Suaal zakariye hadii mashiinka lagu kiciyo ukunta wadaniga ah ama digaga wadanka maka ba,ayaa cuqda ama waxa loo yaqaan in ay digaagadu xafashto oo ay in mudo ah dhali waydo mahadsanid
Aad baan u jeclhay inan dhaqdo digaaga wana kuhamiyaa insha allh markay is kugu kay hagaagto wan furayaa mashruucaas waxaan jogaa galkacyo sanduqa digaagana wuxuu hada ka jogaa 5dolar tan bacrimiskaa tan kale maba arg wax gadaya
Zakariyoo quudintii waad kahadashay lkn daaweynta in aad noogu daro ayaa fiicnaan laheyd ileen mar mar ayaa xanuun ku soo wada booda digaaga sida loo baxnaani lahaa waa muhiim
Asc wll sakariye waan ku salaamay wll waxaan sameeyay beer digaag guri wayn aan u dhisay digaag bil jiro ayaan soo gatay Digaagu waa kala duwanyhy kaygu wuxuu noqday (saasoo) waa nuuc aad u cunto badan maalin iyo habeen way xeraysanyihiin oo aniga ayay cunto iyo biyo iga rabaan hada 5 bilood ayay marayaan illaa 8 bilood ayay ku dhashaa ayaa la idhahahy kharashna way igu qaaday buugga dhaqashada digaaga waan soo gatay wax badan se kama faaiidin siiba dhanka cuntada iyo dawooyinka hada waan ka caajisay ee wll ila tali oo nuuca ugu fcn ee cuntada yar dhalmadana badan Ethiopia ayaan jooga Aad baan kuu salamay wll
Mashruc digag dalkena hada kuma habono Sababtana ma ahan inan hanjabiye ahay lkn waxan ahay dadka dalka kaso sameyay qarash fcna giliyay lacag ku dhow 100k 1: digaga waxa uu u bahanyahay ee ugu badani waa cuntada %80 qarashka 2:Dalkenana malahan beraley oo sax ah qofkasta wuxu berta wax kayar 1hektar ama u dhow 3:dalka malahan warshadaha burka si looga helo bunsho badan oo cunteda qarashkeda kuu yareya Waqtigan hada la jogo ninki digag bilawa aad bay u adagtahay poultryo waa weyn ayaa wadi and wayay kuna bixiyen 1m$ wax ka badan Waxan ka cadurdarana runta qarar aan idinla wadagay mana jecli inan idin han jibiyo lkn sadaqo ayey ii tahay inan talo idinka siyo Qofkii aqriya qoralkan asagana ducada haigu sadaqeysto laga yaba midkina in uu ducadisa la aqbalo Waadna mahadsan tihin
PDF Qalabka Mashruuca ka iibso
👉🏼 payhip.com/b/iqkW1
Kasoo Dalbo
☎️WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
Mee labarku
Kama hyo wll number
@@ZakariyeCaawiye lama qabanaayo numbarka
Asc sh sekeriye allaah yubaarig fiik waa qoordheere telkaagaan ubaahnaa wall
Walal book pdf maheli kara
Zakariye waa walaal Soomaalida walaalihii aad u jecel ❤❤❤❤ noolow walaal Zakariye noolow, magacaa ha jiro-Aamiin.
I am watching this from uk 🇬🇧 love your Channel bro 👊
Waad mahdsanthy wll anoon beer laheyn ma bilaabi karaa mashruuc digaag
Zakariye wanaaga iyo horumarka aad soo gudbiso waa ku mahadsaantay Jazakallah.
I am in uk but I love this idea I always think about it
Me too.
Nin wadani ah ayaatahay aaha ku barakeeyo
Wallal zakariya muqdisho meelo lagahelo talaalka digaaga iyo macdanaha cuntada loogu daro meelo lagu iibiyo hadey jiraan Nala wadaag wallal adiga sifudud ayaad ku ogaan kartaa mahadsanid
Lkn wll kumaadan darin xerooyin koodiina qaab ka ay noqon lahaayeen
Waa qorshe aad ufiican ee halaga faa iidaysto.
