WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 5

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 541

  • @fadumocilmi3405
    @fadumocilmi3405 2 месяца назад +71

    Fartuun qisadaada maba laga cajisaayo Habo cafimaad Wara iyo vinriket aad aad wax ku qabsato Allahs ku siito Habo Nishapur allah

  • @MaandeeqAli-t6i
    @MaandeeqAli-t6i 2 месяца назад +60

    Fartun cml yaaka dhigo isdhihi jiray farxadada Ayn arki jirnay lkn hada ooyinta naga dhameysay😢😢😢😢

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 месяца назад +24

      cashar ka qaado qof noloshiisa ha rajeyn laga yaabaa ind ka fcnthy

    • @shairabdi
      @shairabdi 2 месяца назад

      ​@@umumascuud3307 waa xaqiiq

  • @saynabhassan6786
    @saynabhassan6786 2 месяца назад +21

    Horta frtun waxan ku jira dadka rumysan inta ka arky nolasheda nolal qurx badn hdna qalpiga ka gubaynaysaa wlhi mashalah strong women baad tahay

  • @SumayoCabdiwali
    @SumayoCabdiwali 2 месяца назад +122

    Inta fartuun ila jecel like saara❤

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 месяца назад +4

      Asc ad ayanuguxumahay inad sirtina shegeysiin abayo fartuun WA ceeb

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 месяца назад +54

    Fartun wa gabadh farido kartibadan waykamuqata lkn may helin qofkii ku haboonaa ,qaali intaas alle nolosha imtixankeda hakaga kobo farxada kudanbeeya inshlh❤❤

  • @MaryamaCusman
    @MaryamaCusman 2 месяца назад +35

    Fartuun abyo waqtigaas ilaa hada waa ku dawadaa mana ka cajisi hooyo karti laha thy ilahy ha ku dhameyo nolsha inta kuu dhiman❤ wax yar waqtiga noo dhaxeey wee nagu socota qisadada😍

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +85

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻🕋❤️

    • @Hodan-v8b
      @Hodan-v8b 2 месяца назад +1

      Scw❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 2 месяца назад +2

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @ubahabdisaid2222
      @ubahabdisaid2222 2 месяца назад

      @@KOKOBULLE-it5eSCW SCW SCW

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 2 месяца назад +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

  • @Ka-sheke
    @Ka-sheke 2 месяца назад +18

    Fartuuun gbdh adag baa tahy hal talo inta ilmahaga ka kuusanayan ninkle haisku aroosin plz kuwan ku dadaaaal qurbana waa joogtaaaa😊

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 месяца назад +7

    Fartun Waan ku daa wan jiray waxaan is waydiin jiray cuntada aad kariso yaraanteeda, Walhi,walaalo ilaahay baa ku dhaafieyey iska dhaaf haka hadlin mar danbe waayo guryuhu Waa wada sir , love you hore u soco🎉❤

  • @zainabali-nl3wv
    @zainabali-nl3wv 2 месяца назад +72

    Abayo inad kashekaysid mahan ninkagii hore inuu arooskagi cilan kuu awodi wayayey inad u ceb asturtit subhanallah asaga kuma farxayo marka waxyalaha qaar in laga gaabsado aya fiican

    • @Deeqaluul721
      @Deeqaluul721 2 месяца назад +24

      Abal laawe ayuu ku noqday halamsheego Haduu nin fcn noqon lahaa Qiimaheeda garta Kamay sheekayseen

    • @hoodoqarandabaraani6555
      @hoodoqarandabaraani6555 2 месяца назад +3

      ​@@Deeqaluul721abayo ilahayba naga og saas ha dhihin Gabdhahana Ninka mrkay gursadana way raban mrku furana xumantisa lee shegan faarax dhib aan ahayn ma qabno hadana waxba la xeeriya

    • @FerehAbdi
      @FerehAbdi 2 месяца назад +15

      Nin rerkiisa biilan waayay ilaahay ma asturo muxuu ulugoyn hadaanu waxba awodin muu somo oo melihiisaa joogo horey usoco ilaahay waxaan kaaga baryayaa in aad farxad ku nolaato ilmahaaga edaan u ahay lakiin mar walba waxaan jecelahay horumarkaaga ilaahay guusha gacanta kuusaar fidunyaa wal akhira

