Aad iyo Aad bey noo anfacayaan walaalkay qaali, inta badan markii la haasaawayo aas aaska aad hada nala wadaagtay baa laga tagaa lkn hada kadib waa la adkeen doonaa saan filayo mahadsanid in badan
Shan arin 1. Is soo jiidasho ama rabitaan sifo aad ku jeceshahay. 2. Aduun aragiina isku soo dhawyahay ama aqoontiinu isku soo dhawdahay. 3. Fahanka diintiisa aad isku soo dhawdihiin mid fikri ah, mid dhaqan ah, mid muuqaal ah. 4. Bii'ada aad ku soo barbaarteen isku soo dhawdahay. 5. qiyamkiina iyo waxyaabaha aad jeceshihiin isku soo dhawdihiin tusale in ay aaminsantahay in waqti lawada qaato isaguna aaminsanyahay in aysa muhiim ahayn.
1 isa soo jiidashadu waa in ay labada dhinacba ka timaadaa. 2 Aduun araga labada qof waa in uu isu soo dhaw yahay. 3 Fahamka diinta ee labada qof waa in uu isu dhaw yahay. 4 waa in deegaanka labada qof ku barbaareen, ama nolosha ay kusoo koreen isu dhaw dahay. 5 Qiyamka labada qof waa in ay isu dhaw yihiin. NB : Intani kuguma filna, faahfaahinta qodobadan ku daawo xalqadda. Xurmo iyo Qadarin wll Mubarak.
الفيديو أكثر من رائع 👌 الموضوع: كيف تختار شريك حياتك؟ ١. وجود تناغم/إنجذاب من الطرفين ، سواء بالتفكير أو الجسم أو الطبع. ٢.ان تكون نظرتكم بالحياة متقاربة، أي مستوى متقارب بالثقافة ونمط الحياة. ٣.التوافق الديني، أي فهم التدين بنفس الطريقة . ٤. التوافق البيئي والإجتماعي. ٥. توافق القيم وأولويات كل منكما. شكرا أستاذ وننتظر الفيديو القادم بفارغ الصبر.
Maasha Allah ustaad Allah cimrigaga iyo cilmigaqgaba haku siyaadsho, wa fariin bulshadena wax weyn kabadalayso wayo hadi mar guri degan ladhiso awlad degan iyo bulsho WADA degan inay inosobaxdo ba rajayn
Thank you,i really felt that my big is talking to me about marriage and life as generally cz the what u just mention is reality to face in best manner.May Allah bless us and guide us to ryt path😘
GABAR YAHAY, WIILKA 100 SU’AAL WEYDII, INTA AADAN GUURSAN 1- Labadaada waalid ma nool yihiin? 2- Labadaada waalid haddii ay nool yihiin, miyay isqabaan? 3- Labadaada waalid maxay qabtaan? 4- Xiriirka adiga iyo labadaada waalid idinka dhexeeyaa waa mid caynkee ah? 5- Miyaad shaqaysaa? 6- Xaggeed ka shaqaysaa? 7- Mushaar intee la’eg baad qaadataa? 8- Imisa sano ayaad ka shaqaynaysay? 9- Shaqadaada iyo mushaarkaaga ma ku qasban tahay mise waad ku qnacsan tahay? 10- Akoon bangi ma ku leedahay? 11- Lacag keyd ahi ma kuugu jirtaa? 12- Waalidkaa miyaad la nooshahay mise keligaa ayaad nooshahay? 13- Guri ma leedahay mise kiro ayaad ku jirtaa? 14- Gaari ma wadi taqaan? 15- Rukhsadda gaari wadista ma haysataa? 16- Gaari ma leedahay? 17- Horay miyaad usoo guursatay? 18- Xaas iyo/ama carruur ma leedshay? 19- Goormaa kuu qorsheysan in aad guursatid? 20- Qofka aad guursanaysid waalidkaa in aad xulato ma kuu oggolyahay? 21- Ma jiraan qabiillo ama deegaanno gaar ah oo aanu waalidkaa jeclayn in aad ka guursatid? 22- Waalidkaa iyo walaalahaa saameyn intee la’eg bay ku yeelan karaan gurigaaga iyo guurkaaga? 23- Imisa carruur ah baad jeceshahay in aad dhashid? 24- Haddaan wax isu dhali weyno, naag kale ma ila guursaneysaa? 25- Laba xaas ama saddex ama afar in aad yeelato ma laga yaabaa? 26- Habeenkii miyaad saabbuun ku qubeysataa mise subaxdii? 27- Meeqa maalmood oo kasta ayaad qubeysataa? 28- Cadaygaagu ma buraash baa mise waa caday Soomaali? 