CASHAR CUSUB ENGLISH CLASS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 849

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 3 года назад +125

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo,"❤ Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan S.C.W ❤

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 3 года назад +77

    Aniga Waa aqaanaa luuqada English ka lakin si ay walaalaha kale uga faa‘ideystaan Waan saaray like 😍😊😎

    • @xamdicabdullahi3685
      @xamdicabdullahi3685 3 года назад

      Thanks xabibti

    • @shan-maalsomali8533
      @shan-maalsomali8533 3 года назад +1

      Intee kataqaan.... soomaalida badanaa waxyar hadii ay bartaan wxy u maleeyaan inay dhamaan garanayaan

    • @jawhara4154
      @jawhara4154 3 года назад

      Mansha'allah thanks Abayo waxaad jeceshahay walal kaa lajecloow aa ladhahay ❤️👍

    • @Chanariofanny
      @Chanariofanny 3 года назад

      Thnks ncima

    • @xasanyare7660
      @xasanyare7660 3 года назад

      Are you single or married

  • @Madarmaxamud
    @Madarmaxamud 3 года назад +99

    Ustaaad mahadsanid maanta anaa u horeeya like ii saara intii Facebook lagu jirilaha iyo been iyo khiyaali. Wax halabarto

  • @ilyaasabuukar3866
    @ilyaasabuukar3866 3 года назад +57

    M.a suhyb sajid soodhawaw

  • @amina7327
    @amina7327 3 года назад

    Jazakallahu kheyr diyar codeen
    Allah ku barakeyo aamiin

  • @abdirahmaansagaale5937
    @abdirahmaansagaale5937 3 года назад +18

    Ilaahey hku sharfo runtii waxad tahay dad dadkiisa hormarka la jecel waan ubaahanahay runtii dhamanten thank you teasher💗💗💗💗💗💗💗

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 3 года назад +6

    Anigu diyaar u ahy walalkey qayr alaha ku siiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @aminamohamed308
    @aminamohamed308 3 года назад +2

    Mashaa Allah Tabarakallah Allahuma bariik wn ubahanahay. Jazakallah kheir

  • @hafsadheaman7635
    @hafsadheaman7635 3 года назад +53

    Masha alaah walhi waad ku mahadsantahy ustaad aad ayaan ugu bahanahy ee nobilaw plz azxpta iniguna like ta gaadhsiya 2000k insha alaah waan kabadanhy intaase mahadsanidiin 🙏

    • @sacdiyamaxamed4577
      @sacdiyamaxamed4577 3 года назад +2

      Sax wan gaarsiini karaynaaye lkn like ta meshey mareyso lamasocon karno mxyle ma aragno

    • @mohamedmohamud2025
      @mohamedmohamud2025 3 года назад

      Ani xita wan raba inbarto ee nobilow wll wad mahasantahay

    • @asmoabdinor9087
      @asmoabdinor9087 3 года назад

      m.a fikrat adi kaamaqan wllka kujirta ladhihijiray weyga maqneet lkn waan so dhaweynaaya fikradaas

  • @rahmohassan1192
    @rahmohassan1192 3 года назад

    Insha Allah

  • @ahmed_boss_143
    @ahmed_boss_143 3 года назад +5

    Walal Kusali rasulka scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @riyaanAbu
    @riyaanAbu 3 года назад +1

    walal qaali Qur'anka. nabar quranka. aya. kafiican.. adiga raali. Ah. wanku. barinaya. ♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @abdouhoussein7289
    @abdouhoussein7289 3 года назад

    mashallah

  • @indhadeeq8461
    @indhadeeq8461 3 года назад +6

    Masha allaah waanku faraxsnhy ustadi

  • @saalaxafrika2228
    @saalaxafrika2228 3 года назад

    insha allah

  • @ijaabomahamed2284
    @ijaabomahamed2284 3 года назад

    Insha Allaah

  • @mukhtaarxaaji993
    @mukhtaarxaaji993 3 года назад +25

    Insha allah waxaan rajaynayaa in codayntu gaari doonto intii loobaahnaa iyo in kasiibadan waa courso muhiim ah ustaad

  • @duceyzane6028
    @duceyzane6028 3 года назад +2

    Thank you professor It's opportunity really 😊🙏

  • @luunge
    @luunge 3 года назад +6

    Waad ku mahadsantahay walaal Ayuub fursada wanaagsan ee aad na siisay iyo waqtiga aad noo hurtay, cumriga Alle hakuu barakeeyo😍😍😍

