SIDUU KU NOQDAY BOQORKA CODKA MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC A.U.N DAAWO ARIN MUCJISO AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 дек 2019
  • SIDUU KU NOQDAY BOQORKA CODKA MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC A.U.N DAAWO ARIN MUCJISO AH

Комментарии • 75

  • @mohamedhapeep6192
    @mohamedhapeep6192 4 года назад +38

    Ninku ha dhihinee maamuus iyo maqaam sii aabe tupeec 🇸🇴🙋‍♂️

    • @ibraahiimyare3202
      @ibraahiimyare3202 4 года назад +2

      Aabo tubeec dheh

    • @abdimustafe402
      @abdimustafe402 3 года назад

      @@ibraahiimyare3202 💯💯

    • @ahmedyogoyogo310
      @ahmedyogoyogo310 2 года назад

      Yep 👍 you have to give him respect ✊🏿 he is the king 🤴 of Somalia 🇸🇴 singer Mashaallah

  • @farxiyaquruxsan9425
    @farxiyaquruxsan9425 3 года назад +10

    Wax Mohamed Saleeban tubeec codkisa oo kale yeelan karo maba leh Ilaahay ha uu Naxariisto Allhum Allhum 🤲🤲😥😥😥

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 3 года назад +3

    Allh yaraxmu raaximiin Alfanaan m s tubeec axsan sood sootu Dahab axsan Fanaan

  • @Daadap
    @Daadap 4 года назад +8

    Gufaaco hadaayi unba dhagaysanayey originalka. Aun u naxaristo boqorka codka waa fanaan ugu jeclahay 🤲❤

  • @Abdikhaan66
    @Abdikhaan66 Месяц назад

    Alle hakuu naxariisto maxamed saleeban tubeec👏

  • @mohamudsamatar126
    @mohamudsamatar126 3 года назад

    Maxaan Oran Karna markaan qiimayno
    Anigu banaanka Ayaan u dhigay boqorka Codka tubeec allaha u naxarisstee
    Legend frist is somali songs

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 2 месяца назад

    There's no legend somalia except tubeec

  • @abucabdi9924
    @abucabdi9924 3 года назад +1

    يا زمان الاولين الله يا زمان الطيبين واالله انا عندما كنت وحدي استمع وتعودني الي زمن الله يتغمد برحمته ( قل من حرم زينة الله التي اخرج لعباده ) والصوت الجميل زينة الله يرحمه ولوالدينا ولمن حق علينا او في الله اخانا او في الدعاء او صاني ااامييننن

  • @Abdulaahi-lt4if
    @Abdulaahi-lt4if Год назад

    Maxamer saleeban tubeec allah ha unaxariusto

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 года назад +4

    الله يرحمك محمد سليمان ويرحم أيامك الحلوه يااسطورة الزمن الدي لايعود

  • @daacadcsm7520
    @daacadcsm7520 3 года назад +2

    Legend tubeec alla yaraxma

  • @najkahasam1049
    @najkahasam1049 4 года назад +12

    Adinkoo mahadsan barbaarta media waxaan idinka codsanayaa taariiqda sheymire dacar mahadsanidiin 👍👍👍

    • @Bacuuta
      @Bacuuta 4 года назад

      Fikarad fiican wana tagara nikaas

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 года назад +2

    Heesta (MALYUUN HIBO ) iyo (NAYRUUSH) mba kla dhacaan
    Waar waa GUCLO ROORAYEEY
    Best signer ever i seen dhinac kasta
    AU M S TUBEEX 🤲🤲🤲 DABADA MA DHALAN DOONO BEDELKA

  • @goaltechservice8578
    @goaltechservice8578 3 года назад +4

    Marxumka iskada cid garaysa majirto alle qarbiga ha u waasiciyo

  • @fadumoabdle3479
    @fadumoabdle3479 4 года назад +3

    mash Allah

  • @cawilclaimluckier5217
    @cawilclaimluckier5217 4 года назад +5

    Aar najiib adigupa damyar shidi myo codkaage waa fadhiyaaye

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 года назад +6

    Legend tubeec alle yarham

  • @yasir7210
    @yasir7210 3 года назад

    Isguhadsheey sxb kamadaalo abid

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow Год назад

    Alxamdulilaah ilaahgi aanan adiga fanaan nogakaadhigin cod xumaa subxaanaka yaacadiim

  • @ximiroofficial9587
    @ximiroofficial9587 2 года назад

    Aha Nazarito

  • @Taagsade123
    @Taagsade123 3 года назад +2

    Bro. Najiib barnaamijka waa nagu dul-diyaarisay. Ma qurxoona inaad daawadayaasha ku hor diyaariso oo aad xataa heesta "gucla rooray" aad tiraahdo go' la rooray hhhhhh

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +1

    Raxmaanku haw naxariisto

  • @adanghane6730
    @adanghane6730 3 года назад +1

    Dad aqoon u leh ayaa ku qiimayay inuu yahay boqorka codka wuxuuna ahaa nin aad u cod macaan oo hibo la socoto allaha u naxariisto waa u qalmaa

  • @mugdishoboysofficiall9140
    @mugdishoboysofficiall9140 4 года назад +4

    I.a aniga naqan doono boqorka codka somalida i.a meel ku qorto commentiga malin ayaan idin xasuusin doona i.a

