Taariikhda Marxuum M Suleyman Tubeec | Abwaan C/llahi Ciise Sangub oo Kawarmaya taariikhda Marxuumka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 мар 2014
  • Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed, abwaanada, fanaaniinta iyo siyaasiyiin Soomaali ah, ayaa ka tacsiyeynaya geeridii fanaankii weyn ee Soomaaliyeed Maxamed Suleebaan Tubeec, oo allaha u naxariistee shalay oo ku geeriyooday Jarmalka...

Комментарии • 24

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 Месяц назад

    Alle ha u wada naxariisto abwan maxamuud cabdullahi ciise sangub iyo boqorka codka maxamed saleeban tubeec janadii fardowsa alle ha ka wada waraabiyo aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @exqalbitagay7334
    @exqalbitagay7334 4 года назад +6

    Abwaan Cabdullahi ciise sangub asiga xitaa wuuw dhinti Allah unaxariisto
    Maxamad saleban tubeec Allah unaxariisto asigana Maama xaawo iyada cimri dheer Allah siiyo

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 11 месяцев назад

    wariye macalimuu mahadsanid

  • @mahamudhassan376
    @mahamudhassan376 4 года назад +2

    Alle ha u naxariisto Aaamiiin Aaamiiin

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 5 лет назад +2

    لن يتكرر في الغناء الصومالي فنان كمحمد سليمان بهذه الضخامه من الأغاني والحانه... نسأل ألله تعالي ان يرحمه ويحسن إليه ويجعل قبره روضة من رياض الجنة

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  8 лет назад +7

    DAAWO QAAR KAMDI AH TAARIIKHDA AAN KA HAYNO
    ABWAANKA UGU RIWAAYADA BADAN SOOMAALIDA,
    ALLAH HA DAAYEE - ABWAAN : MAXAMUUD CABDILLAAHI CIISE SANGUB ‘SINGUB’
    ……………………………………………………………………………………………………………………………
    Daawo - Abwaan Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub
    ‘’Aniga Waxaan ahay Qofka Ugu Riwaayadaha Badan’’
    ruclips.net/video/R4IUN8u9tv8/видео.html
    Daawo - Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Sangub oo Fankiisa u leexiyay
    Dib u dhiska Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed -
    ruclips.net/video/Dg9spUgoaV0/видео.html
    Daawo - Abwaan Maxamuud Sangub iyo Qisadii
    Dhexmartay isaga & Siyaad Barre iyo Gabeyadii Cuslaa Ee Sarbeebta ahaa '
    ruclips.net/video/DH05OU_LzXU/видео.html
    Daawo - Wareysi Cusub - Abwaan : Maxamuud Sangub
    & Hani Xaaji |Sheeko & Riwaayadiihii Waayo -Waayo
    ruclips.net/video/D7_-CBnrXcc/видео.html
    Daawo - Xadgudubka Kenya - Maxuu ka yiri
    Abwaan - Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub,
    ruclips.net/video/MezkcDDEaKw/видео.html
    Daawo - Abwaan Cabdillaahi Ciise Sangub & Abaaraha Ba,an Ee Kajira Qaar Kamid ah
    Gobollada Somalia 'Yaa U Maqan Dadkeyga? Dhacdo uu La ilmeeyay Abwaanka!
    ruclips.net/video/VIeHbkgjsEE/видео.html
    Daawo - Abwaan Maxamuud Sangub -Geerida AUN - Saado Cali Kadib
    ''Qof Danbe aan Ka naxayo Geeridiisa Majirto''
    ruclips.net/video/Hh5vr3CSjWQ/видео.html
    Daawo - Abwaan Cabdllaahi Ciise Sangub oo Ka warramaya
    Taariikhda - AU Alfanaan Maxamed Suleymaan #Tubeec
    ruclips.net/video/CEUJTZXTi1c/видео.html
    Daawo - Abawaan Sangub & Boqoradiisa Khadija Boqran
    31 Guuradii Arooskooda - Gunnies #WaaberiRecords..
    ruclips.net/video/QDIpOG4WINQ/видео.html

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 лет назад +2

    Abwaanadii iyo Ragii Gobta ahaa Markay dhamaadeen ayaa Hooyo iyo Gabadheedba loosoo galay, Saasu Hoyooyinkeena Umaani jiray asagoo yiri Hoyooy dhabtaada Hurdaa lagu gamcaayeey, 😭😢💔 Maantana raglamoodka nooharay kufsi iyo Dilbay nagu halaageen. Waa kaaf iyo kaladheeri.😢💔🙏rag waa ragii hore hadalna waa intuu yiri

  • @mahamudhassan376
    @mahamudhassan376 4 года назад

    Dhamaaan alle ha unaxariisto abwan maxamud Aaamiin Aamiin Aaamiin Aamiin

  • @dayaxmee5862
    @dayaxmee5862 7 лет назад +2

    Alah ha u naxariisto maxamed saleebaan iyo intii inaga baxeyba.

  • @saleebaancaanaboodhe6165
    @saleebaancaanaboodhe6165 5 лет назад

    Alle haw naxaristo maxamed saleban iyo sangub

  • @hashimyare6677
    @hashimyare6677 2 года назад

    Allah haw naxaristo

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 6 лет назад

    Alla yaaraxma maxamad saleebaan tubeec

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 7 лет назад +3

    allaha u naxariisto

  • @omarnuh
    @omarnuh Год назад +2

    Allah Yarhamahum Raaximiin
    Marhum Alustad Boqorkii Codka (Mohamed Saleban Tubec) Taariikh Faneedkiisa lama soo koobi karo Waloow aanaan isku Waqtiba ahayn laakiin maqal bay igu tahay Si Live ahna waan uhor istaagay in1989kii Habeen uu nagu soo Booqday Busteejadii Busaska plka ee Dabka" Hamar City"Meelaan kaba sii fogayn Studiyahiisii Caanbaxay
    Waxaanu isku School ahayn Inamadiisii (Mustafe & Mahdi) gaar ahaana waxaanu isku Miis wada Fadhiisan jirnay Little Mahdi 80s.Omarpk.Ex- Hamar Child.sun.19feb.2023.holland.

  • @nasraabdi6958
    @nasraabdi6958 4 года назад

    Alahaw naxariisto maxamed salenaab

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 5 лет назад +1

    Eebboow kuu naxariiso

  • @yousufaliyasin
    @yousufaliyasin 23 дня назад

    10 years ka Bacdi kaalaya lafa lasoo baxaya ayaa la yidhi💔

  • @Sigma-143
    @Sigma-143 5 месяцев назад

    heestan xageen ka helaa iyo magaceeda

  • @quruxeleydumar2605
    @quruxeleydumar2605 7 лет назад +2

    inalilahi wanaillahi rajicun kuli nafsii dayaqatol moyd

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 5 лет назад

    Ilaahayi how naxariisto

  • @cabdirisaaqmaxamed3813
    @cabdirisaaqmaxamed3813 5 лет назад +2

    alow ku naxariso booqrka coodka somaliyed

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial 2 года назад

    Wxii wd leh waari mayo

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 года назад

    Fanaankii reer berbera