DEG DEG ISR oo Gubaneyso kadib Diyaarado lagu Weeraray & NATO oo Ka baqayso 4 Dal Kadib Trump |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 ноя 2024

Комментарии • 95

  • @XayakallahMedio
    @XayakallahMedio День назад +6

    في الدنيا جنة من لم يدخلها لم يدخلها جنة الآخره ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli День назад +24

    Israel Oo gubanaysa markan arkay Baan Soo cararay Wlhi Ilaaahow Jabi Yuhuud Iyo wixii la socdaba 👏

  • @GaaniSaxardiid-x9i
    @GaaniSaxardiid-x9i День назад +19

    Israel way burburi doonta 2027 siduu horay u sheegay sh axmed yaasin insha aalah

    • @SalimMohamed-c2n
      @SalimMohamed-c2n День назад

      Alloow burbure

    • @NajmoXuseen-rt5ns
      @NajmoXuseen-rt5ns День назад

      Insha alla

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 День назад

      insha'Allah maba gaarayaan waqtigaas

    • @AbdiQafar-tx2uj
      @AbdiQafar-tx2uj День назад

      Hadaba ma noola Sahaayinadda. Iyaga iyo traaanpa shaqo fiican ayaa laga qabanayaa in shaa Allaah

  • @UpdyAk
    @UpdyAk День назад +8

    Wakhtigii yuhuuda Wuu Dhamaadey

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 День назад +9

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤❤

    • @carabkack
      @carabkack День назад

      amiin yaa Allah amiina amiin yaa Allah

    • @AbdiIbrahim-h2t
      @AbdiIbrahim-h2t День назад

      Xisbula❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shalehajir-h3w
    @shalehajir-h3w День назад +6

    War farxad leh😊

  • @HalimaYussuf-c4l
    @HalimaYussuf-c4l День назад +6

    Allahu Akbar

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 День назад +3

    Dagaalka yuhuuda ayagaa bilaabey lagamana deeynaayo duqeeyntaxa xanuunka ha arkaan inshallah muslimiinta ha guuleeystaan

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 День назад +2

    الله أكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله وبحمده سبحان الله آلعظيم ❤❤❤❤❤

  • @mamulgobeleedmedia4418
    @mamulgobeleedmedia4418 День назад +2

    Masha allah ilaahay ha ku ziyaadiyo gubashashada yahuuda

  • @AbdiasiisAbdiali
    @AbdiasiisAbdiali День назад +8

    Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay

  • @OsmanAdanAbdulahi-r4o
    @OsmanAdanAbdulahi-r4o День назад +2

    ilaahow galada jabi oo Muslimiinta garab sii❤❤

  • @HappyUpthizalan
    @HappyUpthizalan День назад

    Maracade israel way.jabtay .si aan been ahayn allle.ha jabiyo lnsha allh adna alla.haku xafido😊❤❤❤❤

  • @MaxamedMooha
    @MaxamedMooha День назад +4

    Allow garab unoqo walalhen falastiin

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t День назад +1

    Xisbula❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 День назад +5

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @abdirashiddaair5118
    @abdirashiddaair5118 День назад +2

    Alhamdullah

  • @MuuseBalbalow
    @MuuseBalbalow День назад

    Alaahu akbar guul xb

  • @ABDIABDIABDIABDI-ss8sd
    @ABDIABDIABDIABDI-ss8sd День назад +3

    😊

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 День назад +1

    ❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 День назад +2

    Ilaah ha gubo saa meel fariisan waydii 😂😂😂

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp День назад

    insha alaah

  • @noorholac6849
    @noorholac6849 День назад +3

    Asc maracade

  • @AhmedShide-d3s
    @AhmedShide-d3s День назад

    Alaahu akber Alaahu Alaahu Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber

  • @MahirCade-bs1yr
    @MahirCade-bs1yr День назад +1

    Allahu Akbar Allow Palestine 🇵🇸 Allow ugar gaar😢😢

  • @samawadeofficial1414
    @samawadeofficial1414 День назад +1

    Ilahay ha duleeyo gumaystayaasha

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 День назад +5

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood День назад

    😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 День назад +1

    Gaaladi Way Jabeen Runtii

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 День назад

    .insha.allah.mujrimiinta.iyo.argagixisada.duulan.ka.ah.wey.jabayaan.shacabka.falastiin.iyo.halgama.yaashu.wey.guuleysan.alle.idankiis.masiibo.soo.dagdagta.alle.hau.salado.mareykan.iyo.kuwa.xasuuqa.kawada.falastiin.wallaahi.maamuluhu.waa.allah.

