FARTUUN HPPY WAY KU ABAAL DHACDAY WIILKAAN RUNTA WAA IN LA'ISKU SHEEGO MASHAQEESTE HADUU AHAA MUXUU?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

Комментарии • 475

  • @SaredoAbdi25
    @SaredoAbdi25 2 месяца назад +129

    Nin gacal ma noqde gacal ayu alle ka siya ayay ahayd ayanay❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  2 месяца назад +38

      Afkaaga caano malab leh lagu qabay xbbt

    • @qisoiyowaano
      @qisoiyowaano 2 месяца назад

      ​@@QisasChannelayan igu cawi wllo sher

    • @kowsarkiinchannel9969
      @kowsarkiinchannel9969 2 месяца назад +11

      Nin gacal ma ehe gacal BA laga hela

    • @idilbiibaaye6319
      @idilbiibaaye6319 2 месяца назад +3

      Nin gacal ma aha illaahay gacal ayuu kaa siinaa waaye abaayo

    • @SaredoAbdi25
      @SaredoAbdi25 2 месяца назад

      @@idilbiibaaye6319 wa Isla sidi un xbbty

  • @Sacdiyo-d2r
    @Sacdiyo-d2r 2 месяца назад +33

    Maashaallaha wallaahi si fiican ayaad u hadashay ajir allaha kaa siiyo

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 2 месяца назад +71

    Ayaaneey fartuun anaa Nayrobi la daganaa seey u ordeesay gabadhaas ma ogid lkn ninkeeda hore ehelkiisa xitaa waan aqaanay runta hadii la isku sheego ninkaaas reerkaas maku dhisneen fartuun shaqeen jirtay haba iska xanaaq badnaatee c.samad ma shaqeen jirin

    • @ZuZuDahabo
      @ZuZuDahabo 2 месяца назад +5

      Walaalo qofku siduu doona ha ahaado. Maxay tahay sobobta ay bulshada ciyaalkeega Aabohood ula soo hor fadhiisanaysaa? Mar hadii ay Ka tagtay oo ay Ka tashatay, inay nolosheeda xalkaas kasii wadato ayay ahayd se maanta ciyaalkeega uun bay wax yeeshay

    • @habibaali5036
      @habibaali5036 2 месяца назад +3

      Walaaleey IHada Fartuun maxay ka faa iiday nay Ilmaheeda aabahood Ummada hortooda ku jaa ifayso????????

    • @zuheybaabdirahmanahmed5992
      @zuheybaabdirahmanahmed5992 2 месяца назад +2

      ​@@ZuZuDahaboHaa wlh abayo hadana shaqa laantas ayadha kugashay shalay cidna kumaqasbin

    • @NimcoJamaal-ft5ig
      @NimcoJamaal-ft5ig 2 месяца назад

      Waxa usheega deeee qoftan

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +1

      MASHAQEYSTE NIMADA WEYKU GUURSATEY WEYNA KULA BAASHAALEYSEY

  • @MaryamhusseingaraneMaryam
    @MaryamhusseingaraneMaryam 2 месяца назад +11

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami1466 2 месяца назад +5

    Nagaha qaar aqligodan la yabaa nahadu ilmihisa uqubeyey ma dhibataa asa dhalee xaqbey ku leyihin ilmihisa lkn nin ilmihisa lagugu qaley oo intu isbitalka kugu imadey ku gu jesjesey eedo waqtiga iyo xalada lagu jiro qofkii ku xumeya ma ilobeysid waliba hoyo qalan uu biil sinin hadane inu mini adan waxad barataa malinta bahantahey iyo malinta kugtid

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 месяца назад +47

    SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @DrsoJuliet-d7m
      @DrsoJuliet-d7m 2 месяца назад

      اللهم صلي علي نبينا مجمد

    • @qofcilmileh335
      @qofcilmileh335 2 месяца назад

      Scwscwصلي الله عليه وسلم

  • @umuyaxyaa4585
    @umuyaxyaa4585 2 месяца назад +7

    Wllhi ayaney gabdhahii waxi qaday mala yaqan ee illhey hanun hayo marka waxan dhihilaaha hala kala ficnado ayan wllhi raigada wan kula racsanahay illhey haku xafido adiga iyo ciyalkaga insha allh

  • @deeqosalada1204
    @deeqosalada1204 2 месяца назад +16

    Ayan ani waxan ahaya hooyo sedax ciyal hest waxan gursaday toban iyo labo san kahor malinta gursanaya waxu ku shaqenahaya boqol iyo kontan door hadan wa malkile waxan u bahado shan daqiqo ayan ku heel mara waxa jiraya xaladu igu adked waxa kasatan wa samir

