RAGGU WAA 3 NOOC LABO LAMA DHAQMI KARTID CALAMADAAN HADAY LEEYIHIIN ᴴᴰ┇Ayub Axmed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 412

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 3 года назад +104

    wallahi Billahi tallahi AyAaan Ku dhartay Maanta Ayaaaan Qofka Ugu Horeyay Aan sharaxaada Kasoo Bixisay aan xirir la lahaay Ayaan kala soo harnay Waana ku faraxsanahay Alxamdulilah wuxuu Igu reebay Xanun Badan lakiin waan kasoo kabsan doonaa Allaah Dartiisa Igu Duceeya Qalbigeyga Inuu Daawobo In'sha'Allaah

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 года назад +50

    🙋‍♂️Suhay Sajid Media Dhisaha Nolasha Iyo jacaylka ma ila qabta like Ku Muuji

  • @kalkaalisosuleikha2771
    @kalkaalisosuleikha2771 3 года назад +67

    That's reality my Role model keepgoing bro 💯🙏🙏🙏

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 года назад

    Jazaka Allahu kheyran walal

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 3 года назад +2

    Maasha allah waa sax qof ilaahey dhamaystiray ma jiro qof kasta wuu qaldama laba qof oo raba inay nolol wadaagan sabar badan iyo Runta oo uu qof walba u sheego qof ka kale.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад

    Jizaaka Allah kheyr

  • @reemahussein7104
    @reemahussein7104 2 года назад

    Masha Allah wll hore u soco

  • @kaltumsuleiman4562
    @kaltumsuleiman4562 3 года назад +6

    ماشاالله استاذ ايوب جزاك الله خيرا 🙏❤

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 Год назад

      😂😂😂وهل تسمع هذا الدرووس خلتووم خف علينا

  • @ftoomh2528
    @ftoomh2528 Год назад

    Wallkey Allah ku Sharfo Sida noogu sharaxday Raga kuwa ugu liita Anigan hda wan Jaraya xiriirka Naga dhaxeeyo Qalad ma Qirtaha in badn Qalad anaan laheyn dusha waa u iga saaray lkn alxm hda Wan kala fahmay wx walba Adna Aad Ayaad u Mahadsan tahy sharaf iyo karaamo kor kaga ha ahaato wall Ayuub👑❤️

  • @hothoahmeth4609
    @hothoahmeth4609 3 года назад

    Ala Yaxfadik Ustaad Ayuub ... sidaa noogu faa ideysid maqaaladan waxtarka leh.

  • @AfffyyAffddy
    @AfffyyAffddy 10 месяцев назад

    Masha allah❤❤❤

  • @najma2022
    @najma2022 3 года назад +1

    MashaAllah very informative brother sadiq 🙏

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 3 года назад

    Mahadsanid wll hadalka aad noo sheegtaa waa mid igu qaaliya waayo dadka noo dhaw kama maqalno ama kama helno qaabka aad noola hadasho noloshana wax badan ayaad ka badalaysaa Guulayso aakhiro iyo aduunba🖒🌳⚘🌲🌺

  • @nimcoizmail7753
    @nimcoizmail7753 3 года назад +2

    شكرا اخي جزاك الله خيرا

  • @shukriqaasim3157
    @shukriqaasim3157 3 года назад +1

    Wllhi wa run ustad qaladkaas marar badan solaalabto

  • @apdalearten3324
    @apdalearten3324 3 года назад +7

    That's true teacher 😍

  • @CaaliyaCabdi-p4t
    @CaaliyaCabdi-p4t 3 месяца назад

    Lataliyaha wan ku salamay wll Ayuub

  • @food1693
    @food1693 3 года назад +25

    Walal qali waxan zaid ogu bahanahay barashada luqada English.ka marka inad ino Soo dhaqsato isku day inshallah 🙏

  • @nimcodegan8206
    @nimcodegan8206 Год назад

    Wllhi xaqiiqda ayaad taabatay talooyinkaaga waan qaadaa mahadsanid ustaad

  • @mowlidkadir8649
    @mowlidkadir8649 2 года назад

    Ayub ahmed waan kuu salamayaa nin qali baad tahay oo aqli badan illahay ku ziyadiyo

  • @nasramohamed4097
    @nasramohamed4097 3 года назад +5

    Thanks wllo for inspiring us👏💖

  • @fowziyaaweys131
    @fowziyaaweys131 3 года назад +1

    Masha Allah Talooyin muhiim u ah noloshena jazakalahu qeyran wll

  • @nimcoxasan1266
    @nimcoxasan1266 3 года назад +14

    M.a waa run wll suhayb wxn sugaynaa class kii ma nooso jawaabtid

  • @ayaanibrahim9306
    @ayaanibrahim9306 3 года назад +4

    Masha Allah my brother 🙏❤

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 3 года назад +23

    Ayuuboow walaal markasta kanaalkaaga waan eegaa bal inaad casharadii English-ka bilawday. Walaale noo bilaw English-kii.

