NINKAYGA GABAR MARTI II EHED GURIGAYGA KU KUFSADAY UUR UYELEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025
  • RidhwanIssack #Subscribe

Комментарии • 860

  • @SALMAAN.476
    @SALMAAN.476 4 месяца назад +165

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @UgasXassan
    @UgasXassan 4 месяца назад +258

    Inta jiifka ku dawaneyse wan idiin salamaye😂😂

  • @xiisxaaji6336
    @xiisxaaji6336 3 месяца назад +84

    Hadaan garan lahaa meel aan ridwaan kala xiriiro amaba aan kagaaro Qisadeeyda taxanaha ah waan lawadaagi lahaa ridwaan iyo wallaladeyda muslimiintaa lkn nasiib wanagaag isku wadan majoogno lkn waxaan kacodsanayaa qofkastee qoraalkeeygan Alle tuso inuu iisooduceyo in Alle murgta igadulqaado noloshana iihagaajiyo😢❤

    • @Fartuundaacad
      @Fartuundaacad 3 месяца назад +4

      Illhy dhibkaa hakaa qaado wll waxba ha ushegin waa un lagugu shekesanaa wax makutareyso

    • @xiisxaaji6336
      @xiisxaaji6336 3 месяца назад +2

      @@Fartuundaacad
      Ok qaali mcnto shukran❤️

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 3 месяца назад

      ​@@xiisxaaji6336ilahy tala saro wll radwan wxba maqqbtee badana shegoyinka Lola imado wxba kama jiran.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 3 месяца назад +2

      Allaha kaa dulqaado farxad iyo faraj degdeg khayr leh kuugu badalo.

    • @xiisxaaji6336
      @xiisxaaji6336 3 месяца назад

      @@fouzifouzi3393
      Ameen yaarabi dhamanteen alle hanoo furo mcnto

  • @SALMAAN.476
    @SALMAAN.476 4 месяца назад +169

    Aniga iyo Adiga Aqrinaya Qoraalkan ilaheay Qabrigeena beeraha janada kamid ha Nooga Dhiigo Balse waxa ilaa kabaryaa inuu janada Nagu Kulmiyo dhamaanteen./,,,امين يارب ❤😢

  • @AmuunQalpi
    @AmuunQalpi 4 месяца назад +75

    Anku salino nabigeena mohamed Scw Scw Scw Scw Scw 🎉😢❤

  • @abdirahmanKanyare
    @abdirahmanKanyare 4 месяца назад +100

    Walal iso duceyaa 40 qof ducadhodhaa waa aqbal eee 🤲🤲🤲🤲ya raabii amuraha eee sahaal🎧

    • @abdirahmanKanyare
      @abdirahmanKanyare 4 месяца назад +2

      Amiin ya Allah

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 4 месяца назад +2

      Alle ha ku sahlo walal dhamanten Alle ha no wada sahlo arimaha nagu cakiran

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan 4 месяца назад +2

      😢😢😢😢😢

    • @abdirahmanKanyare
      @abdirahmanKanyare 4 месяца назад

      @@abdifatahomarhussein95 amiin

    • @abdirahmanKanyare
      @abdirahmanKanyare 4 месяца назад +2

      @@MaawoAliadan walal xalka adunkaan
      Saan iska eee is adiig in Sha Allah
      Walaga baxa eeee،

  • @habibaadan4222
    @habibaadan4222 3 месяца назад +20

    Aan ku salino Xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuurcool
    @nuurcool 4 месяца назад +108

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino nabiga scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤

    • @djDeeqsi
      @djDeeqsi 4 месяца назад +2

      Scw scw scw scw

    • @RaaliyoLuul
      @RaaliyoLuul 4 месяца назад +1

      Scw Scw Scw

  • @momacalim900
    @momacalim900 4 месяца назад +93

    Soomaliyey ani wan yaabe mailayabteen dee dacwathan ridwan muxu ka qaban kara micnaha😮

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 4 месяца назад +19

      Waxba lakin waa lasheegaa raga qaar akhlaqda daran

    • @Honey_iyo_chocolate
      @Honey_iyo_chocolate 4 месяца назад +7

      In la qariyo nimanka qaniisiinta adiga maxaa kaaga dan ah doqonow. Ahbal adigoo kale soomaali kujiro waxkasta qariys yaa la sheegin dhahaayo hooyadaa wasee