    • @MunahuseenMunq
      @MunahuseenMunq 2 месяца назад

      Ana saas aha 3dax ciyaal aya ijogto nolasha adeeg ayuu igu noqota mar walbo waxa isdhaha iskaga tag ninkan io lkin waan iska samraa madame samirka ficnyhy

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 2 месяца назад +13

    Ayaaneey gobdoon aabahaa ayaa lagu naaneesay nin gob ah ayaa ku dhalay meeshaas ayaa ka keentay gob nimada ❤❤❤❤❤

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 2 месяца назад +9

    Geesiyad baatahay mashaa Allaahu Allaah yaxfidka

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 2 месяца назад +13

    اللهم احفظ اهل فلسطن والمسجد الا قصي من كيد الظالمين وايدهم بنصرك وقوتك اللهم انصصراخواننا المجاهدين في فلسطين❤❤❤امين يارب العالمين❤❤

  • @cffghfgg
    @cffghfgg 2 месяца назад +8

    Qofkii ceeb bini aadan astura ilaahey ayaa ceebtiisa astura

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 2 месяца назад

    Naag cadowgeda wa nag kale gabadha ka dhamow vews haka samenine Fartun mashallah wa gabar qurxon o caqli badan hadey hadasha asiga ku kalifay marka naya shaqo yeelo.

  • @khadracabdisamed4222
    @khadracabdisamed4222 2 месяца назад +1

    man shaa allaa gabadh qiimo badan talo fican bixisay hadan kugu soo biiray waxa isoo jiitay hadal kaaga fiican ❤❤❤

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 2 месяца назад +5

    Si qurux badan ayad igu hadashay masha allah abaayo

  • @منىامينشيخامين
    @منىامينشيخامين 2 месяца назад +1

    عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
    Nin gacal magalo ee gacal aya lagahelaah abaayo

  • @najmaali17
    @najmaali17 2 месяца назад +17

    Waaa ceeb in la iska sheekeeyo wax walba aad qabto ilmahaga bay sameen iyo sharaftada ileen qofkas makala dhamanaysanee

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 2 месяца назад +14

    Gabdhaha Ninkey jecelyihin ayey ka shekeyan nolashey la somaren iyako ubadalayo xuman lakin Fartuun wa qof dumar ah wana laga yaba wayaha iyo marxalada iney ku kalifay

    • @hiboali5025
      @hiboali5025 2 месяца назад +5

      Waa runta way jeclayd laakiin naag kale ayuu aroosaya mar dhaw, marka qaylada masayr ayaa ka keenay

    • @duniyosarmaney8631
      @duniyosarmaney8631 2 месяца назад

      @@hiboali5025 ma sasa Allah ubarakeyo gurkisa iyadana badal qeer qabo

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 2 месяца назад

      ​@@hiboali5025 Mida kale uu aroosayo markuu ayaamo caanaha ilmaheeda cabo buu furayaa😅😅

    • @qofcilmileh335
      @qofcilmileh335 2 месяца назад

      Inay hada durifkujirto banfilayaa markihore wayquruxbadneeyd oo buurneyd hada waxyaryarbaynoqotay intay labaxsaday carurta oo gurigiiomadhan ugasoo banaysay bayhadana cabanaysaa subxanalaah

  • @amranadani524
    @amranadani524 2 месяца назад

    Ayaany adiga haadii uu ilahy ku hagaajiiyay dumarka kalee haku dayaan

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 2 месяца назад +15

    Dawashadai ayaa ka yaratey iyo ninki oo nag wax Lasoo dubrysa ayey aragtey wll mala waabey hinastey

    • @Doubleclasheditz
      @Doubleclasheditz 2 месяца назад

      😂😂

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 месяца назад

      😂😂😂😂 wale? Naa ilahi kabaq 😂

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 2 месяца назад

      @@bluerain3282 kkkkk hada ma Adigan kaa baqaya

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 2 месяца назад

    Maasha allaah hadaa runta taabaty walaashay labo carruur markuu kadha laayay maxay uga hadli waysay way jacesha hy

  • @ZuZuDahabo
    @ZuZuDahabo 2 месяца назад

    Mida kale walaasheed may qabato mise iyada ku dhiirisay?
    Nin hore kuu qabay mar hadii ubad meeshii ay joogaan, wanaagiisi waa ubadkaaga dhismahooga, xumaantiisuna waa dumiska ubad kaaga

  • @SaharaCumarxasan-bt6sd
    @SaharaCumarxasan-bt6sd 2 месяца назад +3

    ayaaney aqliga Allaha ku barakeeyo billion dhaan baa tahay ❤

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 2 месяца назад +10

    Fartuun waa gabar yara qurux badan karti leh dadnimo leh mashalaah yaaan loo qabanin waxii dhacay Hormar wacan abyo ❤