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 2 месяца назад

      ⁠@@hoodoqarandabaraani6555Adiga iska hadal nin ku furay hada rabtid lkn haka hadlin Gabdhaha dhan ninka gaajo haduu aha waa la sheegaya maxa ku gubay adiga

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 2 месяца назад +2

      Ceeb ma aha abaayo qofku wxba muu haysan ceeb ma aha

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 2 месяца назад +29

    Samirkadi waxad kuheshahy 2 will Allaha ku daayo abayo MashaaAllah

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 2 месяца назад +8

      Labo wil mahe waa gabar iyo wiil

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 2 месяца назад

      @@NasroNasro-c9j2wiil iyo 2 gabar ayee dhashe m.a

  • @UmuAxlaam-vv2kd
    @UmuAxlaam-vv2kd 2 месяца назад +21

    Nasiib bdhnaa qof walashis mise wllked kawen haysta oo garab tagaan oo cadhow kuehen ciil bdhn 😢😢

    • @AyaanmohamedMohamuud
      @AyaanmohamedMohamuud 2 месяца назад +1

      Subxaana llaah maasha allah dheh walaalaha wng lagu koriyay wey is garab istaagaan

    • @ZahraosmanIsse
      @ZahraosmanIsse 2 месяца назад

      Mnshllh mnshllah tabarakallaaH wllo garab isu ah wlhi blhi wa nimcoyinka wa weyn alle baxsho mnshllh tabarakallah wlhi waxn arkay gabdho iyo wilal wllo ah o iyagu Cadow isku ahh

    • @qumanhorusocod6177
      @qumanhorusocod6177 2 месяца назад

      MashaAllah

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +104

    أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ.❤❤❤(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)❤❤❤❤ اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Zusan1380
    @Zusan1380 2 месяца назад +102

    Fartuun wllo nin qaarbo nahay baa wiil uu dhalay hoydii kala tageen ka dib wilkii oo yar 1sano jira buu ka reebtay wilkii wxa baa la baray jamacda dibada baa loo diray ilaa heer mastar buu so diyariye wadnkii buu ku so labaty shaqo fcn buu dowlada ka helay hooydii buu radsady meel gobal bee jirtay wuu so watay guri buu udhisay hada hoydii bee isla nool yihiin wlhi waa 35 marka wllo caruurtada adi bey ku korayaan bari kamalin mark weynda wey ku so radsanyaan niyda qeyr u sheeg guuleyso ❤

    • @fadumaali4556
      @fadumaali4556 2 месяца назад +1

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @MileySuheyr
      @MileySuheyr 2 месяца назад +4

      Waa run abyo dad iyo dameraba nin leh bay udaqaan ilhy ha uso celiyo fartun

    • @Zusan1380
      @Zusan1380 2 месяца назад +2

      @@MileySuheyrAmiin yaa rabbi fartuun waa hooyo karti badn allow dhib ka hay

    • @sumayaabdirizakmohamed4144
      @sumayaabdirizakmohamed4144 2 месяца назад +2

      Mashllh fartun strong mom thy allha kula koriyo awalda

    • @nooranoor784
      @nooranoor784 2 месяца назад +4

      Hora lo yidhi dabeey doono hooyda waxaad caloshaba kaso saartay oo dhigaaga ah oo xanuunka la oga lala Mary wlhi buuna ku daycay ama kalumay ila ilaahay kugu imtixaamyo moye waayo illaahay waa naxrius badne ilmahaad ku rafaaday Inu ku ilaaliyo ukuso celiyo moye kama halynaayo wlhi bilhi illhy

  • @khatinali9066
    @khatinali9066 2 месяца назад +2

    Wlhi gabar walba oo somaliya qisay ledahay hadii l waraysto😢😢

  • @Hamda-c7b
    @Hamda-c7b Месяц назад

    M.a apayo dhipta laguma waaro markaste ALLAHA KUGU DUGO RUclips ka🎉❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +30

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @princess-nf1
    @princess-nf1 2 месяца назад +4

    Dhaqsada gaarsiiya 300k walashey fartun ❤we love you

  • @filsanabdi-c3g
    @filsanabdi-c3g 2 месяца назад +10

    aniga walhi nolol adag aya so maray lkn alxm walashey iga wayn i garab istaagtay ilaa mantay waxan ugu abaal gudo ma garanayo walhi waa hooyaday labaad xamdi cabdi cali abayo geerigu ha ku ilaawdi 😢❤

