GABDHAHA CAANKA KA AH SOCIAL MEDIA MA NIN KASTAA LA TUNTA? ᴴᴰ┇Ayub Axmed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 96

  • @abduhakimmohammed6836
    @abduhakimmohammed6836 2 года назад

    Masha allah

  • @amiirachannel6108
    @amiirachannel6108 3 года назад +7

    Cilmiga diinta qiimaahaasa iyo aqligiisa leeyaheya mashallaha hore uu soco wll

  • @fathiaali927
    @fathiaali927 3 года назад

    Mashaallah jazaakallah kheir wallalo salaan sharaf ❤❤❤

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 года назад

    Thank you Ayuub wiil sharaf badan baa tahay we love u walal Qaali♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ like hala aaaro

  • @xawanuur1019
    @xawanuur1019 2 года назад

    Mashallh.alle haku sharfo aduun iyo akhiro

  • @faadumocabdiqadir1288
    @faadumocabdiqadir1288 3 года назад +5

    Ajar alaha kasiyo abowe ayub

  • @Abdishakorabdalla
    @Abdishakorabdalla 3 года назад +4

    Mashlah

  • @allahkariimyaallah7871
    @allahkariimyaallah7871 3 года назад +1

    Maasha allaah jizakallaahu wa qeyraa

  • @cabdulqadirfarxan3927
    @cabdulqadirfarxan3927 3 года назад +4

    Jazakallah

  • @nashaadbashir2689
    @nashaadbashir2689 3 года назад +4

    Msha alah wlll

  • @cabdiraxmanaadan9429
    @cabdiraxmanaadan9429 3 года назад +2

    Masha allah wll meeshaa kasii wad dufaacida dumarkeena allha inoo barakeeyo gabdhahena

  • @qeyzarsomali_1674
    @qeyzarsomali_1674 3 года назад +4

    Shukrran macalin cilmigaga allha ku ziyadiyo ❤️

  • @selmanouh5559
    @selmanouh5559 3 года назад +5

    Saxiibka social media ku leyahay Ayuub Axmed🥰

  • @Rahmaa649
    @Rahmaa649 3 года назад +15

    Marki Ugu horesay aan comment so qoray 🥰✨ walal Ayub horey usoco ✨

  • @naciimoabdifitaah3621
    @naciimoabdifitaah3621 3 года назад +2

    Masha Allah wll Allah haku xafido ilahay waxyabaha qerka leh ad usojedisay hatuso wiilasheda xumantana Allah hakaso hanuniyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @faisahuseen2674
    @faisahuseen2674 3 года назад

    Masha allah mammo allaah ha kuxafido

  • @irbadgalab5098
    @irbadgalab5098 3 года назад +2

    Allaha haa ka abalmariyo ciilmiga nodhigtid qalbigaga iyo qabuurtada allaha weyn haa kuu nuuriyo caruutada iyo riziqaga iyo reer kaga allaha haa kuu barakeyo allaha ciilmiga hakuu ziyadiyo janada nabiga allaha jaar hakaladhigo amiin ya raabil calamin

  • @iskaashimedia4994
    @iskaashimedia4994 3 года назад +5

    Keep going ayub

  • @MuunaMaxamed-je6iy
    @MuunaMaxamed-je6iy 4 месяца назад

    Alle haku xifdiyo bro

  • @fawziya9945
    @fawziya9945 3 года назад

    thanks my bro

  • @Malxomx638
    @Malxomx638 3 года назад +2

    Mahadsanid wll jazakallah

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 3 года назад +1

    Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever macalinka nolosha big respect for ever 🌹💯💯🇸🇴🇸🇴❣❣❣✍👈✍✍👈🇸🇴🇸🇴💯🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @filsandheeman9795
    @filsandheeman9795 2 года назад

    Wllo Ayuub dar Allah ayn ku jeclahay machallah

  • @jamiloaden6347
    @jamiloaden6347 3 года назад

    Ilaahay haku saa idiyo cilmiga diini iyo maadiba walaal kudasho mudan jaazakalaah walaal