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 2 месяца назад

      Qurxdaa baady yahuu qurxdaa wa xishodkaa taas qurx ma ag mariin

    • @bilicdawadanka4199
      @bilicdawadanka4199 2 месяца назад

      @@fatuushshafeec2536 intee ku araktey ayaduu ajaanibata la qalweyneysaa am dada cayneeysa waxey shektey waxa so marey ma ceebaa abyo

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 2 месяца назад

      Wlo waxaad soo bandhigeyso caruurtada muqaal iyo subscribe looma dhinto

  • @SuhurAdan-fi3ke
    @SuhurAdan-fi3ke 2 месяца назад

    Ilaa inteebay iyadoo xanuunsan muqaal duubaysaa abaayo ha ku eedayn in ay kutiri shaqee ninka

  • @_bebe_suu8963
    @_bebe_suu8963 2 месяца назад +5

    I agree with w❤❤good point.😊😊

  • @Mindcoldchannel
    @Mindcoldchannel 2 месяца назад +7

    Ayaaan caqli badan
    Wlh way ku dagdty fartuun wiiilks miskn ka ah inay iska amusto ku qurxbdneed

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 месяца назад +1

      Waaruntina nin aad imo u heso waxuu ahadaba oo aad kala tagatan waa qalad in wax leska sheg shego ee amuusanatu waa qeer yaa wax furu sow ninka mahiin waxan u fahama y iyadoon furin sugenen buu ku dhacay. Yaab furasad badan baa ku dhafatay

  • @HalimaIssack-r7r
    @HalimaIssack-r7r 2 месяца назад

    Asc Abaya warunta wana kugaracsanahay ma ahan waxyabahaqar inlagashekeyo walashen fartunna weyfududatey ilahey haqahatuso ilahey wuhu yiri qofki qofwalalki cebtisa astura Anna tisa asturaya ilahey dulqad hanasiyo carurtana nobarakeyo

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 2 месяца назад +7

    Ayaneey ani waxn aminsanay qof ad nolol qurux badan wada qataten marka kala tagtan xata haydan awlad isu dhalin inadan waxbaba ka shegin wayo dadkan waxba kama faidysid ee inad noloshada racato naftadana dar yesho

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Masha Allaah tabaraka sidaa U Runta aad U Xasuusisay Wlashen Ayaaney Jazakallahu khayr. Inyar ba Allaaha ka dhigee lama Abaal Dhoco Qof aad Sina U kala Haraynin o Ilmahisa Magaciisa Guriga kuu Fadhiyan o Wanag iyo intaaso Tacaba isla so Marteen inad Dib ogaso Shekeyso Weliba Si Xooga Laga Ficna Ma Qurux badna Gabadh Walow Ka Digtonow Waxad Adigo Rali ku ah Sameysay inad Hadana ay Dib Kala Xumadan o kaso Shekeyso . Walaga Qurux Badan yahay Runtii.

  • @fadumoabdullahi8514
    @fadumoabdullahi8514 2 месяца назад +6

    Mashaa allaah tabarak aad iyo aad si fiican ayaad uga hadashay waana ku mahadsan tahay sida fiican ee kuwa soo socda ineey ku waano qaataan

  • @nacimamohamudcilmi4070
    @nacimamohamudcilmi4070 2 месяца назад +1

    Ma shaqeesto oo aan lacag keenin uu ahay
    Adna mid guri ka hadlosaaa
    Waxa jirto cemerada igu aadi uniga u qubeenaaa

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 месяца назад +5

    Wcz ayaaney shukran saa noogu soo dadaashy

  • @Abdinasra-ee5hk
    @Abdinasra-ee5hk 2 месяца назад +7

    Ayaanay waa runtaa❤❤❤❤ alee caqliga kuu days wllo

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 2 месяца назад

    New flavors ayaan ahay isoo dhaway walaal macan❤. Si karti iyo dadnimo leh ayaad ulahadashay gabadhaas inkastoo aniga aan soo daawan umma na socdo why waa arkayey inay soo dhigayso jwb dadka ayaa iga badan.

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 2 месяца назад

    Mansha Allah qali wad aqli badantahay mel dhow iyo mel dher ba wad ka hadashey alx hadiba adiga camal an heysanoh wana ku sarey spbk

  • @IsraYussufhussein
    @IsraYussufhussein 2 месяца назад +1

    Walaaley qofkaad ka hadleyso si barefad wax uguma sheegi kartid miyaa maxaa dadka hortooda ugu hadlee asxaan uma sameyn gabadhaa walaaleey hadad ka naxeyso si hoosaad uwaanin laheed ayaan dagan ayaanba ku aqaane maxaa ku helay abaaya fartuun waa hooya miskiin ah horta maxaa dumarka isku diray bisinke