    • @NAJAXAhmed-n6o
      @NAJAXAhmed-n6o 3 месяца назад

      Ridwaan waa dr deee

    • @Msomale
      @Msomale 3 месяца назад +2

      She's spreading awareness through his account ??Wixi kudacay wa inay dadka kle lawadagtooo San loga firsadaa

  • @MohamedkheirMakuti
    @MohamedkheirMakuti 4 месяца назад +19

    Dini ya haki mbele ya mwenyezi mungu ni uislamu Q (3: 19)

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 4 месяца назад

      Hio ni hakika bila wasiwasi
      Uislamu ni Dini ya amani Mwenyezi Mungu Mtukufu atuongoze kwenye njia iliyonyooka.

    • @MohamedkheirMakuti
      @MohamedkheirMakuti 4 месяца назад

      (5:3) Qurani isome utaielewa

    • @Newguy143
      @Newguy143 Месяц назад

      Dini ya sheytani ndio uislamu

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 месяца назад +19

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw

  • @AbdisalanHassan-it1cf
    @AbdisalanHassan-it1cf 3 месяца назад +16

    Inta dareentay sheekadhan ineey been txaay☝️😂😂😂

    • @rahmohussian392
      @rahmohussian392 3 месяца назад

      Waa been qaaawan

    • @Newguy143
      @Newguy143 Месяц назад

      Wey iska cadahay dulduleela badan ayaa kujira shekadan iyo sideey isugu toosineyso shekada

  • @mohamedhappy1318
    @mohamedhappy1318 3 месяца назад +9

    Anku salino nabigeena mohamed scw scw scw scw scw🥹🎉❤

    • @ahmedsharifiabdirahman6150
      @ahmedsharifiabdirahman6150 3 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🍓❤️❤️💋🇸🇴

  • @XasanMaxamad-i6s
    @XasanMaxamad-i6s 4 месяца назад +18

    Qofkii ugu horeeyay ayaa noqday Asc wll ridwaan

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 4 месяца назад +4

    سبحان الملك 😢😢😢😢😢 سبحان الملك القدوس 😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 4 месяца назад +8

    Ridwaan sheekadaan waa inaad baartaa waxba khaldan gabdhan dabagal dad badan wareyso familkeda ah

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 4 месяца назад +23

    Walee aduunka maxaa yaab isdaba yeel xasbunaLLAAH wanicmal wakiiil

  • @DHASAC
    @DHASAC 4 месяца назад +3

    Gabadhan gabadh la dilo maha macal in dhirbaaxo lo quudho maha
    Waaa ridwaanow inanta ila so xidhiidhsi zxp ❤🥰

    • @Adnaaaaaaaaa
      @Adnaaaaaaaaa 3 месяца назад

      Ninki dhilay gabadha mathy😂

  • @HawaAli-g3y
    @HawaAli-g3y 4 месяца назад +35

    Anigu kolay sheekadan kuman qancin siday aniga Ila tahay 😂😂😂❤❤❤

    • @MaslahIman
      @MaslahIman 3 месяца назад +1

      Ben waye I know her😢she is from laghbogol

    • @asmadoualleh
      @asmadoualleh 3 месяца назад +2

      Wan kugu racsanahay aniguba runti Kuma qadhcin😂

    • @I.Happy.everytimecozarmy
      @I.Happy.everytimecozarmy 3 месяца назад

      Ni aniga xit wan qadan la.ahay ma aqan se wax ujiran🤔

    • @kiinsufian
      @kiinsufian 3 месяца назад

      kkkkk waxay maga gadayaan firsha 😂

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 месяца назад +10

    Subxaanalaah, RAGA WAALAN GABDHAHA HAKU DARINA PLEASE IDINKOO LACAG RAADINAAYO. Tankale qofka noocaas ah Police station ayaa lagu simaa ee qoyska dhaxdiisa laguma dhexwareejiyo. Geel jirnimada iska daaya

