Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Ax 💔 WUU OYAY NOLOSHISA HORE MELA SEEXDO MAHEESANIN KUFSI AYA LAGUNABAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 июн 2024

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @Zaki_somaali
    @Zaki_somaali  Месяц назад +896

    Macalinka Wa Shaqsi Qalbi Wanagsan Please Subscribe Usara 👉youtube.com/@macalinkeena?si=QOsSEMlFaS2_-Ahm

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +555

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢❤

  • @AxlaanMaxamed-zj1tm
    @AxlaanMaxamed-zj1tm Месяц назад +564

    intaa ka naxday one like😢🎉

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Месяц назад +30

    Wlhy qofka mu,minka dhabta ah waa la imtixaanaa subxanallaH ilahay wuxuu dhahay qofna kuma imtixaano wax uusan qaadi karin ama uusan ka bixi karin ogow maanta hadii aad dhib dareemayso waa wax aad ka soo bixi karto waadna ka baxaysaa ajarkeedana ilaahay ayaa kuu haya xitaa madax xanuun haduu ku hayo ogow ilaahay ajar buu kaaga qorayaa nabiga scw ayaana noo sheegay wax walba oo dhib ah oo kugu dhacay ilaahay agtiisa ayaa ajarkaagu yaal Alxamdulillah yaa rabi

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Месяц назад +168

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @Hanacake-tp4yt432
    @Hanacake-tp4yt432 Месяц назад +248

    DUNIDA MASOOMARIN RUUX KASHARAF BADAN KANA EUN BADAN NABI MUXAMED صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz Месяц назад +211

    Saana kaarabna saki somali tiimkaada hatanany habeenkasta video noso gili plz plz caajiska naga dhaaf walalkay codsi plz plz 600k babi babi plz plz farxadaada waa farxadeena saki somali hormar wacan walal latartan faca

    • @YusufMaxamed-gp9tv
      @YusufMaxamed-gp9tv Месяц назад +6

      Walkna hormarkisa jecelnhy lkn cajiska ngda 1m com son I.a

  • @mohaataalyrics7838
    @mohaataalyrics7838 Месяц назад +31

    Aduunyo qof walpo qoslo frxad ha umaleenin qosolkaas murug buu kuqariyaa bal yaa islahaay mclinka rafaadkaas soomaray 😢😭😭💔

  • @captanlambaaza7423
    @captanlambaaza7423 Месяц назад +81

    Waa mclin kaygi quraanka 2013 ilaa 2021 dhawr jeer ayu ii dhameeyey quraanka, welina waan is xariirina lambarkiisa waan hayaa , dadki dhibkaas u geestay waan aqaana wlhi

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Месяц назад +302

    Axxx sorry maclinkeena 😢😭

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Месяц назад +73

    Walahi Somali dulmi baa yaal waa waxa uu dalka noogu dagi la,ayahay aa qurbo ubuuxno 😢😢😢

  • @miskiabdi7300
    @miskiabdi7300 Месяц назад +138

    Marka uu dhahay waan admi kariwaayey gaajo darteed wllhi waaan ilmeeyey😢😢😢😢😢 waxaa mcaquul dad hadda saas ah inay inagu dhex nool yihin

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 Месяц назад +2

      Waa daf

    • @FarhiyamohamedAli-yz1lr
      @FarhiyamohamedAli-yz1lr Месяц назад +2

      Haa wlh❤❤❤❤❤😢

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir Месяц назад +5

      Ha wlhi wiil isla socon jirnay aya sas ahaa ❤ wxan u garab tagna lkn wan kala tagany 😭🥹

    • @shaxaariyada
      @shaxaariyada Месяц назад

      ​@@AnuuAbshir mxa uga tagte abayo 😢

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir Месяц назад +1

      @@shaxaariyada wan jecelaa wxan rabay baa ina nolosha wada qebsano isga noloshas ku jiro lkn family key markey maqalen wadanka dhan iga so dhofiyeen 😭😭

  • @najahabdi4338
    @najahabdi4338 Месяц назад +35

    Rasuulka scw ayaa ka dhibaatyn jiray bini aadam caadi ah is nothing say alhamdulilah

  • @sagalapdirisaq7864
    @sagalapdirisaq7864 Месяц назад +299

    macalinka you tube Ha Lo furo❤

  • @maxamedmuxumed3423
    @maxamedmuxumed3423 Месяц назад +36

    Qisada macalinkan iyo taydu wa iskumid wlhi inyar moye meelo badn wan ka simanahy 😢

    • @Halkaynoomaraysay
      @Halkaynoomaraysay Месяц назад

      Bal noo sheeg adina Allah swtc dadka dulmiga wado ha inaga qabto. Mcl waaba ku samree adina ku Samir.

