SU'AALO IYO JAWAABO - 2 XIRIIR KA DHEXEEYO ILA TALI ᴴᴰ┇Ayub Axmed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 173

  • @CaaliyaCabdi-p4t
    @CaaliyaCabdi-p4t 3 месяца назад +1

    Allah ku xifdiyo ayuub axmed

  • @maxamedfigtoori8123
    @maxamedfigtoori8123 3 года назад +6

    Maasha Allaah, runtii Cashar fiican oo aad u heer-sarreeya ayaad noo jeeddisay Macalin. Tilmaan, toosin, hogo-tusaaleyn iyo dhiiri-gelin intaba isugu jira ku mahadsanid mar kale Macalin Suhayboow......

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir 8 месяцев назад +1

    Walhi waan jecliay hadalkis ruunt badn Alle haku xafiido Ayuub Axmad❤

  • @xilkas_tips
    @xilkas_tips 3 года назад +15

    Amazing! really i can't get words to thank you الله يبارك لك عمرك ويرزقك الثبات With respect and love bro

  • @hussenmohamud3903
    @hussenmohamud3903 3 года назад +13

    Nabiga ku saliya asxabta scw scw scw

    • @Queenxuur
      @Queenxuur Месяц назад

      Salalahu caleyhi wasalam ❤🎉

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 3 года назад +19

    Inta dhiban Ale wayen ha ka qaado ❤❤❤❤

  • @demasabdisamad4565
    @demasabdisamad4565 10 месяцев назад

    Mashallah my teacher Mrs ayuba ahmed

  • @MuniroAhmed-o7d
    @MuniroAhmed-o7d Месяц назад

    Thanks brother

  • @ayaanibrahim9306
    @ayaanibrahim9306 3 года назад +6

    Masha Allah my brother 🙏❤

  • @urejahussein6121
    @urejahussein6121 2 года назад +2

    Masha allaah wllkey ilàahey haku xifdiiyo

  • @alcadalamedia3392
    @alcadalamedia3392 3 года назад +2

    Masha Allah walaal run ahaantii waxaa tahay qof daacad ah

  • @maxamedamed4180
    @maxamedamed4180 2 года назад

    Ayuub Axmed khayr ayaan kuu rajaynayaa

  • @mohamedjibril2593
    @mohamedjibril2593 2 года назад

    Manshaalah Nice advice

  • @CaaliyaCabdi-p4t
    @CaaliyaCabdi-p4t 3 месяца назад

    Waa runta wll mcn

  • @amishaqarandoon2247
    @amishaqarandoon2247 3 года назад

    Mahdsanid jazaka allah khayr

  • @amish6567
    @amish6567 3 года назад +15

    Good 😊 Reallyt Ani ahaan fikir Halkan an kula wadago .Ani Qofka hadan Hal bil Cml la sheekeysta. Dabecadisa Wan ku barankara Qofna Isma Qariyo ?Markiba Qof ka an Noloshyda ku haboneen. Anigeyba iga dhex muqataa😊Allah Dadka is jecel haisu Sahlo 10:52Am June 21

  • @mohamedcazka3692
    @mohamedcazka3692 3 года назад +15

    keep you going prother✅

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 3 года назад +1

    Mashalah mahadsanid wll ayub

  • @nafisahassan9947
    @nafisahassan9947 2 года назад +6

    Sualaha inte logu dira wlhi dhibata iheysate talo walal ubahanhy 😢

  • @dahaboailee6749
    @dahaboailee6749 3 года назад +1

    Masha Allah wllo

  • @kabtanfiqqi9971
    @kabtanfiqqi9971 3 года назад +1

    Ustaadi su'aal ina kuwediya jecla meel aan kala xariro ii sheeg fadlan. Shukran

  • @sundusaliofficial1259
    @sundusaliofficial1259 3 года назад +2

    Aqliga ale haku siyaaadiyo wll ✅✅✅✅

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 3 года назад +2

    Mahadsanid macalin

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 3 года назад +14

    Channel ka ugu wngsan inta channel ee aan daawo oo aan wax ka faaido masha Allah keep going from harigaysa

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 года назад

    Mash allah aad bad u mahadsantahy

  • @FIKRADAHADUNIDA11
    @FIKRADAHADUNIDA11 3 года назад +6

    مشا الله اخي

  • @oksure7485
    @oksure7485 2 года назад +1

    Miskiin hah oh my God nagtaas waa naag nasiib bdn lkn nasiib xun saa wilkas danyar ta ah oo wax walba siinayo ku ciyartay subxanallah