  • @souldanka5942
    @souldanka5942 День назад +1

    Idank Alle 1000k ayan ku arkaa malmo dhaw

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 День назад

    Allah adaa joogtid

  • @AFLAHMEDIA
    @AFLAHMEDIA День назад

    الحمد لله

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 День назад

    Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi День назад

    Abu Obaida ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qorane-y7r
    @Qorane-y7r День назад +1

    Alle ayaa ku filan muslimka

  • @omarabdille-kp2xq
    @omarabdille-kp2xq День назад

    Wow

  • @yuniscabdirihman1211
    @yuniscabdirihman1211 День назад +1

    Yunis 154

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi День назад

    Gawadhaan bastarada ah hadakeeda maabagadeysit iyo gaaladakale ee Muslim neceebka kujira halaag Allah hakurud Yahuuda, Salibiyiinta iyo nasaarada

  • @AliSomalie-g9v
    @AliSomalie-g9v День назад

    Asc maracade show

  • @MaxamedCali-ue4cz
    @MaxamedCali-ue4cz День назад +1

    Su,al madaxweynaha cusub marekanka Donal Trump hadii uu bakhtiyo allah dilo yaa badali Karo

  • @aminaawesscioble292
    @aminaawesscioble292 День назад

    Diidiinka waxuu dhay mesha la iigu tashanaayi illahey aa joogo waxa ay rabaan galada waxaa ka ween waxuu rabi weyn uu rabo insha allah sas ayey noqoney

  • @AbdiIbrahim-b1j
    @AbdiIbrahim-b1j День назад

    Marecan faida hakasugin 4 San a hatasmuslin tahai

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 День назад +1

    Waa kuubaan xun

  • @sahrojama9515
    @sahrojama9515 День назад

    Asc: maracawow walaal qorshodooda kan Rabaa kawayne!

  • @cabduqadirnuur6613
    @cabduqadirnuur6613 20 часов назад

    👍👍👍👍🤳🤳❤️

  • @aadankuulow
    @aadankuulow День назад +2

    21 s

  • @MuriidiMavi
    @MuriidiMavi День назад +1

    😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲😊

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 День назад

    Gaal gaal kuuma dhaamo alaha jabiyo gaalada

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 День назад

    Gaza oo aan xabad joojin lagu sameynin ,idinka alle ,xisbulaahi xabad joojin dhameystiran lama geliyaan.

  • @AbdiwaliSaney-i9s
    @AbdiwaliSaney-i9s День назад

    joh beydan lacnatulahi caleyka

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 День назад +1

    Nato waa urur argagixiso ah halisna ku ah nabada dunida sidaa darteed waa in loo.midoobo reer galbeedba gaashaanbuurna lala noqdo ruushka shiinaha koreada woqooyi la iskana dhiciyo nato

  • @ciyaarahamaantaJiro
    @ciyaarahamaantaJiro День назад +1

    Gashandhiga isreal aya la werarey maka so hadashid

  • @RahmaAbdilahi-q7j
    @RahmaAbdilahi-q7j День назад

    Raabiyow jaabi yuhuuda yaa raabi yaa raabi

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g День назад

    Muslimiintu hayskàga guuraan maraykan ka Intaan lagu xidhin albaabka oo la guarding.