29- Imisa jeer baad maalintii cadaysataa? 30- Marka aad raashinka cuntid, ilkaha cayngari miyaad ku bixbixisaa mise istakiin (fandhicil)? 31- Marka aad cadaysanaysid, dawada lagu luq-luqdo ma ku luq-luqataa? 32- Subaxdii cadayga kahor miyaad wax cuntaa/cabtaa mise keddib? 33- Xaashida saxara-tirta ma adeegsataa mise biyo uun baad ku dhaqataa? 34- Marka aad suuliga gashid, gacmaha saabbuun ma iskaga dhaqdaa? 35- Sigsaantu (shurraabaadku) haddaad maalin qaadatid miyay kaa uraan? 36- Habeenkii ma khuurisaa? 37- Marka aad sariirta tagtid dhaqso hurdo ma kaaga timaaddaa, mise muddo ayaad raadisaa? 38- Hurdada marka aad raadineysid, qofka kula jiifa in aad u sheekeysid miyaad jeceshahay, mise in aad aamusnaan ku raadisid? 39- Salaadda subax ma’u kacdaa? 40- Qur'aanka wax ma ka taqaan? 41- Salaadaha shanta ah mid walba waqtigeeda ma tukataa? 42- Guriga miyaad jeceshahay in aad ku tukatid, mise masjidka in aad aaddid? 43- Dhiiggaaga noociisa ma garanaysaa? 44- TB (Qaaxo) hadda kahor ma lagaa daweeyey? 45- Cagaarshow hadda kahor ma kugu dhacay? 46- Kaadi-macaan (Sonkorow) ma qabtaa? 47- Dhiig-kar ma qabtaa? 48- Raashinka noocyadeed jeceshay in aad cuntid? 49- Marka aad qubaysatid, shiir bi'iye (deodorant) ma marsataa? 50- Haddaad i guursanaysid, mahar maxaad iiga dhigaysaa? 51- Arooskeenna qaabkeed rabtaa in aad u dhigtid? 52- Emaillada iyo akoonnada in la iska akhriyo ma oggoshahay? 53- Akoon wadajir ah ma furaneynaa? 54- Akoonkaaga waxa ku jira in aan ogaado ma oggoshahay? 55- Hiwaayad aad ciyaartid ama daawatid ma leedahay? 56- Sigaar ma cabtaa? 57- Jaad ma cuntaa? 58- Balwad kale ma leedahay? 59- Cudurrada la’is qaadsiiyo wax ka mid ah ma qabtaa weligaase ma kugu dheceen? 60- Carruurta in la kala fogeeyo maxaad ka qabtaa? 61- Haddaan dhowr gabdhood isku xijiyo, xiriirkeenna maxaa iska beddelaya? 62- Waalidkay iyo walaalahay noloshoodu maxay kaaga dhigan tahay? 63- Waalidkay iyo walaalahay haddii ay xag maaliyadeed isoo mutaan, wax ma’u taraysaa? 64- Ninku keligiis in uu shaqeeyo miyaad aaminsan tahay mise labada ruux inay shaqeeyaan? 65- Xaaskaaga maalkeeda maxaad ka aaminsan tahay? 66- Xaaskaagu lacagta ay shaqayso maxaad ka aaminsan tahay? 67- Xaaskaagu haddii ay carruur dhasho, shaqada ma sii wadaysaa mise guri joog bay moqonaysaa? 68- Raashin weligaa ma karisay? 69- Yaadan rabin in uu ila hadlo? 70- Hadduu is-faham waa ina dhex maro, yaad u oggoshahay in uu khilaafkeenna wax ka ogaado ama xalkiisa ka qaybgalo? 71- Xiriirradeydii hore ma daneyneysaa in aad wax ka ogaatid? 72- Maxaa keeni kara in aad hadalka iga goosatid? 73- Marka aad tiraahdid "waxaas baan sameynayaa" oo aadan samayn, qaabkee ugu wanaagsan oo aan kuu xusuusin karo? 74- Adiga oo agtaada lagu hadlayo ma hurdi kartaa? 75- Nalka oo daaran ma hurdi kartaa? 76- Salaadda subax in aan kuu toosiyo ma jeceshahay? 77- Dhibaato dhaqaale marka ay kula soo deristo, maxaad dareentaa? 78- Duruufo degdeg ah oo imaan kara lacag meel ma u dhigataa? 79- Haddii aad tahay dadka carruurta badan aan rabin, sababtu waa maxay? 80- Haddii aad tahay dadka carruurta kala dheerayntooda jecel, sababtu waa maxay? 81 Xaaskaaga dahab iyo dhar muddo intee la'eg oo kasta ayaad jeceshahay in aad u gaddid? 82- Wiilal miyaad jeceshahay in aad dhashid mise gabdho? 