"Wakhtigii aan dhashay rikoodh muu jirin"Jaamac Saleeban Tubeec.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2022

Комментарии • 101

  • @Jaylaani-Jama-Suleiman
    @Jaylaani-Jama-Suleiman 2 года назад +23

    Allah Cimriga iyo Caafimaadka Haku Siyaadsho Aabo

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 2 года назад +2

      Jaylaani js tubeec aad baan kuu salaamey meel kastoo aad joogto walaal igana raali ahow waxaan ku weydiinayaa koley ilmaadeer baad tihiin inan la yidhaahdo mustafe maxamed saleban tubeec oo aanu isku baraney muqdisho oo hayn jirey tubeec stereo xaguu ku danbeeyey walaal iiga soo waran sxb waanad mahadsan tahay

    • @Jaylaani-Jama-Suleiman
      @Jaylaani-Jama-Suleiman 2 года назад +1

      @@xaajimasaleh8837 Mustafe Wuxuu Jooga Wll Norway Mahadzanid

    • @Layla6793
      @Layla6793 2 года назад

      Allahuma Ameen

    • @souleimandahirgod8504
      @souleimandahirgod8504 Год назад

      AAMIIN 16:13

  • @All-in-one0490
    @All-in-one0490 2 года назад +12

    I'm from Ethiopian Oromo but I love this artist.Say him long live.

  • @awshan571
    @awshan571 2 года назад +8

    Axyaa xakiim jamac saleebaan 🥰illaahay caafimad iyo cimri dherer ha siiyo 💯🙏

  • @Maryam-bu2xp
    @Maryam-bu2xp 2 года назад +11

    MashaAllah long life's and good health ❤ inshaAllah

  • @badridualle
    @badridualle 2 года назад +6

    Maxmaed ilig congratulations sxb adiga iyo abwaan kuba Salam noo soo badi sxb suugaanta

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 года назад +10

    Dadkan oo kale baa la waraystaa, inan yar oo fanka soo galay 2010. 2015 bay waraysanayaan oo marka la weydiiyo fanka imisaad ku jirtay odhanaya 5 sano, maxaaba laga waraysan

  • @ahmedismail5671
    @ahmedismail5671 2 года назад +2

    Allah ha barakeeyo aduun iyo aakhiroba, waa dhaqanyahan ruug caddaa ku kalsoon wadabkiisa iyo dadkiisaba waayo badana soo joogay, xilli adag iyo mid wanaagsanba. Waxaan rajaynayaa in somalida aysan dayicin dadkeena wax ku oolka ah. In aha allah. Thank u MM TV for the interview

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 2 года назад +2

    What a living legend cumar Dhuule cabdulkahi qorshe Allaaah maxay dadkii qiimaha lahaa ay tageen

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 2 года назад +5

    alle cimriga iyo cafimaadka iyo garashadaba haku barakeeyo mnchlh

  • @saadiqnouh1056
    @saadiqnouh1056 2 года назад +3

    ilig runtii aadban kaga mahad celinayna barnaamijyada tayada fiican ee mr wlba noso daysi kuwan taarikhda ku salaysana noso badi aqoon kororsi iyo taarikh aanan aqoon ayaanu ka baranaynaaye aadbad u wada mahadsan tihiin dhamaan hawladeenada mmtv

  • @nsrthegreat5748
    @nsrthegreat5748 2 года назад +3

    Cimriga ilahahy baa bixiyaa walalkii maxamad tubec majogo hadana laga yabaa inu ka yaraa...ninkaan 82jiir ayu mankisu cafimad qabaa uu ka waramaya tarikhdaa uu soo maray mashaallah

  • @arahmanalaahi4898
    @arahmanalaahi4898 2 года назад +1

    Mmtv mr ilig alle haku dhawro wll soo badi taarikhdaa qiimaha leh cimrir dherer iyo cibaado subaan alle ha siiyo jama saleban