  • @umuuabdifatah363
    @umuuabdifatah363 2 года назад +1

    Asc hoyo shukran

  • @Gulletibrahim-vg3tz
    @Gulletibrahim-vg3tz 7 месяцев назад

    Wllkie ayub guleyso

  • @saynabmaxamed500
    @saynabmaxamed500 3 года назад +1

    Masha allah wll qaali😍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 3 года назад +1

    Thanks bro

  • @clwaduud1486
    @clwaduud1486 3 года назад +2

    Keep going teacher

  • @raxmoqadar9623
    @raxmoqadar9623 2 года назад

    Ma 🌺🌺 ayuub

  • @dekaibrahim3202
    @dekaibrahim3202 3 года назад +1

    Ale hakudhuro wllo

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 3 года назад +9

    Asc asxbta wllkeyga ku xiran waa idin salaamntihn plz isoo booqda❤❤❤👆👆🙏🙏

  • @Mariamnka
    @Mariamnka 3 месяца назад

    Aboowe in aad ilatalisaan rabaaa arin ayaa igeesto

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 2 года назад

    Walaaal suaaalaha ilatali halker lakugusoooqorikaraaaa

  • @maankamaanka2500
    @maankamaanka2500 2 года назад

    Masha alah

  • @abdihakinmahhamud-pu4lu
    @abdihakinmahhamud-pu4lu Год назад +1

    wxn rabaa inaan ku weydiiyo wll i sheeg meel aan kala soo hadlo plz

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 3 года назад +1

    Wcs wllo
    Thnk alot
    Inkazto suashu iqusayn

  • @mariaahmed9313
    @mariaahmed9313 3 года назад +3

    Asxapey muraad leeyahy iso duceeya ina helo🤲🙏

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 3 года назад

    Asc. Maashaaa. Allaahaaa

  • @khaalidakaadir395
    @khaalidakaadir395 3 года назад +7

    Wll fasalkii englishka iyo dhiirigelintii waad yaraysay

  • @abdirisaqbalaki7141
    @abdirisaqbalaki7141 3 года назад +1

    Masha alaah wll

  • @nuurtomohamed9094
    @nuurtomohamed9094 3 года назад

    qof ku jecel adoo jecel waxaya thy janoo kale😘😘😘😘😘😘

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 3 года назад +1

    Mahadsanid

  • @nadiiryarnadii1621
    @nadiiryarnadii1621 3 года назад

    Horo uzoco dhiiri galiye suhyp sajir👏👏👏👏👏

  • @najahali9926
    @najahali9926 2 года назад

    Qof walba Oo dhibaataysan Alle haw gargaaro Alle murugada farxad hawgu bedelo

  • @thecalanleytimes4854
    @thecalanleytimes4854 3 года назад +1

    Haweenka majeclo raga sida dhabta ah u jecel ee mar walbo siiya wax ay ku farxaan wexe ka doorbidaan nin aan u naxeenin oo adag jixinjix lahayn taaas xaqiiq ah macalimuu

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 3 года назад +1

    Weli Intaan noolaa qof aan isku feker nahay adaa. Ku arkay waayo waxaan dhahaan
    Jacaylka waa xiise maskaxda
    Gala exakt familj kasta qof
    Buu ku dhisan yahay dulqaadkiisa, itiramkiisa,
    Maamulika guriga iyo xalinta
    Mashaakilka Marka danbe qofkii wuu daalaya
    Markaad reerkii wuu
    Burburayaa
    That,s very right
    an ku arkay

  • @laedermulunbow2747
    @laedermulunbow2747 3 года назад +1

    Mahasanid zxb

  • @abdihakinmahhamud-pu4lu
    @abdihakinmahhamud-pu4lu Год назад +1

    😊

  • @abdirisaqbalaki7141
    @abdirisaqbalaki7141 3 года назад

    Masha alaah wll 👍👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @beerlulamohmed6428
    @beerlulamohmed6428 3 года назад +2

    Su'aalban qaba hlke kasoo waydiya wllo ado mahdsan👏

  • @aliishaahmed64
    @aliishaahmed64 3 года назад +3

    Dadka qofka addun iyo lacag ku qiimeynaya addunyo waa labo gelin waa la helaa lana waaya lkn value ga dhabta ahi waa qofkan dhaqanki sa wanaagsan iyo diinta iyo Aqoonta uu leeyahy naftaadana biniadem looma duleeyo

