukar4930 3 года назад +222

    Yaa soonkan firsanoyo🤣🤣🤣 gacanta taaga☝️☝️🤣

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 3 года назад +1

      Aniga intaan sugto baan hal mar isla daawadaa, midka sanadkan la samaynayo sanadka danbaan daawan inshllh, hadda kimi sanadkii horre 😂

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 года назад +476

    Hadaa videogan ku cesh ceshato.
    Like ta ha iLa Dhaafin👍👈

  • @kawsarkhaalid7144
    @kawsarkhaalid7144 4 года назад +150

    Reeer muqdisho qosol baa tihiin wlhi😂😂😂
    Ramadanka Wd no xorabeyseen😂

  • @Daud_Barkhadle
    @Daud_Barkhadle 2 года назад +24

    Wareysigi U Horeyey Ee 2M Gaaray🥺 amaizing Shadiya sharaf🔥🥰

  • @munakiki5894
    @munakiki5894 4 года назад +520

    Ugu dmbeyn ninkeda mawacan wllked wcty😭😭😭allw wll la,an hana dhikin

    • @___hybeast3669
      @___hybeast3669 4 года назад +12

      Wlalku wa wehel 💯💪

    • @hudaabdulahi8229
      @hudaabdulahi8229 4 года назад +8

      Walalkeed iyo iyada waa iskuqabiil somaliya qabiil qabiil baa kajiro

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 4 года назад +18

      Huda Abdulahi qabil miya Walal laku wacda shit gbdh walba Marka wax qabsado walaked aye wacada

    • @hafzaahmed2575
      @hafzaahmed2575 4 года назад +14

      @@hudaabdulahi8229 sist wax qabil ladhaho ma jiro hadan dumar nahy ninkena inta wacan lahen waxa ka jecelnhy wlalkey

    • @lajecellajecelcadey4532
      @lajecellajecelcadey4532 4 года назад +2

      Aamin apyo wall la aaan alle nama dhigo

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 года назад +113

    😂😂😂😂😂wlh shadiyo Funny weeye Faqadow Abowe maad Baxdid Aar Shaadiyaa

  • @niin128
    @niin128 4 года назад +60

    -Woow new score somliyey🇸🇴
    - Waraysigii ugu horeeyay
    -1million gaadhay 😯🙆‍♀️
    - Hmblyo [ SHAADIYO SHARAF]😍

  • @camimascuud9215
    @camimascuud9215 4 года назад +72

    Alla wll waa qali 16 wiil iyo 14 gabdhod ila dhalatay allow idaa manta wan qiiroday wllhi😭😭😭😭marku nin abahay cml i dhirbaxay wllkey wacday oo ninka xabsi la dhigay aya ogaday wiil marku kula dhashay ina boqorad thy walalnimadu wa wehel 😍🙏

  • @abdifatahzak5133
    @abdifatahzak5133 4 года назад +337

    Shadiya::Faqadow ma baxdido abowe murugaa tehee 😂😂
    Wiilka::wlhi adaa kurbo kale ah wlhi 😂 13:35. 👇👍
    Edite :;:😂Thanks 300 like 400 like na gaadhsiya azaxapta

  • @heroalfa4095
    @heroalfa4095 Год назад +26

    2023 hda daweynso inta ka muqo legend 🦍👍😹

  • @halimaahmed2009
    @halimaahmed2009 4 года назад +60

    Wow masha Allah queen labo ma ahan qali luul ilxun kuma aragto iyo intii uurka kaaneceb shahdiyo cadey walahi waxatahay qof looxiiiso never give up shahdiyo queen

  • @caishayusuf2749
    @caishayusuf2749 4 года назад +72

    Wlhi shaadiyo waaa qof dulqaad leh weli ayado dumar💯💯 dumarka qaar dadka istustusaan oo qeylshan waxna tuur tuuran lkn shaadi dabeecad ayee leedahy 100% weli qalbi xabxab weeye😍😍😍😍

  • @yuusufmacalinxasan3149
    @yuusufmacalinxasan3149 4 года назад +62

    Hadii aad Ramadaanka daawan jirtay hadane dib aad u daawanayso like ii saar 30.10.2020

  • @khaalid9984
    @khaalid9984 4 года назад +146

    Hadaa markake daawaneysid like saar si aan u ogado Ina mar labad daawaneysid

  • @anisobashir1793
    @anisobashir1793 4 года назад +174

    She's extra classy and sassy and patient ❤Masha Allah ❤❤

  • @mss_zu7184
    @mss_zu7184 4 года назад +117

    Reer xamarku wllhi way dulqaad badnyin😂😂😂😂🙏🙏⬇️👍👍❤

  • @yvngshreezy678
    @yvngshreezy678 4 года назад +238

    Intii somalia joogto oo illahay #COVID-19 ka badbaadiyay illahay aan umahad noqno like tana haa iga iloobina

    • @ramdiapdi576
      @ramdiapdi576 4 года назад +1

      Ku soo fadhiiso
      Anaga corona virus like nogu radin........

