WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 6

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 821

  • @Akp83366
    @Akp83366 2 месяца назад +122

    Macnaha sheekada waa guubaabo gabadha ku socoto Nin aan ku kaafin karin ha guursan👍

    • @nasroahmed5944
      @nasroahmed5944 2 месяца назад +1

      Kobaɓo mahee noloshede kashekeynesa kkkk

    • @FatimaMohamed233
      @FatimaMohamed233 2 месяца назад +1

      Wa runta ano miran iso qabtay 😂

  • @RidwaanMohamed-x1r
    @RidwaanMohamed-x1r 2 месяца назад +316

    NIN FAQIIRA HA GUURSANINA , OO REAL AH😂😂😂😂

    • @fatiinqueen3421
      @fatiinqueen3421 2 месяца назад +52

      Faqiirka xitaa hadu kula jiro nolol malmaladkin so dhicinayo walo dulqadan kara lkn faqiir guriga ku fadhiyo shaqo ka fanayo illaha ka magan galnay😢

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 2 месяца назад +23

      Wan idin sheegay ani faqiir ceeb maahin qofka waino yahay qof shaqesanayo waxoo helana kusiinayo waintaas

    • @shairabdi
      @shairabdi 2 месяца назад

      Kkkkkkkkkk

    • @ramlajei5674
      @ramlajei5674 2 месяца назад +5

      Faqirka Illahey ba darjin donaaye balse baqhil hadana kibir badhan Illahayow adhigan kaa magan galne

    • @firdaushassan2082
      @firdaushassan2082 2 месяца назад +6

      Faqiir qooqan kaaga sii daran oo tala raacna aheen tala keen ahen

  • @hanaanaragsan9465
    @hanaanaragsan9465 2 месяца назад +15

    Qoftan xariifad waye waa ku dangaray kulaha 😂😂😂 walahi waa fariid msh allaah

    • @عائشهعبدلهعبدله
      @عائشهعبدلهعبدله 2 месяца назад +2

      Dee waa runteed😂dantaada garo ceeb ma ahan waalidka markasta waxey dhahaan danteed garad noqo🎉

  • @najmaahmed6112
    @najmaahmed6112 2 месяца назад +109

    Guurso abayo lkn nin uun ha gursan ee gurso nin rag ah oo adiga ku bili karo ku kafin karo noloshada nin taajir ah oo gacan furan guursada xppiyaal😭💔

    • @codka6795
      @codka6795 2 месяца назад

      Taasi been ah

  • @zuzuqalanjocookingdecorati4886
    @zuzuqalanjocookingdecorati4886 2 месяца назад +86

    Tuuney saan u sugayi qisadada si walboo tahay waan ku wataa🎉🎉guuleyso qofkii ugu horeyey oo comment kusoo qoray ahay hor mar wacan ❤❤❤👏🏿

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 месяца назад +57

    Dumaroow nin faqiir ah oo mashaqayste ah ha guursanina

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 2 месяца назад +23

    Wuuuuuuuuuw masha Allah war gabadha laandheereesanaaa😂😂😂ayado africa joogto bay nink bacdiis u tuurtay iridana ka xiratay asa ergo loo soo dirsaday wuuuuuuuuw maqal majira qoyan hhhhhh fartuun happy ku dayda😂❤❤

    • @fardowsaabdi949
      @fardowsaabdi949 2 месяца назад

      Walaahi kuwa Usa joogo iyo Westerner joogo ee la abuse ka lagu haayo ha dhageestaan ish

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 2 месяца назад

      😂😂

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 2 месяца назад +1

      Somaali waxaas ku sameeye hada naftada la tashato ilahay tala saarato landheera tahay😂😂😂hadana alxmd sida fartuun u bashalaysa u bashalooya😂😂😂

  • @sucdifunny7807
    @sucdifunny7807 2 месяца назад +74

    Naag naag dhaaftay baa tahay wllhi waligay fartuuney waa kula jiray waligay horay u soco

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 2 месяца назад +56

    dhamaan umada muslimiinta jimco mubaarka salu calaa xabiibi mumxmed ﷺ
    Abaayo waan ku la so codaa ilaa part 6 gabdho badan baa utahay role model dhaqankaaka wanaaji samir iyo dulqaad la imow quruxey mashalaah barkalaah dadka ku ku dhagan waxaba ha uarkin shekadaan waan fahamney is ka so xirey abyo Fartuuneey abyo waxa wanaagsan Alla ha ku siyo hormar wacan