  • @ZakiZami477
    @ZakiZami477 4 месяца назад +15

    Inta fadhiga ku dawanasaa wan idin salamy

  • @MahamedAhmed-bt9yq
    @MahamedAhmed-bt9yq 21 день назад

    Maraykanka u raac Quen qawan oo kale iska noqo wll😅😂

  • @abdulsamadi8131
    @abdulsamadi8131 19 дней назад

    Walahi waa bented ana aqaan tan inta rumeysatey candhuufta dib u laqa

  • @DualeJimale-sn9fh
    @DualeJimale-sn9fh 4 месяца назад +11

    Asc my brother ridwan

  • @meto__55
    @meto__55 3 месяца назад +3

    War dumarka ha loo naxariisto ragoww❤❤

  • @MaryanAbdirahman-jx4sz
    @MaryanAbdirahman-jx4sz 4 месяца назад +9

    Qofki u horeyay ina ahy maleyga darema😂🎉❤

  • @suleimanabey-n5e
    @suleimanabey-n5e 4 месяца назад +5

    subaxanlah war ridhwanow gabdhan an aqon uleh ee yey kudibajinin Ani iyo itha iskumel Ayan kuso korni hooyadet magacetha hata wan aqana mama barey aya ladaha marka ilehey benta aya kushegti hakadafo

  • @aishaabdikuras7422
    @aishaabdikuras7422 2 месяца назад +1

    this is a messy story walahi. she so cool and calm.

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 4 месяца назад +11

    Sheekada cusbo laaan mexey ila egtahay😂😂

    • @XanfarVlogs
      @XanfarVlogs 4 месяца назад +2

      Haa Xogaa Ma dhamystrna Oo Waa Haaf haaf 😂😂😂😂

    • @AminoAbdirahman-s7i
      @AminoAbdirahman-s7i 3 месяца назад +1

      @@Aminasacdia nah male 😁😁

  • @غرورالليل-ث2ن
    @غرورالليل-ث2ن 4 месяца назад +25

    Qisadn kuma qncin beny ila egthy ama Yada bila balaqo ah

    • @abdirahmanolow2830
      @abdirahmanolow2830 4 месяца назад +1

      Wlh waxba kamajiraan gawadan anaa garanayo shekada ay shegeyso waxba kamajiraan

    • @wilkiidahirow3885
      @wilkiidahirow3885 4 месяца назад +4

      Kugu raacsnhy 🤔

    • @dekaabdullahi4231
      @dekaabdullahi4231 4 месяца назад

      Adiga miyaa qofka Laga sheekeynaayo​@@abdirahmanolow2830

    • @Miski62-w9k
      @Miski62-w9k 4 месяца назад +2

      Wax lagu qanci karo maha war saxn ha kento garta wan qadeyna markaas😂😂😂

    • @SuhurXuseen-g7t
      @SuhurXuseen-g7t 4 месяца назад +1

      Isna views kaa u daran iyana caanimo intaasleewaye been so dhodhobeen😂

  • @UmushuremSalah
    @UmushuremSalah 3 месяца назад +3

    Asc asxaby Allah an ka cabsano gawadan dadka leh ben ayey shegysa qof huwa mlhn horta doda an sfcn u dageysno

  • @abdimfarhan
    @abdimfarhan 4 месяца назад +7

    Ridwan waaa iga qosliyay qubes uur laguma qado 😀😀😀😀

    • @SubayrmahamudAbdulahi
      @SubayrmahamudAbdulahi 4 месяца назад

      😂😂😂

    • @Niomilaklassikern
      @Niomilaklassikern 4 месяца назад

      😅😅😅😊

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 4 месяца назад

      😂😂😂😂intaasa ku qoslay lkn waa been sheekada

    • @fadumoali4700
      @fadumoali4700 4 месяца назад

      Sheekada iguma soco

    • @abdimfarhan
      @abdimfarhan 4 месяца назад

      Marqati waxa lo qabsada qof dhinty oo aan ka so dabo hadlikarinwaa sheko been ah oo wey dhimaty aye dhahday

  • @sabiriinabdinasir4844
    @sabiriinabdinasir4844 5 дней назад +1

    Ridwaan wuu yaabay😂😂

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 4 месяца назад +4

    Niman jiran inta lacag laga qaato gabdhahood ka gadanayan subxnlh😢😢

    • @Fahmayussuf-f6c
      @Fahmayussuf-f6c 4 месяца назад +1

      @@Kaafiya_25 abayo muslimka haiska qabsanin gawadan waa bented waxan dhan ee shegeyso ana aqano

