WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 7

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @qadrodahirahmed3709
    @qadrodahirahmed3709 2 месяца назад +695

    war gabdhaan uduceeya in illaaaheey nolasha uqurxiyo fartuuneey illaaheey taaajirad hagaa dhigo aamin soo dhaha

  • @NastehaAbdullahi-s6f
    @NastehaAbdullahi-s6f 2 месяца назад +347

    Shekdn kulli waa dhgeystay 1 daqiiqo ima dhaafin, wxyabha aan ka barty 1 : marksta dulqado Carurtda dartod hda hoyo tahy, 2 : maskxda ka soco 3: qofka kuu quuray meel xun iyo qaabdarro caloshda ka xiro intad xanun ku nolan leheyd ka tasho 5: go'amadada cidna hala wadagin intaad ka guuleysaneyso si caqliyesan u dhaqan 6: waalidka iyo carurtisa ha is nacsinin.
    HAMBALYO HOOYO ADAG🎉👏👏❤❤👏👏👏👏❤❤

    • @ciisecabdiraxmaan8408
      @ciisecabdiraxmaan8408 2 месяца назад +2

      ❤❤❤❤❤

    • @sundushussein4613
      @sundushussein4613 2 месяца назад +1

      ❤❤

    • @maarishbintahmed9704
      @maarishbintahmed9704 2 месяца назад +1

      Maxad si fcn uu sheegtay 😢wlhi ruunta waye lkn aawi kuwi fahmi laha 😢😢

    • @haa8793
      @haa8793 2 месяца назад

      Runta ayaa lagu guleysta qalbigana ilahay ayaa mamula nolasha wilkaa ey kula daqanty hadey dacad thy nolasheda abalmarin ilahay ayaa sinaayo hadey cuqubo qadatay ayada ayey kagoantahy gabdo qulubta ale ayaa gadgadiyo hadii laheshin waayo isdawamaris laan halagu kalatago nolalsha waxey mcnthy ego laaan

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 2 месяца назад +304

    Gabadh walbo somaliyed oo aan wali guursan waxaan ilahey uga barya nolol qurux badan ine galan mid walbo nolol qurux badan kujirtana waxaan ilahey uga barya ine noloshooda usii qurux badnato inta nolosha ay kuadag thy oo dhinac walbana ilahey noloshiisa haufududeyo inta murad leh sida ano kalehna ilahey hausahlo muradkoda ana iso duceya ina helo xurnimadeyda siqalbiyan iiguso duceya ilahey dardiis 😢

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 2 месяца назад +38

    Ano guursan baa cilimi ka barty guurka m.a fartuun waligey wan kul Socon jiry wali kama haran Hooyo adag ina thy wa kuu qiray
    Qisadada ku wx badn iga baxay 1 ina dagdagin 2 ina maskaxda ka socotid 3 ina go'aan gari kartid marxald kasto ku suganthy❤🙏🏾 boqorad ba thy keep going 👑👑🥹

  • @ikramkhalif4936
    @ikramkhalif4936 2 месяца назад +257

    Dumarland plz plz fartun an garab istaagno wa hoyo adag o caruur korinayss abe io hooyo u wada ah wxkle inogama baahna lkn yuotpeka an grab istag walalnimo umuujino

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 месяца назад +1

      Drama aya lagu garab istagaysan Miya? Maxa uu garab uu istagi waysan markii laqabay?

    • @sundushussein4613
      @sundushussein4613 2 месяца назад

      @@bluerain3282drama mesha matalo markas uma maleyneynin in rafad ay kujirto

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 2 месяца назад +1

    • @Doubleclasheditz
      @Doubleclasheditz 2 месяца назад

      @@bluerain3282😂😂

    • @FahimoAbdi
      @FahimoAbdi 2 месяца назад +2

      Markaas nin masuulka ahay

  • @Darwaa123
    @Darwaa123 2 месяца назад +27

    Lamaane kasta oo faraxsan dad is jecel oo balaaayo ka dhacday yaa lamoodin bal dadkaan markeey Isla nolayeen dadka adunka iskugu jecel modee😂😂 fartuun karti badan thy oo adag oo mudan in lagu daydo oo lataageero ❤ wlh qisadaan ima dhaafin bilow ilaa dhamaad guleeyso Queen fartuun❤

  • @munamire-zv4ir
    @munamire-zv4ir 2 месяца назад +77

    kuwiii klena saa ku keeensa leheeed filimkeeda gal apyoh wali waxa ku dhiman qaali😢

  • @hananhaji353
    @hananhaji353 2 месяца назад +67

    Dumar badan oo la furay wan aragnay lkn gabadhan caqli iyo karti aye dumarka kale dheertahy ,
    Ilahy nolasha quruxda badan allah ku siyaadiyo.