83- Xaaskaagu haddii ay xanuusato, shaqada guriga in aad qabatid, maxay kula tahay? 84- Xaaskaaga oon xanuusanayn, raashin ma u karin lahayd? 85- Raashinka guriga iyo kan maqaayadda yaad jeceshahay? 86- Xaaskaaga maqaayad ma u kaxayn lahayd? 87- Xaaskaaga dalxiis ma u kaxayn lahayd? 88- Maalinta aad shaqada fasaxa ka tahay, maxaad jeceshahay in aad qabatid? 89- Waqtigaaga firaaqada, xaaska iyo carruurta miyaad jeceshahay in aad la qaadatid, mise asxaabtaada? 90- Hadiyad in aad xaaskaaga u keentid ma jeceshahay, maxayse taraysaa bay kula tahay? 91- Waa kuwee, adiga oo soo koobaya, sifooyinka ugu mudan ee aad jeclaan lahayd xaaskaagu in ay lahaato? 92- Carruurtaadu dugsi noocee ah ayaad jeceshahay inay wax ku barato? 93- Xaggeed jeceshahay inay carruurtaadu ku korto? 94- Muxuu yahay hab-dhaqanka aadan ku jeclayn xaaskaaga? 95- Sidee kalsoonida aad xaaskaaga ku qabtaa ku lumi kartaa? 96- Ma laga yaabaa in aad xaaskaaga u gacan qaaddid? Carruurtu haddii ay gefto ma garaaci lahayd? 97- Xaaskaagu haddii ay ku caydo, maxaad samayn lahayd? 98- Xaaskaaga, haddii aad wax isku qabataan, ma in aad doodda waddaan ilaa mid kan kale qanciyo ayaad jeceshahay, mise in la kala aamuso? 99- Xaaskaaga haddii aad isku dhacdaan oo labadiinna mid uu guriga ka baxayo, ma iyadu inay baxdo ayaad rabi lahayd, mise in aad adigu baxdid? 100- Waa maxay ceebaha aad leedahay ee aad isku ogtahay?
Aad iyo aad ayad u mahadsantahay ustaad wan sugeyna insha'Allaah barnamijyada kale Waxan rajeynaya Talooyinkaga in ay sababta qoysas badan in wanaag iyo farxad ku nooladaan.
Ustaadi runtii waxa mankayga ka guuxayey oo aan had iyo jeer jeclaa inaan Lamaane ku doorto baad sharaxaad dheeri ah naga siisay siiba waxa icajabiyey Adduun araga wana waxa kaliya ee aan is leeyahy way kuwada noolan karaan lamaane isqabo
Alx 5ta qodob adigo an ka mqlin inaa sameyay lkn adiga mrka ka mqlyna aad u dhiiraday... Aana dareemay iney maskaxdeyda furan tahay... Wlhi waana dhameynay si fcn ayey noogu dhamaatay wax inoo dhiman aan meher ehen na ma lahan 🙏🙏🙏🙏 kuwa kale ayan sugayaa mhd snd
Masha Allah jazaaka laah walaal mubaarik illaahay cilmigaaga ha kuu siyaadiyo. Lkn haddii aad helayso buugaagaa ku saabdan mawduucyadan pdf noogu Soo dir ustaad.
Masha allah macalin lakin 10 ka qiyaam ee qofka ka egayso hadu iskaga ka dhigo sida rabtay ka waran hadhow marka isgursatan dabecad ad ku ogayn laso baxo maxa xaal ah
Waxaan rajeenayaa in intiina GUUR-DOONKA ah, uu muuqaalkan iyo muuqaalada soo socdaba ay qayb wayn ka qaataan qurxinta doorashadiina. Liibaana labada daaroodba. :) LA SII WADAAG CIDDA AAD IS LEEDAHAY WAY ANFACAYSAA. Mahadsanidiin. :)
INSTAGRAM: instagram.com/mubaarak_hadi/
Aad iyo Aad bey noo anfacayaan walaalkay qaali, inta badan markii la haasaawayo aas aaska aad hada nala wadaagtay baa laga tagaa lkn hada kadib waa la adkeen doonaa saan filayo mahadsanid in badan
Shukran mawlaanaa
Inshallah mahadsanid runtiii hadda muddo sanad ah ayaaan research ugu jiray in aaan hello qofkaygiii isoo du ceeya
I sow my choice you my dear teacher
Qodobka 4aad,ina isu degantihiin ama isu meel ku kortaan,maanay ka fiicnayn illayn khasab maaha inaa isu meel joognaye,inaa midba midka kale fahmo kala duwanaashiyaha laysuna tix galiyo.
