🤔ardadka waxku yar inta wax fahanto,waxa ku badan madax adega ,ninkan maracade show waxa o ka hadlay maybe iyo sadalin laga yawo iney dhici karto ,max qaldanig dado waxbarta markad ladodesin qofka isdajiya adun orad laguma garo 😡 wanku salamay captain maracade show bro keep going the way you are always man your the best 👌 👍 thanks 👊 maracade show
@@thisworldisend6143 kkkkkk war ruush waxuu hayo haduu china ku fasaxo waxa china kunool toban Marka loo qaybiyo halmeel kadhimanaysa inta hartay ruush kusoo duday maxaad umalaynaysaa ruush dhan waxaa kabadan inta kunool ismaamulka Shanghai
butin waa nin walan .sidee buu china ku wareeri karnah. china kama yareysatoh awood ahaan ruushka . hadii butin uu weraro china wuxuu wayi doonah garab muhiim ah. kuma dhaco taas sababtoo ah. china waa wadan dhisan
Dabcaaan haa lkn see manta ma ahan wa 50 sano ama 100 sano maxa yeelay manta waxay ku mashquulsan yihiin sidii Mareykanka ay oga saaran hogaaminta aduunka u isbidayo
ruush iyo china isla jiran marekan uma bar bar dhigi karan siyasad bu u kala dila marekan siyasad ayu wax ku kala dila china sideda ba siyasad mataqano
1. Waa tan eey reer galbeedku rabeen, balse Ruushka iyo Shiinaha waxey kala saxiixdeen heshiish military tan ka hor tagayo. 2. alexander Dugen iyo Putin ma aha saaxiib dhow sidey u ahaan jireen. asaa wareysi ku sheegay arrinkaani wiliba telefoonka ayuu Putin ninkani ka dansaday.
maracade doqonsana nin Qabsan waayey yukrain oo ruushiyaan ah miyaa china dhul ka qabsan kara mar mar waa riyoota dadka buug la akhriyey News ha nooga dhigin
WLL HADAAD HELEYSID QOF KAA CAWINA LUQADA TALYANIGA DHAGEEYO (CONTRO TV RUclips) ASAGAAD KA HELEYSAY WAX AADAN ABIDKA MAQAL OO SI AH. RUDHKA DAGAAL KALE HADDA MA QAADI KARO HADUU KHATAR KU JIRAA; NINKA LA TALINAYA WAA NIN QAR KA TUURAYA AMERICANKA IYO REER YURUB U SHAQEYNAYA.
Tan in ay ku dhaceyso nabad iyo nolol wey muuqatay ,. Maxaa yeelay shan Sano wey isku diiyarin kartay halka ay mudadaas waday in ay cayrsato Mubarak iyo shacbka
Ma qabo ruushka inuu hadda iisku furo shaqaaqad ku Sabian shinaha Maxa yellow gushisa oo ukrainna wey adkaneysa Tan kale yurub oo hadda rabta in ay mareykanka ka furtann oo ruushka aadaan aya noqon dona in Shanahana qaar aadan halaka qar hadda turkiga ay soo dhaweysannayan
Maracadde meeshaas ka wad hawlaha aad dadka hayso mahadsanid
maracade show hore usoco shpo
Aniga ugu horeyo manta
Your the one of best
Keop going sxp
Mahadsanid.
marcade war fcn markasta
Waa ujeedadii reer galbeedka ruushka furin reer galbeedbaakufuran shiinaha iyo ruushkaa layskudirayaa
Asc saxib maracdde
I'm 1
Maracade waa ku wataa kaabo horey usoco
Ruushka iyo shiinaha haddii ay is dilaan waa ka guuleysteen reer galbeedka ruushka
Keep going libaax❤❤❤
Ramadaan kariim dhammaan
Mhdsnid m.ciise.mracade warkaa hajiro.
arimaha sirdoonka soo daaya mahdsand
Hambalyo wlal halkaa ka wad hawsha
Ruush wey u dhamaatay anaa kuleh tas
M.weyne wngsan Ayan rajeyn
Good man horey usoco professor
🤔ardadka waxku yar inta wax fahanto,waxa ku badan madax adega ,ninkan maracade show waxa o ka hadlay maybe iyo sadalin laga yawo iney dhici karto ,max qaldanig dado waxbarta markad ladodesin qofka isdajiya adun orad laguma garo 😡 wanku salamay captain maracade show bro keep going the way you are always man your the best 👌 👍 thanks 👊 maracade show
keep going 💪 Margaret show
Saxip wararka Pakistan 🇵🇰 maxa u ilowdeyna
Mara cadde jooga oo Jira
Horuu Soco zxb
Marcade keep going big brother
Mahad. Danid. Wllll
Shiinuhu waa cadowgii shalay eer Ruushka lkn Waa sxbk ruudhka ee maanta
Maracade
Mnsha allah tabiye wngsn
BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN.