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 2 месяца назад +7

    Horta ma aqaaano abaaayo wlhi lamahaaas ookuma xirni lkn taladaaada wey ila haboonthy teeda kle byo qof kucaawiya waa qof wngsn teeda kle teeda kle abaayoy sharafta qofka ayaaa kaweyn wlhi

  • @ikliilaahmed1149
    @ikliilaahmed1149 2 месяца назад +18

    Ayaney Alle ha idin xafido Adiga iyo carurtadi Mahmahdi waxey Ahed Nin gacal ma Ahe Gacal Allah kasiyo 😅😅 masaxay mahmahda Aniga sas ligu dhaha markasto Owlad salix dhabta Allah isaro Aniga iyo inta heysaninbo Amiin yarabi

    • @SaredoAbdi25
      @SaredoAbdi25 2 месяца назад

      @@ikliilaahmed1149 alahay awlad haku siyo kuwo adun iyo aqhiroba Ku anfaca

  • @Binti732
    @Binti732 2 месяца назад +1

    wallaahi waa yaabey markey soo bandhigto runtaa usheegtey canjeelada ayuu dubi jirey san uga hadli laha ayaa uga hadashey yaabey mahadsaned ayaaney

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 2 месяца назад +13

    Fartuun waxay ahed gabar an in badan ku xirnaa lkn hada wey fududatay wlhi anigoo gabar ah oo an gur wali arag baan arinta hada ay sameysay la yabay waa laga ficnaa xaqiqdii wllshed nah hada kama dhero weyba la jogtaa ina ay ka qabato ayey ahed arin kaan oo kale qof wll ah iska dayee qof sxb ad tahiin ayaan laga ogolan wyo mustaqbalka ayada iyo tan carurtaba wey u daran thy😢ad iyo ad baan oga naxay😢😢mid kle rer kadii hore waxey ad oga hadli wey say ayaa ah iney wali carur ka heyan kan lkn waxaa logu fardi baxay caruruta ayada ayaa heysato😁

  • @XashiihoosCabdi-dz5hg
    @XashiihoosCabdi-dz5hg 2 месяца назад

    Markii hore guur good waxbo kama ogeen hadana waaba lagala tagay maxa keenay hadal xun iyo in la iska hadlo waa dhaaqan aad u xuun

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
    @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 2 месяца назад +7

    Alla umadaanaa hadii sheeko ay waday kaga soo dhexgashay walhi gawdhaas wey fiicnthy oo hada toos umawada shekenin wax yar bay sheegty intaas qof xanaaqsan oo ladhibateyay waxuu shegay wax ween loogu xumeeyo

  • @FaadumoZahra143
    @FaadumoZahra143 2 месяца назад

    Ayaan allah ha ku sharfo abay❤🎉

  • @FarhiyaMohamed-r1j
    @FarhiyaMohamed-r1j 2 месяца назад +6

    Waa runtaa Abayo caaqilad. qoftaas willka waa ay ku abaaldhcday asgna ilahy wax khayr qabo hasiiyo AbdiSalaam🤲

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 2 месяца назад +5

      Maxey ugu abaal dhcday yaab badana war dumarkan waalan faarax hor ordayan naa naga aamusa balayo af weyn haidin disho naa heblo goob joog isbaar codkada caadi maahan teyrot codkada weyn naa ma ninka ina aderka eh

    • @fartunmohamed1254
      @fartunmohamed1254 2 месяца назад

      @@fowsiyonuur8990dulmi la iskuma taagero dumarhy khalad kafahanty yaa dhahy nin hala dulmiyo

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 2 месяца назад

      @@fartunmohamed1254 quruxey fartun ayada dulmana ayado dhaleyso shaqeyneysay hadane ow ku awaal dhacay ushegtay xog iyo awod kenyo dartisa uga carartay hadu qabil kuwado waa waxkale sida kuwa aragnay cml quruxey fartun ayada nolasheda xur u eh shegtay dhibke somartay wax walbo waa ogen anaka

    • @fartunmohamed1254
      @fartunmohamed1254 2 месяца назад

      @@fowsiyonuur8990 shalay ayadaa lahayd waa nin baariya oo iishaqey RUclips bayna kaxamalan jireen ayadaana tiri asagoon ogayn dhabarka katogty marka bal iicadee waxay kudulmanthy ani maanta nin baa iqaba Alxamdulillaah lagama yaabo sikaston isugu dhacno inaaan albaab kaxirto ama dhunto asagoo guriga kamaqan maxaa khiyaana keenay xalaal barqaa laquutaa waryaa idhig then meshan rabo aadan qunjuraaf & ficiltan maxaa kenay an sariir lagashekeyo

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 2 месяца назад

      @@fowsiyonuur8990 adiga ma marqaati baad ka tahay waxa eey sheegeeso in runtahay xaaladooda hoose miyaad ogeed mise ficil dumarnimo ku qaadey walaal haku danbaabin hadii aadan marqaati ka eheen waxa eey sheeganeeso.