  • @Ayan-ph8yn
    @Ayan-ph8yn Месяц назад +37

    Ax waa ka naxay miskiin waan la oyay macalinka 😢😢

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad Месяц назад +81

    Zaki nin qalbi wangsan 😢😢allow badbaadi umadaada😢

  • @user-sp8sz3ow7i
    @user-sp8sz3ow7i Месяц назад +97

    Aamus plz adeeroh wlhi qof oyaya ma arki karo😢😢😢😢

  • @BushroMaxamuud-gb3by
    @BushroMaxamuud-gb3by Месяц назад +12

    Soomaaliyay hadaynu nahnay daawadayaal sharafle dadaka yuutuubarada ah anaga horumarinkarna ama anagaa hoos uridikarna blz aynu garab istaagno dadkeena yuutuubarada. Ah hadaynu sabiskaraabka ugu. Dadaadl no 😢🎉❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Месяц назад +39

    Macalimow iska sabra Kuwii ku nabay ama dhibatad kuu gestay oo ku
    xaasiday Allah ayaa kaga jaaseynaya waa nin dhalyarah waxaa uu ku noola dad muslim ah hadan sidaas ayey u dhibateyen macalim dadka muslimka waa la imtixaam marka waa la sabraa hada waad ka soo gudubtay

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 Месяц назад

      Qofka muuminka ah waa La imtixaama lkn dhibta laguma waaro dhaxal loma yeesho waa laga dhamaada Ayey senab cigeh tiri

  • @Wllzaki119
    @Wllzaki119 Месяц назад +125

    Please macalika RUclips kiiza 100k aan gaarziino

  • @KosSaid-ni3rq
    @KosSaid-ni3rq Месяц назад +158

    Dadka masajidka jogtay naxaris malahayn miya subxanalah😭😭

  • @ShugriMaxamuud-r2c
    @ShugriMaxamuud-r2c Месяц назад +10

    Wllky saki Somali I. A 1m sanadkaan gudihiisa kurajaynaah wll qali❤😢

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 Месяц назад +7

    Macalinkaygii Al imra quraanka igu dhigi jiray wlhi Abaaala u haaaya Alllah ha barakeeyo

  • @HothoEsse-cg9pb
    @HothoEsse-cg9pb Месяц назад +64

    Ax walahi waa la xumeyay macalinka sheekhyada ayaa ugu daran😢😢

  • @nastexonalka2678
    @nastexonalka2678 Месяц назад +58

    Zxp saki macalinkeena waxad waydisa siduu uyimaday Malaysia 🇲🇾

  • @Najax-abuukar
    @Najax-abuukar Месяц назад +10

    Zaki waa walal qalbi fiican aragti fog leh Allaha ku sharfo anaga ma ogeeyn wixi u qarsona macalinka afiga na tusay somaliyey aan garab siino macalinka aan garsiino meel quruxbadan zaki iyo macalinka

  • @XamseCaraale
    @XamseCaraale Месяц назад +15

    Zaki zxp macalinkeena Taariikhdiisa madhawa part2 part3 ilaa malaysia zxp

  • @user-vn4or3go8y
    @user-vn4or3go8y Месяц назад +38

    Wllkay Zaki somali il 1m waa kula socda I.A😊

  • @AshaahmedaliAshaahmed-jc4ye
    @AshaahmedaliAshaahmed-jc4ye Месяц назад +20

    Macalinka haloo cimaamado wali meel yar ayuu maraa wali asxaabeey macalinka udadaala dhamaanti thanks

  • @user-du9yk2ye6w
    @user-du9yk2ye6w Месяц назад +16

    Dulmigu wllhi waa shey aad uxun macalimu wax lasodhaafay waxba dib haufiirin ee hortaada un eeg 😢😢

  • @hanweyn2020
    @hanweyn2020 Месяц назад +13

    masha allah macallin waxaad ka tahay ilaahey aktiisa ayaa ka weyn dadka kale aktooda, noloshii adkeed ee aad soo martay allaha wanaag kuugu bedelo, runtii daacadnimadaada ayaad heer ku gaareysaa ilaahey idinkii.