  • @sihamyusuf423
    @sihamyusuf423 3 года назад +3

    Qofka leh Mohamed suleymaan tubeec
    Siduu boqorkii codka ula baxay
    Aniga Ahaan waxan Lee yahay Ninkaa AuN marxuumka illahay baa codka hibo U siiyey ee Nin Aadmi ah Ma siin illaahay janadii fardowza haka waraabiyo isaga iyo intii Muslim ahba dambigiisa iyo dambi waalidkiis iyo dambi Muslimba Allaah ha dhaafo

  • @maankaali4239
    @maankaali4239 3 года назад

    Alla yaraxma🥰😫

  • @abdulahiabdi9759
    @abdulahiabdi9759 4 года назад

    👌👌

  • @musadempelle788
    @musadempelle788 4 года назад +7

    Soomali runts kaliya ay shegtay iskuna raacday waa tubeec inuu yahay boqorka codka alaha unaxariisto

    • @Bacuuta
      @Bacuuta 4 года назад

      Laakin hestee buu ku noqday ba is ledahay

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 4 года назад +1

    aadbaad u mahadsantahay wll

  • @cqaadirmaxamad2390
    @cqaadirmaxamad2390 4 года назад +2

    Kkk ader wuxu illah kuu dhalin iskama keni kartid wuxu na wa heybad taas ku daro sxb

  • @ayubhussein1004
    @ayubhussein1004 4 года назад +2

    Hambalyo barbaarta media

  • @natazhaahmed3134
    @natazhaahmed3134 3 года назад

    Boqorkii codka allow kunaxariso

  • @inahassan3649
    @inahassan3649 4 года назад +2

    Team dirisle aya ahay waana faraxsanahy cawa bcs dirisle shadh cade aya 1000k gadhay ❤❤

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 4 года назад

    waxaan takhsiin u aqaan qaadka

  • @diamondalixusein4219
    @diamondalixusein4219 4 года назад +6

    Inta hooyo mcn jcl like👍

  • @cabdullahicabdi3801
    @cabdullahicabdi3801 4 года назад +2

    sxp adigaa caadi aheyn

  • @yahyathabit4896
    @yahyathabit4896 3 года назад

    Nacasyahaw adiga maa na barayo tubec

  • @shukriosoble5865
    @shukriosoble5865 4 года назад

    1

  • @wiizjokarjr8849
    @wiizjokarjr8849 4 года назад +1

    Hore pro

  • @amooreyareoffical3110
    @amooreyareoffical3110 Год назад

    Heeska Inta Uusan Bilaaban waxa Ka Horeeya waxa Loo Yaqaan Arar

  • @dreamartsproductionchannel6209
    @dreamartsproductionchannel6209 4 года назад +1

    Nio fanka kuso bir wad buxin karta xogaho boskiza

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 4 года назад +2

    Maxa I.leedahay haduu Faladagan haduu da,daalo.tubeec buu u dhawaan. 😂😂😫😫😡😡😅😅😭😭😨😨😂

  • @hanadmo1098
    @hanadmo1098 4 года назад +1

    A.u. n maxa laga soo gabiye

  • @daadiiyaremediadaadiiyare8105
    @daadiiyaremediadaadiiyare8105 4 года назад

    Hesti gufaaco (is guhaad she inta aan gontada guclo rarayee

  • @ismaaciilmacaawiye2218
    @ismaaciilmacaawiye2218 4 года назад +1

    Waraa jamuuni sxboow ninkaan waad ku ceebopbeysaa iska daa kaleexo kkkkk waad iceebeysee kkkkkk

  • @dhuulimedia3918
    @dhuulimedia3918 4 года назад

    Nio ileen barbarta tariiq yahan ma aha afaaro iska galan🤭🤭

  • @sacdiyodaahir8149
    @sacdiyodaahir8149 4 года назад

    Heesta cusub nasiin qamar suugaani.ruclips.net/video/65G7w7TsM1Q/видео.html

  • @sayidcabdalla3680
    @sayidcabdalla3680 4 года назад +4

    Ugu Horayn waa inaad taqiin ama aad soo baratey sida loo hadlo markad kahadlayso qof nool ama mid dhintay
    Marka xiga Waxaad kahadlayso waa inaad Aqoon uleedahay ama aad qibrad 70% uledahay
    Waxaad qiimaynayso kala sheeg fakirkaaga midka ay dadku Qabaan iyo qiimayntii kaa horaysay qaburadii hore ay sameeyeen intaasoo dhan midna adoon waxba ka garanayn ama kasoo qaadan inaad iska hadasho sida ninkaanoo kale ama Views-ku raadiso nin magacii waa wax FOOLXUN!!

    • @ahmedsaggaf6530
      @ahmedsaggaf6530 3 года назад +2

      Sayid cabdallah waan kugu raacsanahy 100% u sheeg iney jiraan weli dad nool aan ka mid ahay isagoo aqoon u lahayn af somaliguna sabool uu ka yahay ayuu waxuu rabaa inuu sharxo ama qeexo tune ama luuqda sida ay u dhaceeysa wey jiraan dad noocaa OO wax walba daashay by shariifka

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah Год назад

      ​@@ahmedsaggaf6530 aad iyo aad

  • @idiriscali2570
    @idiriscali2570 4 года назад +1

    Block