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 2 месяца назад +3

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 2 месяца назад +3

      Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 2 месяца назад +21

    Fartuuney inaad iska aamustit ayaa kuu dhaantay sababtoo ah marba markii kadanbeeso waad mantageysaa oo waxaan Allaah raali ka eheen oo danbi ah ayaa lagaa ogaanayaa subxaanallaah war heedha kala fahma xaaraan iyo xalaasha markii hore waxaad tiray anigoo ogeen oo mir aanleheen ayaa ley mehersaday taas waa qalad oo xaaraan eh hadana waxaad tiri markaan ku laabanaayay dan ayaan kalahaa oo marabin waan kudanesanaayay taasna waa xaaraan iyo qayaano marka waxaad ogaataa waxkasto oo dulmi iyo qayaano kujira laguma guuleeysto iska jir waxaad ku hadleeysid sax ma ahan nin danbe oo ku aaminidoonana majiridoono wax kaa waaniyone mahaaysatit waan arkayaa sumcadaada haku ciyaarin

    • @عائشهعبدلهعبدله
      @عائشهعبدلهعبدله 2 месяца назад

      Nin ku waanjiyo mahelysid markaad leedahay ma calafka heysaa nolashu nin miyaad mooda

    • @fartunsufi6152
      @fartunsufi6152 2 месяца назад

      @@عائشهعبدلهعبدله Sidaadaba seflabood nimo ayaa kaa muuqata horta sifiican u aqri qoraal keyga hadii sidaad u fahantayna kaaga jawaabo waxaad tiray noloshu ma ninbaa abayo runta lagama ganbado noloshu waa nin nin iyo naagna kalama maarmaan Allaah ayaaba isku baneyay oo isku asturay hadii adiga aad inkereysid yeelkadeed balse xaqiidu wataas

    • @wardaladan425
      @wardaladan425 2 месяца назад +2

      Waxba kamay faaidin wllo rafaad way ka dheregtay wlhi waxay qarinayso ee kalena alle un ba og

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 2 месяца назад

      Walal wa runta balse gawada madagano ilmehedha abohod waye mxa kukalifey iney qiso kadigto nolashedhs social media dadki wu walay qof walibo sa lacag kusanen lehed u kujira walal sharaftina shilin hadasanina subhannallah..midakale gawada intas wey amusned wilki ilmaha udasha gawar kuaragtey malaha gawadi fartun wa Maserte anaga dumar nahay qof kalatagten 10 hadu losocdho never mind adunyadhadha wadho

    • @fartunsufi6152
      @fartunsufi6152 2 месяца назад

      @@yusramaalim4865 waarun markey ku araktay asagoo gabar kale wax lasoo duubaayo ayey furka tuuratay waalaga dareemayaa weerta iyo wadarta maxaa kulmiyay waaye sheekada maalin dhawedna waxaan arkaayay gabadhiyoo leh aniga uyu wiilkaan wax aan walaalnimo eheen nagama dhaxeeyo kolay waxey araktay waxa kasocda baraha bulshada horta fartuun wey is ceebeysay iyadoon ka fiirsan ayee hadashay meseerka ayaa katan badiyay waxey isleedahay hadaad dhahdid mashaqeeyste waaye gabdhaha wey kacararidoonaan wele midookale ayaa afka kuqaadaneyso iyadalee warkatagay oo isceebeysay

  • @shukrimaclin4172
    @shukrimaclin4172 2 месяца назад +30

    Fartuun waa ku dareemikaraa calaf lama celinkaro anigaba qof noocaas isoo maray lkn illahey mahadiis owlaad uma dhalin

  • @ifraaxjamac6772
    @ifraaxjamac6772 2 месяца назад +32

    Qalbi waad mahadsantahay waan la socday qisadaada ilaa bilawgii horena waan kuu daawan jiray saliga nabiga badi una niyayso mid khayr badan oo ilaahay raali ka yahay markaan sidaa kuleeyahay qurbaad joogtaa wehelka raga waa lama huraan alle haku xafido aduun iyo aakhiraba adi iyo awlaadaada iyo qoyskiina

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +27

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🏻🫶🏻❤️

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 2 месяца назад +1

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

  • @KauBintuYuusuf
    @KauBintuYuusuf 2 месяца назад +12

    Anigu wlhi Lama socdo arinkan
    Video-ganba igu horeya,
    Lakiin. Waxan la ilmeyey dhibatada qoysaskenii 😢, xataa kalatagii hore sharaf lahaa
    Allow adan ku rumeyey da'aan waxan jiraa 20 sano,
    Isku kaayo barakee innamadayada/wilasha & iyo hablahayaga😢/ gabdhahena,
    Muhiimadu waa inad dhar isku ahatan sirta qofkaga hooyada adan u sheegin alle haynagu arsaaqo sifada
    From 🇩🇪 حفظكم الله ورعاكم