    • @najmayusuf65
      @najmayusuf65 2 месяца назад +1

      Masha Allah ugu dar abyo

  • @ashantozartan8376
    @ashantozartan8376 2 месяца назад +12

    Never commented about any of your vedios but u r real difinition of a strong mom may Allah help u rise ur kids and u prosper in this dunya and aqira ❤❤❤❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 месяца назад +12

    Dadka noloshooda meel fog ka keenay iyaga waa dadka kaliya ee ay u cadahay halkey u socdaan Masha Allah abyo horey usoco💯👏👏👏

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +184

    Barako ma rabtaa salliga nabiga ﷺ badso.❤️💚

    • @faizaahmed4268
      @faizaahmed4268 2 месяца назад

      Maasha alaah saliga nebiga waa lagu barakooba hala badoyo walalayaal

    • @SimanYasin-y5k
      @SimanYasin-y5k 2 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ummumn8799
      @ummumn8799 2 месяца назад

      Salallahu caleyhi wasalam

    • @MunaOsmanAbdulahi
      @MunaOsmanAbdulahi 2 месяца назад

      Scw ❤️

    • @amran2010
      @amran2010 2 месяца назад

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤

  • @milyan_milyanweroow2317
    @milyan_milyanweroow2317 2 месяца назад +46

    Fartuuney geesiyad ayaa tahay meelo badan ayaa iskaga egnahay dabecada nolosha ilaahey ha noo qurxiyo dhamanteen ❤️🥰

  • @ayaanahmed6114
    @ayaanahmed6114 2 месяца назад +110

    Hooyo adaga tahy soomaliyey gabadhaan 1m aan gaarsiino💖💯

    • @raabicaayatulah5186
      @raabicaayatulah5186 2 месяца назад +1

      Wlhi wey uqalanta plz an garab istaagno🙏👏🥰

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 2 месяца назад +29

    Wlhi waa dadaashay qof ad adagna wa tahay ilahy kasugow wxaa garab weyn ku siyay hooyada iyo walalaha lkin walidinta qar waxay sameyan ama ku dhahayan ilmaha iska dhiib reerahoda sii ama wax ha hesto ama wax yuu hesan ama asigiyaba xoog kaga qaadanayo si’aad u qalbi jabto awged inkasto ubadka kula dhalay lkin hooyo ilmaheda inlaga qaado rabto ma jirto daruf kasta iyo culeys walba heesta waxay jeceshahy ilmaheda inay ka dheeran malinti laga qado qalbada jabeyso allow dumarkena dhibta kasaar oo farxad ugu bedel

  • @NacimaMaxamed-n4z
    @NacimaMaxamed-n4z 2 месяца назад +73

    faarax faqiir yaala guursan dumarland😂

    • @sumayamaxamuud
      @sumayamaxamuud 2 месяца назад +14

      Faqiir ma,ahan ee waa mashaqeste dheh

    • @NacimaMaxamed-n4z
      @NacimaMaxamed-n4z 2 месяца назад +4

      @@sumayamaxamuud haa sax 100%👍

    • @hoodoqarandabaraani6555
      @hoodoqarandabaraani6555 2 месяца назад +2

      ​@@sumayamaxamuudsax waaye farqiga qofku wuuka bixi kara hadu dadaalo irsaqada alla bixiya lkn qofaan shaqaysanayn dhib waaye

    • @NajmoDayib
      @NajmoDayib 2 месяца назад +1

      Faqiir dadalyao oo karti leh wa cadi lakis mashaqeste dheh wll😂😂

    • @NacimaMaxamed-n4z
      @NacimaMaxamed-n4z 2 месяца назад

      @@NajmoDayib sax mashaqeste

  • @farhiakushin
    @farhiakushin 2 месяца назад +7

    Ilahay ba kugargaare Sorry qali ❤️ badal qer qawo ALHAMDULILAH 😢 Masha Allah

  • @SumayasayidSossumaya
    @SumayasayidSossumaya 2 месяца назад +202

    Ku salin nabigena the best person ever The most knowledge able and The most shine Allah created brobhe Muhammad scw ❤