  • @samawadeofficial1414
    @samawadeofficial1414 День назад +1

    Zxp muuqalada warbaahinadu soo qaatan madan. Adna barnaamijka kusoo dari karin sida gantaalada xisbulah ay ku weerarto isriil. Iyagoo vedio ah

  • @ayaansiciid3901
    @ayaansiciid3901 День назад +1

    Waxaan Arkay shacab Qasa jooga oo ka cabanaaya xamaas waxa wareysanayay TV Al Arabiya oo baro bagaando ka shaqeeya .waxay lahaayen iygaa Nagu fadh faadhay yuhuuda .mid baa lahaa Allow naga qabo yuhuud iyo xamaas

  • @MawliidmaxamuudxasanMawliid
    @MawliidmaxamuudxasanMawliid 22 часа назад

    Warli 16:29

  • @Ayaano1993
    @Ayaano1993 День назад

    Sheekadee basaskii wali maad dhamayn soo dhamee

  • @KosHure-nw1wx
    @KosHure-nw1wx День назад

    Asc gaalna gaal iima dhaamo

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 День назад

    Cabsi Cabsi Bay Galeen 😂 Nato😂

  • @FarxioAhmednur
    @FarxioAhmednur День назад +1

    ❤❤❤

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus 23 часа назад

    Yuhudu dawayiudhamaatayi

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 День назад

    Cid walba oo neceb XM. Waxba kama qaadi doonaan, Caruurta & Dumarka reer Gaza waxay ku qanacsan doonitaankooda

  • @saidhassan8647
    @saidhassan8647 День назад

    Ciwaanka mesha kugu qoran iyo waxay Soo tabinayso isma laha ustaad

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 День назад

    Ar Gaalo Fulaysanaa😂

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b День назад

    Waa kan kii ilma bahalkii basaaska u ahaa cin waan kaaga iyo waxaad ka hadlayso hays la,haadaan

  • @AbassSharif-u2o
    @AbassSharif-u2o 14 часов назад

    0k

  • @aadankuulow
    @aadankuulow День назад +2

    Qof kii uga horeyay e dawada

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 День назад

    Naagta waxeey muslimka ku nacdey weey soo xanuujiyeen laakiin waxbo nagama qaadi doonto

  • @LibanxuseenibrahinArts
    @LibanxuseenibrahinArts День назад

    War wariye awey cinwakii sure kugu qorna ( israil wey gubaneysa.) MA waxad ka digeysa warka ugu liita ugu dabyeas o wax yar ). Hadafkaga miya ah like iisara.

  • @XamseKhaalid-k2d
    @XamseKhaalid-k2d День назад

    Israel rat muxu kordhinkaraa ?

  • @AliMohajim
    @AliMohajim День назад

    Israel waa taas ninkii iska dhacsha heshiis aan laga dalban la Soo ordaya XL waa la heshiinayna lkn xamas dagaalka waa ku sii wadaynaa adigu fahan adigu warkas

  • @axmedciireeye8304
    @axmedciireeye8304 День назад +2

    Sxb macaan dagaalka ka dhacaaya dimishiq ee islaamkiyo yuhuuda u dhaxeeya barnaamij kasoo samee

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot День назад

    Siyaasada arimaha dibada ee mw tramp wey iska cadahay qaabka ay u ekaaneeso. Dawladaha reer yurub cabsi ayaa soo wajahday ka dib doorsha tramp

  • @maslaxmasoax3756
    @maslaxmasoax3756 День назад +1

    101

  • @mohamedfarah1522
    @mohamedfarah1522 День назад

    Madaxweyne Trump haddii uu sii wado dagaalka Ukraine waxey noqon doontaa in xiisadda iyo dagaalkuba sii weynaadaan hubka nuclear kana laysku adeegsado

  • @xamsecali5211
    @xamsecali5211 День назад

    Runtii dagaaladu waxay ku sii siqayaan marmarka la eego qarad walba iyo wadan walba dagaalkii 3aad ee aduunka

  • @cashocabdi-wf1mt
    @cashocabdi-wf1mt День назад

    Rltmtm

  • @KIKAMOHAMED-y4f
    @KIKAMOHAMED-y4f День назад +1

    🕶🕶🕶🕶🕶🕶🕶🕶👜👜👜👜👜👜

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow День назад

    Maxaadfoolmadoobayaasha
    Aadkudooratayinaadciwaanaadkadhigato
    Hadaankulakaftamo

  • @CabdulahiShafeec-q3f
    @CabdulahiShafeec-q3f День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CiseNour
    @CiseNour День назад

    ❤❤❤❤❤