  • @AyanSharif-w3s
    @AyanSharif-w3s 2 месяца назад +21

    Allah qisada fartuun qalbigay utaabatay wlhi noloshadaan ilaahay dib ugu shukriyay

  • @SabirinYusuf-v6p
    @SabirinYusuf-v6p 2 месяца назад +19

    Asxaabta fartuun 300k please ❤

  • @RahmaAbdiaziz-nb8dx
    @RahmaAbdiaziz-nb8dx 2 месяца назад +2

    Wllhi waan rumaystay qisadan ma aqaano sababka
    Abayo Allaha kula koriyo ubadkaaga
    Aabe fiican kalena Allaha kugu soo aaddiyo oo caruurtaada jecel
    Mid ku dayaco ama aan kufahminna Ilaahay hakaa xijaabo
    Horay usoco

  • @pheynuus9840
    @pheynuus9840 2 месяца назад

    Masha Allah abyo family kada Allah haku barakeeyo gabar,garob iyo xaasba family igarab tagan maheysen alhamdullilaah

  • @i.a2956
    @i.a2956 2 месяца назад +1

    SubhanaAllah! Fear Allah! Your children will watch this video. Ya Allah

  • @barnihassan9981
    @barnihassan9981 2 месяца назад

    Mashallah strong woman keep going

  • @Ikraandhibane1
    @Ikraandhibane1 2 месяца назад +1

    Asc? Abaayo marka aan qisadaada dhageystay waxaa iga baxay inaad ninka Gurka ku qasabtay waayo nin naag uu jecel yahay wax uma diido aniga ma jecli in ey naag guur igu qasabsabto tan kale walasha muniito holand maxaa yaalo ninka qabo haddii uu familka biilo ayadana ey biisho waxaa laga yabaa 15 ka bisha in ey deen raadineyso holand gaajo Aala dhahaa marka noolashada privat hakuu ahaato wixii aad calooshada ku qarsan weyso qof kuu qarinaayo ma jiro

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 месяца назад +1

    Wiilka aad hada kala tagteen oo aad magaciisa sheegi kartid qof maxaa ugu wacaysaa abayo

  • @Aisha_lifes
    @Aisha_lifes 2 месяца назад +2

    Maherkadiiii hadiii adan maskaxdadiii jogin yacnihiii ilmuhu maherkuma dhalaan!

    • @zuuzbaari7908
      @zuuzbaari7908 2 месяца назад

      Gabadha ma iyada ismeherisa dee abahed iyo walaked baa meherin kara

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha7992 2 месяца назад +2

    wlhi muniira waa wlaal aad u qiima badan masha Allah tabarakallah ❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 месяца назад +4

    اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @MaryanAli
    @MaryanAli 2 месяца назад +1

    Walahi qof yar hadane dadaleyso culeys badan kadib wa kasoo gudubtay muniira iyo hooyo Allah kama qaado cimriga Allaha uraajiyo my Dumashided muniira reer madiino asaloow ayaa ahay keep it up

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 месяца назад +8

    Nin faqiira ha guursanina iguso dhacday😂😂

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 2 месяца назад +5

    Team fartuun happy one like ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Fotballlover-px3uw
    @Fotballlover-px3uw 2 месяца назад +1

    Hooya yer oo aad ucaqli badan mashalh

  • @HAYAANSACIID
    @HAYAANSACIID 2 месяца назад +7

    ASC FARTUUN
    horta fartuuneey aa mid ku dhaho waxii dhacey wee dhaceen adaana yiri wiilkaas wanag aa kukala tagnay sheekadaan meeshas ku xir hada mawaxaad uga sheekenesaa awal ma sheegi jirine inaa willkas walaalkaa ah noloshiisa burburisid ilmaa idinka dheexeyo xishood aa kala mudan tihiin waxaa sameenesidna Allah uga cabso wll...