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 2 месяца назад +11

    Raga qaar xaaskooda uma abaal gudaaan waxay ku noqdaaan abeeso mid ka wanagsan allaha ku siiyo ilmahana allaha kula koriyo hooyo karti leh

  • @MonaDirshe-pn9if
    @MonaDirshe-pn9if 2 месяца назад +32

    Ceeb waaye ilmahaga abahood waaye wax iskula har hadda miyaa qaladkiisa aragtay waa ceebowday walhi

    • @Talowanaagmedia
      @Talowanaagmedia 2 месяца назад +8

      Maxa ceeb tariqdea le ka hadlowsaa

    • @ayaangeedi-n1t
      @ayaangeedi-n1t 2 месяца назад +1

      Qalad ceeb malahn wax fahan

    • @NishaaIbisashis
      @NishaaIbisashis 2 месяца назад +1

      Ina aabo shegadha duux warka kala daa

    • @ZuZuDahabo
      @ZuZuDahabo 2 месяца назад +1

      100%

    • @SomalidocumentryTV
      @SomalidocumentryTV 2 месяца назад +2

      RUclips views ayaa lala weynaaday sumcada iyo mustaqbalka caruurteeda dadka hadda jira waa noocaas

  • @SumayasayidSossumaya
    @SumayasayidSossumaya 2 месяца назад +45

    Ku salin nabigena the best person ever The most knowledge able and The most shine Allah created brobhe Muhammad scw

  • @amishahmed7132
    @amishahmed7132 2 месяца назад +2

    MashaAllah mcney you are strong thanks for sharing

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 месяца назад +4

    Hooyo walbo iyo gabar walbo oo xasa kisteeto ku filan ayaa hoos taalo qofki ku dhoho nolosheyda waa dhameys tiran tahay run kama hadlin abaay

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 месяца назад +7

    Nolosha socail media ilaahow adigan ka magan galnay ilaahow ceebtena iyo ceeb muslimba astur yaa rabi yaa raxman

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +138

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn 2 месяца назад +58

    Asc. Maansha Allaah Fartuuney nasiib ayaad lee dahay oo ubad caafimaad qabo ayuu ku siiyey. Fartuun facaaga wali lama guursanin,marka waxaad sameysaa waxbaro Diin iyo Maadi Insha Allaah. Fartuun manasiib xumid waa nasiib fiican tahay lexdaada lixaad ayaad qabtaa Maansha Allaah. We love you cidi loo joojin maayo Fartuunteyda❤❤❤❤.

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan58 2 месяца назад +24

    Saas kaa rabaa dadka afka kugu haayo indhaha ka xiro +hambalyo hambalyo 300k🎉🎉🎉🎉

  • @Anahar-j9k
    @Anahar-j9k 2 месяца назад +3

    Nimanka somaaliyed inta badan ma shaqeystaan waxaksta dumar key ku daayaan ninka hadaad dantaad iyo hormar ka dhaxe arkeen waxaa dhaanto ina la iska furo nimanka waxey jacel yihiin gabdhah iney bahdilaan Qiimeyan niyad jab intaad ku nolaan lahayad kaligaa nolow baa dhaanto caruurtad korso baa faraxad ah hore usoco fartun gabar dagan eheli diin ah baad ahayad

  • @IfrahAbdiOsman-v1c
    @IfrahAbdiOsman-v1c 2 месяца назад +8

    Your so Strong mom msh allh illahey hakula garab galo nolosha wey iska xaalada badan tahy😢

  • @QadroAxmed-tc7pv
    @QadroAxmed-tc7pv 2 месяца назад +46

    Isku soo duuduub waa nin aan hadaf laheen ma biili karo naag nool horay usoco abyo mcn🥰❤️

  • @mariadeeky682
    @mariadeeky682 2 месяца назад +5

    Anoo gabara ayaa leh lacag walbo hada heesto hada ixtiraam iyo naxariis yar hada waayo Mac salaamo

  • @samiyaahmed3410
    @samiyaahmed3410 2 месяца назад +9

    Waaruntaa dhiirigalin weeye fartuun thank you sister

  • @qaliqurux9031
    @qaliqurux9031 2 месяца назад +9

    Hadal sax waye waxa kahadashay wlhi abayo marka said u samirto waxan samreysana waxba kasosoconin wa dhibato illahay wax dhibato kuma tuso abayo nolal farxad kunolada adi iyo owladada ❤❤