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 Месяц назад +27

    Please asxabta iso boqda mahelikaraa 10 qof oo gacanta isar to plz allah dartiisa walaliyaal allah ha idin ger garo wad mahad san tihiin 😍😍😍

  • @SULDAAN-MEDIA
    @SULDAAN-MEDIA Месяц назад +45

    Macalinka youtubkiisa 100k kabadan aan gaarsiino asbuucan gudihiisa😢

  • @alibashirissa5619
    @alibashirissa5619 Месяц назад +15

    Intii qiso Ann arkey tanaa igudaran.....subxanaAllah...he is a hero

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Месяц назад +12

    Subxan'Allah wallahi soomaaliyeey wan qiiroday 😢
    Soomaalida KL ku nool walaalkin macalimow waa ina taageero umujisaan oo garab qabatan wallahi waa nin wanaagsan.

  • @mohamedhassan-fm1sd
    @mohamedhassan-fm1sd Месяц назад +22

    Washaqsi qalbi wanaagsan waxkalo an ku hadlo dema garanayo walahi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @IbraahiimQanjeey
    @IbraahiimQanjeey Месяц назад +25

    Zaki somali walahi qof qalbi wanaagsan waye niyow ilahay hakudambidhaafo zakiyow walahi ani darilahay an kujeclahay lpx

  • @jakartaboy404
    @jakartaboy404 Месяц назад +10

    Qof Somali oo aan ladulminin wayar yahy mcalimo hormar wcn kurajeynaynaa insha. Guuleyso ❤❤❤😊

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch Месяц назад +15

    Macalinkeena Cadowgaga Unooloow 👑🤗💪
    Keep going Macalinkeena kudayasho mudan tahy 👏👏
    Inta Macalinkeena taageyrsan Like saara 👍❤️
    Happy independence day 🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @JamaalMaxamed-nm5xu
    @JamaalMaxamed-nm5xu Месяц назад +45

    صلى الله عليه وسلم

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Месяц назад +53

    Qalbiga 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥹 xanun bdna qofb walbo wax baa oo qarsaan hakoo xukmiin dadka qosolka 😢maa ogiid waxaa kaabdhanbiyo

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Месяц назад +9

    Subxanalaah kacalijka wuu samir badanyahey iimaan badnyauYay allaah hakarameeyo walaal keen waan laquuroodey xataa sidaan wax u qorey magarnayo wasuonwaan ka xamaadey wisada ku dhacacdy wabilahi towfiiq dhamaantenba macalinkana halagu deydo talo ajaan nabadey

  • @user-ww1qz2qu3x
    @user-ww1qz2qu3x Месяц назад +15

    Somaliyeeee dadka kleba waad u saartaaane plz macalinka caaawiya oo chanel kiisa bookhda😢😢😢😢😢

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Месяц назад +34

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 Месяц назад +23

    Ax Ax ya Allah walahi Wilkan wa miskin Allah please RUclips kisa an cawino ❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Месяц назад +40

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞💕

  • @muneiraguzel7212
    @muneiraguzel7212 Месяц назад +12

    Alla zakiyow abowe RUclips u fura macalinka😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤saki wiil qalbi fiican wanku jecelahay from boorama

    • @W-ir1yw
      @W-ir1yw Месяц назад +2

      waa lo furay macalinkana Aya ugu qoran

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka1234 Месяц назад +57

    SANAD GUURO WCN WADANKA AAN WALALAHA NAHAY EE SOMALIA 🇸🇴 26KA JUNE
    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉