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 года назад +6

    Ma doonayo Anigu in la i ceebeyo maxaan u ceebeyn Dadka kale,
    Hadii Qof ceebtis asturtud Adigu ilaahay wuu Asturayaa ceebahaaga ,
    اللّهم استر عوراتي وعورات المسلمين والمسلمات ، اللّهم آمين 💜💙

  • @ruqsaanhashi1340
    @ruqsaanhashi1340 3 года назад +8

    Hadii aad cebaha dadka kale asturtid alle ayaa tadaa asturayo inshaallah

  • @selmanouh5559
    @selmanouh5559 3 года назад +2

    M.ALLAH KEEP GOING MACALim🌼

  • @shukriomaryusuf2887
    @shukriomaryusuf2887 3 года назад +3

    Ayuub wll Thank you .Maskaxda adiga kugu jirta raggoo dhan haddan siin karo waa siin lahaa .Si rag wanaagsan oo sariigasho badan ay noogu noqdaan Nimaankaan soomaaliyeed intooda xun 😰

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 3 года назад

    Masha allah alle garaadka iyo cilmigaba hakuubadiyo

  • @abdibasidali7611
    @abdibasidali7611 3 года назад +1

    Hadal waad dhamaysay walaal alle haku sharfe.

  • @ayannaupdih7334
    @ayannaupdih7334 3 года назад +3

    🥺😔ilah hana amansadi inzllh

  • @jimcaalebazhiir6483
    @jimcaalebazhiir6483 3 года назад +1

    oh!!

  • @farhiyahussein2121
    @farhiyahussein2121 3 года назад +3

    Masha allah waa sax wlahi bal aqirada xasuusi bal dadkan ad moodid in aduunyada hibo loo siiyey

  • @nasrocabdi6180
    @nasrocabdi6180 3 года назад +5

    Ilahay xaqa ha tuso raga qaaarkood

  • @mssnujuum2020
    @mssnujuum2020 3 года назад +2

    Niman Ma jiraan Sanadkan Wada Bahahlo Noqden kuwo Allah ka cabsanayo Ma Ahee Allaha Naga badbadiyo😊

  • @Caalamiacademy
    @Caalamiacademy 3 года назад +1

    walaal ayuub runta in la sheego waa muhiim adiguna waad ku sifaysan tahay👏
    والحق أحق أن يقال
    قل الحقيقة ولو كانت مرة

  • @fatimaahmed946
    @fatimaahmed946 3 года назад

    Ayuuboow cadowgaagu kamafaa iido abikaa wllo rabi inuu korkuu qaado moyee raaboow hoos marna ha ucelin isaga iyo inta islm toosanba 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️

  • @lulmohamedjama9497
    @lulmohamedjama9497 3 года назад +1

    Waa sax illahay ka baqa dadoo

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 3 года назад +3

    Second coment

  • @marirabeautyo6383
    @marirabeautyo6383 3 года назад +3

    Xaqiiqo wye

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 3 года назад

    Masha allaah mahadsanid waa run qof raadinayo ceeta walaashiis faafinteeda siisane hilmaamay qofkaa baa laxda kaliita gabar soomaaliyeed ceebeenteed kaligeed Ku dhicimeeyso ceebta ee ogow hooyadaa gabadhaada wallaasha kuligood wey ceebesan yihiin

  • @mocachallenge8602
    @mocachallenge8602 3 года назад +2

    wllo waxa iga codsiya in aanu veiwgu malina kuniyad jabin micnaha videoyawgagi u horeyay ila kamaanta waan lasocdaa lkn ujedada qoraalkaygu waxay tahy hadii xataa halqof
    ay soogadho inuu kudaawado haniyad jabin ee videoyawyada noso wad intaad noshahayba ........ALLE haku xifdiyo wll ayuub ahmed

  • @kamela775
    @kamela775 3 года назад

    ayuubow gono, khamaar iyo katiin mahan wax la isku cayo rag iyo dumarba mid walba alle hab gaaruu u abuur iyo qaab labis adaba cay wada ee fadlan raga si kale u waani hadadan jees jees wadin khayr alle ha ku siiyee wllw runtiii hada rag fican wey yaraadeen