  • @HodanIsmail-e4z
    @HodanIsmail-e4z 2 месяца назад +23

    Isku qisaa mahay 2 ilmo hysta sidaa aad hada ka sheekynyso si la mid aan u dhaqmey noloshyda qosol aan kagso gudbey hawshaydana hoos aa ka watay hada aniyo ilmahyga aqal gaar ah o hoydey u dhaw aaan galnay waan shaqysta alxam lkn aniga abahood wuu bilaa meherkyga oo 80garam ahaan waa layga qaadey markan cadaymo iyo xaqiiqo uso ban dhigay fmlyga meherkygii qasab aa looga qaadey kula mid ahaa agooon ahaaa hoydey iyo cuaradeena ayaa I gacan qabtay alxam hada laabta ka xaragodaa sandkii 3aad oo signle mom ah ayaa Isii dhamaanaya meel walba oon ubadkyga hal sawir hadan ka qaado waan ugu dira watspka waayo isagaa dhalay waanu u imaada waanu kaxaysta wuu soo ceshaa
    Ani naftaydii waa xoreyay Gobonimadana lagama tago alx alle ha ina siiyo reero aan ku degnno inkastoo anigu single mom aan ku hysto hhhhh waa raaxda aduunka meeesha doono adaa ubadkyga wan kxysta 😂

    • @ibrahimxassan
      @ibrahimxassan 2 месяца назад

      Hi single mom 😂

    • @ubaxinafunny4133
      @ubaxinafunny4133 2 месяца назад +2

      Mashallah abyo sas ka raba mom strong tahy Walhi ani hada guurka cabsi ayan ka qaba😢😭😭

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 2 месяца назад +127

    Allaw ugargaar fartuun happy waa fariid walhay masha allaah waxaan arkayay naago ku dhagan wale naagaha ayaga cadaw isku ah walhay

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 2 месяца назад +3

      Haa ayaan gobdon ku dhagan walibo sikulul uhadleyso wasaqda dumarka raga horcararo nabiyaa gabdhan 2020 iney taha uamaleyna wareysi bixisay atada iyo ninkeda rayaan bajaaj iyo nikeda rayan iney daacad ehen arkay maskintan waxey tiri hada sanka hesto wax walbo waa helaa markas arkay gabartan iney tahay daacad waa hoyo karti leh ilaahey haxafido ayada iyo ilmaheda yaa rabi aamiin guul fartun dad haudhigin dhag horay usoco

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 2 месяца назад

      ​@@fowsiyonuur8990Ayaan gobdoon amay roontahay naagta gabadha bahdilaysay waa xamdi home decor

  • @خديجهعبد-ذ9ت
    @خديجهعبد-ذ9ت 2 месяца назад +24

    Muhimada eee fartun ugashekeyneyso noloshedi horey maahan iney xumato kawado ee waxey diragalin utahay hoyooyin badan oo mante gur lagubahdilayo kujiran oo sida layabout logayelanayo oo hadaba kudehe ciyalka darting ulajogna. Ilahey kuma ogolanin inad oyoso see ugaogolane qof banished Adam in malin walba kubahdilo?? Allah farxad hakusiyadiyo fartun abayo❤ out of topic waye tani ee please saa iskucateyse nalasowadag

  • @dhayiba5423
    @dhayiba5423 2 месяца назад +58

    Gabar yar oo Fariida Caqli diin qurux nolow sister Nasiib wacan oowanagsan

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 2 месяца назад +42

    Madaaama oo biilka carurta bixin waaye asaga shegadiisa biilka ka samee ma jirtooo😂😂😂

  • @zaarabeautyofficial5857
    @zaarabeautyofficial5857 2 месяца назад +40

    Wlhy intaa qof arkaayey ama gabadh ha ahaato ama wiil wlhy tii ugu fariidsanayd ee ugu goaanka adkayd wye fartum alle inta kuu dhiman hakuu dhameeyo hppti❤🎉

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +21

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤

    • @MUNAA888
      @MUNAA888 2 месяца назад

      Carabiga darajaa lagu helaa maa isleedahay?😂

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад

      ​@@MUNAA888❤ Maya Abaayo Macaan❤ Kaliya Nabigenii Subanaaa Ayaan Ku Saliyey ❤Scw ❤ Igulla Sali Adigane Quruxeey❤

    • @safiabdilahi
      @safiabdilahi 2 месяца назад +1

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 2 месяца назад +44

    Fartuuney ninkaas maba ku qalmin si buu nacas iyo mashaqeyste ugu ekaa adaana ka caqli badan 🤣ilaah baa ku dhaafiyay kaas masha allh adeegaaga iyo maskaxdaada Naag kasta lagama helo go'aan adeygana waa ku guuleysatay

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 2 месяца назад +7

      Walhi daradaa arkay molka BBC hortisa waa nin qurux badan qurux das ayaa nag kale lagu siraa fartun kartideday kaga baxdee