  • @hanisaciid9655
    @hanisaciid9655 2 месяца назад +3

    Faaraxii hada suu dareemooyaaaa
    Nin ma jevclo naag ka reysty Ama naag uu furay oo wax qabsatay
    Hppt ilhy haku barakeeeyo waa soo dulqaadatay

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 2 месяца назад +7

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah strong mam ❤

  • @munamohamed3736
    @munamohamed3736 2 месяца назад +6

    Abaayo fartuun ha isku guursan mar danbe waayo laba Hore ayaa booskaaga hooyo waayay labadana booska aabo ma haystaan sidaa awgeed qadar allah waa halkeeda balse kuwaagan iska korso

    • @HalimaxasanKaahiye
      @HalimaxasanKaahiye 2 месяца назад +2

      Gabadhan yara ilmahas waa koraan guurka nafta kudagtonxumaanta ka xifdina waana gabadh yar

    • @munamohamed3736
      @munamohamed3736 2 месяца назад

      @@HalimaxasanKaahiyewaa run abaayo balse nin aan dhalin ilmaha dhalin u ma dul qaato hadii qof dhib kiisa lagu samrayana ilmo aabahood ayaa lagu samraa markaa intay mar Sadexaad murugoon lahayd awlaada Allah ha la koriyo oo intay ayaga isku filnaanayaan nin wareerkiisa Ha iska dhaafto

  • @hauine6988
    @hauine6988 2 месяца назад +4

    Camal kale iyo xirfad aad ka hadashid ma taqaanid ee nolashaada lee dadka uga sheekeey😢aakhiro neh xisaab ayaa kutaal🙃furiinka waalagu waashtaa.

  • @KaltuumMohamed-h5k
    @KaltuumMohamed-h5k 2 месяца назад

    Mansha allaah abyo mcnto horumar wacan insha allaah ❤❤❤

  • @SaabriinMaxamed-v2b
    @SaabriinMaxamed-v2b 2 месяца назад +1

    Masha allaha habalayo habalayo horamar wacan insha allaha yaaa rabii xayati ❤❤❤❤

  • @istaahildayib7940
    @istaahildayib7940 2 месяца назад

    Mansha allah waad karti badantahay alle hakula koriyo carurta

  • @Fiy7853
    @Fiy7853 Месяц назад

    ❤❤❤masha Allaah illaahay uwadka hakula koriyo ❤❤❤

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 2 месяца назад

    Mashallah ❤❤ abaayo Allah caqli iyo nolasha cusub ku barakeeyo🌹

  • @muna607
    @muna607 2 месяца назад +47

    Dadka qaar waxey u maleeyaan iney fartuun qof ula jeedo ama hadladan iyo qofka eey nolosh isla so mareen hadab sidaa maha ee waa Qisda nolosheeda bilowgiiba nolosheedi hore ayey ka hadashey ee waxa faham axbaabi🥰👍

  • @Shamsuuni987
    @Shamsuuni987 2 месяца назад +9

    Faqiirnimada waa laba mid waa faqiir oo Han iyo hami leh oo shaqeysta midna waa faqiir oo raba inuu shaqesan gidaradana fadhiya midka shaqesanin ugu xun 😊

    • @mohamuudsheikhnuur273
      @mohamuudsheikhnuur273 2 месяца назад +1

      Faqiir kibirsan uu ahaa caana ahay kulaha ma sharukhana 😂😂

    • @FatimaMohamed233
      @FatimaMohamed233 2 месяца назад

      @@mohamuudsheikhnuur273😂😂😂😂

    • @umumunasar12
      @umumunasar12 2 месяца назад

      😂😂😂😂​@@mohamuudsheikhnuur273

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 месяца назад

    Waan ku fahanay waxaa tahay gabar karto,leh baa tahay anigaana kula mida fartun horey u soco ha u joojin cayayaanka aad ayaa u fahanay sheekadaada quruxda badan tii aqli,leh waxbey kaa faa,iideysaa Maansha Allah hortaa u soco wali waad yartahay

  • @Edebsan2022Sidii-hooyaded
    @Edebsan2022Sidii-hooyaded 2 месяца назад +1

    Faqiirnimada waa wax laga gudbikaro haduu qofka ka go antahay inuu shaqeysto haduu heynin xitaa haynin waa inuu dadaalaa uu raadiya waa dadaal dadalaa wa garaa hori lodhahay iyo inuu aaacad yhy wuxu helo kushegayo dacaadnimada waa muhiim qoys kasto somali ah faraxad waarta u rajeynayaa hooyo kaligeda ilma korneysana cafimaad iyo faraxadaa dhamaan ban urajeynaa 😊😊😊😊