Mahadsanid
Shan arin
1. Is soo jiidasho ama rabitaan sifo aad ku jeceshahay.
2. Aduun aragiina isku soo dhawyahay ama aqoontiinu isku soo dhawdahay.
3. Fahanka diintiisa aad isku soo dhawdihiin mid fikri ah, mid dhaqan ah, mid muuqaal ah.
4. Bii'ada aad ku soo barbaarteen isku soo dhawdahay.
5. qiyamkiina iyo waxyaabaha aad jeceshihiin isku soo dhawdihiin tusale in ay aaminsantahay in waqti lawada qaato isaguna aaminsanyahay in aysa muhiim ahayn.
Hi Mubarak, we need more of this kind of content in our community. Thank you for always creating great contents!
Yes wAllahi we need more contents like this SubhanAllah
So true🤝
Asc my sister simply vist my channel thank you
m
1 isa soo jiidashadu waa in ay labada dhinacba ka timaadaa.
2 Aduun araga labada qof waa in uu isu soo dhaw yahay.
3 Fahamka diinta ee labada qof waa in uu isu dhaw yahay.
4 waa in deegaanka labada qof ku barbaareen, ama nolosha ay kusoo koreen isu dhaw dahay.
5 Qiyamka labada qof waa in ay isu dhaw yihiin.
NB : Intani kuguma filna, faahfaahinta qodobadan ku daawo xalqadda.
Xurmo iyo Qadarin wll Mubarak.
Asc walal el muhammedi isoo booqo
الفيديو أكثر من رائع 👌
الموضوع: كيف تختار شريك حياتك؟
١. وجود تناغم/إنجذاب من الطرفين ، سواء بالتفكير أو الجسم أو الطبع.
٢.ان تكون نظرتكم بالحياة متقاربة، أي مستوى متقارب بالثقافة ونمط الحياة.
٣.التوافق الديني، أي فهم التدين بنفس الطريقة .
٤. التوافق البيئي والإجتماعي.
٥. توافق القيم وأولويات كل منكما.
شكرا أستاذ وننتظر الفيديو القادم بفارغ الصبر.
السلام عليكم ورحمة الله أختي amina تفضلي على قناتي وشكراً لك
@@muuna8 asc
جزاكم الله خيرا
you shared with me when I needed it
Shukran
Allah haku barakeeyo ustaad adiga iyo ehelkaaaga Rabi ha idin xifdiyo
Mansha allh cashar aad muhiim u ah Mahadsanid Ustaad
Maasha Allah ustaad Allah cimrigaga iyo cilmigaqgaba haku siyaadsho, wa fariin bulshadena wax weyn kabadalayso wayo hadi mar guri degan ladhiso awlad degan iyo bulsho WADA degan inay inosobaxdo ba rajayn
Masha aalah xaqiiq dii waa adikoo ku dabaqaayo qodobadaan wax raadi waye thank you ustaad
Thank you,i really felt that my big is talking to me about marriage and life as generally cz the what u just mention is reality to face in best manner.May Allah bless us and guide us to ryt path😘
Asc my sister miski visit me thanks
GABAR YAHAY, WIILKA 100 SU’AAL WEYDII, INTA AADAN GUURSAN
1- Labadaada waalid ma nool yihiin?
2- Labadaada waalid haddii ay nool yihiin, miyay isqabaan?
3- Labadaada waalid maxay qabtaan?
4- Xiriirka adiga iyo labadaada waalid idinka dhexeeyaa waa mid caynkee ah?
5- Miyaad shaqaysaa?
6- Xaggeed ka shaqaysaa?
7- Mushaar intee la’eg baad qaadataa?
8- Imisa sano ayaad ka shaqaynaysay?
9- Shaqadaada iyo mushaarkaaga ma ku qasban tahay mise waad ku qnacsan tahay?
10- Akoon bangi ma ku leedahay?
11- Lacag keyd ahi ma kuugu jirtaa?
12- Waalidkaa miyaad la nooshahay mise keligaa ayaad nooshahay?
13- Guri ma leedahay mise kiro ayaad ku jirtaa?
14- Gaari ma wadi taqaan?
15- Rukhsadda gaari wadista ma haysataa?
16- Gaari ma leedahay?
17- Horay miyaad usoo guursatay?
18- Xaas iyo/ama carruur ma leedshay?
19- Goormaa kuu qorsheysan in aad guursatid?