    • @FatumaFatuma-c5m
      @FatumaFatuma-c5m 2 месяца назад

      Haa ani hita wan arki​@barwaqoshorts2338

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 2 месяца назад +1

      Na nacas adiga iyo wixi kula halmala aya nacas bastarad yahay qabka xuun. .Ka dhamada wilka Mark cayeyso ma ada oga waxa jiro mise marka hal qof warkisa danka kalena ina maqasho fican maahan ina Qofka isk cayso .ee tartibso Naaya

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 2 месяца назад

      @@ardhoyahmed6189 qaxaabadyaheey nin caabuudka eedada wase orad ninka siilka u dhigo ha igu soo kala qabane anige maxa iga galay dhanka kale miyaan waadiye ka ahay naa fikradeydaan ka hadlayaa afka hana goosan

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 2 месяца назад +7

      @@ardhoyahmed6189 ma mid uu been usheega tahay maxa lagubanaysaa 😂😂😂😂

  • @XAMDIMUXAMEDALI
    @XAMDIMUXAMEDALI 2 месяца назад +12

    Abaayo fartuun noloshada adaa xor u ah qof walbana qiso wuu leyahay waxa tahay gabar karti leh horay usoco dadka warkodana hadhagesan hana is raacsiin❤❤❤❤❤❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 месяца назад +64

    Markuu lacagta cilanka dhiibi wye ayaba ka quustay 😂😂

  • @samiratahamohamed3950
    @samiratahamohamed3950 2 месяца назад +7

    Please 1 million gaarsiiya si ilmaheeda u korsato nolol raaxo inshallah 1 million gaarsiiya gabadhan ilmaha yar heesato

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 2 месяца назад +74

    Fartuuunay maalmahan adi iyo my rajo channel kama baxo walaalo isjecel keep going

  • @Najla.kitchen
    @Najla.kitchen 2 месяца назад +12

    🥰 5 hadii layga dhalo intee geynaa lee iga dheh masha allah caqligaaga allah kuu barakeeyo hore u soco abayo guuleyso aduunkaaga iyo aakhiradaada allah kuu wanaajiyo

  • @xafsoimam5651
    @xafsoimam5651 2 месяца назад +41

    ❤❤❤❤fartuun waad soojabhadaysay xbtyyy noloshu kumaciisho dadka kuxagxagnya dhag jalaq ha usiin hormarkaaga waahormarkeena alle hakuudhamystiro inta kuuharty

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 2 месяца назад +8

    Wlhi boqorad baa thy fartuuun apaayo mcn ilahy haku xafido xbbti gartida waa udhalasho wlhi gbr kaa karti bdn inee jirto uma maleynaayo qisoyinkaga wan la socday lkn midan cashar bdn aa ka bartay wana ka qaatay wax bdn oo fikrad ah adiga waad ku mhdsn thy inaad nala wadaagtay AlxmdulillaH alihiii kaso saaray ayaa mahdleh xbbti ilahy garabkaga ha galo caruurta aallle hakula koriyo farxad aan dhamaad la.heeen alle ha ku siyo wn kuso duceynaa mar wlbo gbr adag hooyo adag boqorada la sheegaba waa adiga mcn il xun eebe kuma tuso horey usoco guuuleyso I.n karti badaneyyyy team fartuuun happy oo aniga ka mid ahy plz aan ukacno gawadhaan boqorada ah 1m comin soon qalbi I.n ka bdn mudan thy wlhi boqraneyyyyyyy love you too xbbti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 месяца назад +16

    Mashaallah baraakalahufik
    Fartuun illaah aqliga iyo garashada haku saidsho ale ubadka hakula koriyo.
    Wayo nolosha waa isfaham iyo ictiram inlagu wada nolaada hadi la wayo hala kala tago ceeb maahin.
    Horey aya waxa lo yiri yeela waa ilaawa lakin layeela ma ilaabo.
    Mashaallah dantada iyo noloshada hormarkeda cidne haka sugin aan ale aheyn.
    Sharaftada iyo karamadada adiga aya ilaashan kara iyo farxadada.
    Illaah nabaad iyo cafimad barwaaqo leh ha ina wada siyo
    Sheydan iyo sharow ale wax inoguma daro.
    Amaana ale.
    Waxa kuleyahay hambalyo 300k
    Inta iyo kabadane gar.