  • @ayannur4800
    @ayannur4800 2 месяца назад +1

    Intaan qiso arkaye ama hooyo somaliyed oo la xumeeyay arkaye ma aanan arkin fartuun happy hooyo ka samir badan kana adadag abayo hore usoco ilahyna wax ku dhiba kuma tuso dhib waa soo marty lkn hada meel baad iska soo saarty guulo ka badana waa kuu rajaynaa abayo mcn ❤❤❤

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 2 месяца назад +20

    qisooyinkq nuucaan ma daawan jirin waa ku caajisa lkn tiina masha allh waa dhameystay fartuun waa naag adag walaasheed oo karti iyo jaceyl wllnimo u heysana waa heysata Allah isku kiin dhaafo

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 2 месяца назад +6

    Sorry sweetheart but Allxmdulilaah you have two beautiful children’s for him Kuwo baariyaal ah Allaah kaaga dhigo

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 2 месяца назад

    Strong mother 👩 ❤💪keep going ❤❤

  • @Abdi123m6
    @Abdi123m6 2 месяца назад +3

    Fartun waa naag adag waa run teed waxyaalahay sheegayso waan dareemay waayo telfonkan ka wacay jaanis way i awoodi wayday in ay ila hadasho ❤

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 2 месяца назад +2

    Team fartun happy one like 👍 ❤

  • @FardowsaAbdul-i7n
    @FardowsaAbdul-i7n 2 месяца назад +3

    Qalad ween maniiga dhax jirin buuqa ugu ween ilmahag kale lagaa heesto iney sababtay ayaa laga yaaba Sax waye. Naag adag oo iney hore usocoto rabto ayaa tahay lkn sabar ayaa kugari kartay walhi sheydan ayaa niga faaideystay

  • @IqroMuqtar-vg1st
    @IqroMuqtar-vg1st 2 месяца назад +4

    Hello hadii wax garadtihiin dhamantiin abayo fartuun an saarsino 300k please an u kacno

  • @Saabna
    @Saabna 2 месяца назад +1

    𝗙𝗮𝗿𝘁𝘂𝘂𝗻𝗲𝘆 𝘄𝗹𝗹𝗵𝗶 𝗯𝗼𝗾𝗼𝗿𝗮𝗱 𝗯𝗮𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗮𝘁𝗲𝘆😢

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 2 месяца назад +2

    Fartuuneey waa soo samir tayee kii lugaha kuu dhaqi lahaa aduunkoo dhinac kale kajoogaa❤ my queen 👸 samir

  • @zoyakhan7816
    @zoyakhan7816 2 месяца назад +2

    Amusnanta lagu qatay sisterey 🤔

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 2 месяца назад +3

    Allaa nimank xasidsanaaa hdii biil lagaa rabin aydaa xamalanoso xataa moo ilmaha kaa cawiyo oo haayo intii bariiskaa laaa dhicinayo allaa ninaa😢

    • @muhiimali
      @muhiimali 2 месяца назад

      Waa cadow wllo nimanka qaar 😢

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 2 месяца назад +7

    Fartunney Role Model aa itaha xapipty ❣️👑 walahi dar illahey aankujeclehe😢😢😢

  • @nastexociisemohammed
    @nastexociisemohammed 2 месяца назад +1

    Anaa u horeyo like ii saara

  • @IkraamAhmed-v3d
    @IkraamAhmed-v3d 2 месяца назад +1

    Wlhi fartun waxad hayesta abyo qaali ah Ilahye haku dhaafo

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 2 месяца назад +2

    Masha Allah walahi gabadh kasto kartii badan ninkeda ma hesho amaar alleh

  • @FatimaNuura
    @FatimaNuura 2 месяца назад +3

    Masha alhaha wlshy hore usoco wlhi geesiyad bad tahy ilaahy garabkaga hagalo wlo mcn aad baan kuu salamayaa adiga iyo walalo muniiro 😢😢😢

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 месяца назад +2

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال ❤

  • @NasraAli-t3k
    @NasraAli-t3k 2 месяца назад +2

    Fartuun waxa ila ficnayd inad iska aamusto waayo waxani way ku dhamaadeen manaso
    labanayan waayahaga labta ku hayso

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br 2 месяца назад

    ilaahey cafimad iyo irsaaqad farabadan hakusiiyo aamiin yaarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaynabXasan-fh9gp
    @SaynabXasan-fh9gp 2 месяца назад +1

    Naa aamus saas kuguma ogeeyne nin kubfuray xaaku galiyay afaarihiisa🥺

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 2 месяца назад +1

    Abayo waxaan bari ilmahaga weey dawanaayan aabohod inaad uceeb asturto ayaa ficneeyd😢