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 4 месяца назад

      @@Fahmayussuf-f6c yaa kuu sheegey in beenteed tahay🥹

    • @Deqamohamud-bm2bz
      @Deqamohamud-bm2bz Месяц назад

      ​@@Fahmayussuf-f6c wlh dheh😢

  • @SafiyoMaxamedaxmed-r3r
    @SafiyoMaxamedaxmed-r3r 4 месяца назад +18

    Ridwaan sheekadan waa,sheeko waali ah ah wax la fahmi karo ma aha

  • @AbdikaniAbshir
    @AbdikaniAbshir 4 месяца назад +9

    Ridwaañ indha taaag baa kaso haray wuu yaabanyahay

    • @Halima-d3b
      @Halima-d3b 3 месяца назад

      Been taa ayuu dulqaad kudageysanayaa ani hurdaaa ayaa iqabatee😂😂😂😂😂😂😂

  • @Shacniqurx
    @Shacniqurx 4 месяца назад +27

    Ala gabdhu qurx bdna ilhyow xafid 😢

  • @mariyanmariyan874
    @mariyanmariyan874 Месяц назад

    Sheekadaan maa baarti2 ikasameysay dulqaadka haikadhameyn walaalo

  • @CaliMoha-iz2eo
    @CaliMoha-iz2eo 4 месяца назад +4

    Ridwaanow skeekda iney biinty waaba dreemoysaayee xaa waqtiga nooga luminee kkkkk😂

  • @SafiyoRooble-f9d
    @SafiyoRooble-f9d 4 месяца назад +8

    Subxanalah wa sheko walan ninkas wa maxishode bisinka

  • @88mahamed
    @88mahamed 4 месяца назад +2

    Qisada waa qiso murugo badan lakin waxa aan ku qoslaa ridhwaan sida uu indhaha u taagayo iyo sida uu rabo gabdha hadalkeeda in uu u fahamo waxaan u maleeyna wareysiga kuugu adag ee aad qof la yeelato hhh

    • @Fahmayussuf-f6c
      @Fahmayussuf-f6c 4 месяца назад

      @@88mahamed waa been abowe waxbo kama jiran ana aqano

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 месяца назад

    الحياء خلق الإسلام
    أخرج ابن ماجة عَنْ أَنَسٍ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ - ﷺ - « إِنَّ لِكُلِّ دِينٍ خُلُقًا وَخُلُقُ الإِسْلاَمِ الْحَيَاءُ ». حديث حسن
    XISHOODKU WAA DHAQANKA ISLAAMKA
    IBNU MAJAH WAXU KA WARIYEY ANAS
    NABIGU (ﷺ) WAXUU YIDHI:
    ( DIIN WALBA WAXAY LEEDAHAY DHAQAN
    DHAQANKA ISLAAM KUNA WA XISHOODKA)
    WAA XADIIS WANAAGSAN.
    ADEER XUSEEN

  • @habibagedi2689
    @habibagedi2689 4 месяца назад +5

    Alaaa ridhwan hadhaan mardhabo kudawado ,jiis ala haigadigo😅😅😅wxadho waa been hadhaa sumeyo nokente manta😂taan ayaan aqoon ulehyahy ,waa been bila milix ah😂😂

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 4 месяца назад +7

    Scw

  • @adheshadhesh.muxumed
    @adheshadhesh.muxumed 4 месяца назад +1

    Ridwan gabadhan waxa aay ku shegi waa Ben runti waxana ka daremi hadalkeda runti sumeyo wan garanaa anigu wax ka benbadan malihin bismillh

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 4 месяца назад +6

    Ridwaan shekadaan naga soo baar waaba sheeko waali ah😂

  • @baadaayeawdaa5954
    @baadaayeawdaa5954 4 месяца назад +8

    Ax ax nimanku qaar arxan daranaaa lkn gawadhan hadalkeeda isma saarna xooga wareesiga xooji bro

    • @HassanAli-sz3wt
      @HassanAli-sz3wt 4 месяца назад +2

      Waxaan waaa been waxbaa kama jiraan

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 3 месяца назад +3

      ​@@HassanAli-sz3wt ma qof baa wajigisa umada la hor imanaya been
      Kaas iyo adi idku nuuc ayad tihiin

