PRANK AAN KU SAMEYI SABIRIIN OHIN AFKA FURATI MASKIIN BY FARTUN HAPPY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 90

  • @AffectionateBrain-gj8ot
    @AffectionateBrain-gj8ot 4 дня назад +10

    Fartun abyo max gawadha ubah dilesaa walashaa waye😢😢

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 4 дня назад +7

    😂😂😂😂
    Wlh waa Gabar fcn lkn saas ha ula dhaqmin plz 😢😢😢 Sabarin mcney 💋💋💋

  • @AbdikadirJilib
    @AbdikadirJilib 4 дня назад +8

    Hadaa Qubey kagaareynin Kac Kilkilaha Iskasoo dhaq kulahaa Ar fartuunaaa 😂😂😂😂😂😂😂 Manooli wlhi 😅😅😅😅😅

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 9 часов назад

    Wllo is jecel baan ujedaa mshalaah

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 3 дня назад +4

    Ala sabriin jecliya 😂😂 wlhi maskiin waye

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 4 дня назад +19

    Waxay cadeeyneeysaa inay far tuuun fiiican tahay qof wanaaagsan aaalooo ooyaaa maaashaaaa alaaaah😍😍😍😍😍😍

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 3 дня назад +3

    Sabirin quruxley ilaha ha ku xafido qaali my loved quruxley ❤

  • @KawtharKawthar-wl7te
    @KawtharKawthar-wl7te 2 часа назад

    Nayaa fews darteeed gabada hubahdiliiin

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 3 дня назад +3

    😂😂😂 walahi waka naxsadey sabirina tuneey

  • @Lastprincess-o3h
    @Lastprincess-o3h 4 дня назад +8

    Wlhi wa maskiin sabariin❤❤❤❤wanjeclhy

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 4 дня назад +6

    Fartuun abyo sabiriin way kujeceshahy

  • @khadiijaabdulkhaliq9206
    @khadiijaabdulkhaliq9206 4 дня назад +15

    Fartuun saabariin ilaaali anaaba emotion noqdy wll fcn waaye wlh qalbigeda dhwr❤

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 4 дня назад +7

    Sabarin sorry wlhi 😂😂😂 fartun caadi mahan

  • @QamarAmir-l3m
    @QamarAmir-l3m 4 дня назад +5

    Miskinta waa qof fiican❤❤🎉🎉

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra 3 дня назад +2

    Saɓriin wàlaley ha ii oynine qofta kasoò aarso oo ku dheh maba kula joogi kari waa xiisay cideena ku laaban illahow fàrtuun qoraakan hatusin😂

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 4 дня назад +3

    Fartun Happy somalinimada ruunta waagi jiro adiga iyo Koko iyo Sabariin oo nigu juro intay ka helaa aduunka waa ku yaraatayn

  • @XaliimoXasan-i5e
    @XaliimoXasan-i5e 4 дня назад +3

    Maasha allah maskin fartuun

  • @DrhawaSheikh
    @DrhawaSheikh 4 дня назад +3

    Hhhh see waxyeeshi aby fartuun😂😂

  • @XamdaAxmed-mm8xt
    @XamdaAxmed-mm8xt 4 дня назад +16

    Miskiinta wey ku jeceshay fartuny❤

  • @quenzahra6030
    @quenzahra6030 4 дня назад +2

    First comment fartuun waa kutaageeraa abyo guulayso❤❤❤❤i

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 4 дня назад +6

    😂😂😂😂😂waraa tuuney dhibley tahay saabarin Ka dhaaf pranks saabarin aarso pranks kusame fartun baby Ka qari

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 4 дня назад +4

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @MeyzaAbdi
    @MeyzaAbdi День назад

    Alla idin jecliyaaa saaba io farta cadeey ❤❤😂😂. 😢😢 sorry saaba sis

  • @CanabOsman-i4e
    @CanabOsman-i4e 3 дня назад +3

    قلبها طيب

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 4 дня назад +3

    Fartun Happy iyo Cumemir la antood aduunkan bilaash👈🏿, Sabariin iyo Cabiir Ia antoodo aduunkan cidloo👈🏿