  • @abdullaiadan4042
    @abdullaiadan4042 2 месяца назад +9

    sorry my sister ❤❤❤❤😢

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 2 месяца назад +2

    Abayo Adunka wax walbo wala arka alx hada manta kaso gudubtay walasha garabkada aytahay way macantahay marka dhib kaso gudubto kashekenteda wa raxo iyo waxa ogane qofnimadada iyo ad adegada ❤

  • @الحدلله
    @الحدلله 2 месяца назад +1

    walahi fartuun ani aad ayaan uqalbi jilicsanahay fiidiyowga intaan daawanaayo waan ilmaynaa runtii

  • @dahabo4381
    @dahabo4381 2 месяца назад +12

    ❤MASHA ALLH ABYO WAANLA SOCDAA QISADADA HORANA USOCO. ABAYO TANKLE HADALKAGA WAXAAN KA DAREMAY INAAD LEDAHAY XANUUN RUXIYA KOFKA LEHNA XANUNKAS UMA OGALO REER IYO NIN MARKA INSHA ALLH HADAD MRKLE ALLE SOO SAARO CLFKAGA KAHOR IS CILAAJ ABAYO.
    TANKLE WALIGA UQARI SIRTA QOF AAD NOLOL SOWADGTEN ABYO HAKUSOO XUMEYO AMABA HAKU WANAJIYO.

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 2 месяца назад +2

      Waa runtaa walhi isku fikrad baan nahay anigaa saa u soo qori rabay Illaahey shayaadiinta haka qabto miskiinta

  • @AminaShariff-tg6hr
    @AminaShariff-tg6hr 2 месяца назад +1

    300 cawa dabaldagena Inshallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AmalxasanMaxamed-m5j
    @AmalxasanMaxamed-m5j 2 месяца назад

    Inshaa guul inta hadhay iyo oowlada kamaqan oo midowdiin ❤❤❤

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu 2 месяца назад +2

    Wlh waxaan kanaxay cilaan saarkaadi inuu odagi kudabaribwaayey
    Macalimad muno faqiir haguursanina saan cml ayey Aragtey
    Horumarvwacan Ayaan kuurajeyn mcnto Hore usoco
    Anaga waxaan Aragney dad Arooskoodi feynuusta gaas lagushubo lawaayey ee Guri mugdi eh seexdey ar Aduun wax waajiraan ee Allow aaqiro noo naxariiso

  • @fatxicadey6366
    @fatxicadey6366 2 месяца назад

    Hooyo Adag Tahay Abaayo Fartuuun❤❤❤

  • @umukhayrshyuusuf7146
    @umukhayrshyuusuf7146 2 месяца назад +1

    Markaa isla joogteen waxaa daawa jirnay cunta qurux badan iyo romantic guri islahagaajis hadal macaan guri qurux badan waxaas dhan beenmee ahaayeen rafaadkaan maakudhaxjiray anaga waa ognahay waxaa daawa jirnay halagu waana qaato guryihiina ilaashta

  • @umucadnaanbintucrizaaq2363
    @umucadnaanbintucrizaaq2363 2 месяца назад

    Horta wlle ilaahay ka baq qof aan miyir laheen maher maqabto tan kale waxaa fiican hadalka ina kafakarto inata aadan duubin sabab ilmahaga ayu dhibaya marku weynado

  • @SafiyoCusmaan-v1l
    @SafiyoCusmaan-v1l 2 месяца назад

    Muniir abaayo fiicn waaye oo karti leh ❤❤❤❤

  • @CanabeyIsaaq-iq1ry
    @CanabeyIsaaq-iq1ry 2 месяца назад

    Hooyo adeg mshllh keep going abyo

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 месяца назад +2

    20daqiiqo kasoo dhig 😢😢

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 месяца назад +4

    Masha Allah hooyo karti let Amiga iyo ciyaalkaada Alle ha iidin astuuro
    Waa iika waano no more faag faagow waxii ku soo maray ka meero walaal sheekda intaa iskaga istaagi abaayo

  • @dheymancubeyd8737
    @dheymancubeyd8737 2 месяца назад

    Asc habo waa sodhaftay alx gabar karti leh ayatahay ilahey haku xafido carurta insha alaha

  • @wafaa9410
    @wafaa9410 2 месяца назад +21

    Nolashada xanunbadan wad somarty lkn gurka dambe nin an cilansar xitaa awodin sidee guur ugu aqbashay waxad somartay wanba somartay nin Marba Haduu yahay mashaqeste wax faido oo adkasugeyso maleh ileen naftisa Ayuu antici lahaa waxn idin leyahay qisadada intan kujooji sidaas ayaa quruxbadan