  • @pilanpoqoro697
    @pilanpoqoro697 3 года назад +2

    ماشاءالله تبارك الله wan arkey qofka aan khaladka qadan. Palse waa inan iska daya dadka noocan oo kala oo aan Nolasheyda ka fogeeya inzha allah😭 waa run qof pili aadam ah oo dhameysstiran majiro

  • @clqanihuriye9553
    @clqanihuriye9553 3 года назад +82

    English kii inoo bilow ustaad suhayp respect 🙏

  • @munacadey9793
    @munacadey9793 3 года назад

    Mahadsanid la talintada no so badi caqliga ka maqan wllka ayu kujura

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ي6ي

    احسنتم جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

  • @hawajmc3075
    @hawajmc3075 3 года назад

    Masha Allah teacher

  • @aburarmohamed5822
    @aburarmohamed5822 3 года назад +39

    Assalamu aleikum Teacher ayub
    Where are English lessons?
    When will you start ?

  • @fathiahassan9934
    @fathiahassan9934 3 года назад

    Mahadsanid wllo horaaay uu soco

  • @sareedocismaan7591
    @sareedocismaan7591 2 года назад +1

    La talilayahy ga koowaad alle haku xifdiyo Abtiyo😍😘😚😚😚

  • @filsanmaxamed7080
    @filsanmaxamed7080 2 года назад

    Maashaa allaah walalkay illaahay haku barakeyo

  • @mohamedaddow3631
    @mohamedaddow3631 3 года назад +2

    ilaahay haku barakeeyo sxb videoga intaanan daawan markii aad xaaslayaasha lahadlaysay ayaan kuu duceeyay guulayso

  • @aminaqali1182
    @aminaqali1182 3 года назад

    Mnsha allah wlo mhdsnid

  • @dhemanbooz5162
    @dhemanbooz5162 2 года назад

    Thanks lataliyahayga

  • @niciimamohamed8876
    @niciimamohamed8876 2 года назад

    Thnks ustaad

  • @fardowsaabdi258
    @fardowsaabdi258 2 года назад

    Asc maashaa Allaah waa Runta Wl.

  • @hanaanmss2809
    @hanaanmss2809 Год назад

    Tnx my pro

  • @idilcabdiidilcabdi7886
    @idilcabdiidilcabdi7886 3 года назад

    Mancha allah wll alle kubarkeeyo

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 3 года назад

    Mashaaa allaah Mashaaa allaah Mashaaa allaah

  • @cabdullahimuse8290
    @cabdullahimuse8290 3 года назад +2

    Ayuubow Si lamid ah gabdhaha ne video ka soo sameey 🙏

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 3 года назад

    Mahadsanid walal horey usoco shukrn

  • @zakariyeraage6183
    @zakariyeraage6183 3 года назад +1

    Masha allah my teacher 🙏🙏

  • @iimaanrashaad6733
    @iimaanrashaad6733 3 года назад

    Gacan qaad
    Bisinka
    Abahyba gacn ima qadin ilhy
    Ayn kamgan galy

  • @mariaqueen6053
    @mariaqueen6053 3 года назад +3

    Suniyahagii aaway pro

  • @cabdiqaniadanibraahimsalee1609
    @cabdiqaniadanibraahimsalee1609 2 года назад

    Thanks how you explaining

  • @funnytvtv9654
    @funnytvtv9654 3 года назад

    Masha Allah Ustaad Alle garab ka ga hagalo Abti mcn

  • @xamdakaaba7423
    @xamdakaaba7423 3 года назад

    Ayuub axmed wll iyo macalin qaaliya

  • @اممحسن-ج9ب
    @اممحسن-ج9ب 3 года назад +3

    Jazakallahu kheyran awalan, tankale waxaan aad iyo aad kugu racsanahay qayaanada in aay aheen qaad oo aay tahay kutalagal cad.

