Yaa u diiday in xasan adan samatar noqdo boqorka codka ?war bixin xasaasi ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Subscribe share like comments subscribe

Комментарии • 292

  • @waridaadtv5645
    @waridaadtv5645  5 лет назад +15

    Share dhaha muqaalkan xiisaha badan fadlan 🙏🙏🙏

    • @farxiyosimanfarxiyosiman882
      @farxiyosimanfarxiyosiman882 5 лет назад +1

      Noolow wallkey

    • @sahraabdi1589
      @sahraabdi1589 5 лет назад +2

      Waar dadka haysku dirin qudhun yahow beentana jooji iidoor qabyaaladiisaa waxaa loo sameeyey uf waar mac macda ka daa umada

    • @dhoolcaday4438
      @dhoolcaday4438 5 лет назад +2

      Sheekadan waxaa daba socota hess uu imika sameeyay cali seenyo oo u dhiibay nuur dalcaay oo lola jeedo mbx sii inadeerki logu karbasho marka dee fanaanintu isga egan waxaay qadayaan haddi kale nafdooda laysgu jabinaya kkkk

    • @mu7349
      @mu7349 5 лет назад +1

      Raveena moshe Horta magaca iska soo toosi inta aadan dad caayin

    • @nishapatel7466
      @nishapatel7466 5 лет назад

      waridaad TV nin yahow soo daawo ruwaayadii ( beeney waa run ) kaas sow ina mooge ma aheeno makaasa cod leh 😀 walahi in uu gabyaayo baad moodaa war samatar somaliya oo dhan waa ninka ugu codka macaan yaa lagula yaabin

  • @MSQARANIMO
    @MSQARANIMO 5 лет назад +4

    Boqorka codka markii la yidhi waa maxamed saleebaan waxa ay ahayd xili uuna xitaa xasan aadan fanaan ahayn, ee umada ka daa beenta heesaha xasan aadan kuwa ugu caansani waa ma ogtahay siraadeed iyo sida hogosha roobka labadaas heesood iyo qaar kale ooo badan oo uu qaado reer waqooyi ma laha, xasan aadan iyo magool AUN iyagaa abwaaniinta caan ka dhiga, teeda kale miyaanad aqoon siciid harawo, cabdikariin jiir iyo cabdi bashiir inadhabuur in aya ahaayeen abwaano waawayn xaga laxanka iyo heesaha, aanay jirin cid ku gaadhaa jooji faanka adeer

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 лет назад +5

    Hassan Aadan Samatar, waxaa heesihiisa sameeyey 80% dadka reer waqooyiga ah, oo Hargeisa in badan ayuu ka shaqeeyey, ninkan iska ilaaliya dibna how dhegaysanina wuxuu isku dirayaa fanaaniinta soomaaliyeed,

    • @najmaosman7014
      @najmaosman7014 5 месяцев назад

      War neefow naga aamus fan waxba kama taqanide anaga rer waqoyi ah oo ku leh xasan hesihisa badana ninka sameyay w maxamed cali kaariye abihi jacaylka

  • @علىسمير-ق8ك3و
    @علىسمير-ق8ك3و 5 лет назад +6

    Boqorka.codka.aalahaunaxaristo.maxamasd.saleban.tubec..alahaunaxaristo.boqorkacodka.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 года назад +3

    Tubeec, cumar dhuulle, cumar Shooli,Baacalwaan, iyo Samatar & Cigaal.. kulli waa bar-bar dhac=Waa Isku mid ♥ ..waa wada khatar...all waaberi Legends...scww

  • @Arafodore
    @Arafodore 5 лет назад +5

    Hassan Adan is a legend no one can stop him and that is a fact!!!

  • @yusufali3737
    @yusufali3737 5 лет назад +7

    Xasan Adan Samatar Waa Halyeey Somali 100 sano soosocdana Tariikhdiisu iyo Musicgiisu soconaaya ama jeclooy ama ha jeclaan Xasan mid lamida ina soo mari maayo markale anigoo Nin isaaq ah hadraawi adeer u yahay Kan waxaan soo geliyey waa irsaaqad xumo Raadis xasarad iyo Fidno Hadraawi wuxuu dhegaystoo ama hees u dhiibo ana lashaqeeyo xasan kuwa uugu jecelyahay ka mid ahaa Heestana Hadraawi waxba kuma leh ilaahay javyaab oo jooji beenta iyo fidnada thank you all ✌️

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 5 лет назад +1

    Waryaa adigu qaad raadso xasan waad garanaysaa reerka uu kadhashay iyo soomaalinimadiisa adiguse iyo kuwakale awlba soomaali mahayn soco

  • @zakariadayib1770
    @zakariadayib1770 4 года назад +4

    Intaa aan kuu saxee
    Kuwa loogu magac daray muuqa aan lakala garani maaha axmed gacaytiyo axmed mooge
    Waa
    Maxamed mooge liibaan
    Maxamed saleban tubeec
    Maxamed axmed kuluc
    Maxamed nuur giriig
    Maxamed warsame qaasaali
    Cida loogu magac darayna waa nagiga muxumad scw

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades 3 года назад +3

    Dee Boqorka codka waxaa lagu noqdaa cod qurux fanaaniintana tubeec ayaa ugu cod qurxoonaa.