    • @wardaladan425
      @wardaladan425 2 месяца назад

      Waan kugu raacey wlll

    • @FahimoAbdi
      @FahimoAbdi 2 месяца назад +2

      sx qaladka kobad iyada leh hadaa dhoocil ahaan laheed waa kaa yeeli lahaa lkn naag ilmo soo dhashay lama gaadi karo waayo arag waaye secml waaye aqwaan maleysku dheelaa waa ka helay dheh anaa kugalay wax la aanta

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 2 месяца назад

      Nimanka 3u qeybaamaan 1balaayo u hormar 2bacadle Soo raro 3bacadle Soo raro 1 waa ciyaal food dheer aan shaqeysan 2nin shaqeysto oo nolol mamlmedka ku Soo dhiciyo 3 O'Day waayel hanti miiran ah

    • @SihaamAhmed-l5t
      @SihaamAhmed-l5t 2 месяца назад

      Fartuun waxay tiri maherkayga xitaa ma ogeen oo waa xanun saday markan ficnaadayna anigoo marwa ah baan arkay waxbana kama badali karin

    • @juwaabdirizaaq428
      @juwaabdirizaaq428 2 месяца назад

      ​@@FahimoAbdihdee ilmo soo dhashy xitaa dhoocil eheed mida kl clafaa meesha ka qornaa oo ilmahaas soo socdeen qofna macelin krin 😢marka saas hadhihin

  • @fayzamohamed7913
    @fayzamohamed7913 2 месяца назад

    Please wll part 6 no samee dhirigelin Ka qadanay

  • @NajmaCdy
    @NajmaCdy 2 месяца назад +1

    Subxanaalh naag ninkeeda kashekeneso dhaqalihiisa waxey cebey tacaal naa isku xishoo wawalaty karkaan marka labad gogosha le kudhiman inaa kashekeso imoood😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @DeeqaGedi-i6g
      @DeeqaGedi-i6g 2 месяца назад

      Maxa ceeb mashaqeste maxa loqarinaa?

  • @muniirohuseenmohamed
    @muniirohuseenmohamed 2 месяца назад +10

    Fartuun happy xijaabkaadii usoo noqo wlh qurux wlh Alaa ku barakeeyo

    • @Fatoum-eo3xn
      @Fatoum-eo3xn 2 месяца назад +1

      Wah maxey xirantahay hada xijabee wadatabe

    • @Suuban225
      @Suuban225 2 месяца назад

      Hadey is qawiso iyo hadey xijaab xirato ilaah ayaa kula xisaatamaayo

  • @ShamsoSidowbashiir
    @ShamsoSidowbashiir 2 месяца назад +4

    Wlhi waa nolol waa Soo martay wlhi walaashaa ayaa garab ku eh wlhi Masha allaaah aniga wax walal ah OO garab eh ma riyaan wiil ika weyn OO hada aniga lanolahay mooyee wax kale ma heysto nolol Iska normal ayaa ku nolahay aniga iyo Garbar aan dhalay wlhi ii Soo ducey mid ka karo midaa inaa helo OO dumashi ayaa la jogaa inuu Alaah ika bixiyo abaayo ii Soo ducey Fartuun cadey❤❤❤❤❤

    • @hawokiin6934
      @hawokiin6934 2 месяца назад

      Allah ku gargaaro mcaanto ❤

  • @Ugaaso4
    @Ugaaso4 2 месяца назад

    Malnta ugu horeysay inaad u sabarto maheyn bls wa qorned alxm awlada allha ku barakeyo

  • @hamdixiis6389
    @hamdixiis6389 2 месяца назад

    Ceeb maha shekada inaa ka shekeysid abayo guleyso qisadada wa qiso aad u fican

  • @Anuush143
    @Anuush143 2 месяца назад +8

    Sorry xbbti waxanun walhi😭 lkn abyo waxa ku dhihi lahay intaas isaga joji qisada alx manta qasaro maqabti illahay owladuu kaasiiyey

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 месяца назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @zuumi6659
    @zuumi6659 2 месяца назад

    Oo indha adygaaga nin maalinti kowadba lacag mahayo kuyri cilan kusaratid side ugu xarootay garoobaha saas dhan inay ninka uhor cararaan waan arkay subxnlh