  • @samihayahya1693
    @samihayahya1693 2 месяца назад +2

    Wow, fartun waa naag adhag iyo karti leeh. Horey usoco Walashay. 🎉❤

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516 2 месяца назад +46

    Wlhy marka aan dhegeysaty sheekada isku og aan ayaa nahy Abyo wax badan ayaa ka faaiidey thanks xbtii fartuun ❤❤❤🎉

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 2 месяца назад +14

    Fartuuneey naagaha qoyanta ah oo nimanka caabuda oo youtubeka kaagasoo jawaabay warkooda waxba hakasoo qaadin qoyan way ka naxdaa hormarka gabadha fariida ah

    • @Ayanna-ed2ob
      @Ayanna-ed2ob 2 месяца назад

      Ma aragtay dofarta

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 2 месяца назад

      Nin iska dhaadhici ay ku waasheen

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 месяца назад +1

      @@queenaisha8930Hooyada abaha ma iska dhadicisay?😂

    • @maymuunqurux
      @maymuunqurux 2 месяца назад

      Nagahas wakuwa nimanka iskula waraa

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 2 месяца назад +12

    Kkkkk fartuun naag karti leh baa thy wlhy mashallh allha ku xafido abyo adiga iyo awladada meel walba aad jogtan...wx walba naftda ka muhiimsan meshy raaxo ku daremyso ba la geeyaa ❤

  • @ZahraEmail
    @ZahraEmail 28 дней назад

    Weligay fartuun muuqaaladeeda ma dhamaysan
    Lkn maanta qisadeeda 7da muuqaalba waa fiirsaday waa yaab
    Abaayo nolosha ilaahay sidaa jeceshahay hakuu yeelo aakhirna janno❤❤

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 2 месяца назад +54

    Naag adag ilaahey nolosha hakuu qurxiyo🥰maanta asaga meel cidla taagan adiga hore baa usocotay waxa sanadkaan jira Niman maahan ilaahey sharkooda hanaga qabto waa jilicsan

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 2 месяца назад +7

    Qoyaneeeeey fartuun happy cashar ka baro 🎉🎉🎉🎉🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🗣🗣🗣

  • @rakia143
    @rakia143 2 месяца назад +21

    Fartuuney Saan yeeli lahaa ayaa yeeshay Allah haku garab galo

  • @ifrahalisahar7254
    @ifrahalisahar7254 2 месяца назад +3

    Hooyo adak in ad thy malinta kaliga ilmahaga safar dher la soh gashy ayan ku qiray kuna duceyo hooyo ku dayasho mudan ani sida ayan qaba noloshyda qofna Ha udulen Qofka. Ku naxen aso boqola ah adna noloshad qimahed io Mesha ku Habon dhik alleh nah isku xir wabilahi towfiiq fartuun happy fartun fariid mash Allah waliga hoos Ha egin dhirisadena masha allah Abyo from Nairobo hooyo ayan ahy Iso Duce Abyo walshy iga yar thy

  • @umunuseyba9871
    @umunuseyba9871 2 месяца назад +13

    Nolol adagaa soo martay cimrigaga inta Ka dhiman farxad aan dhamaan Allah Ku siiyo abaayo dadka hadalkoda waxba haka soo qaadin hormar wcn ayaan kuu rajeynaa

  • @farahismail7574
    @farahismail7574 2 месяца назад +39

    Sir naageed lagama sal gaaro waaba inagu dhabeesee Shaw somalidu been ma maah maahdo😂❤ alle ubadka hakula koriyo ❤

  • @selmahamuud
    @selmahamuud 2 месяца назад +23

    Mash Allah wlhi gabadh caqli badan oo fariida ayaa thy ❤cafiska iyo calool fayoobida ayad hormarma iyo farxada ku soo gadhay 😊

  • @Canabey.adunyo12
    @Canabey.adunyo12 2 месяца назад +2

    Naag nool oo karti leh hadaad maqli jirteen fartuun waye guuleyso abyo cad iyo madow siiso caruurtada❤

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 2 месяца назад +14

    Walahi gabadhan wa farid aqli badan mashallah exactly sidi an sameyn laha ❤❤❤

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 2 месяца назад +5

    Very emotional story abyooo ilaahey jana aduun iyo akhiro alle hakugu irzaaqo

  • @RumaanhusainMohammad
    @RumaanhusainMohammad 2 месяца назад +43

    Kusali Nabi muxamed scw ❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 2 месяца назад +1