  • @Haztti
    @Haztti 2 месяца назад +8

    Ayaney fartun shaqade kahadleyso wad ogtahay inesan ta ehen shaqada guriga side fartuna wajib ugu tahay aye asigana wajib ugu tahay e mahan woxo ayada abal ugu galay iyo asxan ninkas ano kuxad gudben inu isma lure yahay weykamuqata runta rabiya igu jecel adiga wali ma aragtay aso video iskis intu usodubo shaqada guriga haya ama dadalaya sida fartun tankale ayadaba kuleh wllo taksi kushaqeso intan dhahay ayu si cad udiday taksi wax laga fano miya meqa aabo somaliyed shaqoyin kalita carurtoda kabisha abuhu hadu qof masula yahay shaqa kasta waki carurtisa uga shaqesta e ayaga kafikira

    • @asiaqurux
      @asiaqurux 2 месяца назад

      Ayaney wad ii hadashay walle ani iyo adi isku aragti ayan nhy

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w 2 месяца назад +2

    Xamdi sida ay ugu tiik tiiksatay ugumaadan digan gabada walaashen m.a iyada ninkeda xitaa isagoo caawinaya manan arag faan le mesha nolaso fariisatay kulaha nin taajir ah maxaa uguursan waysay masomalibaa taajirin ah😂😂😂 iyadase ma nin taajir ah baa qaba bal sifiican ayad wax ugusheegtay afkaaga caano mac lagu qabay❤

  • @zuhraabdullahi1763
    @zuhraabdullahi1763 2 месяца назад +6

    Waa runta qofka meel haduu kuxun yahay meel ayuu kufican yahay wilkas wuu caawiya inbadan sidad shegtay 3 waqti oo cunto iyo casariyo Ayaan arki jiray

    • @AmbiyoBuule
      @AmbiyoBuule 2 месяца назад

      Yaku dhahy 3 waqti ayadaba ma dhihine 😂rooti qalel a cuni jirnay ay dhahde hhh

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 2 месяца назад

      @@AmbiyoBuule routine ka cuntada eey markasto soo galin jirtey maxuu ahaa hadeey rooti qalalan cuni jireen walaal haku danbaabin wax aadan xaqiiqdeeda ogeen.

  • @toxa_misty
    @toxa_misty 2 месяца назад

    Aniga waxaan marqati ka ahay in alaabta delivery ga noo soodiibey

  • @امفاطمه-ي8ع
    @امفاطمه-ي8ع 2 месяца назад +1

    Na wll qof acli badan ba tahayi man ta igu kaho risa run tad ushotayi hable heena qarko wad layabasa waxayi ku shekanayan wad layabasa qarko

  • @MiskiShoptah-ln1kb
    @MiskiShoptah-ln1kb 2 месяца назад +3

    Ayaaaneet 😂😂 markii ugu horeysay oo comment kuso qoro Amar kaga qatay❤😂😂

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 2 месяца назад +16

    Ayaan iyo farxiyo tawakal alle ha idin dayo wlhi waan ideen jeclahay 😢😢😢

    • @Luukah124
      @Luukah124 2 месяца назад +2

      𝖲𝗂𝖽𝗈𝗈 𝗄𝗅𝖾 𝗐𝗅𝗅𝗁𝗂 ❤❤

    • @ShukriHusseinAbdiraxman
      @ShukriHusseinAbdiraxman 2 месяца назад +1

      Kula mid ban ahay walahi dadka keliya yuutubka u soo galo waye

    • @abdirahmansalan1583
      @abdirahmansalan1583 2 месяца назад

      @@ShukriHusseinAbdiraxman waa gabdho wanaagsan

  • @alcatuutiya532
    @alcatuutiya532 2 месяца назад +5

    soti la dhahay Ninka nagtiisa adec e kuledahe shaqo Kuma lahan marka fartun Labada aye u hese ninkaas Hadu dah xire Iyo hadu jika galeba wax asi laga rabe ahed

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 месяца назад

      Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🙏🥰🥰🙏🙏

  • @hodoali99
    @hodoali99 2 месяца назад +4

    absolutely, you’re right

  • @PrettyGirl-qx8yq
    @PrettyGirl-qx8yq 2 месяца назад

    Waa run wlhi waxaad shekatey ayaaney dadka ayaa sidaado kale kaadhika

  • @FartuunAbdi-mw3zo
    @FartuunAbdi-mw3zo 2 месяца назад +5

    Allah ayaaney xadalka xaqiiqa waye abaayo

  • @NaciimoAden
    @NaciimoAden 2 месяца назад

    Masham alah alaha ku Barkeyo

  • @maryanxariro1075
    @maryanxariro1075 2 месяца назад +2

    Masha alh vedioga bartiisi dhigtay ilahay caqliga haku barakeeyo❤

  • @sihaamgeedi8623
    @sihaamgeedi8623 2 месяца назад

    Dhibkeeda un beey sheegtay gabdha ee kadhac wll

  • @nololwacan26
    @nololwacan26 2 месяца назад +2

    Wlhiwaa run fariid alle caqliga ha ku barakeeyo ❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 месяца назад

      Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤❤🙏🙏🥰🙏🙏

  • @DunialulDunialul
    @DunialulDunialul 2 месяца назад

    Nin gacal mo oho ee gacal buu Allah kaa siyaa ciidan waa ki ciribtaada dhiigeeyay

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 месяца назад

    Asc Mashaallaah sister waa runtaa waxaan daawan jiray fartuun iyo ninkeeda oo isku faraxsan

  • @raxmasaeed994
    @raxmasaeed994 2 месяца назад

    Manshalah tabarakalah ilahay ajar iyo xasanad hakasiyo sida wanagsn ad uga hadashy.
    Walhi wxd moda miskaxdayda wixi kujiry inad ogayd sad uga hadashy adunka waxn ugu necbahay laba qof oo nolol wadagy inay iskashekeyn. Qar kamida dumarka ilahay hagaransiyo intay nolosha dortan ayey hadhawna kashekenayan

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 месяца назад

      Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🥰🙏🙏

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 2 месяца назад +3

    MAASHA Allaha walashe qail warun ta ❤❤❤

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 2 месяца назад +18

    Muniira hadii walaasheed Siraheeda banaanka keentay wanaag ka ma talin waayo adigii ayaa gacan ku siinaayo iney
    Nolasheedii hore ka sheekeydo

    • @shshss1192
      @shshss1192 2 месяца назад

      Views meeshas ka galay waliba views badan waxa ka baqa sheekadan in ay sii socoto oo sirar kale ay kashifto

  • @SaidaHassan-d1f
    @SaidaHassan-d1f 2 месяца назад +1

    Masha Allah ayan sifican ayaad uga hadashay ❤ jazakallah ❤

  • @qadanhaashi8027
    @qadanhaashi8027 2 месяца назад

    ayaan maxad indhaha isaga ridaysa ninka shaqadiisu maha inu weel dhaqo waxa laraba xata hadu doono haso xamaashe inu biilkaso dhiciyo guriga hawshisu maha taguriga iyo daah toona

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 2 месяца назад

    ASC ayaan walaal waad asiibtet gabadhan waxey sheegi iyo waxaan aragney isku mid ma aha iney waxaas lasoo fadhiisato ma aha you tube ka waa ceeb 😮😮😮

  • @aminaali75
    @aminaali75 2 месяца назад +12

    😂😂😂hada adaaan su'aalo ku waydiinaynaa
    Noloshu mahan inta aad aragti waxaan RUclips ka aragnay run mahan lkn adigu waxaa iska dhigasaa gabadhaas io ninkerdi hore inaad taqaani no wa khaldantahay mashaqeeste buu ahaa wa runteed xagee ku aragtay cabdi salaam oo shaqeesta muxuuse ka shaqeen jiray bal noga jawaab wa tankalee hadaa aragtay asagoo daah badalaya one day ma shaqaa haduuse ilmaha uqubeen jiray mashaqaa oo malacag bu ku qaadan jiray🤔 hadaad u aragti daah lagaa badalay io ilmo lodhaqdhaqayo shaqo wa caqli xumo💯 tankle gabadhaas waxkhaldan maysan sheegin wax sax ah bay shegtay sidii naag taqaan labadaan qof ha u hadlin labadooduba ayagaa iska keen yaqaan💯 lkn ha isxiijin walaley indhaha wax kadaawo

    • @shshss1192
      @shshss1192 2 месяца назад

      Dee way ku gashay asago mashaqeyste lkn xumaantisa iyo samaantisa ini private u ahaato bay eheed ileen marwalbo labadaan caruur aabohod waaye! Hadda maxay ka faaiday sumcad xumada ay uso jiidaty carurted aabohod?! Waxba!