    • @yvngshreezy678
      @yvngshreezy678 4 года назад

      @@ramdiapdi576 hadaan inoo duceeyay maxaan khalad ah oo aan leeyahay bayo

    • @ramdiapdi576
      @ramdiapdi576 4 года назад +2

      @@yvngshreezy678 wa ku jeclhy abowe 😂 wax ba ma adan haleeyne 😘 cadowga

    • @yvngshreezy678
      @yvngshreezy678 4 года назад

      @@ramdiapdi576 love you too walshay

  • @batoyareofficial9931
    @batoyareofficial9931 4 года назад +182

    Intee lagu duugay dadka aad dishay heheheheh yaa ila arkay shadiyo 👌

  • @Zapnaadahapi
    @Zapnaadahapi 10 месяцев назад +15

    Barnaamijka qaraaxo midki ugu fiicna ee astaan duubto hada igu raacsan thy like

  • @ilyaasliibaan1150
    @ilyaasliibaan1150 4 года назад +214

    Shadiyo wlhi waa iga qoslisay intii taadeerto like

  • @umulkheirabshirmohamed4544
    @umulkheirabshirmohamed4544 4 года назад +167

    😂😂😂😂ma nooli timekayga comment ga kusoo qorey eee time kga like igu saar😂😜

  • @sharafhersi2945
    @sharafhersi2945 3 года назад +110

    2021 Yaa ila daawanaayo Ramadankii labaad😁

  • @suldankabe3sha215
    @suldankabe3sha215 4 года назад +90

    I like shadiya SHARAF qabkee u amusanatahy iyo hadalkeda kalsonida leh aya ka yabay " dadka dishay inte lagu dugay ku tiri 😂🙏

    • @ayubyano2378
      @ayubyano2378 4 года назад

      Bfg

    • @ayubyano2378
      @ayubyano2378 4 года назад +1

      👌👌👌👌👌👌

    • @cimadudiin2286
      @cimadudiin2286 4 года назад

      Walal iska jir 🙏 gacmaha sidan lo tago dhaqan islaam ma ahan.
      بارك الله

    • @suldankabe3sha215
      @suldankabe3sha215 4 года назад

      @@cimadudiin2286 its only respect wll si kale ma jiraan

  • @nimconajuum9941
    @nimconajuum9941 4 года назад +88

    Alla siyaadiyo sharaf dulqaadka alle hakuu siyaadiyo wlhi intaaba umaan dulqateen inta ila aragtay lita

  • @zakariyaabdisalam8002
    @zakariyaabdisalam8002 2 года назад +54

    2M marke gartay hda so aragtay like ta Ha ila dhaafina✊😁

  • @nawaalyuusuf6477
    @nawaalyuusuf6477 4 года назад +232

    After 1 million views like me asxbta
    Qofki so boqday marke 1m gaartay like

  • @najmaabdi6958
    @najmaabdi6958 4 года назад +722

    Inta tiktok kuso argta farta taag

    • @themaliempire2320
      @themaliempire2320 4 года назад +1

      Najma Abdi aniga😂

    • @najmaabdi6958
      @najmaabdi6958 4 года назад +1

      @@themaliempire2320 Hhh 🤣🤣🤣🤣

    • @fatimacadey4563
      @fatimacadey4563 4 года назад +2

      Najma Abdi aniga run u maleya 😂😂😂

    • @riyalubahu5598
      @riyalubahu5598 4 года назад +1

      Najma Abdi ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

    • @najmaabdi6958
      @najmaabdi6958 4 года назад +1

      @@fatimacadey4563 Hhh ani xita

  • @iamabdi2114
    @iamabdi2114 Год назад +17

    3 bisha April 2023 Ramadan day 12 ✍️🏾
    Intrigued iga danbeyso oo dawan doonta Like👍🏻

  • @abdiwalishaaka4208
    @abdiwalishaaka4208 4 года назад +33

    🤣🤣🤣🤣 wlh caadi mahan qosolka iga dhamaaday runti marna xanaq marna qosol ana xanaqay shaadiyo iska daaye Best qaraxo m.a Guul wcn Astaan Fmly🙏🙏