  • @ifraaxMaxamed-yz6vi
    @ifraaxMaxamed-yz6vi 2 месяца назад +2

    farta ma nasiib xumid insh allh boqorkaga wu imanayaa samirka iyo ad adega ku dayasho ba mudan tahy❤

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 2 месяца назад +8

    Samirku waa furaha guusha aduun iyo aaqiro abaayo guuleyso aduun iyo aaqiro soo dajaji 7aad inshaa allaah ❤❤❤❤

  • @maryama55
    @maryama55 2 месяца назад +1

    Naag karti badan oo shaqo jcl lee furaa🎉 waligaa farax sanow fartuun❤

  • @IfrahMukhtar-jq6ej
    @IfrahMukhtar-jq6ej 2 месяца назад

    Manshalaah ❤wan jeclahay dumarka strongly ah wlahi
    Ilahay ha iga hayo nin xun oo ixtiraamin

  • @IkraHussein-g4t
    @IkraHussein-g4t 2 месяца назад +2

    Hore u soco abayo dadka meelaha ka qaylinayo ugu horeyso hebalyo decoration 😂😂😂

  • @MohanGamer-m7x
    @MohanGamer-m7x 2 месяца назад

    Masha Allah abaayo fartun qof adag ayaa thy aduunkan 2qof OK fcn OK ishela was dhif 100%10 was samirtay mid wanagsan aad Ku ilowdo waxa zoo martay Allah Ku siiyo abaayo waxa thy hooyo Ku dayasho mudan ❤❤❤💞💞

  • @farxiyamuse2575
    @farxiyamuse2575 2 месяца назад

    Fariid fariid dhashy wle KU dayasha mudan tahy cashar ban ka bartay fartuney Masha alah❤❤❤❤

  • @cffghfgg
    @cffghfgg 2 месяца назад +2

    Dat meel isku soo fadhiisto manihin adoo dhahaaya daawadey marhore

  • @sumayaabdulaahisaid4766
    @sumayaabdulaahisaid4766 2 месяца назад +5

    Hore usoo abyo guur wanagsan ilaahey haku siiye iyo mid ku fahmaayo ❤

  • @زوجةمحمدالتواضع
    @زوجةمحمدالتواضع 2 месяца назад +8

    Macaneey sida ha sameen is kadaay shakeda de hada so martay 😢 dhib ilhy ba qudarn sabarka aaad sabart y ilhu baa ajarkeed ka sugee walshey maacn cesho urkada waxa ku jiro

  • @fadumocabdiqaadir4743
    @fadumocabdiqaadir4743 2 месяца назад +2

    Gabar go an leh tahay wakugu raac sanahy dumarka dhibatad alle haka qado

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 2 месяца назад

    Nin faqiir ah ha guursanina😂 hooyo samirtay baa tahy tuuneey mnsha allh

  • @hafsaomar2364
    @hafsaomar2364 2 месяца назад +1

    Hooyo adag aya tahay mashallah dadka iska hdlayo warkoda inu waxba samen kugu lahayn ano og ayan hdana ku leyahy waxba haka so qadin sis nolol qurux badan waa so martay hdana mid kasi qurx badan baad ku jirta gul adun waa hesata aaqirna alle hana wada guulesiyo inti muslim ah oo dhan ❤😊

  • @maandeqmaxamed-cz6pu
    @maandeqmaxamed-cz6pu 2 месяца назад

    Fartun habi asxab tada fesbuga katir sanahy lakise cawa igu horey soo yutub kaa gaa wan kuu tagera❤❤❤

  • @rahmacalisheikh2934
    @rahmacalisheikh2934 2 месяца назад

    Maya mcnto fartuunay qof karti leh aathy horo usoco saas ha dhihin waa helee qof wanaagsan oo boog dhayo kuu noqdo insha Allaah hormar wacay abyo

  • @maryancisman2258
    @maryancisman2258 2 месяца назад +1

    Masha allh abyomanasib xumid ubad baa ilaaheey kaasiiyay

  • @AishaFarahAisha
    @AishaFarahAisha 2 месяца назад +1

    Casalaan Waa U dhamaatay😅Qiso ayaa laga soo sameyay kusoco wixii wax qaso waa lashegaa

  • @faatimacadey9541
    @faatimacadey9541 2 месяца назад +1

    Fartuun abyo mcnt waxaan ma ahan wax fiicn
    Wixii tagay wey tageen maxaa keenay inaad xiligaan kahadashid abyo aniga ahaanteyda makugu raacsani arintaan inaad soo bandh8gto xpptii xaajigaaga hore iyo caruurtaada qalbigooda ilaali