  • @cabdallecawilyoohiye5182
    @cabdallecawilyoohiye5182 5 лет назад +8

    Fanka reer hargaysa ayaa iskalahaa aadbaan uqoslay😂😂😂

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 5 лет назад +3

    Xasan adan hadii iman waayay Somaliland noqan maayo boqor ka codka

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 года назад +1

    SXB waxaan intaas kuugu daraa waaberi legends Waxa ay ahaayeen RAG Aan kala,dhicin,Sida Saalax Qaasim,Axmed Naaji,Oo Soomaliga Caadiga ku heesa Banaadirigana aan loogu dhowaan,Labdii Ilma Mooge,alla Yaa-Raxma iyo Cabdi-khadar Xassan & Cabdi tahliil Warsame,oo dhammaantood Khatar Ahaa,wixii Raggaan ka soo haray waa la trartansiin karaa lkn intaan aan kuu Sheegay kulli waxay ahaayeen Rag aan loo dhowaan..Ogoow...Scww.

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +13

    Ilahayoow cirmriga kuudhere xasan adan samatar waxba farxad igu filan manta somaaloo kala dhantalan haduu gees igabaxay oo uusan wabiil noqon kuna ekaday inuu umada udhaxeeyo somali odhana kuwada faanikaryo

    • @hawakhadar6637
      @hawakhadar6637 5 лет назад

      Yaa Raba qabyaaladaystaha uf

    • @abdirashiidsheikh6892
      @abdirashiidsheikh6892 5 лет назад

      Waa runtaa anaa kugu taagersan sxb

    • @nishapatel7466
      @nishapatel7466 5 лет назад

      xasan adan waa nin ka keliya aan qabiil raacin waa nin somali weyn oo dhan u siman tahay from Djibouti 🇩🇯

    • @abtidoon1404
      @abtidoon1404 4 года назад

      Nacas beenaale ah ayaad tahay

  • @munalucky1820
    @munalucky1820 5 лет назад +8

    Xasan adan samatar boqorka codka aniga dhankayga ❤

    • @cabdiraxmanyasin8115
      @cabdiraxmanyasin8115 3 года назад

      AAN KU SAXO BOQORKA CODKA SOMALIA WAA AUN MAXAMED SALRENAAN TUBEEC SIDAA ULA SOCO CIYAAL IBAA TAHAY TARIIKHDA LA SOCO

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 года назад

      @@cabdiraxmanyasin8115 adeer Samatar nin somaliya oo fan ku gaaro ma jiro fanaan ka magac wayne ma jiro

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 5 лет назад +5

    Maxamed saleebaan alaah yarxomo buu ahaa boqorka codka hada se inta nool waa isaga

    • @najmaosman7014
      @najmaosman7014 5 месяцев назад

      Waxa been u dhurayan ka yaabay walahi tubeec inusan xatta masrax laso istaagi karin

  • @kS-ly3pl
    @kS-ly3pl 5 лет назад +6

    Kuwa logu magacdarey Nabi maxamed SCW sadexda
    maxamed a kuluc
    Maxamed mooge
    Maxamed saleban
    Miyaney ahayn hno
    Allahu yaclam
    Inkasto Axmed Gaceyte iyo Axmed Moogama ay ad u cod macanayen
    Alle ya raxma kuligodaba wey motanyine mante.

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali9320 3 года назад +3

    Xasanaw ilaahay ha kaa cafiyo dunuubtooda waar Amiin dheh

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +11

    Omanta cidna nagu qabsanayn xasan adan qolo isxijinaysa jirin iyo rer nagu haysta tona usan jirin ee uyahay nin udhaxeya umada somaliyed

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 5 лет назад +2

    Adiga shegaya inuu yahay fananaku ugu heeso badan uguna cod macaan hadana adiga diidaya kkkkkk kuwa aad shegeysid xasan magadhan waligay maba dhageysan viva xasan dhakhtar