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 года назад +186

    ReeR xamr wlhi qosol midhan waaye😂😂😂

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet 3 года назад +15

    Hadu Alle Ku Gaarsiyay Ramadaanka Kale Adigo Cafimaad Qabo Alxmd Dheh Walaalka Muslimka ahoow & Walasha Muslimada Ah

  • @drmaanlule1042
    @drmaanlule1042 4 года назад +281

    Xarfaanka kursiga wato “masoo daahay kulahaa “wlh ninkas wanba ku haystaa 😂😂

  • @saynabjama5155
    @saynabjama5155 4 года назад +107

    This Episode is the funniest one Wallahi I can’t get enough of it 😂😂😂

  • @hamzeabokor7456
    @hamzeabokor7456 4 года назад +109

    July 15 2020 inta iga danbysa 10 mar camal daawada 5:55😂😂like dhac

  • @TheLove0
    @TheLove0 4 года назад +38

    Shadiyo cadi maha qof jilicsan mahin wa fariid aqli badan oo geesiyada ah kalsoni badan aya ka buxda masha allah allé ha ku siiyadiyo 🤲

  • @sacdiyocali9733
    @sacdiyocali9733 4 года назад +47

    Wllhi barnamijkan wankahelay qofkii Alifay tnx leyahay Astaan good job wallhi 🥰🥰🥰🥰

  • @aishamahmud207
    @aishamahmud207 3 года назад +63

    Baranaamijk xaraaqo inta so dawtay Ramdaankan 2021 iyo kii hore 2020 Oo Allah cfmd kugu garsiyay alxmd 🤲 like isaar👍

  • @deeqaqurux3177
    @deeqaqurux3177 4 года назад +173

    inta ku soo aragtay asad hagio like dhac igu sii 😂😂😂😂

  • @samiranur3448
    @samiranur3448 4 года назад +63

    Mashallah shadiya Sharaf bdn aad & aad aya u samir badan tahey una dabecad wanagsan tahey Allah ha ku siyadiyo 🤲

  • @karama17-t1z
    @karama17-t1z 3 года назад +100

    Soonkii danbo kadib yaa daawanayo😂

  • @Mohamed-vj8xj
    @Mohamed-vj8xj 4 года назад +265

    RUclipsr da Somalida waxaan usheegaya kan ayaa prank ladhahaa🙏🏼🙏🏼

    • @iqraa1474
      @iqraa1474 4 года назад

      Haa wllhy

    • @samisfamily5703
      @samisfamily5703 4 года назад

      Haa wlhy 😂😂

    • @nasralaki2778
      @nasralaki2778 4 года назад +4

      Prank calafdoon lagu sameeyay kaasna arag fanny waye

    • @nasralaki2778
      @nasralaki2778 4 года назад

      Prank calafdoon lagu sameeyay kaasna arag fanny waye

    • @samisfamily5703
      @samisfamily5703 4 года назад

      Nasra laki xagee ka dawana abayo

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 4 года назад +25

    inta fanan aad ka qabaten barnamjkan walhi shadiyo ugu shactaro badan nag nol weye wali kama dalo shadiyo sharaf cadi maha 💘💘❤💋💋😁😁😁😁😁🤣🤣

  • @abdirahman2824
    @abdirahman2824 3 года назад +25

    Ramadaan kiisa kle 4 biri diman inta daawan dooto imuujiya✊😁
    9/4/2021

  • @hassanabdulkadir1052
    @hassanabdulkadir1052 4 года назад +87

    "faqadoow ma baxdidoo aboowe murugaa tahee"

  • @misslildutch
    @misslildutch 4 года назад +66

    😂😂😂😂 1:55 the first few seconds of playing the show and they already fighting 😂😂😂 new favourite show ! Really entertaining 😅 New subscriber! 👏🏽

  • @hanibatuun
    @hanibatuun 3 года назад +35

    qofka sidayda ramadantii 2021 dawanayaa like isku muuji

  • @soumeyamohamed3154
    @soumeyamohamed3154 4 года назад +35

    Wllhi prank iyo wuu dhaafay😂😅shadiya waay iga qoslisay wllhi ninka sii wcn baad iskaga celisay wllhi😂😅💖🥰❤️👑👸🏾✌️

  • @diara-lassana
    @diara-lassana 4 года назад +51

    Sacuudiga cirbad maalguugu soo dhuftay kulahaa 😂😂😂 wlhi Riwaayad aa jiloosaa kulahaa ar shaadiyaa😂😂😂😂