  • @queendm1317
    @queendm1317 2 месяца назад

    Ilaahy dumarka somaliyed meel walbo ey jogaan ha caawiyo hana ugu gargaaro

  • @fowziadollDuale
    @fowziadollDuale 2 месяца назад

    Asc wr wbt abyo maansh allaah tabarkallaah allaah ha ku siyaadiyo noloshad ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 2 месяца назад +13

    Faqirka wu tajiri oo Illahey baa ujogaye balse baqil hadana kibir badhan oo mashaqesta ah Allaha naga qabto gabdho gurka Allaha no hagajio

  • @faizothequeen
    @faizothequeen 2 месяца назад +1

    Fartuun Naag nool tahay Nin asxaan maleh ku soco 😂😂😂

  • @kamiila365
    @kamiila365 2 месяца назад

    Naag agad bathy abyo mansha alah horay usoco nimanka dhan sidas ubateen

  • @aishaabdinour4506
    @aishaabdinour4506 2 месяца назад

    Khrara badan wad so aragtay ilahay ayaana u ballan qaaday adomadiisa culays fara badan in uu mar walba fudeyd ka danbeyo ilahay hakula koriyo ubadyaaga abayo qali ragoo dhan sabankan waa isku wada mid ilahay hablaha somaliyedna calafka ha u wada wanaajiyo i.a ❤❤❤ we love u fartuuney wallo😢❤

  • @DeeqoAhmed-hl5qt
    @DeeqoAhmed-hl5qt 2 месяца назад +4

    Hooyo karti badanaa tahay. Masha allah uwada qora una duceeya gabadhaan ❤❤❤

    • @khadradahir2263
      @khadradahir2263 2 месяца назад

      Hooyo karti badan baad taahay Allaha kugu caawiyo koriimada caruurta abayo, qof ku fahma oo ku waanagshane Allaha ku siiyo❤❤❤0

    • @khadradahir2263
      @khadradahir2263 2 месяца назад

      Hooyo karti badan baad taahay Allaha kugu caawiyo koriimada caruurta abayo, qof ku fahma oo ku waanagshane Allaha ku siiyo❤❤❤0

    • @khadradahir2263
      @khadradahir2263 2 месяца назад

      Hooyo karti badan baad taahay Allaha kugu caawiyo koriimada caruurta abayo, qof ku fahma oo ku waanagshane Allaha ku siiyo❤❤❤0

    • @khadradahir2263
      @khadradahir2263 2 месяца назад

      Hooyo karti badan baad taahay Allaha kugu caawiyo koriimada caruurta abayo, qof ku fahma oo ku waanagshane Allaha ku siiyo❤❤❤0

  • @umuamiin4954
    @umuamiin4954 2 месяца назад

    Qisada wey ugu socotaa dadna si kle ayeeba u fahmeen
    Qisadanaan waqtigeeda ee ku timid abayayaal

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 2 месяца назад

    Masha alah horay usoco abayo walhi kugu fikir Ayan ahy wayo qofkn naco intn dantyda ka gara wanqoslaa malintan maslaxo u arkana go aanka qata🎉❤

  • @maslah345
    @maslah345 2 месяца назад

    Waxaa wax aad iyo aad ufoolxun in aad kasheekayso noloshii aad islasoo marteen adiga iyo caruurtaada abahood ama hamacaato ama kaqaraarato waxay ahayd noloshiina qaaska ah inaad keento baraha bulshada wax fiican ma aha dadku haday isfahmi wayaan waalaka tagayaa marka iska ilow wixii kusoo maray adigoo eegaya caruurtaada hore usoco sis iskana xer casaradan aad lasoo fariisatay baraha bulshada waa xeeb qaf aad nolol wadaagteen oo waqtigan aadna isla joogin inaad ka sheekayso

  • @canabcabdulahi4446
    @canabcabdulahi4446 2 месяца назад

    waa runttaa fartuun waxaa tahay qof aqli iyo damiir leh alle ka sokow na waxaad sameysay maahan wax xun allaha ku bara keyo hooyo kasta waa la kul mee caqabada badan waana na waa nisay ma nasiib xumid wixii kuu qor naa aad mar tay kheyr ku waa kuu dan beeyaa allaha ku barakeyo aakhiro iyo aduun

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 месяца назад +1

    Waaan kugu racsanahy xabibti horay usoco isxaan kuma sameynayo nin xabrahaan kugu dhagan iyaga gabdhahoda iyo lacag isugu daro il iyo cowriba la aaw xabibti ❤❤❤❤