  • @mohameddahir3701
    @mohameddahir3701 Год назад

    Sixid: Allah ha u naxariistee Abwaan Kaariye Cajalad ayuu ka dhagaystay Shankaroon Axmed Codkeda kadibna aad buu uga helay, wuxuu codsaday in la siiyo cajalka, asagoo sidii u haysta cajalkii iyo Magacii shankaroon welise aan arag shankaroon; ayaa Guri ay ku Qayilayeen Abwaanin iyo fanaaniin uu ka mid yahay Kaariye, dadka meherada ka shaqaynayey waxaa ku jirtay Gabadh la dhaho Shankaroon.
    Qoladii meherada ayaa tiri: "Naa shankarooney raga Qolka ku jira shaah iyo Biyo ugee". Abwaan Kaariye Qacdiiba markuu maqlay Magaca Shankaroon ayuu soo booday oo soo xasuustay Gabadhii uu codkeeda jeclaystay muuqeedana u hiloobay, "Fartii bugta ayadaa is og" waa meesha soomalidu ka dhahdee. Gabadhaas ay magaca isaga eg yihiin Shankaroon iyo jcylka uu Abwaanku u qaaday Shankaroon Axmed, sidaas ayay ku soo baxday heesta "Mahayoo mana sugaayee" Qisaduna saasay ahayd ee maahayn Sahro Axmed iyo Shankaroon Axmed.

  • @MSQARANIMO
    @MSQARANIMO 5 лет назад +2

    abwaanka ugu heesaha badani waa abwaan aun sangub, xaga wadanigana waa aun abwaan cabdi bashiir indhabuur

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 3 года назад

      MS QARANIMO.
      Waar nacas baa tee axmed saleebaan budde ayaa ugu heeso riwaatadana badan xasan duuflena waa laga heeso badan yahay xaax baad tee!

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +11

    Fanan kacod macan majiro cidna umadidi karto

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 года назад +1

    Abwaanaddii u samayn jirey reer waqooyi bay ahaayeen iyagaa soo saaray

  • @iftinqaasin3016
    @iftinqaasin3016 5 лет назад +1

    War wad iska hadashay xasan aadan samatar boqortinimo waqoyi ogama baahna sacyahow taariiqda dib uraac xasan wa boqorta codka cidlo la iskama amanee xasan aadan inuu fanaanka fananiinta somaliyed hogamiya yahay cid daah kasaran yahay maleh ku darsoo xasan wa nin hawiyaa waqoyina dhalasho uma hoos fadhiyo laxyahay

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 5 лет назад +1

    Maxamed saleebaan habalayiraahdo laakiin xasan dhiiranaantiisa iyo geesinimadiisa iyo firfircoonidiisa iyo codkiisa bal yaagaara reer waqooyi isgawraca

    • @jimcaaleabdirashiid7790
      @jimcaaleabdirashiid7790 5 лет назад

      Sedexda maxamed bu mr cuuri ka qayliyey ,maxan isla qawrici dhinaca fanka waligana anaga idiin ka hoorena ,waligin ba balbalarka oo midhin baad ahayden mesha wax kuma haysaan.

    • @kadrakarie2411
      @kadrakarie2411 5 лет назад

      Xasan nooloow geesi geesi dhalay in uu geesiyahay fanaan cadaaday indhihiisa eega muxuu kabaryi dad caqligoodii dhamaa laysugu geeyey warfaafinta xin iyo xaasidnimana waataas meesha qalalan ku ooday

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 3 года назад +1

    Adeer waxaadan aqoon u lahayn ha ka hadlin Xasan adan waa Legend aan agtiisa la imaan karin illaa iyo hadda, Heesta aad sheegayso oo ah KUWA LOOGU MAGAC DARAY sheekadeeda aan kaa daba geeyo Jaahil baad tahaye naga faa'ii deyso fankana been ha ka sheegin Heesta KUWA LOOGU MAGAC DARAY waxaa allifay AUN tee MAXAMED CALI KAARIYE , waxaa Xaas u ahayd oo marwadiisa ahayd SHANKAROON AHMED YUUSUF SAGAL , iyadana waxay isku muuqaal ama la isku shabihi jiray SAYNAB CIGE , marka isagoo safar ka yimid buu wuxuu u maleeyey iaydoo sii jeedda SHANKAROON , ,mise maba aha qofka uu soo jeediyey waana SAYNAB CIGE , marka waxay la noqotay qaadan waa , meeshana waxa fadhiyey fannaaniin badan oo uu ka mid yahay Al Mullaxan A/kariim Qaareey JIIR isaga ayaana lacxanka saaray heesta qisaduna sidaas ayey ahayd ee beenta ka dhaaf dadka JAAHIL fowqul JAAHIL hadalkaagana waxaa ka buuxda cunsuriyad ee xishood xasan adan waa fannaan la hollin waayey dadka aad sheegayso oo aad leedahay boqorka fanka ayeey u diideen iyaga oo dhan codkiisa ma gaaraan markuu fanka soo galayna caay iyo aflagaaddo ayeey kala daaleen laakiin cudkiisa ayaa heerkaas gaarsiiyey oyagaana heesaha u dhiiban jiray oo u soo kala ordi jiray ee waxaan ku leeyahay Taariikhda fanka uu leeyahay indhaha ha ka ridin Cunsuri fowqul cunsuri

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 года назад

      Laxanka waa xasan gareyt, qisada heestuna waa shankaroon, iyo luul jeylaani oo heeso kasoo qaaday sucuudiga oo loo keenay kaariye.