  • @ustaadgulled7868
    @ustaadgulled7868 3 года назад +22

    Waan Soo Dhaweynayna waxa na wareeriyay private school lacag kaa qaadaya hadana aanad waxba ka faa'idaynin.
    Alxamdulillah waxaan rajaynayaa kii lagu intifaaci lahaa inuu noqdo

  • @hukomrankhan9331
    @hukomrankhan9331 2 года назад +1

    Haa walahi Ada Ayan ugbahanahay pro luqada 🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 3 года назад +2

    Mnsha Allah Waan Ku Farxay Azxpey Lite Ku Booba insha Allah Allow Nagu Guuleee Barasha Luuqada Ustaadkana Alle Hak Abaal Maryo

  • @israabdi8297
    @israabdi8297 3 года назад

    Masha Allah Allaha kaa abal mariyo🥺🥰🤍 shukran ustaad

  • @wardaidiris5459
    @wardaidiris5459 3 года назад

    Masha allaha

  • @asiahassan3479
    @asiahassan3479 3 года назад +1

    Mahdsanid ustaad aad iyo aad baan ugu bahnahy class kas

  • @ayaanibrahim9306
    @ayaanibrahim9306 3 года назад

    Masha Allah

  • @zeinabmohamedalimohamed8062
    @zeinabmohamedalimohamed8062 3 года назад +1

    Masha Allah Wllkey Mcn

  • @guuleedhawo6621
    @guuleedhawo6621 3 года назад

    Thank you for your help good advice

  • @nimcofarax4012
    @nimcofarax4012 3 года назад

    Mashlhh Allaha ku barakeeyo ustaad Ayub Ahmed aad baan u mhdznthy wan ku sugaynaa inshlhh

  • @liibaanaxmed
    @liibaanaxmed 3 года назад

    Masha Allah ustaad suhyb

  • @hamdiyousuf3584
    @hamdiyousuf3584 3 года назад +2

    Wa aleykum salam

  • @khadradhool1436
    @khadradhool1436 3 года назад

    Aad baa u mahadsantahay Ustaad

  • @najiibmahamed7774
    @najiibmahamed7774 3 года назад +6

    Ustaad Alle Haka Ajar siiyo balse ustaad commentiga aqriso aad baan ugu baahanahay wlhy markaa like haku xidhin plz coz hadaad intaad sheegtay like tu ay gaadhi wayso xagaas baan ku wayaynaa luqaada sax mana rabno inaan uwayno like daraadeed inta kugu xidhan ee ku jecel darteed ubilow alle haka ajar siiye luuqada carabiga ahna inay ku xigtaan rajaynayaa MAHADSANID USTAAD

  • @nadifohassan8746
    @nadifohassan8746 2 года назад

    Yes

  • @yahyebaarakallah7244
    @yahyebaarakallah7244 3 года назад +2

    masha allh wan soo dhawenaynaa ustaad mhd snid

  • @maryamomaxamed6343
    @maryamomaxamed6343 3 года назад +41

    Wlh waligay engilish ma anan baran runtii sakan islahaa sidee kubarataa luqadas waxan jooga wadankii hooyo wan kaga ducen lahaa hadad macalin inoqoto waxan uahay diyaar waliba ABC noogu soobilaw waliba inyar inyar danbigii walidkaa iyo kagaba allaha kacafiyo caruurta iyo xaskada sharafta lehna allaha kuxafido

  • @Shug182
    @Shug182 3 года назад

    M.allah Suhayb saajid

  • @kawsarsaid2251
    @kawsarsaid2251 3 года назад

    Ma sha Allah tabarak Allah

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 3 года назад

    ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا

  • @sagalmohamud614
    @sagalmohamud614 3 года назад +5

    🥰🥰ayy ciwanka marka arky walhi waso cararay😓sida Uraby thnks ustaad Allha kaa abaal mariyo

  • @fadumoibrahim2293
    @fadumoibrahim2293 3 года назад +2

    9 people ayan share ku dhahay in codeyntu halki lo bahna iyo in kabadan in ay garto rajeynaa insha allah wan jeclahay in an ku hadlo English allow i rumee riyadaas

  • @naemayusuf2624
    @naemayusuf2624 3 года назад

    Ready suhayb thankz😍

  • @abdihafiidabdikaadiribraah5150
    @abdihafiidabdikaadiribraah5150 3 года назад

    Masha Allah jasakallu kayraa

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 3 года назад

    maasha allh bro. we will wait.