20- Qofka aad guursanaysid waalidkaa in aad xulato ma kuu oggolyahay?
21- Ma jiraan qabiillo ama deegaanno gaar ah oo aanu waalidkaa jeclayn in aad ka guursatid?
22- Waalidkaa iyo walaalahaa saameyn intee la’eg bay ku yeelan karaan gurigaaga iyo guurkaaga?
23- Imisa carruur ah baad jeceshahay in aad dhashid?
24- Haddaan wax isu dhali weyno, naag kale ma ila guursaneysaa?
25- Laba xaas ama saddex ama afar in aad yeelato ma laga yaabaa?
26- Habeenkii miyaad saabbuun ku qubeysataa mise subaxdii?
27- Meeqa maalmood oo kasta ayaad qubeysataa?
28- Cadaygaagu ma buraash baa mise waa caday Soomaali?
29- Imisa jeer baad maalintii cadaysataa?
30- Marka aad raashinka cuntid, ilkaha cayngari miyaad ku bixbixisaa mise istakiin (fandhicil)?
31- Marka aad cadaysanaysid, dawada lagu luq-luqdo ma ku luq-luqataa?
32- Subaxdii cadayga kahor miyaad wax cuntaa/cabtaa mise keddib?
33- Xaashida saxara-tirta ma adeegsataa mise biyo uun baad ku dhaqataa?
34- Marka aad suuliga gashid, gacmaha saabbuun ma iskaga dhaqdaa?
35- Sigsaantu (shurraabaadku) haddaad maalin qaadatid miyay kaa uraan?
36- Habeenkii ma khuurisaa?
37- Marka aad sariirta tagtid dhaqso hurdo ma kaaga timaaddaa, mise muddo ayaad raadisaa?
38- Hurdada marka aad raadineysid, qofka kula jiifa in aad u sheekeysid miyaad jeceshahay, mise in aad aamusnaan ku raadisid?
39- Salaadda subax ma’u kacdaa?
40- Qur'aanka wax ma ka taqaan?
41- Salaadaha shanta ah mid walba waqtigeeda ma tukataa?
42- Guriga miyaad jeceshahay in aad ku tukatid, mise masjidka in aad aaddid?
43- Dhiiggaaga noociisa ma garanaysaa?
44- TB (Qaaxo) hadda kahor ma lagaa daweeyey?
45- Cagaarshow hadda kahor ma kugu dhacay?
46- Kaadi-macaan (Sonkorow) ma qabtaa?
47- Dhiig-kar ma qabtaa?
48- Raashinka noocyadeed jeceshay in aad cuntid?
49- Marka aad qubaysatid, shiir bi'iye (deodorant) ma marsataa?
50- Haddaad i guursanaysid, mahar maxaad iiga dhigaysaa?
51- Arooskeenna qaabkeed rabtaa in aad u dhigtid?
52- Emaillada iyo akoonnada in la iska akhriyo ma oggoshahay?
53- Akoon wadajir ah ma furaneynaa?
54- Akoonkaaga waxa ku jira in aan ogaado ma oggoshahay?
55- Hiwaayad aad ciyaartid ama daawatid ma leedahay?
56- Sigaar ma cabtaa?
57- Jaad ma cuntaa?
58- Balwad kale ma leedahay?
59- Cudurrada la’is qaadsiiyo wax ka mid ah ma qabtaa weligaase ma kugu dheceen?
60- Carruurta in la kala fogeeyo maxaad ka qabtaa?
61- Haddaan dhowr gabdhood isku xijiyo, xiriirkeenna maxaa iska beddelaya?
62- Waalidkay iyo walaalahay noloshoodu maxay kaaga dhigan tahay?
63- Waalidkay iyo walaalahay haddii ay xag maaliyadeed isoo mutaan, wax ma’u taraysaa?
64- Ninku keligiis in uu shaqeeyo miyaad aaminsan tahay mise labada ruux inay shaqeeyaan?
65- Xaaskaaga maalkeeda maxaad ka aaminsan tahay?
66- Xaaskaagu lacagta ay shaqayso maxaad ka aaminsan tahay?
67- Xaaskaagu haddii ay carruur dhasho, shaqada ma sii wadaysaa mise guri joog bay moqonaysaa?
68- Raashin weligaa ma karisay?
69- Yaadan rabin in uu ila hadlo?
70- Hadduu is-faham waa ina dhex maro, yaad u oggoshahay in uu khilaafkeenna wax ka ogaado ama xalkiisa ka qaybgalo?
71- Xiriirradeydii hore ma daneyneysaa in aad wax ka ogaatid?