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 2 месяца назад +1

      @@Hooyomacaan_A why

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 2 месяца назад +1

    Masha Allah strong mom keep going ❤😊

  • @qaaliqurux939
    @qaaliqurux939 2 месяца назад +16

    indhaha faraha naga galisay wlhy xaqiiqda ka hadashay masha allh 😂

  • @WinzaAhmadey
    @WinzaAhmadey 2 месяца назад +8

    Naag iyo bar waa guul uso horatey dumarland ❤🎉😅

  • @Ebiyanita
    @Ebiyanita 2 месяца назад +39

    Weeee,,,,,,,,, weh, naag nool igadeg, hormar wacan kii lafahmi wayo borsadisa bananka aye talaa no more stress 😂

  • @cado1234
    @cado1234 2 месяца назад +10

    Iso duceya anigana somaliyey hoyo walba way dhibantahy 😢😢

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 2 месяца назад +7

    Ha dhibtoon ha dheeliyin Ilaahey dharaar qura kuma bado dhibaato kuma bado❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Dheeman575
    @Dheeman575 2 месяца назад +1

    Fariid naag nool wllo alle meelkasta ood jogto hakugu xifdiyo❤❤

  • @faizomacalin-uh1kw
    @faizomacalin-uh1kw 2 месяца назад +33

    Naag nool cashir ban ka baranay ❤thanks

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 2 месяца назад +7

    Naag karti badan baa tahy walhi dhulka la jartay walhi 😂😂

  • @muhidin5571
    @muhidin5571 2 месяца назад +5

    You are strong mother keep going, sister

  • @safahaji1635
    @safahaji1635 23 дня назад

    Nag nool wankuwata wlh wiligaa dhibkada qofu dhibayo baa lala nolada video waban kucish cishtaa wlh kudayasha mudantahay horay usoco horomar gaar guleyso ❤

  • @caaishaxuseen5479
    @caaishaxuseen5479 2 месяца назад +6

    Alxmdu lilaah hduuba qofkas noloshada kabaxay hormar wngsn ku rajeyna abayo❤

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 2 месяца назад

    MashaAllah hambalyo abaayo 🎉🎉 walahai tuusale ayad u tahay iyo dhiiri galin gabar kasto hada nin ciilay inay tashato weeye oo meel iska so saarto Woow wooow 🎉🎉❤❤❤❤ Hambalyo kun jeer naag nool haday jirto wa adiga Fartuneey

  • @ZamzamAbdiorshe
    @ZamzamAbdiorshe 2 месяца назад +5

    Mashalh Gabar adga baa. Tahya abyo alle hakula koroyo caruurta Ani qisadadu waxa badan bay ii ifatimisaya

  • @hilaalabdilaahi8870
    @hilaalabdilaahi8870 2 месяца назад +2

    Wlhi fartuun ila xiliga waan kugu xidhna wlhi wxd tahay fariid intad nolosha ciiil ku dhamiisan lahiid waaad tashatay farxad igu nolow walashay mcn ❤

  • @Princessahme
    @Princessahme 2 месяца назад +6

    Mansha allaah 😢family kaga family fiican ah walaahi m.a allow fartuun barakeyyyy😢❤

  • @roda77
    @roda77 2 месяца назад +1

    You are strong mom ❤

  • @NimcoSagal-kl3ff
    @NimcoSagal-kl3ff 2 месяца назад +3

    Masha Allah tababarka Raxmaan
    Strong mother wallahi waad istaahishaa qalbiii❤🎉🎉

  • @Motivation4you82
    @Motivation4you82 2 месяца назад

    A STRONG WOMAN knows how to keep her life in order. Even with tears in her eyes, she still manages to say "I'm okay," with a smile.

  • @قناةالقرءان-س3د
    @قناةالقرءان-س3د 2 месяца назад +3

    Fartuney walasha ban ahay , an ku ceshto abyo , wxn ka saar ad so galisay , mustaqbalkaga iyo ilmahaga uma fcna , meelkasta ada laga hadlaya , tan kale wiilkan ad sidas yeshay cuquubadiisa allaha idinka duwo .

    • @safahaji1635
      @safahaji1635 23 дня назад

      Qofyahay cuqubo mataqana horta isk hadleeso maxey tahay gabar darta udhibateysan misna darta nolosha udhafi rabtay owladada sad aad kusameysaa cuqubo taas kaween majirto waxbaro

  • @AishaHishma
    @AishaHishma 2 месяца назад

    Masha allaaaah dulqaadkii oo qof ah fariiid walhi naag adag baa thy guuuleyso qaaaali

  • @umumaryankeef466
    @umumaryankeef466 2 месяца назад +22

    Walahi qiisada fartun camal aniigaba way igu dhacaday qiisadeda camal yaa allah raga somaliyed runta tusii😢😢