  • @fartuunhillowle5557
    @fartuunhillowle5557 3 года назад +4

    M.a ustaad thnks

  • @shugrishacnicabdi6307
    @shugrishacnicabdi6307 3 года назад

    Wallo illaahy khayr ah ku siiyee diyaar baan u nahay💯❤❤❤❤💯💯💯❤

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 года назад +2

    Masha Allah wan ubahanay English wallo jazakalaah qeyr waliba si dagdag ah waliba English conversation waliba wall fadlan adne miiska Allah ku saaro

  • @CabdiNuur1
    @CabdiNuur1 3 года назад +2

    Thanks suhayb aad ayan ugu farxay anigoo mudo dher kuxidhnaa channel kagan waxbadana ka faaiiday

  • @abdilahimohamed3288
    @abdilahimohamed3288 2 года назад

    Masha allah my best teacher

  • @fadumocafiifo9933
    @fadumocafiifo9933 3 года назад

    Jasakallah khyr ustad

  • @muhimtazubair8949
    @muhimtazubair8949 3 года назад

    Masha Allah mhadsanid ustaad

  • @asmadahir9749
    @asmadahir9749 3 года назад

    Masha allh wlhi wanu ubahnhy ee جزاك الله خير الجزاء

  • @ikraanabdi5862
    @ikraanabdi5862 3 года назад +1

    Masha allah masha allah masha allah walalke allah kuxifdo waan ubahanahay ee noo bilaaw allah ajar kaasiiyo whli allah kuxifdo adiga iyo ehelgaga jasakallaah ❤❤❤❤❤❤

  • @ridwaanahmet4791
    @ridwaanahmet4791 3 года назад

    masha Aalaa suhayb

  • @zamiyadiamond9228
    @zamiyadiamond9228 3 года назад +5

    Insha allah wxn rjeyn 2000 ka bdn in ay codeyn donto❤❤🙋‍♀️

  • @katrahaaji8139
    @katrahaaji8139 3 года назад +9

    Anagane wano 14:09 duhur kadib eas Africa gar ahaan muqdisho
    Waqti dheer inoo dhaxeeya Allah Ku xafido bro ayuub 👍

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 3 года назад +1

    OMG. mahadsanid. Fadlan hanaga kala joojin.

  • @naciimoali4845
    @naciimoali4845 3 года назад

    Mashaa allh dumashi ayub xafidulaj

  • @asmafod1435
    @asmafod1435 3 года назад +3

    Waw I can't wait 😱😱😱

  • @hamdimohamud805
    @hamdimohamud805 3 года назад

    Jazakallah khayr ustaad💎

  • @sakariyedhiico7288
    @sakariyedhiico7288 3 года назад +5

    Nio maclin malaha qalbigayagadcku dhex jirta engilshka l am intersting teacher

  • @hodan4319
    @hodan4319 3 года назад +2

    MashAllah aad baan ugu baahany illaahy miisanka xasanaadka ha kuu saaro Macalin

  • @umunabiila8178
    @umunabiila8178 3 года назад +1

    Masha Allah
    Wallhi Aad ayan ugu bahanahnay
    English

  • @rahimaali1594
    @rahimaali1594 3 года назад +1

    Masha Allah wlo wnu Ku faraxsany jazaka Allah Khair wl u codeeya wl inta jecel inay Ka faaiidaystayn wakhtigooda

  • @ayaanhussein4649
    @ayaanhussein4649 3 года назад +3

    Suhayb walahi barefado bdn waan galey hdn man baran in sha allah adigan ka baran

  • @alisiamohammed5585
    @alisiamohammed5585 3 года назад +1

    Msha alllh aad baan ugu baahnhy Ustaad

  • @sihaamelmi9545
    @sihaamelmi9545 3 года назад +1

    Masha allaah ugu horeyn jazzakallaah walaalkey rahmaanka haku karaameeyo waxaana inoo soo ban dhigtay waxaan ku faraxno 🙏

  • @samira2061
    @samira2061 3 года назад +1

    Insha Allah wuu gara

  • @fadumoibrahim2293
    @fadumoibrahim2293 3 года назад

    Wow masha allah allah ha ka abalmariyo walal

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 3 года назад

    From South Africa 🇿🇦🇿🇦Like👍

  • @fatouyoussouf1150
    @fatouyoussouf1150 3 года назад

    Masha Allah jazaka allahu kheiran

  • @mowliidbille4266
    @mowliidbille4266 3 года назад +2

    Thanks 😊

  • @ayanyoussouf1284
    @ayanyoussouf1284 3 года назад

    Mashaallah ayub

  • @umumuasif8471
    @umumuasif8471 3 года назад

    Mnsh alh jazakallah ustaad Wan u bahan. Nahnay

  • @ikranshamaakh
    @ikranshamaakh 3 года назад +2

    M.a ustaad allah ha ka jazaa'id siiyo

  • @xikmaomer6795
    @xikmaomer6795 3 года назад

    Macalin ilaahay kheyr haku siiyo noobilaw aad ugu baahanahay
    Rabi janada haku galiyo kheyr mooyane wax ku dhiba Alle kuma tuso adigiyo umada muslimiintaba