Adeer wax runa sheeg waa bil ramadane
Warkagaga nadeeqey runtii aad iyo ayaan ula dhacney hadan nahay reer hrgsa
bro ka fiirso waxaa soo galineeso waxii fikirkaada ah ka dhaaf malada xun si aan looga faaiideesan fakarkas xun
Siyaasada aduunka aya male iyo imagination ku dhisan saadal, tusaale waala sii saadaliyey dagaaalaka imika e ruushka iyo ukrain
Adigaa mudan oo mar waliba inoo soo tabiya wararka xiisaha leh,
Asc zhp rabshadaha ethiopia 🇪🇹 kajira iyo masaajiida lagu gubey kasoo hadal
Ninkaa qoraagii fikirkiisa ayuu cabirayaa waxwalbana way dhicikaraan
Hagaag waawarey uma maleyo chinaha wakhti ki laka qaybinlaha
Warbixin maaha sxb saxa,, laakiin waa saadaal 100%5 uun dhici karta mustaqbalka fog
Waa borobagaanda ay reer galbeedku sameeyeen waxba muu qorin ninka ruushka shi
warkaasi macquul maahan ruush xilligaan inuu shiinaha waxyeeleeyo sababtoo ah ruush asagaa yaaban xilligaan waa buug khiyaali ah ama riyo uu ku riyooday qof aan seexan oo soo jeeda.
Labdii hoos ugeshiisa caad ayay u coloobaan marka DANI vs MADOBE doorashada madax weynaha markay bilaabato
Dhammaadkii Ruushka miyaa lasoo gaarey ? Waa yaabeen!!!!!!!!
Saxib taasu waa hindise aan muuqan wakhtiga dhaw eewaa 1200 sanadood kadib
Maracade sxb ninkaa falasof ka ah ee ruushka buugtiisa ma haysaa magacooda
Gaalka shaki baa dilay allow sharkooda naga leexi
Waa maxay colaada shakiga dhalisay
Kkkkkkkkkkkk
Aboowe aa kula tahay
Sideedaba saxibnimada dowladaha aduunku waa mid waqti leh oo aan joogto ahayn waayo sidaan ognahay waxaa dal walba hogaamiya dantiisa u gaarka ah
Ok
Waa munafaqada mareykanka oo doonaya inay daciifiyan ruushka si ay u hoos yimadan iyo inu ka iibiyo shidalka yurubta si ay gacantisa uga bixin
waa run lkn maanta waa isku dan taasi ayaaana muhim ah lkn mustaqbalka waa hubaaal in ay is arkayaaan labadaas dal ahna ruushka iyo chine
Madaxwayne butin wayciileen maraykanka iyo reer yurub e dhulka hasimo
China İran waaba xulafeeh sıdeed wax u wadaah hadhaw lama sheegi karo lkn hada waa saxiib
Islaantii
Faalisada
Ahayad
Ayaa waxay faalkeeda
Kudaratay
In ay sheegatay
RUUSHAKA IYO JAYANAHA
DAGAAL AY ISKU
TUURI
DOONAN
NUCLIYEERAKA
HAWADA ADUUNKANA
AY SUMOOBIDONTO
Kkkkk ruush China miyuu iska celin karyaa
Haa isagaba ka awoodbadan
china awooda uu leeyahay waa maxay😅😅😅😅
war awooda dowlad ee aduunka waa ruushka
@@thisworldisend6143 kkkkkk war ruush waxuu hayo haduu china ku fasaxo waxa china kunool toban Marka loo qaybiyo halmeel kadhimanaysa inta hartay ruush kusoo duday maxaad umalaynaysaa ruush dhan waxaa kabadan inta kunool ismaamulka Shanghai
@@xilkascade ᴡᴀʀ ɴɪᴏ ᴡᴀǫᴛɪɢᴀ ʟᴀɢᴜ ᴊɪʀᴏ sᴇᴇғᴏ ɪʏᴏ ᴡᴀʀᴀᴍᴏ ʟᴀɢᴜᴍᴀ ᴅᴀɢᴀᴀʟᴀᴍᴀʏᴏ ᴇᴇ ᴡᴀᴀ ᴏɢᴛᴀʜᴀʏ ᴡᴀxᴀ ʟᴀɢᴜ ᴛᴀɢᴀᴀʟᴀᴍᴀʏᴏ ᴍᴇsʜᴀᴀᴅᴀ ʟɢᴜɢᴜ ᴅᴜǫᴇʏɴᴀʏᴀᴀᴀ
butin waa nin walan .sidee buu china ku wareeri karnah. china kama yareysatoh awood ahaan ruushka . hadii butin uu weraro china wuxuu wayi doonah garab muhiim ah. kuma dhaco taas sababtoo ah. china waa wadan dhisan
Ciwaanka iska sax
Hada xaalada dagaal ee taagan in ciwaan laga dhigo Putin oo weeraray china, markiiba waxaa kugu soo dhacaya qofka meeshan qora waa waxmayaqan
Xogta Buugan odoroska ah waa mid shiilan mahadsanid.