  • @inamohamett1693
    @inamohamett1693 2 года назад +22

    Ramadankii 3aad 3 April 2022 ❤2/9/1443H inta iga danbeeyso like 👍

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 4 года назад +23

    Kkkkk masha Allah tabarakallah shaadiyo sharaf qof qalbi fiican waye wlhi oo dabeecad fiican wale hadaa aniga ahaan lahaa waa laysku dhamaan lahaa😂😂😂😂😂😂

  • @princessemilliana4727
    @princessemilliana4727 4 года назад +117

    13:33 faqadow ma baxdidoo abowe 😂 😂 😂 murugaa tahee wllhi adaa kurbo kale ah abayo intaas aanba ku qosley 😂 shaadiyo 😁😅

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 года назад +2

      Princess Emilliana
      Intaas lee ugu jeclhy wlhi iyo markey dhaheeso hada saan maku taqaanen xashiish muu cabaa kulahaa 😹😂🤣🤣

    • @princessemilliana4727
      @princessemilliana4727 4 года назад

      @@amirabukar2913 me too wllhiy anigaba 😂waan ka helay intaas

    • @princessemilliana4727
      @princessemilliana4727 4 года назад

      @@000nfhdwxfh okey 🙏

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 года назад

      Princess Emilliana
      Shaadiyo umadena maahan 😂😂😂

  • @Chocolatina143
    @Chocolatina143 2 года назад +22

    Who's still watching on repeat 🔁 2022

  • @zuhaipalihassan
    @zuhaipalihassan 4 года назад +107

    From Asad Hagio

  • @bahsanabdihasan8057
    @bahsanabdihasan8057 4 года назад +130

    Wlhi shaadiya libaaxad weeye🤣😂🤣barnamijka ha i dhamaado ku laha

  • @mohamedabdicali9735
    @mohamedabdicali9735 3 года назад +10

    Astaan Tv RamadaaNka 1bil aa ka dhiman Barnaamij xiisa leH inoo soo daaya inta igu raacsan ismuujiya ❤

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 4 года назад +139

    Wlhi barnaamij Ka Qosol Badan Somali
    Ma Ku arag 😂😂😂😂

  • @Abdalla_ali0302
    @Abdalla_ali0302 4 года назад +56

    Wlhi waa Marki 4ad aan dawanayo I love shadiyo😂❤️❤️

  • @anaz_abdirizack
    @anaz_abdirizack 4 года назад +24

    2021 farta taaga☝️☝️☝️❤️

  • @miskimohamed4959
    @miskimohamed4959 4 года назад +52

    Shadiyo sharaf wan jclhy walaahi gabadh dulqad badan🙏

  • @imtizarmaxamad4762
    @imtizarmaxamad4762 4 года назад +143

    "Xashiishuu cabaa "
    Kalmadaa intaan tiktok kasoo arkay ayan so radiyay yaa ila mida

    • @maryanruun2397
      @maryanruun2397 4 года назад +1

      Aniga

    • @raxmaxamud953
      @raxmaxamud953 4 года назад

      Xashiishadu wa badeecada

    • @xafsoxafso3422
      @xafsoxafso3422 4 года назад

      Raxma Xamud shiishad iyo badeeco wa isku mid.....lkin tan waa xashiishadi waa weyneyd...

    • @maanoiaxmed983
      @maanoiaxmed983 4 года назад

      War niyaw afka reer xamarka si walba waan iskugu dayay inan ku hadlo lknse wan fahmi wayay wlhi siday u hadlaan

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 4 года назад

      @@maanoiaxmed983 maku baraa?

  • @zakariye2001
    @zakariye2001 3 года назад +47

    AnoooH Single ah ayaa Daawaday anoo Lamaana waa ku ceshtaY

  • @adnanabdiali539
    @adnanabdiali539 4 года назад +134

    😂😂😂 dadkaa dishay intee lagu duugay kkkk
    Saudi cirbad miyaa lagugu soo duray
    Xamar wax badan ayaa kugu dhiman 😂😂😂😂
    Shaadiya Funny 🙏🙏🙏🙏🙏pig respect

  • @samiyamohamed859
    @samiyamohamed859 4 года назад +23

    Maan shaa allah shaadiyo waa qof dagan oo dulqaadleh xppti horay usoco qurxey qofka wngsani isma qariyo uuuuuumc💋queen shadiya sharaf

  • @hibakabdirahmanmohiadin
    @hibakabdirahmanmohiadin 3 года назад +13

    Jcel aa uqabo mar labad aa dawonaya 2021 my 4😂😂1:56 am😂team shadiyo yaa ila mida😂✌