72- Maxaa keeni kara in aad hadalka iga goosatid?
73- Marka aad tiraahdid "waxaas baan sameynayaa" oo aadan samayn, qaabkee ugu wanaagsan oo aan kuu xusuusin karo?
74- Adiga oo agtaada lagu hadlayo ma hurdi kartaa?
75- Nalka oo daaran ma hurdi kartaa?
76- Salaadda subax in aan kuu toosiyo ma jeceshahay?
77- Dhibaato dhaqaale marka ay kula soo deristo, maxaad dareentaa?
78- Duruufo degdeg ah oo imaan kara lacag meel ma u dhigataa?
79- Haddii aad tahay dadka carruurta badan aan rabin, sababtu waa maxay?
80- Haddii aad tahay dadka carruurta kala dheerayntooda jecel, sababtu waa maxay?
81 Xaaskaaga dahab iyo dhar muddo intee la'eg oo kasta ayaad jeceshahay in aad u gaddid?
82- Wiilal miyaad jeceshahay in aad dhashid mise gabdho?
83- Xaaskaagu haddii ay xanuusato, shaqada guriga in aad qabatid, maxay kula tahay?
84- Xaaskaaga oon xanuusanayn, raashin ma u karin lahayd?
85- Raashinka guriga iyo kan maqaayadda yaad jeceshahay?
86- Xaaskaaga maqaayad ma u kaxayn lahayd?
87- Xaaskaaga dalxiis ma u kaxayn lahayd?
88- Maalinta aad shaqada fasaxa ka tahay, maxaad jeceshahay in aad qabatid?
89- Waqtigaaga firaaqada, xaaska iyo carruurta miyaad jeceshahay in aad la qaadatid, mise asxaabtaada?
90- Hadiyad in aad xaaskaaga u keentid ma jeceshahay, maxayse taraysaa bay kula tahay?
91- Waa kuwee, adiga oo soo koobaya, sifooyinka ugu mudan ee aad jeclaan lahayd xaaskaagu in ay lahaato?
92- Carruurtaadu dugsi noocee ah ayaad jeceshahay inay wax ku barato?
93- Xaggeed jeceshahay inay carruurtaadu ku korto?
94- Muxuu yahay hab-dhaqanka aadan ku jeclayn xaaskaaga?
95- Sidee kalsoonida aad xaaskaaga ku qabtaa ku lumi kartaa?
96- Ma laga yaabaa in aad xaaskaaga u gacan qaaddid?
Carruurtu haddii ay gefto ma garaaci lahayd?
97- Xaaskaagu haddii ay ku caydo, maxaad samayn lahayd?
98- Xaaskaaga, haddii aad wax isku qabataan, ma in aad doodda waddaan ilaa mid kan kale qanciyo ayaad jeceshahay, mise in la kala aamuso?
99- Xaaskaaga haddii aad isku dhacdaan oo labadiinna mid uu guriga ka baxayo, ma iyadu inay baxdo ayaad rabi lahayd, mise in aad adigu baxdid?
100- Waa maxay ceebaha aad leedahay ee aad isku ogtahay?
bisinka waxn oo dhan miya qof weydiin karaa🤔
Bismillah
Waad waalantahay nio alla haku caafiyo dadka waalida ku haysa kala tag .
Su,asha hala weydiiyo maxume fa'idada kujirta maba aadan sheegine mxad nagalaso doontay waxa lagu qaatay 10 su,aal oo dhumuc leh sharxaadna aadku dartay fa'idada kujirta
@@abdalaali6591 waa iga yaabisay runtii subaxalah
Aad iyo aad ayad u mahadsantahay ustaad wan sugeyna insha'Allaah barnamijyada kale
Waxan rajeynaya Talooyinkaga in ay sababta qoysas badan in wanaag iyo farxad ku nooladaan.
Mansha Allah Tabaraka Allah
Mahadsanid ustaad Mubarak wax badn wad ino iftimisey Allaha ku sharfo
Ustaadi runtii waxa mankayga ka guuxayey oo aan had iyo jeer jeclaa inaan Lamaane ku doorto baad sharaxaad dheeri ah naga siisay siiba waxa icajabiyey Adduun araga wana waxa kaliya ee aan is leeyahy way kuwada noolan karaan lamaane isqabo
Asc walaalkey abdalle isoo booqo
Masha allah
qodoba muhiima ayd ka hadashy wanaa sidaan amiinsanhy wall ,jasakalah khyir
Mubaarik haadi sxb waan Ku salamay ....hal eray aan kugu darsado ....doorashada lamaanaha Cid aaan Alle ahayn oo kuu doori kartaa ma jirto ....guurkuna waa bac madow oo aad gacanta galisey waxba haysku daalin inaad doorato qofkii kugu haboonaa ......qofku haduu dooran Karo gacantiisuu Ku sameysanblahaa.....markaa madhaceyso taasina.... Guurka in lays fahmo dadka illahay isku qoray oo khilaafka la yareeyo taas halgu dadaalo..