  • @cabdulqadirfarxan3927
    @cabdulqadirfarxan3927 3 года назад +2

    The first comment

  • @drsiqraxuseenmaxamuud8449
    @drsiqraxuseenmaxamuud8449 3 года назад +1

    sax wlhi allha nahadeeyo

  • @ibraahimalmascuudi6977
    @ibraahimalmascuudi6977 3 года назад +3

    CisiYo sharftaan kufaano
    Si'aan leygaga ciyarin
    Cirkaan lajecle aduunka
    Colkeyga alloow kabaaji
    Wxa jira cadaw qarsoone
    Alloow xfd cebaheyga 😢🤲🤲🤲🤲
    Dhmentenpo Xfida allh aduun io aakhirpa 🤲🤲🤲

  • @wacanmohamed8788
    @wacanmohamed8788 3 года назад +2

    Wll ma waxad aragtay raga qaar waxa leh anigu kuwa sida aminsan umaba jawaben wa runtiin un ban odhan laha sababta o ah dunidan korkeda uma joogo in an nin ku qanciyo in an qof wanagsan ahay taas illahay un ban kaga baqaya , illahayna loma waramo e wu ogyahay.

  • @osamaoska3495
    @osamaoska3495 2 года назад

    Ayub wlh qof qalbi wngsan wanaderegilisa dadka

  • @nimcohassan452
    @nimcohassan452 3 года назад

    Asc wllky ayuub ale ha ku xafido xaqana hana garasiiyo haa dadku isku mid maaha haaa waa sax wll

  • @ahmedmohumedabdullahi
    @ahmedmohumedabdullahi 3 года назад +1

    لا تتکلم بعد ھدا الیوم

  • @haawoaweis6627
    @haawoaweis6627 3 года назад +1

    Ilaaheyoow umada noo hagaaji.waarun💯 nimanka ragaha aduunka way ku yaraadeen

  • @farhiyaabdullahi1964
    @farhiyaabdullahi1964 3 года назад

    Asc wall qali wanku dageraaa ilahay haku xifdiyo niyadaaa ii dhistaaa

  • @ayannaupdi7408
    @ayannaupdi7408 3 года назад +1

    nimanki somaliyed badi
    bahaley soo baxeen 😞😥😥😥

  • @abdilahiadenali
    @abdilahiadenali 3 года назад +3

    Zxb class kii English ka maad noo bilawdid 🙁🙁

  • @foziamohamed4072
    @foziamohamed4072 3 года назад +1

    Saas ayaa laguxantaa balse Alle ayaa naga og xaqiiqda

  • @amrinetaali5205
    @amrinetaali5205 3 года назад

    ✅✅✅✅✅✅👍👍👍👍🤲🤲🤲🤲🙏🙏

  • @ahmedmohumedabdullahi
    @ahmedmohumedabdullahi 3 года назад

    I was familiar with development but today something NOOOOOOO!

  • @abdishakuurmoha5505
    @abdishakuurmoha5505 2 года назад

    Suhaybow sxb lambarkaga whts appka iso dir somalia ayn jooga

  • @kaabahanoloshachannel2444
    @kaabahanoloshachannel2444 3 года назад

    allah hanasoo hanuuniyo

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531 3 года назад +6

    Waxaad shegaysid walala waa wax jira lakin marka aad ledahay raga dhagaha durta oo gonoyin xirta oo dumarka ku biira marka dumarku maxay yihiin iyagu

    • @qadracabdi4554
      @qadracabdi4554 3 года назад

      Suashaas igu taagneed raga kan ugu fcn xitaa waxuu aaaminsanyhy xumaan nin hduu sameeyo inee raganimda ka saaraan ee dumar ka dhigaan

    • @bintuahmednuuue6344
      @bintuahmednuuue6344 3 года назад

      Waa midaan la yaaabay Ayuubooow wixiii xumaads maxa dumarka loogu soo dara. Allah markuu raga canaanaya ma dhaho dumarka ku biiira

    • @bintuahmednuuue6344
      @bintuahmednuuue6344 3 года назад

      @@qadracabdi4554 waa dhaqan liiita subxnallah
      Dumar nimadu maaha daraja hooseysa oo loo soo dhaco markiii xumaaan la sameeyp

    • @aniisohareed6958
      @aniisohareed6958 3 года назад +1

      Naag ayaa tahay maaha nimankaad ka liidataa oo ninku mar kuu xumaan sameeyo ninimo uma qalmo naagaha ayuu ka mid yahay.
      Ayuub waa nin wanaagsan ee dhaqanka xun ee soo maalidaa oo dumarka lagu liidaa jiitay.