    • @Nuu3334
      @Nuu3334 3 месяца назад

      Hadal fcn ine aqon dhicikarto side wax usharxeyso

  • @abdirahimmohamed9443
    @abdirahimmohamed9443 3 месяца назад

    niyaw ridwaanaw sheekooyinka inaad iska hubiso weeyan ilaa hadda wax caqli gali karo maahe takale wax kasta inaad dadka usoo bandhigto maaha aad views ku raadiso inbadan waa lagu sheegay ilaahay haku soo hadeeyo

  • @MaxamadUsmaan
    @MaxamadUsmaan 4 месяца назад +7

    Maxamedow magicii ayaad noogu ciyaartey

    • @Najax-n1o
      @Najax-n1o 4 месяца назад

      Ninku malaha wuu walaa asago xaskisu jogto see naag gurigeda ugu xooga xaskisaba jogte

  • @ilyaswarabe4204
    @ilyaswarabe4204 Месяц назад

    Waar meshan miyeyna Dowlad kaa jiirin 😂😂😂

    • @najmabarkhad5104
      @najmabarkhad5104 6 дней назад

      Shaqadii ay dowladu qabanweydy bu hayaa ridwaan 😂

  • @ubaneyadan9981
    @ubaneyadan9981 4 месяца назад

    Ani duulqadkaa iga damathaai shekaathan bentaa eeeh ridhwanow page kaa kasaaar plz🙏daad waa weyn ayaa kudawathaa markaa waxas inee been caaat tahy wan aragnaaaaa macsalaaaaam💯💯💯

  • @arfonkhalif4732
    @arfonkhalif4732 4 месяца назад +2

    Yes I have been thinking of going on holiday for about two months now and have had some experience in a very busy environment and a family and I will not miss any person to call but we will not be sad for any person who has been given up and I will not let her take any person whom will have no problem with me and she will have a great time in 😂😂
    Abdullahi

    • @Imanx602
      @Imanx602 3 месяца назад

      Maxaa tiri😅

  • @fatimadahir7379
    @fatimadahir7379 4 месяца назад +5

    Subxanallah
    Nimankaan qurbaha ka imaanayo o wada qariban walidka siinayo ilmahooda la yaabay 🙄 ama gbdha ku raaceeso kcg ama passport
    Qof waalan noga sheekesay qof fiyow maahe o dawo qaadan jiray🙊

    • @moonshine671
      @moonshine671 4 месяца назад +1

      NINKAAAS WAA 40 IYO DHOWR JIR SUBHAANALLAAH

    • @queenifrah3253
      @queenifrah3253 3 месяца назад

      Oo wada qarabin ka reeb sxb isku mid ma ahan kuligood qaar badan oo wngsn ayaan jira Wll ha ku danbaabin halkaas dib ugu noqo

  • @fatuahmed9912
    @fatuahmed9912 4 месяца назад +1

    Xasbunallah wanicmatal wakil 😢 Subxanallah 🥹😭 Miskinah 😢

    • @Fahmayussuf-f6c
      @Fahmayussuf-f6c 4 месяца назад

      @@fatuahmed9912 abayo ben waye gawadan wexe shegeyso Hal kama jirto ana aqano

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy 4 месяца назад

      @@Fahmayussuf-f6cabyo aqon ma iledahy

  • @aajajalah386
    @aajajalah386 3 месяца назад

    ridwano part 2 saan u sugeyne waa dalne haso galinin miya lagu dhahay wllo😮

  • @siraajibood8157
    @siraajibood8157 3 месяца назад

    War waxaan okale hawaraysa nacalatulaahay calayge siilkay kaxaarya miya

  • @AbuuCisa
    @AbuuCisa 4 месяца назад +1

    Asc Asxaabta waxadhixi laxa. Nimanka ka imaanayo mareykanka Gabdhaxa Xalaga ilaaliyo maxa yelay kuwa batha ayey Dibaato ugeysten.