Waa khibradeyda....intaasi
Masha’Allah 👌
Mansha allah Jizakallah khayr ustad mubarak alle hakubarakeyo waa mowduuc aan aad ugu bahanahay nosobadi walal insha allah
الله يجزيك كل الخير أستاذنا ، حنستفيدك دائما ماينمي عقولنا ، وكيفية فكرنا جعلك المولى في ميزان حسناتك❤
Mansha allh ustaad ad bad u mahasanthy thanks
Masha Allah waa noo faa idaysay ustaad Allaa ya baarik
Alx 5ta qodob adigo an ka mqlin inaa sameyay lkn adiga mrka ka mqlyna aad u dhiiraday... Aana dareemay iney maskaxdeyda furan tahay... Wlhi waana dhameynay si fcn ayey noogu dhamaatay wax inoo dhiman aan meher ehen na ma lahan 🙏🙏🙏🙏 kuwa kale ayan sugayaa mhd snd
ماشاء الله أخي مبارك هادي جزاك الله خير نرجوا أن نضبغ هده فكرة
Reeekii iiga waran hada
Barnamij aad so galiso i aficin maleh illah ajar hka siiyo wll mubarak hadi illah hka raali ahaado aduun iyo akhiraba
Masha Allah waa topic aad u muhiima loona baahanyahay in wax badan laga bayaamiyo thanks ustaad Mubarak
Thank you so much mubarak Haaadi❤
Mahadsanid Ustad Mubarak Hadi.
Mahadsanid ustaad muqalad taxanah waad ku mahad santahay koley wali qeybo kale ayaa iga dhoxguuxayo oo inaannwax kabarto ama aan ogaado caqabad isomar halkey salka kuheyen
Marwalba waxaad ka hadashaa mawduuc ani itaabanaya Ustaad. MAHADSANID.
Allah haku barakeeyo ustaad mubaarik hadi cisi iyo sharaf ku noolow labadda daaroodba liiban.
Maasha Allah beautiful wisdom words wa jazaaka Allah kheeyr
Mashaa Allah ustaad waxad ka hadashay mowduuc aad logu bahanyahay waliba bulshadeena muhiim u ah aadna ugu bahanyihiin.waxan jeclaan lahaa inaad nosobadiso kheyr Allah ku siiyo ustaad
Mashlh thanks wallo ilhy ha nagu soo adiyo waxa khery qaba wallo waleh waxa badan ayan ka faaidey mashlh ilhy aqaliga ha ku dayo wallo mashlh
Alle haku siyaadiyo aqoonta waxd ka hadashay qodob fiican oo ad iso jeetay waxd tahy qof waayo arag ah
Thanks ustaad mubarak hadi
Masha allah ustaad waxaad noo gudbisey mawduuc runtii bahi weyn anu uqabney jazakallah kheyr alle haku xifdiyo cimri dheer, cafimaad taam ah iyo khatumo wanagsan alle hakugu irsaqo ustaadi shukran
جزاك الله
Wa muhim arintan macalin
Wanad ku mahadsan tahay.
Alle ha ina wada sharfo dhmnten
Insha Allah
Mahadsanid ustad mubarak jazakallahukhayr waxaan arkay in qosyskayga iyo asxaabtayda qaarkamid ah aykafaaiidaystaan barnaamijtaada.
Waan doortay .
Lkn sideebaan u haystaa qofka aan doortay?.
Thank you so much sir
Long life ustaad💯
Waa ku mahadsantahay sida quruxda Badan ee Aad noogu sharaxaday ustaat
Rabi haku xafido ustaad maskaxdiyo maankana haku barakeeyo run ahaanti waa mawduuc muhiima
Waxbadana aan kafaa iididoono
mahadsanid walaal wax badan ayaa ifaideysay
Mansha Allah waa mowduuc aad u wacan waan ladhacey
mansh allah alle ha ku barakeyo wll Mubarik
Manta aniga ay ugu horeyo ee like haley saro
Walal ajir farabadan alahaka siiyo waxshegaga aadna waad umahadsantahay
Sidee u doorta lamaanahyga?