  • @najmahaji6636
    @najmahaji6636 5 лет назад +10

    Beenaale dadka ha isku dirin sheydaan baad tahay

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 лет назад +2

    Ninkani muxuu ka hadlayaa, wuxuu samaystay cinwaan been ah oo igu sawir ah iyo halagu barto; Adeer Boqorka Codka Somaliyeed hore ayaa loo qaatay, waana la wada yaqaan, Mohamed Saleebaan Tubeec, waase hubaal in Hassan yahay 5 ta nin ee ugu horreeya ALlaha ha xafido, noolow Hassan

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri 5 лет назад +1

    Waxad diyaarisey taariikh iyo barnaamij runtaba ka raad-gatey, marka maxamed saleebaan AHUN loo qirey inuu yahay boqorka codka somaliyeed qabiilkuu dooniba ha ahaadee xasan aadan fankaba masoo gelin, plse marka hore taariikhda fanka somaliyeed soo baro, midda labaad wararka caaddifiga ah ee aad la wareegeyso iska daa, waa run in AHUN maxamed A kuluc uu ahaa fannaan weyn oo cod macaan, sidoo kale Axmed M liibaan isaguna ahaa fannaan aad u cod macaan laakiin labaduba ma'aaney sigeynin xittaa in la barbar dhigo Al fannaan Xasan A Samatar ( Hoodada fanka iyo hannaanka masraxa ), Shalaad barataye adeer waa la shubi jirey.

  • @mu7349
    @mu7349 5 лет назад +4

    Beeenaaaale xagjir ah ayaad tahay boqorka codka wuxuu ahaaa nin soomaaliyeed oo wadani ah mana aaminsaneyn waxaad adigu aaminsan tahay ee qabyaalada ah adiga hadlayana wuu kaa nasabsanaaa allaha u naxariisto boqorkii codka soomaaliyeed

  • @khadijafarah3644
    @khadijafarah3644 5 лет назад +5

    Ilma mooge kaliya weeyaan ee raga kale kuma jiraan, balse nin la siray oo da'yar buu ahaa, oo laga maseersanaa teeda kale maxamad sulayban cidna lama tartamin waligiis buu ahaa boqorka codka inuu gabooye yahayna ii koow somaleen oo laga waday somaliland baan u aqaanay qaiilkiisa haduu gabooye ahaa madax sare buuba ahaa cali samatar inadeerkii ahba

    • @Man-utd-somalia
      @Man-utd-somalia 4 года назад

      Heesta kuwa logu magac daray waxa waxa alifay AUN maxamed cali kaariye laxanka waxa saaray xasan great marka beenta fanka ka daaye heeskana waxa loo qaday shankaroon iyo aamina abdilaahi
      Marki ay shankaroon u laabaty hargeysa ayuu maqlay codka aamina abdilaahi abwanka markaas ayuu alifay heeska
      Kuwa logu magac darayee
      Muuqa aan la kala garan
      Caku muhashoodiyo
      Heesaha macaan iyo musiga codkayg dilay
      Plzz fanka qabyaalada ka daaye

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 года назад

      @@Man-utd-somalia ilma mooge weeye

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 года назад

      @@caashaqalbi882 ninka heesta alifay, waxayba is xegaan xasan aaden oo waa nin shiiqaal ah, reer waqooyina maahan ee iyagaa jecel inay sidaa ka dhigaan.

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +3

    Teeda kale xasan adan waanin kuqanacsan dadkodhana udhaxeeya waxay arkeen xasanoo qofkastoo sohadal qada cidna kaxigsaneeyn dadka

  • @maxamedsuufi7408
    @maxamedsuufi7408 5 лет назад +6

    xasan aadan samatar fanan culus

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 5 лет назад +1

    Xasan waxa layidhi markuu soo baxay codkiisa reer hargaysa way ka masayreen oo allaha u naxariistee ilma mooge ayey rabeen heestana sidaa ayey ugu dhiibeen heestuna labada ilma mmge ayey ka hadlaysaa adna dadka haysku dirin nac nacda jooji m saleebaana allah u naxariistee allaa codka siiyey hargaysi axsaan umay samayn umada soomaaliyeed ayaana u doortay boqorka codka

    • @mohamednasri7759
      @mohamednasri7759 5 лет назад

      Sadexda maxamed
      Xasan wll muu gaadhayn
      Isagaana heeso badan ku amaanayba
      Gacantii 2 buu aha xanasan