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 4 года назад +131

    Reer xamarku waa beercasaad hadalkoodu😂😂

    • @mascadeofficial4920
      @mascadeofficial4920 4 года назад +5

      Beer casaad maxaa laga wadaa eebow

    • @nouraibrahim5628
      @nouraibrahim5628 4 года назад +1

      MASCADE OFFICIAL qosol miidhan aya laga wada

    • @yufamoha779
      @yufamoha779 4 года назад

      Noura thnks 😂😂😂😂😂

    • @yufamoha779
      @yufamoha779 4 года назад +1

      Noura anaga waa fuuray aan dhahnaa 😂😂😂😂😂

    • @sayidhashi9600
      @sayidhashi9600 4 года назад

      @@mascadeofficial4920 Qosol xad dhaaf ah weeYe😂

  • @malyuunmaanka7393
    @malyuunmaanka7393 4 года назад +87

    xashish cabaa miya kulaha aar shadiyaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 Год назад +7

    Marwalba dib ayn u daawada xalqadaan shaadiyo sharaf funny wye wllhi😂😁

  • @ikraamali5827
    @ikraamali5827 4 года назад +38

    shaadiyo dabeecdad m.a❤❤❤ wllahey baan wacdy illhow wll la,aan hana dhigin❤❤

  • @mahadfunentertainment9724
    @mahadfunentertainment9724 4 года назад +19

    Faqadow ma baxdidoo abowe muruga tahe shadiyo kkk keep going wanku tagera❤😚

  • @amuunabdi2632
    @amuunabdi2632 4 года назад +38

    Maaanshlh dabeeecad iyo qurux ilaahaY iskugu daraY dabeecad wanaaga waa hadiyad ilaahay bixiyo ani mr horepa tegilahaa ilaahy dabeecada ha ii siyaadiyo🤣❤

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 года назад +33

    Shaadiya wa fanan qalbi aad u qalbi fiican😜kan isaga ah ma inu faniinta uu ka xanajiyo mesha ujooga🤣🤣

  • @mr.araale3075
    @mr.araale3075 4 года назад +300

    Ani waligey 10like magaarin🤣

  • @kimyasmin9718
    @kimyasmin9718 3 года назад +14

    2022 ya ila dawanooyo😂😂🤝

  • @bahjobuja535
    @bahjobuja535 4 года назад +16

    Shadiyo sharaf gabadh qalbi wngsn jeclhy😩🙏❤️❤️❤️

  • @ahmedaarka1276
    @ahmedaarka1276 4 года назад +48

    21:45 hhhhhh "aniga iyo adiga ilaa hada Gacan🤜🤛 Maba isla tagin" kulaha wuu Cabsaday😂😂😂

  • @luulabdulahi473
    @luulabdulahi473 2 года назад +10

    2023 ayaan dib u dawanayaa wlh waa qebtka kaliya aan ku heysto😂😂

  • @rumaysaaruun286
    @rumaysaaruun286 4 года назад +49

    Masha allah dulqaadka shaadiya sharaf Ramadan Mubarak all muslims around the world

  • @Sonkseapdi101
    @Sonkseapdi101 4 года назад +28

    ILove mogdisho from jigjiga Ethiopia

    • @nasiibbile1916
      @nasiibbile1916 4 года назад +6

      Soomliya dheh

    • @nimomohamed8471
      @nimomohamed8471 4 года назад +4

      Nasiib Bile run Somalia weeye

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 года назад

      @@nasiibbile1916 ninrageed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏💪💪💪

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 года назад +1

      Jigjiga somalia waye🇸🇴🇩🇯🧡💚

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 4 года назад

      Jig jiga gormey itoobiyaan noqotay😏

  • @99h511
    @99h511 2 года назад +27

    2m views Another level meshan astan and shadia we r so proud of you guys❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 4 года назад +56

    Shaadiya Sharaf waxe dhahday afkeyga see kaaga xiraa anaa iskalhee 😂😂😂😂😂😂😂

  • @braawaaqomohamad795
    @braawaaqomohamad795 4 года назад +18

    Shaadiya she have beautiful Attitude mash Allah classic👏👏👏👏

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 4 года назад +49

    Wlhi sheekadan shaadiyo lagu sameeyay kama xiiso dhaco subax kasta wafiirsada xashiish miyuu cabaa kulahaaa kkkkkkkkkk

  • @keysedaddy8053
    @keysedaddy8053 4 года назад +12

    Best fanaan qoftaan wan ku heestaa qosolkeey iga dhameeysay😂😂😂😂😂stylki buu iga qaldee matosanahay😂😂xash xashiika muu cabaaa😂😂😂😂