  • @fatoumaabdi8723
    @fatoumaabdi8723 2 года назад +2

    Mancha allah ilaheh cimriga ha ku barakeyo cafimad taam ha aleh ka kugu deqo

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Месяц назад

    Masha alaah ilaahay cimri dheer haku siyo

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 2 года назад +1

    Illaahoow kuu naxariiso adeero

  • @barwaqohassan1779
    @barwaqohassan1779 2 года назад +1

    Heestan barnaamijka lagu bilaabay ee uu maxamed saleebaan ku luuqaynayo waa heestii ugu horreysay jaamac saleebaan qaado dabcan isagaana falkiyey Midhaha.

  • @faaido1217
    @faaido1217 2 года назад +5

    Taariikh weeye

  • @Ahmed_deck1
    @Ahmed_deck1 Год назад

    Ilaahay cimriga hawdheereeyo Abwaanka waa taariikh cajiiba

  • @kaabbulicabdiibraahim3351
    @kaabbulicabdiibraahim3351 2 года назад

    Was runtii walee. Murtida waa lagu dhashaa. Wax la barto ama la is bari karo maaha.
    Aad baan u salaamayaa abwaan Jaamac Saleebaan.

  • @shairguledkaynan7100
    @shairguledkaynan7100 2 года назад

    Mm TV waad ku mahadsantihiin taariikhdaas qarsoonayd ee jaamac s tubeec

  • @waa_tacab_noloshu
    @waa_tacab_noloshu 2 года назад +5

    Dadka noocasa in taariikh laga reebaa waa gobanimo, Siwacan baad yeesheen MMTv

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 2 года назад

    Alle haw naxaristo boqorkii codka

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 года назад

    Masha.allah waa Legend

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 2 года назад +4

    Mm vt aad ayaan idin salaamayaa salan gobeed dad sharaf leh ayaad keentaan mar walba waxad tihiin saaxiib bulashada

  • @shuuriyeabdikarim7955
    @shuuriyeabdikarim7955 2 года назад +2

    Jaamac waa halgame guul guul

  • @axmedagaaxnuug5731
    @axmedagaaxnuug5731 2 года назад +4

    Man'sha Allah ilaahay cimriga hakubarakeeyo iyo caafimaadkaba

  • @barwaqohassan1779
    @barwaqohassan1779 2 года назад +3

    Waxaan aad u xiiseeyaa heesta hayga goosan ee uu 1984-kii curiyey jaamac saleebaan tubeen.
    Heesta waxa codadkooda toolmoon ku darandoorriya Walaalkii maxamed saleebaan tubeec iyo Fannaanadii Aamina feyr xuseen.

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 2 года назад +1

    Waxa kale 😍😍😍

  • @dahirabdi5830
    @dahirabdi5830 2 года назад +1

    Waa barnamij wacan xaqiiiqdii

  • @awshan571
    @awshan571 2 года назад +7

    This is living legend ❤️axyaa jamac 🥰🙏

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 года назад +6

    Ani ga koonfur baan kasoo jeeda lakiin hoyaday alayaaraxma baa reer shiiq ah 3 sano ka hor baan burco dagay waan sii maray bar bara walaahi aad baan uga helay waxaban is iri daloow ma qurbahii aad ka dimid baad joogdaa qurux iyo nadiif meel soomali dagdo ka qurux badan majirdo bar bara waaw

  • @Garyaqaan78686
    @Garyaqaan78686 2 года назад

    Waa nin jiib ah.