    • @aminaali75
      @aminaali75 2 месяца назад +2

      @@shshss1192 sumcad xumo maba taalo meesha tankle haday ku gashay asagoo mashaqeestaa inuu isbadalo bay aheed oo masuuliyada rerkiisa uu qaado ee ma ahayn inaad iskaso fadhidi
      Wa midakalee boqolaal aana shaqaysan baa isguursada hadhowna gadaal ka shaqeesta oo og inay masuuliyad saarantahy

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 2 месяца назад +1

      ​@@aminaali75😂😂😂 waa saxantahay wlhii, nimaan shaqeysan masuul ma ahan

    • @Sakiinah1
      @Sakiinah1 2 месяца назад

      Hadalka ma fahmin miyaa intaasba waa caawimaad hatuusan intaas u qaban leheen rutiin ma ama wax u duubi leheen RUclips lacag kama Samey leheen qaf hatuu lacag heysanin shaqona heysanin meesha lagu noolyahayne kenya tahay shaqo sahal lagu heleynin dee iska shaqeyso maba ahan sooma ahan laakiin ninkaas wax kuuma qarin wuxuu yhay adaa shalay ku raaca uguma samirtay ilaa intaan marka shalay samirki aad u samirtay maxaad maanta banaanka usoo dhigeesa ileen hadal la sheego wax micnaa kuguma soo kordhinaayo aan eheen sumcad xumo caruurtaada sameeyn u yeela doonaan

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 2 месяца назад

      @@aminaali75 walaal adiga ma aqoon hoose baad u leedahay markeey is qabeen mala socotey xaladooda marqaati miyaad katahay inuu mashaqeesta ahaa ama uu dhibaateen jirey? Mise fartuun hadalkeeda ayaad la dhacdey oo ficil dumarnimo ku qaadey? Ogoow sheeko kasto laba dhinac beey leedahay wiilkaas asagaba haduu hadli lahaa cilado badan oo farttun leedahay oo bulshada ka qarsoon buu keeni lahaa ee waa qof wanaagsan waayo kumuu dayanin oo wuu isaga aamusey taas ayaana u qeer roon. Marka walaal hadaadan aqoon hoose u laheen oo aad xaqiiqda ogeen please haku danbaabin wiilka ficil dumarnimo yeeysan ku qaadin.

  • @cffghfgg
    @cffghfgg 2 месяца назад +2

    Guriga asoo tirtiraya ayan daawan jirney gabdhaha qaar intey kamasee raan ayey ugu qori jiren commentiga ugu qori jiren ilahow kanoo kale qofkii ceeb bini aadan astura ilaahey ayaa ceebtiisa astura

  • @MaymuunAbdunazer-fd8bf
    @MaymuunAbdunazer-fd8bf 2 месяца назад

    Ayaan alla yacisak mcney kaliya kama shaqaysid dantada ee damqasho ayd leedahy❤❤❤❤
    Addo kle dumrka wey ku yaryihiin❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @FadumoZakariye-jg5ge
    @FadumoZakariye-jg5ge 2 месяца назад

    Ayaneey nag abal malaha fartuun dabal waye abayo wanadade Allah na,anfacdo

  • @sadiamohamed9547
    @sadiamohamed9547 2 месяца назад +26

    Ninka raga ah shaqadisa guriga maha E wa kan Bananka. Kaso shaqeya. Gabartana shaqadeyda wa guriga ya lais ku qaldin

    • @alcatuutiya532
      @alcatuutiya532 2 месяца назад +1

      Taas adi ma jebkaga ka kensanesid soti la dhahay Ninka nagtiisa adec e kuledahe shaqo Kuma lahan marka fartun Labada aye u hese ninkaas

  • @hidaayohassan9691
    @hidaayohassan9691 2 месяца назад

    MashaAllah hadalka walakala yaqaan gabadhan sisharafleh bey uhadashy wana sax intaan arkeyne wiilka Aad u ucaawi jire canjerada inkee wu uduwi jire wlhi xata wa wiil afgaaban gabadha ayada kulul

  • @ZuZuDahabo
    @ZuZuDahabo 2 месяца назад

    Walaalo ilaahay khayir ha kaa siyo sidaad runta ugu sheegtay gabadha. Walahi dad badan way kasii waalayaan.
    Mar hadii lagu idhaa "nafis" waxay tahay qashin oo dhan ku hadal. Waxyaabahaas qalooca ee bulshada lala soo hor fadhiisanayo wa inaynu ka dagaalanaa

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 2 месяца назад

    Masha allah Walahi niti aan dhihi laha ayad dhaday abayo baraha bulshada hadan isticmali laha

  • @samiraali3721
    @samiraali3721 2 месяца назад +2

    Dumarka dumar unba cadow ku ah hada bal firi Fartun life experience keda aye ka hada shay bal naag ba dicafeyao Naa AMus uuf

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 2 месяца назад +1

      Fartuun waxe iftiimisay in aan meesha la fadhin ee nolosha la hormarsan karo goaana la gaari karoo, intii dumar ee dacifka isku arkaayay oo dhan baa dhinac walba uga dhagay, saa ma aaminsana nin la.aanti inee nolosha jafjafaan karaan 😂😂😂 Allahuma Baarik Fartuun 🎉

  • @safiyoabdulle8428
    @safiyoabdulle8428 2 месяца назад

    Nin gacak ma 'ahee gacal aa Allah kaa.siiyaa

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 2 месяца назад

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik wllo si wacanbaad uhadashay anigu waanku xidhnaa ilaa inankeedoo uurka kujira waa lawada shaqaysanjiray

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 2 месяца назад

    10 daqiiqo ay you tube soo dhigto maad dad is qabo ku dhex xukumee.
    War Nin xun laguma daaho.
    Sanadka ugu horeeyo haduu ku wanaajiyo waayo waleee kuma wanaajiyo.