Masha Allah tabaraka Allah waa fikir aad uu fiican
Nio waa mashruuc aaan ilaa hada sanad ku fikiray aad ayaad u mahadsantay incubator kaas waan u baahna iyo grinder kaas aad ayaan ku salamaya 👍
Mahadsanid ustaad ilaahey haku dhowro wax faa'ido leh ayaa noosoo gudbisaa
Adaa mudan Alle haku sharfo walal
Aamiin waa walaal Soomaalida walaalihii aad u jecel ❤❤❤❤ noolow walaal Zakariye noolow, magacaa ha jiro.
Digaga ugu fican somalia halaga so iibsado Tiyeeklow digag ka waaweyn kan gubalaga somalia
Mashruucaan waa mashruuc faa'iido bdn laga heli karo, halka risk uu leeyahay waa cudurrada, taasna qofkii barta ka hortagga iyo tallaalka wax bdn ayaa u hagaagaya.
Somalia oo dhan inta bdn ukun iyo hilib digaag oo dibadda laga keenay ayaa suuqa yaalla. Marka waa jaanis furan.
Cudarada ka imaan Karo waa maxay sxb
@Glockkansa7622 walaal, noole uusan cudur ku dhicin ma laha, digaagga waa nooc shimbiraha ka mid ah, cudurrada ku dhaca waxaa ka mid ah Newcastle disease, fowl pox iyo salmonella. Waxaa kaloo jira cudurro ka dhasha nadaafad darrada sida dullinka. Daawo iyo tallaal ayay leeyihiin cudurradaas, buugaag laga qorayna way jiraan. Waxaa qasab ah in uu qofku barto sida loo maareeyo jirrooyinkaas, haddii kale khasaaro culus buu qofku kala kulmayaa, waxaa dhici karta dhowr maalmood gudahood in ay dhammaantood kaa wada dhintaan, tarab tarab in ay u dhintaan.
- hawo nadiif ah, meel magaalada ka yara baxsan.
- biyo nadiif ah
- cunno nafaqeysan oo isku dheellitiran
- nadaafad sare
- daaweyn iyo ka warqab joogto ah
- aqoontii dhaqashada digaagga
- qorshe iyo suuq-geyn wngsn.
Intaas qofkii la yimaada, way u hagaageysaa, lcg fiicanna wuu ka qaban karaa.
Halkey lagaala soo xidhiidhi karaa?
Mahadsanid 🇸🇴❤️❤️
Asc waxaa noo sheektaa qaybta takhaadiirtaa kontoroosho
Mashllh
Jazakalahu qeeyr Shukran
Wll waxan raba inad isoo sheegto qimaah mashruucan ku fadhiisan karo aniga deeganka jooga waxa laga siiya 0.25 cent xabdii uukun ah
Mahadsanid janogalle
Masha alaaah wll alle hakubarakeeyo
Zakariye dhinaca caafimaadka digaaga kusohadal waayo waxaan aragney dhoor qof oo isku deydey digaag I ey dhaqdaan cudur ayuu kadhameeyey
Waad mahadsantay saxib dadaalka aad bulshada ku bixiso.
Asc wadmajadsatahay waakafaiday walal❤❤❤❤❤ garissa
Ustaad hawshaan waa mid muhiim ah oo soconeysa lkiin hal cilad baa jirta box yadii ukunta lagu ridilahaa baa wadanka laga heleyn
Great idea lkn waxa intaa dheer chicken house 🏠 kii oo qiyaastii ugu yaran $500 ilaa $1000 ku baxayso
Thanks bro
Intaa malah wllo uu ka badnayahy
Wll aniga mashruucaan aadbaan uxiisaynaya xitaa buuga digaaga halsano kahor ayn soo iibsadey guriga aan deganahy ayn ujarey nus kamid ah waxana soo iibiyey digaaga dalka lkn xanuunbaa iga wada diley wll anoon dibada uraadin ukun ama digaag mashiinkaan kuwa dalka ma u isticmaali karaa adoo mhsn jwb
Pdf maheysaa wll buuga
Masha Allah
Sakariye wll beersoosha babuurta ee aad lahyd wadamada carabta ayaa laga xayeysiinayey wll adoo mahadsanid barnaabij ka soo samee
Mudane Zakariye wan kusalamay aqoon waxaan leyahay so sarida kaluunka williba Ina qalel kadhigo baceyo mudo 3 Sano ah halaben wayo kaluunka sida usameno Dubia iyo dunida kale loqadi jiray lkn away Hee waqtigan yurub camal la aan ku ahay 😢😢😢
Kenya - Eldoret : 450 ksh
sxb sare jiil jiilka inta uu soo koraayo sow ma baahna kululeeye
Theres also free range chicken farming
Qalabka biyo iyo cuntada lagu siiyo digaaga wadanka miyaa laga helayaa gaar ahaan hargaysa wll, mahadsanid.