    • @bintuahmednuuue6344
      @bintuahmednuuue6344 3 года назад

      @@aniisohareed6958 waan fahmi karaaa Ayuub waa walal na jecel oo wax inooo sheega

  • @maskiinta90
    @maskiinta90 5 месяцев назад

    wlhi malin waxa arkay wil so qoray naag o dhan shuubo waye markas kabar wax ey ku dhahady hoyo maku dhalin adi gabar makula dhalan markasow dhahay ayaga hata shuubo yaal waye wlhi wan la yabay sanadahan danbe dadka madax ma laga galay is ledahay wlhi nin rag sas u hatlayo 🥺

  • @googaaklo153
    @googaaklo153 3 года назад

    Gabdhaha halga xishoodo

  • @hamdiahmed4098
    @hamdiahmed4098 2 года назад

    Wll can mx la dhaha

  • @qadracabdi4554
    @qadracabdi4554 3 года назад

    Wll ayuub waxaan kaa codsanaa muqaalkn aaa duubty inaa dib u dhagysto oo fahmtid waxa ka digeysid iyo waxa samynysd
    Hdaan qaldnaneen waxaa dhahdy raga salaada tukan waxaa ku dhahaa dukda ama sida dumarka dhar noocaas xerta suasha waxeey thy si walboo dhargeena u xertaan fasaxa Alle na sii maku helaayn mase xerashada dhargeena aaaba ceeb ka dhigysaa wanaagda ma iloowin wllky intaasne waxaan kugu soo qory qaldka yar ee kugu jira inaa iska saxdid

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 года назад +3

      waan dhegaystay intaanan so gelin ujeedadaydu ma aha inaan lee yahay dumarkaa xun ama caayan ee wixii booskiisa nolosha guud ahaan laga qaado wuxuu waayaa wixii loogu tala galay nin aan tukanayn ama soomaamayn iyadoo waajibkaasu u taagan yahay ma fasax ayaad u haysataa ayaan uga dan leeyahay dumar ma caayin 2 gabdhood ayaan dhalay hooyaday waa dumar walaashay waa dumar ayeyday eedaday IWM marka ninka lagu yiraahdo nimoow naag ma idinkaa la idin caayey? JUST raggu rag ha noqdeen ayey iga tahay ee cay igama aha marna raali noqo hadaad sidaas u aragtay wllshy

  • @ahmedmohumedabdullahi
    @ahmedmohumedabdullahi 3 года назад

    No no

  • @ahmedmohumedabdullahi
    @ahmedmohumedabdullahi 3 года назад

    Noooooooo??????

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 2 года назад

    wllo dadka jahli baa baabi inaya

  • @amaalsiciid8437
    @amaalsiciid8437 3 года назад

    Wll inglish kii maanad bilaabin wan sugayee

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 3 года назад +1

    Naag ayaa tahay maaha nimankaad ka liidataa oo ninku mar kuu xumaan sameeyo ninimo uma qalmo naagaha ayuu ka mid yahay ee dhago iyo silis ha xirto🤔.
    Ayuub waa nin wanaagsan ee dhaqanka xun ee soo maalida oo dumarka lagu liidaa jiitay

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 года назад +1

      kuwa badan ayaa dhegaha iyo siliska iyo is cadayntaba sameeya waxay isku sheegayaan rag!!