  • @ayaangeedi-n1t
    @ayaangeedi-n1t 4 дня назад +11

    Arinti waa fishilanti fartuun soomaali usocotiin welcome back dalkaaga hooyo

  • @HoodaSiraad
    @HoodaSiraad День назад

    Alla fartuney mid ma tihid gabdha mxa sa ugu gashay😂

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 3 дня назад +1

    Sorry baayo 😂😂ani team sabirin ayn ahay wn aarsan donaa

  • @halimamohamedahmed2683
    @halimamohamedahmed2683 2 дня назад

    😭😭😭😭miskiin waka oysiisay

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan5214 4 дня назад

    M.a wllnimo aduunka ku jecelahy dhahdy😢allh isku kin daayo

  • @AyanAbdullahi-ud2jw
    @AyanAbdullahi-ud2jw 4 дня назад +7

    Waad islla ogtihiin tuuneey

  • @IkraamAhmed-v3d
    @IkraamAhmed-v3d 4 дня назад +1

    Waxa fiican ma ahn fartuun gabdha yare 😂😂

  • @Wholecarpet
    @Wholecarpet 4 дня назад +1

    Fartun sabirin we ufican tahay qofki daran loma oyo

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g 4 дня назад +1

    Basto kusexday orad kilkilaha dhaqo aaa fartun masiibo😂😂😂

  • @wardayusuf2104
    @wardayusuf2104 4 дня назад +7

    Oo fartun somaliya ayey ku noqonysa ilayan ani yurub islaha way usocotaye 😢

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 3 дня назад

      @@wardayusuf2104 🤣🤣🤣🤣Maxa Somalia inte la dahay ma Kula xuntahay hooyaded macaan Ku nool usocota ilmaha keen dhahdey facaa la bood filkaga mesha doontid mar ladhahay nasiib ledahay qurba wa qurbo Asia Africa America Europe 🌍 qof weliba mesha Ka yimid Ku nasanaa aaqirka Somalia manta mel Ka wanaagsan maleh dunida

  • @faadumomacalim4073
    @faadumomacalim4073 4 дня назад +1

    Ala fartuun gabdha no daa wy uyseyee😂😢

  • @RaaqiyoMaxamad-d7w
    @RaaqiyoMaxamad-d7w 2 дня назад

    rali galin usamey abyo wey ilmese😢

  • @ayaanbillan8634
    @ayaanbillan8634 3 дня назад

    Wlhi Bilaahi tolaahi Kullaha Yaahu

  • @sureyaomar3849
    @sureyaomar3849 4 дня назад +2

    Intey usocdan qof ishega 😂😂

  • @KhadraMohamed-r7n
    @KhadraMohamed-r7n 3 дня назад +1

    Abaayo gabarta gumaysiiga ka da

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 2 дня назад

    Wllhi markay lugaha ku qabsty wan ka naxy miskinta😢

  • @BisharoMcabdullahi
    @BisharoMcabdullahi 4 дня назад +5

    Walaley 7bari qur aan isaar bls xanun kudaba dhigte bisinkah xanun maalinkasta ilahey haku caafiyo abaayo 🥹🫶🏻

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 4 дня назад +3

    Sorry Sabirin❤😂

  • @NiciimaMaxamed-q4s
    @NiciimaMaxamed-q4s 4 дня назад +1

    Fartuun Imtixaan caadiya kilkilaha dhaqo kulahaa

  • @maryanmansuurjaluusijaluus4132
    @maryanmansuurjaluusijaluus4132 3 дня назад

    Sabiriin ibraahim saaxibte waye maryn waye ani

  • @AyaanElmi-sm6fl
    @AyaanElmi-sm6fl 4 дня назад

    Soobadi fartuneey😂😂😂

  • @JAAIZAJAAIZA
    @JAAIZAJAAIZA 3 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ HAYILIN FARTUUN

  • @nasrakhaliif1233
    @nasrakhaliif1233 4 дня назад +2

    Fartun Horta xage usafrayan

  • @AshrafMohamet-yz5fr
    @AshrafMohamet-yz5fr 4 дня назад +1

    Bahdil badanaaa acuudka

  • @HassanHafsa-v2h
    @HassanHafsa-v2h 4 дня назад

    Sorry soo aarso saabiriin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @dhiindhiinstore
    @dhiindhiinstore 4 дня назад