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 5 лет назад

      sahra abdi quruxay hanoqon waxwalba runmoda dadka ugu liita wamaxay sheekadan hada sobaxadaye hore u jirinin waxan filaya dadkan kahadalay inanay jirinba surta gal ah Samatarna waxan huba marku Hargaysa joogay inu madaxa usarna reer waqooyi oo dhan

    • @sahraabdi1589
      @sahraabdi1589 5 лет назад

      @@rahmaali2050 sis waan ku salamay waa run samatar iyo fanaan walba waa la kecel yahay laakiin daakir isku dir iyo isku khuukhin umada ayaa shaqo ka dhigtay adna waad mahad santahay sis

  • @mowliidstudio6063
    @mowliidstudio6063 2 года назад +1

    Beenbaa sheektaay wll fanaintaa hore labo qoof aya uugu cad iyo heeso fcnhay ala yaa raxmaa maxamed saleebaan tubeec iyo cumar dhuule cali labadaas fanan aua somaliyaa fankoodaa oo dhaan wax ku ahyeen caar yaa ii dhaaho waa been somaliyeey

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 года назад +1

    Axmed mooge liibaan ayaa ugu cod macaan fannaaniinta soomaalida

  • @shuriyemohamud788
    @shuriyemohamud788 5 лет назад +2

    Xasan soomali oo dhan ayaa is ku raacday. Lakiin abwaan cuqdad qabo maxuu shegaa??

  • @omaribrahin5210
    @omaribrahin5210 Год назад

    Asc sxb si aan sax ahayn baa noogu tarjuntay dib ugu noqo thanks

  • @daariqdaariq8020
    @daariqdaariq8020 2 года назад +1

    wr imanka alle ka qaadye ninkasi wa boqorka codka waalo hda rapto

  • @anr4578
    @anr4578 5 лет назад +1

    Kkkkkkk Allh beerka sxb sheekadii khadro iyo hodan miyaa kaa dhamaaty teedakle isaaq murti way hayaan mashaa Allh waxna way uqarin karaan lkn hassan aadan hoos cidna oma dhigikarto isaaqna cuqdad nagama dhaxayso hda hg nahy hdna inta fanaan soobaxdo ayuu role model u yahy hasan wxna kma badalikartid

  • @berlulanur5609
    @berlulanur5609 5 лет назад

    Alla kani muxuu xanuunsanyay xassan aadan iyo dhamaan abwaanadeenii hore waanu jecelnahay adiguse ee daadihinaya programme ku sheegan xanuunsan yaaba kaa hoos qaadaya

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 лет назад +1

    Qof walba dooq buu leyahay sow ma jiran dad yirah ninkan baan ugu neceba hay inta heesta aniga Mala jecel lakiin waxan dhegay San jiray nuxurada hesaha fananiinta dada ah af soomali ga ayey. Saxi jireen xasan fananiinta wuxu dheraa hesaha altajubaniga

  • @kingjaarevi2032
    @kingjaarevi2032 5 лет назад +1

    79 heesood oo xsn adan ado waxa sameyaya Ahmed saleeban (bide) hesahan aad shegayso inay wda yihiin hadal reer somliland maha lama siyeeen waxs oo hesa hadaynan u ahayn midka nugu dhex jurta

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 года назад

      Hal hees oo axmed saleebaan bide uu leeyahay xasan aaden maqaado.

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +4

    Galmudug bay kasoojeedan asaga iyo c/qaadir juba intay tageena ooqabiilkodi dhex fariisten dhalin yaradoodii umaysan qorin umana akhrin qabiil ilahay bakakorshay

  • @suxufikoke5379
    @suxufikoke5379 5 лет назад +4

    Copy right waxa iska leh guri barwaaqo

  • @saidmohamed4735
    @saidmohamed4735 3 года назад

    Darood isaaq iyo Hawiye dhex ordaya Tahaye Adeerka Cigaal muxu Boqorka codka u noqon wayay?

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 лет назад +3

    Daakir sxb Program kani iga dagiwa sxb???