    • @cabaasqarameyste-wn3pe
      @cabaasqarameyste-wn3pe Месяц назад

      Bood boodayaa ama buubtayaa meeshiina fadhineysiin

    • @Sirdoonka1234
      @Sirdoonka1234 Месяц назад +1

      @@cabaasqarameyste-wn3pe waad kaxuMaan kartaa Garacoow kolay QASHINka Somalia 🇸🇴 jooga baa kamid tehe
      Fuck
      Qabiilkaagu wadan ha sameestaaN sida Ciisaha Sida Ogadenka

  • @WagacWagac
    @WagacWagac Месяц назад +11

    Mar dhow 600k naga filo saxib❤😊

  • @FadumoSalaad-ty8vw
    @FadumoSalaad-ty8vw Месяц назад +23

    Dal aan dalkaaga eheen waa Dareen ku joog meel qarawadada ama saaxibo fiican kuu joogin waa dhibaato yuutubkiisa booqda macalinka aan ilosiino❤

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Месяц назад +13

    Caloosha i huriyay laakiin rag wa kii kufa oo kaca wayna fiicantahay in dadka aad kala barato 😢xanunka iyo baahida dadka kugu dhow ba lagu kala barta😢

  • @FardosoAbdiqadir-do7ru
    @FardosoAbdiqadir-do7ru Месяц назад +24

    Ax yaa qalbi wllhi waa calool xumo 😢😢

  • @SacdiyamahamedAli-gy6rr
    @SacdiyamahamedAli-gy6rr Месяц назад +23

    Alla macalinkeena raali noqo ax ax

  • @ZacdiyaAbdirashiid
    @ZacdiyaAbdirashiid Месяц назад +5

    Macalin nolasha casharobadan Bay ku baraysaa sida aad ku dhabar adagtay m.a manta meeshad jogtaa😊 maclinkiiy soo jabay❤❤

  • @QueenMaido-mg1qs
    @QueenMaido-mg1qs Месяц назад +3

    Ax macalinkeyneh allah ha ku furey faraj khery qabo alx mcnlin wad ka so dhamatey guul ku rajeyne

  • @user-wp5fq9de9d
    @user-wp5fq9de9d Месяц назад +66

    Hargeisa anaa ku dhashay walaahi waa hoyga xasadka

    • @cawohasan-eq1nw
      @cawohasan-eq1nw Месяц назад +4

      hadlka iska hupa niyawo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Месяц назад +6

      Xasid iyo wasakhba adaa ah eeyow eeygu dhalay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Месяц назад +2

      faqash yahay faqshtu dhashay

    • @shamsadii
      @shamsadii Месяц назад

      Maxaad u xanaaqaysaa ,anigu reer burco ayan ahay reer haragysa wax isma siyaan​ halka burco la is caawiyo, marka hargaysaiyada o aan la cayayn@@user-sz7sn2rv9r

    • @falisa576
      @falisa576 Месяц назад +5

      Wa hubaal inay xaasidiin cusuriyina yihiin weliba
      Cuqdad iyo cudur aan ka baxayn bay
      Qabaan

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 Месяц назад +17

    Sorry macalin youtube kiisa 100k hala gaarsiyo

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u 19 дней назад +1

    😢 اصبر ياحامل القرآن
    فإن الله مع الصابرين

  • @GARAADLEY
    @GARAADLEY Месяц назад +6

    Qofkasto oo qosol badan waa mid aan ogadey waxbuu ku qarinaya qosolkaa😢

  • @Xanfreesh
    @Xanfreesh Месяц назад +19

    Aduunka dhan aaba SaaS iska ah 😢

  • @don-hero21
    @don-hero21 Месяц назад +8

    Subxanllh 😢badal khayr qaba alle hku siiyo macalimuu🤲🏻🤲🏻

  • @sucaadomohmuud7442
    @sucaadomohmuud7442 Месяц назад +3

    Zaki somali hampalyo walalkey 1m insha allah goor dhaw plz wiilka nin ragwaaye yaan la ciilin

  • @user-rm7si8pu6n
    @user-rm7si8pu6n Месяц назад +18

    Ax ax ax ax ala dadka dadxun baa kabuuxa😢😢

  • @Mumtaz2327
    @Mumtaz2327 Месяц назад +17

    Sorry macalimo alleh ha ku danbi dhaafo ❤😢

  • @XamseCali-gs8uz
    @XamseCali-gs8uz Месяц назад +8

    Macalin Keena sorry qof kasta nolobuu kukoraa alle baana kawarhaya Marka wax kasta waa ladhaafaa hore y usoco 😢😢🤝