  • @sowdajama6409
    @sowdajama6409 3 года назад

    mnsha allh wllky ayuub Ahmed Allah ha ku karaameyo

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 3 года назад

    Masha Allah wlhi ruun kahashay gona qashay waa mihi

  • @nasriincaafinasriincaafi6948
    @nasriincaafinasriincaafi6948 2 года назад

    Sidada Cadada Ahy waxn Aminsanhy mrkad tahy gabar inad tahy Boqrad an isku howlin dadka udhow inay jecladan iyo inkale Qadonka ah Gacan kadka umalan mayo nin xita Hdl xuun o ralin galin laga bixin karo indhahy inan Iska daah xiriri wadideh inan dib danbe wajigiisah an arki lahah
    Ustaaad Mhdsanid 😘

  • @aishaluul114
    @aishaluul114 3 года назад

    Masha Allah wlhi xaqiiqada ka hadashay mahadsanid

  • @fadumoseid3545
    @fadumoseid3545 2 года назад

    Thanaks

  • @samawadeinaxasan5798
    @samawadeinaxasan5798 3 года назад +2

    Msha allah wa fikrad wanagsan horay usoco 👌👌👍👍

  • @dekdarar9415
    @dekdarar9415 3 года назад +8

    Lakin bila adenka wey khaldaman allah unban khadamine...

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660 4 месяца назад

    Shugran wll

  • @queenmaryam1183
    @queenmaryam1183 3 года назад +27

    Anoo xaas ah ayaa ku daawanooyo suheyb🤣🤣🤣 alxm 7 sano aa reer leeyhy xaajigeyna mar walbo waa is fahanaa alxmdulillaah walow ow iga samir bdn yhy 100% mrke waa daawan karnaaa lkn kuma dhaqmi karno mahadsanid suheyb

    • @amiiraxasan8077
      @amiiraxasan8077 3 года назад +2

      M.a allah ku daayo xaajigeyga waa nasiib badan tahy heeso xaajiga hasheeshgin alxm anah

  • @abdisamadtallman2664
    @abdisamadtallman2664 3 года назад +2

    M'a second Thanks for your great ideas ustaad 🙏

  • @manal8149
    @manal8149 2 года назад

    Tagero hadu jiro number one ban ku ahy huno qali😍😍😍🤞

  • @Hamdi831
    @Hamdi831 3 года назад

    Shukrn wll

  • @Muhiim.show857
    @Muhiim.show857 2 года назад

    Masha allah

  • @hayaatahmed3529
    @hayaatahmed3529 3 года назад

    Thanks wll alxmdulilaah shukran

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 3 года назад +3

    Wanba kuwayee malmahan mised u ❣️🤝
    Dhamaan asxaabta bahwadaagta nahay wan salamayaaaaa❣️🤝

  • @sourayaharrimahamoud8408
    @sourayaharrimahamoud8408 2 года назад

    King brothe

  • @nimcoizmail7753
    @nimcoizmail7753 3 года назад +15

    Ninka marka u hoysa eed argto dhaqmdisa xun xun ka tasho xataa hadad jeceshahy wayo kaso kole rajo malha imka adigo dibda joga sidn kula dhaqmyaye hadhowna mxad fili mustqbal madow allow no doro doran karimynee حسبي الله ونعم الوكيل

  • @iftahmohaedjimalle5822
    @iftahmohaedjimalle5822 3 года назад

    Mahadsanid ustaad

  • @ayaanibrahim9306
    @ayaanibrahim9306 3 года назад +4

    My teacher ❤

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 3 года назад +1

    Sax waaye allaah ku xafido

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 года назад +3

    noo soo badi walaalo wax badan ayaan kaa faa ii day in badan ❤❤❤❤❤❤❤❤💯

  • @hananismaciil9794
    @hananismaciil9794 2 года назад

    Tnat`reality my Role Model Keepging bro

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 3 года назад

    Thanks bro

  • @hodansimansiman639
    @hodansimansiman639 3 года назад

    Masha allh garaad kaaga allh haguu waasiciyo

  • @asmamaxamud-nf8mz
    @asmamaxamud-nf8mz Год назад

    Qofka aad sharaxday xidhiidh ayaa Naga dhaxeeyeyy go.aan bana Ka qaatay Alle mid Ka wanaagsan oo dhibti hore aan usoo maray iga maydha ayaan Ka rajaynayaa😢🤲🤲

  • @nimcohassan452
    @nimcohassan452 3 года назад

    Mahasan wlky ale ha ku xafido

  • @shukriomaryusuf2887
    @shukriomaryusuf2887 3 года назад +2

    Ayuub taas ayaan ka simanahy 2dena qofka si kastoon u jeclahay haddi Qaladkiisa Saaid yahay niyaddeyda ayaa tartiib U Nacda