  • @abdiwahabashkir3369
    @abdiwahabashkir3369 4 года назад +1

    Nacaladdi Ku Dhashay Wase Heestaaan Wxaa Sameeyay Maxamed Cali Kaariye Oo Shiikhaal Hawiye, Saas Maa Ku Qaraabataan Micnaha,
    Waxayna Ka Turjumaysaa Jacayl Asaga Haayay

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 5 лет назад +1

    Xasan adan samatar waa boqorka codka hadiideen qabyaaliiste laakiin waa boqorka codka laguma haysto

  • @samsalat9155
    @samsalat9155 5 лет назад +6

    Waxad doontaan sheega koley fanan kahooreeya majiro

  • @ifrahduale8626
    @ifrahduale8626 5 лет назад +2

    Ben baad shegeysah waxa ugu cod macan boqorka maxamed saliban tubec

  • @yusufali3737
    @yusufali3737 5 лет назад +4

    Shilin raadiya Fitno abuure weligaa aflaxi maysay ..codkaagu waa bakhti

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 2 года назад

    Xasan maahayn boqorka codka maxamed suleemaan tubayc alla ha unaxariisto ayuu ahaa

  • @haddimaxamad3061
    @haddimaxamad3061 5 лет назад +1

    4 fanan oo agtisa ka ah ciyalka xafada ayadka shekaynaysa hestasina sidad u dhigayso maha ee xisho sheko xume qabileyste waliba ay dusha uga soo baxday daahir yaashamis

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 5 лет назад +3

    Hassan.Aden samatar waa fanaan cod Agshin isku darsaday erayo cajiibana heesihiisu Allahayeen kuwaloogu magadaray NIN HALSEEGIN HOOYO MADHALIN BALE MAGAADHAYAAN HASSAN.GABIGOODUBA

  • @kaahiyeraage6029
    @kaahiyeraage6029 2 года назад

    Erayada waxaa sameeyey Maxamed Cali Kaariye.
    Heeska uu sheegayo, waxaa Sheekeynayo abwaankii laxanka u sameeyey: Abwaan Xasan Sabriye Afrax Gareyd. Ninkani waa u cadaw runta.

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +4

    Anigu mahai rer koon fur lakin waxa naga dhaxeya waxbadan cuqdad xasidnimo qabyalad walahy cid idin kugaadhaa malaha benbad dadka usheegtan walal yaa idinka qabyalad badan ooidinka xaasidsan oo idinka cuqdadbadan

    • @aragsanmahadalle7466
      @aragsanmahadalle7466 5 лет назад

      Uqdad manaqaan ciyaal xamaraa
      Qabiil ma naqaan ciyaal xamaraa nhy
      Waxii xmar neceb cagta jidka saar waryaah

  • @hasanguregure8061
    @hasanguregure8061 5 лет назад +2

    *heesta kuwa looogu magac dray waxaa loo qaaday 2 gabdhood oo fanaaniin ah waana la yaqaan ,waxaana sameeyay kaariye malaha waad ka dhac santahay*

  • @shiremussa7450
    @shiremussa7450 3 года назад

    Tag waryahe hesta shamsa cumar bu u qaday samatar dhagaha an ka male markan ilawaba wax iso mirkiciyaba maqli wayi maye ma dumarba lo qaday mse rag? so wareyso cidi laheyd miraha iyo laxankaba

  • @mohamedahmedmouse572
    @mohamedahmedmouse572 5 лет назад +5

    😅😅😅😅reer waqooyi laguma gaadho murti 😅😅way hoos dhigeen
    Xassan Aadan samatar
    Shaw waa halkuu colaada inooga qaaday

  • @isaxaqcare1542
    @isaxaqcare1542 5 лет назад +2

    Xasan adaan oo qadaya heesaha lo yaqano subciis raxeye aroor majiro waana taa kuwa lagu dhafay

  • @WizAbdi
    @WizAbdi 5 лет назад +2

    Hore soco sxb

  • @hodmagumsresins6230
    @hodmagumsresins6230 5 лет назад +3

    lkn axmed cali cigaal masoo dhigine mid kale heestii cabdiqaadir juba lahoos dhigay maad soo qaadin ee qar hadaad maraysaan intaan qodaxdu idin mudin qunyar dhigo talaabada

  • @axmedmaxamed8254
    @axmedmaxamed8254 2 года назад

    Saaxiib tanbaakaahaloowday waayo tubeec cidna lama loolijirin weliba macalina muulaheeyn waana cawa.uulahaa

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +3

    Ilahayoow yaarbi walalheena waqoyi cuqdada kasaar ilamaa fananiin toodi waabiriahaa ku habsatay

    • @cabdallecawilyoohiye5182
      @cabdallecawilyoohiye5182 5 лет назад +2

      Wl heesahan xasan aadan qaadayo dhamaan reer woqooyi ayaa usameeyey heesaha markaa reer woqooyi faaiido idinkuma hayo idinka aan dhibaato iyo xaasidnimo ahayn

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +3

    Sas kamawado wakhtigaasna kahadli mayo maxamad saleebana wuxuu ahaa sidiiso kale nin dadka udhaxeeya

