Xarir ma ledahay anigo dhihin ama an waraysan xirirkada hore hore gormu dhamaday ayaan si maldahan u waydin karaaa ayadon i fahmaynin markaas ayaan go an ka qadan karaba mesha aad igula talisay 🤝
ma aragti iyo hadal keliya ayaa jacayl dhaba? maxaad ka taqaanaa oo aan hadal ka ahayn qofka hadal haan ma buuxshee? ka helitaan ayaa la yiraahdaa kan hore marka la is guursado ayaa jacayl in la isu hayo iyo in kale lakala ogaadaa
Naag cawradedii dibada keentay ilama aha inuu ku farxaayo
Nin caqli wanagsan Alle siiyey , hantida ugu wayn ee ninku leeyahay waa jidhka ama cawrada gabadha .
Hadii ay marka gabadhu nooca tahay mustaqbal iyo nolol wangsan haka filan
*Ilaahay hanagu arsaaqo hablo / gabdho iimaan leh*
*Bare Ayuub Mahadsanid*
Wllhi waad mahadsantahay wllka
Only one love Ayuub😘😘😘
𝗦𝘂𝗽𝘀𝗰𝗿𝗶𝗯𝗲 𝗶𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗿𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝘄𝗹𝗹 𝘄𝗮 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮𝗻𝗮
@@h__p__pio9541 oh waxbadn ayan fahmy wll mhadsanif
Gabadha baa tahyiba
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْجَنَّةَ وَمَا قَرَّبَ إِلَيْهَا مِنْ قَوْلٍ أَوْ عَمَلٍ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنَ النَّارِ وَمَا قَرَّبَ إِلَيْهَا مِنْ قَوْلٍ أَوْ عَمَلٍ، وَأَسْأَلُكَ أَنْ تَجْعَلَ كُلَّ قَضَاءٍ قَضَيْتَهُ لِي خَيْرًا
Video cusub markaa soo galisid waan ku farxaa. Mahadsanid ustaad Ayuub 🙏
Mashalah wll ayuub
Anaa uhoreeyo 🤝
Dhanaam asxabtana wan idin salamayaa 🤝
الحب الحقيقي بعد الزواج
Jaceylka dhabtaa waa gurka kadib
Sx waa
@@maxameddaahir9954 mhdsanid walal
Jazakallahi kheyran jazaa walaal, mar walaba waa ku mahadsantahay sida wanaagsan oo aad noo dhiiro galisid hadaan nahnay dhalinyarada Somaliyeed wiilal iyo gabdhaba. Mar walba walaal jiro noqo 👏❤❤❤
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنْ خَيْرِ مَا سَأَلَكَ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا عَاذَ بِهِ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ
First one
𝗦𝘂𝗽𝘀𝗰𝗿𝗶𝗯𝗲 𝗶𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗿𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝘄𝗹𝗹 𝘄𝗮 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮𝗻𝗮
Hi 🥰
😂😂ma firts ma janda lagagu busharayntay maxay micno samyni
Hi
Haaa
Xaqiiqda Jirta Ayaa Ka Hadashay Walaal Ayuub.
Waa Mid Aan Arkay Kadib Go'aan Lataaban Karo Ayaan Ka Qaatay
Allaah Ku Xafido Walaal Ayuub ❤🙏
Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever teacher of life ❣💯🌹🌹🇸🇴🙏🙏
𝗦𝘂𝗽𝘀𝗰𝗿𝗶𝗯𝗲 𝗶𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗿𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝘄𝗹𝗹 𝘄𝗮 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮𝗻𝗮
@@h__p__pio9541 wn ku saaray
@@sucaadmuhudiinmohamed5137 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗪𝗮𝗹𝗹 𝗤𝗮𝗹𝗶🥰🧕❤️🙏
Muqaaladaada wax badan ayaan ka faa'iday sxb horey u soco
Guur guulaysta wxa ka horeeyo xiriir guulaystay
Ustaad khayr alhaa kasiyo
Nin aan kala tagnay wuxuu noloshayda ugu sii jiro ayaaba qalad ah.