  • @user-kc9kw9rp1f
    @user-kc9kw9rp1f 2 месяца назад

    Baraka allah Naag nool baa tahay saasaa haboon
    Guul baa kuu rajeynaa xabibti ❤

  • @duniyowahir4080
    @duniyowahir4080 2 месяца назад

    a s c abay noloshada inad ka shekeso ma ahayn madam Allah ku cawiyay noloshada shekadan kahor way qurux badned

  • @HawaAbdalla-x5h
    @HawaAbdalla-x5h 2 месяца назад

    Wlhi fartuney adiga kaligaa ley ma ahen waqtigaan hada aa i heysato qofti la furaba wan ku farxaa adna gormee lagu furaa is dhahaa

  • @princesscanab6261
    @princesscanab6261 2 месяца назад

    Asc abaayo alxm deh ma nasib xumid Allah owlad cafimad qabto ayuu kugu arzaqa cuwaymir markad dhalasha aniga wil Ayaan dhala Ila iyo hada Wu iga xanunsan yahay xitaa ma fadisan karo marko waxso wa qoral rabii

  • @NastahNastahyusufcisman
    @NastahNastahyusufcisman 2 месяца назад

    Strong women allah ha ku xifdiyo

  • @dajiyahmaxamed6163
    @dajiyahmaxamed6163 2 месяца назад +1

    Naag nool bad tahay wlhi fartuuney ❤😂

  • @fardowsahassan9420
    @fardowsahassan9420 2 месяца назад

    Ilaahy hakula koriyo ilmaha

  • @hidaayohonesty6983
    @hidaayohonesty6983 2 месяца назад

    Haduu dhibka ka bato wa ku farxee furiinka wlhi❤❤❤❤ kep going quruxey

  • @MaymunaMukhtar
    @MaymunaMukhtar 2 месяца назад +1

    Asc hooyo hada maxaad ka qabataa maleesiya ma nasiib xumid ee waa calaf lama dagoo lama diidi karo waa deeq ILAAH

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 2 месяца назад

    Wax fican ayaa sameysay abayo qaali fartun aniga xita sida ayan sameyey gabarkasto xayi haunolato

  • @haliimaabdinaasir9971
    @haliimaabdinaasir9971 2 месяца назад

    Masha allah abaayo sad jeceshahay allah kuu yeelo pls pls 😢😢😢isoo duceeya tan fartuun heystay ayaa hada ii heysato 😢😢😢Ana allah iga bixiyo pls isoo duceeya

  • @ifrahmohamed6512
    @ifrahmohamed6512 2 месяца назад

    Waa guleysatay sister ❤ nin waji malaha ee awladada korso

  • @Keyf-m7l
    @Keyf-m7l 2 месяца назад +4

    Mashlh fartuun abyo hadu ilhy kaso Saray alhamdulillah strong mom baa tahay walshy ❤

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 2 месяца назад

    Mashallah fartuun sister ka waran hadii aad iska dayso nin ku soo xumeeyay hadalkiisa because adiga iyo asag ayaa og wax aad isku qabteen because anaga waxaa aheen dad shacaba oo idin jecelaa oo waxii faaida idinka faaidaysan jiray waxay ahaato because dad la jecel yahay ayaa la fiirsadaa aniga waqti badan ayaa kugu xirnaa before inta aadan guursan sanka hadal iyo dhamaantis iska dhaaf oo ha lahaado bilaaw iyo dhamaad wax kasta oo ku soo gaara waxaa firisaa inuu illah kaa siiyay two beautiful baby’s naag kasta oo nin soo guursata dhib way qabtaa laakin waxaa la fiiriyaa illah awlaada uu kaa siiyay ogow ma kala hareesan because caruur baa idinka dhaxeesa ka waran dumarka hadii la dhaho qofkasta dhibkiisa ha sheegto aduunka saan ma ahaanaayo laakin sabar ayaa loo baahan yahay anaga oo dumar somali ah kaliya dhibka guryaha naguma haysto xataa dadka kale ee aduunka nagula nool dumarkooda way nala qabaan laakin anaga waxaa dheer nahay muslinimada oo wax kasta oo nagu dhaca illah baa u cararnaa oo tuugnaa marka abaayo yes waxaa kuu qiraayaa inaa tahay gabadha kana ah hooyo karti leh shaqeesanaysay laakin wax yar oo hoos loo xalin karo inuu gurigaaga markasta ku burburo shaydaan ayaa iska jira oo quruda noo diida markastan na tusiya waxii nalagu sameeyay inaan soo kocano marka abaayo please 🙏 aniga waxaa ku dhihi lahaa tootali iska soo xir sheekada wax kale noo soo dhig social media or chennal aad leedahay nobody pervert ah ma jiro reer kasta oo albaabkeda xiran wax baa ka danbeeya nobody knows what is behind a closed door please ha iga xumaan hadalkayga iyo qoraalkeyga abaayo horey u soco illah ilmaha ha kula koriyo waana ku salamay iguna salam abaayo manira iyo caruurta peace and love ❤️