1.iso jiidasho ka timaado labada qof(dareen, rabotaan, jcl shaksiyadda ama ruuxda )
2.aduun arag isku dhaw(isku aqoon, isku thaqaafad dhaw)
3.fahanka diinta iskudhaw(cibaado iyo akhlaaqiyaadka :qiyammka ayuu wax ka yaqaanaa)
4.isku biiyad aad kuso barbaarteeyn isku dhaw(dhaqanka, caadooyinka,taqaaliida isku dhaw)
5.qiyamkka isku dhaw
.Ragga qiyamtiisa waa inuu so shaqeeyo siduu nolol fcn ugu noolaado.
. Haweeynka qiyamtoofa :wadda noolashaha ayaa ka muhiimsan lacag iyo shaqo.
@MubarakHadi2023
Barka Allah fika akhi
Masha allh mahsnid wallo mubarak allh kuxfido qof allh xikmda iyo caqli uhadiyey ayaa tahy
يعطيك العافية اخي مبارك فخورين جدا بك 🌹🌺💐
Manshallah walal keep going
Shaqo wanagsan ayaa uhaysa bulshada
Masha Allah jazaaka laah walaal mubaarik illaahay cilmigaaga ha kuu siyaadiyo.
Lkn haddii aad helayso buugaagaa ku saabdan mawduucyadan pdf noogu Soo dir ustaad.
Jazakalah khayr akhiiii cashar qiiima leh weeyi Alleh ha ku xifdiyo wll
shukrn mubarak hadi
shukran ustad wax kafaide alle wax wnks ana sido😊
Wad mahadsan tahay wll Mubarak hadi, allah ku dhowro wll
Masha allah macalin lakin 10 ka qiyaam ee qofka ka egayso hadu iskaga ka dhigo sida rabtay ka waran hadhow marka isgursatan dabecad ad ku ogayn laso baxo maxa xaal ah
Mashaballlh walal tobanka su'aal noso da daji adoo mahadsan
M.A Tabaraka Mahadsanid ustaad
Congrats Mubarak hadi 💪
أشكرك على معلوماتك اليومية لامماثل له
masha allh shukrn akhuunaaa
Maasha allaah wallky inbadan waan kaa faiidey jazakalla khayran
Mahadsanid wall 🥰
Mubarak hadi Thnks wll
Mubaarik Hadi
Thanks ustaad ❤
Kkk m.asha Allah Mubarak waxaso qodobo ah cida isla kulansaty xagen uradin
Masha allh wll mubark ilhy hakaa abaal mariyo
Mahadsanid wll mubaarik❣
Macalin mubarak haadi wllhy waa macalin aaan nolosheyda wax badan kabadaley runtii waa qof mudan in latageero waxan urajenaya inuu gaaro (1million subscribe) insh allah💯🙏
Masha allah ilaahay caqliga iyo cimiga ha kuu barakeeyo
Waxaa ila wadaagtey xilli aan ubaahanaa alle haku barakeeyo ustd🙏
Mahadsanid wllkey Mubarak waxaa nasiisey fikradu muhiim ah
Mahadsanis Wall Mubarak eebe hakuamansado
Mashallah utaadi walaahi waan kugu farxay ustaadi allaha kubarakeeyo ustaadi aduun iyo aakhiro
Mahadsanid ustaad ❤🥰
Thanks, ustaad💙😍
Allaah yasalimak ustaad
Shukran walaal haadi🙂
Masha ala wll qli ale haku shrfo wax badan ban kafaaidnay
Masha Allah walal
Thank you for sharing this great tips to find the right person for you 🙏🙏👏❤️ looking forward for more videos in this content ❤️❤️❤️
Every good ❤❤❤❤
Masha allah walaal Mubarak keep going 👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️
mash allaah horay usoco walal figrad fiicana sojedise🥰
Thanks in badan ustaad
waxaan ku faraxsanahay inan ka mid ahay Dhalinta ku xiran ustaadka mahadsanid ustaaad
Mansha Allah tabaraka inankan waa ka helaa
I'm watching this video after one of posting,but walahi in real sense those are my principal and that's why most people find me difficult person
Mnsha allah tabarak raxmaaan jasakallah khyr ustaaad wcs wrx eebe hku xifdio wll
Waan sugayna 10 su alood ee ay tagay inaad waydiiso qofkad nolosha la wadaagayso insha allah
jasakalah walal
Masha allh
Noso bobsi wallo sualha ciyow diyow nogu so same mowducyadan ad ban u xiseya wadna mahdsan tahy😍🤗
Maashaa Allah
Guur doon muqaalkan 5 sano kadib baan dawan Dona Insha Allah
Mash alaah ustaad ilhay hanagu anfaco
Thanks alot