  • @Faatmaa.1m
    @Faatmaa.1m Месяц назад +1

    M......A Saki horey usoco maalinwalpa vedio soo gali Wllky Joogteynta ayaa lagu guul gaara❤❤

  • @inac.qani12
    @inac.qani12 Месяц назад +1

    700k inshallah zaki ❤

  • @FarhiyaHussein-ks3yl
    @FarhiyaHussein-ks3yl Месяц назад +9

    Qof kasta oo faraxsan murug baa u qarsoon😢😢😢

  • @SafaaOmar-hf6ye
    @SafaaOmar-hf6ye Месяц назад +10

    Alxamdullilah 😪wax kasto dhaco wax horee aheet ❤

  • @bushrabbe.
    @bushrabbe. Месяц назад +1

    Mnsha Allah wan ku farxay 500k 10k udheer durba

  • @CabdiCabdullahi-vc5xs
    @CabdiCabdullahi-vc5xs Месяц назад +1

    Saki somali wlhi aad baan kuudaageyraa walaalka hore usoco insha,Allah 1M wax madhino ❤❤❤❤❤❤❤❤ waxaa jeclaan,lahaa Inaa reply Ii sooqasho walaalka ❤❤❤

  • @mahadahmed6836
    @mahadahmed6836 Месяц назад +5

    Dalka somaliya qof miskiin ah inuu ku noolaado looguma talo galin qof xaqiisa dhacsada ayaa ku noolan kara sadex shaqsi ayaana umada dhib ku heysa waa siyaasi tuug ah wadaad dollar mooyee aan wax kale aqoonin iyo ganacsade aan damiir naxaya laheyn intaasi haday kuu heshiiso ilaahay baad leedahay macalinka si fiican ayan u garanaya xasan buulo mareer waa qof ilaahay yaqaan oo taqi ah balse shufto diinta ku gabaneysa oo uu daacad mooday iyo ganacsade aduun yar helay ayaa isku baheystay dhul aanu tol iyo awood ku leheyna uu ku dhex noolaa markaa faraj alle iyo wanaag baan u rajeynayaa macalinka

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Месяц назад +2

    Aamiin siid cali anagana waan ku salaamaynaa alle khayr badan ha siiyo macalin.

  • @mabarikabdi1707
    @mabarikabdi1707 Месяц назад +2

    Macalin xasan hargaysa xaafada xero awr ayuu joogi jiray gaar ahaan masaajid taqwa nolol fiican ku rajeenayaa

  • @ABUUALQaasim
    @ABUUALQaasim Месяц назад +1

    Buulo mareer waa yaa yaqano Anaa ku dhashay wllahi ❤❤❤

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi Месяц назад +21

    ax 😢😢😢

  • @khadijaharun2859
    @khadijaharun2859 Месяц назад +3

    I am sorry 😢😢😢

  • @user-dd8cg2qx7y
    @user-dd8cg2qx7y Месяц назад

    Keep going pro😊🎉 intaas iyo in ka badn ayaan ku rajayna🎉

  • @amiirofficial6125
    @amiirofficial6125 Месяц назад +5

    Calayskata Fudayd Ayaa Ka Danbeeya Rabi Ayaa Taas inaga Balanqaaday

  • @mahadcali9322
    @mahadcali9322 Месяц назад +8

    ax Sorry Aad Ban Uga Xumahahy Run ahaantii Aniga Macalinkayguu Aha Wuxuna Ii Baray Quranka Magacisuna Wa Macalin Xasan In markii Uu Quranka Bilaabayy Wuxu Nogu Dhigi Jiray Qol Yar Markiidanbana Wuxu Nogu Dhigi Jiray gurigasa Qol Ka mida Markii Danbana waxay Shaqo wadaag Noqden Macalin La dhaho Cabdiqadir Wuxuna ahaa Macalin Dalka dibadiisa ka Imiday Wxyna Dageen Fooq Ama dabaq Saad uu Taqanoba halkas Ayaan Markiu Danbe Wax Ju Baran Jirnay Ango Sidii Uu Wada Ayaan Ka Baxay Sorry Mclinkgii Wan Ka Xumahay Wlhie Intaan Ka Aqaanba Aad Baad Uu Wanagsanayd Allah ku Barakeyo Qurankaad Ii Bartayna Ilahay Ajar iyo Xasanaad Allah Ka Siiyo👋😭