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 месяца назад +2

    Ninaan hore marleyn iyo jaceyl ookudareemeyn waa lagu xanuusadaa allaana ubadka kaqorey mesha alle noloshada danbe haku maceeyo xbbt muhiimaduna wa inaad naftada farxadeeda katalisaa

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi2332 2 месяца назад +1

    Masha Allah wad ka baxadaye abayo

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 2 месяца назад +36

    Waxaan jeclaanlahaa inaad caruurtaada aabahood iyo noloshaad soomarteen aad iska dhaafid
    Wllo caruurtaa quruxda badan ku dhaaf waxwalba wllo ❤️❤️

    • @hodan0092
      @hodan0092 2 месяца назад +2

      Inay iska amusta la qatay nimcan ku jiray iyo waxana sheega it doesn’t make sense

    • @hasmah8018
      @hasmah8018 2 месяца назад

      @@hodan0092 dadka soo jabay hadaanay ka sheekayn saw godkay ku dhaceen laguma wado dhacayo. Hablo badanba cashar ka dhiganaya. Xitaa hadaad ka tagayso lacag sii uruurso aad isku dabarto oo bila aadan kaga maaranta laga faa’idaya. Ee aynu joojino waxaan ceeb ahayn inaynu ceeb ka dhigno

    • @Sucaad_jees
      @Sucaad_jees 2 месяца назад

      ​@@hodan0092sax wlhi waan ka xumahay

    • @wardaladan425
      @wardaladan425 2 месяца назад

      Caruurtaba dareenka imika haye ka hadlinaya kala weynaadey

    • @Fardowsa-x9v
      @Fardowsa-x9v 2 месяца назад

      Fartuney adiga ahan qof ulama jodid lkn somali kadalati ilmahaga familigoda ishodha haiskaga sojeden awalba wad samarsaned hada inad iska amusto abayoy

  • @عائشهعبدلهعبدله
    @عائشهعبدلهعبدله 2 месяца назад +1

    Danteed garo markasta noqo markaas nolashaada gaare sis keep a head❤

  • @ikranikrush7798
    @ikranikrush7798 2 месяца назад +1

    Sister waxan ufahmay weli ninka waa jeceshay maxa inta uga shekeyneysay

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 2 месяца назад +2

    Mashallah fartun fariid Allah haku xiftiyo adiga iyo caruurtadaba

  • @MaryamhusseingaraneMaryam
    @MaryamhusseingaraneMaryam 2 месяца назад +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 2 месяца назад

    Xanuunkaaaga maxuu ka bilaawday abayo sideena isku daaweesay

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w 2 месяца назад

    M.a tuuney ilmahaas quruxda badan ayu ale kaa siiyay alxamdulilah deh hada waad kabaxday qurux ayaana noqotay m.a stress ka kaadamaday noloshada iyo farxadaada daxdabaalo guur dambena hakudag dagin xitaa hadaa guursatid ilmo dag dag hakudalin noloshada adaa iskaleh dadka warkooda iskadaa live kaaga wado qaali❤

  • @AsmaSiciid-f9q
    @AsmaSiciid-f9q 2 месяца назад

    Wale naag strong wamen tanhy hory usoco adaygu wa furha nolsha Intaad silcilahyd farxda mesha Ku jirto raadi baayo ❤❤

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 2 месяца назад

    Fartuuny wlly nololaha aad soo marty wee tagee mana soo labanayaan ee adiga ka har oo noloshada wado haka shegen

  • @kaabadhawrsan1592
    @kaabadhawrsan1592 2 месяца назад +1

    Fartuun fariiid waaye hore usoco wll

  • @hibaabdullahi9547
    @hibaabdullahi9547 2 месяца назад +3

    😂😂😂Abayo waxlahar hooyo walba oo Somaliyeeed aa karti leh oo caruur kuwada kabadan kaligeed korsata mida kale waa lagu washaa social media riziq kawanaagsan meel kale Allaha kaasiiyo

  • @NaimaMuuse-hc6yv
    @NaimaMuuse-hc6yv 2 месяца назад +1

    Seriously strong woman 👩 💪 👏 ❤