MASHA ALAAH MY BEST TEACHER💖🌷💖🌷
M.a my best teacher👍
Mashaa allah dhiirigaliye ha kali aaan ku xirnahay walla
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنَ الْخَيْرِ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنَ الشَّرِّ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ،
Xarir ma ledahay anigo dhihin ama an waraysan xirirkada hore hore gormu dhamaday ayaan si maldahan u waydin karaaa ayadon i fahmaynin markaas ayaan go an ka qadan karaba mesha aad igula talisay 🤝
😂war qaar ba ka horay nio ha lu gu in
@@liibaanothowa1885 may wan is hubaaa
War kabahoda ma gashn karno hay qadqadin kibirka wa lagu kufaa ninow🙄😂
Masha allah tabarakallah caaqliga Illhay haku siyada bowe. Guleyso👑❤️🎉
Xayakallah Akhii Ayuub
Maasha allah alle ha ku xafido huno
Masha allaah walalkeey illaah hakuu siyaadiyo caqliga iyo garaadka raga somali illaah haka dhigo wax garad
JeCeLka rasmiga Waka Marka Leys GuuRsaDo ImaDa SaMan kaN
JaceLaDa Socda Waa Wan Ka heLey Oo waan Ku CashaQey Weeye 🙏 MahaD saNid WaLaL AyuuB👍
Jasakallah khayr Akhiiii fillah
Vidiogan wu iga gadan yahay thanks Ustad
Maaha allah! Waa calaamado oo sax ah.
ماشاء الله ابو ب
أحسنت
Thank you suhayb sajid waxad nacaawisa wax badan...alah ha ku barakeyo.
Wan jeclahay inaan kulawado wax yalo badan lakiin xagee kugu soodira..suhayb..
Suhayb waxaa jiraa gabar aan jecalahy lakiin hadaladeeda ayaa aad ukharibin marka aan lahad layo waxay soohadal qadal labiskayga qarankagaga sida qabiil gayga. Waxay ugaysataa af lagaado maxa d ugu latalin lahayd inaan joojiyo xirirka . Mise......?????
Juma mubarag suheyb
Mashaa allah go forward walky qali
Waad mahad santahay ustaad
Masha Allah insha Allah
Masha allaah mahadsanid wall
Maasha allaah wll ayuub mahadsanid
M.a keep going mazuul Zare
Asaalumucaykum ALLAAH kuubarakeeyo aqligaaga
Ha dhihin jaceyl majiro guurka kahor, Wuu jiraa jaceylku guurka kahor guurka kadibna waxa imaada (ishqi)
ma aragti iyo hadal keliya ayaa jacayl dhaba? maxaad ka taqaanaa oo aan hadal ka ahayn qofka hadal haan ma buuxshee? ka helitaan ayaa la yiraahdaa kan hore marka la is guursado ayaa jacayl in la isu hayo iyo in kale lakala ogaadaa
@@ayuubaxmedmedia wan fahmay mahadsanid wll !"
Mahadsanid wlll mcn
Ale wax shaki ku jiray ayaa sartay
Mahadsanid
Waligeed gabar aan xiriir lasameeyay ima ilaawin. Waxaan arkaa xitaa ayagoo laqabo ayay isoo xiriiriyaan oo jecelyihiin inay ila hadlaan lkn waan ka fogaada.