  • @ibraahiimyare3202
    @ibraahiimyare3202 4 года назад +1

    Aaway maxamed suleebaan tubeec soo fiirso

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 5 лет назад +2

    Asc waridaad halkedi baad dhigteen hore u soocda masha allaah

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 5 лет назад +3

    Iidoorku in uu weligii cunsuri ahaa adaaba qiray soomaalina way ogyahay xasan oo yar markuu soo baxay bay ka xumaadeen markaasay iyaga oo buun buuninaya allaha u naxariistee ilma mooge oo leh axmed iyo maxamed mooge kaa cod wacan heestaa ku xadeen waana cunsuri nimo weligiin odin ku gabowday adna hada ha soo fagin khalad hore ee umada ka fadhiiso shaqo kale oo isku dir ahayn please raadso

    • @mahamudomar3225
      @mahamudomar3225 5 лет назад +1

      waa run waa ugu heeso badan yahay, waana maay iyo maxaatiri, laakiin cod ahaan waa laga codmacaan yahay

    • @mohamednasri7759
      @mohamednasri7759 5 лет назад +1

      Miyaan balad wayn lagu xaal marin xasan aadan oo hadraawi oo isaaqi siin
      Ma qadaaad wayn baaa siisay
      Fankiisaba isaaaqbaa soo saaray xishood

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 5 лет назад +2

    Heesta sida hogosha roobka waxaa macaaneed waagii uu codka macaana inaydun so daysaan ee mar danbe oo uu dib u qaaday heesta ayeydun nooso dayseen

  • @faraxmahamed5772
    @faraxmahamed5772 5 лет назад +4

    Hhhhhhh walahi balaya lagu dhigay abwankasan ka yabay halkuu ka doonay ereyada kuwalogu magac daray 🤣🤣🤣🤣🤣salamad ku lafad 🤣🤣🤣😅😅masugayo waxba ku dhacay xasan wlhi

  • @arlaadaarlaada8992
    @arlaadaarlaada8992 5 лет назад

    boqorka codka waa maxamed saleban tubec alle how naxariistee fanaan ka cod wanaagsan majirin ilma mooge iyo axmed cali cigal kabacdi waa kuluc iwm ader boqorka codka maaha mid aad adiga hayso rag baa waa hore shaqeystay intii badneyd fananiintii waaweynaa wey dhinteen waxaa ka haray cigaal xasankan aad sheegeyso waxaa kasitay qalinle giriig qasaali maxamed yuusuf cabdiqadar xasan laari cumar dhuule illahay hauwada naxariisto

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 года назад

      Xanun baa ku haayo inta aad sheegtay xasan waa uu ka yaraaa lkn sidaas ay tahay waa uu ka hor maray mareerka daaya ma jiro fanan somali oo xasan aadan ka magac wayn tariiqda kana heeso mcn

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 4 года назад

    Sida hogosha roobka waxaa iska lahaa Abwaan Maxamed Cumar Jire

  • @apdiqanihmedmoh5829
    @apdiqanihmedmoh5829 5 лет назад +2

    Zxp qali wuu nagu socdaah barnaamijku noo was plZ ❤️👈

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +3

    Manta hadanba kufaani karo xasan adan nin iyo naagtona igu qabsanayn idhahayn anaguu nagadhashay intasaba

    • @kahakawusar5802
      @kahakawusar5802 4 года назад

      Nashaad axmad nashad hhhhhhhhhh halqof hhh

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +4

    Tubeecna ilahay hawnaxariiste wuahaa nin somali idhaxeeya

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 5 лет назад +1

    Kuwa loogu magac daray
    Waa kuwa nabiga loogu magac daray oo ah maxamed kuluc maxamed saleban tubeec
    Maxamed mooge

  • @ifrahduale8626
    @ifrahduale8626 5 лет назад +2

    Codkisa aya udiday

  • @mohamedmohamed-jk6ul
    @mohamedmohamed-jk6ul 5 лет назад +1

    War b een baad shegeysa. Ilaha k abaq. Heesta Mir aheda waxa sa.megey. a bwaan. Mohamed Ali kaariye she kadu waa k aa qaldan tahat

  • @mussewais3275
    @mussewais3275 2 года назад +1

    Heestan Waxa Sameeyey mahamed kariye Gadh u jecelaa iyuu u Sameeye
    Been iyaad Sheegtay

  • @abdinaasirdaahirdahir3477
    @abdinaasirdaahirdahir3477 3 года назад

    Kkkkk waad la waydey heesta erayadeeda maxmed cali kariye ayuu ahaa hestana jacayl bey ahayd shakoroon axmed Sagal ayey heestu ku socotey bro

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 5 лет назад +1

    Wow🌿🌺💕

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +5

    Sidoo kale waxan la ilaawikarin juba oan rer dhabarka saaran somlai udhaxeya

  • @drshoonbe2632
    @drshoonbe2632 3 года назад

    WAA BEEN SHANKAROON IYO MARYAN MURSAL AYUU SAMEEYAY MAXAMED CALI KAARIYE WAXAAN SUGAAYAY SHANKAROON WAY DII XASAN GARTAY O LAXANKA SAARAYAY

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 5 лет назад +2

    WARIYE BEECA JOOJI ILMO MOOGE KALIYE AYEEY AHAAYEEN HESTA SI FIICAN U DHAGEYSO KUWA KALE MA SUUBIS BAA ????