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 24 дня назад

    Odayga khaatumadA allah ha hago

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 2 года назад +1

    soodaa dee wll qaybtii kale

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 года назад +2

    Mohamed Saleebaan tubeec miyuu la dhashay

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 2 года назад +2

    👍👍👍

  • @YoonisMaxamed-xn9id
    @YoonisMaxamed-xn9id 3 месяца назад

    Masha allsh

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 2 года назад +3

    Mmtv waxad mooda Inuu aad uga duwan yahay #Tv-yadeeni hore ee dadka.isku diri jiray

  • @aminibrahim8360
    @aminibrahim8360 2 года назад +2

    Tariikh di waqooyi koonfur ba baabisay bbc somaliland ba lahayd idaacadoodi taliyanigu meeday hhh inaalilaah

  • @barwaqohassan1779
    @barwaqohassan1779 2 года назад +1

    Jaamac saleebaan tubeec iyo maxamed saleebaan tubeec laba nin oo walaalo ah reer berberana ah.

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 года назад +4

    Heesta barnamijka ku biilabanayso magaceed isheega fadlaan

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 года назад +1

      Waxaa la yiraahdaa Daraadaa Muxibooy iyadoo Orginalka Tubeec oo qaadaya Waa tan ruclips.net/video/AFhsrvLBJIU/видео.html

    • @baaqshacab1440
      @baaqshacab1440 2 года назад +1

      @@khabiirqaraam7935 thanks bro. Eid Mubarak farxad Ku ciid xiliga ciida iso sheegtaay heestan rabay

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 года назад

      @@baaqshacab1440 Ciidul caafiya sxb.

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 Год назад +1

    Taariikh nool. Wariyuhu wuu mahadsan yahay. 15:25

  • @TheMohadam
    @TheMohadam 2 года назад

    Maxamad suleeban tubeec

  • @fanporojboosfilms1593
    @fanporojboosfilms1593 2 года назад +7

    Abo macaan ilahay hay kadayo

    • @somalilanderdhalada7348
      @somalilanderdhalada7348 2 года назад +4

      Mansha allah ilahay haku daayo wll aabo waa hanti qaran runtii dadkena haldoorka ah waa in An xusnaa oo xasuusana mar walba 🙏🏽🥰💚🤍❤️

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 2 года назад +2

      Wll ilhy hakuudaayo aabahaa aaamin aaamin aaamin

    • @suugaan
      @suugaan 2 года назад

      aamiin

    • @ahmedismail5671
      @ahmedismail5671 2 года назад

      Allah ha barakeeyo aabaha walaal, I have full respect for him

  • @mohamedyare1917
    @mohamedyare1917 2 года назад +5

    MMTV Saaxibayaal Jaamac Saleebaan tubeec wllo miyaanu Aheyn walaalkii maxamed Saleebaan tubeec

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 2 года назад +2

      Wa walalki walalo oo kaa wayn maxamed saleban tuben

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад +3

      @@abdirahmanaidid1289 garty Aduunyo maxamed waalalki kaweyn miyaa nool Ale ha unaxariisto maxamed saleebaan tubeec isagana CimCimri Iyo Caafimaad sii

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 года назад

      @@mohamedyare1917
      Haa isagaa unga horeeyay fanka laakiin wuu ka baxay fankamarkaasuu soo galay maxamed muu rabin in uu soo galo fanka inta walaalkii ku jiro

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 2 года назад

      Waa walalo Cilmi babdhis lasameyey dadka berbera iyo ceerigaabo way ka Cimri dheeryihiin waxaa ku badan dadka waaween

  • @nimcoxasan3147
    @nimcoxasan3147 2 года назад +1

    maxamed saleeban tubeec miyu la dhashay

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 года назад

    Maxammed Saleebaan Tubeec u ekaa walaal dhaba.
    Laakiin Ilig waxba kamaad weydiin walaalkii

    • @SuperKahin
      @SuperKahin Год назад

      Waa walaalkii Waka shegaya

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 года назад +1

    Adeer ilaahasy comri buu ku siiyey ee ilaahaay caabud waxba fan laguma helo ee cibaado baa kuu wanaagsan.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 года назад

      Taariikhduu uunbuu kasheekaynayaa ee Iminka fankii kuma uujiro

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      Fanku ma xaaraanbaa, niyow Jahligu caa cudur, waar kaa cibaado badan, waligii Madxiga iyo saliga rasuulkuu ku wardiyi jiray