  • @MahadAhmedmahamed
    @MahadAhmedmahamed Месяц назад

    Sallalahou alaihi Salim

  • @Fahmayussuf-f6c
    @Fahmayussuf-f6c 4 месяца назад +2

    Abowe iyo abayoyal Gawadan yey ithin danmbajinin😢Wexe Aqrineyso dhan waa ben aniga aqon uleh Waxbo Kama jiran wlhi Oo billahi oo Tallahi

    • @Dagaxey
      @Dagaxey 4 месяца назад

      Maxa kataqana wll nofahfahi baal

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 4 месяца назад

      Caan radis miya qofta😮

    • @Fahmayussuf-f6c
      @Fahmayussuf-f6c 4 месяца назад

      @@Dagaxey abayo wexe shegeyso dhan waa ben aqon buxdo uleyahay

    • @Fahmayussuf-f6c
      @Fahmayussuf-f6c 4 месяца назад

      @@mohddakanovic2770 wlhi waxa benta ku kalife ka yabane

    • @Deqamohamud-bm2bz
      @Deqamohamud-bm2bz Месяц назад

      ​@@Fahmayussuf-f6cmarkee dhahdey qolkoo gale barkinta wijiga kasarey aaba arkey inee been thy

  • @muxammedgeedi7715
    @muxammedgeedi7715 4 месяца назад +2

    Naag 5 daqiiqo waxaan dhameen uur ku qadeyso majirtaa inkastoo xaga allah wax kasta kaqoranyihiin shekadaan anoo og iney beentahy ayaan hadana dhameesty

    • @kafiyaabtidoon4043
      @kafiyaabtidoon4043 4 месяца назад +3

      Haa wll waxa uurka Laga qaado waa shahwada gabdh halmar lakufsaday oo uur qaaday meeqa arkay

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 4 месяца назад +2

      Way
      Qaadi karta

    • @sinyeer
      @sinyeer 4 месяца назад

      Inyar oo raaxo ama macaansi hadey dareento horey ayey ka qaadi uur. Kufsiga runta ah biyaha na gudbi karaan.

    • @kafiyaabtidoon4043
      @kafiyaabtidoon4043 4 месяца назад +1

      @@sinyeer koley halmar uur waalagu qaada

  • @PersonalGrowth-f8s
    @PersonalGrowth-f8s 3 месяца назад +1

    Ninkaan xaguu kakeenaa dumarkan silicsan??,,,

  • @jaallejama
    @jaallejama 3 месяца назад

    Waxa dhaqankaan leh ma ogaadeen baa caqli majiree 😂😂😂

  • @CiidYusuf
    @CiidYusuf 4 месяца назад +5

    Gabadha intaas lala maraayo oon reerkeeda ka war qabin maxey eheed subxanllah

    • @MimiKiwiG
      @MimiKiwiG 3 месяца назад

      Reerka ayaba ninka ku qasbayo oo abaheed aa leh maya ninka wax ma kufsan mana ka tagi kartid Some Somali parents have no empathy it’s really sad Allah hasoo hadeeyo

  • @IstarMahamad
    @IstarMahamad 3 месяца назад

    Subxana llah.qoftan iyo fimilkeda ba maxa kaqaldan.cafi mad majira aniga wan yabe

  • @MohamedAdan-l9e
    @MohamedAdan-l9e 3 месяца назад +1

    Wahan wabin qoftan aniga garanaa eee is form lagbogol 😂😮😮 garissa hagee

  • @najahwarfaa2946
    @najahwarfaa2946 2 месяца назад

    Shekadan sax ilama aha mida kle mxy qabanysy marku naagta ku noqnoqnayay

  • @ashamohamud477
    @ashamohamud477 4 месяца назад

    Ina lilaahi wa ina ilyhi rajicoon😢😢😢 gabadha ladulmiyey ilahy qabriga hau wasiciyo😢

  • @MunoHassan-l2q
    @MunoHassan-l2q 3 месяца назад +1

    Ridwan cuqabadi uu nashad kagalay adunka loga jaray qoftan baa kajartay
    Ninkii dadka hadalka kuwadi jiray in la aamusiye baa been nafta loga qaday😢😂😂

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 3 месяца назад +1

    Shekada lama fahmi karo lahjada gabadha ay ku hadlaysa aad u adag sujuu 😂😂😂

  • @katrasalat6575
    @katrasalat6575 3 месяца назад

    The story does not add up 🤔 I am so confused

  • @kaltoumragueh6288
    @kaltoumragueh6288 4 месяца назад

    Ridwaanaw tan warkeeda wax jira uma eeka naga baandhee warkan wax saxan ayaa lagugu yaqaanay😊

  • @mohamedelmi1213
    @mohamedelmi1213 Месяц назад

    Hdlkeeda ma fadhiyo markii hore wexey tiri "reerka ayey isasoo dagaaleen" markale wxy tiri "anoo xanuunsan ayey maqashay saas ayey iigu timid"