    • @FarxiyaHasan-h2w
      @FarxiyaHasan-h2w 2 месяца назад

      😢ma ka tagtay hda mise wa isla jogtiin

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 2 месяца назад

    Mashallah quruxdi iyo gartidi o qof ah 😍😎 allah ku garab galo ilmaha kula koriyo wana ku mahadsantahay shekada nolashada ad nala wadagtay wax badan ayaan ka faiidnay. 👏🏾👏🏾🌹

  • @HaniAden-pr5yj
    @HaniAden-pr5yj 2 месяца назад +15

    Abayo nin hadu rabo inu guurigisa dhiiso gurigas wuba dhisma balse nin meel kle uu cad oo ahyn gurigiisa abayo you are and beautiful shaqayso abaalkaga wexe kaso baxe danka Alleh iyo caruurtada no farah mashaqeysto ❤

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 2 месяца назад +4

      Walaahi bilaahi beenta maahin guri laduminayo madhisi kartid lkn guri lagula dhisayo wad dhisi karta taas ana ogaaday

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 2 месяца назад

      Lkn kala taga ayada gardaran se hoyadis oo jiran u so wado ay uguurtay ninkeda oo ogowne sikasta leysku dagalo rerka wain u ogaysisa

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 2 месяца назад

      @@nafiso7343way dhumaneysay carrta in uu ka reebto ka baqday

    • @MakremMosbah
      @MakremMosbah 2 месяца назад

      ​@@nafiso7343 nin aan ku shaqeyneyn ku biileen hooyadiis sababtu u keenaa

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 2 месяца назад +1

      ​@@nafiso7343hadee rerka ogeysiso ilmaha laga kaxeesanaa sidi kuwedi hore cml..!! Kor iyo hoosba caqli iyo dhiiranan ayey ugaso gudubtay, inta nolosha u hartayna Allaha ku guuleyo 🎉🎉🎉

  • @XamdaMaxamed-zx8sh
    @XamdaMaxamed-zx8sh 2 месяца назад +4

    Mnsha allh fartuun happy hooyo adag ayd tahy ilaahay awlaada ha kula koriyo qli❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @hanicabdulahi5995
    @hanicabdulahi5995 2 месяца назад +6

    Wlh qof adag thy m.a nolashada allaha kuu barakeeyo❤❤

  • @malikamed786
    @malikamed786 2 месяца назад

    Walahi fartun hoyo charaf kartin badà❤ ma Sha Allah walachey

  • @Keyf-m7l
    @Keyf-m7l 2 месяца назад +16

    Fartuun quruxy ano hada niyada kugu haya iso dhacay video gaga strong mom nagta keliye routine keda jeclahy weli ma guursan ardayad ban ahay wax welibana cibro qadasho bey iitahy noso duceey abayo adna horey usoco❤❤

    • @Haboncudoon1437
      @Haboncudoon1437 2 месяца назад +1

      Same nahay abyo ilahay zawj kheer qabo oo naftisa noo hura Hana siiyo ❤

    • @Keyf-m7l
      @Keyf-m7l 2 месяца назад +1

      ​@@Haboncudoon1437Amiin abayo ❤😢

  • @raabicaayatulah5186
    @raabicaayatulah5186 2 месяца назад +2

    Alllah caqli badana m.a markii ay soogureysay wxy tiri hooyadiis buu soo firinoya bey tiri wuu naga daba imaada jah naag adag waad dhaaftay mxan kugu tilmaamaa mashallah abyo horay usoco guuleyso ❤❤❤❤❤

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 месяца назад +3

    Super mom masha Allah

  • @Myemy09
    @Myemy09 2 месяца назад +1

    MashaAllah strong young mother

  • @MaryanBashiir-qi6qt
    @MaryanBashiir-qi6qt 2 месяца назад +7

    Wlhi fartun abayo hooyo kartileh tahy nolashad hory u wado.abyo mcn qisadad runti adey itabatay wan qiriday lkn waxa walbo kartidada iyo dhabar adegada heerkan manta ku gartay abyo mcn nolsha kimacisho hory usoco anagana waa ku garabtaganahay wlhi 2022 ila hada kugu xiranahay

  • @rihannaali1990
    @rihannaali1990 2 месяца назад +2

    Hooyo strong. Don’t trust anyone. Keep going.