  • @ahmednaasir7165
    @ahmednaasir7165 3 года назад +1

    Waa Very important wLhi waanu kugu raacsanahay ustaad

  • @yaaziincabdurashid4838
    @yaaziincabdurashid4838 3 года назад

    thank you very much wallah pro i am looking forward to the english course

  • @jawhara4154
    @jawhara4154 3 года назад +10

    Like ta badiya walalayaal si casharkaas noogula bilaabo insha'allah

  • @abdirahmanali3868
    @abdirahmanali3868 3 года назад +12

    Wallahi wan sugi layhy wll ad ayd u mahdsantahy allah cumrigada dheereeyo

  • @fatoumaabdoulsalam743
    @fatoumaabdoulsalam743 3 года назад

    Yes bro

  • @sundusmaxamed221
    @sundusmaxamed221 3 года назад +2

    Wlhi waa ku farxay wll noobiloow allaha ajar hakaasiiyo wllky qli❤❤❤❤❤❤💙💙💋💋💋💋

  • @mariamohamed4000
    @mariamohamed4000 3 года назад

    Shukran ustaad wlhi wan ubahanhy 100% runtii wadna iga fujisay waqtiga ciri igu noqday mahe wan galiha runti janiska nasisay alle haka abaal mariyo 🥰🙏

  • @najaxmaxamed8397
    @najaxmaxamed8397 3 года назад

    Diyaar aynu unahye ustaad جزاك الله خيرا بارك الله فيك

  • @mariamofficialpagemariammo2243
    @mariamofficialpagemariammo2243 3 года назад

    Machallah tabaraka rahmaaan allaha ku barakeeyo mahadsanid in badan wllo

  • @haucaronwaqtigaiyocalafwax5604
    @haucaronwaqtigaiyocalafwax5604 3 года назад +1

    M,a wafikradtfican nobilow casharada Sey ukalahoreyan labbaro nogusoqor ycni 1 2 3 4 sascaml jazakallahuqer shukran

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 3 года назад

    Aad baan ugu farxasanahey thanks ustaad

  • @drsyaasminabdihakim2350
    @drsyaasminabdihakim2350 3 года назад +2

    Mnsha allah wll mahadsanid waa arin aad u la dhacay alle ha kaa ajir siiyo wll

  • @xamdamaxamed1546
    @xamdamaxamed1546 3 года назад

    Masha Allah thanks wll jazakllah khyr

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 3 года назад

    Maasha Allaah jzklh kheyran ustaad ayub baarakallaahu fiikum sidaa dadkaaga u anfaceyso una jeceshahey horumarkooda ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo aamiin

  • @sankasiyaaax8135
    @sankasiyaaax8135 3 года назад

    Masha allah ajar alaha kaasiiyo shukran ❤

  • @suldaanfuaad7728
    @suldaanfuaad7728 3 года назад +1

    Okay waaye teacher

  • @amiirsayidii7300
    @amiirsayidii7300 3 года назад +10

    Aniga ayaa Diyaar u Ah Class-kan
    MAHADSANID MACALIMOW

  • @ikranmohomed9933
    @ikranmohomed9933 3 года назад

    Yes 💯✍️
    Thank you so so so much ❤️❤️❤️❤️🌺🌺💐💐

  • @bulshosports0014
    @bulshosports0014 3 года назад +2

    بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله شكرا لك اخي

  • @sahradegan4948
    @sahradegan4948 3 года назад

    masha allah

  • @shakuromar7806
    @shakuromar7806 3 года назад

    Maasha alaah alle ha ku barakeeyo adiga iyo reerkaba alaahuma aamiin aamiin

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein3961 3 года назад

    Wlhi barashada English ka ah wan ku guda jiraa hdii aad casharadas bilaawdana wax bdn ayan ka faidi lahaa wan hupaa wayo waxan ku aqnaa best TEACHER I.a inan shuruudada lafulin dona rajeynaa wana ku dadali dona thnk u so much ❤🙏💯

  • @mustafemms1153
    @mustafemms1153 3 года назад

    Mashallah

  • @safaamaxamuud7935
    @safaamaxamuud7935 3 года назад

    Jazakallaaah 🤲