  • @nasyadeuanyeong8707
    @nasyadeuanyeong8707 2 года назад

    Afkiisu wuxuu ju dhagay waqooyi abwaanka waa wuxuu la solo qabsaday

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      Waa Reer Waqooyi, dhalad ah,

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 2 года назад +2

    Abwaanka ma waxuu la dhashay allaha u naxariistee Maxamed Saleban tubeec Wuuna u muuqaal egyahaye waana la magace

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 года назад +2

    Dhago ma leedihiin, mise dad dhoohanoo, codkaygu diidayoo dhufaanan baa tihiin!
    ^
    kuwa maantay ingriis iyo gumaysi u sacaba tumayoow, halgankan baa dalka looga ceyriyey- gaal sxb ma galo’ yaan la iloowin

    • @AlCarmawi
      @AlCarmawi 2 года назад

      Wllhi waa ayaandarro maanta kuwii inna laayey ee sayidka iyo Halyey yadii xilligaasi udhinteen in maanta la booqdo xabaalahoodii oo ladhaho waad nalayseene mahadsanidiin!! Diinba intaan la isla gaadhin waa Damiir darro

  • @hasanhersi957
    @hasanhersi957 2 года назад

    Maxamad.saleban.bu.u.egyaahaay

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 2 года назад +1

    Jamac tubeec iyo maxamed saleeban tubeec ma wlla sawni maqlay inu dhintay wliba xanuun u dhintay cid dawaysana la wyay madamo wx usan baran oonu lcg haysan 🤔🤔🤔 ma wxn maqlaa qaldan

    • @SuperKahin
      @SuperKahin Год назад +1

      Waa khalad waa noolyahay Hargaysa na wajogaa

  • @Qardhab80
    @Qardhab80 2 года назад

    V

  • @Cartan7
    @Cartan7 2 года назад +1

    Somali Waqoyi music

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 2 года назад +1

    Dhibcaha taariikhda madoobeyd 60kii iyo 70 kii umadda soomaalidu ku waalatey maxey ka faaiiday oon aan aheyn dhibaato dhulbood dhiig daatey xasuuq iyo barakacey
    Ilaahry kabaqa mmtv waa la idin waydiin doonaa waxyaabaha aad baahisaan
    Rasuulku wuxuu yidhi swc
    من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيرا أو ليصمت

    • @aminibrahim8360
      @aminibrahim8360 2 года назад

      Sax wa dib u noqosho Soomaali horukac maleh

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      Laxeey Khawaarij ta wahaabiyada waxaan Qarax ahayn iyo caruur madarasad lagu faraxumeeyo mooyee maxaad soo kordhiseen, inaad Qaraxdaad rabtaa walaahi, waar umada ka dhexbax khaarijyow

  • @alicagjar1441
    @alicagjar1441 2 года назад +1

    wr soda pprnmjka

  • @jibriilbasbaas2418
    @jibriilbasbaas2418 2 года назад +1

    Wakhtiga intakuu hadhay ilaahay utoobadkeen alle hawnaxariisto hebel baad leedahay waxna kuma qaadanaysid saaxiibadaadaa toobad LA aanta kudhintaye waasidee ?!!!

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 года назад

      Ma idagaa og inay tawbadkeeneen iyo inkale? Markay naftu kabaxaysey saaxiibadiis madultaagnayd? Shahaadada ma uqabatay? Maweydiisey inay toobad keeneen? Adiga miyaa xisaabinaya iyaga? Addigu meeshaad kuhoyan doonto madiyaarsatay? Keebaad galeysaa janno mise naar? Mahubtaa inaad janno galeysid? Mahubtaa inaad naar kabadbaadeysid? Addigu ma is xisaabisey mise dadka kale ayaad ku mashquushey?

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 года назад +3

    Ilig wuu iska daydayaa
    Weriye maaha
    Ka badbadis baa ku jira