Sideey kudhali kartaa miyaa laboodayaa
Box beedka hergisa waa $5 wana 30 xabo sakariye wll
Wallaal. Mishinka. Iyo agabka. Muqdisho. Malaga. Heli karaa
Sh/hoose. Ayaan. Joogaa
Wll waxaan jeckahay dhaqashada digaaga ee maxaan sameyaa
qalabka malaga heli karaa mugdisho?
Budget maaha ee waa rubuc budget
Dhawr boqol oo digaag ah qiimahoodii kumaad darin
Poultry gii qiimahiisa iyo qiimeyaal kale oo soo bixi kara waad ka reebtay
Shugran akhil kareem
Waxaa lagagadaa muqdisho
30 kiixabo
Waxaalagadaa 4 doolar
Nio mashruucaas diigag waad iga fashishay
Hami baan ka lahaa markaan wax helo
War anba Wan laha wllahi
Maashaa allaahu mahadsanid
Wll imisa ayaa igu filan inaan tago turkey
Suaal zakariye hadii mashiinka lagu kiciyo ukunta wadaniga ah ama digaga wadanka maka ba,ayaa cuqda ama waxa loo yaqaan in ay digaagadu xafashto oo ay in mudo ah dhali waydo mahadsanid
May
Walaal waa sax aniga digaag yaryar baarabaa
Sakariye wll beerzoosha aad shegays ee aad lahyd carabta ayaa laga xayeysiinay wll barnaabij ka soo samee wll qali
Walaal xagee kala soo xariraa waan u bahanaa mashrucaa digaga
Mahdsanid walalo lakin mashruci hore igamad jawabin sxb wan raba
xagee kaala soo xiriiraa wllo
Digaagda wadanka diiq la aan miyaay ukun dhalayaan hadii sifcn lo nafaqeeyo?
Lkn feeding la isku heystaa lama helaayo
Aad baan u jeclhay inan dhaqdo digaaga wana kuhamiyaa insha allh markay is kugu kay hagaagto wan furayaa mashruucaas waxaan jogaa galkacyo sanduqa digaagana wuxuu hada ka jogaa 5dolar tan bacrimiskaa tan kale maba arg wax gadaya
Halkeed joogtaa wlloh wanu ubahanahaye
Sidee kugelaa incuptorka
Sxp arintaas aad baan ugu baahanaye
4.25$ sakariye wll guleyso
Ku mahadsanid saaxiib talooyinkaaga waxaan joogaa magaalada jigjiga 30 xabo waxay marayaan 500 birr oo u dhiganta 5$
Bro hello nubrakga isoo reeb hadii ree jijiga tahay
500 birr waxay u dhigantaa sarrifka maanta $3.6-$4
Wow love it
Zakariyoo quudintii waad kahadashay lkn daaweynta in aad noogu daro ayaa fiicnaan laheyd ileen mar mar ayaa xanuun ku soo wada booda digaaga sida loo baxnaani lahaa waa muhiim
Waa 4.5$
Mahadsanid walal waa arin wanaagsan, zakariye walal inaa kula soo xidhhidho baa donayaa Email ii soo qor
Hadaan beer lahayn ma dhaqankaraa Wll digaaga
Haa walal waad dhaqan kartaa
5 Kun Shilin Soomaaliy
Qalabka ila soo xidhiidh
Zakariye numbarka lama buuga lama qabanayo
4.5
Djibouti 🇩🇯
Asc wll aniga wan hestaa digaga 71xabo ankabilawe waxan joga ugandha
Asc wll sakariye waan ku salaamay wll waxaan sameeyay beer digaag guri wayn aan u dhisay digaag bil jiro ayaan soo gatay