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 2 месяца назад

    Wa jeclahy seugu shekena,ilaha ilahe,inte video kaso dubo seuso post gareyna😂😂😂 xasbunlah

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 2 месяца назад +2

    Aaad iyo aaad aabyo ❤waxkasta nolosha sabar looo baahnyahy 😢

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 месяца назад +1

    Yahuuu walaaley nagaha somalida mexee iskuxasdaan

  • @shukrigure581
    @shukrigure581 2 месяца назад

    Asc ayaanay waan kugu raacsanahay figkirkaada alaha kuu barakeeyo caqligaada

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 2 месяца назад +1

    Irsaqada fartuun happy ka gashay ilhy meel ka sugo haku so dhigo adne😂

  • @Anahar-j9k
    @Anahar-j9k 2 месяца назад +1

    Fartun waa gabar yar waa hooyo Kaligeed labo caruur ah koriso waxaa dhici karto iney ciil dareemeyso gabar kasta waxey rabtaa Abe caruurta la korsado hadey kal tagaan xataa caruurtiis bisho caawiyo fartun waa gabar yara waxey dareemeyso ma naqaan nolosheed aydaa leh kolay

  • @aragsantaman8231
    @aragsantaman8231 2 месяца назад

    Somalia hdaa nahy Runta isku shegnaa wan aa is ceeshanaa😢❤

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 2 месяца назад

    Masha alaaaaah xafidulaahi Mami ruunta ka hadashey guuleso ku leyahay ayaan quruxey ❤❤❤

  • @Aishasuleiman-t1y
    @Aishasuleiman-t1y 2 месяца назад

    Ninka ka horeeyay sida hadalkoda ka muuqatay munira ninkeda wax isku yihin walaga dhacaya by the way awaluusan qiimo lahayn nin ilmihisa biilan waayay maxay oga naxaysa ayaaneey

  • @queensoomaali1713
    @queensoomaali1713 2 месяца назад

    Wlhi ayaan iyo ani isku mid ban anahay inu guriga kala shaqayjirey ban arki jirney

  • @iskufilandumar1434
    @iskufilandumar1434 2 месяца назад +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 2 месяца назад +3

    Walaa yabay waxa jira wax yar ma ahan ❤😊

  • @khadrasabriye4567
    @khadrasabriye4567 2 месяца назад

    Dee lacagta in ow siiyey daliil ma uheysay, ilmahase isaga dhalay hadi ow uqubeyo. Teda kale waxey so duben wa wax ay kuheshiyen markasey wax duubayan. Lkn noloshooda kale mad ogeyd

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 2 месяца назад

    Asc wll Ayaan walaahi ayamahan somalida markey klatagan waxey bilaben in ay wax kaste oo soo dhaxmarey nogasheekeyan waan wax aad iyo aad u foolxun ee Allaha hasoo hanuniyo kulingen amiin yaa rabb 👍❤️

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 месяца назад

      Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🙏🥰

  • @sawayoali9907
    @sawayoali9907 2 месяца назад

    Fatun is jealous because the man left her that's why she can sit and talk about her husband she a fool she doesn't have sabir.She didn't shame the husband she ashame her self. Wonderful Ayan you are a mother and you understand very thing

  • @curadareercisman7002
    @curadareercisman7002 2 месяца назад

    wllhi ayaney sida u hadli laha ba ula hadashay walashen

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 2 месяца назад

    Ayaaney ninkii inta furey ilmaha kaqaaty deep ugama sheekayn lkn Abdisalan wey lafagaracdey marka waxaan is iri kaas waa ina adeerked way kabaqin waa naskiin ficilxun taqaan intaad sheegty marqati kanahy xataa qasqaska wuu qaadi jirey ayadaa soo dubi jidhay waa bilaa abaal abdisaalan sharaf ukorarty lkn ayada wey is bahdishey 😅

  • @habibaali5036
    @habibaali5036 2 месяца назад

    Ayaaneey Hadaad aragto Naag ninkii ay kala tageen ka sheekaynaysa waa Naag Iyadoo jecel ninku ka tagay oo qalbiga ku haysa

  • @sgyuytew
    @sgyuytew 2 месяца назад +4

    صح كلامك يا اختي ايان❤

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 2 месяца назад

    I remember he use help her on the route ❤❤