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu 2 месяца назад +5

    Allah swt faqiir faan badan majeclo hadaa wax hesan ilmo masuul katahay
    Boosaneer xataa Hadii biil laga helaa waa inuu kafaanin ninka masuulkaa waa hadaan leys indho Tireyn

  • @FatimaJama-d9m
    @FatimaJama-d9m 2 месяца назад

    Mansha allaah illahay. Adiga. Ilmaha illahay ha idin xafido

  • @lastquen834
    @lastquen834 2 месяца назад +6

    Abayo noloshada ku raxeyso ❤❤dhipna alle kuma tuso fartuuney abyo❤❤

  • @MunaSaid-m5h
    @MunaSaid-m5h Месяц назад

    Maansh’ALLAAH ilaahay hakuu siyaadiyo

  • @libanhussein978
    @libanhussein978 2 месяца назад +4

    🎉Gabar karti leh Masha Allah parts all I was watching today pain History wlhi Sorry wll. Thanks be strong for own confidence!

  • @fartaabdirahman9465
    @fartaabdirahman9465 2 месяца назад

    Isku midaa nahay xaga dabeecada %100 aniga hadan qofka go'aan ka gaaro uma xanaqo danteeda iyo go'aankeyga hoos ka wadanaa qofkana waa u qoslaa , isku magacna waa nahay ka warama, samiyey jiro joog waligaa❤

  • @Aminadayax
    @Aminadayax 2 месяца назад +9

    Fartuunay isku sheekannahy
    Ilmaha alle hakula koriyo abaayo

    • @adenmohammed2065
      @adenmohammed2065 2 месяца назад +1

      you are disrespectful women walaaaahi.
      why privacy gaaaga umada uga sheekeeyneee???????????
      soo caruurtaaada madaawan doonaan adoo aabahooda public kuxamanaaa aqlaaaq xumidaaa subxaaanalaah.
      WLH HADII AAD ILA DHALAN LAHAYD WAA KUGARAACI LAHAAA INTAAAD KASHEEKEEYSO NINKAAGII HORE

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 2 месяца назад

      @@adenmohammed2065dee walaasha adoo nacasa beey kula dhalatay maskaxda ka gumeysatay lkn fartuun waa naag xor ah ninka xumaan kama eeysa sheegin ma waxa rabtay in la qariyo inuu ma shaqeyste ahaa ilmihiisana uusan waligiis caano u gadin adeer waa kaga gudbay Gabdho wax qariyo lagu qasbi jiray mashaqeysteyaashu waa isku nacamleeyaan

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 2 месяца назад

      ​@@adenmohammed2065hhhhhh ad bay unasiib badantahay se adoo kale lama dhalan hhh wakugaraaci lahaay kuye maxaa garaacis keenay nolosha ay ka hadleeso ayada leh

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed1358 2 месяца назад +1

    Qoyaneey wax Arak 😂 fartuun the queen kudayda ❤ maxu Yiri nin rag mahi hada cuweymir qadi waayo aaaaas😂😂😂 fartuuna maba kawalin weyba ugu labistay 😂😂 wllhi nag nol igadheh m.a xppti allaha kuxafido❤

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 2 месяца назад +7

    Walahi wan ka naxay faruun wa gabar yar oo fariida

    • @talabsi123
      @talabsi123 2 месяца назад

      Masha Allah dheeh abaayo

  • @zamzammahamud7204
    @zamzammahamud7204 2 месяца назад

    Masha allaah abaayo naag nool baatahay ilmaha allaha kula koriyo keep going

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 2 месяца назад +7

    Allahamdulillaah illahay baa Mahadleh Mansha aallah hooyo macan

  • @bushrahurre674
    @bushrahurre674 2 месяца назад

    mashallah fartuun waa hooyo adag keep going sis

  • @ramlaabdalla9367
    @ramlaabdalla9367 2 месяца назад +5

    Jah karti badan baa tahay inta ku harsan nolosha farxad ku noolow abayo ❤

  • @Abyan-qv1np
    @Abyan-qv1np 2 месяца назад

    Strong aa halis ueheed iyo waali alx dheh hada cafimad qabto qof qaliin kulala kudaremikaro

  • @NimcoXassan-z7o
    @NimcoXassan-z7o 2 месяца назад +8

    Geeesiyad wlhi nolow huno naag adag igadhe❤❤❤😊

  • @hibaaqjamaal9936
    @hibaaqjamaal9936 2 месяца назад

    ماشاء الله اختي
    انت ام القوى

  • @sahraabdullahi5316
    @sahraabdullahi5316 2 месяца назад +3

    Masha Allah abayo ❤❤❤❤

  • @bintiiabdi9902
    @bintiiabdi9902 2 месяца назад

    Alaa fartun qisadan way nagusocota nosiwad sithii musalsal ahan ayan uguxeranahy ..keep going strong mom