  • @FaraxMaxamud143
    @FaraxMaxamud143 2 месяца назад

    Dumarka somaliyeed oo dhan ayuu xanuunkaas haystaa illaahay hakusakhiro abaayo

  • @XubiA-h4i
    @XubiA-h4i 2 месяца назад +3

    Asc Abayo mcnto horta Aduunka waa imtixan Marka waxad so martay bilash Kuma so marin ee Adiga qofka tahay Ayey ku bareysa ee baro qofka tahay oo dadka garsi farintada Adiga waxa tahay fartun عمى النور dadka la dhaho Aya tahay ee ku qof Af carabi oo rabo Adiga waxa tahay Abayo mcnto

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 2 месяца назад

    Abayo Hore o soco Aniga Xitaa sas aya I gudacday lakin waxan kuficna marecanka ayan kinolahay labo carur aah ayan haysta Allah hailakoriyo dowlada aya nacawineysa balse famly i majogta lakin Ciido ayan darwmayaa

  • @Haffyy
    @Haffyy 2 месяца назад

    Fartun qurux 400k halagu rido waa gabar maskin ah fariid ah ilahay haku xafido abayo ♥️♥️

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 2 месяца назад

    Masha Allah ❤❤❤queen qurux lkiinse haka hadalin noloshas hoose mcnto

  • @KhatraAbdi-vt7hu
    @KhatraAbdi-vt7hu 2 месяца назад

    Ninaan kuu qalmin ayaa ku khasaaray wallahi . Hooyo adag baa tahay maashaa allah

  • @ubahsopral133
    @ubahsopral133 2 месяца назад

    Masha Allah Hooyo adag thy abayo mcney ilahey haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoashur4709
    @fadumoashur4709 2 месяца назад

    Wa dhibato wlaahi markad dadalayso lakiin aan lagu ogayn 😢😢 lakiin fartuun wlalao miyaanay ficnayn inaad labada famile ubandhigto dhibka waayo dadku markay kala tagan dhibti oo dhaan uradiyaan

  • @Zamzammiriqshale
    @Zamzammiriqshale 2 месяца назад +1

    Fartuuney sheekada intaas ku jooji

  • @FarxiyoCabduqadir-l8v
    @FarxiyoCabduqadir-l8v 2 месяца назад

    M.a inta ku dhiman qeeer allha kaga dhigo

  • @surayaabdi7014
    @surayaabdi7014 2 месяца назад

    Walaalo maa tihiin Fartun iyo rajo

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 2 месяца назад +4

    Fartun gabadh karti lee walahi

  • @HaarithAdam5a
    @HaarithAdam5a 2 месяца назад +3

    Asc will adigo mahadsan jooji horeyna wad utiri kama hadlayo arinkena sabirkaga ha iska luminin ajarkisi walashana ma aha iney ku ogolata wax ad ka so kabatay in ad shekto alle kacabsada nimcada ad heysato ku shukri

    • @laylocali9902
      @laylocali9902 2 месяца назад

      Nolosheeda iidaa xur u ah inteey is caburi karto waa is caburisay

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 месяца назад

    Waalagu afduubay mii abaay 😢😢😢

  • @_bebe_suu8963
    @_bebe_suu8963 2 месяца назад

    Girl you are so strong keep going ❤❤

  • @IlhaanMuuse-ht7nf
    @IlhaanMuuse-ht7nf 2 месяца назад +5

    Gabadhan plz an RUclips ukula kicino plz

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 2 месяца назад +1

    Nagahan nin caabudsana yaahu nayada manta dhan wilka maxad u cebeysay maxad u yrshay gabadha dhibateda ka ma murgoneysan nin ka alle nii tusiyay mida kle fartuun wuu isixiray idin ma dhihin ee xanun keda nii shegtay munira so hartay maxad ku ceysen gabdha ayda amaba ceynine mida kle fartun xitaa wilkas ma ceynin wax ma hesto ma ceb ba nagayahow nimnakad is ka dhadhicineysan is ka daya ee gabdha la murugoda ama mesha is kaga baxa ninka ninka bax u taga noh 😢😢😢😢

  • @amirabeauty345
    @amirabeauty345 2 месяца назад

    Masha aalah hooyo adkeysi iyo karti isku darsatay ilahey haku dayo carurtada mcn adigana alaha kuxafido