Digaagu waa kala duwanyhy kaygu wuxuu noqday (saasoo) waa nuuc aad u cunto badan maalin iyo habeen way xeraysanyihiin oo aniga ayay cunto iyo biyo iga rabaan hada 5 bilood ayay marayaan illaa 8 bilood ayay ku dhashaa ayaa la idhahahy kharashna way igu qaaday buugga dhaqashada digaaga waan soo gatay wax badan se kama faaiidin siiba dhanka cuntada iyo dawooyinka hada waan ka caajisay ee wll ila tali oo nuuca ugu fcn ee cuntada yar dhalmadana badan
Ethiopia ayaan jooga
Aad baan kuu salamay wll
One egg $ 025
Digaaga beedka ah wadankii wuu Ka jiraa lkn hilibkiisa shirkad ah hargeysa lagama hir gelin waalasoo dhoofshaa
Uu ka jira mandeeq poultry fram
Muqdisho D.darusalm 4.5$ 30 Ka xabo
Mid sooli farsameysay oo 100 ilaa 150 soo saaraya oo jaban na waa laheli karaa
muqdisho box ka ukunta ama beedka waxa la iibiya $4.50
Sheikh dad ka haka waalin guraga lagu xanaaneeyo ayaa 1000 kabadan dad si fiican wax u sheeg
Haa Guriga lagu xanaaneeyo baa 3000 kun Ah
Waxaan shooga muqdisho xabda ukunta waa 5 kun shilin somali
5$ ayaa lagadaa muqdisho ama 4.5
Boorama ❤
Adi borama ma joogtaa
4.5
Mashruc digag dalkena hada kuma habono
Sababtana ma ahan inan hanjabiye ahay lkn waxan ahay dadka dalka kaso sameyay qarash fcna giliyay lacag ku dhow 100k
1: digaga waxa uu u bahanyahay ee ugu badani waa cuntada
%80 qarashka
2:Dalkenana malahan beraley oo sax ah qofkasta wuxu berta wax kayar 1hektar ama u dhow
3:dalka malahan warshadaha burka si looga helo bunsho badan oo cunteda qarashkeda kuu yareya
Waqtigan hada la jogo ninki digag bilawa aad bay u adagtahay poultryo waa weyn ayaa wadi and wayay kuna bixiyen 1m$ wax ka badan
Waxan ka cadurdarana runta qarar aan idinla wadagay mana jecli inan idin han jibiyo lkn sadaqo ayey ii tahay inan talo idinka siyo
Qofkii aqriya qoralkan asagana ducada haigu sadaqeysto laga yaba midkina in uu ducadisa la aqbalo
Waadna mahadsan tihin
Asc Mahadsanid gudomiye jazakalah alle swt haku barakeeyo
Xageed ka joogtaa somaliya ee aad tijabada ka samaysay?
Saxb warunta wiil an cousins nahay ayaa kuqasaraay dibada ugu imid. Qarash badhan ayaa ka gali wlh. Kenya logakeeni jiri cuntada iyo dawoonyinkaba....
Hargeysa 50,000 shiling oo udhiganta 6$ melaha . Aadbad ugu mahadsanthy sidad nola wadagyso fikradahaga wax badanna wan ka faa iday mhdsnid
Qaxa oow joga 4 dollaar 30 kii xabo saxiib 🎉❤
Caafimaadkana
aniga jecel beeraha iyo xoolaha waana riyadayda ugu weyn ay tahay
$025
4.5$ Kaliya Waye
0.12$ Ayuu maraya Wajaale
Gaalkacyo 30 kii xabbo oo ukuna $6
mahadsanid sekeriye
Adaa mudan walal soo dhowow
Kismayo waxuu ku maraayaa 30 xabi waxey udhaxeysaa $5-6
30 waa $3 magaaladeeda 1 xabbo waa $0.1
Waar haaye xageenka iibsadaa digaaga
2.5 Dollar per 30 egg in Kenya
muqdisho 4.5$
Asc wll
2.5 ilaa 3
Ka waran walla restaurant hargeisa ma leedahay faaido mise so galinkartaa sida loo bilaabo