    Abyo Isha Miya ka xanuunsatahy maxay Ku yartahah

  • @Lastprincess-o3h
    @Lastprincess-o3h 4 дня назад +4

    Fartuun msha alah malmahan waa nuurtay wan nuurtay wana soo cayishay❤❤

  • @xamdiqalanjo2465
    @xamdiqalanjo2465 4 дня назад +1

    Fartun wurux❤

  • @hanideeq8019
    @hanideeq8019 4 дня назад

    Alla migraine ilaa 4 days i haaya😭

  • @salmaabdinur440
    @salmaabdinur440 4 дня назад +1

    Sorry Sabrin Qurux
    Fartun gawadha ino daa
    kama kaftana

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 4 дня назад

    Fartun fanny waye 😂😂😂

  • @NimcoNimco1990
    @NimcoNimco1990 2 дня назад +1

    Waxan barank ma ahan isku laabo

  • @ليلهمحمد-ظ7ي
    @ليلهمحمد-ظ7ي День назад

    ❤❤❤❤

  • @sabrasheikhabdulhak2835
    @sabrasheikhabdulhak2835 4 дня назад

    Abyo samidey sidan kadaya plz 😢

  • @ShomsoMohamed
    @ShomsoMohamed 7 часов назад

    😂😂😂

  • @AsmaSead-u1h
    @AsmaSead-u1h 4 дня назад

    Walhy sabiirin caloosha I hurisay

  • @susuali2868
    @susuali2868 4 дня назад

    cunugta maskiin waye prank ka dhaaf tuney

  • @xabiibayuusuf-qm7vt
    @xabiibayuusuf-qm7vt 4 дня назад

    Maskiin wey oysay sabiriiney kasoo aarso

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 4 дня назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @garaaddowlad4803
    @garaaddowlad4803 3 дня назад

    🎉🎉🎉

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 4 дня назад +1

    😂😂😂😂❤

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 3 дня назад

    Sorry gabdheyda samided sabarin

  • @madinaawale8019
    @madinaawale8019 4 дня назад +1

    Moree prankkk❤

  • @Zeycadey22
    @Zeycadey22 4 дня назад +11

    Red flag 🚩 😂

    • @MunaJmc
      @MunaJmc 4 дня назад +2

      Yesssss😂😂😂🎉

    • @MunaJmc
      @MunaJmc 4 дня назад +2

      Abaheed ama hooyaded bay dhihi lahayd wan wacanaya

    • @MunaJmc
      @MunaJmc 4 дня назад

      Somalidu saaso dhan uma jilicsana

  • @yaasmiinodowa4424
    @yaasmiinodowa4424 3 дня назад

    😢😢😢😢😢

  • @faizothequeen
    @faizothequeen 4 дня назад

    ❤❤❤❤😢

  • @FatxiShowkax
    @FatxiShowkax 4 дня назад +1

    1

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 4 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 4 дня назад +1

    Lol

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 дня назад

    Mashaa Allah sabrin
    Ilaahay ha isu kiin daayo
    Wada jira markasta❤❤

  • @IglanIbraahim
    @IglanIbraahim 4 дня назад

    😡😏

  • @HamdiadanIssack
    @HamdiadanIssack 4 дня назад

    😂😂

  • @ZeinabAbdirahman-jk8mk
    @ZeinabAbdirahman-jk8mk 4 дня назад

    Kkkkkkkk

  • @DrhawaSheikh
    @DrhawaSheikh 4 дня назад +2

    Hhhh see waxyeeshi aby fartuun😂😂

  • @ليلهمحمد-ظ7ي
    @ليلهمحمد-ظ7ي День назад

    😂😂😂😂

  • @Deeqomuxudiin-z3x
    @Deeqomuxudiin-z3x 2 дня назад

    😂😂😂😂😂

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 4 дня назад

    😂😂😂😂

  • @farxiyomohamed3093
    @farxiyomohamed3093 4 дня назад

    😂😂😂😂😂