  • @johndeo6013
    @johndeo6013 3 года назад +34

    Cahsiradi.. English.. go'aan noce Ka qadatay.. 2k Dadku ma gaareen.. mahadsanid

  • @nimao_ayaan
    @nimao_ayaan 3 года назад

    Jzkallah khyr uztad😪💯

  • @aasiyoxassanaasiyo2671
    @aasiyoxassanaasiyo2671 2 года назад

    Maasha allaah

  • @ameramohamud8204
    @ameramohamud8204 3 года назад +10

    Utaad jimco iyi khamiis dhiri galin noga dhig shan ta kle luuqada no bilaw 😭😭😭

  • @abdisalam3476
    @abdisalam3476 2 года назад

    My teacher

  • @amalfarah9205
    @amalfarah9205 2 года назад

    Ficnaan lahyde in video gan aan dawado wakhti hore. Balse alh imaka lafteda wxn u hely chance fcn ..... alh alle ay mahdleh .kasokowna ayub mahdsnid wll

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 3 года назад +1

    Tnx zxp keep🥰🥰🥰🥰

  • @ahmadabdilaahi8580
    @ahmadabdilaahi8580 3 года назад

    Rag iyo Dumar ba way khuseeyaan qodobadani, qof waliba ha hagaajiyo dhaqankiisa waxuun buu helaya qof u wanaagsan sida uu isagu isu wanaajiyo ama wuxuu la kulmayaa qof isaga la qiime ah. Mahad saind Suhayb walaal.

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 3 года назад +1

      Exactly, shimbirba shimbirkiisu laduula, qofka naftiisa waa inuu dhisa, positive mindset uu haysta that is the only way change can occur

    • @ahmadabdilaahi8580
      @ahmadabdilaahi8580 3 года назад

      Exctaly walaal sidaa ad usheegtay weeye, shimbirba shimbirkiisu la duula.

  • @shamsacadey5163
    @shamsacadey5163 3 года назад +5

    Keep going walalkey ❤

  • @taysichoukri3432
    @taysichoukri3432 3 года назад +1

    D'abord asc jte salu houno merci bcp pour cet vidéo e machall la façon que tu expliqué,sinon j'ai sai pa à écrire o Somalie mai j aimé bcp ebcp cet vidéo, prsk ces tous des vrais...

  • @nurdinhassan8476
    @nurdinhassan8476 2 года назад

    ماشاالله

  • @amuunuk3382
    @amuunuk3382 3 года назад

    walaalkay ilahay ha ku barkeeyoh

  • @asmitaahmed241
    @asmitaahmed241 3 года назад

    Wa runta wll horay usoco guul Aya kurajanya Isha allah

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 3 года назад

    Mashallah

  • @sucaadoqaasimibrahim3150
    @sucaadoqaasimibrahim3150 3 года назад +1

    وعليكم السلام ورحمةالله وبركاته

  • @princessaloora7911
    @princessaloora7911 3 года назад +13

    Keygu waa balan fuliye .Allaw calaf uu igu dar❤🌎😘

  • @sumayasiman9736
    @sumayasiman9736 3 года назад +2

    Wlhi anigu isoo maray qof qalad usameyay hadana cadeentiisa aan haystay qiran waayay subxanallah Alle imatuso markale insha Allah

  • @naayaalaguogaayrufyaanta8229
    @naayaalaguogaayrufyaanta8229 3 года назад

    Masha allaah wll Ayub McLin keeygah walhi sidaan ku bartay run ahaan wax badan ayaah iskah badalay naftaaydah midka labaad ayaah noqday mid leh calaama daas lakin wanbah bixin weeysnaah laakin hadah lagah biloowoh iguh haleey in aan. Go,aan ka anigah dantah i ah ka qaatoh waanah in aan in badan u naxaah naf teeydah thanks beentaah maaha doorashadah anigaah leh in badan mahad sanid cashar kaagah igu filnaaday🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @akiilacartoons
    @akiilacartoons 3 года назад +2

    Gabdhaha iyagane nooga soo diyaari ustaad

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 3 года назад +1

    Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever 💯💘🌹❣🇸🇴🙏

  • @kahaahmed8179
    @kahaahmed8179 3 года назад +1

    Merci

  • @maryamcadey1163
    @maryamcadey1163 3 года назад +5

    Masha alah walal thanks lkn qofka aad isla socotaan meelaha u ka xunyahay kuma tusayo lkn marki la is guursado ayay runta soo baxaysa marka waa ku samir marka dambe