  • @sihaamsaciidcali5820
    @sihaamsaciidcali5820 Месяц назад +4

    Sabarku waa wax wanaagsan ilaahey haka abaal mariyo😢😢😢

  • @engineermk6399
    @engineermk6399 Месяц назад +1

    I salute you maalimu .may God bless you always.thanks

  • @umalkhair6891
    @umalkhair6891 Месяц назад +2

    M.a zaki shalaybuu 500k gadhay 10 baa udheer isla manta i.a weegan dhexdisa 600k ayaad gaadhi wll

  • @SahroAadan-mb6ie
    @SahroAadan-mb6ie Месяц назад +9

    Axxx😭😭😭😭wllhi waa la ilmeyi sorry macalinkeeena 😢😢😢

  • @AyaniitakitchenBeautyTv
    @AyaniitakitchenBeautyTv Месяц назад +8

    Axx xanun badan aad ayaa ugu xumahy😢😢😢

  • @user-pi7yo1nr1z
    @user-pi7yo1nr1z Месяц назад +1

    Zaki somali zxp keep going my brother❤ love you sxp❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад +2

    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @sarahussein550
    @sarahussein550 Месяц назад +5

    First comment team zaki one love❤

  • @MaxamedFuad-xs5cf
    @MaxamedFuad-xs5cf Месяц назад +15

    Ax 💔💔💔💔😢😢😢😢😢

  • @mohajamacofficial
    @mohajamacofficial 23 дня назад

    Subxanallah sxb waa muuqaalkii koowaad ee youtube-kaaga aan dhamaysto waliba anigoon gudbin ustaadkaagaan imitixaano badan ayuu soo maray waliba waxaa cajiib ah siduu u leeyahay ilaahey ayaan u bandhigtay markasta waan la ilmeeyay wlhi allah ha u gargaaro ka warhaaya sxb ❤❤😭😭🙏🙏

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 Месяц назад +1

    Alle macallin caloosha aad ii hurty laakiin hada mustaqbalkaaga aad U fican yhy Allah Ku barakeeyo macallin❤

  • @Dhooleey
    @Dhooleey Месяц назад +7

    Dulmiga illah ma jclo maxaa loo dulmiyaa qufka bini adamka oo miskiinka ah subxanllah 😢😢😢 waligeey quf ma dulminin wlhi mana dulmin dooni lkn xanaqa iyo dabeecad xumada xage iska geyaa hada hada qufka ku xanaqo hadana wa raaligalinayaa😢

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed Месяц назад +17

    Xaqiiq 😢😢

  • @CiiseRuush001
    @CiiseRuush001 Месяц назад +1

    Wlhi blhi Tlhi
    Aniga kiligeey hadaa awoodi lahaa 500k subscribers Macalinka waan Usaari lahaa Really

  • @user-ke8hj6jq5d
    @user-ke8hj6jq5d Месяц назад

    Zaki waa bilowdy ee haka caajisn in haben walbo ina vedio noosoo dhigtid 😊keep going brother ❤😊

  • @Number1fanteam27
    @Number1fanteam27 Месяц назад +9

    Realy person kac nolasha iska saana❤

  • @Silentman896
    @Silentman896 Месяц назад +4

    Waxay dhaheen kolay waad soo daaleysaa waad soo laaban doontaa! Lkn anigu waxan iri ilahay wayn baa jooga idin baahan maayo😢 15:19 nin ilahay ku xiran🤝

  • @Arsenalgoated
    @Arsenalgoated Месяц назад +2

    Part2 please Intee ku dhamaatay noo sheeg . Macalinka xaqiisa ma helay. Sheekada dhameystir.

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Месяц назад +2

    Zaki saasa lagaa rabaa magac weyn baad wadata Somali 🇸🇴 nimada sidas kuwad horey usoco