  • @sihambashir1496
    @sihambashir1496 3 года назад

    Waa tuntaa

  • @qarandoon3567
    @qarandoon3567 3 года назад +1

    Waaaaw saxiib inaba caadi m ahan barnaamijkan

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @hamdiahmed4098
    @hamdiahmed4098 3 года назад

    M.a thks

  • @a.rahmanx9957
    @a.rahmanx9957 3 года назад +1

    Keep going bro

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 3 года назад +2

    Alxm allhi aan waligay qalbigayga kusoo ridin inaan gacantayda isticmaalo ayaa mudan. MHD oodhan

  • @hibadmohamed3981
    @hibadmohamed3981 3 года назад

    wlhi exactly cadab ku jirysaa marka lagu qiyaamayo

  • @barwaqomuse7767
    @barwaqomuse7767 3 года назад +1

    Mnsh Allah hambalayo ayuub talada wanagasn eed dakaga sineso wiil iyo gadhaba lakiin gadhaha waad kuyar adakeesa maraka aad khaladakood sax ledahaye 😂🙏👍

  • @nimcomaxamud4703
    @nimcomaxamud4703 3 года назад +1

    Wankusalamay abowe caqabad ayaihesata hooyadey Aya waxey isesay nin wanwada sheygeysana hada lakin debga jira wuxuyahay qof mustaqbal gahadlayo maahan hoyadeyna adayey ufaraxsantahay walahi waxan samiuo Ayan garan laahay abowe ilatale fadlan hadad aragto qoral keyga ilasotale

  • @shukriomaryusuf2887
    @shukriomaryusuf2887 3 года назад

    Ayuub wll noosoo badi jawaabaha su'aalaha ay kusoo weydiiyaan dadka kugu xiran

  • @ikranahmed7088
    @ikranahmed7088 3 года назад +1

    Wll halkee kalasoo xidhiidhna aadban kugu baahanahy waxa thy macalinkayga nolosha alle haku xafidee

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 года назад

      Ayub axmed instagram

    • @drsyaasminabdihakim2350
      @drsyaasminabdihakim2350 3 года назад

      @@ayuubaxmedmedia wll instgremkan fariimo badan baan kaga soo diray imaanad soo jawaabim maxay ku dhacday wll daruuuri ayaan kuu ahay wlhi

  • @siishaaputlander1158
    @siishaaputlander1158 3 года назад +1

    Wll ayuub meel aan kalasoo xariiro izheeg plz inaad ilatalizo ayn rbaa arin aan kuwarersanahy ayn raba inan kulawadago wll plz izheeg mel aan kalaso xariiro

  • @maxamedcali1725
    @maxamedcali1725 3 года назад

    M,a keep going pro

  • @amalabdi9344
    @amalabdi9344 3 года назад

    Hore usoco wll ayub axmed

  • @najmoqueen8516
    @najmoqueen8516 2 года назад +1

    Aniga Ayaa Arin igu dhacdey kuu sheegi rabo wll in Aad ila taliso rabaa dhanka xiriir ka i soo jwb plz 🙏🙏

  • @ayaanibrahim9306
    @ayaanibrahim9306 3 года назад +1

    My brother

  • @maimamohammed2682
    @maimamohammed2682 2 года назад

    بالله فيك في حيتك

  • @falisgalar468
    @falisgalar468 2 года назад

    Asc ayub qof ayn wada socony waa kla tagny waxa laga jogaa 20 xirkle masamyn kartaa

  • @mariyahuud2387
    @mariyahuud2387 Год назад

    ✋🏿

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 3 года назад +1

    Wcs

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 3 года назад +1

    Saxiix

  • @nasranasiih5372
    @nasranasiih5372 3 года назад +4

    wll suheeb maxaa lagu gartaa qofka ku jcl

  • @nusaybocabdinasir5834
    @nusaybocabdinasir5834 2 года назад

    Xaqiiq

  • @mayancumarmaryancumar6301
    @mayancumarmaryancumar6301 3 года назад

    Walalkeygi waxanraba in aad ishegtid qof o aan kudaneneni

    • @mayancumarmaryancumar6301
      @mayancumarmaryancumar6301 3 года назад

      Marka aad lahadlesid waxo kuleyahay mashquul ayan ahay waan kugu socelina iguma socelinayo asago qadka fadhiyo