Hhh sheeko
@@ikraangafut3166 waa layaab😂😂😂😂
Wll ayuub waa qof aad uwanaagsan allow dhoor
Walal ayub inakulahad rabaay Mel ankala soxariro ishek wlalaka ilahakuxifdiye
Mashallh super conseil général
Mansha allah thanks you
The only legend👏
M.a thank you wlky sharaf badane qof caqli badan uunba daremi Kara aqoontada aniga dhibka ihaysta ayu wuxu yahay wiilkasta aan xidhidh la sameyo hinaasi uunbu igu noqdaa hadan wn kaftama moyee wlhi xata qofna kama ogolado inu wlltinimo wax Ka badan inay Naga dhaxayso hadana iyago og dabecadahayga iyo furfurnantayda badan ayay hadana hadhow iska xanajin anigon wxb samayn iyaguna ogyiin inan dacad ahay raga qarkood kalsonida Ku yar
Mahadsanid wll guul ayaan ku rajaynayaa
Mashalaah mahadsanid wllo
Jassakallaah khayr wllo ayuub waxaad tahay shiikhsi sharaf leh Mansha Allaah
Wcs wllky Ayuub Axmed m.Allah allahya xafidkum wllky
Walhi waan taageera wiilkan mashaalh
Qodobka 7aad mar walba wn u sheega inuu nolosha isbedel ka sameeyo waana uu fahmaa alle ha u sahlo ahdaafta nolosha uu ka leyhy❤
Ragana ka so hadal ustaad🤘
Qeybta ragana waan kaa sugyna bowe qali
Manshaalah jazakalahu kheer
Wllhi wax runa ka hadashay wllky wa sax inta sheegtay
Ayuub todobo raga kaamita o daaneystayala kaa soo haadal 😭
waan keeni insha Allah saacdaha soo socda
Asc chairman 😍🤩😁♥️😁
😍🤩♥️♥️😆♥️😍😭
😂😂😂😂😂
@@abdideeq1843 😀😍🥰
Mashallah thanks wllo
Brother mahadsanid wax baan kaa faidnau
Mashaa allah ilahay haku xifdiyo qali mahadsanid qali
inosobadhi cashiranta jclka wyo lagayawa inan kafaidhesano💪
Masha Allah mhdsnd wlka wlh wa calamado xaqiiq ah
Mnsha allah
Mahadsanid sxb
hada ayaan kugu soo biiray wll waad mahadsan tahay run ahaantii 7 qodob aad soo tiraysay kuwa lamid ah waan soo arkay thanks
Walal ayub 1 io 2 saas uso qor qodob ka hadlyso imika inaad ki afard marayo ma garanyo inta noo samee oo noo muuji qodobada 🙏
Wcs macalin
Walal ayuub marwalba maxad wiilasha ugu hiilisa oo aad anaga noogu hiilin laadahay
Mashaaalllh barakallhu fiig
Allaha ku sharfo wall
Waa talo fiican wll waa inaan tigtoonaanaa
Gabdhuhu laftoodu ha tigtoonadaan 🤣🤣
Waad Mahadsantahey wll
Walal ayuub mahadsnid
Aniga maalin dhawayd ayaan gaadh u sheegtay inaan jecelhy lkn way iga diiday cilada waxay kadhigtay kaliya isku fasal ayaan dhiganaa kadib anigu waan ka kaabsaday oo lama hadlo lamana sheekaysto
Qofku markuusan ku jeclayn ayuu sidaas u hadlaa ama wax kale uu qarsanayo
Isku mid nahay nio walahi anba ayaantaan u sheegtay iga diiday isku fasal nahay igu tidhi saasa ku jara inyar xidhiidhi
Waa waxyabaha gabdhaha oo dhan ku marmarsoodan
Cabsi ka qaban in la ogaado fasalka oo dhan ka cabsi qaban.
Lkn ha ka yeelin hdy ubaxanthy
Masha allah taas run waaye
Asc ayub guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Really good 👍
Macha Allha sxb
Inaan video mar hore daawadey ahayd
Thanks bro Alle haku sharfo
Asc ayub walal raga ka so hadal insha Allah
Masha allah Thank you sxp
Exactly bro so go head out bro
Masha alh
Asc.walkeey...horudhac.fiican.badsiisay.wiilasheeyna...inbadan..mahadsanid
Ayuub ma gursatey mise
Walahi wa runtada wayna Iso martay waxan xasustay hadal kaga oo fa ido inoq day
الحمدلله على صفات جميلة التي رزقتني 🙏🙏
Ragana Kasoo hadal Walal Thanks🙏
Thnx brother
شكرا
thankes my bor😘😘😍
Of course
𝗦𝘂𝗽𝘀𝗰𝗿𝗶𝗯𝗲 𝗶𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗿𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝘄𝗹𝗹 𝘄𝗮 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮𝗻𝗮
msha allah mcalinkygii ayuup aqoon yahanka Nolosha
Ayuub wll meel aan kaala soo xiriiro ii sheeeg talo ayaan kaa rabaaa waxan ahy.wlshaada kaa yar oo talo u baahan
وعليكم السلام ورحمةالله وبركاة
Waaaa mahdsantahy will nosobadii
Saxiix wll