    • @nishapatel7466
      @nishapatel7466 5 лет назад

      Leyla Hilowle beenta jooji heesta shankaroon baa loo qaaday

  • @naciimamaxamud9884
    @naciimamaxamud9884 5 лет назад +7

    Bagah ayaa loogu diiday

    • @abdirisaqali7002
      @abdirisaqali7002 5 лет назад

      Why Bagah u leedahay.war anaga bariis ka dheragnay!Ma Xasan aadan oo aan ogsonahay heesihisa aadka u macaan.Miyaad waalantahay xaad Libinta ugu diide.Mise tii qabyalada aheyda dhadhanka qaaday.

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 года назад

      Oo maxaa loo diidi karaa xasan fanaan somali. Ka wayn ma jiro ama ooya ama iska daaya

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +3

    Waxad radinaysaan sida loogabartay dadka qaar kahelimaysaan dadkan

  • @raveenamoshe4948
    @raveenamoshe4948 5 лет назад +5

    Hhhh maxamed saleeban tubeec ya cod iyo hees ku gaadhayay

  • @maxamedraborabo9940
    @maxamedraborabo9940 5 лет назад +4

    Anuu idiidi maayo xasan adaan lkn boqorka codkuu waxa u ahaa maxamed saleebaan tubeec

  • @miski3389
    @miski3389 3 года назад

    Ilmo Mooge,Tubeec iyo Samatar ba innagay wax noo ahaayeen maamuusna u haayno oo noo boqranyihiin. Kala tag ummadda suntaan aad sumcadaadi ku iibsatay. Soomaaliyeey waxaanoo kale yur aan iska dhahno annagey naga go'daahe.

  • @nashaadaxmadnashad6852
    @nashaadaxmadnashad6852 5 лет назад +2

    Ragana hesana waxd kuhaysatan sebay darood ulasocdan shackoduna idin jecelyihiin idinkaba kuwina wajecel nahay lakin ciqdadaa idinhaysa kawayn

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 лет назад +4

    Waar ileen meesha wax kuma hayside intana ma guri barwaaqo ayaad kasoo xigatay 😁😁😁😁😁😁

  • @abdihamidabukar6894
    @abdihamidabukar6894 2 года назад

    Beenaale aan taariikhda iyo fanka Somalida Waxba ka ogeyn baa tahay. MS Tubeec wuxuu ahaa boqorka codka ka hor inta uu xassan Aadan Fanka kusoo biirin. Samatar waa fanaan qaali ah.

  • @DalxiiskaSanag
    @DalxiiskaSanag Год назад

    Anigu boqorka waxanu aqaaney Maxamed saleeban tubeec

  • @nabiilfitah3211
    @nabiilfitah3211 5 лет назад +3

    Ninyahow beenaalad tahay waxaadan garaneynin dadka hala hor imaan heesta qofka sameeye iska sax mida qof cuqdadeysan baad tahay ee ilaah ha ku caafiyo

    • @nishapatel7466
      @nishapatel7466 5 лет назад

      Sidii naaagihii buu u hadlaa mid Kan wariyaha iska dhigaayo hees baa loo qariyay Xasan heesaha wuxu ku amaani jiray reer moogayaasha 😀 akhas caleek ma naaga maxa laga amaana

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 лет назад +3

    Sheekadadu waay gundheertay manfhmikarno madamo xanti marka jirtay goobjog ka ahayn✅😂😂😂😂😂

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 Год назад

    Mida kale xassan Aadan dhamaan isaaq fanaaniintooda oo laysku daray walaahi isaga ayaa ka miisaan wayn umana baahna magacaa mar hadii layidhi Boqorka Masraxa, Cod iyo Masrax labada wuu isku helay Allah ayaana siiyay, inuu kabaxo Fanka ayaana anu kula Talin lahaa right now, why the last point, ayuu soo taabtay , waa xiligii uu cibaadaysan lahaa.

  • @cabdinaasirsaciid6234
    @cabdinaasirsaciid6234 2 года назад

    Siilka hoyadaa iyo bucur bacayr kudhalay wasee xasan aadan wuukufsaday kuwaa sheegayso heesta waa leh aun maxamed cali kaariye

  • @isaxaqcare1542
    @isaxaqcare1542 5 лет назад +1

    Hesta aad so qadatay ee mahayo mana sugayo waxa laha maxamed cali kariye xasan muu qadii jirin hesaha lo yaqano raxeeye subciis aroor Tasana lagu rebay