    • @fartunmohamed7616
      @fartunmohamed7616 3 года назад

      @@mayancumarmaryancumar6301 abaayo iskadhaf kaas kumaso jeedo waqti yuuka dhumin ka duceyso mid ku jecel oo ku khimeya ayaad heleysa insha Allah

  • @hamdaapdilahi2924
    @hamdaapdilahi2924 3 года назад +2

    Ustaad Waxaan rabaa talo xooga shaki baa igu jira Inaad iga saarto qofkan xidhiidhka leeanhy waxaanu wada soconaa mudo 3 sano ah waxaa dhacdey in xiisihii hore ee markuu jaceylka isoo ban dhignaayey uu nusqamey hadey thy xidhiidhintii badneyd hadlkiisa oo Aan ka Dareemo inuu igu ad adgyhy markaan go Aan qaato inan ka fogaado ma ogola oo wuxuu idhahaa waan badalyaa dabeecdeyda ee fursad isii mar walba saasu idhahaa jaceyla wuu iimuujiyaa maxaa xala markaa ma ka dhabaa jaceylka mise wuu igu ciyaarya oo wakhtiguu igu liminyaa ra yigaagn ubaahnahay maclin😪

    • @cabdifataxxuseen6490
      @cabdifataxxuseen6490 3 года назад

      aniga arinkas waxn u arkaa inuu kgu ciyaryo waayo anigu wxn ahy nin.rga wanan aqaana ninka raga dabecadisa waqtigan ahaa da ahaan 16 17 ilaa 22 jir gadhayay sidaa ayan hablaha ula dhqmi jiary ninka wll badal kale ka raadso

  • @intifaacmuuse2030
    @intifaacmuuse2030 3 года назад

    Good

  • @csalaantiger3558
    @csalaantiger3558 3 года назад

    Horay usoco pro 👏

  • @raaqiyaismail4946
    @raaqiyaismail4946 2 года назад

    Wll ayub ilatali wan kuqasara xidhidhkasan galo

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 3 года назад +1

    Walal nagama ahan inan rabin qofka o markasta nalasohadlaya nasosalamaya e waxay nagatahay xishood ama dhaqan inu marwalba wiilka nadaneeyo kasomali ahaaan dhaqan ayaandhihikarnaa taas e jeceylka iyo xirirkaba dhab beynagayihiin

    • @ifraxifraxmohamed7419
      @ifraxifraxmohamed7419 Год назад

      Anigu anoo jecel mawici karo mana raadin karo. Waan kaxishoda wlhi Waan iska sugaa intuu isoo raadinayo

  • @mustafcali45
    @mustafcali45 3 года назад +2

    Mxaa kaxun hadii lagu dhaho kan ragmahan qolofka loo kayahay dumaekaa karoon wllhi waa bahdil ee adiga isku kentay allaho waxaas naga indho tir

  • @kamadheelo3894
    @kamadheelo3894 3 года назад +1

    Ustaad Waxaan Kaa Codsanayaa in aad Talo iga Siiyo Gawar aan School isla Dhigano Ayaa Jeclahay Lkn Iyada ima Xumeyso Waayo Wey ii dhoolacadeysaa Dhib Walbanah in aan ka Caaawiyo Ani ayee jeceshahay Lkn Waxaan ku Dawaqmay in aan Ani kali jeclahay eeysan iyada ijecleen Ustaad Talo Xadkii Wey dhaaftay Ka Soo Hadal Ustaadi🙏 Thanka For your Time

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 года назад +4

      Haye

    • @kamadheelo3894
      @kamadheelo3894 3 года назад

      @@ayuubaxmedmedia Thanks For Your Time Thanks For Every Time Ugaas

    • @kamadheelo3894
      @kamadheelo3894 3 года назад

      @@zakirmaxamuud6996 Nabadoone Waa Runtaa Lkn Ani Wax Barashada Waan Ku Da'daalaa Lkn Kali Qofta Ayaan Ku Dawaqmay Dadka kaa Yara Aaqilsan ayaa Ula Tag Talo is dhahay Mazuul 😂 Qof Ani waan Kahelay Lkn Jaceyl Uma Qaadin lkn iyada Ani kali Ayee Caawinaad iyo Talo igala Tashadaa Ani Sida aan Ugu Helay in eey iga Heshay ayaan Ku Yara Dawaqmay Sidaaa Ayaan U Weey Diiyay Qof Kaa waayo Arag San Talo Loo dhiibtaa Sidaa Ayaan is yiri Mazuul Waad Ku Mahad San Tahay Sida aad igu Tiri Wax Barashada Yeesan Kaa Lumin Jaceylka Thanks For Your Time Mzl🙏

