Siyaasada Fircoon ~ Muxuu Dadka u Sheegay Trump ee Lagu Doortay | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 29

  • @Laylimedia
    @Laylimedia 2 дня назад +3

    Masha Allah waa aqoon yahankeena aan ku faano
    Kusoo dhawaada
    ❤❤ Layli media❤❤

  • @culusoow-ok2df
    @culusoow-ok2df 2 дня назад +3

    Msha shiq

  • @AbdiMohamed-h5x
    @AbdiMohamed-h5x 2 дня назад +5

    Asc. Sheekh cabduraxman wax la yiraahdo somalia iyo somaliland ma jiraan. Waxaa jira somalia oo keliya ee billahi calleyk ha dhihin somalia iyo somaliland. Jzk Allahu kheyr

    • @abdullahihussein495
      @abdullahihussein495 2 дня назад +1

      Shiiqa waa ku qaldanyhay ereyga ah somalia somaliland taas macnaheed somaliland ayuu u aqoonsanyhay dowlad kale

    • @khadar917
      @khadar917 2 дня назад

      Somalia wax la dhaho majiraan meel caasimad ku sheegeedi unukaa leh tahay inta kalena lagu dhaco meel 2024 gaalo madow hoos joogta.

    • @Abdikariimm
      @Abdikariimm 2 дня назад

      Sh arinta waa kula yaabanahay ma cabsi ayaa igeynayso somaliland misidentified Israel ayey noqotay

    • @shabdiwahabshmuhamed5344
      @shabdiwahabshmuhamed5344 2 дня назад

      Sheekh waxaad noqotaa mawduuci waayo waxa ceeb ah in aad qariso ama aadvxaqirto xaqiiqa jirta oo somaliland dal xor ah oo is doorta ​@abdullahihussein495

    • @shabdiwahabshmuhamed5344
      @shabdiwahabshmuhamed5344 2 дня назад

      Reer somalia waa dad fashilan hadana raba dad ka fiican in ay u yeedhiyaan waxay aminayaan ima sheekha waxay ku hastaan maxaaf somaliland u sheegaysaa

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 дня назад

    Machaallah

  • @calinuurwalaal7115
    @calinuurwalaal7115 2 дня назад +1

    Alle haku xafido dadka soomaaliyeedna Alle hakadhigo kuwa wax fahma waaayo Aqoontaada nagama hakran Aaboow Shukran ALLE haku barakeeyo🤲🤲🤲🤲

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 дня назад

    Innaga kulligeen wada siyaasi ayaanahay kulligeenna wada barafeseer ayaanu nahay waxna noo hagaagi maayaan. Dad kooban oo taladu ka go'do majiraan , caadifad iyo laablakac ayey noogu shaqaysaa.

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 2 дня назад

    Sheekhu miyu furto idaacad wararka iyo taarikhaha soo daysa

  • @MuwafaqIbnuMuxammad
    @MuwafaqIbnuMuxammad 2 дня назад

    Waan ka yaxyaxey Sheekhana waan uga han weynaa sida caddaalada, aqoonta iyo xaqiiqada ka jirta Somaliland uu uga been sheegey walibana u yasey halgan 6 milyan oo Soomaali ahi ku sameeyeen Dal dimoqraadi ah, siyaasad furfuran leh oo cirku intuu inoo jiro u jira dalalka isaagii ah ee Mandaqada Geeska Afrika

  • @GoodChannel-j2o
    @GoodChannel-j2o 2 дня назад

    Suldaan inoo sodhamaystir inta kadhiman

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 дня назад

    Xassidka iyo sida uu bulshada usaameeyo kasoo hadal.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 дня назад

    Siyaasadda Soomaslidu waa an isdilno.

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 2 дня назад

    Hadda wadaadku muxuu sheegay

  • @abdifatahhajiuu4573
    @abdifatahhajiuu4573 2 дня назад

    Caruurta qurbaha waxbadan loogu qabanlahaa

  • @Abdikariimm
    @Abdikariimm 2 дня назад

    Sheekh su.aashan fadlan iiga jawaab
    Maxaad kolkas soomaaliland aga hadashaa sidii dowladd la.ictiraafsanyahay oo aad ubarbardhigtaa dowladaha gobka ka jira adigoo aqoonyahan ah

  • @abdifatahhajiuu4573
    @abdifatahhajiuu4573 2 дня назад

    Sheekh waxaan ku waydiiyay siyaasada masaajidad qurbaha Islamic schoolada ku yaala in badan oo Kamid ah waxaa loo isticmaala shakhsi ahaan iyadoo lagu dhisay xoolaha shacabka. No transparency

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 2 дня назад

    Ninkaan wuxuu aamminsanyahay wax la yiraahdo. Waxaa kuu sharafbadan. Inaad SOOMAALI midaysan iyo hal SOMALIA 🇸🇴 AAMMINSANAATO UNA HANWEYNAATO Waayo SOOMAALI WAA HAL QAWMIYAD. WAXAANA MASLAXADDOODU KU JIRTAA IN LA AHAADO SOOMAALI IYO SOOMAALIYA BES!!!!!

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 2 дня назад

    Ta somaliland waad ka soo koobtay ee wax dhaaba ka jira

  • @hassanhart166
    @hassanhart166 2 дня назад

    Somalia xiligan lagu jiro siyaasi noocey ubaxantaxay ayaa dhixi karnaa? Socialist, capitalist mise communist? Sheikh

    • @khadar917
      @khadar917 2 дня назад

      Waxay u baahantahay mid majarafad qabuuraha u sita 😢😂

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 дня назад

    Iyadoo mayd uu guriga kuuyaalo ayuu kuweydiin , heesuhu maxaaraanbaa. Hhhhhhh

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 2 дня назад

    😂crazy mad mula refugees form D jabouti refugees 😂😢😮😅