  • @AmuunQalpi
    @AmuunQalpi 4 месяца назад +2

    Fast comment 😂❤🎉

  • @SumeyaIbrahim-i3r
    @SumeyaIbrahim-i3r 4 месяца назад +2

    Ridwanow wanku salame 😊

  • @CimranAhmedCeyda-ry7kj
    @CimranAhmedCeyda-ry7kj 4 месяца назад

    Ridhwan umu ahzab iyo hassan soya soqawoo plzzz ❤

  • @mohddakanovic2770
    @mohddakanovic2770 4 месяца назад +2

    Gawadan maskaxda ka jiran tahe ana kasa waxan dan bented waye wiliged lama gursanin😂😂

  • @abdullahiibnadan9044
    @abdullahiibnadan9044 4 месяца назад +1

    Midkaan hadha Laga shekeynayo .... Ya ifiriya intu qosle ayu leyahay barigaas weyjirte ileen 😅😅 war inta aragtay commentigan likes wac igusiya

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 4 месяца назад +9

    Subxanallah 😢😢😢 ninkaan armay nabanaysaa...goormee isla daqiiqadaas loo uurayn karaa

    • @NajmoAbdi-fk3pb
      @NajmoAbdi-fk3pb 4 месяца назад +1

      Hadalkeeda isdhaaf isdhaaf maka dareemeysaa horta wax baa ka qaldan qoftan

    • @rozaaquen6978
      @rozaaquen6978 4 месяца назад

      Waa macquuul

    • @ashamohamud477
      @ashamohamud477 4 месяца назад +1

      Uurku dhana hal haben ah😂

    • @nazreenabdi6642
      @nazreenabdi6642 4 месяца назад

      😂😂😂😂 like he s struggling her with one hand and holding her with one hand ok sis

    • @kaafiyaabdihakim5335
      @kaafiyaabdihakim5335 4 месяца назад +1

      Wax baro. Daqiiqad ka yar ayaa uur lagu qadaa

  • @hodanmohamuud8104
    @hodanmohamuud8104 3 месяца назад

    Qabeys uur laguma qaadhee 😂😂😂 ar ridwaanaa

  • @jasminsweetlove5898
    @jasminsweetlove5898 4 месяца назад +1

    Xasbunallahi wa nicmalahi wakiil Aniga shekadan waa ku wareeray waxbaa qaldan Gabadha amay shekadan soo alifatay 🤔

  • @muniish-rx7fm
    @muniish-rx7fm 2 месяца назад +1

    bentan side udhamestay aniga😂🙄

  • @alihajiali9690
    @alihajiali9690 3 месяца назад +2

    Oday faqiir ah oo xoogaa lacag ah jeebka loogeliyey,cadaalad ha ka sugin

  • @CaliMaxamud-k5v
    @CaliMaxamud-k5v 3 месяца назад

    Kkkkkk war xuma naaagtu❤❤❤❤

  • @mohammedhussein3504
    @mohammedhussein3504 4 месяца назад +11

    I'm 100% sure this is a lie. How can he say He's the one who impregnated her😅. And still......denies it again. Watu si wajinga baaaana😅

  • @QueenAmiisha-k7p
    @QueenAmiisha-k7p 3 месяца назад

    Waa bented tan ana aqano waliged ma gursan yarey benta joji 😂😂 dofar yhy

  • @LibinAhmed-kw8bq
    @LibinAhmed-kw8bq Месяц назад +1

    Macquul macquul dadkan in an aqli lehen miyey modan mana xishodan miyaan

  • @BlackOmar-g6p
    @BlackOmar-g6p 4 месяца назад +3

    War sax ah oo aaanu fahannay kuma aragno meeshani sharafteedii unbay isaga cayaadhay gabadhani waayo saxna ilama ahan waxa ay sheegeyso waayo walasheed say udamceysaa ninkii qabay walashed oy u dhihi kartaa iifur ninkayga😂subxanallah

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 4 месяца назад

      Tii ugu darneed taas waaye bismillah 😅

    • @fardowsaomar1928
      @fardowsaomar1928 3 месяца назад

      Weey dhacdaa anigaa goobjoog u ahaa
      Gabar ninsuukaansanjirtay kubooday
      Ninkiina😂gabadhii gabarkayar soodoonay odagiina waasiyay