Reer yurub iyo marykan waa munaafiqiin waa xaqiiq In ay waxwalba iayagu daba ka riixayaaan
✌️✌️✌️✌️
Dabal miyaa Buti
Gaala haisku godee daa
asc
Dabcaaan haa lkn see manta ma ahan wa 50 sano ama 100 sano maxa yeelay manta waxay ku mashquulsan yihiin sidii Mareykanka ay oga saaran hogaaminta aduunka u isbidayo
Alaksandar dude wa in saadaal mustaqbalka fog ah wuxuu sadaliyey wax in lagaari San la hubin
Ruushka mareykan meel ha iga saaro China looma darsanee 😂
ruush iyo china isla jiran marekan uma bar bar dhigi karan siyasad bu u kala dila marekan siyasad ayu wax ku kala dila china sideda ba siyasad mataqano
@@FatahkeyTube tawan h qabsadeen 😂
😊😅😅😅😅😮😮😮😢😢🎉❤❤❤❤❤❤❤😅😅 1:09 😢😢😢😢😢😮😮😮😮sayid cali boqorkha 😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤
Kung Fu hadu iskutaabto weyudamate.
M.sanid
1. Waa tan eey reer galbeedku rabeen, balse Ruushka iyo Shiinaha waxey kala saxiixdeen heshiish military tan ka hor tagayo.
2. alexander Dugen iyo Putin ma aha saaxiib dhow sidey u ahaan jireen. asaa wareysi ku sheegay arrinkaani wiliba telefoonka ayuu Putin ninkani ka dansaday.
mahadsaid maracade 63 deys ayuu socdaa maxaa hormar lataban karo ah ee uu kagadhey ilaahada maxamed ciise
This is Saber mashour somali version 😂😂😂
Pretty much somali translation of saber mashour video’s, I applaud ur efforts to deliver his views and messages to the somali population
maracade doqonsana nin Qabsan waayey yukrain oo ruushiyaan ah miyaa china dhul ka qabsan kara mar mar waa riyoota dadka buug la akhriyey News ha nooga dhigin
WLL HADAAD HELEYSID QOF KAA CAWINA LUQADA TALYANIGA DHAGEEYO (CONTRO TV RUclips) ASAGAAD KA HELEYSAY WAX AADAN ABIDKA MAQAL OO SI AH. RUDHKA DAGAAL KALE HADDA MA QAADI KARO HADUU KHATAR KU JIRAA; NINKA LA TALINAYA WAA NIN QAR KA TUURAYA AMERICANKA IYO REER YURUB U SHAQEYNAYA.
Ninkan been badana belo.
inta aan arkay shaqsi ah saxafi ama ka shaqeeya saxaafad kaas oo leh xirfad iyo aqoon heer sare ah kana run sheega inta bdn waxii macluumaad ah oo ku saabsan xaaladahii ugu dambeeyay dunida iyo dalkeenaba mahadsanid walaal
Copy ga jooji yaan lagaa xidhin chanelkee. Sabir mashhuur nin ciyaara maaha
Tan in ay ku dhaceyso nabad iyo nolol wey muuqatay ,.
Maxaa yeelay shan Sano wey isku diiyarin kartay halka ay mudadaas waday in ay cayrsato Mubarak iyo shacbka
adiga bro sadaal waali ah ayaa heesaa wax dhici karo mahan dalalkas inuu hami ka galo qabsasho iska dhaaf siibo afghanistan
Ruushka hadi uu isniino and xage dagaal waa uu ku jabaysaa waana kii uu ku qaybsan lahaa ruushka lgobola hadana long qabanlahaa.
Wax macquula mahaysaa beenalaw
Warbaahinta reergalbeedka uunbad haysaye waxkale keen. Niow
Liberia miya mise syberia ama serbia
Serbia ama syberia waa ismu mid
@@thisworldisend6143 ok thanks
@@thisworldisend6143 saas maa han
Serbia 🇷🇸 waa wadan siberia waa gobal kamid ah Russia 🇷🇺
Ma qabo ruushka inuu hadda iisku furo shaqaaqad ku Sabian shinaha Maxa yellow gushisa oo ukrainna
wey adkaneysa
Tan kale yurub oo hadda rabta in ay mareykanka ka furtann oo ruushka aadaan aya noqon dona in Shanahana qaar aadan halaka qar hadda turkiga ay soo dhaweysannayan
Lol ok moi mo
Putin
Beenaale waaye
It's not true it.please keep update your self
Magaceyga waa xasan ali geele run ahantii waxey ila tahay in aysan sahal ku dhici karin dagal shinaha iyo rushka
Nio beenta dadka ka da fadln
Beenaale yaakudhiirigalinaya maskinyahaw