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 года назад

      @@zakirmaxamuud6996 sax waye hadalkaga wax walba waqti bay leyihiin
      Dhalinyarada nimada way dhibbadantahy

    • @zakirmaxamuud6996
      @zakirmaxamuud6996 3 года назад

      @@kamadheelo3894 😃😅🤭adah muthan Lph

  • @ahmedmohamed-ch9fc
    @ahmedmohamed-ch9fc 3 года назад +1

    Wlhi dad bdn ayay heysata arintan mnta ka hdleysid

  • @mariaahmed9313
    @mariaahmed9313 3 года назад +1

    Inta lunsan allh so hanuuniyo

  • @siraadkaafrika8178
    @siraadkaafrika8178 3 года назад +1

    Walaal talo ayaa rabaa inaa ku weydiisto intee kaala soo xiriiraa fadlan ila wadaag
    Mahadsanid

  • @maahiyemaxamed8538
    @maahiyemaxamed8538 3 года назад

    Asc wll ayub xage lagala so xiriri karaa talo dada ayan aad ugu bah naa wll mcn hadey mac qul thy mel un isheg

  • @falastiincabdirahman386
    @falastiincabdirahman386 3 года назад +2

    Asc waxaad kahadashaa ninkarerlabaad samaysta iyoisbbadalada uukudhaqmo iyo waxasabaaba Suasha KaleMABANAANTAHAY NINKA REERIHIISA INLADHAHO BEEN WUU USHEEGI KARAA

  • @hamdaapdi9058
    @hamdaapdi9058 3 года назад

    Mhdsnid wllky🙏

  • @nimcosuldaan8267
    @nimcosuldaan8267 3 года назад

    Asc wll

  • @abdirisaqbalaki7141
    @abdirisaqbalaki7141 3 года назад +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @farxad2993
    @farxad2993 3 года назад +1

    Asc

  • @faadumocabdiqadir1288
    @faadumocabdiqadir1288 3 года назад +1

    walal ayub xas ayan ahaa nin kaygi wan xanun sanahay ayuu yiri oo gogosha ah wan ku qancsana kabacdi maxa dhacay gabar ayuu qabay wuna iga qariyay sadax sano kabadi wan kala tagnay arinti.la adlige wauna ifuray anana kadalbaday qayandii uigu sameyy .wana gogosha wuu ixumeyay madambi ayan kuleyahay furinka xalna wan kawa yay ninkas talo ayan karaba ayub

    • @nadirhaji1367
      @nadirhaji1367 3 года назад

      Aniga dhankayga waxbo dambi kuma lihid abaayo ee khiyaanadu waa dhankiisa hana hilmaamin faaiidada ugu way eelaisula joogaayi waa gogosha sax

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 3 года назад

    Hooyo iyo aabe ninka kulamadhaqayan ogow tanlabad qofka saving sameyso dheh waxbarashane dhib mlhan dhiirigali hada ayuukagaaraaa waxbaro dheh xite adi caawi qofka qarashkisa u savegaree asagane kudadaaal inu shaqa bdn kashaqeyane kulatali muhimadane wadiin dhanka dinta haiskadhiso maadi waxweyn matareyso

  • @munasarhassan9772
    @munasarhassan9772 3 года назад

    Ayub Asc waxa rawaa in aan kula sooxariro intee kagaga lh soo xarira

    • @najahmouse5244
      @najahmouse5244 3 года назад

      Maad heshay meel aad kla xidhhidho wllo

  • @masookaanaxasan3382
    @masookaanaxasan3382 2 года назад

    Asc wll suheb waxn rabaa in kula sohadlo xgeen kla so xariira

  • @janaabdiqadir5413
    @janaabdiqadir5413 2 года назад

    Asc.wlloayuub.talo.ayaan.rabaa.inaada.igala.talisi.wiil.ayaan.wadasocon.hadse.waan.kala.hadhanay.lkn.aniga.waan.jecelahay.sikasatoon.uwaco.igama.qabto.mobelka.lkn.aniga.jecelahay.waxaan.gadhaa.xada.marka.qaar.ilin.datee.man.ogi.qalbiga.wuu.igubanayaa.ila.tali.sideen.ku.ilaawaa.qofkaa..ila.tali.plz