  • @qadiijowarsame2341
    @qadiijowarsame2341 3 месяца назад

    Bismillah nagtan wax banana ka qaldan xataa afsomliga ma fahmoyno

  • @AbdiYare-b4d
    @AbdiYare-b4d 3 месяца назад

    Scw 💓💯 scw

  • @muhamedmuktar-m2y
    @muhamedmuktar-m2y 4 месяца назад +1

    yaa keen guriga kuyidhi ma waraabo ayaa wax la tusiyaaa😂😂😂

  • @AbdinajibAden-i5e
    @AbdinajibAden-i5e 3 месяца назад

    Subxanaaalah daqankan gariss lama yaqano filin e firsate aye ka shekenesa 😂😂😂

    • @SadikMohamed-r2i
      @SadikMohamed-r2i 3 месяца назад

      Haa anaba saas islaha shekadan cusbada in laga badiye so umaeko tlye😂😂

  • @YasinAli-x2h
    @YasinAli-x2h 3 месяца назад

    Hmmmm,Naagtan Cilaaj Geeya Ninkii Naaagtakale kufsafay U Gurigiisa ku dhal Weliba walaashay baa igu Qabsatay ma qaadanaa.
    😂😂😂

  • @hafsabille4163
    @hafsabille4163 4 месяца назад +2

    Benaleey uur badhan nayaàa inteeee walalkey nin kugudarey yahuuuuu😂

    • @bintadani8257
      @bintadani8257 4 месяца назад

      😂😂😂😂na maa adgaaa qoftaaa lakufsadaaaay😂😂😂😂

    • @AishaMohamed-tu8dw
      @AishaMohamed-tu8dw 4 месяца назад

      @@hafsabille4163 Edo I’m wondering Wlh

    • @hafsabille4163
      @hafsabille4163 4 месяца назад

      @@bintadani8257 subhallah

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 4 месяца назад +1

      Naa adhi umusha aya kudimate ladahe side kuso nolate

    • @hafsabille4163
      @hafsabille4163 4 месяца назад

      ​@@mohddakanovic2770hhhhhh naag walan wlh😂

  • @aminaabdi9913
    @aminaabdi9913 4 месяца назад +1

    Maskiinsana ma oran kara kulaha ninkiya gabdhi kufsaday ey eydhly waye asagana kufsada oran lha way cil badana 😢😢😢😢

    • @Fahmayussuf-f6c
      @Fahmayussuf-f6c 4 месяца назад

      @@aminaabdi9913 anku ceshto bayoh ana aqano gawadan hal run kuma hadleyso waxbo kama jiran Aqon buxda uleyahay

  • @Samalisports24
    @Samalisports24 3 месяца назад +3

    Rer LAGBOQOL majogtiin😂😂😂😂😂😂

    • @AbdifatahAliko
      @AbdifatahAliko 3 месяца назад +1

      Haa 😂😂

    • @FatmaHassan-o1k
      @FatmaHassan-o1k 3 месяца назад +2

      Haaa 🤣 wlhi wan yabanaxay qoftan beenta maxa kuwati 😂😂

    • @AbdifataxAbdullahi-ws4xz
      @AbdifataxAbdullahi-ws4xz 3 месяца назад

      Hhh ala adunka ben badhana war rerka qoftan sumeyo miya mise iga hubiya​@@FatmaHassan-o1k

    • @Samalisports24
      @Samalisports24 3 месяца назад

      @@FatmaHassan-o1k Meshan kuyawabay ban fadiya kkkk

    • @fadnabashiir169
      @fadnabashiir169 3 месяца назад +1

      Yadago horta lagboqol 😂

  • @AbdisalamIssac
    @AbdisalamIssac 3 месяца назад

    Part 2 please 🙏

  • @sundusadan6403
    @sundusadan6403 2 месяца назад +1

    Qabeeska muu fahmin ridwaan😂

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 3 месяца назад +1

    Allaah no sahlo wll amuraha

  • @hassanhussein9602
    @hassanhussein9602 3 месяца назад

    Shekadan waxbo kama jiran sida ila muuqato gabadha rerahoda away hadi uur loyelay? mida kale wax la kufsaday majiran.

  • @HothanHothanish
    @HothanHothanish 2 месяца назад

    Sumxanalh 😭😭😭