    • @aniisohareed6958
      @aniisohareed6958 3 года назад

      Waa run walaal mahadsanid

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 3 года назад +2

    Zaaxiibayaal nasoo booqo wax uun waad naga faaiideysaa

  • @isxaaqibrahimali6061
    @isxaaqibrahimali6061 3 года назад

    sxbo wax inaad soo dhigto mad weeysay

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 года назад

      laba dhanba wuu u dhacayaa hadalaagu ma aqaan midkaad ula dan yeelatay wllky?

    • @ismahanmustafe654
      @ismahanmustafe654 3 года назад

      Alle ka cabso wll hadal kaqiimabadan majiro hadalkan lknse waxan filayaa ciwaanko kaliya inaad eegtay balse anad hadalkan dhagaysan

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 3 года назад

    Wlo Iska daa dad ceeb lagu arkee dad ceeb aan lahayn ayaa la ceebaya oo loo raadiya

  • @zalmadahir6674
    @zalmadahir6674 3 года назад

    Away ragii sidaa samyn laha ee ma suuliyad qadayey wax nool ma jogan sandkan qofka dumarka ah masuul ayaa lagaga dhigay ninow 🥺😏🙄 waa yab waar walasha hooyada iyo xaaskagah oo kaliyah ma suul ka matihd ee gabdhkasta oo muslimada waxd ka tahy masuul ilahy ayaa ku sharfay lakn maxd samysenn dhulka hoostiisa ayd isgeyseen mxd ka nooshahy rag 100leh ah ha sheeganeh iska noqo dumar ilayn waxd taqanan oo kaliyah sid dumrka lo cebeyo loo aflagedayoh lola tirsadoh hady cebledahyna ku digtah halkd ka asturilahyd akhas rag ma jogan zamnkan🤧🤮

    • @zalmadahir6674
      @zalmadahir6674 3 года назад +1

      Car ufiirsoh ninka caaadanka ah misne ah qof diin aqon siday ula dhaqman dumrkoda ma uyar fiirsaten ragnimadooda iyo maskaxdooda ayaa taaam ah adigu wad ka xanqdn nag somaliya inuu inan cadana gursatoh ma is wadiisen sapapta ay girsanysoh misne ay uracaysoh ninka cadanka ah mahn midab kaliya waxy ku racysoh eee waa wax adiga ay kaawaydy ayey isaga ka helysa noloshu mahn in la isgursado oo ilmo ladhalo kaliya waa in lays fahmo lays ilaashado misne laysku kalsonadoh oo lays aamino ee mahn misha inu xuruftan yalo
      Waxs oo dhan ayey ka hesha muxu ku dhama waa 100leh adigu waxd tahy 100leh 9bil ku dhashy adna wad ku latahy maxd is dhantan i sheg wale yabay anigu mel losocdana ma aqan ee ilahy ragena ha so hadooyoh🤲

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 года назад

      @@zalmadahir6674 samankaan hablana majiraan wilashiina hablihi markey iyagu is qaawiyen wixii uqarsoon waa iyada iyo allaheed baa kala xisaabtamin lkn waxa muuqda waa qawanan waxaasey kawada faa ideysteen ragii''''' gabar asturan hadii ay maanty suuq dhexdiis ay maryso Ninan odhan maayo hadal xun oo eegi maayo in qof meesha maryo unbuu arkaa lkn hadii gabar qaarkedi danbe muujisey qaarkii hore muujisey ay soo marto meel aysan asturnen qoomkii uu shegayay nabi Mahamett scw wuxuu yidhi waxaa soo baxaya dumar maryo xiran oo hadana ka aradan dharkoodii oo qaawan marka waa kuwaas kuwa hada jooga ninkii arka naag qaawan ama wadadey soo marto shanta fadhidaaba mid wuu caayin mid waxbuu ku tuurin kuwa klena waaba ku mashquulsanyihiin marka abyo samankaa hablo majiraan anaa og ineysan jirin ilhy ha wanajiyo hablha soomlida ragana ilhy xaqa hatuso oo hablahoda ay leynayaa kufsanayaa ha kaqabto

  • @ahmedmohumedabdullahi
    @ahmedmohumedabdullahi 3 года назад

    This topic is inappropriate video

  • @ahmedmohumedabdullahi
    @ahmedmohumedabdullahi 3 года назад

    You made a big mistake